GABADHAAN DOOQAAGA MATAHAY WIILASHA TEAM27 DOOQOODA QOFAA LAGU ADKEEYAY

Пікірлер: 1 200

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud51343 ай бұрын

    Faadil waa legend wlhi Goaankiisa ayuu ku socdaa no face baa la dhahaa ciyaartaasoo kle

  • @selfbelief3944

    @selfbelief3944

    3 ай бұрын

    😂🥰🤣😁🥳💋💟🤍💯💥🫂🦱🤩🐯🦬🌹

  • @sucdiinamohamud6493
    @sucdiinamohamud64933 ай бұрын

    Qof Walboo Muslim ah waxaa U Hamplyenayaa Bisha Barakesan Ramadaan🎉❤

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye43333 ай бұрын

    Faaadil waa nin wanaagsan team 27 is muujiya ❤❤

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q3 ай бұрын

    Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🌙🤗

  • @hamdixarago2575

    @hamdixarago2575

    3 ай бұрын

  • @abshiroosmanibrahim

    @abshiroosmanibrahim

    3 ай бұрын

    Abeere isoqawo wll

  • @user-dk9dv1be7j

    @user-dk9dv1be7j

    3 ай бұрын

    ​@@abshiroosmanibrahim War kan abeera mahan

  • @Mumtazdagan1
    @Mumtazdagan13 ай бұрын

    Ramadan muparak❤

  • @user-yh9qz6fq7l

    @user-yh9qz6fq7l

    3 ай бұрын

    Kulu Caam Wa,Antum Bikheyr Allow Ramadaanka kheyr kiisa HaNa ina Wada waa fajiyo

  • @musdalifasuldaan8928

    @musdalifasuldaan8928

    3 ай бұрын

  • @AyaanleDek

    @AyaanleDek

    3 ай бұрын

    Ramadan kariim Wallaÿl

  • @xamdamuusecali9378

    @xamdamuusecali9378

    3 ай бұрын

    Ramadan Mubarak ❤❤❤❤❤

  • @mdakp9231

    @mdakp9231

    3 ай бұрын

    Ramadaan mubarak❤

  • @copitaanosheed8936
    @copitaanosheed89363 ай бұрын

    Next waxaad ka dhigtaa challenge quraanka icant wait❤❤❤

  • @abdikafihassen9101
    @abdikafihassen91013 ай бұрын

    inta paysiiii isdhaafisay like saara😂

  • @Hafsaherbal

    @Hafsaherbal

    Ай бұрын

    Markasta😂

  • @ayang7089
    @ayang70893 ай бұрын

    Ninka darti intaso dhalinyara isugu timid Allaha ku xafido bro keep going 👍

  • @hudafuture1330

    @hudafuture1330

    3 ай бұрын

    Asad is great man wlhi ❤

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi39523 ай бұрын

    Kusali nabi mohamed scw ❤❤

  • @xamdamuusecali9378

    @xamdamuusecali9378

    3 ай бұрын

    Scw scw scw❤❤❤

  • @user-bd8zb7gq5j

    @user-bd8zb7gq5j

    3 ай бұрын

    Scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤

  • @MASLAX4K

    @MASLAX4K

    3 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @khaledabdikarim

    @khaledabdikarim

    3 ай бұрын

    ],😊,😊0😊

  • @user-uc4sv7dm7c
    @user-uc4sv7dm7c3 ай бұрын

    Malin waxdhicdonto asad xajiyow lugihisa intuku is tago ragan intu saf lasogalo gemkan laciyaro hadhowato ama hadherate wlhi hadalkan iskamadhihin e wllkey wan umurgey naxarista Allena kamaqusto ila qof an Muslim aheyn🥺

