No video

Fanaanada Siteey Manookto Halkee Ku Danbeysaa?

Fanaanada Siteey Manookto Halkee Ku Danbeysaa?

Пікірлер: 284

  • @sahraadan8571
    @sahraadan85715 жыл бұрын

    Jamilay hooyada ala haku caafiyo adigana ala ha ku barkeeyo,lakin heesaha ka jooji hooyada tawxiidkeeda u qabo

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala80416 ай бұрын

    ilahay aduunka haku wanaajiyo mama😢oo Khaatumada wanaagsan haku waafajiyo.

  • @MohamedHassan-er1nk
    @MohamedHassan-er1nk2 жыл бұрын

    Allaha hacafiyo hooyo siteey hadan nolahy waan soboqonaa in.a 🇸🇴🇸🇴❤

  • @mowlidwardiye8616
    @mowlidwardiye86165 жыл бұрын

    Walahi adan u ilmaynaya HOOYO ALLAH KUGARAB GALO DAD MAJIRAAN DAD WAA DADKII HORE

  • @xawagamele5548
    @xawagamele55485 жыл бұрын

    hoyo qatumada ilahay hakusubiyo salada iyo tasbixsiga batso intas ayawaxkugu tarayo 😙😙😙😘

  • @lakiyaasin455
    @lakiyaasin4555 жыл бұрын

    illahy ha caafiyo hooyadaN lkn ogaaada dhalinyarooow Aduunka waa in qofkasta Ku fekaraa sidii uu uga tagi lahaa wax wanagsan oo lagu xasusto imisa dad dhinty hadana LA xusaa Aduunka dafihisa waxaa ka mida culimada waawayn sida Bukhari Muslim ibnu taymiya walalayaal Aduunka raad wanagsan aan kaga tagno insha Allah haba ahaaato maqaaaal yar ama buug aad qorto talo wll

  • @aamocabdulahi3854
    @aamocabdulahi38545 жыл бұрын

    alla ma iska ooyaaaaaaaaa saaan ma u dulqaaadan karno aaaway damiirkiiii somalinimo😭😭😭😭😭

  • @fahiimae7336
    @fahiimae73365 жыл бұрын

    Subxaanaallah. Alaah haku gargaaro if iyo aakhiraba. Cibaadada badi oo ilaahay u toobadkeen oo bari. Baahida ilaahay ayaa daboola cafimaadkana bixiya.

  • @somislam7913
    @somislam79135 жыл бұрын

    Alle towbada ha waafajiyo wallahi waa wax lagu xumaado marka hore fanaanka marka uun dhalinyarada yhy waa la jecel yhy marka uu duqoowana cid wax ku faleysa ma lahan allow iyada aabe towbada waafaji adaa cidaa doonto kherka waafajiyee

  • @qalbihodon721

    @qalbihodon721

    5 жыл бұрын

    Cibaado iyo diin bey meelwalbo ka shegaayaan waana dhurwaayo. Hala xushmmeeyo fanaanada idinkuba inaad fan iyo suugaan fiirsataan baa KZread u dhex cagaarantihiin. Meelwalbana dacar diin uun baa ku hunqacaysaan yahuuuuuu

  • @faizamohammed5854

    @faizamohammed5854

    5 жыл бұрын

    Aamiin

  • @JamalAli-ur8yu

    @JamalAli-ur8yu

    5 жыл бұрын

    Mama sitey daryeel baad istaahishaa Ilaahay tawfiiqda ha ku waafajiyo

  • @niicmululmalah6537
    @niicmululmalah65375 жыл бұрын

    Qaatumo wanaagsan ilahay hanagu dilo aaaaammiiin fan wax ma taraaayo wlllhi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @farxiyofoose3794

