GABADH SOMALI AH MA RABO MARKUU DHAHAY MAXA KA RAACAY😂// HI GUYS ASHRAF WAAYE

Ойын-сауық

SUBSCRIBE SAAR KZreadKAN HADAAD ARKAYSO...
WAXAAN AHAY WIIL JECEL INUU VIDEOYAAL SAMEEYO MARKAA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA 😊

Пікірлер: 206

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-itsАй бұрын

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤🕋👍

  • @siddiiqmuctasim5804
    @siddiiqmuctasim5804Ай бұрын

    Ballan iga qaad in aad salaadda ilaalin doonto. Fariintii waan idin soo gaadhsiyey

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xjАй бұрын

    Gaajo iyo lacag xisaab qurbo looga imada dadka somalia jogo risiqoda xalal waye ilaheyna wa u barakeyay maxa laga rabaa wiilka abahisa doceysanee

  • @Aymanvlogs252
    @Aymanvlogs252Ай бұрын

    Dirisle ay ay dhalay noocan oo kale soo jaf waa dhaqan xunyee 😂

  • @FarahhosseinUpdy
    @FarahhosseinUpdyАй бұрын

    Shaadhcadde qosolka naga dhameysay wlhi legend

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811Ай бұрын

    Eid Mubarak qarabo

  • @heidibloomheavenlyh
    @heidibloomheavenlyhАй бұрын

    Ikhtiyaarkaa isaga leh no, runti👍👍

  • @Hibajamaa1122
    @Hibajamaa1122Ай бұрын

    Waa runtii walaashiis ayaan nahaay waayo qofkaan saas u jilicsan xagge geen wllow😂😂

  • @AsmaAbdiraxman-qf5vd

    @AsmaAbdiraxman-qf5vd

    Ай бұрын

    Wad ii hadasheey😂

  • @CadeGavi

    @CadeGavi

    Ай бұрын

    Wuxuu u qabaa ina wada rabtaan 🤣🤣🤣 wuu Isla fiicanyahay 🤣🤣🤣🤣

  • @nafiso7343

    @nafiso7343

    Ай бұрын

    😂😂😂

  • @mohameddayib2894

    @mohameddayib2894

    Ай бұрын

    In u daawoyin qaato aya lagayaaba ilen qof caafimaad qabaa sidaas uma hadleene

  • @Somaali_Wayn

    @Somaali_Wayn

    Ай бұрын

    😮​@@mohameddayib2894

  • @inacawil4092
    @inacawil4092Ай бұрын

    Thnks u abwe adigas😂 hada walalha nahy waku mahadsantahy😂

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772Ай бұрын

    Idris way kaa muqmuqtaa maseeks daa😂

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654Ай бұрын

    Dirisle dhibka dhaaf 😂😂😂😂

  • @moustacheone5436
    @moustacheone5436Ай бұрын

    Dirisle best youtuber you are a legend bro🎉🎉🎉

  • @QULUBTA
    @QULUBTAАй бұрын

    Codsi wll ilahay Ayan idinku daarshe 1k subscribers Ayan idinka raba khayr Ayan so gudbiyaa😭😭😭😭😭😭

