GO’AAN WAXAA KU GAAREY IN AAN YURUB KA TAGO SAFAR DHEER KA DIB WAAN NABAD TAGEY

Комедия

Пікірлер: 865

  • @Kweensunami
    @Kweensunami3 ай бұрын

    Dhuunta buro aya iga talo iso duceey abowe ❤xamara kaso salama

  • @Mimi-ju9cz

    @Mimi-ju9cz

    3 ай бұрын

    Ilahy haku caafiyo wllo qali idiinka rabbi

  • @Kweensunami

    @Kweensunami

    3 ай бұрын

    @@Mimi-ju9cz amiin walal macaan🥰

  • @user-ed4uj2of8h

    @user-ed4uj2of8h

    3 ай бұрын

    Allah haku cadiyo😢

  • @mulhtarhassan842

    @mulhtarhassan842

    3 ай бұрын

    Amiin 😢

  • @user-gc4ni9lk2i

    @user-gc4ni9lk2i

    3 ай бұрын

    Ilaah Haku caafiyo❤

  • @nuurcool
    @nuurcool3 ай бұрын

    Inta ila jecla nabiga aynu ku wada salino scw scw scw ❤❤❤

  • @lulmohamed4076

    @lulmohamed4076

    3 ай бұрын

    SCW SCW SCW

  • @user-gc4ni9lk2i

    @user-gc4ni9lk2i

    3 ай бұрын

    Scw❤❤❤❤❤scw❤❤❤scw❤❤

  • @clsalaancismaan2338

    @clsalaancismaan2338

    3 ай бұрын

    ❤❤❤scw scw scw scw scw

  • @sadiyohassan6278

    @sadiyohassan6278

    3 ай бұрын

    Salalahu calayhi wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bashirahmedahmed6475

    @bashirahmedahmed6475

    3 ай бұрын

    Scwscwscwscw

  • @user-qw6gi9nz6l
    @user-qw6gi9nz6l3 ай бұрын

    Wll ku Salisbury nabigena mohomed scw ❤

  • @shukri114mohammed2

    @shukri114mohammed2

    3 ай бұрын

    SALISBURY ?? maxaya dee?? KU SALIYA NABIGA(SALALLAHU ALEIHI WASSALAM )🌟✨💖🌹💕💕💕🌷♦️🌺🎉🎉👏🥰🥰👍💞💕♥️🌹🎊🙌🎊✨✨🌹♥️💕💞💓🌷🕋🕋🕌🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌙🕌🕌🌙🌙🕋💓💓🕌🌙🕋💓💓💓🕌🌙💓💓🥰👍💕💞💞🙌🙌🌟✨🎊🌟✨💞🌹♥️💕🕌🌙💓🌹💕💕💞💕💕💕💕

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam3 ай бұрын

    Aana ku wadaa salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤

  • @AminaDaganfaroole-ym1no

    @AminaDaganfaroole-ym1no

    3 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ApdirahmanApdulle
    @ApdirahmanApdulle3 ай бұрын

    Aan ku salino saliva nabiga scw 😢

  • @MahmoudMohamed-rw6ue

    @MahmoudMohamed-rw6ue

    3 ай бұрын

    Salalaahu calayhi

  • @AyuubMoha-jh8nc

    @AyuubMoha-jh8nc

    3 ай бұрын

    Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @Juneydiboy123

    @Juneydiboy123

    3 ай бұрын

    صلي الله عليه وسلم ♥️

  • @user-xq4ds6ss6v

    @user-xq4ds6ss6v

    3 ай бұрын

    Waxan ku waydeyna dinta si fican ma uu taqana walalo

  • @ikramfarah2118

    @ikramfarah2118

    3 ай бұрын

    Scw❤❤❤❤❤

  • @ruquyoamuse4584
    @ruquyoamuse45843 ай бұрын

    Xaramka waa la iska waca ee ilaahey hanaga dhigo dadki laga waco 🤲adigane alah ku samo geeyo bro

