Farmaajo"Dastuurka laga doodayo maahan mid wax laga badalayo ee waa mid cusub "

Farmaajo"Dastuurka laga doodayo maahan mid wax laga badalayo ee waa mid cusub mana loo baahna dowlad-goboleedyadana lagalama tashan"

Пікірлер: 399

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL3 ай бұрын

    QURAANKA DISTOOR NOOGA DHIGA WABILLAAHI TAWFIIQ

  • @Daljirka-Dahsoon

    @Daljirka-Dahsoon

    3 ай бұрын

    Sikale Soomaali yeeli meyso; laakiin dhaqan carab yeeli meyno. Shareeco islam waa xaq.

  • @DarkscapeHorror

    @DarkscapeHorror

    3 ай бұрын

    Dhaqan carab waakee? Mise quraanka ayaa utaqaanaa dhaqan carbeed​@@Daljirka-Dahsoon

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL

    @QURAN-ONLINE-SCHOOL

    3 ай бұрын

    @@Daljirka-Dahsoon wll anigu carab kamaba hadlin kaliya waxaan idhi Qur'an

  • @Galimeyz

    @Galimeyz

    3 ай бұрын

    Shareecada islamka hadii lagu maamulo wadanka, ogoow shisheeyaha waxay kugu bilawayan qabiil iyo dagaal hor leh, wax fahan wali Xalane camp CIA ayaa xoog ku dagan, wadanka xalad adag ayuu gali karaa……. Hadhoow marka awood yeelano haaa laksine hada waxaa la dhihi waa wadan terrorist ah

  • @Lights.Upon.Lights114

    @Lights.Upon.Lights114

    3 ай бұрын

    Walaahi Hadaan Quraaanka dastuur u qaadano SOMALI horumar badan ayey gaari lahayd iyo barwaaqo iyo kala danbeeen .... laakin itaan saan ku jirno wareer iyo is qabqabsi iyo qabyaalad kama baxayno..... ILAAHEY HANA WAAFAJIYO YAA RABI.... MADAXDEENANA ALLAHA WAAFAJIYO KHAYRKA

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t3 ай бұрын

    Ilahay ha ku xafido madaxwayne Adiga dowladii kama danbeyn iyo ciidamadii qaranka dhistay

  • @user-sn1gn6xg6e
    @user-sn1gn6xg6e3 ай бұрын

    Aqon la,anni waa iftin la,an Masha Allah Illahey haku hafido madaxweynahe 🤲

  • @micraaj6621
    @micraaj66213 ай бұрын

    Waligay waa kasoo horjeeday farmaajo lakin manta hadalka uu ku hadlay waa sax talo ninwayn ay ka muuqato lixijeclo somaliyeed ( gaalka dil gartiisana sii) waxuu ahaaba dan somaliyeed bu ka hadlay farmajo

  • @dhoollayareahmed5259
    @dhoollayareahmed52593 ай бұрын

    Madaxweyne hore farmaajo wuxu hadlay lexejaclada dalkiisa iyo wada jirka dadliisa.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn3 ай бұрын

    ABTI RAMADEEN KAREEM FROM COPENHAGEN CITY 🇩🇰🇪🇺🐯🇲🇵🐯

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama42933 ай бұрын

    Exmadaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Maasha Allah, Allaha Ku xafido waxaad tahay waddani ,daacad ah,leh Damiir Soomaalinimo,leh Astaamaha looga Baahan yahay Hoggaamiye Qaran wanaagsan.

  • @abdirahmanshoble1907
    @abdirahmanshoble19073 ай бұрын

    Aqoon yahan inuu yahay way ka muuqataa

  • @fadumoabdulkadir1388
    @fadumoabdulkadir13883 ай бұрын

    Masha illah waa runtada mudane Madaxweye illhey ha mideyo soomali 🤲🤲🤲💕💕💕💕💕

  • @Fircoon-yare

    @Fircoon-yare

    3 ай бұрын

    Soomali ma rabta

  • @dahirdayib7558

    @dahirdayib7558

    3 ай бұрын

    ​@@Fircoon-yarefircoon yarow, soomaali maxaa ku keenay? Dulliyahow.

