GARAAD JAAMAC WAX REER WAQOOYI LADHAHO MAJIRTO MD FIRDHIYE WACDARE KA DHIGAY MUQDISHO MUUSE SEEDIGII

GARAAD JAAMAC WAX REER WAQOOYI LADHAHO MAJIRTO MD FIRDHIYE WACDARE KA DHIGAY MUQDISHO MUUSE SEEDIGII

Пікірлер: 78

  • @MadaniProduction734
    @MadaniProduction7345 күн бұрын

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga❤️

  • @Aisha-yn3gf

    @Aisha-yn3gf

    5 күн бұрын

    Jecliyaa Garaad Jaamac Garaad Cali Allaah ha ilaaliyee halkaa ka wad Garaad 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Faaxarmaxamuud

    @Faaxarmaxamuud

    5 күн бұрын

    😊​@@Aisha-yn3gf

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs5 күн бұрын

    maashaa allaah guul iyo gobonimo garaad jaamaac garaad cali ilaahayow xifdi garaadka daarood ilaahay uso saaray

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw5 күн бұрын

    64 SANO kadib reer Lasannod❤🇸🇴 waxey udabaaldegayaan midnimo, somalinimo.....Halka reer HARGEYSA doonayaan gumeystihii ay ka xoroobeen xiligas mid ka xun oo madow🇪🇹

  • @mustafaali7560
    @mustafaali75605 күн бұрын

    Yes u right mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla

  • @mahadjama9677
    @mahadjama96775 күн бұрын

    Yes u right mashalla mashalla

  • @amalhassan7383
    @amalhassan73835 күн бұрын

    Masha Allah guul ssck alhamdullilallah the superior garaad of harti nolow ❤❤❤❤❤❤

  • @KydtisKdgdgkdgk
    @KydtisKdgdgkdgk5 күн бұрын

    Wa waaligi shariifka...gayiga.. Somaliyeed...#sax(::)garad jamac 👑ali##👌

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi3344 күн бұрын

    Garaad jaamac Garaad cali waa Garaad Soomaaliyeed oo geyiga soomaaliya oo dhan buuna u yahay Garaad sida isimada Soomaaliyeed ee kaleba ay soomaaliya oo dhan isimo ugu yihiin,guul ssc qaatumo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 hambalyo hambalyo 1 Luulyo waaye maalinta ugu muhiimsan teedakale xornimo doonku koonfur uu bilaabmey.

  • @mursalawil9714
    @mursalawil97145 күн бұрын

    Aabihiina baraanki

  • @LaylaFarah-uc4rf
    @LaylaFarah-uc4rf5 күн бұрын

    Waa sax ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HassanAhmed-og3yc
    @HassanAhmed-og3yc5 күн бұрын

    Usp from saylac

  • @ubahguled5047
    @ubahguled50475 күн бұрын

    Illaahay ha ku xafido xafidu laah. Garaad jaamac Galad Cali. Guul iyo gobanimo SSC ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg5 күн бұрын

    SSSSCCC khatomo guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar 🙏🙏🌺❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @user-we1lk1or1i

    @user-we1lk1or1i

    5 күн бұрын

    Ssc way ka khaldanyahay wll khaatumo way ka khaldantahaywll😂😂😂😂

  • @user-pc4tc7sv5w
    @user-pc4tc7sv5w5 күн бұрын

    Maaashaalaa SSC Guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadijo1396
    @khadijo13965 күн бұрын

    Cabas runlow allaha ku xafidi xasan soomaali halaga qabto dan umahayo ❤❤❤❤❤❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma66355 күн бұрын

    ASC Masha Allah Garaada jama Garaada cali waa runtiis Allaha Kuxafido insha Allah Wadanka Somaliyed Hambalyo 🇸🇴🙏Hartiween SSC Khatumo 5 Darood, and Somaliya and all Muslim May your heart and home be filled with happiness. May your prayers be answered, and may your faith be strengthened. Wishing you and your family a blessed ful Fitr filled with countless blessings and memorable moments. 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼

  • @farhiya4040
    @farhiya40405 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z5 күн бұрын

    Garaad Jaamac Garaad Cali Xafidullah dadka reer SSc khatumo waxa U sheegay wax badan ayuu sheegay wax reer waqooyi la dhaho majirto guuuuuull SSc kgatumo❤❤❤

