No video

Geel Mataano dhalay weli miyad aragtay

Пікірлер: 387

  • @drabdinor
    @drabdinor3 жыл бұрын

    Mar walba oo aan furo Laac TV aqoon hor leh baan ka helaa, waa idin salaamayaa Igarre iyo ragga kaleba, noo haya dhaqanka Alle garabkiinna ha galo, mahadsanidin.

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi3 жыл бұрын

    Is ma lahayn anoo reer Togdheer ah baa Ogaadeen mooyiye May geel kaaga aqoon badanayaa👏😁✔👍

  • @xasanshikhow8304
    @xasanshikhow83042 жыл бұрын

    Igarow far iyo hareer Anagaa dhigano xageed ka keen teen

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled3 жыл бұрын

    Waa DUDUMO DUDUN Ex from MARQAAN WEYNE now LIVES in Geneva Switzerland

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi37333 жыл бұрын

    Si gaar ah waxan ugu hambalyeynayaa khabiir dhaqan yaqaan axmed soomaali

  • @bashircambe-jr8765
    @bashircambe-jr87653 жыл бұрын

    Geel waa geela konfurta Somalia laga helo waa geel waa weyn ee Somalido daqato gaaljecel iyo garaha geelooda waa geel qoor ah oo qurux badan

  • @Barre371

    @Barre371

    Жыл бұрын

    Hawiye iyo raxanweyn baa dhaqda geela qoorta ah

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre3303 жыл бұрын

    Hadaad sideyda cml dhameysaty Like saar masha Allah 22, may 2021

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45533 жыл бұрын

    Xirsiga waa xaaran in lagooyo,Quraanka ilahay in xoolo Nijaasta aan iska dhawraynin loo xidho waa xaaraan Nabiga s.c.wwuxuu yiri(من قطع تميمة فقد اسرك) oo macnaheedu yahay ,Qofkii xirsi ama Qardhaas gooyo ilaahay ayuu wax la wadaajiyay,Quraanka isku aqri xoolhana ku aqri ,laakiin xirsiga iska daaya .

  • @fuaadliibaanabdilaahi3197
    @fuaadliibaanabdilaahi31973 жыл бұрын

    koofilihu legend waa anigu ilaa 12 jirkaygii baan geel jire ahaa runtii ilaa hadda aad baan ujeclahy hasha uu culus lehy halku magac ah baan lahaaan jeclaan jrny

  • @hafsahafsiina1877

    @hafsahafsiina1877

    Жыл бұрын

    Wll adoo mhd snd inaa dhaqdo ayn rbee mxaa talo.igu caawin leheed

  • @luulgaaciya4102
    @luulgaaciya41023 жыл бұрын

    Dudun waaye

  • @yessir4523
    @yessir4523 Жыл бұрын

    Mansha’Allah barnaamij kaan aad iyo aad ayaa ugu farax sanahay. Aniga dhowr iyo sodon jir qurbada kusoo koray ayaan ahay. Aabe iyo reer keena geel dhaqato ayee aheen. Waana jeclahay inaa barto nolosha kuu saabsan geel jiraha iyo sheeko yin kaa.

  • @somaliano99kingkonghimself75

    @somaliano99kingkonghimself75

    Жыл бұрын

    Aad iyo aad the same here. I m from buhoodle we had over 400 camels in the 1990. Bro

  • @caluula2
    @caluula23 жыл бұрын

    Barnaamijyadaan oo kale noosoo Badi Boowe Maansha Allaaah❤️❤️❤️❤️

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45533 жыл бұрын

    Kooraha waxaa ugu cod dheer labi iyo yucubka.

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45533 жыл бұрын

    Meeshu caano iyo habeed Geel haddii aysan jirin dalxiis ma aha.

  • @najiibhassan
    @najiibhassan3 жыл бұрын

    Waa dun dun waxa saran tahy mida kle aniga mesha ka imaday gela gawe aya lagu mala cagad wayba ka xanaqan geljiruhu kkkkkk inta badiye tagtay sidaydo kle like sara❤😅👏

  • @mohameabdimuhumed2771

    @mohameabdimuhumed2771

    3 ай бұрын

    geel waa geel Ogaden reer afagb reer dalla 😂😂😂

  • @ahaiban1
    @ahaiban13 жыл бұрын

    Waxaaď Ku fidhidaa dudumo, sidig waxaa la yidhaahdaa laba halaad oo ilmo ka dhexeeyo. Laga yaabaa iney mid dhashay kalana lagu tolay.

