Fanaaniinta Maraykanka oo doortay Suldaanka Fanka iyo sagootintii Abdinur Alaale

Ойын-сауық

Fanaaniinta Maraykanka oo doortay Suldaanka Fanka iyo sagootintii Abdinur Alaale

Пікірлер: 18

  • @abdullahiwarsame8444
    @abdullahiwarsame84445 ай бұрын

    Suldan Abdi janan waa soo dhaweyneynaa. Bro. Jeego.

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow15085 ай бұрын

    masha allah wanku salamay Cabdi nuur alale adiga iyo inta kula joogto waan ku tageera hadan waxaan aad ugu farxay sida aad dansanta cusub ugu ogolaatay wax garat ayaa tahay

  • @cabdiadow1508

    @cabdiadow1508

    5 ай бұрын

    fanaaniinta cusob

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv4 ай бұрын

    Masha allllah fanaaaniinta somaliyeed noooolaaada❤

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh43184 ай бұрын

    Mama shuuto waan salaamayaa daris baan ahayn waa Qof wanaagsan

  • @mohamudelmi4745
    @mohamudelmi47454 ай бұрын

    Shuuto aad iyo aadban ku salaamaya ee xagay ku taalla maqayadu

  • @sahrokhaliil1220
    @sahrokhaliil12205 ай бұрын

    Eedo cadar axmad kaahin baan arkaa boqorad ❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty84045 ай бұрын

    fankiba qabiil noqday subxanalla waa duni akhiro samaan

  • @siid-alihilowle8973
    @siid-alihilowle89735 ай бұрын

    waxaa daantiin maleh jabhadaha siyaasada qaabiilku qiil maleh

  • @mohamudelmi4745
    @mohamudelmi47454 ай бұрын

    Sodhawow suldan

  • @FilsanFilsanmohamed
    @FilsanFilsanmohamed5 ай бұрын

    Wxn intaa naga daysaan nio film noo soo daaya mxaa idinka qaldan

  • @siid-alihilowle8973
    @siid-alihilowle89735 ай бұрын

    fanaanintu waxaay ahaan jireen mideeyeyaal ummadeed lkn waxaan arkaa iney u weecdeen dhanka kala qobqobka iyo nin jecleeysiga.

  • @kolomeymohamed2745
    @kolomeymohamed27455 ай бұрын

    Cadar kahiin cimarii dheer iyo cfimada subaan

  • @legend01743
    @legend017435 ай бұрын

    Anagu halkaan somaliyeed Ayn Ku jirney hadey jabuti thy kulaha, Abdinur jabuti hadan ka hadalno halkangeedi Sow diigi Yurubta u baxsady mahiin ee naftada la baxsady mahiin Gormad noqoty Geesi isheek no

  • @mohamudelmi4745
    @mohamudelmi47454 ай бұрын

    Wa sultan lakin kofiyadu wayka weyn tahay

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare5 ай бұрын

    Shuuto😂😂😂 ma ninbaa mise naag

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji15 ай бұрын

    Oo heedhe shuuto ma magac baa cajiib!!!!!!!

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile34114 ай бұрын

    cadar axmed kaaaain laaaaandeere daaaroood gob nasaba

Келесі