  • @AaminoAamino-wh5wy

    @AaminoAamino-wh5wy

    27 күн бұрын

    Waa iga haysaa taliye🎉

  • @dajiye1
    @dajiye1Ай бұрын

    Darisle garac weeye 😂

  • @AyanlehKalileh
    @AyanlehKalilehАй бұрын

    Good man dirisle

  • @YuusufomarMohamed
    @YuusufomarMohamedАй бұрын

    😂 ninkaan wa guy umaleyna

  • @User-wrg23se4
    @User-wrg23se4Ай бұрын

    Dirisle waiga qoslise dulmilow 😂😂

  • @user-wj1gk4wk9s
    @user-wj1gk4wk9sАй бұрын

    The real dirisle is back

  • @MohamedAbdi-vj4oy
    @MohamedAbdi-vj4oyАй бұрын

    Legend dirisle abdi

  • @ayana9541
    @ayana9541Ай бұрын

    Wxs maa qac u taqana adi qof ka doqonsan walige ma arkin

  • @user-zo5ie5el3e
    @user-zo5ie5el3eАй бұрын

    Alla idiris dhibadana😂😂😂😂

  • @user-uc5mn5oh1w
    @user-uc5mn5oh1wАй бұрын

    Inkaan waa ku fogaatay waana qalad meesha ay kaa gashay

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507Ай бұрын

    Kan waaba gabar caadiye 😂

  • @AsmaAbdiraxman-qf5vd
    @AsmaAbdiraxman-qf5vdАй бұрын

    Afkaga cano lagu qap wllhi nin koofrka gashaanti malinkasta fadhiya😂😂

  • @yasirpro661
    @yasirpro66110 күн бұрын

    Walahi naagtaan waa cabtooy

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE.Ай бұрын

    Ninkaan waa ka shakiyey 😂

  • @riya-oz4it

    @riya-oz4it

    Ай бұрын

    Me too

  • @SuadMohamudfarx

    @SuadMohamudfarx

    Ай бұрын

    Same meelxun ayaan uga shakiyyy like g....y 😂😂😂and he buying his body 😅

  • @NUURIYE.

    @NUURIYE.

    Ай бұрын

    @@SuadMohamudfarx ma sbeege marka😂😂😂

  • @SuadMohamudfarx

    @SuadMohamudfarx

    Ай бұрын

    @@NUURIYE. 🤣🤣ileen sixun uwada fikirnay

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6jАй бұрын

    Ilkaha ha soo xirto adigaa arki doonti waa gay😅😅😅😅😅😅😅

  • @saradirie-rs3ez
    @saradirie-rs3ezАй бұрын

    Alla darislaa😂😂😂😂😊

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551Ай бұрын

    Ala Kuma sama darnde😂😂kan wa qanis😂😂

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi559529 күн бұрын

    Wiilkan Allah soo hanuuniyo muqdisho dad soomaaliyeed ayaa baahi ugu dhimanayo gaajo asgan waxa uu faanaya lacag iyo inuu sameyo is raaf laakiin waxa uu yari labo shaqo ayaan ka shaqeyo oo shifti ah laakiin waxaan malaynay in ay dhaqaalah laga siiyo ciidamada tuugata ee jooga caasimada ee degan xalane ayaa fagareya waa lakal shakiyey

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakimАй бұрын

    Wa 2 bahan kuwan ashraf u sheg ha cawiyo

  • @user-rs3vg9ty7f
    @user-rs3vg9ty7f18 күн бұрын

    IDiris00www IzaaQ Ma ku fallowe Garayay Ana kU fallow Garayay oo izaaQa 😅😅

  • @kedrabihi933
    @kedrabihi933Ай бұрын

    Dirisle adigu dadka maxad dadka ucawin waydaa😂

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7oАй бұрын

    Wiilkan ashraf waa walaalken hadaanu nahay hablaha soomaaliyed meelaha dumaashi kale hanooga keeno😂waayo mayac weeye

  • @BashiirIbraahim-ke4fy
    @BashiirIbraahim-ke4fyАй бұрын

    Dirlislow ninka ka leeexo dumar dumar ma dabsaro dam dalq ayo hur dhac uyahy😂😂😂😂

  • @aminamohamed3387
    @aminamohamed3387Ай бұрын

    Yurub baa jogtan gajaa tihin 😂

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843Ай бұрын

    Sharkadaha xawilaada haduu rabigarsiiyo shiiqaas ajar ayeey helayaann❤

  • @HafsaJano
    @HafsaJanoАй бұрын

    Astaqfirullah 😂😂😂drisle umadeena ma aha 😅

  • @updullahisiyat9831
    @updullahisiyat9831Ай бұрын

    Tuugsiga casri ayuu noqday😅

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770Ай бұрын

    Waa nin jilicsan maxay dumar kufalayaan 😂😂😂

  • @abdiwali4669
    @abdiwali466929 күн бұрын

    introga inta ka heshay isxaadiriya😂

  • @cabdallaccmn2256
    @cabdallaccmn2256Ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869Ай бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @AliadamAbdulrahmaan
    @AliadamAbdulrahmaanАй бұрын

