Garnaqid Gudoomiyihii Gaalkacyo iyo Wadaadadii ka Hadlay Sh Xassaan

Пікірлер: 269

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed88323 жыл бұрын

    *Baraka Allahu fiyk Sheekhana Xasaan Abuu Salmaan,* *Ilaahay xaqa hakugu sugo, Ummadana hakugu anfaco,* *Anagana ilaahay diinta* *hanahamsiiyo Xaqana hana waafajiyo dhamaanteen*

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed88323 жыл бұрын

    MashaAllah MashaAllah, Jazaka Allahu kheyr Sheekh Xassaan, Ilaahay diinta hanahamsiiyo Xaqana hana waafajiyo dhamaanteen

  • @ridwaanhassan8790
    @ridwaanhassan87903 жыл бұрын

    masha'allaah sheekh xasaan saraaxada iyo run sheegidda ayaan ku jeclahay sheekh umal oo qadiyaddan ka hadlay aad buu isaga ilaalinayay in uu xukumo Sanyare dhaleecayn siyaasadeed uunbay ka aheed

  • @abdulkadirmohamed4949
    @abdulkadirmohamed49493 жыл бұрын

    Masha allh sheikh sida aaa umada xaqa ugu cadeyneeso Cadawgaaaga Rabi hakaaaa ilaaaliyo in sha allah

  • @fd3416
    @fd34163 жыл бұрын

    JizakallAh kheyr jizaa shiikqa waa sugeynay inuu umada xaqa ucadeeyo Allah haydinxifdiyo dhamantiin Shiiqa iyi inta lashaqeyda iyo dhaman ardadiisa MashaAllah

  • @al-irshaadmedia7098
    @al-irshaadmedia70983 жыл бұрын

    Allaha Ka'abaal Mariyo Sheekha Wanaagga iyo Xaqqa uu Difaacayo

  • @abdihkiimahmed6626
    @abdihkiimahmed66263 жыл бұрын

    Maashllha sheekh xasaaan xuusen waaa calaiam umada somaiyeed usobaxayai rabi haku barakeyo

  • @mahadaxmedcabdi8212
    @mahadaxmedcabdi82123 жыл бұрын

    Sh xassaan alle haku xifdiyo cimri dheer iyo cafimaad ayaan alle kaaga baryayaa iyo cibaado suuban inshaa alaah

  • @fardowsahassan8076
    @fardowsahassan80763 жыл бұрын

    Mashaaaaa allaaaah sheakh xassan walee waa ku tabay markii culimada qarkoda aan saluugay say uhadlen jizaakallaahu khayr janah

  • @galoose
    @galoose3 жыл бұрын

    Wllhi suufi waynaadan ahay lkn shiikh xasaan waan jeclahay wax runta kasheegid og majirto, warkiisu waa cadyahay, maanta wadaadadii oo dhan siyaasiin bay noqdeen wax diinta karunsheega waa lawaayey🥰😍

  • @cabdiraxiimmaxamedmaxamuud8415
    @cabdiraxiimmaxamedmaxamuud84153 жыл бұрын

    Masha allah sheikh xasaan gesigi islamka xaqa kama gabado allha ku xafido

  • @abdikariin7002
    @abdikariin70023 жыл бұрын

    Mnshllh sheikh allaha xifdiyo runtii hadalkiisa waa mid cilmi iyo geesinimo ay Ku jirto

  • @abdulweliahmed8832

    @abdulweliahmed8832

    3 жыл бұрын

    Aad iyo aad, ilaahay ummada haku anfaco, cilmigiisa. Iyo cimrigiisaba ilaahay habarakeeyo

  • @fatimaabdinor5551
    @fatimaabdinor55513 жыл бұрын

    بارك الله فيك شيخنا الحبيب

  • @faariscaynte832
    @faariscaynte8323 жыл бұрын

    masha allh sheekha alle haxafido jazzakallhu khyran alle hanoo kaa daayo inbadan allena hakugu sugo xaqqa alle dartii ayaan kuujeclahy wllhi فجزاك الله خيرا كثيراً وأحسن الله إليك في الدّنيا والآخرة

