Gabar so bandhigtay siir badan

Пікірлер: 31

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi10611 күн бұрын

    Subhanallah I pray to Allah (SWT) listens to her prayers. We urge the government need to listen immediately. We are proud of you my sister and our dua with you. Thank you brother for the great content

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q13 күн бұрын

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @munira005
    @munira00514 күн бұрын

    Masha Allah ALLOW GABADHAAN OO KALE KA DHIG GABDHAHEENA SOOMAALIYEED ALLOW KU XIFDI AAMIIN MAHADSANID ❤❤❤❤❤ Aamiin Yaa Rabbi

  • @samiraabdi9544
    @samiraabdi954414 күн бұрын

    Thank you for sharing this information

  • @Cadnanyare36

    @Cadnanyare36

    14 күн бұрын

    Than u

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct14 күн бұрын

    iyadolaogyahay xalanewaxakasocda hadana Waxamacnotiraya arinkan gabadhu marki shaqada lagaeryay kadib bayshegtay waxakaficnayd kahor iyadoshaqaynaysa inaygudbiso sihose cadaymo macqula diyariso kaduwan qofsawirkis cadiya sihose ilatumashada siqarsodiya walakicilaha balse hada waqofcaraysan oshaqadi wayay

  • @fartunkeynaan3781
    @fartunkeynaan378111 күн бұрын

    Afkasiduuleeyahay indhahana kor utaagayo oo aadmoodo in gadwall lagariixayo maxayatahay waryaa ilafiiriya siduuleeyahay ashraf

  • @OmarAhmed-fg7kc
    @OmarAhmed-fg7kc13 күн бұрын

    Alaahu maabalqtu walaal ajiriyo xasanaad alaah hakasiyo risaalo xaqa ayaad gudbisay xaqaagana isha alaah akhiriyo aduunba wadheli dawlad iyo shacaba kuwii risaalada qaata cadawgaa na kaqabta umada laah hakdhigo

  • @user-im6zu2xq3u
    @user-im6zu2xq3u14 күн бұрын

    Dowlada intaan xalane lagaarin Ciidan baara hala dhigo

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah574612 күн бұрын

    Dowladda hadaaney waxaan kawarqanin maxey dowlad katahay, xafiisyada kuyaal OO lagu kiristaameeyo maxey u xiri waayeen. Dumarka halkaa kunira, I mean Xalane ee gaaladu soo use gareysan yaan lagu soo deyn waddanka, waxey wadaan HI V. Waxeyna ugu tala galeen in ay waddanka ku faa fiyaan, maahan in ay keliya rabaan in ay isticmaalaan waa fitnada ah waddanka.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q13 күн бұрын

    Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh acdubilh

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere97357 күн бұрын

    Adeer Xassan dhiiqo oo Ayax oo bad iyo beriba xaraashey hadana Qabuurihii ka baxsan Wayeen baa dalka Madaxweyne ka Noqdey Adeer Xassan dhiiqo oo diirato ah miyuusan aheyn kii Arabia Saudi Arabia gabdhaha Somaliyeed ka iibiyey oo yiri $50 oo canshuur baan gabarkasta ka rabaa ???????

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid14 күн бұрын

    War, markey ina Elman ka hadashey waxa mesha ka socda, wa tii mesha lagu dhex togtey. Orod so badha

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq951410 күн бұрын

    😂😂😂😂kan buurani ma gaarad gariirayo xujab xidhanba wan yaabe

  • @hodanmume8498
    @hodanmume849814 күн бұрын

    WADAADADA WADANKA JOOGO HA KA HADLAAN HALOO SHEGO💙

  • @maxamedshariif8191
    @maxamedshariif819114 күн бұрын

    Xalane & Balli doogle Madaxda Dalka waa ka war qabaan in uu Fasaad & Xatooyo ay ka socdaan oo la Xado Macdanta Dalka ,Daroogadana laga soo dejiyo Xalane laguna fasadiyo Ardada Jaamacadaha & Dugsiyada & Gobolada iwm.