  • @Fircoon-yare

    @Fircoon-yare

    3 ай бұрын

    @@dahirdayib7558 madaa i caasey magaceyga lee iigu yeertey eboow

  • @abrahimabubakar
    @abrahimabubakar3 ай бұрын

    Farmajo waa hadliyaqaan elaan

  • @binisse8738
    @binisse87383 ай бұрын

    Mr farmaajo ramadaan kariim

  • @maryamhassan6982
    @maryamhassan69823 ай бұрын

    Maasha Allah MD.MW.welcome back incha Allah ❤

  • @djama2053
    @djama20533 ай бұрын

    Soomalidu intay nin xun qabiil ahaan u taageerayso waligeed hagaagi mayso, Sida kan oo kale 😢😢

  • @abdiazizyare6741

    @abdiazizyare6741

    3 ай бұрын

    Kee fiicaan farmajo iyo xasan shikh

  • @munassswq313

    @munassswq313

    3 ай бұрын

    @@abdiazizyare6741 Farmaajo ❤

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah26723 ай бұрын

    Xabiibul Malaayiin guuleysa

  • @abdirahmanshoble1907
    @abdirahmanshoble19073 ай бұрын

    Ninkaan moryaan ma aha ee waa wadani

  • @user-sn1gn6xg6e
    @user-sn1gn6xg6e3 ай бұрын

    Waan kusalamaya madaxwenahene Hore maxamed Cabdulahi Mahamed Ramadan Mubarak ❤

  • @user-nd4hc8ib5c
    @user-nd4hc8ib5c3 ай бұрын

    Ilahay haa ku xafido madxwne farmajo

  • @saadaqhasansaadaqhasan3923

    @saadaqhasansaadaqhasan3923

    3 ай бұрын

    Xaran ku naax waxid😂😂😂

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi55953 ай бұрын

    MR Farmaajo Ramadan mubarak welcome back

  • @user-ig9ps9fs3d
    @user-ig9ps9fs3d3 ай бұрын

    maashaa allaah allahaku xafdiyo

  • @abdallemohamoud1983
    @abdallemohamoud19833 ай бұрын

    Farmajo waa madaxwey nihii hugu wan san oo in somar in tan ka arkayey madax dad hada waxan la ilawi karin oo ah in uu bada somaliyed so celiyey ciidamadii somaliya dhisay tobobar fican dalka dabadiis lugu so siyey mu sha harkodu ay bil kasta qadan jiren iyadoo an waxa musuq masaq lag galin oo habrac diwan galin lagu sameyey in uu cirkii somaliya bur burkii kadib so celiyey iyo waxalo badan oo an laso kobi karin madaxweyen dalka iyo dadka somaliyed aday ku bahan yihiin isha allah so noqod wanag san ban ku rajen hadii lagu siyasadeyo oo kisas ben dhakad lag saro waxab waxaai ku dhimi mayan somaliya qof wadi kar wa adig guul ban ku rajen iyo ciimri dheer wabilahi towfiq❤🙏

  • @abdirahmanshoble1907
    @abdirahmanshoble19073 ай бұрын

    aabo Farmajo ilahey ha ku xafido

  • @catgoeswild5001

    @catgoeswild5001

    3 ай бұрын

    Tuug Farmaajo wax laga waydiinmaayo

  • @rahmaali5594

    @rahmaali5594

    3 ай бұрын

    SHAME ON YO

  • @rahmaali5594

    @rahmaali5594

    3 ай бұрын

    @@catgoeswild5001SHAME ON YOU

  • @catgoeswild5001

    @catgoeswild5001

    3 ай бұрын

    Dhib la aan ayuu just dhalay hye

  • @isseyusuf8888

    @isseyusuf8888

    3 ай бұрын

    Subxan Allah

  • @dekmohamedhassan6386
    @dekmohamedhassan63863 ай бұрын

    Xasan sheeq asaga iya naagihiisa markeey dhargaan unbaa wax hagaagayaan inta naagihiisa horarka ah taagan yihiin Waa madaxwayna naaga u taliyaan

