No video

Feysal Rooble "Soomaalinimo" Taariikho muhiim ah oo qisooyin la yaab leh"

Feysal Rooble "Soomaalinimo" Taariikho muhiim ah oo qisooyin la yaab leh"

Пікірлер: 100

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi33932 ай бұрын

    WAAN QIIROODAY! HAADAA MIN FADLI RABBANAA. ALLAAHU AKBAR KABIIRAA WALXAMDULILLAAHI KATHIIRAA WASUBXAANALLAAHI BUKRATAN WA ASIILAA. Ilaahow diinteena, dadkeena iyo dalkeena badbaadi.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka26232 ай бұрын

    Me and faysal was born Jigjiga, I remember his dad and my dad were close friends and what is called in somali xidid Mashalah ALLAH yarxam both of them

  • @Dailyword862
    @Dailyword8622 ай бұрын

    Diin Maku dhaqanaa "I say no" Again Diinta maku dhaqanaa "______"

  • @Black-Stone01
    @Black-Stone012 ай бұрын

    Hadalkaa ku dar qala Allah iyo qala rasuulka scw.

  • @odayjama1829

    @odayjama1829

    2 ай бұрын

    Ninkan xagaa diinta kuma fiicna waa cilmaani

  • @Onceuponatime-f7h

    @Onceuponatime-f7h

    2 ай бұрын

    ​​@@odayjama1829 Adigu diinta ku fiicnow waayo ilaa hadda wax fiican ayuu sheegay ninkani. Midda kale xagga xasuuqa Somali dhex yaal iyo diinta iska so galay

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse2 ай бұрын

    Very true. Somali are one family. Somalinimo has to pick up. No more division

  • @bashehusien3810
    @bashehusien38102 ай бұрын

    Dhiig oromo ayaa kaa muuqda, Rooblow .

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye37432 ай бұрын

    Feysalow Qabkaa aad ka hadleyso dhaawac baa gaaray laakiin waan ka kaban doonaa idinka ALLE

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan56742 ай бұрын

    Horta waxaas inta naga dhaaftaan Faysal Rooble Diinta maku soo laabtay🤔??

  • @N.O.A.R-rz3kr

    @N.O.A.R-rz3kr

    2 ай бұрын

    Yaa kugu yidhi wow ka baxay??

  • @ibnhassaan5674

    @ibnhassaan5674

    2 ай бұрын

    @@N.O.A.R-rz3kr isagaa Afkiisa ka sheegay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden75602 ай бұрын

    Mnsha allah profesor ka salaan sare, waa dadka ay somali u baahanahay ilaahay ha xifdiyo, somaloda quruxda badan ee meesha isugu yimid aad baan idiin salaamayaa dhamaantiin ilaahay somali oo dhan ha xifdiyo

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf4902 ай бұрын

    Ninkan Hada kahor ayaa lawaydiiyay suaal ah in Somaliya lagu dhaqo diinteena suuban, jawaabtiisu waxay noqotay maya madoonayno. Marka Waxan dhihi lahaa faysal khaterteeda kuleh katoobadkeen intaadan hoyan

  • @nasriwarsame8742
    @nasriwarsame87422 ай бұрын

    Faysal Rooble meel lagu caasumay waa hubaa inaaney macno lahayn. Dad daneystayaal ah waa meel ay isugu yimaadeen.

  • @user-vt1jy8fx3p

    @user-vt1jy8fx3p

    2 ай бұрын

    Faysal rooble Los Angeles oo ay dadka aduunka ku nooli ku riyoodaan inay noloshooda maruun u daxiis tagaan ayuu maamulaa adigana ilaahay hakaa cafiyo cuqdada aad u qabto dr faysal

  • @mustafahassan2555

    @mustafahassan2555

    2 ай бұрын

    ​@@user-vt1jy8fx3pWAXAA KA BUUXA CUNFI, XUMAAN IYO XIQDI!!!!!.