  • @halimohassan6317
    @halimohassan63175 күн бұрын

    Manshallah ❤❤❤

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye5 күн бұрын

    😂😂😂😂😂 wa reerki riwaayad ku noolka ahaa iyo khiyaaliga 26 June taarikhdeda way iska xusayaan iyagon garanayn waxa lo xuso adeer wax woqooyi layidha ma jirte waa somaliland ee sool waxay ka tirsanayd somaliland ee dhulku ma guure ddka guure hadaad diidan inaydun somaliland ka tirsanayn orodoo meel aad dhul ku ogtahay qabo

  • @user-mj2oj1wf1e
    @user-mj2oj1wf1e5 күн бұрын

    Wabaaaaa!! Wabaaaaaa

  • @HalimoCaday-to5dv
    @HalimoCaday-to5dv5 күн бұрын

    Asc cabaas wanku salaamay inbti waad iga qoslisa markasta aanku daawado borama ayan joga marwabo wanku daawad wllhi hore usoco wlll❤❤❤❤❤❤

  • @MohammadMohamed-qt4ip
    @MohammadMohamed-qt4ip5 күн бұрын

    Guul ssc ilaahayow garab qabo Palestine 🇵🇸

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil66095 күн бұрын

    War cad hameen dhalad guukayso garaad hanbalyo geesi cadowgaa ha jabo isha baxarka

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed91155 күн бұрын

    That’s true guuleyso

  • @Umo580
    @Umo5805 күн бұрын

    GUUL IYO GOBANIMO SOOMALIYA 🇸🇴 ♥️ 💖 ❤️ 😍 ✨️ 🇸🇴 ♥️ 💖 ❤️ 😍 ✨️ 🇸🇴 ♥️ 💖 ❤️ 😍 ✨️ 🇸🇴 ♥️ 💖 ❤️ 😍 ✨️ 🇸🇴 ♥️ 💖 ❤️ 😍 ✨️ 🇸🇴 ♥️ 💖 ❤️ 😍

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s4 күн бұрын

    Xasan ciilqabow kursigan wada dhaafi doontaa wanna lagulla xisaabtammi doontaa inshaa allaah

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali98995 күн бұрын

    Maareeyana hooyadii waa bartire

  • @user-ee8cl4bs5u
    @user-ee8cl4bs5u4 күн бұрын

    ❤🎉Guule Ssc khatuuma❤😂🎉

  • @AminaAbdullah-mz9xd
    @AminaAbdullah-mz9xd5 күн бұрын

    Maxaalaqudhaa wababamtahide

  • @11naa44
    @11naa445 күн бұрын

    Idoor wa waasheen war itobia uguura oo somali dhaafa bye bye 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s4 күн бұрын

    Snm ciilka iyo nacaybka ay soommaali weyne u qabaan iyagu ha u dhintaan

  • @abobasement346
    @abobasement3465 күн бұрын

    idor Qadhmun weligod Adon bay u Ahayen isticmar matanah xabashi bay isku dhiben ilahay idin dulay idor Qadhmun

  • @user-qk5hd9su6d

    @user-qk5hd9su6d

    5 күн бұрын

    Baroor shiish 😂😂😂 ciil badan baa ku haya 😊

  • @user-ow4wl3tc7r

    @user-ow4wl3tc7r

    5 күн бұрын

    Ada isticmal u aha 223 falastiin😊😂

  • @BSK24TV
    @BSK24TV5 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @saramohamud314
    @saramohamud3145 күн бұрын

    Xasan waxa uu jeclaan lahaa in dalku kala go’o ee ha latashado😭😭😭😭😭👎👎👎👎👎

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv5 күн бұрын

    Reerksni qaylo iyo oohin badanaaa hortaa

  • @MohamedAhmed-xn1eo
    @MohamedAhmed-xn1eo5 күн бұрын

    Waaryaa lascaanood wax alla waxaad ka bedelkartaa ma jirto ee adigu aabahaa macaan alle ha unaxariistii isagaa aargoosi kaaga baahan , wajigaaga ummadda ka qari fulayoow aabihii oo ladilayo ka cararay aqas aqas nin weyn oo beenaale ah ayaa garaad sheeganaya aqas aqas .