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim443111 ай бұрын

    Axmed Aalow Gaaljecel iyo Caruurtiisa wa kaa gudumeen Salamanca iyo Jeceelkaba mid lambda ka gudoon walal👍

  • @mohmadmo3341
    @mohmadmo3341 Жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يبارك لكم

  • @ahmedwarsame650
    @ahmedwarsame6503 жыл бұрын

    Masha Allah maanta waxaad heshay nin afsomaali badan yaqaano. Iyo magacyada aay gobolada kala isticmaalaan

  • @suliemanabdi1729
    @suliemanabdi1729 Жыл бұрын

    Aad baan ugu bogay wallahi barnaamijkan: igarre iyo axmed iyo raga kalaba salaan gobeed baan salaamay, Ku dhowaad sadex sanadood kadib oo laduubay video-gaan aad baan ugu gobay maanta kamrkaan daawaday waxaana fahmi kara qof noloshaan kusoo casnamaalay.

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc60213 жыл бұрын

    Ninkaan waa iga yaabiyay reer magaal iyo reer baadiye iswato madax sare

  • @mohamedosman-yr2zb
    @mohamedosman-yr2zb3 жыл бұрын

    Interview ban marayaa akhyaardka isoo duceeya 🙏🏼

  • @MohamedAhmed-mu3cw

    @MohamedAhmed-mu3cw

    3 жыл бұрын

    Alle haku fududeeyo.

  • @kkkkkkkk8685

    @kkkkkkkk8685

    3 жыл бұрын

    Allah hakuugu fududeeyo

  • @ubhmu14

    @ubhmu14

    3 жыл бұрын

    Allaha kufududeeyo

  • @mohamedosman-yr2zb

    @mohamedosman-yr2zb

    3 жыл бұрын

    @@MohamedAhmed-mu3cw thanks bro 🙏🏼

  • @mohamedosman-yr2zb

    @mohamedosman-yr2zb

    3 жыл бұрын

    @@kkkkkkkk8685 thanks bro 🙏🏼

  • @laylaaqaadir6091
    @laylaaqaadir60913 жыл бұрын

    Koorta. yar waxaa ladhahaa aleel tan weyna buudaan iyo carabo

  • @youngingace2674
    @youngingace2674 Жыл бұрын

    Xagi waye meshan brotha. This is good interview

  • @siciidali4034
    @siciidali40346 ай бұрын

    Af somali wanaagsan siduu ugu hadlayey ayuun buu galay waxaan la garanayn waar somali 99% ma taqaan waxaad aad ku hadashay inta danbe ee fadlan af pure ah uun inoo wad 😢😢😢

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid89053 жыл бұрын

    Sadex boqol iyo sagaashan habeen sabool suga waaa oo ku soo saar Ane kugu simay Anigu dhashiisaan qaadi jirey Geel nin kii leh waa nin raga gaajo na agtii ma taalo

  • @saleebanmaxamud2559
    @saleebanmaxamud25593 жыл бұрын

    Geela ciidagale mid aan ahayni mataanayn waa

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame54282 жыл бұрын

    Abwaan Igarre iyo Axmed Cirro way ku mahadsan yihiin in ay nala wadaagaan dhaxalkeenna ummadeed ee sii dabargo'aya.

  • @hirrehassan9306
    @hirrehassan93063 жыл бұрын

    Ninka wax sharaxaya waa suxufi buuxaa dhinaca kaste mashallah

  • @mohamedwarsame1269
    @mohamedwarsame12692 жыл бұрын

    Mansha'allah waxeeynu leenahay Dhaqan Qiima Badan Se kuwa Badan oo Somali ah Ayagoo ilbaxnimo raadinaya Beey Dhaqankeenii Suubanaa ka tageen

  • @halimali8389
    @halimali838910 ай бұрын

    Rag culus baa is helay. Sharaf iyo karaamo korkiina ha ahaato. Hargeisa idin kaso salaamaya

  • @saacidomar8752
    @saacidomar87523 жыл бұрын

    Dudumaa la dhahaa meeshaa fadhidid 😆♥️

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45533 жыл бұрын

    Gudoomiyada ragga ceela jecel igarre waan ku salaamay.

