Gabaygii Abshir Bacadle ee Somaliland oo dhab noqday Waagacusub Tv

Ma-aha Feysalow goosashadu reero kala guuray,
Oo arigii kala guranayoo geelii kala soocday,
Mar uun buu guntamay nikaaxani gaasir maahayne,
Lixdankii nikaaxii aan galnay ood gacanta soo taagtay,
Anna aan heshiiskii gudoon ku aqbaloo xariga u giijay,
Guntana aan badweynta u dhigay ayaa goo isleedahaye,
Gundhigii iyo heshiiskii la galay miyaadan soo gaarin,
Halkaan faylashii u gudbiyey amase gaarsiiyey,
Faysalow ma gaadhiin Tigreena garanba maayaane,
Inaad naga go'daan bal daa iyo gaalo raacnimo'e,
Inaad gacan labaad doorataan kuuma soo geline,
Gugaagaa yare ee Faysalow gacalow aashaada,

Пікірлер: 182

  • @whizhbiikmio3544
    @whizhbiikmio35446 жыл бұрын

    ilaahey jannadisa ayn kuu weydiiyay aabo macn😭 Mascud caga yarow allah cudurka kaa qaado, caruura ladheelow cumar ninac kaso iibso Gabaygii caruur nimadeyda uu ii qaaday❤

  • @cabdiyusuf4509

    @cabdiyusuf4509

    6 жыл бұрын

    Mazzoud Ba'adle amiin walaal

  • @somalipure8835

    @somalipure8835

    6 жыл бұрын

    Wllo ma abshir bacadle ayaa ku dhalay?

  • @whizhbiikmio3544

    @whizhbiikmio3544

    6 жыл бұрын

    @@somalipure8835 haa walaal,

  • @hgh6577

    @hgh6577

    4 жыл бұрын

    Nasiib adigaa leh walal mascuud uu abahaa kuu gabyay balse aniga abahey maalintii 15 haben dunida joogay buu ALLAH iga ofsaday xata ma arkin sawirkiisa ah 24sano buu god ku jiraa kwrn 15 habeen cunug anan bil gaarin abahed dunida ku cidleyay wiilka weyna uga tagin oo an abahey ka carfisto 😭😭😭😭 ALLA aabo jeclaan lahayaa inan mr uun aabe ku irahdo balse wey ii ahan weyday ALLAH ban kuu baryaya in janda guri kaga dhiso

  • @abdullahihalane3365

    @abdullahihalane3365

    4 жыл бұрын

    Allaah aabo haw naxariisto jannatul firdawsana ha geeyo Walal.

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak21173 жыл бұрын

    Ilaahayow unaxariiso Abshir bacadle Allaah maxaa wax garad God jiifa.

  • @seass9032
    @seass90327 жыл бұрын

    Nin Diinta difaaco ayuu ahaay qabiil iyo siyaasadda ma jecleyn Allah ha u naxariisto

  • @CabdiCabdi-dr5bp

    @CabdiCabdi-dr5bp

    7 жыл бұрын

    Abdi Said amiin amiin

  • @hugdheh

    @hugdheh

    7 жыл бұрын

    gabar la xirtay buu u doodayaa

  • @momojojo619
    @momojojo6196 жыл бұрын

    Majeerteen iyo sacad waa dad walaalo wil iyo abhi ah.ilahawo Anbar iyo jacay dhex dhig.

  • @MohamedOmar-fg3pj

    @MohamedOmar-fg3pj

    3 жыл бұрын

    cumar maxamud io sacad weye not all mj

  • @aminahasan1394
    @aminahasan13947 жыл бұрын

    ilaahow unaxariisto janadii fardawsa kawaraabi amiin

  • @barkhadlebuuwe5299
    @barkhadlebuuwe529911 жыл бұрын

    waxaanba is iri ma abshir bacadlaa soo noolaaday soow ku ogaaday arrintaan illeen arrin ka horeeysay oo ka foolxun ayaa jirtay abshir bacadle nin runta ka ganbada maaheen allaah ha u naxariisto aqoon shakhsi ah ayaan u lahaa

