"Faysal Cali-waraabe waanu ka doodi karnaa MoU-ga, Laakiin Cirro ma cadda...." Wasiir Maxamed Kaahin

#DEG_DEG_DAAWO
Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyeparty.org
FACEBOOK- KULMIYE PARTY
/ kulmiye
FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
/ warbahintakulmiye
FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
/ kulmiyemedia
TWITTER- KULMIYE PARTY
/ xisbigakulmiye
Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
/ musebiihi
TWITTER - Muse Bihi Abdi
/ musebiihi
KULMIYE MEDIA OFFICE
Mahadsanid.

Пікірлер: 56

  • @Xasmas
    @Xasmas11 күн бұрын

    Guul ❤ Gobanimo ❤ Geesi Qaran Muj Kahin

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k11 күн бұрын

    Wasiir muj maxamed kaahin halyay qaran hore usoco wasiir cadawga sland hajabo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xasannuux5275
    @xasannuux527511 күн бұрын

    Mansha allah

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater730911 күн бұрын

    Mashaallah .. Mujahid wasiir..M.kahin ..❤️💚❤️

  • @SafiyaIsmail-nt2tg

    @SafiyaIsmail-nt2tg

    10 күн бұрын

    caalaka is saxa quruxo maafatay waa sidan💚🤍❤ ee goo soomaaliand maihi saluki sax wàadkiisa

  • @FilsanMaxameed
    @FilsanMaxameed8 күн бұрын

    Dun badan❤❤❤

  • @FilsanMaxameed
    @FilsanMaxameed8 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @nimca_nyusuf
    @nimca_nyusuf11 күн бұрын

    Warunti❤🎉

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed935211 күн бұрын

    Mashalah tabarakalah ilahay ha inoo siyadiyo nicmoyinka soomaliland ha noolato ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam11 күн бұрын

    Wasiir wax xil ladhaho ma jiro Taariikhdaa qoreysa inaad Halgan labaad gudo iyo dibad ah iyo Halganka aqoonsiga hamblyo guul thanks M Kaahin

  • @zakirboss143
    @zakirboss14310 күн бұрын

    Waa runoo Faysal waxa tahy ayuu garanayaa blse cirro wuxu yahay ma taqaanid

  • @alinuromer5876
    @alinuromer587611 күн бұрын

    ❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤

  • @RashiidIbraahin
    @RashiidIbraahin10 күн бұрын

    ❤jiritanka Somaliland waa muqadas Odweine

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial534011 күн бұрын

    Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️✊️💪💪

  • @user-pf6lp9yn6m
    @user-pf6lp9yn6m11 күн бұрын

    Mudane Mujaahid Gudomiye Wasiir Maxamed Kaahin Axmed Geesi Qaran Weeyi

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad957911 күн бұрын

    Munaafaq ka faaiideyso feysal nasaq ama feysal faaruq

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz10 күн бұрын

    Waa madaxwaynihii xigmada sanadka oo hawshiisii wata. Adeer waddani jeenigu kusaaree hanicin. Waxa cad oo aadqirtay in xisbiwaynaha waddani uu hordo kuudiiday ee xamil oo qirlibta ragga.

  • @runhassan2150
    @runhassan215011 күн бұрын

    Kulmiye

  • @rashidwabi9518
    @rashidwabi95186 күн бұрын

    Mujaahid qiimo badan

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi201010 күн бұрын

    Dabadhilkii Faqashta halkan joogta habu joojin mujaahid. 5 sarkaal ee ugu hor baxay buu ahaa

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed223711 күн бұрын

    Cirro cidna uma malxiiso waanin siyaasiya dublamaasiya oo yaqaana duur xulka siyaasada afrika fahmaya damaca kulmiye kaleeyahay arintan Markaa Dr cirro waxanba waanin fahansan itoobiyana way ogtahay in xusbiga wadani doorkan talada imanayo markaa Dr cirro inuu abii axmed heshiishka joobjoog kanoqdo isagaa dani ugu jirtaa

  • @user-pf6lp9yn6m

    @user-pf6lp9yn6m

    11 күн бұрын

    Waad Qaldantay Qaladkuna waxa weeyi Sxb Udiyaar garaw doorasho Maalinta Labixiyo codka Ayaad Eegi doontaa inaad Ciro ladabaal dagto Iyo inaad lacadhooto markaa Sxb hadag dagin Sxb

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril589910 күн бұрын

    Asaasaq cuqdad dishay

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad957911 күн бұрын

    Ina kaahin ka waran cabdiraxman cirro?

  • @mohamuudmohamed6926
    @mohamuudmohamed692611 күн бұрын

    War.isdal.dal.al.niiic

  • @CabdirashiidMaxamed-xc9on
    @CabdirashiidMaxamed-xc9on10 күн бұрын

    Hhh waar wax aqoona kuhadal asaasaq

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril589910 күн бұрын

    Asaasaqoow beenalaha ahii dhameystir hadalka Hassan sheekh wuxu yidhi ( Ethiopia waxay badda kusoo gaadhi kartaa sida wadamada bilaa badda ahii kusoo gaadhaan badaha wadamada jaarka ah sida South sudan ay Kenya u isticmaasho, iyo sida Ethiopia ay Djibouti u isticmaasho, wax saldhig military la idhaa iska ilow bad lagu badasho ictiraaf iska iloow

  • @abdirizakhassan5734
    @abdirizakhassan573410 күн бұрын

    War waxan yaa aamusiya doqonimadiisa

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z10 күн бұрын

    Idinka iyo xasan Garguurte hadaad israacdaan Ethiopia saylac way qabsanaysaa. Wuxuu iska dhigayaa dawlad mid kale la heshiisey miskiin somali maryooley Badan waa Tii ina ugaas doodi lagala heshiiyey oo xitaa gala Dagaalku wax ka dilaalay iyo Awdal state. Adeer Ethiopia way qaadatay badaas

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah592811 күн бұрын

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDERS.