  • @abdirisaqfarah8589
    @abdirisaqfarah85893 жыл бұрын

    Maashallah Axmad sida uu inoo siiyey casharka geela

  • @Hassan-eh5rt
    @Hassan-eh5rt3 жыл бұрын

    Geelan caagadda la gu maalayaa muxuu ahaa? Aaway haruub-gaalkii/haruub-geel?

  • @fardawsaahmed5613
    @fardawsaahmed56133 жыл бұрын

    Dal xiis badiyaaa u fiican junay iyo doonbir iyo midho soo gurta

  • @Nimco703
    @Nimco7033 жыл бұрын

    Hal mataanaysay waa habaar mana dhacdo inta badan

  • @mo.ziyaad6216

    @mo.ziyaad6216

    9 ай бұрын

    Somalida tidhaa balse wan arkay anigu geel mataaneyy

  • @zainabsheikh5449
    @zainabsheikh54493 жыл бұрын

    Waa dudun

  • @khaalidkhadar3615
    @khaalidkhadar36153 жыл бұрын

    Mashallah Lkn dhiilki meeyay waamaxay caaggu

  • @fathiabdirizak3960
    @fathiabdirizak39603 жыл бұрын

    Igare ina adeer allah haku xafido adiyo inta kula socoto

  • @abdirahmandaud5705
    @abdirahmandaud57053 жыл бұрын

    Masha Allah Wax ladaqdo waxa igu wanagsn geela

  • @mohamedosman-yr2zb
    @mohamedosman-yr2zb3 жыл бұрын

    Waa dundumo waxaa samayeeya aboorka hhh from sanaag erigavo

  • @mohamudjakaarta7140

    @mohamudjakaarta7140

    3 жыл бұрын

    Reer ceerigaabo baanu nahay

  • @abwaaniidlechannel5891
    @abwaaniidlechannel58913 жыл бұрын

    Akh kuwan weelwaaa ceebeyeen walhi waamaxay geela caaga lagulisaayo hadhuubmiyay waayeen ciilbadanaaa

  • @laylaaqaadir6091
    @laylaaqaadir60913 жыл бұрын

    Gaalaan waxaa kubadan inta leexad leh mash allah caadi mahan waxan so xasustay geelayagii

  • @abdullahiali6093
    @abdullahiali6093 Жыл бұрын

    Meeshaan waa meeshee

  • @ahmedhassanhassan4469
    @ahmedhassanhassan44693 жыл бұрын

    Nooca koorta lagu qoro hargysa waxaa la yidhaahaahaa jubbi intaasaan idiin ku darayayaa wa ahmed haji oo ku no ingiriiska lakiin dhaqanka somalida waan jeclahay

  • @cabdirazaqkhadar9956
    @cabdirazaqkhadar99567 ай бұрын

    Rag dhaqan weeye Baaraka allaahu fiikum

  • @bashiirabdiwahid9133
    @bashiirabdiwahid91333 жыл бұрын

    Waa dundun Anagu koorta markay hashu fadhiso waxaan dhahnaa waay madaaraysaa

  • @faaraxaadan8979
    @faaraxaadan89793 жыл бұрын

    M,a geela waxaa iigu,danbeesay 2016

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf3 жыл бұрын

    Maasha Allaah Igare Xaaji aad baad ugu mahadsantahay barbaamijka Geela ee aad noo soo gudbisey aad baan u jeclahay Geela anigoo Qurba googa hadana Hooyo ah Waxaan joogaa wadankeenii Hooyo oo barwaaqo ah siiba Widhwidh oo Caanaha Geelu meel walba ku jiraan Alxamdulillaah

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser73 жыл бұрын

    Masha Allah bro wax faido leh waye

  • @abdulkarimdahir5022
    @abdulkarimdahir50227 күн бұрын

    Axmed Waa khabiir dhaqanka yaqaan iyo waliba hadalka.

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate49433 жыл бұрын

    Haa raadka geela anigu waan raadi jira lakiin waxaa mu hiima dhulka inuu ceed leyahy👌👈

  • @abdirahmanismaciilshyusuf4024
    @abdirahmanismaciilshyusuf40243 жыл бұрын

    Wisil baa dad laga baafin jiray not bisil hhhh Wisil waa degmo u dhaw hobyo mudug

  • @anasdheere1451
    @anasdheere14513 жыл бұрын

    Igarre gadoomiye heesa geela noo soo qor saan u xifdiyo aad aan u jeclhy heestiisa