  • @user-xy5ib4wu3i

    @user-xy5ib4wu3i

    5 күн бұрын

    aabihii iyo ragii LAASCAANOD aad kudisheen dharaar cad somalian markhaati katahay ayaa loo aaraar today ee aaway qarankii iyo ciidankii indoor iyo sarakiishii snm

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali98995 күн бұрын

    Ilmaha laba jirka ah baa og taa u s b

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali95085 күн бұрын

    Iidoor waa dad in la gumeysto u bartay INGIISKII Daraawiish xoreysay qarniyo ka hor hada iidoor waxay doonaayaan in xabashi gumeysto iidoor oromo abagaadha Soomaaliya Soomaali ayaa leh ka guura hargeyso iyo berbera u guura xabashi oromo ayaad awalba aheydeen afsoomaali ga xabad ayaa laidinku ilowsiin inshaAlaah itoobiya iyo iidoor waa in la qaxiyaa ilaa itoobiya waan xasuuqeeynaa inshaAlaah bada Soomaaliya muuse booto ama xasan bakhti kenyati gaaleed u sujuude ma dhiibi karaan bada Soomaaliya Soomaali ayaa leh waan idinku jihaadeynaa walee hadaad joogsan weysaan

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali98995 күн бұрын

    Rarki lasidijirey

  • @ubahahmed9180
    @ubahahmed91805 күн бұрын

    ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅💚💚💪💪💪👍👍👍

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali98995 күн бұрын

    Xasanshiikh hawiye majecla wacayslihi buu a baabiyey iyey

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah87525 күн бұрын

    War waxani Soomaali ma aha waa reer nafti naga wa Axmaaro iyo Oromo Afsoomaaliga baratay

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot5 күн бұрын

    niyoh kaalay aabhaa u aar nacasyohow ka faaiidayso coladahan nacnacda iska daa from buuhoodle axmed garaad

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw5 күн бұрын

    Ninka qabiilkiisii diiday oo LAFT NAGAA sheegtay. Ninka isirkiisa somalinimo diiday oo AMXAAR sheegtay. Ninka nasabadiisii ictiraaf ku bedelanaya.... MAXEY TAHEY SABABTA UU UGU DABAALDEGAYO 26JUN

  • @Sgjtrdcvh
    @Sgjtrdcvh5 күн бұрын

    Dalku. Waa. Somaliland. Waanad. Cago dhiigaan insh allah

  • @alijama6723
    @alijama67235 күн бұрын

    Qof ka dhiman caqliga iyo ruuxa dhoygala labaduba dhantaalme sidee ruuxa dhegaha dhaayuhuba and aan warka loo dhac siiyaa iyadaa ka dhiganoo dhela laabadiyo riyadii dhab moo dee dheeliya waraysta bal dhibtay ku noo shahay caana xun dhitaysee caashaqu halkuu dhigey

  • @user-ow4wl3tc7r
    @user-ow4wl3tc7r5 күн бұрын

    Waxba somaliya ha ku walanine waxa tihin amina

  • @crisaqHussen-kv9ct
    @crisaqHussen-kv9ct5 күн бұрын

    Asc wara maaha dadawanah ku dhaqan boorame haragays iyo berbera iyo burco ee waa oromadii lasomaliyeeya kuwa somalid itoobiya ka xigtaa kkkkkkkk layaabanye malla yaabteen

  • @ubahguled5047
    @ubahguled50475 күн бұрын

    Haday Amxaar yihiin maxay af amxaari ugu heesi waayeen ee ay af somali ugu heesayaan marka waa soomali sheegato.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t5 күн бұрын

    SOMALILAND NAMA SHEEGTAAN😂. TAARIKH CEEB WEYN OO AY KASOO WAAQSANAYN BAA KUDHACDAY SNM😂

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali98995 күн бұрын

    Qof walbi waa ogaa

  • @farxiyaali9899
    @farxiyaali98995 күн бұрын

    Way ogyihihiin

  • @user-pc4tc7sv5w
    @user-pc4tc7sv5w5 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc5 күн бұрын

    ISAAQ WALIGOOD WAA DAD DAMIIR LAEE WEEYI IDOOR QUF SOMALI AH WAX NAF AH KA SUGAYA WUU QALDAN YAHAY IDOOR WAA SOMALI DIID WEEYI AMXAR IYO OROMO ISKU REER YIHIIN LABADODI IYO IDOOR SOMALI BAY NICIB YIHIIN

  • @user-ow4wl3tc7r
    @user-ow4wl3tc7r5 күн бұрын

    Maxad idinka Malaysa inad waqoyiba didan isaq darti😂😂😂

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc4 күн бұрын

    ISAAQ IYO XARASHI WAA HABAR WADAAG WEEYI

  • @samirr546
    @samirr5465 күн бұрын

    Adeerkeen waa uu u qiray idoor in ay daraawiish iyagu ahaayeen halgankii awoowayaashiina waa uu dafiray!!!! Cadho aad ci u qabto yaanay cadaalada kaa kaxayn buu yidhi Allah swc. Xurmadle wuxu yidhi talyaani baanu ka xorownay 1.juliyo!!!!!!