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy94653 ай бұрын

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰💞

  • @user-rn7lj8ho6m

    @user-rn7lj8ho6m

    3 ай бұрын

    Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AminaDaganfaroole-ym1no

    @AminaDaganfaroole-ym1no

    3 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @rabiileMowuliid
    @rabiileMowuliid3 ай бұрын

    Qof nasiib leh ayaa taga xajka waxkasta oo aad utagtayi alle haku siiyo wall muradkaga alle haku fududeyo wall ducada nagu soo miis wall qof wacan ayaad tahayi

  • @alustadabubakar8969
    @alustadabubakar89693 ай бұрын

    Mohamed Bashir mohamed Jack u are the most lucky person ever we ur friends on social network plz pray for us 💯🙏✅️☑️

  • @mohamedcade9698

    @mohamedcade9698

    2 ай бұрын

    Legnt kaas 3 magac wadaagnaa ❤

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf3 ай бұрын

    Dadka wan wanaagsan ilaahay ducadooda waa ka aqbala mash allah ❤❤

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn24203 ай бұрын

    quruxkudhiigle habo Allaa ku jeclaadey ee kafa'iideyso iskaday kamirada ku mashquul cibadad janiskaad heshey dad ayanan helin habo nimcada rabi kusiyey ku mahadi habo usoo duceya dadka soomalida in Alle noo hagajiyo dadka wadankena ma xuma ee dadkenaa xun usoo ducey dadka plz masakiinta caawin Agoonta iyo wayelada walidkana uducey iyo dadka madaxda noo ah uduceya in Alle xaqa tusiyo habo anigana si qaas iigusoo ducey arima badan ayaa iga kala dadsan xanuna wuu jiraa Allaha cafimaad nasiiyo habo muraad kastoon leyahay in Alle ii fududeyo iigu soo ducey.ani iyo ubadkaba iyo in Alle ila jeclado beedkiisa adigana Allaha ka aqbalo cibadada Allahayoow Aamiin

  • @fatmazahra9441
    @fatmazahra94413 ай бұрын

    Asc abowe acmasha wanagsan Allah haka aqbalo fadlan iso duce i.a in an guursado ayan raba guur wanagsan in uu Allah iga dhigo,nin dacad oo diin leh oo deqsi ah Allah hanawasiiyo gabdhaha somaliyed oo musliminta ah dhamanten.

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud94753 ай бұрын

    Ilaahay wax aanu ku aado makka iyo madiina ha isiiyo amin

  • @Xaswawa-rz2et

    @Xaswawa-rz2et

    2 ай бұрын

    Aamiin.kuus xalal ah Allah ku siiyo.

  • @user-ed4uj2of8h
    @user-ed4uj2of8h3 ай бұрын

    Iso ducey qurux ku dhiglow Murada leyahay 😢😢

  • @CNaasiryare-oi5vt
    @CNaasiryare-oi5vt3 ай бұрын

    Kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤

  • @ziizooziizoo7338

    @ziizooziizoo7338

    3 ай бұрын

    Mashallah

  • @hibonuura9462

    @hibonuura9462

    3 ай бұрын

    عليه افضل الصلاة والسلام

  • @De.amay2323
    @De.amay23233 ай бұрын

    Qurux kudigle Waligey waxba kamacodsanin plz Daar EID igad dar illahey❤❤❤😢😢😢😢😢😢

  • @sevdaomer4666
    @sevdaomer46663 ай бұрын

    Qurux ku dhiiglow walale nabiga ﷺ ❤ wuxuu yiri ragga surwelka ama marada ay qaban lugta anqawga korkiisa ha geeyaan waan wajib tas la soco surwelka kor u qado

  • @muktarali2477

    @muktarali2477

    2 ай бұрын

    ManshaAllah bakarakaAllahu laka. Ilaahow anagnh nagee oo kuwii ducadoda aqbasho naga yeel.Ammin.Jazakallahu kheyra.