    السلام عليكم

  • @user-mr4ob3pu2z

    @user-mr4ob3pu2z

    Ай бұрын

    Cws

  • @adanxersi3828

    @adanxersi3828

    24 күн бұрын

    Xcv

  • @adanxersi3828

    @adanxersi3828

    24 күн бұрын

    Kh

  • @adanxersi3828

    @adanxersi3828

    24 күн бұрын

    Rt

  • @AxmdMaxamd

    @AxmdMaxamd

    16 күн бұрын

    وعليكم السلام

  • @BariiraPodcast
    @BariiraPodcastАй бұрын

    Waayo aad umaagi

  • @user-kv7hf4uj3u
    @user-kv7hf4uj3u29 күн бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣watda hek awotada walshy ah bilayo

  • @SumayaOmer-ov9vm
    @SumayaOmer-ov9vm24 күн бұрын

    Markii hore iyo imikapa nagpu ueegyh😂😂

  • @user-st7cu8rn4h
    @user-st7cu8rn4h29 күн бұрын

    Legend

  • @rudwaancige-ck8oz
    @rudwaancige-ck8oz13 күн бұрын

    Idirisle abdi legend from Djibouti 🇩🇯 ❤

  • @namelos2963
    @namelos2963Ай бұрын

    Dirisle dayuus qof kasta viwos ka sameenaaya dhaan dhaan😲😲

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4dАй бұрын

    Scw❤❤

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116Ай бұрын

    Fadalan igu Caawiya in Aan Terminology barto Taasaa idhibtaye.

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491Ай бұрын

    Hh drisle wlh waiga qoslisey

  • @naimaahmed252
    @naimaahmed252Ай бұрын

    😂😂😂

  • @CabdulahiqalifNuur
    @CabdulahiqalifNuur28 күн бұрын

    Good

  • @user-ip6ng3sx5w
    @user-ip6ng3sx5wАй бұрын

    Noo shg yaku dhaha😂😂😂😂

  • @user-lx2os5pu1j
    @user-lx2os5pu1jАй бұрын

    😂😂😂❤❤

  • @SaynabahAbuubakar
    @SaynabahAbuubakarАй бұрын

    Tooxow😂😂

  • @Dulmidiidbarawe
    @DulmidiidbaraweАй бұрын

    Idriis afaween

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman130825 күн бұрын

    Subxaanalaah ilaahay hasoo hanuuniyo jidxun ayuu marayaa

  • @jamachassan2567
    @jamachassan2567Ай бұрын

    Xariifka anigu qoomulud baan ufahmay madama uu dhahay naag ma rabo😂

  • @xamralive
    @xamraliveАй бұрын

    waa maxay kan isagaaba Qaab Gabdheed lehee muxuu Gabar Soomaaliyeed Diidaa Subxaan

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191Ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ALAALECRAXMAAN
    @ALAALECRAXMAAN28 күн бұрын

    hi guys alaale waye

  • @NasroAli-qr1ff
    @NasroAli-qr1ffАй бұрын

    wiilkaan bulshada soomaaliga halaga qabto

  • @raaqiyomaxamed4553
    @raaqiyomaxamed4553Ай бұрын

    😅😅😅😅😅😅

  • @user-mm3hk2xh7u
    @user-mm3hk2xh7uАй бұрын

    Ala sa nogashe 😅😅

  • @foozia426
    @foozia426Ай бұрын

    Adaànu gabadh somaliyeed rabin dee wax xor ninku waara ya ilahay yaqaan 😂

  • @AhmedAbdirashid-n4p
    @AhmedAbdirashid-n4p21 күн бұрын

    😂

  • @AliadamAbdulrahmaan
    @AliadamAbdulrahmaanАй бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hafsacisman5739
    @hafsacisman5739Ай бұрын

    I'm his sister waxaan ka bixinyaa raali galin wllkey cimaamadaa ka dhcday😂

  • @FivePerson-mj8fw
    @FivePerson-mj8fwАй бұрын

    Kow oo idirislow waxagu wa cawriye 😂

  • @BashiirIbraahim-ke4fy
    @BashiirIbraahim-ke4fyАй бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NagaadAxmad
    @NagaadAxmadАй бұрын

