No video

Gabadhii Caqliga badneed iyo ninkii Foosha xumaa ee Guursaday Sheeko Xikmad badan

Пікірлер: 68

  • @fadumoladan
    @fadumoladan3 жыл бұрын

    Waa sheeko xikmad badan Mnsha Allaah abwaane mhdsndiin

  • @abdilaahimahamed1027
    @abdilaahimahamed10274 жыл бұрын

    Dhalin yar aad ay uga muuqato akhlaaq fiican iyo daganaan maskax aad u fadhida waxbadana badalikartaa ay ku duugan tay waliba xaga dhaqanka oo dhalinyara soomaaliyeed ay aad uga liitaan badan koodu 👏👏👏👏👏 taageero lanbarkoow ayaan idiin ahay barnaamij yadaad soo galisaana aad baan ugu taxanay siiba waxaan aad u dhagaystaa gabayga aabo iyo ka hooyo ee abwaan camaari hadal badan haamo lagama buuxshee horu socod wacan 🤙🏻🤙🏻🤙🏻🤙🏻🤙🏻🤙🏻🤙🏻🤙🏻🤙🏻🐎🐎🐎🐎🐎

  • @abwaancamaari

    @abwaancamaari

    4 жыл бұрын

    masha allaah sxb aadbaad u mhadsanthy

  • @abdilaahimahamed1027

    @abdilaahimahamed1027

    4 жыл бұрын

    @@abwaancamaari adaa mudan abwaane

  • @adamahmed973
    @adamahmed9734 жыл бұрын

    Niman yohow, guulays diinta iyo dhaqanka iyo afka intaba waxaad tihiin niman u diran, anigu waxaan ka mid ahay jiilasha idinka waa weyn, lkn runtii ka faa'iidaysta xikmaddina horay u socda waxaana ku sii farxi lahaa jiil noociinaas ah oo meelo badan dalkeena ka soo shaac baxa. Waadahadsan tihiin. Adam.ahmed calas.

  • @hanadyare8679
    @hanadyare86792 жыл бұрын

    M.a samigey Abwaan calinuur shiine iyo Abwaan Camaari waa nii salaamey

  • @dahirise7762
    @dahirise77624 жыл бұрын

    Walahi waa sheeko aad iyo aada u xikmad badan fadlan soo badiya xikmadaha

  • @shukriabdikadir387
    @shukriabdikadir387 Жыл бұрын

    Mnsh Allah abwanada

  • @saciidogumbe8068
    @saciidogumbe80684 жыл бұрын

    Masha allaha allaha idin xifdiyo horay i socda

  • @zakifilmschennel631
    @zakifilmschennel6314 жыл бұрын

    M.a sheeko xikmad badan abwaan camaari keep going

  • @rahimasa7534
    @rahimasa75344 жыл бұрын

    Masha allah

  • @abdirizakwadani3173

    @abdirizakwadani3173

    4 жыл бұрын

    Mashaalah abwanda

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra75414 жыл бұрын

    Waa igu balan inaan like saaro idinkuna igabalanqaada maadaama aad abwaano tihiin inaan nabada soomaaliya kawada shaqayno iyo qaranimo

  • @abwaancamaari

    @abwaancamaari

    4 жыл бұрын

    Waaa balan wall qaliya

  • @mahamedcade9100
    @mahamedcade91004 жыл бұрын

    Masha.allaah

  • @kifahofficiall287
    @kifahofficiall2874 жыл бұрын

    Mnaha allah dad qalia abwaano iyo hal abuuro qalia

  • @ibadofarah7596
    @ibadofarah75963 жыл бұрын

    NIN. Raged. Mansha Allaah tabaraka Allaah ❤️

  • @feizaomar2212
    @feizaomar22123 жыл бұрын

    M.a Allah haidin ziyathiyo ilmika iyo walibo garashda

  • @alidhicis6474
    @alidhicis64744 жыл бұрын

    wallaahi waasheeko xikmad leh waana iga qosliseen

  • @ssfaraxsan6951
    @ssfaraxsan69514 жыл бұрын

    Maasha alaah abwaan camaari guulayso

  • @kingofmoney9899
    @kingofmoney98994 жыл бұрын

    abwaan horey usoco

  • @muslimah.peaceloving.5947
    @muslimah.peaceloving.59474 жыл бұрын

    Sheeko wanaagsan wayeelka iga sheekayeen. Masha Allah.

