FARMAJO CAADI MAAHA IYO BAHDIL IYO CEEBTA XASAN SHIIKH KAGA DHACDAY PUNTLAND YAKADAN BEEYAY

Фильм және анимация

Пікірлер: 231

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Жыл бұрын

    Salalhu caleyh waslim udgonow xabibki allow naxrisnabd galyokirkisa ha ahto scw scw ❤️❤️❤️ scwscw scw scw scw ❤️

  • @oubahmika4700

    @oubahmika4700

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Жыл бұрын

    My xabiibul malaayiin farmaajo noolow ❤️❤️❤️💪💪💪🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 Жыл бұрын

    Faramajo Halal man. 💎❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰

  • @mamaqaali2686
    @mamaqaali2686 Жыл бұрын

    Maasha alaahu qurux, eebbe haku xifdiyo cadowgaaga ha jabo eebbe idankiis, xabiibu malaayiin waxaad Degan tahay quluubta umada soomaaliyeed cidna kaama saari karto maasha alaahu, xasan dhiiqo waa abaal kiisa waa wax uu umada ka arkeen waa danihiisa xasan dhiiqo

  • @roobocadeey688
    @roobocadeey688 Жыл бұрын

    Farmaajo fii quluubinaa wa arwaaxinaa❤️❤️❤️

  • @Amal_UK
    @Amal_UK Жыл бұрын

    Formaajo 🤴❤❤❤❤❤

  • @safiaali3963
    @safiaali3963 Жыл бұрын

    Masha Allah masha Allah faaramjo guul

  • @abobasement346

    @abobasement346

    Жыл бұрын

    unukah iskah leh xamar tasay kentay waa wax lagah Arkay Xasan dhiqoh iyo kuwih qabilkah ku tagerayey waan ku farxay inay sidah lo galoh kkkkkkkk

  • @fatumayussuf5255
    @fatumayussuf5255 Жыл бұрын

    Xabibu malayiin allow dhow oo dhagar qabayasha kana bad gali cimrigiisana udheere noona soo celi insha allah

  • @fordoosabdalla9819

    @fordoosabdalla9819

    Жыл бұрын

    Aamiin yaa rabi 🤲

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 Жыл бұрын

    Cuqdada Iska saar Cimrasn Puntland Wa Dawlad Masha Allah 🙏❤️❤️🙏🙏❤️❤️🙏🙏❤️❤️ Viva Puntland Sweetheart States of Somalia 😍🙏😍😍😍🙏🙏 Alxamdullillah

  • @xaliimacali5595

    @xaliimacali5595

    Жыл бұрын

    Waa runtaa poqortooyo

  • @fadumosharief9903
    @fadumosharief9903 Жыл бұрын

    ‏نسأل الله تعالى أن يجنبنا الفتن ما ظهر منها وما بطن ويصلح أحوال المسلمين ويرينا الحق حقاً ويرزقنا اتباعه ويرينا الباطل باطلاً ويرزقنااجتنابه

  • @fawadsoma

    @fawadsoma

    Жыл бұрын

    بارك الله فيك وجزاك الله خيراً

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205

    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205

    Жыл бұрын

    Amiin

  • @xaawo1
    @xaawo1 Жыл бұрын

    Viva fArmaajo we BLIEVE YOU COME BACK AGEN

  • @fordoosabdalla9819

    @fordoosabdalla9819

    Жыл бұрын

    Insha allaah wax dhaama maba heynee

  • @ummuisra6721

    @ummuisra6721

    Жыл бұрын

    Iinshallaah wuu inoo soo noqon farmaajo ❤️❤️❤️

  • @royaltygtm9787

    @royaltygtm9787

    Жыл бұрын

    insha allah , hadii allah ka bad baadiyo shirqolada xasan sheikh iyo mahad kawan kkkk

  • @daqaretv9111
    @daqaretv9111 Жыл бұрын

    Adeer waan daremikaraa waxa kaguxayo lkn dawasho aan kudawado mantaa igu danbeyso yaan laga daremin