  • @Minnesota416

    @Minnesota416

    3 ай бұрын

    Aaway adiga taad qabtay kkkk

  • @hassanmohamud7556
    @hassanmohamud75563 ай бұрын

    Mr president farmaajo we're with you 😊

  • @ashirwa6446
    @ashirwa64463 ай бұрын

    Dal badbaadshe Farmaajo xaqiiqda ayaad ka hadashay

  • @rahmaali5594
    @rahmaali55943 ай бұрын

    MUDANE MAXAMED C/LAAHI FARMAAJO WALE WAXAAN KU RAJEENAYA GUUL IYO GOOBANIMO ALLAHA KU XAFIDO AMIIL AYAA ALLAH

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein73823 ай бұрын

    Maa shaa Allah alle ha Ku xifdiyo mudane madax weyne hore Soo noqo adoo nabada ❤❤❤❤

  • @zakariyeomarmohamed1618
    @zakariyeomarmohamed16183 ай бұрын

    Noo soo noqo madaxweynaheenii shrfta leh

  • @user-iv9yi4fu9w
    @user-iv9yi4fu9w3 ай бұрын

    Dalka iyo dadka kii meelmarin lahaa waa farmaajo allaha soo celiyo mar dambe

  • @xiin1535
    @xiin15353 ай бұрын

    Xasan sheekh dastuur ugaar eh ayuuu wataaaa

  • @MohqLucky
    @MohqLucky3 ай бұрын

    Sharaf iyo karamo mudane madaxwayne❤❤❤❤❤

  • @user-wp9ny4le4c
    @user-wp9ny4le4c3 ай бұрын

    Ninkaan waalan dadka dhageysanaya ayaan la yabay😂 marbaa somalia qalday No markale😂😂😂😂😂😂

  • @Ci___se
    @Ci___se3 ай бұрын

    Xabiibul malayin insha Allah you will come back after 2year and 2mouth

  • @user-eb5ow4sw9t
    @user-eb5ow4sw9t3 ай бұрын

    Mudane Ex madaxwayne guulayso marwalba hadee doorasho imaato dhankaagaa jirnaa

  • @museali8972
    @museali89723 ай бұрын

    XAARMAAJO NINKII GABDHAHA KUFSADEY EE DANBIILAHA QARAN WAA MAXKAMAD LASOO TAAGAA

  • @mohadaliabdi4045
    @mohadaliabdi40453 ай бұрын

    Mudane Mohamed Abdullahi Farmajo Rajada Ummadda Somlaiyeed Allaha Ku Xafido Mudanne❤😊

  • @nurhawa646
    @nurhawa6463 ай бұрын

    Soo noqo adoo nabada dadku wey ku jecel yahiin weyna ku sugayaan iney kuu codeeyaan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤l❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliHassan-iq9gv
    @AliHassan-iq9gv3 ай бұрын

    When he speaks, everyone stops to listen. THATS POWER!

  • @abdulkadirh6209

    @abdulkadirh6209

    3 ай бұрын

    Walal maxaa ku dhibay somali maa iskaga hadashid😅

  • @omarbaalwi3544
    @omarbaalwi35443 ай бұрын

    Mashaa allaah mashaa Allah we love you so much ❤❤❤❤❤❤we miss mr faarmajo

  • @mustafamusse8345
    @mustafamusse83453 ай бұрын

    Waa kii aamusnaan jiraye, ma Qatar ayuu af somaliga ku soo bartay, anigu waan yaabay, fuley mucaarad ku fiican ayuu u eeg yahay.😂

  • @mohamedabdul7591
    @mohamedabdul75913 ай бұрын

    Mudane Mohamed Abdullaahi Farmaajo, waxaa tahay qof jecel horumarka dalkeena waliba hadaa nahay dhalinyarada somaaliyeed markaa naga tagtay baa noogu danbaysay qab iyo in aan fursad helo si aan u horumarino una difaacno Dalkeena. Markalle Soonoqo Mudane.✊✊

  • @Hosh-cu5fg
    @Hosh-cu5fg3 ай бұрын

    Noolow farmajo❤️🦁

  • @Som-Heeso
    @Som-Heeso3 ай бұрын

    Hello PM Roble, Xamar aa lagaa rabaaa. Xalkii Farmaajo xamar looga saarilahaa aan kaa rabnaa. 😅😅😅

  • @Farxan.dirac7
    @Farxan.dirac73 ай бұрын

    Ramadan mubarak❤🎉 welcome🙏 back Mr. president ❤ mohamed Abdullahi mohamed Farmaajo ❤