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    2 ай бұрын

    @@user-vt1jy8fx3p adeer wax bahdilan ayaad tahay ninkaasi nink fikir buu ku heestaa adigu looas ajalis iyo waxan micno saasa lahayn ayaad ka hadlaysaa, meshaas shegyaso soo xarunta kahniisinta qoomu luudka maaha war wax micno leh ayaa lays barbardhigaa niyo

  • @nasrihassaan2610

    @nasrihassaan2610

    2 ай бұрын

    ​@@user-vt1jy8fx3p kulahaa hada kahor ~ diinta marna maqabo in somalia lagu mamulo I will sey no , ilahey haka cafiyo sa war qurxon manu shegin

  • @mohamoudabdiqadir5457

    @mohamoudabdiqadir5457

    2 ай бұрын

    Been mad sheegin waa nin wajiyo badan marna waa itoobiyaan oo waa axmaar marna soomaali buu iska dhigaa mar reer xamar buu iska dhigaa waa nin wajiyo badan

  • @abdikadirabdirizak1575
    @abdikadirabdirizak15752 ай бұрын

    Aqoon yahaan Feysal Abdi rooble Waa ninkii madow ahaa ee America Los Angeles ugu horeyey ee abid America ee qabtey jagada uu hayo manta

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel582 ай бұрын

    Feysal waa nin wacan dhanka soomaalinnimada laakiin ma ka noqday hadal ki ahaa in diinta wax lagu dhaqo ma ogoli

  • @Abdiaziizxasan
    @Abdiaziizxasan2 ай бұрын

    I love my country

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab14402 ай бұрын

    Mansha allah prof feial rooble

  • @aminaboon1290
    @aminaboon12902 ай бұрын

    Niin Somali jeceel maa mooda mr aad ii dhagerydta

  • @abdirizaq6408
    @abdirizaq64082 ай бұрын

    Diin maku daqmenaa " I will say no" maa hadal kiisa ladagesaa??

  • @dahirh5160

    @dahirh5160

    2 ай бұрын

    Wlh adiga o kale ku radinaayay 🤣 somalidan ilawshadoda woo dhawdahay

  • @Sam_Saylici

    @Sam_Saylici

    Ай бұрын

    Inta wanaagsan waa laga qaadan inta xuna waa laga tagi balse qof hadal khaldan ama kaa aragti duwan hadu yidhi kama dhigna qofkaas wax danbe inlaga qaadan

  • @MARKAATIGA
    @MARKAATIGA2 ай бұрын

    af somaaliga ha ku cayaarin oday ama somaali ku hadal ama english

  • @abdullahihassan632
    @abdullahihassan6322 ай бұрын

    I was impressed by this important meeting on Somalis The coordination of this meeting was excellent. I encourage we have to do more in the best interest of Somalia unity.

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my2 ай бұрын

    Masha Allah, Allah ku barakeeyo.

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen94502 ай бұрын

    Kii soo qabyaaladiistaha ahaa maahan

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan75882 ай бұрын

    Bil xaqiiqa weye in hablaha somaaliyed qurux iyo gobanimo labadaba leyahay allow nodhawr hablahena

  • @KINGSO880
    @KINGSO8802 ай бұрын

    ❤❤ ma sha Allah ❤❤

  • @user-fj8vk5og1q
    @user-fj8vk5og1q2 ай бұрын

    Faysalow, xilliga Somali la qaybqaybiyey waxay ahayd 1884, ka daa ha dhihin 1940s kii. Dadku wada caamo maaha

  • @Somfox1
    @Somfox12 ай бұрын

    Faysal Rooble waan laqabaa Somalidu waa Hal Qoys!

  • @abdihassan791
    @abdihassan7912 ай бұрын

    Dalka diinta malagu xumaa “I would say no because dadkii inaga aqli badnaa ee marayka ayaa state ka iyo religion kala saaray” waa nocaas aqoon yahanka Somalidu. Waa dad fikirkii looso dhibo kula imaani Hal abuur dhan maleh. Bal hada u fiirso gaal baa sidan yidhi mooye wax kale muuuna sheegin. Cajiib

  • @Samatalis1
    @Samatalis12 ай бұрын

    Ninkaan warkiisa wax kasoo qaad malaha.

