Garaadso Intaadan Guursan :

Casharkaan wuxuu ka mid yahay Qodobada intaan la guursan la doonayo in la buuxiyo si looga fagaado bur bur qoys. waxaan rajaynayaa in dhalintu ka faaidaysan doonaan...

Пікірлер: 28

  • @najmadaud6583
    @najmadaud65835 жыл бұрын

    Alle qoyskaaga haku barakeyo ...qoys diin iyo caqli ku dhisan ma halaabe....awlaadana Alle haku xifdiyo anagana illahay mel wngsn ha namariyo

  • @osmansheekh1972

    @osmansheekh1972

    5 жыл бұрын

    Najma Ducada Allah Noo wada Aqbalo. Adiguna Waad Mahadsa Tahay.

  • @safiyayasin8718

    @safiyayasin8718

    5 жыл бұрын

    Aamin aamin

  • @adanisaaqali3912
    @adanisaaqali39122 ай бұрын

    Wlhi waa dhibaato jirto gaar aha ujeedo la'aan la isku guursado

  • @MYA738
    @MYA7385 жыл бұрын

    Casharadaadu waa muhiim wlal Jazakallahu kheyr Insha Allah

  • @fartuunmuhammud7469
    @fartuunmuhammud74695 жыл бұрын

    Jazakallah

  • @itaqilaahiimaan4533
    @itaqilaahiimaan45335 жыл бұрын

    Baaraka laahu fiik wllo waa afkaaro wax ku ool ah .

  • @osmansheekh1972

    @osmansheekh1972

    5 жыл бұрын

    Mahadsanid Walal.

  • @najmadaud6583
    @najmadaud65835 жыл бұрын

    masha Allah.....Ustaad qoysbile Alle haku xifdiyo sida wngan od nola wadaagto hadalkaga xikmada ku dheehan

  • @osmansheekh1972

    @osmansheekh1972

    5 жыл бұрын

    Mahadsanid najma.

  • @qurayshmohammedabdi7659
    @qurayshmohammedabdi76595 жыл бұрын

    Jaka laah abtiyo allaah kudayo fikiradada wacan Horay usoco abtih

  • @osmansheekh1972

    @osmansheekh1972

    5 жыл бұрын

    Mahadsanid Abti.

  • @fahmoabdulahi918
    @fahmoabdulahi9183 жыл бұрын

    Waad mahad hadsan tahay

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed2495 жыл бұрын

    Walalo Allah haku barakeeyo osman

  • @osmansheekh1972

    @osmansheekh1972

    5 жыл бұрын

    Dhamaanteen Walaalo.

  • @bile-25
    @bile-253 жыл бұрын

    Talo wanaagsan baad nasiisay mahadsanid

  • @moanaorey8790
    @moanaorey87905 жыл бұрын

    Ustaad mid aan ku wydiye hadii dumarka ay 20 kayarthy oo tobaneyo kujirto ma isledahy gurkeda xoga da'di larby maha yani yaran cml 😊lkn da' iyo garaad ilhy iskuma siin dadka waxa jiro dad yar ka garaaad bdn dadka weyn taasna wyjirta

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed2495 жыл бұрын

    Jazakallahu khayr wallo aniga iyo ardaydii jamacada hargaysa ka qalin jabiyay 2015 in badan may guursan waayo inan kastaba waxay ku fikiraysa nolol tay ku jirto mid ka saraysa igu yaran waa inuu ninku lacag haystaa ugu badanana cilmi lacag guri hhhhh

  • @osmansheekh1972

    @osmansheekh1972

    5 жыл бұрын

    Bintu mohomed, Arinkaad ka hadashay waa doonis ku jirta dhamaan aadanaha , laakiin hargaysa waxbay dheertahay; todobaadkan aan ku jirno ayaan hargaysa imaanayaa si aan dhalinta guurka ugu dhiiri galiyo casharo qoyska ahna u siiyo iyo Waliba buugii Xalka Qoyska . Marka Reer hargasysa iyo somalilaand oo idilba waxay u baahan yihiin Talo Qoys. Mahadsanid.

  • @bintumohamed249

    @bintumohamed249

    5 жыл бұрын

    Haa walal aadba loogu bahan yahay casharadas waxa boqata nuradiin scools kumanan ardayba dhigata iyo jamacada hargaysa mahadsanid

  • @bintumohamed249

    @bintumohamed249

    5 жыл бұрын

    Wall buugana xagenu ka heli karna ado raliya

  • @surafelwondimu3567

    @surafelwondimu3567

    5 жыл бұрын

    @@bintumohamed249 ret

  • @surafelwondimu3567

    @surafelwondimu3567

    5 жыл бұрын

    erererererewwrrw

  • @garaadsame4281
    @garaadsame42815 жыл бұрын

    Somaliland dheh waqooyi layne

  • @osmansheekh1972

    @osmansheekh1972

    5 жыл бұрын

    Sxb somalllind diid ma ahi , ee juqraafi ahaan ayaan ka hadlay. Mahadsanid