  • @abdirizakebeker2072
    @abdirizakebeker20723 жыл бұрын

    جزاك الله خير الجزاء ونفع الله بنا علمك يا حبر الصومال وأنقدك من كل شر وشيطان ودخلك في الدرجات العلى من الجنة يوم تسود الوجوه انت ناصر السنة والفاصل بين الحق والباطل زادك الله علما وعقلا يا أبا سلمان

  • @subscribeforgoodluck1806
    @subscribeforgoodluck18062 жыл бұрын

    Xasaan argagixiso kalkaalow mardhaw baanu kula xisaabtamaynaa inshallah.

  • @mohamedahmed-tp5uu
    @mohamedahmed-tp5uu3 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا اسال الله ان يحفظك من كل شر

  • @abdulweliahmed8832

    @abdulweliahmed8832

    3 жыл бұрын

    آميين

  • @muhamedadano7598
    @muhamedadano75983 жыл бұрын

    Alla ictisaaam/jadiidiyo iyo suufiyo diindaranaaa,xataa manhajkooda ma fahamsana.جزاك الله خيرا يا شيخنا

  • @xilaasnimuum7181

    @xilaasnimuum7181

    3 жыл бұрын

    وكثر الله أمثالك

  • @ahzalfural4850

    @ahzalfural4850

    3 жыл бұрын

    Warlaawe

  • @abuazam8647

    @abuazam8647

    3 жыл бұрын

    Ictisaam udoodi maayo Lkn cida aad jadiidiyo utaaqaan Maxaad ku haysta inaad alahabaab udhawdahay maahine hadaadan ahaynba

  • @mohameddeck1076
    @mohameddeck10763 жыл бұрын

    Wlhi markan arke sh asago kahatlayo arinkan wankufarhe...sh umul wandageste wanakuwarere. Sh Xassan jazaka Allahu kher wankusugeni, wanakafile ina haqa san ucadeso. Runti sauhadleso umahatlikaro lkn intakuhadashe jumlatan wakurasanahay

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 Жыл бұрын

    Jazakallah

  • @mohamedhussein1781
    @mohamedhussein17813 жыл бұрын

    Sheequuna illah ha ku barakeeya,

  • @abdulweliahmed8832

    @abdulweliahmed8832

    3 жыл бұрын

    Aamiin

  • @mohamedhussein1781
    @mohamedhussein17813 жыл бұрын

    Mashllah

  • @munasaryare1523
    @munasaryare15233 жыл бұрын

    allaha inoo barakeyo sheykhena wlhi anigoon dhagaysan cajalkaan ayaan kuwa badan kala doodaye inuu ku gaalowey hadalkaas sanyare

  • @salaxamiinullahofficial9221
    @salaxamiinullahofficial92213 жыл бұрын

    Saxiix sh Xassan allah Cimrigaada dheereeyo

  • @abdurahmanosman4866
    @abdurahmanosman48663 жыл бұрын

    Mash alĺh

  • @haliimaabdirahmaan3642
    @haliimaabdirahmaan36423 жыл бұрын

    maasha allaah guulayso cadowgaa jaban shiikh geesi geesi dhalay

  • @maxamudmaxammed1274
    @maxamudmaxammed12743 жыл бұрын

    Shaykh xassan waa caalim isnacay , Abwaanimo iyo caalim bu isukudarsday , somali sharafti ayu usoceliyey. لِّیَهۡلِكَ مَنۡ هَلَكَ عَنۢ بَیِّنَةࣲ وَیَحۡیَىٰ مَنۡ حَیَّ عَنۢ بَیِّنَةࣲۗ وَإِنَّ ٱللَّهَ لَسَمِیعٌ عَلِیمٌ Dadkaa garanaya qimaha , xikmadaa, fahanka iyo istinbaatka uleyhay calajadanu/fidyaowgan way kooban yihiin ee bal kuceshada markasta. Marku yidhi dabaalnimo iyo dayutnimo weye. Wu ku halqabsaday waanu xaqijiyey.