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf88813 ай бұрын

    Wixii somali ku heshiisey hadii lajabiyo jidkiina laga leexdo dadka somaliyed wu tashan

  • @walaalka2362
    @walaalka23623 ай бұрын

    Madaxwayne kuu xiisnay welcome back 2026 insha Allah

  • @RobleBarre-xz6kt

    @RobleBarre-xz6kt

    3 ай бұрын

    Allaheen ka alle😂😂

  • @ibrahimdhaqane6882
    @ibrahimdhaqane68823 ай бұрын

    Masha allah madaxweyne so dhowoow❤❤

  • @abdikhadirlibaxow8015
    @abdikhadirlibaxow80153 ай бұрын

    Waan ku raacsanahay Madaxweynaha in Gobaledyadi iyo dhamaan Soomali lagala tashado lkn miyiusan ogayn waxaan dhan markii Putland iyo Putland oo ka maqan uu xoog ku watay? !!!?

  • @abdikhadirlibaxow8015

    @abdikhadirlibaxow8015

    3 ай бұрын

    Soomali cidna uma maqna ceelna uma qodna! Waa riwaayad waxaan aay siyaasiinta wadaan; waa in DHALINYARADA iyo AQOONYAHANKA DALKA u fikiraaan. Dal dad ayaa dhisto!

  • @nimcaankhadar6935
    @nimcaankhadar69353 ай бұрын

    Bilaa damiir aan xishoonayn weeyaan, wuxu shalay samaynayay ayuu diidanyahay

  • @mansuurboss

    @mansuurboss

    3 ай бұрын

    Adiga hadii waxna aadan diidi kari halaguu diidee iska aamus. Dalka somalia dad badan ayoo kadhaxeeyaa. Hal qoysne gaa umalahaan karo ee nicada way kaabidaye magaca qeelaawe khadar kadhigo. Insha allah

  • @HalimaKulmiye-gr9xn

    @HalimaKulmiye-gr9xn

    3 ай бұрын

    Iloosho dhowaa ma umlaa aan maqli jirey ma dastuur ayuu ku dhaq mijiray 3 dowlad goboleed ayaa tageesan waagi ow juugay

  • @YussufHassan-ke7zq
    @YussufHassan-ke7zq3 ай бұрын

    Soomaali haday nasiib leedahay farmaajo lama cayriyen runtii wajigiisa waxa kamuqda inuu inakaraystay balse inagu waynu udarsanay

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH3 ай бұрын

    Allow alle dastuurkee ka hadlee soo kii maahid, sheekadaada ku darso miya

  • @abdiazizyare6741

    @abdiazizyare6741

    3 ай бұрын

    Hadaan is qaban Wayne qof Wallace tuladisi bu ku labanaya be attention 😂

  • @shukrihazzan2366
    @shukrihazzan23663 ай бұрын

    ❤❤❤❤ allow na midee ooo xabiibul malaayiin noo soo celi

  • @user-qi6rf2fl4r
    @user-qi6rf2fl4r3 ай бұрын

    He has Wisdom and knowledge ma sha Allah Former president Mw Mohamed Abdullahi Farmaajo❤

  • @dhanbaalmedia9400
    @dhanbaalmedia94003 ай бұрын

    Mudane madaxwayne waan ku salamaye

  • @rahmaali5594
    @rahmaali55943 ай бұрын

    FARMAAJO WADAANKAN HANOLATO DHIISO OO ADUUN WEEYNAHA AAN LA TARTAAMO INSHALLAH

  • @saidaahmed2361
    @saidaahmed23613 ай бұрын

    Asc dalku waa uu kuu darsaday madax wayne farmaajo illaahay dib hakuu soo celiyo

  • @abdiqanihassanelmi2362
    @abdiqanihassanelmi23623 ай бұрын

    ALOOW IIMANKA NAGALI

  • @CabdidhereNur
    @CabdidhereNur3 ай бұрын

    First comment

  • @FarhiyaMahammed-bp8hk
    @FarhiyaMahammed-bp8hk3 ай бұрын

    Mashallah nin daacad ah oo ilaah ka baqaayo oo qableh. oo aan baah neyen guul maxamed c/ laahi farmaajo

