FARMAAJO O YAABAN CEEBTA DHACDAY BAL ILA ARAG MUSE BIIXI IYO ITOOBIYA IYO BADII 20 KM

Ойын-сауық

Пікірлер: 177

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska22 ай бұрын

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi wa.link/yfrkhn

  • @user-yf2xz8wf4l

    @user-yf2xz8wf4l

    2 ай бұрын

    Lama.xirin

  • @user-yf2xz8wf4l

    @user-yf2xz8wf4l

    2 ай бұрын

    Iska hadal

  • @salmaanluude3461

    @salmaanluude3461

    2 ай бұрын

    Hooyadaa iYo Farmaajaba Was Farmaajo Soomaahan Kii Shalay Dhahaayay Dikadaha Somalia Itoobiya Ayaa Siineynaa Ma Kaasa Noo Xayeysiineysaa Laangaab Laangaab Dhalay Oo Ciilan Baa Tahay Ximaar Ximaar Dhalay

  • @HaniQali-it5kf

    @HaniQali-it5kf

    2 ай бұрын

    ​@@salmaanluude3461xasbunalah wll miyadan Allah kabaqayinin oo ayisan kadambayinin aqiro maxa ucayeysah wilka hadu wixi jirashegayi majiro ama wujira wllkusoco basah mad usoqortid markad hoyo somaliyed adcayayisid miya jeceshahayi hoyada macan qofcayah waxan kuxasusinayah wll adoraliyah naftan lasmasine Allah kabaq icafinah kudheh wilka iyo cidkasta oo ad dulmisayi wll

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi74232 ай бұрын

    Somaliland iyadaa tashata oo wadankeed xor u ah Guuul Somaliland inshaAllaah

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan25552 ай бұрын

    ILAAHAY CALANKAAS BULUUGA AH NAGUMA SOO CELIYO!!!!!.

  • @UmuHudayfa-qf7iq

    @UmuHudayfa-qf7iq

    2 ай бұрын

    Amiin Amiin 🤲🤲🤲wll

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril41792 ай бұрын

    ILLAHAY KUMA JIIRO QADASHADA BADA SOMALIYA.SOMALI WAA MID WAYNA MIDOWBI DOONTAA.

  • @ugaskawadanka2623

    @ugaskawadanka2623

    2 ай бұрын

    ALLE hasoo dhax galin mesha walal ALLE ayaa inaga og sida uu khayr ku kujiro. Waxa suragal ah inay somali midawdo

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid94192 ай бұрын

    Daawlad an filadah laaguh iilaliyo oh tuugaah yaah dhageyasnaya

  • @abdullaosmanabbi9707
    @abdullaosmanabbi97072 ай бұрын

    Xasan sheikh maxamud. Muuse biixi iyo Abby Ahmed waa is ogyihiin Wax khilaafana kama dhexeeyo Kaliya dadwaynaha ayaa la wareerinayey

  • @salmanbashiir1712

    @salmanbashiir1712

    2 ай бұрын

    Isma oge lkn xaaska abii ahmed mss farmajo ayaa bada ibisay

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi69142 ай бұрын

    Sxb faarmaajo wadani mayahay waa maya waayo as wadani malahan ninkii godoomiyay oo cinqaabay adingan wariyahaa ah aqoontaadu magazine falaqayn siyaasadeed ee iska aamus

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma66352 ай бұрын

    Somaliya Allaha badbadiyo I wish all the best Somalia guul IYO Gobanimo Insha Allah 🙏👍🙏👍 🇸🇴🇸🇴

  • @faadumo114cabdi9
    @faadumo114cabdi92 ай бұрын

    Hargeysa may xukunto muqdisho bes ayey xukuntaa

  • @sarlajoog3927
    @sarlajoog39272 ай бұрын

    Somalilaand iyo itobiya waxay gaadheen hurumar iyo safaarado aad u horumarsan

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala81022 ай бұрын

    Wax waalan badanaa⚠️ Aaway ceebtaa sheegtay? caacdii kudaftay kuma dhigtee⁉️

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi32062 ай бұрын

    Masha allah somaliland waa dal madax baana guuuuuuuuuuuul khayr insha allah ❤🇭🇺❤💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @shukrigalandiid7044
    @shukrigalandiid70442 ай бұрын

    Adeer Soomaaliya Soomaali baa leh, waana sax in Beesha 6aad innaga guurto, Xalane waa goob aan dowladdu ka talin, dhib badana ku heysa Shacabka Soomaaliyeed.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew2 ай бұрын

    Afartuba weey hirgelayaan inshaa allaah

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg2 ай бұрын

    Adiga somalia ma tihid sida aan arkeyno, kolley adiga waad jirran tahay. Sudaa sheegeysidna ma dhaceyso.