  • @dryaxye319

    @dryaxye319

    7 жыл бұрын

    Barkhadle Buuwe ninkii yaqaanaa yaqaan rabbi ha u naxariisto geesigaas

  • @hadsanhussein6636
    @hadsanhussein66363 жыл бұрын

    Illaahey naxariistii janno ha siiyo. Xiligiisi waa yaraa lkn saan ku maqlay in uu ahaa ehlu diin xaqdarada neceb, gabyaana ah dadkuna wanaag ka sheegaa. Allah SWC ha u dambi dhaafo. Aamiin

  • @mulaabdirahman4512
    @mulaabdirahman45127 жыл бұрын

    abshir bacadle alaha ku naxariisto gabayadiis aad baan ujeclahay

  • @Siddiiq
    @Siddiiq2 жыл бұрын

    اللهم اغفر له وارحمه، وعافه ،واعف عنه ،وأكرم نُزُله ، ووسع مُدخلهُ ، واغسله بالماء والثلج والبرد ، ونقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس ، وأبدله داراً خيراً من داره ، وأهلاً خيراً من أهله وزوجاً خيراً من زوجه، وأدخله الجنة ،وأعذه من عذاب القبر

  • @rahmaaxmed9784
    @rahmaaxmed97847 жыл бұрын

    illahow unaxariis Abwan keennii weynaa bedelkiisa oo kheer qabana allow nasii Amiiiiiiin

  • @maancabaas
    @maancabaas11 жыл бұрын

    illaahow Unaxariiso Oo Jano Fardowso Gali Abwaanka Aadban Ujeclaa Waxa uu Ahaa Nin Aad Uniyad fiican Oo dulmiga Nacayb Aadna Udad Jacayl Wax Ahaa Shaqsi Aad Ukarti Badan Vision Aragti Fogna Leh Rabi Haku NAxariisto Amiiiiiiiiiiiiiin YAa Raxmaan

  • @dryaxye319

    @dryaxye319

    7 жыл бұрын

    maan cabaas jazakallaah wll si dhab ah ayaad u qeexday bacadle allaaha u naxariisto aamiin

  • @Qaasim27
    @Qaasim2710 жыл бұрын

    ilaahey hakuu naxiristo

  • @negaayesegaaye

    @negaayesegaaye

    9 жыл бұрын

    The

  • @Xavi18.
    @Xavi18.9 жыл бұрын

    Ala yaaraxma abshir bacadle waa runtaa

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy7 жыл бұрын

    ALLAH HA U NAXARIISTO, ABWAAN AL SHEIKH AL SHAACIR ISLAAMI, ABSHIR BACADLE.

  • @shamsomahamudosman8681

    @shamsomahamudosman8681

    4 жыл бұрын

    Aamin yaa rabi

  • @abdirazakahmedhasan4336
    @abdirazakahmedhasan43369 жыл бұрын

    اسأل الله العلي القدير ان يغفر لأبشر نور فارح وان يسكنه فسيح جناته كان من المحبين للاسلام وكان يدافع عنه وكان يرد على أهل البدع والخرافات من أجل ذلك أذوه وسجن في عهد حكومة سياد برى وترك اشعارا كثيرة ذات قيمة مفيدا للغاية تتعلق في شتى المجالات غفر الله له ولوالديه ولجميع المسلمن لا يستحق منا الا الدعاء فقط لانه انتقل الى جوار الله

  • @Abu_Salman_Somali

    @Abu_Salman_Somali

    7 жыл бұрын

    abdirizak ahmed nur نعم اخي ثم في اواخر حياته كان يرد علي اهل البدع التكفيريين من جماعات الخوارج الذين استباحوا دماء المسلمين

  • @salaadali6088
    @salaadali60882 жыл бұрын

    Allah ha unaxariisto abwaan abshir nuur faarax bacadlle janatul farsows allah haku arzaaqo aamiin aamiin aamiin

  • @ahmednorgambiye2906
    @ahmednorgambiye29069 жыл бұрын

    allaha u naxaristo abwan abshir

  • @ladanlaki4467
    @ladanlaki44678 жыл бұрын

    cabiir Adiga seda nagaha cml maxa ugo Cayaatamisa Abawanka Abashir Bacadale Adiga iska dayaa Qabiilka xiita ma garo mida kale Haweyo ka dhamawo Alhaa u Naxariisato Abtii qali ♥♥♥♥