  • @dekakasim9010
    @dekakasim90103 жыл бұрын

    Asc ww Alla Geelka waa jeclahay Walalkan ma ii liaalinaa Talow hadaan ka gato xoogaa geelow ah

  • @nimcaanmohamed3841
    @nimcaanmohamed38413 жыл бұрын

    Wiilkaa reer waqooyi ee gaadhiga wadaga igu salaan

  • @abdullahiadan7111
    @abdullahiadan71119 ай бұрын

    Ah ah ah caaga ayay ku liseen

  • @dahiryareofficial2356
    @dahiryareofficial23563 жыл бұрын

    Sxip mareer lagama suubiyo waxaa laga subiya Hareri iyo labi koorta waxaa lagu xidha gela rimeyda ma dheesita

  • @Gaanimedia273

    @Gaanimedia273

    3 жыл бұрын

    Carabada koorta ayuu sheegayay wllo sidaa uusheegay geedka himirta ayaa laga goostaa iyo dhawrkeed oo kale oo soo raaca oo yaga marmar laga goosto

  • @mardaadisaana5105

    @mardaadisaana5105

    3 жыл бұрын

    Waxaa lagu xidhaa Geela soo sed dhoweeya(dhowaan dhalya Geela neefka hawsha badan ama hunguriga Badan ama inta badan luma Hasha geela daajisa ama inta badan geelu Raaco oo dabda galo Baarqabada ama koromadana marmar Waa lagu xidhaa Xirsiguna quraan maaha Inta badan asxaabul-kaaf iyo eygoodii Oo marba tiro lagu sheego magacyo Aan daliil aan loo hayn baa kuqoran Waraaqda inta badan Wadaadada qaarna waxay ku qoraan Xarafka B oo carabi ah oo aan lahayn Hoosdhowgii ama xarakadii Awrta aan aad geela u abaahiyin ayaana Loo qoraa Waxayna dhahaan hadii xarakada lagu daro B/da geela ayuu aad iroorsan oo jejebinayaa Tahliila wat utufaan mar mar Hadii nin cabo tahliishaana waxa dumar Carada jooga waa kufsanayaa Yaa geel yaqaana oo xujooyin udiyaara Aaway igare?

  • @saafiburhan5873
    @saafiburhan58733 жыл бұрын

    👍👍👍💖💖💖💖 barnaamij qurxan

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45533 жыл бұрын

    Allaah subxaanahu waracaalaa ayaa isha iyo cudurka iyo xumahaba celiyo xirsi waxba ma celiyo ee Caqiidaa iska saxa.

  • @maxamedcismaan5048
    @maxamedcismaan50483 жыл бұрын

    Waxan waa la wada yaqaana oo waa dhaqan soomali qofka aan garaneen soomali maha ee waa sheegato somli

  • @mariamusse6061
    @mariamusse60613 жыл бұрын

    Maansha Alaaha Alle ha idin barakeeyo

  • @Awaale
    @Awaale3 жыл бұрын

    Hashaa waa mataaneysay!, habaar weeye sida aan ka maqley odayaal geel jire ah, Igarase Geel mesha laga dhaqdo iyo Carro Ugaadeen tag halkaas baa geel waxa uu yahay ugu tageysaaye halkaan Geel caagad lagu maalaayo iyo wiil Geel jire ah oo calool leh baa jooge. 😂😂 Intaasi waa kaftan

  • @hirrehassan9306
    @hirrehassan93063 жыл бұрын

    Waa nin aad u aqli badan wale

  • @saynababdulle5872
    @saynababdulle58723 жыл бұрын

    ManshaAlah xasus Yo wayo wayo

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed4203 жыл бұрын

    Safarka illaah ha idiin fududeeyo aamii

  • @muktarabdullahi9436
    @muktarabdullahi94363 жыл бұрын

    Geel nin baan aqoonin ayaa isaga dheldhelo sababto geelu waxaa kamam nuuca ah lahuma liisa wax caag ah waa qaalad ah caag geelu maliiso adoon macnuhu waa qofka ah tiimo aadag geela waxaa lagu liisa dhakal ama foobta waxaa laga hagajiya geed waa latala