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n2 ай бұрын

    Horta kuwaasi hayska ciyeen adiguse muse bixi iyo reer somaliland waxay kuu noqdeen jiif oo jaq waxase la yidhaa dhidar xabaala qodaa qudhun buu ugu dhaadhacaa

  • @fosiali263
    @fosiali2632 ай бұрын

    Heshiisku waa dhamaad waana dalkaygii xeebta liido maaha markaa hawiye gurigiisa ha dhisto midnimo qiyaamaheedaa dhacee

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed36952 ай бұрын

    Haa way shaqeeyan. Dawladan xamar kama wada taliso

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein41572 ай бұрын

    Masha Allah waa sideey tahaye amazing 👏

  • @nurmuse36
    @nurmuse362 ай бұрын

    Waxaan aadka hadashay iyo waxa aadku soo qoratay isma lahan laftirkaagaa wax kaa si yihiin 😂😂😂

  • @User_19567

    @User_19567

    2 ай бұрын

    Sax aniga wa ku wareray

  • @user-en7cg6jk3b
    @user-en7cg6jk3b2 ай бұрын

    Asc wll wariye arimaha aad shektay qusuliyadaha iyo ta yuu eenku isuma dhigmaan waayo yuu eenku sharci iyaa kaaqabanaaya lkn itobiya sharci ma taqaano ee qori caaradi iyay taqaana

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose10832 ай бұрын

    Asc, Garoowe iyo Hargaysa waa SSDF iyo SNM Ethiopia ayaa Laga xukumaa Lagan’s xukumi doonaa.

  • @maden7818
    @maden78182 ай бұрын

    Warkaaga waan dhageysan jiray laakiin waxaad tahay jaajuus u shaqeeya itoobiya ee naga aamus.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah28352 ай бұрын

    DOWLADDA SOMALIA, BIYAHA BADDA IYO BARRIGA AWDAL, WA ZEYLAC IYO LUGHAYE BARRIGOODA, MIYEY KA CELIN KARTA ITOOBIYA IYO IMARAAD IN AY LA WAREEGAN ?

  • @user-yw7ze9fy4p
    @user-yw7ze9fy4p2 ай бұрын

    Horay usoco waallkey cabdulahi

  • @afgobeedle
    @afgobeedle2 ай бұрын

    Yaan la niyad jabin insha alaah way hirgali doonaan 4:qodaba

  • @abehaji4418
    @abehaji44182 ай бұрын

    Way shaqeryaan

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo42712 ай бұрын

    Jaajuuskii itoobiya ee farmaajo usheg ile3n isagaa abii tusaye

  • @maxaadan9345
    @maxaadan93452 ай бұрын

    Xadhig charger inay ku ceejiyaan shaqaalahooda, sagaal kalena xadhig sugayaan,,,waa wax qabadka Xasan CEEJIYE iyo saaxiibadiis

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan2802 ай бұрын

    Jimco Mubarak ❤❤❤❤❤❤

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed53352 ай бұрын

    Iska daa in ay ka baxaane qusuliyadii waxa loo dalacsiiyay safaarad buuxda ayaa loo dalacsiiyay markaa soomaliland iyana safaarad buuxda ayaa laga dhigay

  • @afgobeedle
    @afgobeedle2 ай бұрын

    Waan xasuustaa runtii, inay arintan hareen waan ogeen,waana ognahay.😮😮😮😮😮😅😅😅

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg2 ай бұрын

    Somalia, dowladda ayaa ka mas'uul ah. FIQI, waa la yaqaannaa ee hannagu celceline sheeg.Adiga diplomacy-yada ma baranin. Waxaa kuu sheegayaa, qunsiliyaddii Ethiopia, haddey furan yihiin khalad ayey u furan yihiin, laakiin xisaabta hadda ma ogaaneysid.