  • @khadrayurub6866
    @khadrayurub68663 ай бұрын

    wallaahi baan ku dhaartee qurux ku dhiigle si kal iyo laaba iiga soo ducee markaan afuray ayaan taleefanka furay muqaalkaaga ayaan furay.wll noloshaa igu adag isoo ducee waliba caafimaad iyo imtixaanka aduunka inuu alle iga fududeeyo iyo maka oon sidaada fudayd ku tago.

  • @user-tr7pk5qe3r

    @user-tr7pk5qe3r

    3 ай бұрын

    Alaw ku fududeee Walal WAN Somanahay Wali Ma afurinn Alaw Cafimad iyo Waxad jaceshahay ku Siii❤

  • @degan4
    @degan43 ай бұрын

    Qof kasto oo Murat leh muraadkeeda oo macsi ahayn Allaha u sahlo🎉❤❤❤🎉🎉 Amiin Dhaha

  • @NaciimoNafta-qe7zi

    @NaciimoNafta-qe7zi

    3 ай бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @zeinabaden4261

    @zeinabaden4261

    2 ай бұрын

    Amiin yaa rabbi 🤲🏻

  • @farhiaeyow5872
    @farhiaeyow58723 ай бұрын

    Subxaanallah allahu akbar meel ka wanaagsan aad tigi lagi laheyd ma jirto cumradada maqbuul allaha kaaga dhigo allahumaa amiin yaa allah anagana rabiga marar badan ha nagu soo celiyo allahumaa amiin ya allaha ❤️ 💖

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali74903 ай бұрын

    ADIGANA ALLAH HA KAA AQBALO TAN KALE WAXAN DHAMAAN IYO ADIGA IDINKA CODSANAYA IIGU DUCEYA WIILKAYGA IYO XASKISA QURXOON INUU KU ARSAQO UBAD 😢AAMIINTA IGU KAALMEYA 😢

  • @user-fu6xh5vu8f

    @user-fu6xh5vu8f

    3 ай бұрын

    Aamiin yaa allah

  • @shaxshaxlowgaxafada5813

    @shaxshaxlowgaxafada5813

    3 ай бұрын

    aamiin Yaa Rabi

  • @malabey197

    @malabey197

    3 ай бұрын

    Aamiin ILAAHAY haku arzaaqo ubad saalix ah

  • @user-jawahir

    @user-jawahir

    3 ай бұрын

    Insha allah ubad baariyal ah allaha ku arsaaqo insha allah 🤲

  • @ruqiaali7490

    @ruqiaali7490

    3 ай бұрын

    @@user-jawahir 😢😢 Aamiin

  • @Adama358
    @Adama3583 ай бұрын

    Zxp walidkaaga ka ducayso iyagaa kaga baahi badane wa haday nolyihiin hadii kalena Allah ha u naxariisto❤

  • @Yaasir-w9v
    @Yaasir-w9v3 ай бұрын

    اللهم انك عفوا كريم تحب العفو فاعف عنا يالله ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gw3od7tq4u
    @user-gw3od7tq4u3 ай бұрын

    alxm wallahi wan daganahay afar lawatan saac wan soo cimreystay jimcadi hadah igu danbeysay sacada lee noo jirta yaa allah adaa mahada kusugnate

  • @hamdamohamed4155

    @hamdamohamed4155

    3 ай бұрын

    Maasha Allaah tabaaraka Raxmaan waad nasiib badan tahay wll

  • @abdinasir-px5hc

    @abdinasir-px5hc

    2 ай бұрын

    Masha allah walal anigu passport iyo xooga Qarash ahba wan haystaa laakiin visaha ima goyso markaa ilaahey ayaan kasugayaa waqtiga saxda ah .