  • @user-cp5ih6lk7n
    @user-cp5ih6lk7n2 ай бұрын

    Somali wanagsan dalka ma joogto e dibaday khudbadu khusaysa

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia2 ай бұрын

    Jamal Ali hussein aqoon yahan kii baa xaga iga muuqda

  • @drabdullahiomar4619
    @drabdullahiomar46192 ай бұрын

    Kan somahan kii inta laweydiyay diinta makudhaqna ee ku jawabay "i will say no" walee aqontada ineysan waxba kutarin

  • @ameenhoussaine2695
    @ameenhoussaine26952 ай бұрын

    Soomaali waa isku hal Abnaq iyo Hal Afyaal oo Oodo batay. keli oodaha aan keyn cuf ah u madalno! waa joognaa wakhtigeedi.

  • @MohamudGaani
    @MohamudGaani2 ай бұрын

    Images aad adoo USA jooga samaynayso waxba tarimahayo markasta Somali dalshisheeyo qoxoonti ku jooga baad tahay.

  • @dalmar8431
    @dalmar84312 ай бұрын

    DAD AAN INGIRIISI AQOON AYAA KAA DHAGAYSANAYA, EE HA SOO GALININA YUU TUBKA

  • @inayeeyowalaal-nr5tu
    @inayeeyowalaal-nr5tu2 ай бұрын

    Diin maku dhaqannaa said no😂

  • @abdourazakmohamed6519
    @abdourazakmohamed65192 ай бұрын

    WAAN QIIROODAY!

  • @username5747
    @username57472 ай бұрын

    Jamal ali xusein??????😮

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig322 ай бұрын

    Waa qarjajacle malaha afka English ayey soomalidu utaqaana aqoon feysal nasiib badanidaa kolba meel aanan joogin ayd kahadashaa lkn runtu waxey tahey waxaad tahey somali zinionst waliba kuwa caruurta Qaza kuleynaya ookale wax aad kaga duwantahey majiraan cadeynteedana maalin maalmaha kamid ah ayn keenidoonaa

  • @user-fj8vk5og1q
    @user-fj8vk5og1q2 ай бұрын

    Ninkan Faysal ha laga joojiyo inuu ka hadlo arrimaha somaliya, mar walba wuxuu iska taagaa dhinaca qabyaaladda.

  • @abdi_252
    @abdi_2522 ай бұрын

    Kan kii yiri diin maku dhaqmaynaa anigu waxan leeyahay maya sow maaga?

  • @hoyotrucking5049
    @hoyotrucking50492 ай бұрын

    DIIN MAKU DHAQANAAA I WILL SAID NO!!!

  • @user-hv9um5pw1j
    @user-hv9um5pw1j2 ай бұрын

    ascm ww waxaan kaxunnahay in faysal roobleh murtida kusheego af qalaada

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed46782 ай бұрын

    Yaab!!!

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale122 ай бұрын

    af soomaali ku hadal

  • @Ali-zl7jj
    @Ali-zl7jj2 ай бұрын

    Laangaab ku markuu wax barto ee uu muraayada cuqdada wax kasta ku eego.

  • @xirsimaxamed2809
    @xirsimaxamed28092 ай бұрын

    Maan moodayn in wali dad faysal dhagaystaan

  • @abdihasanwaes349
    @abdihasanwaes3492 ай бұрын

    Hablaha cadan joogay barigaa cidkale may ahayn reer waqooyi ayay ahaayen

  • @eng.mohamedhamza6470
    @eng.mohamedhamza64702 ай бұрын

    9

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed44292 ай бұрын

    Kkkkkkk yes

  • @abdifatahwarsame2425
    @abdifatahwarsame24252 ай бұрын

    Ninkani immika dada miyuu caayayaa mise wuu ammaanayaa!

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir82682 ай бұрын

    😂😂😂 daarood ku faanayaa shaarfta reer somaliland 😂😂 miskiin! Bal ka ka waran waxaay daarood ku so kordisay “somalida “ ??