  • @nourfit3438

    @nourfit3438

    Жыл бұрын

    Haa wlhi been ma sheegin qabiil ayaa wado asaga laakaha ah waad fahantay zxb

  • @fartunfarmino2241

    @fartunfarmino2241

    Жыл бұрын

    Qeybta qararka

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 Жыл бұрын

    Madaxweeynah dhaafa please Somali 🙏 😢 😭

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Жыл бұрын

    Soomliyeey nabad alle ha inooga dhigo🥺😭🇸🇴❤

  • @faadumoali5161

    @faadumoali5161

    Жыл бұрын

    Farmaajo guul

  • @muzcapapdirashiid7390

    @muzcapapdirashiid7390

    Жыл бұрын

    @@faadumoali5161 Farmaajo ma aniga la I dhahaa😂

  • @faadumocabdimalik7614
    @faadumocabdimalik7614 Жыл бұрын

    Farmajo 🤴🥰

  • @ikranibrahim171
    @ikranibrahim171 Жыл бұрын

    Danay iyo xasan xaq daray ku hishiiyen xiligi farmajo marka xaqay ku coloben

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 Жыл бұрын

    alxmdulillaah rabilcalamiin SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW❤❤SCW SCW SCW❤❤❤ SCW SCW SCW SCW❤❤❤❤SCW SCW SCW❤❤SCW❤ SCW SCW SCW SCW❤❤SCW SCW❤ SCW SCW SCW ❤❤SCW SCW SCW❤

  • @oubahmika4700

    @oubahmika4700

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @xabiishcali2726
    @xabiishcali2726 Жыл бұрын

    Aqyaaar ayaa lugu moda lkn matihid afkaga alle nomaqabto allaha haqa hakufahan siyo

  • @kingcobra482

    @kingcobra482

    Жыл бұрын

    War waxan aqyarna ma ahan ragna ma ahan sidi dumarku raga ucayrsada xata wax iskulahar mayaqano shit…..

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle29569 ай бұрын

    farmaajo ilaahowo soo celi yaa rabii dalka iyo dadka ciidanka kuu xiisaya🥰🇸🇴

  • @fadumodagan4234
    @fadumodagan4234 Жыл бұрын

    Xabiibu malaayiin guulayso

  • @raniaabdiweli5789
    @raniaabdiweli5789 Жыл бұрын

    We can't compare xabibul malayin and Hassan shiekh ....as we r reer puntland

  • @suldankabeesha3049

    @suldankabeesha3049

    Жыл бұрын

    Waxaan maleynayaa in aad tahay nin waa shay

  • @saylunsaeed668

    @saylunsaeed668

    Жыл бұрын

    That s true

  • @soocmaxamed3029
    @soocmaxamed3029 Жыл бұрын

    Cimraan laakaha gacanta midigta ah biyaha ku cab bidixda kadaaa ok جزاك الله خير الجزاء

  • @zeinabjimaale9662
    @zeinabjimaale9662 Жыл бұрын

    Ilahey idinki waa soo noqon dona Xabibiu Malayin InshAllahh

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Жыл бұрын

    Mashaa Allaah farmaajo ilaahay iyo umadasiisa jecele ilaahay hanoo xifitiyo xabiibu malaayin oo nabada hanoogoso celiyo yaa rabii🤲🤲🤲🤲🤲❤️🇸🇴🤲🇸🇴💪

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Жыл бұрын

    Wcs walalkey ciimran Allxmdulilh Masha Allhhh jimco Mubarak 👍💖💖👍💖

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 Жыл бұрын

    Xabiibul malaayiin balad iyo baadiyaba way ku sugayaan aabe farmaajo

  • @rahhmamohhamed9027
    @rahhmamohhamed9027 Жыл бұрын

    Waa erey khalada dowlada buntland Waa dowlad goboleedka buntiland

  • @fardowsamohamed3990
    @fardowsamohamed3990 Жыл бұрын

    Manahaa allaah

  • @fashions3893
    @fashions3893 Жыл бұрын

    Elaborka hadii aan logu tagiwaayo nasiib leeyahy

  • @anfacmohamed6681
    @anfacmohamed6681 Жыл бұрын

    Mash allh wuu samaystay wajigas waxad samaysata kuhoryaala sxb geesi gees dhalay allh xifdiyo

  • @anfacmohamed6681
    @anfacmohamed6681 Жыл бұрын

    Mash allh farmaajo guul guul guul allh kuxifdyo

  • @axmedcali9071
    @axmedcali9071 Жыл бұрын

    Farmaajo guul guul

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Жыл бұрын

    Masha Allah bro

  • @sahrabihi5965
    @sahrabihi5965 Жыл бұрын

    Laxwalba meeshay is dhigta ayaa lagu qalaa. Ninkan soomali uma aqoonsano in uu yahay madaxween markaa haduu damiir leeyahay ha iscasilo.