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf3 ай бұрын

    Maashaa Allah Habo. Waa Adigoo Nabiga La Xajiyey. Sallalaahu Caleyhi Wasalim. Mabruuk Habo.🤲

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr

    @FaadumoFaadumo-gi8kr

    3 ай бұрын

    Waa jogaa iso wac qurux ku dhiigle😂

  • @Suusaan8890
    @Suusaan88903 ай бұрын

    Illahow beydkaaga igu casuun oo iiga yeer adaa maaligee aniga iyo muslim kaagaba aamiin

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen91073 ай бұрын

    Wll Maxamed noo soo ducee muraad ayaan leeyahay inuu ilaahay noo fududeeyo insha Allah inuu ilaahay nala jeclaado xaramaynka insha Allah Aaamiin yaa rabi Aaamiin

  • @AbdirizackMahir
    @AbdirizackMahir3 ай бұрын

    I a malin in antago isobari wll said an ogu hami weynahay bedka allle 🤲🤲

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman12283 ай бұрын

    Manshaallah qurux ku dhigle waa laga wacay Alxamdulilah anagana ilahay ha no kaso inagala waco amiin yaa rabi 🤲🏽adigana alah ku aqbalo cibadada amiin 😊 ducada waa xagaga xaaji

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed40763 ай бұрын

    Maanshaallah tabarakallah May Allah accept your dua and ours. Makkatul mukaram Safe journey ❤

  • @Nabulosman
    @Nabulosman3 ай бұрын

    Ilaahow iga dhig mid xaramka ku noqnoqda

  • @ahmed_junior1
    @ahmed_junior13 ай бұрын

    *و من يهديه الله فلا مظل له و من يظلله فلا هادي له❤*

  • @user-qq6qh6wh3y
    @user-qq6qh6wh3y3 ай бұрын

    Walalkey maxamad ale dardis 😢iigu soo ducey 😢😢10 dambe,alahana wafajiyo aamiin yaa Rabi 😢😢ليلة القدر

  • @alle-Aamin-ma-iisho
    @alle-Aamin-ma-iisho3 ай бұрын

    Quruxkudhiiglelow your old fans ayaan ahay Fadlan iisoo soo ducee inuu Allah I waafajiyo inaan beydkiisa ku dhawaafo in badan inshallah

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi55953 ай бұрын

    Mashallah waxaan ka codsanay inaad ii soo ducayso in Allah iga yeero haramka waxaan ahay hooyo soomaaliyeed please adigan Allah ka aqbalo cimrada

  • @user-jawahir
    @user-jawahir3 ай бұрын

    Wllahi Alx jimcihii hore ayan Soo cimreystay Alx 🤲 illahey aya Mahad iska leh maxamed bashiir inaan kula kulmo ayan rajeynaya insha allah abowe

  • @abdikadirali9167

    @abdikadirali9167

    3 ай бұрын

    Asc Walal isoo ducee ado Rali ah arima. Baa igu cuslaaday in àllh Ii sahlo

  • @user-jawahir

    @user-jawahir

    3 ай бұрын

    @@abdikadirali9167 insha allah wll arimahaga allaha meel dhow kuso dhigo insha allah 🤲

  • @Amiirahassan53
    @Amiirahassan533 ай бұрын

    Wllahi Alx jimcihii hore Ayan soo cimreystay Alx 🤲illahey Aya mahadi iska leh Mohamed bashiir inaan Kula kulmo Ayan rajeynya Insha Allah abowe

