No video

Fanaaniinta Heesaha Abwaan Jiheeye ku luuqeeya muuqaalkani kaga bog inta ay yihiin.

Пікірлер: 35

  • @abdullahihurre9843
    @abdullahihurre98432 жыл бұрын

    Maansha Allah Abwaan Jiheeye. Suugaanta iyo waxbarshada korbuu usoo qaaday...

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 Жыл бұрын

    Abwaan jiheeye Waa mucjisada qarnigan ee somalida

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre2024 Жыл бұрын

    Mansha allah abwaan baxar ah tahay

  • @eidhussein7978
    @eidhussein7978 Жыл бұрын

    Macalinkayga abwaankayga alle haku xafido

  • @hayaadahmed3577
    @hayaadahmed35776 ай бұрын

    Mansha allah Abwan

  • @calaydh3785
    @calaydh37853 ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali2 жыл бұрын

    legend ❤

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 Жыл бұрын

    Dad aan umalayn inay cilaaj kasoo baxsadeen ayaa iska soo wada qoraya Waxani Waa been Iyo suuragal maaha Adeer abwaan jiheeye Intaa uu sheegay 77 fanaan ayuu tiriyay Iyo in badan oo kale oo uuna Halkan ka sheegin ba suugaantiisa Wuu udhiibay we dhibka ina haysta ayaa ah markaan wax aragno ma baadhno oo Masoo baranee wixii inagu soo dhaca ayaan iska soo qornaa.

  • @biljamibrahim868
    @biljamibrahim86811 ай бұрын

    Masha allh abwan keygii

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi76929 ай бұрын

    Abwaanki❤❤❤

  • @ShilkacaseInabarre
    @ShilkacaseInabarre Жыл бұрын

    Waa suuro gal wax walba ee masha allaah un dhaha

  • @user-rl9tp7qo7g
    @user-rl9tp7qo7g7 ай бұрын

    Waa.waraysigaan.rabay.wa.iisheega.bala.aa

  • @nathra7351
    @nathra7351 Жыл бұрын

    Maashalah

  • @Alhilaalchanell
    @Alhilaalchanell2 жыл бұрын

    Sharma boy legend mee waxba ma aadan dhibin

  • @abdirahman3272

    @abdirahman3272

    Жыл бұрын

    Sharma boy hees muu qaadaa marka😂😂😂😂😂😂

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    Fanaaniintaa laga hadlayaa wll 😂

  • @cabdirahmanhamud4802
    @cabdirahmanhamud4802 Жыл бұрын

    Waxad ku darta heesta la yidhahdo qurbo joogi dunidow in dalkenu hodan yahay

  • @hassanhaliye6637
    @hassanhaliye6637 Жыл бұрын

    Kkkkkkk waxani wax sameyn maaha ee waa fanaaniinta inta uu ka garanayo Magac yadooda sheeg sheeg

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    Maaha wlhi hal Nin oo been ahi kuma jiro Intaa Waliba uu tiriyay way kabadan yihiin Ee mawada sheegi karo Waa bani aadam Qaar badan buu ilawsan yahay Ee abwaan jiheeye aqoon baadan ahayn wll

  • @cabdirsaaqmohamed6559
    @cabdirsaaqmohamed65592 жыл бұрын

    At jiheeye

  • @abdirisaakhcali9651
    @abdirisaakhcali96512 жыл бұрын

    Legnd waye fanaan uusan hees udhiibin majiro

  • @AliHassan-uo2oh
    @AliHassan-uo2oh Жыл бұрын

    Waxaan rabaa 11 heesood uu Abdiqadir jubba udhiibay soo sheeg

  • @ahmedabdi1090
    @ahmedabdi1090 Жыл бұрын

    77 fanaan ayaan hees u dhiibey laga yeeli maayo, kkkk 😂😂😂😂

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    Maxaa laga yeeli wayba ka badan yihiine oo sidaa uu sheegayo Ilaa 20 buu ilawsan yahaye 100 way gaadhayaan ama ka badan yihiine. Kula yaabi maayo oo abwaan jiheeye aqoon baadan ulahayne fanka dhex gal oo bal fanaaniinta warso

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын

    Abwaan jiheeye lgend❤🙏

  • @siciidmacalin4970
    @siciidmacalin49702 жыл бұрын

    Xasan aadan maxaad udhiibtey

  • @abwaanjidhoon7897

    @abwaanjidhoon7897

    2 жыл бұрын

    Xasan wiilkan calafku sooree caasha suuban heleyeee

  • @hibaismail1286

    @hibaismail1286

    9 ай бұрын

    Heesta arooska Ee keeyfa yaa caruus

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame2 жыл бұрын

    Nina waxanu lahayn media ma kaga faano

  • @mahadfeysalharuu4026
    @mahadfeysalharuu4026 Жыл бұрын

    Ani moo hees isameeyo kan

  • @xasangiire6611
    @xasangiire66112 жыл бұрын

    0

  • @Bn99757
    @Bn997572 жыл бұрын

    40 laga yeeli maayo sheekh waxkale la imow kkk

  • @wehelashaq3368

    @wehelashaq3368

    Жыл бұрын

    Ma xiskaa wax kaaga dhiman yahay wll 40 Waa maxay 77 fanaan ayuu hortaada ka sheegay 40 horuu utiriyay hadda kahor oo waakan wiilka wariyaha ahi soo qoray ee tirinayay 37 hadda ayuu kudaray Ilaa 20 Iyo kabadan Wuu ilawsan yahay Markaa 100 way ka badan yihiin fanaaniinta uu heesaha u dhiibay ee kula yaabi maayo oo abwaan jiheeye ayaadan aqoon ulahayn

  • @abdirahmanhassan9678

    @abdirahmanhassan9678

    Жыл бұрын

    ​@@wehelashaq3368 heesaha kuma jeedo ee ha degdegin dadiisa ayu jeedà....wuxu yidhi abwaanku 40 jir man gaadhin anigu wan ku raacsanay aqoon fiicana wan u leeyahay abwaan ismaacil jihiye

Келесі