  • @umusaabir

    @umusaabir

    3 ай бұрын

    Insha allha

  • @user-mr8kn3cy4b

    @user-mr8kn3cy4b

    3 ай бұрын

    Illahay ha u rumaayo

  • @nagmaabdillahi276

    @nagmaabdillahi276

    3 ай бұрын

    Insha allah ilaahayow u rumee hdalkga

  • @user-uc4sv7dm7c

    @user-uc4sv7dm7c

    3 ай бұрын

    @@nagmaabdillahi276 amin yarabi🤲

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion3 ай бұрын

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤

  • @user-on1nh7us4n
    @user-on1nh7us4n3 ай бұрын

    Wll igula sali xababiikeena sharafta badan scw❤

  • @AbdirahmanMouna-dp6xk

    @AbdirahmanMouna-dp6xk

    3 ай бұрын

    Scw

  • @DaganNagad-so9mb

    @DaganNagad-so9mb

    3 ай бұрын

    Scw

  • @HuseenKaafi

    @HuseenKaafi

    3 ай бұрын

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @fartuunabdulqani

    @fartuunabdulqani

    3 ай бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @TijaaboChannel-vz7xo

    @TijaaboChannel-vz7xo

    3 ай бұрын

    Scw

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman2623 ай бұрын

    Asad xalay waxan ka codsaday inuu prat 2 wiilasha kasoo dhigo wuuna kasoo dhigay Thanks Asad

  • @aliderie4978

    @aliderie4978

    3 ай бұрын

    Hhhhhhh kuwaan wll maaho❤🎉

  • @xaliimosiidow4169

    @xaliimosiidow4169

    3 ай бұрын

    Dartaa miyaa hee yaana ku arkayo horta awal gabar markii lagu soo sameyo wiil aa lagu sameyaa😂

  • @aliderie4978

    @aliderie4978

    3 ай бұрын

    @@xaliimosiidow4169 kkkk

  • @adoontiallesiman262

    @adoontiallesiman262

    3 ай бұрын

    @@xaliimosiidow4169 war ani dartay baa video ga loo soo duubay maan ku dhahay shaqa la,aan badanidaa

  • @maryanmuuse4427

    @maryanmuuse4427

    3 ай бұрын

    Ma sheeg marka 😂😂​@@xaliimosiidow4169

  • @user-gu9st4sf9r
    @user-gu9st4sf9r3 ай бұрын

    Ramadhan mubarak team 27❤

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar45913 ай бұрын

    Halka nin ee jooskiisa sida saxda ah u ciyaaraayo waa faadil❤

  • @user-qt8dr7xv2q
    @user-qt8dr7xv2q3 ай бұрын

    Faadil wa nin wadaad ah wlhi aqlaaqle❤ Ceydana wa ixtiraamki oo qof ah gabarna no uma taaban❤

  • @Deqamohamud-bm2bz

    @Deqamohamud-bm2bz

    3 ай бұрын

    Wuu tabtey safiican u fiiri

  • @FaadumoYariiseey-ic3qy

    @FaadumoYariiseey-ic3qy

    3 ай бұрын

    Deeqo afro soo no umataaan

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal37203 ай бұрын

    Inta sugeyso musalsal ka ❤❤ Ramadan Mubarak damaantin🎉

  • @chirdonhoussein6926
    @chirdonhoussein69263 ай бұрын

    Keep going frome USA 🇺🇲 team 27 Big respect First comment

  • @shugrimohamed8378
    @shugrimohamed83783 ай бұрын

    Wiilka ciyaarta ugu horeeyo waa wiil aad iyo aad u fican hab dhaqankisa iyo sidu dadka u wada simey ❤❤❤ nolow abowe full respect ✊🫶❤️👍🙏

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s3 ай бұрын

    Imk waa Legend. Waxan wuu fhnsanyahay

  • @iprahimmohamedali3016
    @iprahimmohamedali30163 ай бұрын

    Asad wxaan wata codsi kaad oo ah madaaama Bil Ramadaan lagu jiro music in aad k Dhaafto Vedioga aad soo Galinayso inta lagu jiro bisha Ramadaaan Thanks wxaan filaa codsga kaa in aad aqbali Doonto❤❤