  • @ibrahimmahamadibrahim1778

    @ibrahimmahamadibrahim1778

    3 ай бұрын

    Asc wLcOmm🔥❤‍🩹*FURSAD SHAQO DAHAB AH :-* 1. Ma shaqo la'aan tahay? 2. Miyaad ka daashay inaad hesho shaqo sax ah? 3. Ma tahay qof waqti badan ku bixiya shaqada? 4. Ma doonaysaa in aad ka xorowdo mushkiladda shaqada? 5Ma doonaysaa in wakhtigaagu xor ahaado oo aad shaqayn karto markasta oo aad wakhti haysato? iyadoon cidna ku xukumin? 6. Ma doonaysaa inaad hagaajiso noloshaada shaqsi iyo tan qoyska? 7. Ma rabtaa inaad kordhiso dakhligaaga? 8. Ma doonaysaa in aad hesho laba dakhli oo kala ah dakhli toddobaadle ah iyo mid bille ah? *Waxyaabaha aan looga baahnayn shaqadan*: 1. AQOON AMA shahaado 2. Mas'uuliyadda Nooc Kasta 3MEESHA AAD JOOGTAA SHAQO LAMA XIRIIRTO Hadii aad haa kaga jawaabtay dhamaan su'aalaha aan kor ku soo sheegay *Fadlan* nagala soo xidhiidh WhatsApp number +252637930347 +252 907 816 994 +252617191987 +252659584707 +44 7383 740704

  • @Fatuush11

    @Fatuush11

    2 ай бұрын

    Sida lagu tago iyo qarashka intuuu yhy ma igucaawin krda wll

  • @sumeyaharun2142
    @sumeyaharun21423 ай бұрын

    Qofka logu tala galay lee tago xaramka ee Alxamdullilah deh abowe❤ Sii niyad ah iguso duce hami bathan ban leyahay ee in illahey ii rumeyo please 🙏

  • @hanimohamud9639
    @hanimohamud96393 ай бұрын

    🥰allahu akbar wllkey quruxx kudhiigle alla maxaad nasiib bdn tahay masha allah tabaarakalaah wll illahay haka aqbalo cibaabada adiga iyo intii islaam ah aamin anaga illahay ha inoo qadaro inaan halkaa cagta so dhigno aamin inshllh waxaan niyada kuhaya inaan geeyo qof igu qaali ah oon jecelahay illahay haytuso arintaas oo noo dhacda aamin

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh85143 ай бұрын

    MaashaAllaah Tabaarakallaah Allaah Yahfidaka, Nasiib ayaa leedahay, Allaah ayaa kugu tala galay . Alhamdulillaah waa Allaah mahadiis. Cumra kun Xajj waaye.

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud94753 ай бұрын

    Wll qurux ku dhiigle isoo ducee wll unuu ilaahay iga farxiyo uu muraad kayga si deg deg ah igu siiyo amin

  • @shijo2055
    @shijo20553 ай бұрын

    ماشاء الله تقبل الله بعمرتك ي أخي محمد أدعو لنا بلخير 🤲🤲🤲🤲🤲😇😇😇😇😇🫵🫵🫵

  • @mahdimo6276
    @mahdimo62763 ай бұрын

    Iiso duceey wllka adna soonka alle hakaa aqbalo iyo dhamaan muslimiinta aamiin yaa rabi

  • @Qaliahmed34
    @Qaliahmed343 ай бұрын

    Qurux ku dhiigle isoo ducey murad ban leyahay inu rabi isaqiro wllkeygane cafimad isiiyo

  • @samiroadan4493
    @samiroadan44933 ай бұрын

    masha Allah tabarakaallah ilaahay ha ka aqbalo wll i ducay aniga iyo intii musliminta ❤❤

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq3 ай бұрын

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed35272 ай бұрын

    Masha allah allow nagawac dhulka barakaysan Makkah madina cfmd Nugu gay ani inti muslim ah

  • @jamalkhayre2058
    @jamalkhayre20582 ай бұрын

    Masha Allah waad nasiib badantahay ee isoducee hooyo xamila ahay in illaah ikalakeno nawad iyo cafimaad amiin

  • @umuquteyba9260

    @umuquteyba9260

    2 ай бұрын

    illaahow nabad kugu kalakeen abaayo culeska uurka, qof kasta oo hooya ah ayaa dareemi karta ee.