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr2 ай бұрын

    Sc xeeryadooda cunooyin waaye iyo dad aan rabin somalinimada iyago modaya in lajoogi tani (ilaa mataacul qaliil)

  • @user-ds5mk7zg9n
    @user-ds5mk7zg9n2 ай бұрын

    Mashaa alaahu ilaahoow nadhaafi cadawgaa dad qalatada ah

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t2 ай бұрын

    Dalka iy waa lakalaleeyahay iyo dooga soobaxay Dalka waxa kataliya dowlad ka da wayn Dowlada Xamar oo layidhaa Soomaaliland oo 26 juun 1960 kii qaadatay xornimo Soomaaliland guul

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma66352 ай бұрын

    Hassen Sheikh and his follower maxan cuna iyo maxan xada xalaha Saomaliyed iyo khabriigi qoten maxa uu haray konfarta Somaliya Allaha naga dadadiiyo Insha Allah🙏🙏🕋🙏🕊

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial44442 ай бұрын

    Soo daawo muqal cusub ❤

  • @nimasahal8599
    @nimasahal85992 ай бұрын

    Reer qaxaya ka ahaw waxba kama badali kartid

  • @huniyashire-ge3rx
    @huniyashire-ge3rx2 ай бұрын

    Maya masocondonto xasan waa riyooday asc cabdulahi

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d2 ай бұрын

    qunsuliyadihii itoobiya ee garoowe waa la sii weyneeyey oo lasii ballaadhiyey,. inay ka baxdo iska daaye...

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan62292 ай бұрын

    THAT IS GOOD NEWS.

  • @asadcali4609
    @asadcali46092 ай бұрын

    Haa wayfuranyiin waana iskahadlsyaan

  • @user-dt1ws5ed2d
    @user-dt1ws5ed2d2 ай бұрын

    Adeero riyo haday dib leeyihiin futadooda ayey ku qarin lahaayeen ee soomaalida asd sheegaysaa teeda ha ku mashquusho dalkan somaliland iyo badoodaba dadbaa leh iyagaana u taliya ilaahay kasokow no mashquul to us my friends fiqi kawaanleba usheega in kawaankiisii dib loogu celin doono insha Allah kkkk

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed20862 ай бұрын

    Somaliland danaha dalkeeda iyo dadkooda ayay ku mashquushaa si ay u gaadhaan hurumar iyo nolol wanaagsan iyo siday caalamka ula qaybsanlahayd arimaha dhaqaalaha ee tartanka loogujiro maasha-allaah maasha-allaah maasha-allaah. Allaah mahadle

  • @axmedaadanbarre2445
    @axmedaadanbarre24452 ай бұрын

    Lagu baray cidna siri meysid oday adigoo dhan bananka usoo bax waba usoo baxdaye 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @khadrayusuf5122
    @khadrayusuf51222 ай бұрын

    Asc ww xasan sheikh wuu hurda soomali laan makatalis wali waad riyoonysa

  • @marwoali6189
    @marwoali61892 ай бұрын

    20KM EE BADDA DADKII LAHAA BAA U TASHADATE TAADA QASHINKA GAALADU KU GURTO KA SHEEKAY?

  • @user-en7cg6jk3b
    @user-en7cg6jk3b2 ай бұрын

    Wll wariye 2 Wakiil oo yuunen ah iyaa la eryay sida ogoow inay wuxu sharci qabto yuu eenku lkn itobiya waa moryan aan sharci qabtan lkn waa isaga filanahay iyadana ogoow

  • @ibraahimawed5935
    @ibraahimawed59352 ай бұрын

    Hargaisa safaarad buuxda ayey itoobiya kueedahay

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy2 ай бұрын

    Qunsuliyada itoobiya ee hargeysa ma hooyadaa ayaa leh huuro hoo dhuljiifka

  • @nimasahal8599
    @nimasahal85992 ай бұрын

    MAXAAD UGA HADLI WEYDAYTUULOYINKA KA TIRSAN KOONFUR EE ITOOBIYA HESHIISKAY LAGALEEN

  • @AhmedArte-zp4ob
    @AhmedArte-zp4ob2 ай бұрын

    Ileen waxaad aheyd caqliyadii CBB dadkii ku caqliyeysday CBB wayo haddi aad qaramada midobey taagero u heyso waa cajiib