  • @user-kx2nb1it2z

    @user-kx2nb1it2z

    3 ай бұрын

    💯💯💯💯💯

  • @HamzeJama-mi1lg

    @HamzeJama-mi1lg

    3 ай бұрын

    Qiira jabaanta la fadhiiso nio

  • @user-kc7pz7bb4j
    @user-kc7pz7bb4j3 ай бұрын

    Caawa waa RAMaadane muraad ayaan leyahaye isoo duceeya

  • @sucdysheikh198

    @sucdysheikh198

    3 ай бұрын

    Muradkaga o macsi lehen alaha kuusahlo wll

  • @Footballer1165
    @Footballer11653 ай бұрын

    Fadil legend 😂😂

  • @Dhacadoyinka
    @Dhacadoyinka3 ай бұрын

    Illhow ramadnka fadligiisa faqariga iga saar amiin amiin😭😭🤲

  • @Mohamed-q9l

    @Mohamed-q9l

    3 ай бұрын

    Aamiin yaa rabi🤲🤲

  • @mulkiabdullahi8367

    @mulkiabdullahi8367

    3 ай бұрын

    amiin

  • @RuqiyoMaxamedshiiq-pb6bt

    @RuqiyoMaxamedshiiq-pb6bt

    3 ай бұрын

    aamiin

  • @ABDIFITAHBOTAAN
    @ABDIFITAHBOTAAN3 ай бұрын

    Ku Sali nabiga scw wa ramadane🎉😢

  • @Awke-koke123
    @Awke-koke1233 ай бұрын

    Ramatan Mubarak All Muslims ☪️ ❤

  • @maxamedmoalid28
    @maxamedmoalid283 ай бұрын

    Kusalo nabik caw Ramadan scw ❤

  • @abdirahmanmacalin5217
    @abdirahmanmacalin52173 ай бұрын

    I'mk nin waxbartay big legend Ramadan mubarak❤❤

  • @maryammacalinnuur4033
    @maryammacalinnuur40333 ай бұрын

    Sdex caato ah ayaa la isku xijiyey oo isla mad-madow Cumeyr,zaki iyo faadil

  • @ILYAASMOHAMUUTILYAASAHMED

    @ILYAASMOHAMUUTILYAASAHMED

    3 ай бұрын

    Maxaa kaa galay markaa

  • @Aymanvlogs252

    @Aymanvlogs252

    3 ай бұрын

    Maxaa Ku dhex jira marka 😂

  • @user-fd3tc7nh5x

    @user-fd3tc7nh5x

    3 ай бұрын

    Wey cilan yihiin ma ila aragty😒😏😂😂

  • @zakiyaregames9872
    @zakiyaregames98723 ай бұрын

    Ramadan Mubarak ❤❤❤

  • @user-ug1kw1iz3n
    @user-ug1kw1iz3n3 ай бұрын

    Ramadaan Mubaarik:- Inta Xanuusanaysa Ilaahay ha caafiyo, inta dhibataaysan Ilaahay ha ka dulqaado, inta baahan Ilaahay ha dhargiyo, inta Murugaysan Ilaahay ha ka farxiyo, Ilaahayaw adigaan kuu baahanahay ee noo wada nimcee.

  • @Mohamed-q9l

    @Mohamed-q9l

    3 ай бұрын

    Aamiin yaa rabi🤲🤲🤲

  • @user-vi7ul7ug6q

    @user-vi7ul7ug6q

    3 ай бұрын

    kzread.infomJZIEdkGUUc?si=oTl2P65OdGRTA082

  • @Munish-wp3fg

    @Munish-wp3fg

    3 ай бұрын

    Ameen yaa raabi

  • @KalsonMohammed
    @KalsonMohammed3 ай бұрын

    Faadil wa wil wadaad eeh m.a gwr wlbo baraha bulshada isku asturi waydo mawadoran m.a😅

  • @farhiaaadanmohamed2900
    @farhiaaadanmohamed29003 ай бұрын

    Ramadaan mubarak wlaalahey musliminta io umadda somaliyed qasatan teamkena 27❤🎉 happy Ramadaan mubarak 😊❤🎉

  • @Magool99
    @Magool993 ай бұрын

    Wiilka ugu horeya legend 👍

  • @RumanBishar
    @RumanBishar3 ай бұрын

    Asc asxabta Ramadan mubarak and team 27 i love you ❤❤ Allah haidhin xifdiyo inshaallah adun iyo aqiraba