  • @user-kg9oy2sw8e
    @user-kg9oy2sw8e3 ай бұрын

    ilaahayow Safar ahay vizaheyga ii saar Yaa Allah❤😊

  • @yahyeahmed2145
    @yahyeahmed21453 ай бұрын

    nabiga ku sali wll ❤

  • @zuhaipmuhumett
    @zuhaipmuhumett3 ай бұрын

    Amiin walalkey ilaah ha inawada geeyo adigana hamigaaga aduun iyo mid aaqiraba hakuu rumeeyo

  • @MohamedkassimMohamed-wk6mo
    @MohamedkassimMohamed-wk6mo3 ай бұрын

    Illahey hanawafijiyo Lailatul Qadriga❤❤ allahuma Amiin yaa Allah

  • @fatumaosman3573
    @fatumaosman35733 ай бұрын

    Amin Amin Amin

  • @sabariinmohamed1038
    @sabariinmohamed10383 ай бұрын

    Abowe exam dowlada in uu alle kaalinta 1aad iga dhigo igu soo ducey hada farintyda arkto abowe

  • @nimcodaimond4183

    @nimcodaimond4183

    3 ай бұрын

    Insha allah abayo alle hakaadhigo hakuuna fududeeyo

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud94023 ай бұрын

    Masha Allah Umrah Alhamdulilah wana tagey lakin Walaahi qof kii Allah uu ku ween yahey marna in ka dhargen ❤❤❤❤Yaa Allah Ramadan kan ima qadarin lakin waa ku laban. Waa Mahad san tahey Allah ka aqbalo ana ka nah Allah ha noo kasoh

  • @user-hb6mu7cc9l
    @user-hb6mu7cc9l3 ай бұрын

    Illohow Ana safarkayga iifududee🥰

  • @HassanAbiib
    @HassanAbiib3 ай бұрын

    Walaalaheen QAZA u ducee walaal in Alle uga hiiliyo cadawgooda iyo cadawga Islaamka(Yahuud). bes intaas ii samee aniga. Mahadsanid😢.

  • @11naa44
    @11naa443 ай бұрын

    MashAllah MashAllah hambalyo somalida uducee in ilahay qabyalada ka dhex saaro

  • @Sheekhada
    @Sheekhada3 ай бұрын

    Aboowe iisoo ducee ana inuu ilAhey aabahey ii cafiyo kilidu ka jiran yhy aabe cabdullahi 😭😭🤲🏼

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz3 ай бұрын

    Mash Allah Qurux ku dhiigle wllo isoo ducee please

  • @issackabdi5768
    @issackabdi57683 ай бұрын

    Thanks alot for ur prayers to all of us

  • @yurub5288
    @yurub52883 ай бұрын

    Mashalla Allah waxad tahay ducu qabo hooyo Ayaa kuu duceysay Anagana ilahayow nagee Amiin Amiin yaa rabi 🤲 🤲🤲🤲

  • @oumalkairemahamedomar6028

    @oumalkairemahamedomar6028

    3 ай бұрын

    Amin Amin yaa Rabi

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o3 ай бұрын

    Aan ku wada salino xabiibkeen mohamed scw waqti kasto insha allah❤❤❤❤❤❤

  • @ismahaanabdulahi3538
    @ismahaanabdulahi35382 ай бұрын

    Masha allah tabarakallah wall in aad mar walbo ku geeyo ayaan kuu rajeynaa wallo

  • @siman111
    @siman1113 ай бұрын

    Please aboowe ii soo duce cadow badan baa igu dhegan in allah iga guuleeyo aamin

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed17403 ай бұрын

    Maanshalaah ilaaheye cazwajale ha Ka aqabalo acamaasha anagan no so ducee ina ilaaheye cazwajale beydkisa noga waco aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @XaaraayeAli
    @XaaraayeAli2 ай бұрын

    Inshallah sanad sosocda amasa kiisa dampe hoyadey mcn geen doonaa Inshallah tacala allow ii aqbal 🥺🤲

  • @cabdinasir0981
    @cabdinasir09813 ай бұрын

    wax qabyaalad la dhoho ma jiran lkn siyasiyiin qariban ayaa somali heysata oo markasta ku so celceliya qabyaalad qabyalad 👌👍

