Fathia Absie Waa Maxey Jaceyl Dhib Mise Dheef Daawo

FATHIA ABSIE
JACEYL
DHIIRA GALIN
SHEEKO JACEYL
HEESO BILAA MUSIC AH
KA DAAWO HALKAN OO NAGU SOO BIIR

Пікірлер: 50

  • @HairSkinCare330
    @HairSkinCare330 Жыл бұрын

    Hadad Qiso Leeday Hoos Noogu Reeb

  • @Fowzia69

    @Fowzia69

    Жыл бұрын

    Aniga haaya qiso jacayl oo dhab ah oo aniga igu dhacday in aan kula wadaago rabo

  • @fatumahassan7163

    @fatumahassan7163

    Жыл бұрын

    Asc

  • @fatumahassan7163

    @fatumahassan7163

    Жыл бұрын

    habo waan ahay hooyo 60jita waxaan guusadey nin ijecla markan yaraa caru nawan heesta jaclkaa kawaran waan kujelheye hobo waa sheeko dheer

  • @cayshacuud2437

    @cayshacuud2437

    Жыл бұрын

    Farxiya abayo waad iga oohisay😭runtii aniga waxan ahay hooyo haysato 3 ilmood oo carmal ah waxan isbaranay wiil aan isku da'aad nahay runtii awal wan isku fiicneyn wuu ila fiicanaa aniga wan ka yara gaabsan jiray inta aan ka ogaanayo qofka dhabta uu yahay lkn isaga wuu isoo xiriir jiray markii dambe ayaan aad u jeclaaday ani markii uu arkay in aan isaga aad u rabo ayuu isbadaley lkn aniga markasta aad ayaan respect u siin jiray iyo waxyaabo uusan iga kasbanba lkn markii aan arkey in uu faa'ido lahayn wan iskaga haray lkn wali saamayn ayuu igu reebay jacaylkii aan u hayey isag mar walba oon asuusto wan ooyah😭

  • @HairSkinCare330

    @HairSkinCare330

    Жыл бұрын

    @@cayshacuud2437 sorry samir wll oo qalbiga ka reeb nafdaada jeceloow daryeel

  • @raxaweynroyalty4804
    @raxaweynroyalty4804 Жыл бұрын

    I keep taking advantage of my loving husband but this video was a wake up call to me. My husband is half White half Arab and loves me more than his own life, but I keep taking advantage of him. From now on I promise to treat him with the respect and kindness he deserves. I keep putting my Family and friends first. Sometimes I would leave the house for days without even telling him where I am but all this will change soon InshaAllah because I don’t want to lose him. 😭

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    Жыл бұрын

    Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤😊❤

  • @blessingchanne1866

    @blessingchanne1866

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rahmajama3821

    @rahmajama3821

    Жыл бұрын

    ⁰00

  • @hanaahmed8557
    @hanaahmed855714 күн бұрын

    Beautiful words, habo waa xadiis

  • @MaryamAbdi19April17Sep
    @MaryamAbdi19April17Sep Жыл бұрын

    Re-listened .. never got tired of listening your wise words .. thanks 😊 indeed Fathia ❤

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 Жыл бұрын

    waaaw Love historia ❤❤💗💕 Magafe Waa Kanasaney Caawa 😂😂

  • @MaryamAbdi19April17Sep
    @MaryamAbdi19April17Sep Жыл бұрын

    To shorten, I have loved my kids Dad / ex Husband , unconditionally and never thought I will use or call him an Ex .. but Subhana-allah The day Came Aan Wadnaha Ka jaro , sidaan ugu Duceesen-jiray Waan ka duceestay In Uu Allah ka tiro Qalbigeega Coz Wuxuu Ismooday in uu Iyeeshay , oo aan marnaba Aan ka mar meenin . wanagii aan tusayay oo aan ka filayay sidoo kale Unfortunately he misunderstood and took for granted. He was Shocked when I walked out and said “ Just Go and Never look back. I don’t need anything from you..😮😔 😞 Wlhi he said “ I never thought 💭 you’d stop 🛑 Loving me .. !! 😮 I said ‘ Love is peaceful Mind, joyful Heart beats , cheerful face with big smile , with you there isn’t any..” .. Jacelka Wa Hadyad Uu Rabi Siyo Adunkiisa not Punishment..