  • @najmaabdullahi3316

    @najmaabdullahi3316

    8 жыл бұрын

    h

  • @seass9032

    @seass9032

    7 жыл бұрын

    @Ladan_laki runtaa wllshy diinta iyo masakiinta wax loo qabto ayeey aheed ee Qabiil nin yaqaan ma aheyn

  • @dryaxye319

    @dryaxye319

    7 жыл бұрын

    Ladan Laki sax walaasheey allaha ku dhowro nin culus buu ahaa bacadle abtigaa

  • @farhiyamusafardar3663

    @farhiyamusafardar3663

    7 жыл бұрын

    Ladan Laki. macanto ale haku dayo dadka qabyalad madaxa ka gashay iska dha qali ale jana ageyo ader mcne

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial10 жыл бұрын

    ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo abwaan abshir bacadle xaqiiqada ayuu ka hadlay wacade

  • @dryaxye319
    @dryaxye3197 жыл бұрын

    abshir bacadle alle ha u naxariisto waxa uu ahaa nin shakhsiyadiisu sarayso gabagana xaquu ka hadlay in kastoo xogaha si kale loo fasiran karo. any way alle firdawsa ha geeyo.

  • @deeqoalishire7744
    @deeqoalishire7744 Жыл бұрын

    Ilahay haku naxariisto adeer

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman73407 жыл бұрын

    wuu ku fara yaraystay 100 gabay ayuu tiriyay abshir nasab nasab dhalay weligaa waanu ku jecelahay viva khaatumostate of somalia

  • @shabeelkhansomalia9139
    @shabeelkhansomalia913911 жыл бұрын

    Abshir Bacadle ale ha u naxariisto waa abwaan somaliyeed

  • @abshirmohamed4025
    @abshirmohamed40256 жыл бұрын

    Allah hawnaxariisto Abwaan Abshir Bacadle

  • @naimadahir431
    @naimadahir4318 жыл бұрын

    janatul firdoosah Allah ka warabsho amiin

  • @abdinurmohamed5721

    @abdinurmohamed5721

    7 жыл бұрын

    Naima Dahir

  • @makoseed1671

    @makoseed1671

    6 жыл бұрын

    Naima Dahir

  • @makoseed1671

    @makoseed1671

    6 жыл бұрын

    Naima Dahir but in guy

  • @abdiweliahmed1070

    @abdiweliahmed1070

    6 жыл бұрын

    Naima Dahir a

  • @abdiweliahmed1070

    @abdiweliahmed1070

    6 жыл бұрын

    Alaha unaxariisto abwanka sharafta leh

  • @ismacilfiidow6487
    @ismacilfiidow64879 жыл бұрын

    alle ha u naxariisto b acadle

  • @zund4
    @zund49 жыл бұрын

    Allah yarxam ahu Abshir Bacadle

  • @abdirahmanfiqi2823
    @abdirahmanfiqi28236 жыл бұрын

    Allow ku naxariiso aaamiiin

  • @masbaalh4270
    @masbaalh4270Ай бұрын

    Allah unaxaristo

  • @sucdijama3653
    @sucdijama36537 жыл бұрын

    Allaha U naxariisto amiin

  • @mumtaazahmed5881
    @mumtaazahmed58818 жыл бұрын

    Allah yarxamhu abwaaan bacadle.

  • @khadirdahir7730
    @khadirdahir77306 жыл бұрын

    maashaa alaah ilaaahow u naxariiso abshir bacadle waxa uu ahaa abwaan dhab ah

  • @23hanad
    @23hanad11 жыл бұрын

    Rabi ha u naxariisto abwaanka runta ayuu ka hadlay ,,

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse94387 жыл бұрын

    ALLAH UNARISTUU amiiin amiin amiiin

  • @xalandhagoosh
    @xalandhagoosh11 жыл бұрын

    Ilaahow kuu naxariiso, yaa baantu ah ,walli ma marqaankii baad ku maqantahay,dadkaaga dhinac ka raac oo riyadda ka toos,

  • @Samiira87
    @Samiira8711 жыл бұрын

    abshir bacadle ilaahay hakuu naxariisto.