  • @AminaAbdullah-mz9xd
    @AminaAbdullah-mz9xd5 күн бұрын

    Malinataa waxanqotaan soginaa nin hiidku gadhay igadhe🫏🫏🫏😂😂😭

  • @alijama6723
    @alijama67235 күн бұрын

    zzzHADUU WAX OGOL YAHAY MADAXA KOR HAW QAADO HALAGA ARKO BAD BAADADA DA SOMALIDA XASAN HADHOHO WAXAA WAAD KU QALDAN TAHAY HADUUBA INTAA AWOODO LOO KALA HADHI MAAYO ĶH SOMALI KA GAAR YEELO XAMSE AWOODIISA HA MUUJIYO MAQAAR SAAR MACNA MA SAMAYO

  • @abdiwahabmohamed7911
    @abdiwahabmohamed79115 күн бұрын

    Waxaan modayaa in uu kabaqayo ninka kataliya jabuuti

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi3344 күн бұрын

    Reer asc qaatumo moow Xasan sheeq mudo yar aa u hartay ee iska suga mar haddii aad dhulkiinii haysataan waxbo idin kalamo maqno.

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan25555 күн бұрын

    WAAR KUWANI CSLAACAL MA QABAAN!!!!!.WAALI CAS!!!!!.CIDLAAD KA XIIQDEEN!!!!.SOMALI, YAA WAX IDINKA WAYDIINAYA?????.YAA IDIN HADAL HAYA?????.SOMALIYANA INTA JOOGTA AYAA KAAGA AWOOD BADANE, IDLA XISHOOD!!!!!.

  • @luulluul1427
    @luulluul14275 күн бұрын

    GABOOYE WAA DADKA UMMADA SOOMAAIYEED UGU SHARAF BADAN SALAANTA MUUSE UMA BAAHNA? WUXUU UGA LEEXDAY CUSURIYAYN MA'AHA CABAASOW? SULDAAN NAASIR WAA NIN KARTI BADAN OON DABA QOODHI AHAYN AMA HORGAL SIDAAD U TAQAAN ANIGA REER JIJIGA AYAAN AHAY WAXAAN AHAY GABAR OGAADEEN AH HADANA WAXAAN LA DHIIG BIXIYAA GABOOYE QAARAAN WALAAHAY AAD IYO AAD AYEY U IXTIRAAMAAN UMMADA SOOMAAIYEED OO DHAN MUUSE BIIXI SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH ALLAAH AYAA NACAY IYO UMMADIISA AGAAAAAAA SULDAAN NAASIR GUULAYSO INSHA ALLAAH DHULKA SOOMAAIYEED OO DHAN ADIGAA LEH WALAAHAY MUUSE biixi DHULKA uu leeyahay waa xarshin waliba QURACRAAMAALE MEEL HADAAD ARAGTO AAD LA YAABI

  • @daus4315
    @daus43155 күн бұрын

    Markaad dawakhdo gidaar walba madaxaad la dhacaysaa sida kuwan dhulbahante.

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay5 күн бұрын

    Garadka afkisa iyo dhegihisu isma maqlan wu ciyey

  • @wangchankim5731
    @wangchankim57315 күн бұрын

    Keep dreaming.

  • @hasanaxmed1368
    @hasanaxmed13685 күн бұрын

    doowlad kama jieto soomaaliya ee kursiga lala tuuraa yaan laga laba labeynin.

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan25555 күн бұрын

    CAR BSL GABAY AMA XORIYADA LOO QAADAY OO DHULBAHANTE SAMEEYEY, SHEEGA?????.HADAAD XORIYAD SOMALI KU JIRTEEN!!!!!!.

  • @sadiyaali9508

    @sadiyaali9508

    5 күн бұрын

    IIDOOR OO NAXASH KU QAADE GAALADII INGIRIIS KA XAMVAARI JIRAY OO SLEVERS U AHAA IIDOOR MARKII LA GUMEYSTAY DIINTII IYO MAGAC YADII LAGA BADALAY DARAAWIISH AYAA IIDOOR XOREEYEY 1921 GII AYAA IIDOOR LA XOREEYEY IIDOOR WAA FULAY ISIRLAAWE AH WALAAHI IN LA IDIN XASUUQAA U GUURA ITOOBIYA XABASHI IYO QOTI AFSOOMAALI BARATAY XABAD AYAA LAIDINKU ILIWSIIN AFSOOMAALI DHULKA SOOMAALIYA KA GUUURA IIDOOR LAFTI NAGAH

Келесі