FARMAAJO NABSIGIISA O SOO DAAHIRAY IYO XASAN SHEEKH O DACWAD LAGU FURAY😭

Ойын-сауық

Пікірлер: 110

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2Ай бұрын

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi wa.link/yfrkhn

  • @Mustafefarah405

    @Mustafefarah405

    Ай бұрын

    Haye

  • @Mustafefarah405

    @Mustafefarah405

    Ай бұрын

  • @Mudaneey

    @Mudaneey

    Ай бұрын

    Kkkkkkk Xasanka sh laftiisa oo guri lagu haysto ma maqlin Ina baana fuuso c/qaadin salaad xasan Naagtiisi waaye guri aabaheed lahaa

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635Ай бұрын

    waa ruun 👍✅ Allaha xaqa haka sobixiyo Hassen gurgurte aduuna iyo aqiiro Insha Allah 🙏Guul Somalia 🇸🇴🇸🇴👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AhmedMohammed-ds1dd
    @AhmedMohammed-ds1ddАй бұрын

    Illaaheey ayaa xaqeeda siin hooyadaa soomaaliyeed

  • @saxafiabdirizakahmed7588
    @saxafiabdirizakahmed7588Ай бұрын

    Kaligiis ma ahan intii qabyalad dilootay oo dhan ayeey meel xun u Danbayso ilahay ayaan ka magan galay Inaan qabiil ku tageero dalka masuuliyadiisa haduu doono haa ila dhashee xasana waa sii sheegay Inuusan kheyr soo wadin balse ma dad meel loo wata ayaa imaqlaya

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243Ай бұрын

    Dalkii waa dhacan yahay ee Soomaaliyeey Midooba.

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263Ай бұрын

    QARAN MIYEY ARKEEN WAXAN HADI LARABO BLIBIQO AYA LAGU SO KORIIYEY UUUUUUUUFFFFFFF

  • @leylaaliisgoowe7242
    @leylaaliisgoowe7242Ай бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198Ай бұрын

    Waa waajibkeena iney saan nagu dhacdo hadaan nahay in badan oo reer muqdisho nahay anagaa qabyaalad ku dooranay waxaan dad iyo dalba wax tarayn

  • @maxamedaxmedabtidoon4814
    @maxamedaxmedabtidoon4814Ай бұрын

    Wa guul usoo hoyatay Farmaajo N&N

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664Ай бұрын

    💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243Ай бұрын

    Shacabka Soomaaliyeed waxaa la gudboon inay isku Dan noqdaan oo Ninkii aan danta guud ee Ummadda Soomaaliyeed ka shaqeyeyn inay isku meel uga soo horjees oo aan Qabiil lagu taageerin.

  • @hawohosh9198

    @hawohosh9198

    Ай бұрын

    Isku dan ma noqonayaan waayo ninbaa hantidii shacabka oo dhan gacanta ku haysta oo daaro dhaadher ka dhistay hadana intii hartay rabaan iney u daba tiraan dadkaas ayaa ku taagan qaranimada somaliya ninka hadda carwadii taleex iyo afar irdoodkii iyo bacadlihii xamar weyne kala gubanaya dal iyo qaranimo raba dadbaa xisaabtoodu kusoo aruurtay iney dadka guud ka dhigaan dhaxal caruurtooda laakiin xisaabta allah ayaa dabeysa

  • @garsoore4146
    @garsoore4146Ай бұрын

    Ayaa ka badala dharka . Isaga jeclaadey inuu sidaas ku faago xabaalaha. Taasi wax meel lala yimaado maaha. Ilma yar maaha caskarigan oo dharka laga badalo.

  • @wadaayful
    @wadaayfulАй бұрын

    ☘اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما" كثيرا"🌱

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pqАй бұрын

    Subxaanallah Dowlad Qof shacab ah Dayn Uhaysto Waa yaab, Cajiiib🙈😡😏

  • @abdulkhadirjaylani5747
    @abdulkhadirjaylani5747Ай бұрын

    ❤ A.c sheeq jamahiirta kama hadashid maxa dhacay noga so jawab Walal Abdulahi Maxamed Hussein???