  • @somalipure8835
    @somalipure88356 жыл бұрын

    Abshir waxan u haystay abwaan soomaaliyeed lkn wuxuu noqday abwaan somalia ah

  • @nasriabdirahmaanelmi8485

    @nasriabdirahmaanelmi8485

    3 жыл бұрын

    War wiil #Mareexana baad soomaali oo dhan u nacday Intaas buu yiri

  • @somalipure8835

    @somalipure8835

    3 жыл бұрын

    @@nasriabdirahmaanelmi8485 Soomali iyo Somalia Kala Garo Soomali Anaah Kuna Faana iskanale Magacaa Qiimihiisa lkn Somalia Jacayl iyo Nacayb Toona nama dhexyaal waa Dawlad kamida 5ta Somaliyeed Jaarnimo iyo wanaag baa naga dhexeeya

  • @xasancabdirisaaqxuseen4743
    @xasancabdirisaaqxuseen47432 жыл бұрын

    Ilaajoow unaxariiso aamiin

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7536 жыл бұрын

    Aloow jannada fardoso Alloow kasawaabi abshir bacadle taariikh fiican buu katagay

  • @Abu_Salman_Somali
    @Abu_Salman_Somali7 жыл бұрын

    allah ha u naxaristo aakhirki wuxu ku dhintay caqiiqada salafiga isago aad u dhaleeceeyay ictisaamka iyo alshababka khawaarijta ah

  • @dryaxye319

    @dryaxye319

    7 жыл бұрын

    ibrahim jamal sax wll

  • @sahrawarsame725
    @sahrawarsame7256 ай бұрын

    Yaa sheekadan iga waramaya ma gabadh ay xidheen buu ka hadlayaa

  • @somalidhalada8957
    @somalidhalada89576 жыл бұрын

    walee hawiye waa gob gobi dashay faysal iyo jeegani 1994 ayeey soo baxday gunimadooda iyo gaal kaba usidka

  • @kylehorn9933

    @kylehorn9933

    5 жыл бұрын

    Kkkkkkkk

  • @craxmaansoodaani652

    @craxmaansoodaani652

    3 жыл бұрын

    Adiguna amisom ayaad kabaha usidaa muqdisho dhexdeeda faysal dalkiisa ayuu xoreeyee

  • @abcherali8367
    @abcherali83678 жыл бұрын

    allah yaraxma raaximin bacadle

  • @ridwaan52
    @ridwaan5211 жыл бұрын

    Allow kuu naxariisto abwaan

  • @23hanad
    @23hanad11 жыл бұрын

    Abshir bacadle. Samsam waa u hiilisay xaqana waad ka hadashay janatul firdows rabi hakaa waraabiyo 100000000000000000000000000000000000000000000000000000000000 ikhlaas ayaan kuu soo akhriyey.

  • @bilalsaney763

    @bilalsaney763

    Жыл бұрын

    Qisadaan iisheeg maxeey aheed nio

  • @FatimaMohamed233

    @FatimaMohamed233

    Жыл бұрын

    @@bilalsaney763 gbar sam sam axmed la dhaho weye guriga madxweyne ku xigenka jogtay ee isagi xitaa kufsady waxyna raben inay dilaan oo jar jaraan xitaa lkn teda ma noqn iydna maxmdoda xita ka hilisay lkn Ilhy ba xaqeda siyey diyaard ba lagu galbiyey oo America toos logu qaday

  • @bilalsaney763

    @bilalsaney763

    Жыл бұрын

    @@FatimaMohamed233 haa waan garty shukran abaayo

  • @abdirahman2365
    @abdirahman23658 жыл бұрын

    اللهم اغفرلكل من شهدلك الوحدانيةوللمصطفي ص ع وسلم بالرسالةومات علي ذالك ياأرحم الراحمين.