  • @aminayusuf3225
    @aminayusuf3225 Жыл бұрын

    Xasan sheekh waxaa ku dhacay waa colaad uu abuurtay 5 sano ayuu lahaa hawiyoow kaca xamar anagaa leh farmasjo villada ka soo bax dadku intaa waa daawanayeen hada markuu xilkii qabtay xilalkii fiicnaa beeshiisuu siiyey qabiiladii kale ee soomaaliyeed wuu ka fogeeyey dawladii xataa madaxtooyada hal qof oo aan hawiye ahayn ma joogo marka laga reebo shaqsi reer koonfur gabeed ka soo jeeda shaqaalihii qabiil walba lahaa ee ka shaqayn xiligii farmaajo joogay wuu caydhiyey marka xasan isagaa colaada durbaankeeda garaacday

  • @maryami2299
    @maryami2299 Жыл бұрын

    Umu kaa leh hiraab iyo mudulood meeshu maha u sheega

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 Жыл бұрын

    Farmaajo muxuu puntlland ugu abaalgudaye xaarbuumarshye wanaagiiloogalaye xumaane iyonacaybe balse markii ugudanbayse Farmaajo yaasoodhaweeyaye waa tii aan qofna u imaane markii Dani lacaleemasaarayaye

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 Жыл бұрын

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @Fartunmo
    @Fartunmo Жыл бұрын

    Xasan sheeq yuusan meelkale isku tegin inta 4 sano ooga dhiman latayiye yaal ma jiraan hadey jiraan waa kuwo god ku ridaayo

  • @adhankhalif5038
    @adhankhalif5038 Жыл бұрын

    MashaAllah bro

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 Жыл бұрын

    xasan dhiiqo weeye asagaweye fidnada somali kuwado tiisii horana waad arkeysen

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 Жыл бұрын

    Wallahi baba hadal baan ka leeyahay majeerteen now dowladii farmaajo idinkaa ridey oo kumeydaan xerin xagna. Talkalena waar odeygii halkaa lasoo istaagey daarood marabno ee lahaa waa mareexaan baad ugu shubteen xasan sheekhna wuxuu idiinka cararey isagoo idin ku og siyaad waxaan ku faro fuli koley xasan garguurte wey ku macaan tahay in la bahdilo

  • @samiirpess4555
    @samiirpess4555 Жыл бұрын

    Mansha allh

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 Жыл бұрын

    Xabbullmalaayn ayaa larabaa Malaga farmaajo daacad ayuu ahaa

  • @khaildahmed7492
    @khaildahmed7492 Жыл бұрын

    Mashallah 🥰 Xabiibul malayiin 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @aminayusuf3225
    @aminayusuf3225 Жыл бұрын

    Farmaajo nin qabiil ma ahayn wadani weeye dadkaa jeclaa maalin kaliya lagama maqlin qabiil isagoo kicinaya ama ku faanayo sida xasan sheekh

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 Жыл бұрын

    MAN SHARAFA NAFSAHU WAHUWA SHARIIF, THAT'S THE DIFFERENCE BETWEEN FARAMAJO AND X, DHIIQO

  • @anfacmohamed6681
    @anfacmohamed6681 Жыл бұрын

    Allh cebeyo kas gurgurte xaasidnimo ba kudùgan I qiyaano uf ale ku cebe

  • @asiyocabdirisaaq5511
    @asiyocabdirisaaq5511 Жыл бұрын

    Wlhy markaan arko madaxweyne mudane maxemed cabdilaahi jacal aan uqabo waxa iga timaada ilin mana aaminsani in madaxwayne kale jiro weli waxaan uhaystaa inaan hurdo oo riyoonaayo baan u haystaa

  • @ayaanlenur2915
    @ayaanlenur2915 Жыл бұрын

    Doqon-walba meeshay isdhigto ayaa lagu qalaaa.