  • @sheikhzakaria5147
    @sheikhzakaria51473 ай бұрын

    Jaale madaxwayne waa asiibtay Ramadan mubarak

  • @user-hf7qn2cl4s
    @user-hf7qn2cl4s3 ай бұрын

    Maashaa Allah Allah ha ku xafido Mr M A M Farmaajo

  • @mrTFG2011
    @mrTFG20113 ай бұрын

    Hawiye waxay hore kaligood u qateen Cassimadii, Military, Madaxweynahii iyo Lacaghii Aduunka magaca Somalia lugu soo qaadan jiray hadana waxay rabaan dowlada oo dhan kaligood. Horay waxay u haysteen guryihii 1991 ay bilillqaysteen cajiib waxay hada ku socotaa in ay Somalia burburi doonto

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi79153 ай бұрын

    Dawlada waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankeyda oodan difaacankarto tuulada iyo baadiyaha in Ka shaqeyyo amarkeyda dawlada somaaliya

  • @suuricalicawale8981
    @suuricalicawale89813 ай бұрын

    Man shllah man shllah madaxawweey Alle haku xiifiyo wasaxixi soomaali guul guul Allo na midee

  • @bushraabdi6707
    @bushraabdi67073 ай бұрын

    Mansha'allah xabibul malayiin allah haku xifdiyo

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui3 ай бұрын

    Bien expliqué, bravo.

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi79153 ай бұрын

    Dawlada somaaliya waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell habeyn iyo maalinta dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell waain ku diiwan Gali so number Ka hormuud somtell I'd card somaaliya passport ajnabi passport somaaliya ama damiso number Ka hormuud somtell dawlada somaaliya waain Ku soo Cali saa pada somaaliya tuulada iyo baadiyaha in Ka shaqeyyo amarkeyda dawlada somaaliya

  • @abdirisakmohamed1472
    @abdirisakmohamed14723 ай бұрын

    Madaxwayne Maxamed c/laahi farmaajo Guulayso inshaa allah Wadanku adiguu kusugayaa kuuna baahanyhy Soonoqo markale

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt3 ай бұрын

    Dawlada madaxwayne xasan Sheekh kaliya wxy kafikiran danahooda shaqsiga ah waxkastana wxy uqabtan is tus tus iyo sidi ay kusesiga ugu solaban lahyen laba sano kadib iyga OO iska laabay wax alle iyo wixi dalka dan u aha waxa tusaale kugu filan gobalka mudug oo ay mudo kudhaw laba sano dagalo ba'an kasocden OO ay kudhinten boqolal wiil o somali ah boqolal Million OO lagcagana kubaxdy maanta waxa haysata kooxda argagixada taas o mujinaysa sida dawlada hada jirta anay diyarin Strategyad dhab ah olagula dagalamo koxdan ama sidi losi haysan laha guula iyo melaha laga saro cadowga wxyna ahyd kaliya wax beesha caalmka lagaga qadanayay lacag waxa kale oo xusid mudan in iyada oo wadan ki aad madaxwaynaha u ahyd ay qayb kamida sheganyso dawlad jarkaga ah safirkeda madaxtooyada kula jooga cidan koduna ay buux dhadiyen dalka

  • @user-uq9my4uu7p
    @user-uq9my4uu7p3 ай бұрын

    Ramadan mubaarak

  • @jacfar571
    @jacfar5713 ай бұрын

    Badhaaciye foqol Badhaaciye Hooyadii xaawo taako in lagu hoos deldelo ayay ahayd😂😂 Yaa uga futo xun gedo oo hoygii gaajada ah uun baad ku noqon😮

  • @user-oi1xt5df7p

    @user-oi1xt5df7p

    3 ай бұрын

    😂😂😂 garac ma reer burcaad ahyd nio

  • @abdirahmanabdikadir3270
    @abdirahmanabdikadir32703 ай бұрын

    Madaxwene xasan sheikh dastuur la dhamaystirayo uu inoo shegay dastuurkan cusub muxu so kordhinaya wa inaan fahanaa somaliya allah ha u sahlo umad is haysata cadawna dhinacwalbs ka xiga waayay