  • @maxamedcabdimire5640
    @maxamedcabdimire5640 Жыл бұрын

    ilahey ha unaxariisto janadii ilahey haka warabiyo qabriga ilahey ha u wasiciyo

  • @mahadhashi3485
    @mahadhashi34857 жыл бұрын

    Allow ku naxariiso muxuu halyey ahaaaaa

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur57696 жыл бұрын

    Adiga. Gabadhii. Niiyared. Eelagu Fara. Xumeeyey. Gaalkacayo dhinaca butlan. Eesacad. Miyaaney. Taasiba. Inan ahayn. Waliba. Ninkii. Hooyadeed. Qabey. Sagaal. Sano. Waaney. Dhimatey. Tan. Aad. Shee. Geyso lama. Kufsane. Maadudo. Did. Hawiyena. Waxaan kunacay. Daarood. Uraxleynta.

  • @maryansh.hussain898

    @maryansh.hussain898

    6 жыл бұрын

    nuura cilmi hawiyo iyo darood waa dad is fahmayo adinkaa yaa idin fahmayo somaali unbaad xumaysaan

  • @maryamadahir1199

    @maryamadahir1199

    4 жыл бұрын

    @@maryansh.hussain898 Waa Run. Hawiye Iyo Daaroodd Dadka Ayagaa Isugu Fahma.

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan16254 жыл бұрын

    Masha allaah allow unaxariiso

  • @zahraabdi9972
    @zahraabdi99724 жыл бұрын

    Thanks yes good Allah like good

  • @maryanabdi7743
    @maryanabdi77436 жыл бұрын

    رحمك الله

  • @cumarqaylow7367
    @cumarqaylow73676 жыл бұрын

    ilaahey ha u naxariisto

  • @muxyadin91sheekhmuuse90
    @muxyadin91sheekhmuuse9011 жыл бұрын

    adeer bacadle iyo xasan shekh tona Sland waxba ka maqaadayan ayar fadhiya konfurey! HADI KALE 4 INA GODONE OO KALE AH AYAAN SODIRAYNAA aad waalatane

  • @suleimanmohaa5106
    @suleimanmohaa510610 жыл бұрын

    Allow kuunaxariiso

  • @jamha3683
    @jamha36833 жыл бұрын

    Abshir WAA habar gidir......Allow wadaniysaha somlia ee habar gidir inoo ilaayi

  • @caliyare9814

    @caliyare9814

    Жыл бұрын

    Wll habar gidir maaha maanta ee uducee

  • @mariamarafat3933
    @mariamarafat39332 жыл бұрын

    Alehakuu naxariisto abshir nuur faarax

  • @yusufmohamed9868
    @yusufmohamed986810 жыл бұрын

    waa xaqiiq

  • @sugulemediaproduction6122

    @sugulemediaproduction6122

    6 жыл бұрын

    Yusuf mohamed

  • @farhanhussein6593
    @farhanhussein6593 Жыл бұрын

    Guul abwan

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad36242 жыл бұрын

    Allahu akabar waa xaqiiq

  • @noradinosman6951
    @noradinosman69515 жыл бұрын

    walaahi wuu iska hadlay, ee majirto somaliland iyo somalia oo dib umidoobayaa, xitaa somaliland ma yeelayso na xukun oo caasimadu ha noqoto Hargaysa, xasad iyo xumaani haday xurma leeyihiin xamar baa xasili laheyd

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7537 жыл бұрын

    Abshir bacadle Allah jannatul fardoows Allaah haku geeyo

  • @zahrabeauty4083
    @zahrabeauty40835 жыл бұрын

    Aduunyo waataas alaha unaxariito ahlu Qayr ayuu ahaa abaalkiisa jano alaha kadhigo

  • @yusufsultanyusuf4470
    @yusufsultanyusuf44706 жыл бұрын

    Ilahay haunaxariisto aaaamiiin

  • @idoorking7024
    @idoorking70242 жыл бұрын

    Maahir ilaahoow janadi gee

  • @saynabjirde198
    @saynabjirde1986 жыл бұрын

    ILAAHAY haw naxariisto

  • @abdiladifahmeddhegjar4651
    @abdiladifahmeddhegjar46513 жыл бұрын

    Mansha Allah

  • @yasosaed988
    @yasosaed98811 жыл бұрын

    gabyaaga qabyaalada baa qaatay waxa kasta ilaaha ha u naxriisto jandii fardoowsa ha ka waraabiyo kn nin waagacusub leh ee daahir qabyaalda iska daa