    .😂😂😂😂😂😂

  • @SaraAli-yt5oj
    @SaraAli-yt5ojАй бұрын

    Dee waa runti war hadanuu Rabin mxad karbtaa

  • @user-kv7hf4uj3u
    @user-kv7hf4uj3u29 күн бұрын

    alaa😮🫣somali wey halawdey live korka leyska korkora bisinka😌meyay aqlaqti yeeeec

  • @sahraismail2230
    @sahraismail223028 күн бұрын

    Aqaas kaani waa xaawo haamdi e igaa dhaaf

  • @mohamedissa5857
    @mohamedissa5857Ай бұрын

    Dirisle Abdi salan sare

  • @ayansouleiman3245
    @ayansouleiman3245Ай бұрын

    👋 dirisle

  • @aichadjama1097
    @aichadjama1097Ай бұрын

    Wa runtis drisle

  • @Luqmaancabdi-bh4xh
    @Luqmaancabdi-bh4xhАй бұрын

    Dirisle fany aa thy

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn128 күн бұрын

    Xalane maahruuc aad ubalaaran aya ka socdo 😳👀iska jira

  • @user-my7li8pf9s
    @user-my7li8pf9sАй бұрын

    Dirislow jooji qanjilaada😂😂😂

  • @user-ew3lh6xl2w
    @user-ew3lh6xl2wАй бұрын

    Dirisle waa runtii oo qofa Qiyaali kunool maaha wlhi

  • @nafiso7343
    @nafiso7343Ай бұрын

    Mxa waye dhaqan xumada ma ninka sfcn reaction uga bixid

  • @dalmaraadan1848

    @dalmaraadan1848

    29 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @yasinadan2179
    @yasinadan2179Ай бұрын

    Tik tok somaali meel qaldan bay la aaday

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193Ай бұрын

    Dirisloow anigu Austria ayaan kula joogaa ciidii hore hal cabaayad ayaan gatay ciidii dhawaydna 1 euro waxkuma soo iibsan😂😂

  • @Somaali_Wayn

    @Somaali_Wayn

    Ай бұрын

    😅

  • @user-me8nk5fc7l
    @user-me8nk5fc7lАй бұрын

    Allashabo ushaqeyaa

  • @FivePerson-mj8fw
    @FivePerson-mj8fwАй бұрын

    8:10 wlhi run ayad shegtay warya iska qooqe maxad ku qooqday adon quracan qadaba haynin safrad qadhadhka hablaha qoreshed qoransigagu qalad baa waye

  • @celmiaccedemy1766
    @celmiaccedemy1766Ай бұрын

    Gabar gabar dhahahysa ma rabo waligeed ba la arki jirey

  • @youngkeggmusic4525
    @youngkeggmusic452528 күн бұрын

    Ashraf wa qanis maka hada shid runta ma shegtid

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9geАй бұрын

    Horta Soomaaliya lscagta oo dhan maba tale xge kakenay😂😂

  • @BushaaroAbdi-mz7gh
    @BushaaroAbdi-mz7ghАй бұрын

    Ck ayaa sameeya 2cisho ka hor anaha hada aaaaa 😅😅😅😅😅😊

  • @abdaleMedia6830

    @abdaleMedia6830

    Ай бұрын

    4 saac ka hor uunbuu Ck Soo dhigay fiiri KZread kiisa

  • @siradm
    @siradmАй бұрын

    Gabdhaha Soomaaliyeed qofwalba uma qalmo marka waa dhihi karaa sidaas

  • @DahaboHousen
    @DahaboHousenАй бұрын

    inader❤❤❤

  • @King_of_cabdi
    @King_of_cabdiАй бұрын

    Nio xaafada waa laga jiifa tartiib u hadal 😳

  • @safazum4078
    @safazum4078Ай бұрын

    Ashraf nin lagaadhiwayey wlhi

  • @biddenblez9033
    @biddenblez9033Ай бұрын

    Hi! Dirisle

  • @cabdicade5557
    @cabdicade5557Ай бұрын

    I was remember

  • @haachannel8793
    @haachannel879327 күн бұрын

    I was remember oh shit he was once remember

Келесі