  • @dryarisow5782
    @dryarisow57823 жыл бұрын

    jazakallah sheykhanaaa Qalafe media miizankaga xasanadka Allah ku saaro muuqalka quruxda bdn

  • @maxamedcabdiraxman9250
    @maxamedcabdiraxman92503 жыл бұрын

    Mashaalaaa

  • @maryamacumar314
    @maryamacumar3143 жыл бұрын

    Sheekh xassaan runta iyo xaquu ka hadley illahey cimrigaaga caafimaad iyo camal saalix rabbi haku barakeeyo .

  • @yaxyecali4062

    @yaxyecali4062

    3 жыл бұрын

    Asc wall Maryama Cumar

  • @user-jl4fb4nm4g
    @user-jl4fb4nm4g3 жыл бұрын

    الله أكبر جزاك الله خيرا شيخنا الحبيب

  • @alimuxamed8057
    @alimuxamed80573 жыл бұрын

    Masha alah Alahaa inooxifdiyoo sheykhenaa sh abuusalmaan

  • @abdulweliahmed8832

    @abdulweliahmed8832

    3 жыл бұрын

    Aamiin Ya Rabbal Caalamiin

  • @saidqorshe6875
    @saidqorshe68753 жыл бұрын

    Ilaahay culumada quluubtooda ha isku keeno

  • @hassanomarabouhatim3302
    @hassanomarabouhatim33023 жыл бұрын

    جزاك الله شيخنا العلامة الأسد المجاهد الفقيه المحدث

  • @bintisharafabdinasir3945

    @bintisharafabdinasir3945

    3 жыл бұрын

    ماشاء الله أحسنت

  • @amalaralle2407

    @amalaralle2407

    3 жыл бұрын

    Xafida kallaah

  • @mohamedomar9726

    @mohamedomar9726

    2 жыл бұрын

    Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo

  • @subscribeforgoodluck1806

    @subscribeforgoodluck1806

    2 жыл бұрын

    @@mohamedomar9726 amiiin, ilaahay ummada haka qabto cadawgaas khawaarijta ah.

  • @maxamedshariffe2445
    @maxamedshariffe24453 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @mustafaaxayaat4271
    @mustafaaxayaat42713 жыл бұрын

    mashaAllah Jazaahullahu khyran culumada ayu kaduwaanyahay runtii wauna ku saxsanyahay Allah haxifdhiiyo

  • @abdiwalimaxamed2379
    @abdiwalimaxamed23793 жыл бұрын

    Sheqanaaa abuu salmaaaaan m.a alle haku barakeyo alle dartiii kuuu jeclahay alle haku xafido abuu salmaaaan🥰🥰

  • @samatarsaid725
    @samatarsaid7253 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا شيخنا قد بينت تلبيس هؤلاء

  • @hassanomarabouhatim3302

    @hassanomarabouhatim3302

    3 жыл бұрын

    هل هذا أبو مصعب البلبلاوي؟

  • @samatarsaid725

    @samatarsaid725

    3 жыл бұрын

    @@hassanomarabouhatim3302 يا أبا حاتم كيفك مع أنك معنا الا لم نراك منذ وقتا طويلا