  • @cabdirisaaqmohamed2840
    @cabdirisaaqmohamed28404 жыл бұрын

    M.a kuli wan taagera gabayadina iyo xikmadaha quruxda badan m.a hory usii wada

  • @cabdullaahishiq5182
    @cabdullaahishiq51824 жыл бұрын

    Horu socod wacan

  • @libaanfandhe3825
    @libaanfandhe38254 жыл бұрын

    Runti wa sheko xigmad leh o an.wax badan.ka fa idnay horo usocda

  • @abdullahishmohamed8909
    @abdullahishmohamed8909 Жыл бұрын

    Waa sheeko aad uxikmad badan

  • @fadmabashirali8924
    @fadmabashirali89244 жыл бұрын

    Waa sheeko aad u xigmad badan

  • @shiiqabdirahman3442
    @shiiqabdirahman34423 жыл бұрын

    M,a ala idin xifdiyo

  • @Ahmed_Showqi
    @Ahmed_Showqi4 жыл бұрын

    Abwaan camaari sheeko xigmad badan

  • @ahmedgondo8475
    @ahmedgondo84754 жыл бұрын

    Mansha allah xikmadbaa ku jirta sheekada horena waan umaqlay qybka mida

  • @kabtanmoha8011
    @kabtanmoha80114 жыл бұрын

    Masha allah waa sheeko macquul ah

  • @mssamuli8316

    @mssamuli8316

    Жыл бұрын

    ❤❤❤

  • @hamdimahamedhassan7357
    @hamdimahamedhassan73574 жыл бұрын

    Mansha Allah waa sheko xigmad leh Allah idin xafido

  • @hodmanshiiq7085
    @hodmanshiiq70854 жыл бұрын

    Masha allh xafidahullh

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon73814 жыл бұрын

    HURYO UGAAS iyo KABA CALAF waa sidaas sheekadu

  • @user-gn4oz4eb8u
    @user-gn4oz4eb8u3 жыл бұрын

    Kkkk masha allah

  • @soomaalisoomaalidhalay6687
    @soomaalisoomaalidhalay66874 жыл бұрын

    Wcs

  • @muslimah.peaceloving.5947
    @muslimah.peaceloving.59474 жыл бұрын

    Masha Allah fariidiin.

  • @ahmedgondo8475
    @ahmedgondo84754 жыл бұрын

    Abwaan camari chanelkaga wanku xidhanahay horu soco sxb

  • @dhaashanecali1142
    @dhaashanecali11424 жыл бұрын

    Kkkkkkkk sheko qosol badan

  • @sahromaxamed2786
    @sahromaxamed27864 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @abdullahialiabdi883
    @abdullahialiabdi8834 жыл бұрын

    axsan sheeko anoo yar ayaa hooyaday oo wlshy uga sheekaynaysa dhageestay waad isoo xasuusisen aad ayaan u dawadaa{abwaan camari cennel}

  • @hodanabdullahiahmed9673
    @hodanabdullahiahmed96734 жыл бұрын

    asc wllo waan ku salamy adi iyo iikhiiyarata kale waxd tiihiil dhaliin yaro xiigamad alllle ugu deeqay ee ooray uusoo cada alllllh iidiin xifidiyo

  • @muhuboali9125
    @muhuboali91254 жыл бұрын

    Sheekada kaba calaf Waa sheeko run ah, waxaa jooga faraciisii , dadkii ka farcamay, Waa qabiil ladhoho kabo calaf

  • @ahmedguumbe8363
    @ahmedguumbe83634 жыл бұрын

    Masha allaah illaaheey ha idin dhowro

  • @muslimah.peaceloving.5947
    @muslimah.peaceloving.59474 жыл бұрын

    Allaha idin xafido walaalyal.

  • @mohaaalii2631
    @mohaaalii26314 жыл бұрын

    Waad iga qosliseen

  • @somaliiftiinshetv3599
    @somaliiftiinshetv35994 жыл бұрын

    Lake isaar wlle

  • @shariifmohamad9677
    @shariifmohamad96774 жыл бұрын

    msha alah waa sheka fcn

  • @cabdullaahishiq5182
    @cabdullaahishiq51824 жыл бұрын

    Waaw

  • @makoabdi1804
    @makoabdi18042 жыл бұрын

    Masha allha😂😂🤣🤣🤣🔥

  • @kingofmoney9899
    @kingofmoney98994 жыл бұрын

    wlhi wn jeclaaa

  • @sirtadahsoontube8374
    @sirtadahsoontube83744 жыл бұрын

    Kulahaa sacadan saacadeeda

  • @abdinaasiradanahmed2261
    @abdinaasiradanahmed22614 жыл бұрын

    Horey usocoda insha allaha

  • @adamahmed973
    @adamahmed9734 жыл бұрын

    Tolow wiilashaan caaqiliintaa ma soomaali galbeedbaa? Maashaa'allaah ilaahay haydin barakeeyo.

  • @dhalboqortooyogm5252

    @dhalboqortooyogm5252

    4 жыл бұрын

    Waa reer galmudug wiilashu.

  • @mssamuli8316
    @mssamuli8316 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @axmedaxmed4689
    @axmedaxmed46894 жыл бұрын

    Asc

  • @cabdullaahishiq5182
    @cabdullaahishiq51824 жыл бұрын

    Abwaano isbahestay

  • @kingofmoney9899
    @kingofmoney98994 жыл бұрын

    inaan kula kulmo

  • @somaliiftiinshetv3599
    @somaliiftiinshetv35994 жыл бұрын

    Maasbaalah camaari

  • @moogemooge3836
    @moogemooge38364 жыл бұрын

    Kkkkkk

  • @mandeqmanka8748
    @mandeqmanka87484 жыл бұрын

    Koxdinan adban u jeclahay runti waxaa tihin dad xigmad badan

  • @somaliiftiinshetv3599
    @somaliiftiinshetv35994 жыл бұрын

    igasoogaar

  • @ahmedguumbe8363
    @ahmedguumbe83634 жыл бұрын

    Masha allaah illaaheey ha idin dhowro

  • @abdinaasiradanahmed2261
    @abdinaasiradanahmed22614 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @nuurajama2204
    @nuurajama22044 жыл бұрын

    masha allha

  • @ahmedguumbe8363
    @ahmedguumbe83634 жыл бұрын

    Masha allaah illaaheey ha idin dhowro