  • @SuadMohamud-ql1cc
    @SuadMohamud-ql1cc14 күн бұрын

    Alshpp😂 mxy shqadooda uqabsan waayeen dawlad kma jirto somalia😂😂😂

  • @Caliya7

    @Caliya7

    14 күн бұрын

    Alshabab marabaan iney shaqo kaqabtaan kuwa fasahaadka sameynaya iyo weliba gaala waxey gubaan oo laayaan masaakinta iyo masajida dadka kujira oo waa sida sheydaanka shaqadoodu.

  • @SuadMohamud-ql1cc

    @SuadMohamud-ql1cc

    14 күн бұрын

    @@Caliya7 sax waaxas waxaa kadanbeeya waa rer Europ

  • @fardusaw9688
    @fardusaw968814 күн бұрын

    Cuquba ku dhacday somaliya because somalilan waxay ku aflagadaynayeen oo dhan baa gudahooda taala faqash shacabkiina badbadeya intaad somalilan makhruuqnimada ladaba socotan.

  • @user-jy2ey2bh9d

    @user-jy2ey2bh9d

    14 күн бұрын

    Fardusaw9688 walal somalind iyo somaliya inta ka tagto akhiro inaad cadaab gasho rabto dadka aflagaadeey ee walalkaa cuqdada aad uqaadeyso iska daa somalind waaba meelweeyn guriga kugu dhegen waxa kadhacadan ogeeyn qof wax uusheegay dad dhan ha ujaaifeeyn meelwalbaa dhibaato kajirto marka xumaanta iska daa walalkaa oo dhibheeysto uduceey iskana aamus ❤

  • @user-jy2ey2bh9d

    @user-jy2ey2bh9d

    14 күн бұрын

    Fardusaw9688 walal somalind iyo somaliya inta ka tagto akhiro inaad cadaab gasho rabto dadka aflagaadeey ee walalkaa cuqdada aad uqaadeyso iska daa somalind waaba meelweeyn guriga kugu dhegen waxa kadhacadan ogeeyn qof wax uusheegay dad dhan ha ujaaifeeyn meelwalbaa dhibaato kajirto marka xumaanta iska daa walalkaa oo dhibheeysto uduceey iskana aamus ❤

  • @SuadMohamud-ql1cc

    @SuadMohamud-ql1cc

    14 күн бұрын

    😂😂😂cuqdada meesha ay kajirto waa idin ka tan labaad umad dhan ha caayin umadu waxy leedahy umad xun iyo umad fiican midkle mia illowdey abaarso soo umado waxy leedhy umadxun iyo fiicn tankle somlia lawadayhy

  • @user-jy2ey2bh9d

    @user-jy2ey2bh9d

    14 күн бұрын

    @@SuadMohamud-ql1cc walal in aad qofka xumaan ugu jwbto waxaa kasharafbadan waaani alle Haku barakeeyo intii muslima oo dhan ayaa walalo ah hadana dadkii somalida kii kujinsiga ahaa ayey dhib urabaan waa laga baxa inshalah

  • @user-jy2ey2bh9d

    @user-jy2ey2bh9d

    14 күн бұрын

    @@SuadMohamud-ql1cc walal in aad qofka xumaan ugu jwbto waxaa kasharafbadan waaani alle Haku barakeeyo intii muslima oo dhan ayaa walalo ah hadana dadkii somalida kii kujinsiga ahaa ayey dhib urabaan waa laga baxa inshalah

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi668114 күн бұрын

    Qofkan sidan u yaalo waligeed xalane kama shaqeynin e naga tag

  • @SuadMohamud-ql1cc

    @SuadMohamud-ql1cc

    14 күн бұрын

    Yaa information mia hysaa mise wadkashqeeen jirty

  • @user-st3of1ui4r
    @user-st3of1ui4r13 күн бұрын

    Sax❤

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid14 күн бұрын

    War Meesho wa mesha madaxa la ino ga tagen yahey. Toshka ku haya Xalene 🔦🔦🔦🔦🔦🔦.#getoutofxalanenow

  • @Borama1960
    @Borama196013 күн бұрын

    Bruh, why are u mentioning President Muuse Bixi? Muuse is Somaliland's president, not Somalia. You do know Somaliland is not Somalia, right? Stuff like that will never ever happen in Somaliland. The men in Somaliland don't tolerate that disgusting behavior 😤 U guys in Xamar need to get your shit together. This is beyond embarrassing walaahi.

Келесі