  • @jawahirshugrimahamud4343
    @jawahirshugrimahamud43433 ай бұрын

    Madaxwayne waaan kuu darsanay noo soo labo waanu ku tabnay❤❤❤

  • @farahhassan1299

    @farahhassan1299

    3 ай бұрын

    Waanka reysanay alle ka baq qaraxi iyo toogashadiyaabs laga nastaye

  • @saidabdirsak7695
    @saidabdirsak76953 ай бұрын

    Mantay cashar dastur Ka sifican bu noga dhadhacay markay wax braid tahay cidi kuma garto Masha allaah

  • @anisatamaam6701
    @anisatamaam67013 ай бұрын

    adu markaa jooktay maxaa tashi loodhanyahay ugu sameey weysay dastuurka markaa lix sano kabadan oo cimrigeenaa aad khasaarisay baa hada sheeko la imaanee ina abti horaa loosoconayaa wixi saxmana soomaaliyoo dhanaa kuqancee ee tartiibkaa

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir82683 ай бұрын

    I thought the shaydaans were locked up in Ramadan, but here is the the biggest shaydaan audhubillah min al shaytan al rajeem 😮 ilhaay umada ka qabay!

  • @user-jd1cf5dy8q
    @user-jd1cf5dy8q3 ай бұрын

    Farmaajo goorma ayaa cadaalada la horkeeni oo lagula xisaantami dhibaatooyinkii uu u geystay dadka iyo dalka

  • @user-dd7pk9uc7w

    @user-dd7pk9uc7w

    3 ай бұрын

    Adiga gorma cadalada lagu.horkeene

  • @maxamedbaashe2003
    @maxamedbaashe20033 ай бұрын

    Ilaahow cimri iyo cafmaad sii waligii madaxweyne guulayso waa soolaaban doontaa ❤ inshaa allah

  • @degamagan4448
    @degamagan44483 ай бұрын

    Masha Alaaa mudeni madahweyni

  • @user-wr4hc4wg1n
    @user-wr4hc4wg1n3 ай бұрын

    Madaxweynhihi ugu xumaa ee wadankeena so mara farmaajo masiibo

  • @Nura.Nalka114
    @Nura.Nalka1143 ай бұрын

    Maasha alaah Maxamed C. Farmajo. Kuwa hada joogo ma dhaliilayno oo wax waa qabteen dhinaca ganacsiga. Hadana wadanka Farmajo aa u roon ILAAHOW MW Farmajo noo soo noqdaa

  • @hogsade
    @hogsade3 ай бұрын

    Farmaajo. Puntland parlaman baa kumatalaya dowlada fedaraka kana doodaya Tastoorka Somaliya ee xegee wax kuwadaa ? Dani miyad bartaa in lala tashada?

  • @abdirahmanomar6778
    @abdirahmanomar67783 ай бұрын

    Kan markii horaan ku ajramanay ilaahey nooma soo celiyo xaar maajo dooni meyno

  • @ibrahimali6609
    @ibrahimali66093 ай бұрын

    Guul madaxweyne ❤❤

  • @sn7463
    @sn74633 ай бұрын

    Dowlad goboleedyada waa kuwa wadankaan uu ka dhaqaaqi la'yahay federalka wixii keenay waa dad dalkaan inuu dago rabin

  • @user-oo8xq7ur4x
    @user-oo8xq7ur4x3 ай бұрын

    Madaxwene alaha haku cafido hadan shab nahay waxan ogen ayaa nahasisay qer alaha kusiyo amin amin

  • @adanhasan1897
    @adanhasan18973 ай бұрын

    Mahadsanid mudane madaxweyne

  • @twozerosix4767
    @twozerosix47673 ай бұрын

    masha allah madaxweyne wan ku garab taganhay

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd3 ай бұрын

    Firgaajo farmajo mujrim Majanun aad gedo gaajo am glad in tv qaranka laga sodeynin

  • @Nura.Nalka114

    @Nura.Nalka114

    3 ай бұрын

    Xaad gedo ugu dire usagaaba xamar ku dhashay amaad adigu gobal ka timid gobol kastoose ku dhalatay wadankeena iyo caasimada nagu filan

  • @Minnesota416
    @Minnesota4163 ай бұрын

    ASC tartaraaye aaway fahad Yaasin ilaawsha dhawaa ma umulaa khatumo waa adigii ka hadli waayay beenlow ku laabo buffalo & Qadar somali kaa maarantay kaa tashatay ayaan farmaajo la heshii Inshaa Allah lottery gii waa dhamaaday ilaahay naguma soo kaa celsho Aamiin

  • @ibrahimhassanhussein8654
    @ibrahimhassanhussein86543 ай бұрын

    Maxamed anigoo sooman ayaan ku leeyahay waxaatahay doqon ama dabaal sababtoo ah waxa aad ka hadleyso oo dhan waa waxa aad adiga ku sifoowday war isku xishoo hadaa wax uun garato.