  • @user-mm8mb4yb9w
    @user-mm8mb4yb9w2 ай бұрын

    Labadii.qusuliyadood.waysii.dalaceen.saaxiib

  • @abdirisaksuleiman3334
    @abdirisaksuleiman33342 ай бұрын

    maya way iska hadlen❤

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc2 ай бұрын

    Asc wali waa ay joogaan waana shaqeeyaan

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz2 ай бұрын

    Qabilka nacebka ka daa abdulahi mesha

  • @nasroegal7289
    @nasroegal72892 ай бұрын

    Amiin. Amiin

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur66052 ай бұрын

    waar bada ma hooyadiin baa leh anagaa lehe nin meesha ka hadlaya iyo adiga midna bada malaha ee xidha afkiiina😮😮😮

  • @saadhussein5466
    @saadhussein54662 ай бұрын

    Miskiinka jaahilka social media iyo youtube lacag kasee ayuu kuhafadey January 1 markey saxiixayen abiy iyo muuse juudaan waxey yiraahdeen bilgudaheed ayaa loobadalaya heahiis rasmi ah hadana sanadkii baa Malabar kusocda aawey maxaa kahirgaley adeer rag baa halkaa kuburiyey

  • @Omra-qt7jo
    @Omra-qt7jo2 ай бұрын

    Hada maxa shegtay macna yare shilimo ka radsho KZread WA la erya wana arki donta duliyahow

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte48102 ай бұрын

    Xasan waxa so dirsaday shesheeye waxaana lo so diray inu Somali kale diro

  • @user-tr7lk4vq6d
    @user-tr7lk4vq6d2 ай бұрын

    Waa furan yihiin oo waa shaqeyan oo sicad ayey u shaqaynayan wll xasan sh maxud intuu somaliya kursiga ku.fadhiyo oo.qabuurihii xataa uu gatay oo sharafti somaliya ku ciyaarayo wax aqoonsi iyo ismaqal nagama dhaxayso hadanu nahay shacabka buntland anagoo jecel dawlad loo dhan yhy oo sharaf leh

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere97352 ай бұрын

    Xassan dhiiqo iyo kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa

  • @husseinaden7560
    @husseinaden75602 ай бұрын

    Arimuhu isma laha UN ka waa la soo xirayaa lkn ,dawlad goboleedyadan ,qunsuliyadaha ka furan waa arin u baahan in lagala hadlo hogaamiyayaasha,s/land iyo puntland

  • @husseinaden7560
    @husseinaden75602 ай бұрын

    Maanta maxaa si kaa ah mucaaradnimadaada waa saa,id mise farmaajo ayaa kula soo hadlay

  • @caliducaale464

    @caliducaale464

    2 ай бұрын

    Waa doqon qabyaaladi waashay

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi88572 ай бұрын

    Wu iskufuray Hassan shekh.

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi48332 ай бұрын

    Wuxuu la hadlayaa oo madaxweyne u yahay kaliya Dadka Xamar Wacaysle abgaal baa xasan ula ekaaday. Inuu u taliyo soomaali kana taliyo dhammaan dalkii Somalia

  • @Kimodadon
    @Kimodadon2 ай бұрын

    Weey aqbashay UNka waxeey xiraayaan dhamaadka Oktober 2024

  • @abdishakur5064
    @abdishakur50642 ай бұрын

    Way shaqeyaan weli, adigu hadad rabto wac oo soo eeg

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v2 ай бұрын

    UN hassan sheikh muqdisho ubu qa eyriey lakine dowlad qoboleeyadu bey xaafisyadoda ey qa furayihine

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan81192 ай бұрын

    Maya

  • @Kimodadon
    @Kimodadon2 ай бұрын

    Car waakaasee Ethiopia wax haka hesho Somalia oo Walaahi ah Kenya aa runta usheegtey

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x2 ай бұрын

    ilaahow aamin yaarabi

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe33342 ай бұрын

    Hada ayaba qunsuliyadii GAROOWE dibuhahayn lagu sameyey Shaqale horleh la keenay

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial44442 ай бұрын

    Waa dowladii bootada 😂😂

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v2 ай бұрын

    Hassan sheikh afduubkii u dastuurka qu samecey ubuu mel ula maro buu layahey

  • @Naaif12Isa
    @Naaif12Isa2 ай бұрын

    asc asxabta waa arin ilahay ka shifayo waa gooni Wana waxaan ku farxo iney so baxdo ceebta dowlada hasan sheeq tankale waxaan layabanahay ra aysal wasarihii ma fiqibaa badalay ileen xogaa darood waa lagusobahdilay waxaana nolo adeegsaday anaga xamsa?hadana hawiye ma waxaa lagu Kar bashayaa fiqi walahay waa karto ama aqli damper ka timid kkkkkkk lakiin ogow xabiibu Malaysia baa si fududku so noqonayo waxayna no tahay janis ama fursad kkkkk

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew2 ай бұрын

    Ethiobia iyo somali land iyo turkiga keebaa bada somalia ku adag ?