  • @omab9685
    @omab9685 Жыл бұрын

    مابني بالباطل فهو باطل أصلا نتيجة انتخابه ما كانت صحيحة وعادلة

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 Жыл бұрын

    Xasan sheekh waxbaa heysto hoyadii haka duceysto

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 Жыл бұрын

    Waxaa keentay taas isagaa dadkiisa ihaaneeyey oon dadkiisa kasameysan waji ay ku jeclaadaan dadbaa waxay leeyihiin waa qabiil dartii farmaajo sida fiican loo soo dhaweeyey anigu maqabo taas xaqiiqatan waa habdhaqanka xassan iyo sida uu isagu shacabkiisa uladhaqmay dawlada buntiland haday shacabku rabaan maanay celinkarilahayn weyna ku khasbanaan lahayd in ay si fiican yuu u soo dhaweeyso farmaajona dadku iyagaa iskood u soo baxay markaas yay ku khasbanaadeen in ay si fiican u maamuusaan laakiin xasan xoog yuu ku yimd kursiga shacabkua ma jecla xitaa kuwa uu kadhashay ee xamar degani sidii farmaajo uguma soo baxeen war iyo dhamaanti xassan soomaali madaxweyne uma aha ee waa balaayo dusha looga keenay oo lagu khasbay

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 Жыл бұрын

    Xagee loo kala wadaa ku dhowow dowlada butland iyo dowlada soomaali waaaqliga soomaali ee aan dowladnimo rabin waa dad rabin in ay asaagood la tartamaan ee aqliga ha shaqeeyo qabyaalada ilaa goorma ayey soconee mase waa la dhimanayaan soomaalida allah hana dhaafiyo kuwa dhiigayo cabka iyo dhaca hantida wado ee cadowga u adeego ee basaasiinta ah mooryaanta ah ee reer baahane aamiin

  • @jcxbjxjx7798
    @jcxbjxjx7798 Жыл бұрын

    Walhi waa xabiibu malayiin waxaan ka baqana ineey dilaan allaha xafido

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 Жыл бұрын

    Qof illahy jecel waxa lagu garana Umada aya jecel because Illah aya ka balanqaday

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 Жыл бұрын

    Farmajo maante haduu aado puntland hal qof ma soo dhoweeyen runtii

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 Жыл бұрын

    Marka dowladnima masoo dhawayska mise waxqabad yaa rabi 🙄

  • @nasra9564
    @nasra9564 Жыл бұрын

    Waa uaqlbaa Xasan bahdil

  • @nasra9564
    @nasra9564 Жыл бұрын

    Xabiibumalaayiin kuwa Xasan noogu badalay huf noqda

  • @ifrahali6612
    @ifrahali6612 Жыл бұрын

    xasan sheikh waa madaxwenahay umada somaliyed qaraara joojiya pudland marti kuma ahan nin dhisay waaye xasan sheikh isagaa dhisay garoonka birmada xasan sheikh nolow mudan

  • @mahadalle8644
    @mahadalle8644 Жыл бұрын

    like aan kuu saaro daa maanta aloow yaan subscribeka kaala noqon

  • @moosaa8902
    @moosaa8902 Жыл бұрын

    عليه افضل الصلاه والسلام

  • @bakinmoha1542
    @bakinmoha1542 Жыл бұрын

    Cimran puntland wa dowlad

  • @mosalahsalah7133
    @mosalahsalah7133 Жыл бұрын

    Madaxweyne xasan sheekh ma uusan aadin DAL KALE balse wuxuu ka yimid gurigiisii ,wxuuna yimid gurigiisii

  • @kawsarasharqueen3427
    @kawsarasharqueen3427 Жыл бұрын

    Bahdilki hassan baraf waa uqalmaa

  • @noqabyaaladyzqarannabadiyo3033
    @noqabyaaladyzqarannabadiyo3033 Жыл бұрын

    Dowlad waa soomaaliy

  • @jibriilibrahimshariif9500
    @jibriilibrahimshariif9500 Жыл бұрын

    Abe farmaajo guul wacan

  • @hiboabdi1942
    @hiboabdi1942 Жыл бұрын

    Waaayaabaye reer garoobe muslinnimada ma yaqaaninn miyaa martidaada waa in aad karaameysaa hadana waa amuurkoodii markaasay ku faanaayaan waan bahdilnay

  • @Jammaad
    @Jammaad Жыл бұрын

    Anigu waxaan u malaynayaa xasan sheekh sidiisii hore maaha sidii madaxa wax loogu sheegayba caadimaaha waxuu samaynayo qof aan caadi ahayn baasameeyo dhaqtar buu ubaahanyahay

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Жыл бұрын

    Runtii ma jecli xasan laakiin sometimes waa ka naxaa sida uu isu bahdilayo loona bahdilayo hadday soomaali tahay iyo ajanabigaba