  • @Fadumohalgan
    @FadumohalganАй бұрын

    Waa run nabsigii farmaajaa socda soomaali qofka dhibaa uroon kan unaxariista marabto

  • @gigachad9879
    @gigachad9879Ай бұрын

    Xadiiska Nebiga Scw wuxuu ahaa HADDAADAN XISHOONEYN WAXAAD DOONTO SAMEE Dadkaasaa madax noo ahe sideen u liibaaneynaa SUBXAANALLAAH

  • @samiroawil6277
    @samiroawil6277Ай бұрын

    Mansha Alaah wiil kan run badan ❤❤❤❤

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4eАй бұрын

    Xaliimo yaray gurigii ilma jenaraal maxamed abshir allaha unaxariistee caruurtiisii ayay ahaayeen

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764Ай бұрын

    DEE WAA TAN ISLAANTAN WAYEELKA AH BAROORANAYSA

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944Ай бұрын

    Scw scw scw scw ❤❤❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pqАй бұрын

    Damujadiid Ceebtu Makartto😅😂

  • @jamamohamedmoalin5226
    @jamamohamedmoalin5226Ай бұрын

    haduu dhar shicib qaato canshuurey ka qaadaayaan 😅😅😅

  • @fadumaadan7133
    @fadumaadan7133Ай бұрын

    Good for him

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4eАй бұрын

    Xaqiiq qofwalba wuxuukashaqeeyo ayuu dhaxlayaaa

  • @user-pr8pl3nv5c
    @user-pr8pl3nv5cАй бұрын

    Cabfullahiyow walaal hassan sheeikh ma xishoodo haduu xishoonlahaa mar hore ayaa qofwalbo lasiinlahaay

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5byАй бұрын

    Ayuu iibsaday kuwii aakhiro ayuu gatay waa markii3 Ed ee kuraastii quruma mid iyo gud midawga afrika xasan ayax ayaa iibsaday foosiya xaaji Aden

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635Ай бұрын

    Is true that woman she died in Djibouti I think I don't know her name but we heard the story two people exchange each other that house and the owner of the House hè used to be a man who was the first police officer in Somalië is really very scared what's happening in Mogadishu government corruption😢😢

  • @Fadumohalgan
    @FadumohalganАй бұрын

    Badbaado qaran maysan ahayne badbaado qurun bay ahayen

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309Ай бұрын

    Habaarkii muwaadiyiintii soomaaliyeed Habaarkoodii Baaku dhacday Dooladan Iyo Barlamaankii hore iyo kuwahad joogta 15May Quusbadan baanagashay waana lahayaa iya doonsoodaahirin Kuwaan ma Dhergaan miyaa Waxii shacabka iyo waxii Dooladaba Mooshinkii Alaaah baalagakeeni Doonaa Iinshalaah

  • @ummuaxmedcuntokarinta7656
    @ummuaxmedcuntokarinta7656Ай бұрын

    Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @user-wh1ky9on9j
    @user-wh1ky9on9jАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasrabaxar4071
    @nasrabaxar4071Ай бұрын

    Adiinka kuwa anayo madawene but aniiga wuxu I yahay tuug iyo musuq I feel so bad kasna waa tuug kale Somali inta mesha fadhiisa kursiiga waa tuug

  • @nasrabaxar4071
    @nasrabaxar4071Ай бұрын

    Adiinka kuwacanayo madaxwene but aniiga wuxu I yahay tuug iyo musuq I feel so bad

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4eАй бұрын

    Subxaalalaah bal eega dadka madaxda noo ah shacabkii boobaya

  • @farisfaris7500
    @farisfaris7500Ай бұрын

    Waxaan kuweydiiyey if iyo Aaqiro ma iloowdey mase ma dhalan markaas aawey qubuuradii yaaqa shiid tanu uguma horeyso

  • @user-xh6ev4ne3d
    @user-xh6ev4ne3dАй бұрын

    Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764Ай бұрын

    WAAR MA ANAAN YAABIN WADAADKA MALITII CIIDA AHAYD OO UMADA ISLAAMKA FARAXSANYIHIIN HILIBNA CUNAYAAN AYUU CARO IYO HANJABAAD LA SOO ISTAAGAY OO UU LEEYAHAY KUWA SOCAIL MEDIA KA HADLA WARYAADA AFAFKIINA EDEB U YEELA KOLAY ANIGU MA AAN WADA DHAGEESANIN LAKIIN WAXAAN IS IRI TOLOW MA WAX BUU DHACAY.