  • @ShukriKhalif-gh6ql
    @ShukriKhalif-gh6ql3 ай бұрын

    Ramadan mubarak ku saliya Nabigeena muxamed scw scw scw❤❤❤

  • @SaredoAhmed345
    @SaredoAhmed3453 ай бұрын

    AsadO inti xaley ayu iamk kaka jaraya koko iyo amira😂😂😂😂

  • @asmitalove1470
    @asmitalove14703 ай бұрын

    Ramadan mubarak team 27 iyo team asad hagio 27 for Djibouti ❤

  • @Qu681
    @Qu6813 ай бұрын

    Ramadan kariim dhamaan umada muslimka ah melwalboy jogan khasatan team27❤❤❤ ❤❤❤❤❤

  • @user-yn2hn6gj7g
    @user-yn2hn6gj7g3 ай бұрын

    Ramadan mubaarak all muslim❤🎉

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa16483 ай бұрын

    Ramadaan kariim inta qoralkeyga argto nabd iyo cafimad alle hanogu dhameye ❤🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @sagalxasan8229
    @sagalxasan82293 ай бұрын

    Muraad leyahay isoo duceeya 40 qof ducadooda wala aqbalaaye

  • @azuupea568

    @azuupea568

    3 ай бұрын

    Wxaad jecshahy Rabi hakuu sahlo huuno

  • @sagalxasan8229

    @sagalxasan8229

    3 ай бұрын

    @@azuupea568 aamiin mhdsnid

  • @Fathiyahmedsheik
    @Fathiyahmedsheik3 ай бұрын

    Qofka kliya ee gabdhaha yes uwada tabty in imk yhy ya igu raacsan ❤big respect bro ❤ aan ka ahyn gabdhaha teeaka 😂❤

  • @Wllnakuujaofficial

    @Wllnakuujaofficial

    3 ай бұрын

    Koko no u taabtay

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed99283 ай бұрын

    Macalimuuu aaaWey horta

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial283 ай бұрын

    رمضان كريم وكل عام وانتم بخير الحمدلله ثم الحمد لله Allaah Subxaanahu Watacaallaa Ayaa Ku Mahadsan igaasiiyay Anigoo Caafimaad Qaba Bishaan Barakeysan Ee Ramadaan Ilaahey Waxaan Weydisanayaa inuu Iwaafajiyo Inaga dhigo Mid Kafaaiideysta Kheyrka Ku Jira Gudeheeda Aniga iyo Dhamaanba Walaaleheyga Muslimiinta Ah Qaasatan Walaaleheyga Soomaaliyeed Aanka Faaiideysano Jaaniskaan Aan Heysano

  • @mohamedweli3096
    @mohamedweli30962 ай бұрын

    Walalayalow sunnadha nabiga maaha in nimanka ey surwalka dulka uugaro ee dhaman wilasha team 27 iyo kuwa kle xita fadlan san iskabadala maficno cadab kugalikartin❤

  • @Aishamataan
    @Aishamataan3 ай бұрын

    Ramadan Mubaarak 🎉🎉❤

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi92413 ай бұрын

    Ramadhan mubarak to all team 27🥰🙏🙏🙏

  • @user-bc5tu2di7w
    @user-bc5tu2di7w3 ай бұрын

    Team 27 cawinad ubahnhy dhanka love❤25k bess😢

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN273 ай бұрын

    ASC ABTIO ASAD WAA KU SALAMEY ADI IYO ASXABTADA TEAM 27 MEEL KASTA OO DUNIDA DAFAHEDA KA JOGTAN COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH RAMADAN MUBARIG ALL MUSLIM☪️

  • @user-ec8tm5bh8u
    @user-ec8tm5bh8u3 ай бұрын

    Ramdan mubarka inta qorlkeyga arktey❤

  • @MounyMohamed27
    @MounyMohamed273 ай бұрын

    Ramadan moubarak team-keygii❤❤

  • @DekowAbdi-jf8jx
    @DekowAbdi-jf8jx3 ай бұрын

    Ramadan Mubarak team 27

  • @faaymaxamed5982
    @faaymaxamed59823 ай бұрын

    Ramadan mubarka❤❤❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz3 ай бұрын