  • @dryaxye319

    @dryaxye319

    7 жыл бұрын

    yaso saed aamiin ruux aan gafin ma jiro aduunka tana carada fara badan ayaa ka keentaan is leeyahay

  • @abdiwelibravo4957
    @abdiwelibravo49578 жыл бұрын

    mnshllh alahayow janatul fardowso kawaraabi

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud34326 жыл бұрын

    Ilaahay ha u naxariisto abwaankii shiikhii abshir bacadle run buu kahadlay gabadh soomaaliyeed ayuu u hiiliyey

  • @mahadsharcaawi7216
    @mahadsharcaawi72162 жыл бұрын

    Mashlh

  • @fartuuncalixaajifartuuncal7620
    @fartuuncalixaajifartuuncal76207 жыл бұрын

    allow kuu nax riisto abshir bacadle

  • @kafi83
    @kafi8311 жыл бұрын

    abwaan bacadle waa u caqli celisay walaaha waqooyi

  • @sumuud
    @sumuud10 жыл бұрын

    رحمه الله

  • @jamaaljamaal3506
    @jamaaljamaal35066 жыл бұрын

    Allaha unaxristo

  • @salaadali6088
    @salaadali60882 жыл бұрын

    اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الخطايا كمانقيت الثوب الابيض من الدنس وابدله دارا خيرا من داره واهلا خيرا من اهله وزوجا خيرا من زوجه وادخله الجنة واعده من عداب القبر وعذاب النار ءامين

  • @muya556
    @muya55611 жыл бұрын

    Ma iidoor bas sharafl leh iidoorland ilaahayow ha i gayn geeri baa dhaanta any way abwaanka illaahay ha u naxariisto

  • @mahadhashi3485
    @mahadhashi34857 жыл бұрын

    Allow kunaxariiso

  • @mahamudabdullahicilmi4652
    @mahamudabdullahicilmi46529 жыл бұрын

    Maashaa allaah

  • @zund4
    @zund49 жыл бұрын

    war aflagaadada ka dhaaf gaari meyside, mana haboona in lacayo qof geeriyoodee... No wonder Somalia is failed state and in Turmoil over 22 years , when I see some of the sick comments , I am not going to slander your qabiil or any Somali tribe , but I will tell your nin ay Jaahilyad ku dambasyo. How much hate one have , when they can't leave alone Dead Wadaad , we knew his good character لكل جاهل عنصري اقول موتوا بغيظكم ورحم الله الشيخ ابشر بعدلي و جعل جنة الفردوس مثواه أمين يا رب العالمين

  • @negaayesegaaye

    @negaayesegaaye

    9 жыл бұрын

    X

  • @azmatayub6586

    @azmatayub6586

    9 жыл бұрын

    R .

  • @dryaxye319

    @dryaxye319

    7 жыл бұрын

    yaliban Yusuf امين يا رب

  • @sugulemediaproduction6122

    @sugulemediaproduction6122

    6 жыл бұрын

    yaliban Yusuf

  • @mahamedlaki8370
    @mahamedlaki83709 жыл бұрын

    cabiir melkasto qabiil miya Keene allah la baq

  • @ducaysaneduca2940
    @ducaysaneduca29409 жыл бұрын

    waxaan ayaa gabaya waa is geeraar iska hale ..