  • @dahablow2846
    @dahablow2846 Жыл бұрын

    Hadii wiilkii sharaf laga waayay soo caasi waalideeyn ma ahan

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo4271 Жыл бұрын

    Lakaha media waan la soconaa in aad juus tahay adiga laguguma fagaan karo waayo waxaad qabtaa gabar nasab ah oo xushmad mudan lakin kabax wax yabaha jaajuus nimda ah hadi kale howshaada waa la geli

  • @farhiamohamed4361
    @farhiamohamed4361 Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @ilyaasjilcane7020
    @ilyaasjilcane7020 Жыл бұрын

    Hadii aan fikirkeyga ka dhibto waxay u muuqataa soo dhawayn qabiileysan in ay aheed tii farmaajo tanina ay tahay colaadin qabiileysan cuqdadeysan Falanqentaada hadii an u imaana waxay u muqata mid qabiileysan Afkaada xasan kuma xumanayo laxda iyo balayada shegeysana ada ah kana hooseya la dhimo caradaada

  • @dahablow2846

    @dahablow2846

    Жыл бұрын

    Cbb caadi oo noqday isma oga

  • @mahadalle8644
    @mahadalle8644 Жыл бұрын

    xasan sheekh wa madaxwaynaha sharciga ah ee somaliya cidna ma bah dilin munaafaqada iyo isku dirka joojiya meel la idiin soo jiro ma ogidine dhimo oo ceeb reeb ban maqli jiray teeda kale dadkiinan farmaajo taageersan oo biibinaya anigu farmaajo waxan u aqaan xabiibu social media farmaajo madaxdii ka horeeysay wax uu dheer yahay ma arkin just wuxuu sameeystay dad social media ka amaana farmaajo afkiisana cid kuma qancin wax qabadna kuma qancin ee social media aya laga duuliyey oo jaakad logu xiray anigu waxan aminsanahay in xasan sheekh uu aad uga fiican yahay waayo wajiga furan wa sadaqo viiva M.xasan sheekh maxamuud

  • @dahablow2846

    @dahablow2846

    Жыл бұрын

    Dad waxaa soobaxay aan xishooneynin oo madaxweynaha burush xaar leh marinaayo

  • @mahadalle8644

    @mahadalle8644

    Жыл бұрын

    @@dahablow2846 farmaajo dadkii u soo baxay waxay u badnaayeen madhiban dhulbahante warsan gali hal guriga kuma harin lacag baana lo qaybiyay wa wax la wada ogyahay

  • @dahablow2846

    @dahablow2846

    Жыл бұрын

    @@mahadalle8644 maya bro kuulama qabo inaa qabiil carabaabto qabiil dhan ma qaldami karo ee waa shaqsiyaad waxaana fiicnaalaheed in madaxweynaha waxoo ku qaldan yahay wey ka hadli karaan lkn tilaab walbo ama wax walbo wey qaldanyihiin taasi waxaan u arkaa ka bad badis manafiicno in xadka la dhaaafo waayo wax walbo xad ayee leeyihiin

  • @mahadalle8644

    @mahadalle8644

    Жыл бұрын

    @@dahablow2846 aniga qabiil ma caayin ee wuxu yiri puntland oo so dhawayn wayday x sheekh puntland masuul kama ahayn dadkii badnaa oo farmajo so dhaweyay waxay ahayen dad qabilada an so shegay ah dad ay so bixiyen o lacag siyen waxan ka so horgedo wa qabil iyo in dadka laga dhadhiciyo in xasan sheekh la qabileyay o la isku diro dadka

  • @dahablow2846

    @dahablow2846

    Жыл бұрын

    @@mahadalle8644 waxey ahaato ba fikirkaaga soo gudbi adoo qabiil sheegin waayo warkaaga inta kale waa belo waa inaa wax saxnaa

  • @ayuubmoha617
    @ayuubmoha617 Жыл бұрын

    Bin wlkei ama love 💘 first Alx

  • @Nadifo12nopassive
    @Nadifo12nopassive Жыл бұрын

    Waa ku wataah ina adeer

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj Жыл бұрын

    Xasan sh waa ceeb ujoog nabsigi Farmaja kudhacay

  • @nboss8028
    @nboss8028 Жыл бұрын

    Mr dhiiqo sharaf ma laha

  • @axamadaclay9924
    @axamadaclay9924 Жыл бұрын

    Naga daaya bee baanta aad wadaan madaweynaha hala soo dhaweeyo ama yaan lasoo dhaweeynin wax ey noo soo saaideyso ma jirto anaga wax qabad aan u baahanahay sxb ku jcl