  • @kowsarabdi7331
    @kowsarabdi73313 жыл бұрын

    Maansha allh ilaahy caqliga iyo cilmiga ha kuu.siyaadiyo

  • @qalbiaanwehelkedaheysan5677
    @qalbiaanwehelkedaheysan56773 жыл бұрын

    ماشاء لله الله يحفظك جزاك الله خيرا وجعله في ميزان حسناتك

  • @nasrayusuf5350
    @nasrayusuf53503 жыл бұрын

    Maanshaa allaah ducadeena ayaa garbaha ku heeysee hor u soco illaahee haku sugo

  • @abdulweliahmed8832

    @abdulweliahmed8832

    3 жыл бұрын

    Aamiin, Ilaahay sheekha habarakeeyo Ummadana haku anfaco

  • @calixabiibcabdifataax3714
    @calixabiibcabdifataax37143 жыл бұрын

    جزاك الله خير الجزاء

  • @inaja802
    @inaja8023 жыл бұрын

    Xasaan wa Alshabab UGUS mar uun wala dhamayn inshalah

  • @daakhatetv5667
    @daakhatetv56673 жыл бұрын

    Masha alaahh

  • @nasruddiincambuulo914
    @nasruddiincambuulo9143 жыл бұрын

    شيخ حسان حسين ءادم أبو سلمان حفظه الله ورعاه

  • @muhsinalihashi1588
    @muhsinalihashi15883 жыл бұрын

    اللهم ثبته علي الحق

  • @mahamedabdirahman8488
    @mahamedabdirahman84883 жыл бұрын

    Allah haku xifdiyo sheekhanaa abuu salmaan

  • @-mohameddeeq9489
    @-mohameddeeq94893 жыл бұрын

    ما شاء الله تبارك الرحمن ربنا يحفظك ويسعدك ويبارك فيك

  • @abdirahiimbulbul410
    @abdirahiimbulbul4103 жыл бұрын

    Allahu akpar allow xifdi shekh xasaan

  • @ibraahimiidowshariif5621
    @ibraahimiidowshariif56212 жыл бұрын

    اللهم انصر من نصر الدين ماشاءالله ياأخي الكريم

  • @geeskaafrika1658
    @geeskaafrika16583 жыл бұрын

    Wadaadkan khilaaf iyo galysiin waxn ahyn mahyo

  • @Ibnucajaib
    @Ibnucajaib3 жыл бұрын

    Illahoow idaaaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimabdi1740
    @ibrahimabdi17403 жыл бұрын

    Sheekh xasaan waa runtii gari alley taqaane wadaadoow garqaata

  • @KhalidAli-jm1gw
    @KhalidAli-jm1gw3 жыл бұрын

    Koley ninkaas godomiyaha warkiisa wuu cadaa gef buu ku dhacay weliba kabair weyn lakin wusoo labtey wuna towbad keney yan lafogeyn gefbaa kadhacy allaah ha udembi dhaafo biss

  • @user-gd6zp9cu9r
    @user-gd6zp9cu9r3 жыл бұрын

    الله يحفظك ويعزك شيخنا الفاضل

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45533 жыл бұрын

    Ascwtb sh.xasaanow Al-ictisaam adaa ka gar leh jzkhayran.

  • @al-marifahmedia816
    @al-marifahmedia8163 жыл бұрын

    جزاك الله عنا وعن المسلمين خير الجزاء

  • @guushawaagoaan617
    @guushawaagoaan6173 жыл бұрын

    Maash Allaah Sheeqanaa Allaha Ku Barakeeyo ❤️ 💯

  • @nasruddiincambuulo914
    @nasruddiincambuulo9143 жыл бұрын

    شيخ حسان حسين ءادم أبوسلمان حفظه الله ورعاه . SHEEKH XASSAAN ANIGA IYO ADIGA ISKU CAQIIDO AYAA NAHAY WAXAAN AAD U DHAGEEYSTAA MUXAADAROOYIN KAAGA KUWA LASOO DHIGAY QALLAAFE MEDIA IYO دار الحديث SHEEKH NINKAAN SAN YARE AH WAXUUBA RIDOOBAY MARKUU KU BIIRAY MURTADIINTA DAWAAQIIDA AH QEYB TOODA GALMUDUG HADANE MURTAD NIMO KALE AYUU KU SII DAR SADAY SAN YARE WAA GAAL MURTAD AH (LKN JADIIDIYADA IYO ICTISAAMKA IYO AKHWAANKA MATAG FIIRIN KARAAN SIDAAD SHEEGTAY)

  • @ciisesalafi1688
    @ciisesalafi16883 жыл бұрын

    M.a. Sh. Xasaan ala ha xifdiyo xaqa maqariya. M.a

  • @daakhatetv5667
    @daakhatetv56673 жыл бұрын

    Xafidahulaah

  • @somfootball6968
    @somfootball69683 жыл бұрын

    Diinta qofka iska leh maka taqaaan .. aniga ima sireesid actor weeen ayaa tahay ee ilaahey ha badbaadiyo caamada sheikh ku taqaaan