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle3 ай бұрын

    Umadda muslimka ah sharci ay ku dhaqanto waa leedahay, allaah ayaa usoo dajiyay, waxa umadda looga baahanyahay lana faray in ay raacaan diinka loo soo dajiyay . قال الله تعالى: ( اتبعوا ما انزل اليكم من ربكم ولا اتبعوا من دونه أولياء.....)

  • @RobleBarre-xz6kt

    @RobleBarre-xz6kt

    3 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @iidiid9529
    @iidiid95293 ай бұрын

    Odagaan somali dan umahaayo wuxuuna qatar kuyahay dowladnimada somaliya Allaa somaliya kabaxshay laaakkkkkkkiin Allah hadiin aan kabaqaayo wax qaldan ma uusan sheegin videogaan wax wanaagsan ayuu kahadlay inkasta oo aannan farmaajo wanaag ku ogeyn oo aan filaayo inuu dano kaleeyahay balse hadalku waa sax waa in shabaab lala dagaalo oo wadanka laga saaro mooyee in dastuur been ah buuq laga abuuro waa sheeko aan faaiido ugu jirin somaliya dani waxay ugu jirtaa oo kaliya Xassan sheekh maxamuud si uu wadanka usii xukumo waana sheekadii farmaajo wadanka looga Eryay . Xasan sheekh qofka ugu iiman qabka badan oo umadaan unaxaayo inuu yahay ayaan uheystaa farmaajana kii ugu xumaa siyaad bare kadib marka talada aan xasan sheekh siinaayo waxay tahay taariikhdu si ey kuu xusto alshabab wadanka kasaar Boqol sano ayay dib noo dhigeene joojina waxaan dastuurka lagu sheeegaayo oo buuuqiisu xataa farmaajo nagu soo celshay waxdaranyaal kale!!

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe33343 ай бұрын

    M. Farmajo taladiisu waa meelmar

  • @husseinelmi2521
    @husseinelmi25213 ай бұрын

    ilaah noo ma sooo casho farmaajo

  • @mohamedabdi-nu5is
    @mohamedabdi-nu5is3 ай бұрын

    Dadkaan maxa udiiday inay kitaabka quranka iyo sunada rasuulka scw ay kadhigtan dastuur. Saan ayan kujireyna hadii an lolaban kitaabka iyo sunada oo an dastuur laga dhigan

  • @user-cq6tc7ow2z
    @user-cq6tc7ow2z3 ай бұрын

    Waxaa socdaa kufsi siyasaded marka team1991 ayaa lunoqonaya yaa ugu tabardaran mantaa

  • @MahadAbukar2009
    @MahadAbukar20093 ай бұрын

    Xabiibul malaayin❤🎉

  • @user-jd1qo8kl8k
    @user-jd1qo8kl8k3 ай бұрын

    Maashaa Allah mudade madaxwyne❤

  • @Qadafi_mandela
    @Qadafi_mandela3 ай бұрын

    Westland state🇸🇴 hiiran state 🇸🇴dooxada shabelle 🇸🇴marer state 🇸🇴 ku dar he mise waa hawiye kuwaaa 😂

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle3 ай бұрын

    2:25 ولو اتبع الحق اهواءهم لفسدت السموات والأرض..... Kitaabka qur'aanka ah aa nagu filan , asigaa dhameestiran oo aan u baahneyn wax ku darid iyo wax ka jarid , ilaahow kitaabkaaga aan raali ka ahay asigaa ii dhaqan ah , kuna dhimanaa , rabiyow igu sug oo igu dil , allow bari ayaan ka ahay kuwaan sheegtay in ay yihiin sharci dajiyayaal iyo waxa ay wataan .

Келесі