    Mashaallah Team 27 Ramadan Mubarak ☪️ dhamaantiin ❤❤

  • @saed_abdrahmn
    @saed_abdrahmn3 ай бұрын

    Ramadan mubarak all Muslims ☪️ ✨️ 🙏 ❤️

  • @hafsaibrahim4559
    @hafsaibrahim45593 ай бұрын

    IMk ma sha Allah, may Allah bless you 💖

  • @QalanjadaReerdalal-py7mu
    @QalanjadaReerdalal-py7mu3 ай бұрын

    Ramadan Mubarak wllo Asad hagio Allah ha ku xafido

  • @najmocali6389
    @najmocali63893 ай бұрын

    Ramadan Mubarak dhaman team 27 iyo somali maxamed iyo inta qoralkeyga aragte 😊🎉❤

  • @Qamaraliabdi
    @Qamaraliabdi3 ай бұрын

    Yessssssse❤the misiiiiiiii

  • @Sacdiyo937
    @Sacdiyo9373 ай бұрын

    Ramadan Mubarak team asad Hagio 27🌙🇲🇾🌛

  • @ahmedsaqaaawe
    @ahmedsaqaaawe3 ай бұрын

    Ramadan mubarak team 27

  • @Ozilkhanteam27
    @Ozilkhanteam273 ай бұрын

    100k to 1.8m big fan from pangani sxp asad wn kuslme dhaman team27 wali wn soctaa

  • @MunasarMohamed-
    @MunasarMohamed-3 ай бұрын

    Ramadan mubarak ❤❤

  • @Mohazcade1
    @Mohazcade13 ай бұрын

    Ramadan kariim dhamman team 27❤

  • @SUDEYS_Caicedo
    @SUDEYS_Caicedo3 ай бұрын

    Ramadan mubaarak team 27 wan idin salamay gaar asad haajiyow❤

  • @QadroMaxmed-rr8yq
    @QadroMaxmed-rr8yq3 ай бұрын

    Ramadan mubarak Dhaman Musliminta wani salamy Tem27❤

  • @Samia12-c7z
    @Samia12-c7z3 ай бұрын

    Mashaa allah inshaa Allah❤

  • @Mabsuudhamse
    @Mabsuudhamse3 ай бұрын

    Ramadan mubarak 2m coming soon asad team 27 🎉🎉🎉 hmblyo hmblyo hada iga soo gudoon From duriyda💚🤍❤

  • @user-uc4ul2ok5k
    @user-uc4ul2ok5k3 ай бұрын

    Ramadan mubarak dhaman muslimiinta oodhan❤🎉

  • @halilsamaleh3830
    @halilsamaleh38303 ай бұрын

    Ramadan moubarak 😊asxabta team 27👋🥰

  • @user-eu1yq2vr7r
    @user-eu1yq2vr7r3 ай бұрын

    Ramadan Mubarak ☪️ ❤🎉 Team 27 💪🏽

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels3 ай бұрын

    Ramadan mubarak ☪️ 🎉😊

  • @user-qb9ns1fc2w
    @user-qb9ns1fc2w3 ай бұрын

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena muhammad scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @mahadmaxamad961
    @mahadmaxamad9613 ай бұрын

    Dunidaan qawiil ilaah waxoo usoo saaray inelesku aqoonsado hatii adii aad iku daydaan inaa taxsi korkiisa saran kama buubin kartaan waan waaka udhawaawa waan niilayaawa hatigala caga dhigta wan idin naqaana Is ilaaliya wax heesin Keena xamar anaga darteena ku joogtiin xamarna aga leh iyo inta aan isfahan oo daacada jecel i love all Somali ❤❤❤