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Жыл бұрын

    love is nothing without action. Trust is nothing without proof

  • @janahjecel4474
    @janahjecel4474 Жыл бұрын

    Wow so true walahi. That is what I do to Farah respect ✊ and show them care. when they don’t treat me as I want,I treat them just the way they treat me.😢 sad our men are heartbreaking 💔

  • @naaneey6476
    @naaneey6476 Жыл бұрын

    just beautiful words ❤️

  • @coleeynaima4131
    @coleeynaima4131 Жыл бұрын

    love you sister.. from Canada..keep up the good work...😘😘😘

  • @neima77neimamohamed12
    @neima77neimamohamed12 Жыл бұрын

    Ala run badana ax...allow ku barakee walal

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    Жыл бұрын

    Iso boqo wll qali ado mahadsan ena igu so bir please ❤😊❤

  • @waynakaa2156
    @waynakaa2156 Жыл бұрын

    Habo jacaylku waa qurux🥲 mashlah 🥰

  • @halimahassan9704
    @halimahassan9704 Жыл бұрын

    Mashaallah fathie absie sis I like your new channel Hoyga jaceylka 😊 jaceylka wa amazing qofgii ku dhacay un lee fahmi karo, love is beautiful love is life😌😌😌😌😊😊😊😊

  • @safa2363
    @safa2363 Жыл бұрын

    Im so glad I came across this page of yours. This video has so many honest gems that make you reflect on your own life experiences. Thank you for articulating so many things that are difficult to explain. 2 qqs for you habo mcn, Do you have a podcast? Do you offer life coach services?

  • @shaymachannel5262
    @shaymachannel5262 Жыл бұрын

    I agree 👍

  • @hodonawil7025
    @hodonawil7025 Жыл бұрын

    Masha Allah Hbo qaaali fthiya absiiye xaqiiiq baad kahadashay ilaaahay hanookaadaayo wacneey guulayso samo noogu waar hbo aad baan kuujeclhy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 Жыл бұрын

    true😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Жыл бұрын

    Ayax teg eelna reeb! Waa qofkii kuu roonaa kaa tashay maantaba laakiin wuxuu kaaga tagey nabsi😮

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Жыл бұрын

    The silence ❤️ the best and powerful

  • @ifraaxcasaanyo1704
    @ifraaxcasaanyo1704 Жыл бұрын

    Woow habo wa runta jacaylka wa wx ugu qalisan e adamuhu helo

  • @farhiamusa5460
    @farhiamusa5460 Жыл бұрын

    💙💙💙💙💕💕💕💕🥰🥰

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 Жыл бұрын

    Well-spoken sweetie 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @SagalKalajaban
    @SagalKalajaban8 сағат бұрын

    Waxaa icajabisay Qof weyn tag lama dhehee wuxuu ku tagaa la tusaa

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Жыл бұрын

    Jaceylku waa damac, dareen, doonis, doorasho, door_bidid, dulqaad, wehel, wacad, aaminid, axdi, arrin, ixtiraam, ikraamid iyo wax kasta oo qurux badan. Gabadh aanu guriga wada joogno baanu markasta dood iska qabsanaa sidaanu u joogno wax kalena kama doodnee jacayl ayaanu isku haysanaa markasta waa sidan iyo waa sidan. Waxay tidhi nin jacaylkiisu waa xiiso oo wuu kaa tagayaa beri ka maalin, Anna waxaan ku dhahaa awoodahayga ii qarsoon ee gudaha iigu jira waan ku kalsoonahay, qofkeygana inaan helayo waan aaminsanahay. Alla jaceylka jecliyaa iyo wax isku faraxsan oo gacmaha is haysta oo wada walk garanaynaya😢😣

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Жыл бұрын

    💅💅👍👍♥️♥️

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 Жыл бұрын

    Walaahy waa runtaada

  • @hana8824
    @hana88244 ай бұрын

    Tani waa sheekadayda!!!