  • @Fartun-ek2cs
    @Fartun-ek2cs2 ай бұрын

    Maxay been isku amanaan Somali haday dad tahay 35 kabadan dagaal micno dara ah Kuma mash qusheen dal iyo dadna ku dayacmeen😢😢😢 SO SAD

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle39752 ай бұрын

    faysal waa ninka ugu been badan somalida dadka afkeeda ku hadala

  • @w410921
    @w4109212 ай бұрын

    Kii lahaa miyaanu ahayn , I would say no. Diinta islaamka malaysku xukumaa?

  • @somaligirl1860
    @somaligirl18602 ай бұрын

    I’m just trying

  • @somali4fun741
    @somali4fun7412 ай бұрын

    1 ki daqiiqo ee ugu horaysay qudbada Aqoon yahanka, Hadalkisa waxa ku jirtay 5 kelmadod oo ingrisi ah. 1: exhausted 2: I like to recognize him 3: Confution 4: Multi Million $Compenies 5: Ofcourse Daqiiqadi 1 aad ba waxan fahmay khudbadisu in aanay Soomali lahadlaynin ee ay Shisheye kusocoto,. ( Halkas ayanan kaga hadhay Aqoon yahanka Warkiisa 😅 )

  • @bashiirwarsame7408
    @bashiirwarsame74082 ай бұрын

    😊 P

  • @findheofficial621
    @findheofficial6212 ай бұрын

    Soomaali kuhadal fadlan😮

  • @aliabdi8873
    @aliabdi88732 ай бұрын

    Somalinimo the outdated story

  • @mohafantastickujiid5006
    @mohafantastickujiid50062 ай бұрын

    Kan kii diinta diiday soo ma aha waabe gaal weyn

  • @jugesoje462
    @jugesoje4622 ай бұрын

    Kan saw gaalkii waynaa ma aha

  • @Akmohaa
    @Akmohaa2 ай бұрын

    Diin makudhaqmaynaa "I will say no " Murtadkii yiri sow maahan wali ninkan wuxuu yahy qofaan ogayn miyaajira oodhagaysta hadalkiisa

  • @princesshawd6859
    @princesshawd68592 ай бұрын

    Kkkkkkkkkkk

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed68272 ай бұрын

    Kani ma soomaloba maxaa ka galay reerkoodu waa Itoobiya,isaguna waa homlas Sita green card America ah,inkastoo aanu nolol fiican ku haysan sida wejigiisa a idinka muuqata,waa ninka profesorka dhegta ee cradle cayfha wax ku qaata

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty84042 ай бұрын

    garadadii dhulbahantu maskaxda ka qabsaday oo uu ku guuray.waar dulmiga iyo beenta ma ragga gurigoodi iyo magaladoodii dumiyay gacantooda siday shicibka dowlada ugu kiciyaann ??????? waar ilaahaybaa na dhaafiyayee somaliya hasoo gubaane isku daaya !!!!!!!!!! madax awr waalan nikii qaata marunbu dhigii ! from saylac

  • @AbdulAli-gy5eg

    @AbdulAli-gy5eg

    2 ай бұрын

    Gobolka sool cida nabad galayo darada keentay waa jabhada snm oo si sharci daro ah ku soo gashay gobolka 2007 ,15 sana lalaha maleshiyadina labaxa ay ka dhaga adeegayen,aakhirkina waa laga baacsaday marka dhulkaga aamin sxb hargaisa iyo burco ha ku qaadan

  • @qwertyaserty8404

    @qwertyaserty8404

    2 ай бұрын

    @@AbdulAli-gy5eg asxaabul kaaf been lagu dhalay anigu taag uma hayo qancintisee snm siyad bare kolkuu cararay ayay qoriga dhigtay xukunkana shacbiga ku warejissay 3o sano oo one man one vote ilaa lascanood laga codeeyay iyadoon qofna la qasbayn oo tartan xalaal ah oo adunyadu qirtay ayaa hogaanku ku imanayay somaliland social media loogama taliyo iyo garadlaye umadiissa qixiyaa oo been ka sheega dowladu siday u dunto . waar hadaad dowlad noqonaysaan iyo hadaad somalia naftina u sadqanayssaan waa hawl idinka idiintaala balaayay horumar iyo nadaam iyo karamo iyo dowladnimo kula shuragowda !!!!!!! from saylac city beledka xaddarada qadiimiga somaliyeed iyo xaragada tecnologiga casrigani ....