  • @Salmacabdi-we3yo
    @Salmacabdi-we3yo3 ай бұрын

    Mahrees iyo kan kuxigaba wa dabaalo uf😊wiilasha kale.m.a❤😊

  • @MaxamesGaraad-tc6bp
    @MaxamesGaraad-tc6bp3 ай бұрын

    ramadan kareem ilahow kuwa ku anfaca naga dhig🤲🤲🤲

  • @abdirahmanahmed7959
    @abdirahmanahmed79593 ай бұрын

    Ramadan Mubarak 🌙 inta ramadanta 2m asad hagio ❤

  • @baxsanqurux4989
    @baxsanqurux49893 ай бұрын

    Yaa igaso hormayyy manta❤🎉

  • @user-sh4xk7gt5s
    @user-sh4xk7gt5s3 ай бұрын

    Keep going asad 2m subscribe conguralation🎉🎉

  • @SabirinSicid-mn6yg
    @SabirinSicid-mn6yg3 ай бұрын

    Omg m.a wiishen quruxda badan❤❤

  • @masbal9180
    @masbal91803 ай бұрын

    Masha Allah Abdalla respect man weeye❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-vm9me2ns5s
    @user-vm9me2ns5s3 ай бұрын

    Asda abowe wan kujacelahay Allah dartiysa Allah kuxafido abowe 🎉🎉

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.10713 ай бұрын

    اللهم رحمة لكل مؤمن، وشفاء لكل مريض، وتفريج لكل هم، وغفران لكل ذنب، ورزق لكل محتاج، واستجابة لكل دعاء🤍 وكل عام وانتم بخير ❤️.

  • @user-vi7ul7ug6q

    @user-vi7ul7ug6q

    3 ай бұрын

    kzread.infomJZIEdkGUUc?si=oTl2P65OdGRTA082

  • @siman-oy1jq
    @siman-oy1jq3 ай бұрын

    Abdulahi qalbi wanaag wankuwataa❤ abowe

  • @HousseinOsman-ni2jb
    @HousseinOsman-ni2jb3 ай бұрын

    Ramadan Moubarek ❤

  • @Cabdiraxmaan8
    @Cabdiraxmaan83 ай бұрын

    RamadaaN mubaraK ☪️🌙

  • @kabtanayuubofficial9
    @kabtanayuubofficial93 ай бұрын

    kusaliya_nabigeena_scw🥰♥️ ❤

  • @user-gr8ej3td6o
    @user-gr8ej3td6o3 ай бұрын

    Fahmi fiicaney inay boqol jeeer lala dhaca ku fiicnayd

  • @user-us7ww8dw1o
    @user-us7ww8dw1o3 ай бұрын

    Macalimoo awey

  • @MahdiDaahir-bu7xi
    @MahdiDaahir-bu7xi3 ай бұрын

    Asad legend team 27 waan idin taageera

  • @wll.bd2
    @wll.bd23 ай бұрын

    Ramadaan mubaarak ❤❤❤❤

  • @_faatax
    @_faatax3 ай бұрын

    Goaan faadil waa best one salaan boqortooyo Ramadan kariim faadil

  • @maslaxQ
    @maslaxQ3 ай бұрын

    Ramadan mubaarak to all Muslims ❤❤❤

  • @user-rq4en5up5e
    @user-rq4en5up5e3 ай бұрын

    Ramadan mubaarak

  • @Shanlayste
    @Shanlayste3 ай бұрын

    Ramadan Mubarak Dhamaan umada somaliyed Allow bisha Ramadan Naga dhig kuwii Loogu Danbi Dhaafo📿🤲🩵❤❤

  • @user-xd2yw6sn6t
    @user-xd2yw6sn6t3 ай бұрын

    رمضان مبارك علينا وعليكم يا اهلا مسليمن ❤❤❤

  • @zuhuurkaapa7512
    @zuhuurkaapa75123 ай бұрын

    Waxan nasib usheeagy inaan joqdo qofku ugu horeeyey ee asadow like ku Sara yeez wlhi Cawo dhan Ayaan ku sugaay barnamij kaaga waayo sida bunka ayuu i qabta Sido kle caways kayga ayuu Ka mid yahay video habeen lahagaa

  • @user-xq6qb1ch6b
    @user-xq6qb1ch6b3 ай бұрын

    Ramadan muparak

  • @ShacaybCabdi557
    @ShacaybCabdi5573 ай бұрын

    Ramadan mubaarak❤🎉 team 27

Келесі