  • @fardowsoayub9651
    @fardowsoayub96512 жыл бұрын

    Masah Allah sheikh carabkadaa bir iyo book alah hakahayooo

  • @enlightofislam9211
    @enlightofislam92113 жыл бұрын

    Laandheeranimo waaye sh xasaan wuxuu sameeyay ... Nin rag ah iga dheh

  • @user-tu3rp7hg9w
    @user-tu3rp7hg9w3 жыл бұрын

    جزاءك الله خيرا

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys26303 жыл бұрын

    Maashaa Allah

  • @yahyamusa9733
    @yahyamusa97333 жыл бұрын

    Maashaa allaah tabaarak allaah.

  • @mohamedelmi6860
    @mohamedelmi68603 жыл бұрын

    حفظك الله شيخناونصرالله بك دينه

  • @animaljjhjamin1072
    @animaljjhjamin10723 жыл бұрын

    ماشاألله جزالله خير ❤♥️

  • @cawadali5581
    @cawadali55813 жыл бұрын

    Sh xasaan walee cuddad baa kugujirto

  • @kaadfarahaden8059
    @kaadfarahaden80593 жыл бұрын

    Masha Allah adeer

  • @sahraisse3818
    @sahraisse38183 жыл бұрын

    Adiga Xasaan ah yaa huba waxaa tahay waxa Kenya kuu xiri weyday baad qabtaaye muslimiinta ha isku dirin

  • @khazali9381

    @khazali9381

    3 жыл бұрын

    hadii alle shartooda dhinac ka mariyey kenyaanka maxaa adiga ku haaya oo aad shiikha ku haystaa🤔

  • @al-irshaadmedia7098

    @al-irshaadmedia7098

    3 жыл бұрын

    ومن يتوكل على الله فهو حسبه

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys26303 жыл бұрын

    Jazaa aka Allah kheyr

  • @user-uz5cu2ku9b
    @user-uz5cu2ku9b3 жыл бұрын

    حفظه الله

  • @maxamuudmaxamad1194
    @maxamuudmaxamad11943 жыл бұрын

    من لا يكفر الكافر فهو الكافر

  • @sirajdawil3038
    @sirajdawil30383 жыл бұрын

    mashallah wa hersare

  • @OmarAhmed-rj7de
    @OmarAhmed-rj7de3 жыл бұрын

    Ascm haday culumadu sidaa xaqa ucadeeyan balaaya kastiba kuma dhex dhuumateen diinka alaah malinbaa imanaysa an xaqu qarsoomayn ilaahay xaqa nagusug Amiin

  • @abdulweliahmed8832

    @abdulweliahmed8832

    3 жыл бұрын

    Aamiin

  • @user-zk6mq8tx6k
    @user-zk6mq8tx6k3 жыл бұрын

    ❤❤❤

  • @omarali2282
    @omarali22823 жыл бұрын

    Saxiix sheikh jazakallahu

  • @abshirabdinormohammed9129
    @abshirabdinormohammed91293 жыл бұрын

    شكرا

  • @rodaawale3296
    @rodaawale32963 жыл бұрын

    Sheikh xassanow waxaagu waa weerar aad culimada ku wado

  • @abdiqanidayib4048

    @abdiqanidayib4048

    3 жыл бұрын

    Oo xaqa hadu ka halo miyu weraray sheekh umal wu qaldamikaraye

  • @rodaawale3296

    @rodaawale3296

    3 жыл бұрын

    @@abdiqanidayib4048 anigu sheikh umal maba aan ka hadlinba hadaanse ku saxo sheikh xasan wuxuu shegay intuu sheikh umal sheegay oo ah in ninkaasi khaldanaaa adu maxaad ku leedahay sheikh umal waa khaldanaaa maxaase laga saxay