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308Ай бұрын

    Suxaana laah she kadaaya iyo magaca madax weene ooma qalmaane

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dyАй бұрын

    Shaydaan aadan madoobe iyo culusow dad iyo dalba way boobeen mana aha kuwo aakhiro xusuusan ilaahay soomali haka qabto odayaashan mooryaanta ah waar wuxu miyaanay awlaad dhalin

  • @Mustafefarah405
    @Mustafefarah405Ай бұрын

    Haye

  • @user-tn9re3ty7e
    @user-tn9re3ty7eАй бұрын

    Laadir ayaa ku dawn ĵray filaments ayaa nuqday manta madaxwaynaha dalka

  • @abdi6533
    @abdi6533Ай бұрын

    Sheekh ma ahan nin xoolo islaameed dhacaayo waana inuu is casilaa umaqalmo inuu umada u noqdo gudoomiye baarlamaan waa mooryaan masuulna ma noqon karo ee dowlada ha isku xishoodaan

  • @Fadumo-kn9mb
    @Fadumo-kn9mbАй бұрын

    Scw scw scw scw scw scw

  • @Fadumohalgan
    @FadumohalganАй бұрын

    Alla run badana ilahay afka kaama gooyo

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7zАй бұрын

    Xassan duufle gurgurte WA tuug Bahan munafaq ah lkn waxa kasii xun kuwii shalay U sacab tumayey manta dhibato arkaysan 😮😮😮

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cnАй бұрын

    SCW ❤SCW ❤SCW ❤

  • @elminaahmed1070
    @elminaahmed1070Ай бұрын

    NINYAHOW SAAN INAAD DHAANTO AYAAN MOODAAYE NIN BEEN ABUUR SAMEEYNASYO AYAAD ISKA AAMINTAY AAWAY MEEDKII AAWAY SUUFIYAATAHAY WAXWALBO ISKA AAMIN FARMAAJO WUUJAAGAY NAAGTAAN MUXUU U QABTAY 😂😂😂

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735Ай бұрын

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah iyo Madoobe Waa labo Moryaan oo aan u Qalmin ineyba Madax Nowdaan

  • @homeh3455
    @homeh3455Ай бұрын

    Kuwani maydkiibay dhaafi waayeen ee dad nool ma dhaafayaan

  • @AbAhmed-st1tp
    @AbAhmed-st1tpАй бұрын

    Farmajo nabsiga u leeyhy mxe thy views. meel qaldan ka raadi

  • @fartuunxalwo7028
    @fartuunxalwo7028Ай бұрын

    Scw

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tmАй бұрын

    Qubuuro if iyo aakhiro baldoos ayaa lagaliyay adiga maogeed afweyne siyaad bare qabuuraha if iyo aakhiro dadkii lamadhihin labaxa katarabii ayaa lagaliyay taas wareyso adeerka ayaan umalegnayaa

  • @marwoali6189
    @marwoali6189Ай бұрын

    MAXAA KUU DIIDAY DIINTA BAA IDIN DREQDA.?

  • @AbdiganiIbrahim
    @AbdiganiIbrahimАй бұрын

    Sharaf haday u. Baahanyihiin. Masidan bay Ku dhaqmilahaayeen

  • @user-wh1ky9on9j
    @user-wh1ky9on9jАй бұрын

    AsA

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927Ай бұрын

    Way hagaajiyeen maxuu qabiil uugu doodaayay

  • @yasinfarah5056
    @yasinfarah5056Ай бұрын

    Saliga nabiga kusalinaa itobiya 4 badoot u saxiixay ayan tageraya isma qabato bro Naga rali Noqo filinkada ey aya cunay

  • @abdurrahmanmahamoudfaarah7837
    @abdurrahmanmahamoudfaarah7837Ай бұрын

    Shacab inaad kicisa mooyee miyaanad kahadleyn waxa shareecadu kaqabto iyo waxa culimadu katiri arintaas arinta maamada iyana waxey ubaahan tahay cadeyn mana cadeynkarno anagu Allah kacabso oo meel kale Rizaq karaadso

  • @nasrabaxar4071
    @nasrabaxar4071Ай бұрын

    Who is the madah I don’t know I don’t know. Who is it tuugada umada hantiiidoda shacayo

  • @halimaomer625
    @halimaomer625Ай бұрын

    Walaalow waligaa ayaad farmajo Amaneysay inta Allaha ka baqdo markuu Tarab tarab dadka u leynayey maxad uga hadli weyday waagaas walee Cadaaladu wey fcntahay Qabri yar azaleas dhigaya 2 badaas nin waxay yihiin madaxdeyni laakiin inta Qaldanta Alle uso laabta..Rabbi Cadaladuu Jecelyahee...

