FOOLXUMO DIID BY Abdulahi Hassan Ganey

Музыка

Tix Gabaya: Foolxumo Diid
Abdulahi Hassan Ganey
Productions of Eagle Media Pro

Пікірлер: 34

  • @ugbaadcabdi9039
    @ugbaadcabdi9039 Жыл бұрын

    Inaader kay alle ha ku barkooyo

  • @mahadcade313
    @mahadcade3138 жыл бұрын

    run badanaa ilaahay cimriga iyo caafimaadka iyo caqligaba ha kuu siyaadiyo abwaan c/ laahi xasan ganey

  • @munaomar5846
    @munaomar58468 жыл бұрын

    mahadsanid abwaan waan u baahanayn dhalinyar sidaadoo kale taariikhdu way ku xusi halkaa ka wad gabayada dhiiri galinta iyo dadkaaga aad wax u sheegaysid Allaaah hakaa jazai siiyo inshallaaah

  • @abdulahmed9816
    @abdulahmed98166 жыл бұрын

    Maaan shaaa allaaah,somali jiil fiican ayaa u so kicidona alla ha ku xaffido!!!!!

  • @farhanjam6544
    @farhanjam65447 жыл бұрын

    Thinks abwan alleh haka jasa i siyo. Viv somaliland

  • @abdihassan689
    @abdihassan6897 жыл бұрын

    masha allaah abwaan abwaan dhalay

  • @abdirasaqahmed6724
    @abdirasaqahmed67246 жыл бұрын

    Walee wAa nin geesi ah ok xaqiiqada taabta

  • @cabdihakinmohamed953
    @cabdihakinmohamed9538 жыл бұрын

    mashallh abwaan qaliya waa mawduuc jira

  • @hanaaomar8828

    @hanaaomar8828

    7 жыл бұрын

    mash aallah

  • @happyahmed9629
    @happyahmed96297 жыл бұрын

    wooow I can't whit 18may this year

  • @kamal171
    @kamal1717 жыл бұрын

    abwaan abwaan dhalay

  • @mumtazabdi8647
    @mumtazabdi86476 жыл бұрын

    Maskaxda allaha ku xifdiyo mashallah

  • @salmanmostafe6367
    @salmanmostafe63676 жыл бұрын

    Runtah ABWAAN

  • @wareegmedia1064
    @wareegmedia10648 жыл бұрын

    inuun haday dabuub gabay dux leedahay adaa daaray maanta

  • @bireeyegr643
    @bireeyegr6436 жыл бұрын

    Ina cadar jawaan waa nin 1

  • @zeinabmouzehhh6699
    @zeinabmouzehhh66997 жыл бұрын

    Abwaan wx runad ka hadaZhy

  • @salebancaaqilka9003
    @salebancaaqilka90037 жыл бұрын

    eesh calaa abwaan afkaagaa caaano lagu qabay

  • @laylaali2477
    @laylaali24778 жыл бұрын

    yaa salaam waxbaa ka dhacay , waa hadal qallin dahaba lagu qoro ,maan gaabka iyo muqafalku ma fahmayaan. micna wen waxay u sameyneysaa wadaniga soomaaliyeed meel walbaba ha joogee.

  • @cabdiraxmaanmukhtaar514
    @cabdiraxmaanmukhtaar5146 жыл бұрын

    masha allah

  • @zaynabgaraad2104
    @zaynabgaraad21047 жыл бұрын

    mansha Allh

  • @bireeyegr643
    @bireeyegr6436 жыл бұрын

    Ina cadar jawanoow

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan65554 жыл бұрын

    18ka my kulahaaaa

  • @hawaahmed6744
    @hawaahmed67447 жыл бұрын

    waxgarad

  • @abeyaxmed7435
    @abeyaxmed74354 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @abeyaxmed7435
    @abeyaxmed74354 жыл бұрын

    Kkkkkkkkkkk

  • @madaxjaajuur4102
    @madaxjaajuur41027 жыл бұрын

    madhaxle faanku waa dhaqan dumar

  • @bilandeeqa8957
    @bilandeeqa89575 жыл бұрын

    Runta ayaad ku caan baxday. A yar

  • @AhmedIbrahim-uk2tt
    @AhmedIbrahim-uk2tt6 жыл бұрын

    isaqu wuu isqabta kisa yar iyo kisa wayn

  • @zakariazulthan2276

    @zakariazulthan2276

    4 жыл бұрын

    Ahmed Ibrahim

  • @ebadonur8416

    @ebadonur8416

    3 жыл бұрын

    Yaahuu

  • @idildaahir3300
    @idildaahir33007 жыл бұрын

    Hahaha wallahay waA qoslay,,,,,,markuu dhaliishoodii bilaabay bay aamuseen. Waxay islahaayeen cid Kaluu wax l sheegi doonaa qabyaaladiistayaal qurmuun !!!!!!!

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan65554 жыл бұрын

    nin soomaali ah ban ku moodaayay sorry gabaygaaguna ha iga ahaado

  • @shaaficimaxamuud7919

    @shaaficimaxamuud7919

    Жыл бұрын

    Somalinimada cid uma dabafadhiyo wll ninkani

Келесі