  • @abdiqanidayib4048

    @abdiqanidayib4048

    3 жыл бұрын

    Mar marka qar waxa DACA qofka asago ka hadlaya hadana inusan magacisa shegin marka sheekh xasan qofku ka hadlayay wa sheekh umal sababto ah majirto qofkale oo sheekha oo kahadlay hadalki Sanyare nan ka ahayn sheekh umal

  • @rodaawale3296

    @rodaawale3296

    3 жыл бұрын

    @@abdiqanidayib4048 xataa haduu sheikh umal yahay culimada uu ka hadli waa weerar sheikh xasan hadalkiisa badankiisa sababtoo ah wuxuu leeyahay maxaa u xukmiseen ninkaa ,aniga nin aan ahayn sidaa wax ku xukminkara majiro .

  • @amiirayuusuf6881
    @amiirayuusuf68813 жыл бұрын

    ربي يحفظك

  • @mohamedhussein1781
    @mohamedhussein17813 жыл бұрын

    Runta ku dhinma kuna nolow waligaa anaga inshllah

  • @ismailsaleman
    @ismailsaleman3 жыл бұрын

    Rag iska dhiciska meel fog laguma gaadho diintu daacadnimo ayey rabtaa?

  • @maansame4877

    @maansame4877

    3 жыл бұрын

    Raga diinta usoo dhaca waa leyska dhicinayaa!

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos45533 жыл бұрын

    جزاكم الله خيرا على هذه الكلمة الرايعة.

  • @wardaawes659
    @wardaawes6593 жыл бұрын

    Masha aallah

  • @waasuge2339
    @waasuge23393 жыл бұрын

    Allaha ku barakeeyo💯💯

  • @MohamedAhmed-ci6mz
    @MohamedAhmed-ci6mz3 жыл бұрын

    Ninkan waa Alshaabab

  • @calixabiibcabdifataax3714
    @calixabiibcabdifataax37143 жыл бұрын

    شيخنا الفاضل حسان حسين آدم

  • @nasraahmed1564

    @nasraahmed1564

    3 жыл бұрын

    الله اكبر شيخنا المجاهد حفظه الله

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed88323 жыл бұрын

    Marwalba inaad xaqiiqada sideey tahay ukala dhigtid waa taan ilaahay daraadii kuugu jecelnahay sheekhow, Ilaahay cimrigaaga iyo cilmigaagaaba hanoo barakeeyo Ummadana haku anfaco

  • @janagale3794
    @janagale37943 жыл бұрын

    Wan fahme sh

  • @feinu
    @feinu3 жыл бұрын

    Sheikh umada somaliyeed qalbigoda allah haisku keeno

  • @ahzalfural4850

    @ahzalfural4850

    3 жыл бұрын

    Amin

  • @abdulweliahmed8832

    @abdulweliahmed8832

    3 жыл бұрын

    Aamiin

  • @hawkeye8080
    @hawkeye80802 жыл бұрын

    Khaariji xassaan qof dhafoorka xabbad uga dhufta ma la la'yahay??

  • @mohamedhussein1781
    @mohamedhussein17813 жыл бұрын

    Allow nooo xifdi Aaamin

  • @abdulweliahmed8832

    @abdulweliahmed8832

    3 жыл бұрын

    Aamiin Ya Rabbal Caalamiin

  • @abdullahibashir4988
    @abdullahibashir49883 жыл бұрын

    اللهم احفظ شيخنا...,

  • @m.c.5104
    @m.c.51043 жыл бұрын

    Oo shiiqow adigii baa culumadii dhaleecaynaya oo difaacaya sanyare iyo tagerayaashiisa waxaad maqashayna waa ku hadalyey Subxanallah

  • @mohamedomar9726
    @mohamedomar97262 жыл бұрын

    Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo

  • @abdumajidhussein8281
    @abdumajidhussein82813 жыл бұрын

    Nin nin ladagaalsanba ii muuqada.

  • @user-sh9ll1kt3i
    @user-sh9ll1kt3i11 ай бұрын

    Sunta ictisaaam kailmeysiisa😂😂😂😂❤

  • @faadumasheikh1431
    @faadumasheikh14313 жыл бұрын

    Subxaanalah