  • @ikranhaji2241

    @ikranhaji2241

    3 ай бұрын

    Siyaasiyiintu shacabka ayuun bay ka yimaadeen lkn somali meel xun bay ku socotaa allah dadkeena ha soo hadeeyo yar iyo waynba 😢

  • @user-tj6ny2kc2k
    @user-tj6ny2kc2k3 ай бұрын

    Imtixaaka dowlada igusoodoceey ilaahay haiifududeeyom.a❤😅❤

  • @user-fm6tx6ym2d
    @user-fm6tx6ym2d3 ай бұрын

    Waalkey iisoducey muraaad weyn ayaa leyahay xaladedana aniga og alllah alxm allah wa inimceyay alxm calakulixaal lkn xaramka igu soo ducey

  • @maxamedshiilow3613
    @maxamedshiilow36133 ай бұрын

    Qof uu Alle nasiib siiye lee tago meeshaas🥹😥🤲🏼

  • @adoontialle4681
    @adoontialle46813 ай бұрын

    Aad ayaan urabaa Baytkaa RABBI iiguso ducee in ALLAAH igeeyo xajaka cafimad iyo nabad qab igu keeno

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o3 ай бұрын

    Masha allah walaal qaali qeyr ayaa ale kula soo doontey masha allah allah nooga yeelo marsto dhamaanteen insha allah isoo ducee walaal qaali muraadyo faro badan ayaan leyahey ii soo ducee adigan allah kaa aqbalo cimrad insha allah

  • @mahamednuur4273
    @mahamednuur42733 ай бұрын

    Big man qurux kudigle ❤

  • @wiilocabdul6383
    @wiilocabdul63833 ай бұрын

    Illahay nabad ha kugu geeyo markaad xaramka tagto ii soo ducee hooyo quruxoo

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim14733 ай бұрын

    Masha Allah Ilahey qofka wuu kheyrka ladono cidna kama celin karo ilahey haka aqbalo acmashad utegtay beytka ilahey barakada badan Anaga noso ducey bowe Insha Allah in ilahey dembigana iyo gefefkena dhaafo Dalka iyo Dalkana nabada nogu siyadiyo Ilaheyow Kuwad Beydkada uga wacda nagayeel Yaarabiii 🤲🤲🤲

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma66353 ай бұрын

    ASC Allahu Akbar Subahanallah Allahu Allah🙏Somaliya uso ducey walalo 🙏👍🇸🇴🇸🇴🕋📿🕊 Dalka iyo dadka iyo diinta ba Alle ha noxafido Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴🕋📿

  • @mohamedadenwardere732
    @mohamedadenwardere7322 ай бұрын

    M.a wll ALLAH Kuu ziyaadiyo kheerka Anaga I.a

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra80613 ай бұрын

    صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah Aamiin Yaa Rabi yaa Allah Aamiin Yaa Rabi yaa Allah dhamantena Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi yaa Allah Allaha Nawafajiyo Jidka xaqa ee qerka badan leh dhamanten illahey idankiisa illaheyow naxafid oo nawafaji Jidka xaqa ee qerka badan leh dhamanten illahey idankiisa Yaa Rabi yaa Allah

  • @saidhibaaq7444
    @saidhibaaq74443 ай бұрын

    Masha Allah Allah ka aqbalo cibadada Aamiin 🤲

  • @user-tj6ny2kc2k
    @user-tj6ny2kc2k3 ай бұрын

    Qofka ugu horeeyeye ayaan ahay❤😅❤😮m.a

  • @abdullahiabdinasir6943
    @abdullahiabdinasir69433 ай бұрын

    اللهم ارزقنا زيارة بيتك الحرام عاجلا غير أجلا يا رب ءامين

  • @joonman7867
    @joonman78673 ай бұрын

    Alx pro qurux ku dhiglee anagne allha na wafajiyo

  • @CusmanDembele
    @CusmanDembele3 ай бұрын

    Qurux ku dhigla isoo docey wllo murad layahay lbs 🤲😭😭😭🕌🧎‍♂️☪️

  • @latifamussa4979
    @latifamussa49793 ай бұрын

    Maashaa Alaah Ahlu kheyr noo soo ducey Alaha Akh bala Akbar

  • @ahmednoorguledibrahimnuuro5776
    @ahmednoorguledibrahimnuuro57763 ай бұрын

    Wllky qaali isoo ducee inu ilahay igu hanuuniyo wada toosan umuurahana ii sahlo ilahy dartiisan kuu jeclahay❤❤