  • @zubaida6307
    @zubaida6307 Жыл бұрын

    xaqiiq waa doqonnimo meel laguugu karaamo dilaayo in aad ugu noolaatid sidii in uu naf laguu haayo anigu waxaan bataatanba ka soo horjeedaa in aan kunoolaada meel aan wax yar oo isbadal ah ku arkay oo hoos u dhigaayo qofnimadayda jacalku waa wax jira ogowna in uuna meelna ka soo galin bahdil liidid ciilid in lagaa caajiso dhibsi waxaas dhan waa astaamaha xiisaha markuu dhamaado lagu garto

  • @sadiamdahir5764
    @sadiamdahir5764 Жыл бұрын

    Ano jecel banka samray 😢💔

  • @xalimoqurux7300
    @xalimoqurux7300 Жыл бұрын

    wllo baga ayad jacayiilkii nogusoo celisay walahay wan ooyey cawa markan caawa dhagaysatay video gan

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 Жыл бұрын

    Maxaan Jeclaaday Gabadh maxaan kolkooliyey teyda maxaan ka hormariyey marki danbe igu tidhi aynu kala hadhno oo dib ha isoo raadin sidii ayaan wali uga didsaney inaan gabadh kale jeclaado

  • @hindaawbixi922

    @hindaawbixi922

    Жыл бұрын

    sorry wll qali

  • @burco7626
    @burco7626 Жыл бұрын

    Salaam beautiful soul 💕 Love is like an Oak tree, it should grow and spread its roots so eventually the roots will never dry. If you find that the compromise, passion, respect, and amongst other things are no longer there then you will find the leaves drying out slowly. ❣️

  • @coleeynaima4131

    @coleeynaima4131

    Жыл бұрын

    well said. love it...😘😘😘

  • @hawaali5209
    @hawaali5209 Жыл бұрын

    Farxiya hada unbad no samysay chanal nafta u roon chanalka kale dulaysta ka batay dhahayga dulayste xise uma qaban

  • @sagalcaliberbera1076
    @sagalcaliberbera1076 Жыл бұрын

    Wallahi runta maxan arkay dad caynkaasa fatxiya runatan kugu jeclahay

  • @rahmamohamedabdi6224
    @rahmamohamedabdi6224 Жыл бұрын

    lkn nafta aya doqon ah markay dhimasho ku dhawato ayay qancaysa ooka tagaysa qofka aan rabin intakel rajo nawil ayay ku noshahy

  • @Hana-997
    @Hana-997 Жыл бұрын

    2 years is the time needed to take more $$$ for his retirement 😂

  • @ugbaadosman3053
    @ugbaadosman3053 Жыл бұрын

    qofka aanu wada socono maba kala aqaani ma ijecelyahay mise ima jecla inkastoo ay masaafo noo dhaxayso ooaanan isku magaalo joogin walina aanan isarkin balse inmudo ah wada soconay 8bilood hal dhaqan baan kuarkay qofkaas oo ah garaacistiisu mabadan ama inta badan mawada hadlano lkn sida kale wuu uwanaagsanyahay qofkaasi waa qof qadarin badan dhiirigaliye iiah markasta igu dhiirigaliya sidaan noloshayda uhormarinlahaa lkn cilada qudhee qofkaa ku arkay waa xidhiidhkiisa ooyar markaan waydiiyo eendhaho maxaa kuhelayna wuxuu dhahayaa shaqaan kumashquulsanahay aniga laftigaygu wnshaqaeya lkn qofna qofkiisa massege yar oo 1minute kuqadanaysa inuu usoonqoro qofkiisa sabab uu uga mashquuli karaa meesha mataalo markaan isdhaho faraha kaqaad een ana ka aamuso isagiibaa sidaa usoo qaylinaya oodhahaya waa dabeecadayda eehaygula yaabin qofkaas ookale maxaad odhanlahaydeen

  • @leylaahmed8967

    @leylaahmed8967

    Жыл бұрын

    Adiga ha wac wicin isaga hakuso radiyo wicitankada hayarado si u udareemo lakin hada adiga markasto wacdid waliga adigu ka sugayaa hana dhihin imaso wacdid adiga un yara gabso bal inu isbadalo