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka886210 күн бұрын

    Inay ku jirano hhhh 😂😂😂tolow ma wuxu isleeyahay isku dir ciro iyo faysal taasu miciin biday subxan

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye2110 күн бұрын

    Doofaar ma daahiro...hadalkaaga cadayso. C/rro sidiinii waa Somaliwayn dheh. Tanac Tanac..... Dhalinyaradii aad dhoodi laascanod uga soo yaacdeen. Waa laydin xukumi

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib202811 күн бұрын

    Wuxuu mooday in cabaadwax lagu helo iyo buuq caac wuu iska halaa waa 80 jiir khalkhalay oo waalan isma oga waa yaab

  • @HamsaAhmed-hv3ph
    @HamsaAhmed-hv3ph10 күн бұрын

    Wa dhexoo dadkuu sugayaa in lawada fahmo. Arimaha waaweeni ee dalku waa by partisan loo wada dhan yahay.

  • @YasiinDheere
    @YasiinDheere11 күн бұрын

    MUJAHIDNIMADII WAXBA TARIWAYDAY MAR HADII LAASCANOD LAGA QABSADAY

  • @SafiyaIsmail-nt2tg

    @SafiyaIsmail-nt2tg

    10 күн бұрын

    anu usheeg

  • @SafiyaIsmail-nt2tg

    @SafiyaIsmail-nt2tg

    10 күн бұрын

    anu usheeg

  • @faroolesalaan1595
    @faroolesalaan159510 күн бұрын

    Uuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii Weeye waxa uu ina kaahin ku hadlayaa Waar citiraaf somaliland hadaad keento cid diidi kartaa ma jirto ee mee dalkii iyo dadkii laydinku wareejiyey Waxaad si xun ugu khal khashay ciro iyo hirsi

  • @FilsanMaxameed

    @FilsanMaxameed

    8 күн бұрын

    uf waxay waxani an lgalaysacab❤❤😂❤❤😮😅😅😊😊😊 8:03 8:04

  • @abukyosman-yf2ky
    @abukyosman-yf2ky11 күн бұрын

    Asaasaq waynaaday walee waanay idiin socon

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi936810 күн бұрын

    Odaygan cirro ayaa la tustay waa nacayeb uu garaxjis u qabo

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim936611 күн бұрын

    Wasiirkii arimaha gudaha waxay kaga dhagtaay ciro kkk waar waxad ka shekaysaa laascaanood meeday

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz10 күн бұрын

    Xukuumadu waa mucaarid waddani latartamaysa. Waayo xukuumadii jihadii siyaasadeed way garan ladahay.

  • @user-vp9sy3uk8h
    @user-vp9sy3uk8h11 күн бұрын

    War iska ciibadeyso waxad tahay 80 jiir siyassada wad ku saqidey runti

  • @abdiali4991
    @abdiali49918 күн бұрын

    Oodaaygi munafaqa ween ahaa

  • @AbdiwaasacMaxamed-sv9wc
    @AbdiwaasacMaxamed-sv9wc11 күн бұрын

    BASASSBASASDHALAY GUMAYSTAHA CUSUBEE WAA LAGA DIFAACAYAA WADAN KA WADANI MUXUU RAACAA BASAASIIN BAA UG YAHAY WAXAY WADAANE WADAN KU IIB MAAHA MARKII MEELWALBO AY KU FASHILMEEN AYAA ITHIOPIA LAGU MEERAYSANAYAA

  • @nugaaltv5270
    @nugaaltv527010 күн бұрын

    Geenyo Shaaximan tuug Citiraafka aad 7 sano keeni wayday ma hadda ayaad keenaysaa

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh10 күн бұрын

    Waxay u xanibeen ansixinta misaniyada xilmadhibaanada uu adeegsado cadawga jamhuriyada somali land wadani ee somaaliya 😂inugusodhuntay magac mucaaridka waxay kudifaacayaan argagixisada in lasooqaqabto lasugo xuduudaha dalka iyo difaaciisa 😂😂😂allayanacalak yaa munaafiqiin

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad917411 күн бұрын

    Ethopiya kaalay na was kkk ayay Isaaq leeyihiin.Somalida kale waxay leeyihiin ha wasin e dadkayga ii daaa..

  • @aryanali6527
    @aryanali652710 күн бұрын

    Kharar baynu ku jirnaa hadaad kan dhagaysanaysaan

  • @Xasmas
    @Xasmas11 күн бұрын

    Guul ❤ Gobanimo ❤ Geesi Qaran Muj Kahin

Келесі