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal16253 ай бұрын

    Maashaa Allaah Rabbi ha Kaa aqbalo Acmaasha salixaa anagana ha noo.aqbalo ducadaada

  • @fortunemohamed9470
    @fortunemohamed94703 ай бұрын

    Masha Allah brother qof Allah jacayl yahay nasiibkas leh Allah ku fudeydyo

  • @islamictube2009
    @islamictube20092 ай бұрын

    mnsha allh wlll duco waaalid baa kula socota markan arkay saad hoyada uga walwalysy malin ad ka shekynysy ducada waalidka waan jeclahay Fadlan Hadd argto massegekyga ka ducayso walidka inta nool inta dhimatayna uduceya

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing30663 ай бұрын

    Maasha allaha maasha allaha 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🕋🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-nast
    @user-nast3 ай бұрын

    Quruxoww alle dartiis igu soo ducey ina examka dowlada ku baaso I.n

  • @Abdulqani.hussein
    @Abdulqani.hussein3 ай бұрын

    wll iisoo duceeya in illaahay caafimaad taam ah isiiyo😢😢 illaahay dembigiina ha dhaafo❤

  • @hannahali5985
    @hannahali59853 ай бұрын

    OMG I'm emotional MashaAllah bro

  • @shijo2055
    @shijo20553 ай бұрын

    اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴والبلاد مسلمين ولا ومسليمات 🤲🤲🤲❤❤🤲🤲🤲🤲

  • @user-cx2ey1kb9h
    @user-cx2ey1kb9h3 ай бұрын

    Qurux ku dhiigle wll Allah hakuu xafido acmasha wanagsan Allah ha ka aqbalo inshallah wll waxan rabaa in aad iso ducayso mudo 13 ban xanusanahay madaba aad beydki Allah jogto

  • @casalasal6466
    @casalasal64663 ай бұрын

    ASC WLLE MAASHA ALLAAH MABRUK WLLKEY NIN KHEYREYSAN BAAD TAHAYE WLLOW NOOSOO DUCEE KHEYR ALLAHA KU SIIYO

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed35183 ай бұрын

    Qurux ku dhiglaw wallo iso duce murad banleye

  • @hodanadem4214
    @hodanadem42143 ай бұрын

    Mashallah wall Alle hakaa aqbalo acmaashaa wanaagsan iigu ducee wall inshallah in Alle ii qoro in ana nasiib u yeesho dadka soo guta acmaashaa wanaagsan sidokle hooyaday Alle hawnaxariistee aan ka soo xajo inshallah. Alle haku barakeeyo wall

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi7913 ай бұрын

    ❤s❤c❤w❤alxmd qurux kudhiglow illaheyba ku jcl fudeydkas kugu geyey alxmd wxthy ruux qalbi furan allaha ku aqblo comreysigaga produce wllky muradbn leyhy inu allle isahlo gbdheydana igusoduce imtixan adag beygaleysaa ugudamveyn jamacad ah dhaqtarnima ah iigu so ducee wll gabadhetda igu ducee in alle kuguleeyo insha allaah dhmntin allaha idinka aqbalo inagana allaha inokaso beydka nebigena mxmad❤s❤c❤w❤❤❤❤

  • @Nemitoh3145
    @Nemitoh31453 ай бұрын

    Ilahoyw intii Nasiib u Yeelataa Iga dhig Sannadka danbe insha Allh

Келесі