  • @aminaodman9065

    @aminaodman9065

    3 жыл бұрын

    6

  • @aminaodman9065

    @aminaodman9065

    3 жыл бұрын

    o

  • @osmandeeq
    @osmandeeq3 жыл бұрын

    Dudun

  • @nasrimagan8441
    @nasrimagan84413 жыл бұрын

    Masha Allah waa wax cajiibah

  • @cashomohamed4494
    @cashomohamed44943 жыл бұрын

    Keep going 💓💓💓 walakey qaalika inolow

  • @hassanabdullahihassan6735
    @hassanabdullahihassan67353 жыл бұрын

    Igare ninkas Ahmed ah waa geel dhaari weyn mash Allah barnaamij kale kaduub sheekoyin ah thanks

  • @abdullahimahadmahad3520

    @abdullahimahadmahad3520

    Жыл бұрын

    90

  • @alisharif1997
    @alisharif19976 ай бұрын

    AllahumaAafiiihuuum🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 Жыл бұрын

    Barnaamijyadan oo kale ayaa wax badan faaido leh noo soo badi igare❤❤

  • @amiirmaxamed817
    @amiirmaxamed8173 жыл бұрын

    Thnks sidad noo fahansiisay walalkey Masha Allaah

  • @mohamedjamahersi169
    @mohamedjamahersi1698 ай бұрын

    Geela dhool looma bixiye magacu waa dhoor gabayguna waa dhoor caano laga soo lisoo yare dhanaanaaday, mahadsanidiin.

  • @user-ei7gt6hc1u
    @user-ei7gt6hc1u3 жыл бұрын

    Masha Allah 💯🇸🇴✌🐪😍😍

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45533 жыл бұрын

    Burus ma aha waa (Buudhis)

  • @ahmedjookarfarah2901
    @ahmedjookarfarah29012 жыл бұрын

    ah ah ah war waaxay dee jirkaanka geela lagu lisayaa meeyey haruub geelkii magaciin hajiree

  • @Bintuxaji629
    @Bintuxaji6293 жыл бұрын

    From Namanga kajiado

  • @ahmedgobos7238
    @ahmedgobos72383 жыл бұрын

    Geela yaan la cawr yine

  • @ibrahimnuurosman1878
    @ibrahimnuurosman18783 жыл бұрын

    Hashii-hargaisa ku lashay 60 kii Maandeeq calanka kanasiib-kanasaar !

  • @abdiahmed7723
    @abdiahmed77233 жыл бұрын

    Eesh calaa barnaamij waad mahadsan tihiin laat tv

  • @muminhoday8342
    @muminhoday83423 жыл бұрын

    Jirgaamanka geela ka dhaafa lagu lisiyo

  • @amalfaisa1160
    @amalfaisa11603 жыл бұрын

    Maan shaa alah

  • @axmedyare8913
    @axmedyare89133 жыл бұрын

    Geela qaar latolaye madadkaa laqasbaa

  • @faadumoaxmed7971
    @faadumoaxmed79713 жыл бұрын

    Duudun weye

  • @lulahmed1880
    @lulahmed18803 жыл бұрын

    Tani waa dudun ayaan unaqana

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.65523 жыл бұрын

    Dhulkaa muuna libaax joogin

  • @safiaahmed4403
    @safiaahmed44032 жыл бұрын

    Maba laga dhergo Ahmed sharaxaadiisa

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire59153 жыл бұрын

    Tani waa dudun i think sax abwaan

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45533 жыл бұрын

    Anigu tolliinka waan arkay waa ciqaab adag, xeeladda Gerlaydu wa amilatarigaboo kale.

  • @user-tz1nt3wm5e
    @user-tz1nt3wm5e2 күн бұрын

    Thanks guy i love geel

  • @abukarbarre2516
    @abukarbarre25163 жыл бұрын

    hareed ma aha ee waa goon jiid

  • @mohamedmuhumed7424
    @mohamedmuhumed74243 жыл бұрын

    M.a I support you

  • @farxaanahmed2722
    @farxaanahmed27223 жыл бұрын

    Deel kor u jeeda buu yidhi ma Deel hoos u jeeda baa jira

  • @farxaanahmed2722
    @farxaanahmed27223 жыл бұрын

    Somalida saxda ee la sheego waa kuwan

  • @faadumocali1220
    @faadumocali12203 жыл бұрын

    Hays.baaladha.haakuruskaqalooca

  • @safiaahmed4403
    @safiaahmed44032 жыл бұрын

    Cajiiiiiiiiiib 🐫ماشالله

  • @abdulkadirbanaana4513
    @abdulkadirbanaana45138 ай бұрын

    Maasha Allah aad ayaan uga helay safarkan aad golaha geela ku tagteen❤