  • @nasra9564
    @nasra9564Ай бұрын

    Farmaajo nabsigiisii weey heleen ciidankii aaway reer muqdisho farmaajo cadoow oo dhan yaa kusoo duulay

  • @madinaainan3846
    @madinaainan3846Ай бұрын

    Xassan dhiiqo xarash qaran alaku dhafi

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308Ай бұрын

    ❤sarweeye✅✅✅✅👍👍🙌🙌🙌🙌😂

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193Ай бұрын

    Walagu suubiyey

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280Ай бұрын

    Sax❤

  • @alkhayrtv95
    @alkhayrtv95Ай бұрын

    Qabyalad wa nacalad

  • @jamamohamedmoalin5226
    @jamamohamedmoalin5226Ай бұрын

    labadaan nin ilaahey hanaga qabto waa tuugo

  • @user-ds5mk7zg9n
    @user-ds5mk7zg9nАй бұрын

    Mac nabsi yaab badanaa maxaa kaaraacay garab is taagii qabuuro qode iyo dam jadiid

  • @nasraismail6061
    @nasraismail6061Ай бұрын

    Dadkas caraan kuloka baa hugomiyeyal noo ah.

  • @sahramakaran6174
    @sahramakaran6174Ай бұрын

    Xagee ku noolaan jirtey xiligii siyad bare ma dhalan miya

  • @abdulkadirhusseinaw-ali2537
    @abdulkadirhusseinaw-ali253713 күн бұрын

    ...asc: ninkaan ciidanka ah waxa uu tusaale u yahay dadka kale, waana ku amaanan yahay in uu aabahiis meel u asteysan [xawaalnimo] ku ogaadey.

  • @user-no1es3jp3s
    @user-no1es3jp3sАй бұрын

    Xasan.shiikh.isaguba.guri.agoon.leedahay.ayuu.hayztaa

  • @husseinomarbood1959
    @husseinomarbood1959Ай бұрын

    ninyow mucarad waa la noqdaa ee se wax uwadaa

  • @aliabdilqadir1326
    @aliabdilqadir1326Ай бұрын

    Wataa doqontii 😅 unukaa

  • @user-ie6zt4wk6o
    @user-ie6zt4wk6oАй бұрын

    Xasan shiiq asigaatuukah ee laftagareen iyo maxkamadakoonfur galbeed ayaa sishirciah u marikara ookadhan baryo

  • @yasinfarah5056
    @yasinfarah5056Ай бұрын

    Kkkkkk kkkkkkk

  • @yaayow3374
    @yaayow3374Ай бұрын

    Toog toog kale yac mayiraahdo.

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5byАй бұрын

    Moron kamataagno xasan ayax inmaxkamad lataago xasan ayax dalka iyo dadka dhagar ayuu kagalay khiyaano qaran ayuu Galay sharaftii iyo magacii dalka iyo dadka soomaaliyeed lacag ayuu dhaafsaday kuraastii caalamka ayuu iibsaday

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8nАй бұрын

    Xasan gur guuurte iasagub guri agooni leedahay yuu xooga ku haystaa

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335Ай бұрын

    Xasan xabaale qode habaar qode dadkii qaribay waye

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280Ай бұрын

    Sax❤sxb

  • @abdulkhadirjaylani5747
    @abdulkhadirjaylani5747Ай бұрын

    Jamahirtii away aqbartoda

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762Ай бұрын

    Csw csw csw

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289Ай бұрын

    Bur burin qaran dheh

  • @jamamohamedmoalin5226
    @jamamohamedmoalin5226Ай бұрын

    reer muqdisho ayaa farmaajo u ooynaayo wlh illaaheey hanoo soo celsho

  • @abadulrazakahmed2952

    @abadulrazakahmed2952

    Ай бұрын

    Ilah noma soo celiyo aamiin

  • @yusra2501
    @yusra2501Ай бұрын

    Isla yaab wadad ban ahay farmaajo ayaan had iyo jeer daba carari xasana waan cabaarayn had iyo jeer