  • @namdahashi7409
    @namdahashi7409 Жыл бұрын

    Ninqaran iyo Ninqabiil Miyaa lasimikaraaa Wa maya 😂😂😂

  • @sabnaaasaabiriin8954
    @sabnaaasaabiriin8954 Жыл бұрын

    War shilinka aduunka yaala dheeh waxa ka khaldmay walaal

  • @fatumayussuf5255
    @fatumayussuf5255 Жыл бұрын

    Uqubadii u farmajo kagalay oo uu laf dhun gashay ku noqday ayaa ka so baxday ayado dag dag ah maba so daahin

  • @nboss8028
    @nboss8028 Жыл бұрын

    Walaalkiis lax kastaa meeshey is dhigtaa lagu gowracaa

  • @kadroable
    @kadroable Жыл бұрын

    Xassan jugtu waxba kama dhinto!!!😂😂😂

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf99611 күн бұрын

    Xasan dhiiqo waa nin aan balan laheyn deni isagaa madaxweyne ka dhigey balantii ay ku balameen ayuu uga baxey

  • @saadaqmaxamuud80
    @saadaqmaxamuud8017 сағат бұрын

    Anigu waxaan ku oran lahaa midgaan reer qardhood ah baad tahaye arrimahaas soomaliya ka gaabso,anigu waan ku aqaan,

  • @ibrahimali250
    @ibrahimali250 Жыл бұрын

    Maxaa laga daayaa isagaa isyeelaye mahad salaad iyo shawaab hoosta kuwatee talo kastoo lasiiyaa waxba utari meyso ninkani caqli iyo talo wadaniyad mid shacab iyo mida qabiilkiisa xitaa dhageysto maahan dhagtiisu waxey uraaracdaa mahad salaad iyo dhiiga cusub meys weydiseen sawabta dhiiga cusub ay ulabexeen waa group ka dhiig cusub daadin doona ayagoo dhan ayaa kasameysan dhiigyo cab magacaad kagaran kartaa waxey yihiin siyaasad shaqo kumalaha waxaan aheyn boob iyo dhac iyo dhiig daadin

  • @sadam1318
    @sadam1318 Жыл бұрын

    waa sax ilaa kama go,ine

  • @AhmedAli-iz7eb
    @AhmedAli-iz7eb Жыл бұрын

    Hasaan awalba madaxwayne uma aqonsanayn anigu anoo jga xfada israc ee galkacyo

  • @fatumahassan6589
    @fatumahassan6589 Жыл бұрын

    Manshllah mudane farmajo Alle ayaa haybad wanagsan siyay sidasa ayuu shacab badan ku kabsaday guul always, ill hada waxan aminsanahay in uu madaxweyne yahay.👍👍👍

  • @marianapoli8162
    @marianapoli8162 Жыл бұрын

    Team abo farmajo viva somali dhalad ah 🇸🇴 ❤❤❤❤

  • @digitalworld1haarin905
    @digitalworld1haarin905 Жыл бұрын

    Qof buka baatahay wllhi ma in loo niikiyo baad rabtay. Marabo inaan hadal xun ku iraahdo

  • @israali7336
    @israali7336 Жыл бұрын

    Wll maskiina tahay farmajo daroodkisa sodhaweyay

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 Жыл бұрын

    Saan miyaad ahayd ? Xasan sheekh ka fuq puntland iyagaa u baahan xasan sida aad dacaayada uga fidineysid hadii inagu aan mucaarad kugu noqono how you feel? He is coming to USA..and CANADA next month I'm wondering waxa kusoo hadli doontid hhhh

  • @ah3069
    @ah3069 Жыл бұрын

    Dowlada Puntland ee Somalia waa GEF iyo meelkadhac kudhacday SOMALIA!!

  • @afgoyebalaadjanaay133
    @afgoyebalaadjanaay133 Жыл бұрын

    Cimraanoow naga daa siduu uyiri waa gobal dowladeeda soo dhawayneeysa.

  • @lulymusse8977
    @lulymusse8977 Жыл бұрын

    Ninba wajiguu dhigtaa loo hayaa

Келесі