  • @user-yf2xz8wf4l
    @user-yf2xz8wf4l2 ай бұрын

    Waa furanyahiin

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax48842 ай бұрын

    Waa shaqeeyaan

  • @YasiinOrdaaye-io6vh
    @YasiinOrdaaye-io6vh2 ай бұрын

    Washaqeeyan

  • @caliducaale464
    @caliducaale4642 ай бұрын

    Maxaakaagalay heshiiskayaga ilaahay khayrkumasiiyeeehlunnaaryohowqabyaaladu. Qalbiga madoobaysey

  • @saidomar6885
    @saidomar68852 ай бұрын

    Scw

  • @ashasalah2835
    @ashasalah28352 ай бұрын

    TURKIGII LA LAHA BARRIGENA IYO BADDENA, ISAGA BALLAN QAADAY IN UU ILAALIYO AAWAY ISAGUNA ?

  • @caliducaale464

    @caliducaale464

    2 ай бұрын

    Waakiiyiri wasiirkiisa ar.dibedu bada somaliland shaqo kumalihin

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur66052 ай бұрын

    waar fiqi waa beeeeenaaale yaa u turjumaya fiqi waa no ingish😮😮😮

  • @ahmedyusuf9616
    @ahmedyusuf96162 ай бұрын

    Yaaxidhikara mahadalka dameeraha

  • @faadumo114cabdi9
    @faadumo114cabdi92 ай бұрын

    Xalane dadka xataa waa lagu qashaa soomaliya waxba uma qabtaan dhibaato mooyaane hala buriyo

  • @Mohamedfarahayir
    @Mohamedfarahayir2 ай бұрын

    Way muuqataa

  • @cabdoaadan4524
    @cabdoaadan45242 ай бұрын

    Wa furan yihin

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri33162 ай бұрын

    Bal maxaad samayn ma atomi bomb ku Dhafan sonalil

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy2 ай бұрын

    Adigu maxaad ka tari kartaa

  • @ibrahimhassan1657
    @ibrahimhassan16572 ай бұрын

    somalia futo aanay lahay bay ku xaaraysa .waayo Hayado risiqooda haya mayay eriyi karaan

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v2 ай бұрын

    Hassan sheikh dowladnimadisu xamaar baa dhafsano wuub bu qu ridey siduu ulabaxso ulaha

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie68422 ай бұрын

    Ma waxad rabta in Somaliland iyo Somaliya dagalamaan ???

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed6682 ай бұрын

    Unsom waa xafiiskan qaramada midoby ee somaliya waana kuwa siiya lacagaha dowladu kushaqeysto hadii xamar Laga eryo lacagahaasi waa go ayaan teeda kale xafiis ayey kuleedahy puntland Somaliland iyo gobolo kale

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq2 ай бұрын

    Maxa ka galay badayada iminka laga bilaabo itobiyan ku birayna soo nafta nagubaydaan dhiban dooni mayno somaliya weliba reerka harti ladhaho waa reer aaad u neecab isaaq maxa sababay oo dhiiga raga somaliyeed u dadanaya soow nacayab isaaq maha uf somali oo dhaan waanu nacnay itobiyana noo dhaanta malintay diyaradaha nagu rushaynayeen na cawiiyay oo matadad iinti la laayay mooye iinta kale magaan geliyaay kabaxa dheexdayada badan anaga leeh🤫🤫🤫🤫

  • @deeqsuldaan4551
    @deeqsuldaan45512 ай бұрын

    Scw scw scw

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman17702 ай бұрын

    Waa lasii wayneeyey

  • @SuweysAhmed-un1qe
    @SuweysAhmed-un1qe2 ай бұрын

    Wayjoogaan

Келесі