  • @muscabdiagnosticandtrainin1727

    @muscabdiagnosticandtrainin1727

    7 жыл бұрын

    Ducaysane Duca somalia adiga oo Kle inta ku jirto mahagaageeso mawaxa u quuriladahay hal abuurka marxuunka

  • @nafkuneceb
    @nafkuneceb11 жыл бұрын

    MASHA ALLAH ALOOW KUU NAXARIISO ABSHIR BACADLE WALEE GABAYGANI MAANTUU RUMOOBAY (ISAAQLAND) DADKIINA DHINAC KARAACA OO RIYADA KONTEENARKA KATOOSA VIVA SOMALI WEYN

  • @cabdicasiis4110
    @cabdicasiis41107 жыл бұрын

    Maanshaallah

  • @Gellegaab
    @Gellegaab11 жыл бұрын

    qabiil qaran ma noqdo caalamkana waa ogyihiin

  • @somalidhalada8957
    @somalidhalada89576 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂waa sidaan u soo gacan gali nye niic maxay tarta ictiraaf waa intey soomali ka heshiis uu yiri abwanku 👍👍👍👍

  • @ahmedjamac2175
    @ahmedjamac21756 жыл бұрын

    Ashire bacadile

  • @abdullahiking4003
    @abdullahiking40038 жыл бұрын

    geesi ilahow ku naxariiso runloow

  • @flognships
    @flognships11 жыл бұрын

    kkkkkkkkkk muxu khaladoo uu sheegay abwaanku ma gabar 15 jir ha in la kufsado oo ciidan iyo dowlad wada socda si systematic ah u kufsadaan ayan gunimo ahyan xita guntu kuma kacdo waxaaso kale rag wa la iska dhiciya lakin maskin ah oo marti ah oo ninkii ay soo martiday ee ay ehelka mooday ku fasaxay ciyal suuq maxkamadii iyo maamulkiina qarsheen oo dabool saareen dhibkeeda ayan gunimo ahayn gaalka cadaanka aha aya idin dhamay ee dhoofiyay ayada iyo familkeedaba gun fooqal gun cidii ficilkas samay

  • @therepublicofsomaliland4661
    @therepublicofsomaliland466110 жыл бұрын

    ninkaan wagaacusuub lee maxa lagaaga siiya somaliland i wish i will see u one day some where so how

  • @randomystuff6859

    @randomystuff6859

    3 жыл бұрын

    Spoken like a lil bitch! Man up sxb

  • @Nabiiha-love
    @Nabiiha-love11 жыл бұрын

    hehehehehehehehehehehehe. gabayga waxaa iiga baxay Naagii isma furi karto lakiin way dudi kartaa. hehehehehehehehehe!! Illaahay ha u naxariisto marxuunka.

  • @ifrahmahamoud5016
    @ifrahmahamoud501611 жыл бұрын

    walee bacadle waa iskaga jaray

  • @cusubohormar7319

    @cusubohormar7319

    5 жыл бұрын

    Ilahayow u naxriiso qof qaaliya ayuu ahaa

  • @bukhariali2986
    @bukhariali29866 жыл бұрын

    Illahaw unaxiiso

  • @muqdishomadia9052
    @muqdishomadia90529 жыл бұрын

    Illahow unxriiso

  • @mostafamohammed5198
    @mostafamohammed51982 жыл бұрын

    Gabaygaan wuxuu 2004 markii madaxweyne ku xigeenkii Somaliland uu afduubay samsam axmed ducale oo ahayd gabar yar oo katimi bosaso soona ag martay guriga madaxweyne kuxigeenka

  • @ahmedliban7035
    @ahmedliban70353 жыл бұрын

    23.11.2020

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman73405 жыл бұрын

    gabay murti badan oo dhamaan run noqday tigreegii aad xusi jirteen xaguu ku danbeeyey dee oromo dana xusa lol ama khayre midkood xusid la.aan ictiraaf majiro

  • @cawiljamac7952
    @cawiljamac79527 жыл бұрын

    gabaygan waxaa ukahadalaya fadeexada gabadhi majeerten ah lagu xidhay hargaysa kadibna kakufsaday hadda nasahaaa koronto laga qabtay ceeb taas ka xun majirto

  • @jeneralsooyaal3447
    @jeneralsooyaal344711 жыл бұрын

    abshir afkaada caano lagu qabay qabaygaan waan xasuustaa marki la tiriyay waxaa abwaanka ka codsaday inuu arinti gabadhi lagu xirey sland ka hadlo weriye Fahad Yaasiin

  • @sss-pf7hw
    @sss-pf7hw7 жыл бұрын

    maasha allah