  • @AbdulAli-gy5eg

    @AbdulAli-gy5eg

    2 ай бұрын

    @@qwertyaserty8404 horta qabiilkaga aamin waxba ciise ha sheegan ,ciise waa is ognahay kow dheh ,wixi sool ka dhacay 2023 gaal iyo muslimba waa ogyihin live baa loo daawanayay,cida 32 sano godka kujirtay ee beenta loo sheeegayay ee hargaisa isku oodayna waa idinka ,siyaad barena somaliyo dir iyo daaroodleh baa la dagalantay dawladisi oo riday

  • @qwertyaserty8404

    @qwertyaserty8404

    2 ай бұрын

    @@AbdulAli-gy5eg Cise ilahayba iga dhigay idigana waxaad tahay ilaahay ayaa kaa dhigay aniga layma waydin adigana kayga lagu waydiinmayo marka xigta 100 iskahorimaad hadii maalin aad gulaysatay wali dagaalku ma dhamaan intii horeba waanu kaa guulaysanay ciyaarina waa galin danbe

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan25552 ай бұрын

    SHEEKO DAAROOD!!!!!!.SOMALI IYAGAA HALKAAS KALA GEEYEY, WAANA HADAL HAYAAN!!!!!.MA XISHOODAAN!!!!!.

  • @RM-sh6rc

    @RM-sh6rc

    2 ай бұрын

    Waad xanuunsanaysa xanuunkaaga la dhimo

  • @mustafahassan2555

    @mustafahassan2555

    2 ай бұрын

    @@RM-sh6rc FIDNO AAN DAAROOD AHAYN, SOMALI MA LEH!!!!.

  • @RM-sh6rc

    @RM-sh6rc

    2 ай бұрын

    @@mustafahassan2555 fidno iyo fadaaro adiga ah qaaqyahow doqonyahow shaqo yeelo

  • @mustafahassan2555

    @mustafahassan2555

    2 ай бұрын

    @@RM-sh6rc RUNTAA FANTO KUGU NOQOTAY????.

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn26092 ай бұрын

    Agoonti inaa siyaad miyaa majaamilo show ah dhigatay😏😏😏😏😏

  • @barkhad100
    @barkhad1002 ай бұрын

    Faysal Rooble wali ma sidii uunba dadku beentiisa u dhageystaan.

  • @mohamoudabdiqadir5457
    @mohamoudabdiqadir54572 ай бұрын

    Kkkkkkk soomaali isku dan maaha , isku awtaad maaha , isku dawlad maaha , waligoodna dawlad may wada yeelan , wada yeelan maayaana

  • @princesshawd6859
    @princesshawd68592 ай бұрын

    Beenaale

  • @dadsshekh6172
    @dadsshekh61722 ай бұрын

    Wa ethopian wey ninkani Wa sheeko darood (somaliiiyey tosa) Inti lascaanod e aad tidhi ay nagu filan

  • @cige3636
    @cige36362 ай бұрын

    BEENTII FAYSAL MASKAXDIIS KA SAMEEYAY MURKUU ARKAY HASHIISKA BEEN ABUURKA SAMEEYAY HASHIISKA sland itobiya

  • @MAILMAFIA
    @MAILMAFIA2 ай бұрын

    But this story's are somaliland people not confuur side

  • @MAILMAFIA

    @MAILMAFIA

    2 ай бұрын

    Unsii fooxa... Lol lol lol. This guy is referring the people of somaliland

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale122 ай бұрын

    af soomaali ku hadal

Келесі