  • @AsliHalane
    @AsliHalaneАй бұрын

    Askarigu shacabkuu ka mid yahay niicda daa cbb haddaa tihiin ma quusatiine meel fariiso qaranimo dalxoreeye laga waayay farmaajo nooma haayee

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tmАй бұрын

    Dukaankii qaahira aad hilfaha sodhigdhigtay ayaa qasaray ayaan umaleeynayaa labadookun miyuu sodiray markaas ayaa caawa bushumihii waweynaa ayaat sidii babiska leesugu garaacayaa sowmaha qarankii waalaga badbadiyay isaga iyo rerkiisa 100 sano hadii ay aktiisa yimadan weelka eeyaha wax igulasii adigana mamaxirsiyo alaha kuu calfo tala maheeyside bushimaha iskugaraac madax weegne danbe ladhihi madone farmaajo ama ooy ama niiki adigeey kujirtaa dukanka inuu qasaray qaahira wanmaqlay

  • @abdulahihussein8702

    @abdulahihussein8702

    Ай бұрын

    Xamar caasimada laga rararooyaa Xaabalo fsgow Xassan gurguurte iyo Mooriyan haysku cunasn Xamar isaagaale isaagaale unukaale ..... Ismacil cumar geelle idinku sheekeeyay 100 sano haysansysaane Dastuur fake ah sameesta miyaa ? hhhhh Qaran intee ku haysaa Qabiil qabiil aya wadankii isugu dirteen merl walbo xitaa hg iyo Abgaal xamar iseryanaayo wadankii UAE iyo Ethiopia ka iibiseen dadkiini ciyaal weero iyo dad qalato haweenka gubaysa ragfa qalanayo ayaa dhameeyay meedadkii farajeerada wali ku jiraan qaarkod meedadka canshuur laga qaada Qiyaamihi ayaa ifka idiinkuso baxay meel walbo beeso ka Rabtaan yaaahuuuu hhhhhhh

  • @wasiiranuur7392
    @wasiiranuur7392Ай бұрын

    Farmàjo io xasan isma dhaman

  • @yusufamin6603
    @yusufamin6603Ай бұрын

    Balninwayn oo meelsofadhistay waxa uu kahalayo finri.isku xisho.laangaabyahow

  • @wabaxa
    @wabaxaАй бұрын

    FIRKA IYO ISIRKA IYO FARMAJO ANIGA FUGO EE DHILADA GURIGA KU JOGTA 1 HABIIN AN KA IJAARYO DULI FOQOL DULI

  • @shukriahmedomar6119
    @shukriahmedomar6119Ай бұрын

    Rufyaan unsubscribe qaado

  • @SaidAbdi-oy9wm
    @SaidAbdi-oy9wmАй бұрын

    Beenale iya tahay iya kudhageesta

  • @abadulrazakahmed2952
    @abadulrazakahmed2952Ай бұрын

    Beenale ayaa tahay waxaa ku wado waa qabiil ee beenat dadka ka dhafas doqonow dameeraka ah farmajo ayaa ku waalatay doqonow wax kale soo sheega balo ku dhufaya

  • @SuldaanxayirSuldaan-od1fb
    @SuldaanxayirSuldaan-od1fbАй бұрын

    Daalim ayaatahay

  • @user-yr6kn1wk5y
    @user-yr6kn1wk5yАй бұрын

    Oo adi farmaajo iyo ilhaan cumar maafi weeday mise wax kale kuma soo galaan oo warA

  • @zakiabdull7698
    @zakiabdull7698Ай бұрын

    Walal xasan sheekh nacayb waxagu wey dhafeen muqal waliba xasan sheekh waa side sxb

  • @saciidoahmedjamac3839

    @saciidoahmedjamac3839

    Ай бұрын

    Runtu waa waraar

  • @ciisehashim4249
    @ciisehashim4249Ай бұрын

    U Ur not a journalist Ur here for farmajo

Келесі