    @farxiyofoose3794

    5 жыл бұрын

    H

  • @axmedmaxmed1050

    @axmedmaxmed1050

    5 жыл бұрын

    niic mulul malah

  • @shisheyeabdi5170
    @shisheyeabdi51705 жыл бұрын

    Ilaahay ha caafiyo Aakhiradeda ha wanaajiyo insha Allah

  • @soomaaliasal9357
    @soomaaliasal93575 жыл бұрын

    maashaa alaah ilaahey caafimaadka ha kuu daayo intaa adiga u nooshahay hooyadaa ma dayacmeeso ajarna alaha kaa siiyo hooydaa macaan .. hooyo siteey manaagto magac maskiin kama aha lakiin dowladii siyaad bare dowladi kama dambeeyn taana uma soomaaliyeed badankoodu wey idinla qabaan ee ilaahey hooyo caafimaad ha siiyo

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs67805 жыл бұрын

    Sorry 😢😢😢 Alle Haku Caafiyo Toobada alle Hakuu Hagaajiyo

  • @lula383
    @lula3835 жыл бұрын

    😢😢 hooyo siteey ma noogto ... waxay aheed dadkii wadankeena qiimo iyo qaayo ka lahaa oo u soo halgantay... maanta inaa la sharfin oo dawlada soomaaliya iyo shacabkuba sharfin waa nasiib daro ilaahow caafimaad giican siii

  • @rodaalinumerous1035
    @rodaalinumerous10355 жыл бұрын

    Siyaad bare allaha u naxariisto dadkaa shard ku nolaayen manta hadoow nolan lahaay sidaan ma ahaateen Allahyow somali ugargaar aamiin dadkii sharfta lahaay yaarabiiiii

  • @diiriyeahmed6699

    @diiriyeahmed6699

    5 жыл бұрын

    Siyaad Barre was every body 's father Illahay ha u xaristo siyaad barre

  • @user-os6ux5cz5q
    @user-os6ux5cz5q5 жыл бұрын

    Mashallah jamiila baariyad maama allah ha caafiyo heesaha ka jooji tawxiidku u qabo

  • @comedyfilmschannel7725
    @comedyfilmschannel77255 жыл бұрын

    Mama siteey aduunyo waaye saan maanoqotay iska cibaadeyso alaha ka cafiyo wixii danbi ah ee aad soo gashay iska towba keeyn

  • @caaliyaabdullahi1616

    @caaliyaabdullahi1616

    5 жыл бұрын

    Wlal ma taqaanay hadaaba ani iigu horaysa maamadan

  • @ummhaneen7401

    @ummhaneen7401

    5 жыл бұрын

    Illaahooo rabiyooo raxmaanoo owlaad lagu qaraasay ha iga dhigin aan walidiinteeda aqridooda u ilaalinin duqdaad waxee u bahan tahay wax igu kaalmeeya inee cibaado badan kasbatay ducoyinka quranka la bari u bahan meshee lagu dhihi lahaaa illaahey ayaa mahd is ka leh oon kugu idhex oof san fisqigee aad ku jirtay ee mnta ka qoomamee wqxaad moodaba in la see xusuusenaya acuuudu billaaah illaahow qaatimo xumo h ainagu dilin anaga iyo walidiinteenaba

  • @abdoulrehmanmukhtar3947

    @abdoulrehmanmukhtar3947

    5 жыл бұрын

    Ma ku marqaati furtay

  • @biggstone3573

    @biggstone3573

    5 жыл бұрын

    Ilaahay waa danbi dhaafe ilaahay bay mati uga tahay danbi dhaaf

  • @kplzakiikaziz3637

    @kplzakiikaziz3637

    5 жыл бұрын

    Somalida ayaa ugu lita dunida.midka kutubka wataa ku dhacaya.midka ugu salaada bada oo ugu garka wayn baa masaajidka kugu sugaayo si uu kuu dilo mid aad istirahdid sunadii ayaa ka muqataa waxuu bortiyeeri u yahay in uu ku dhaco..xisasb tada.is ku mashquul adiga marka hore

  • @zakidalnurshe5311
    @zakidalnurshe53115 жыл бұрын

    Somali xushmad malhn Dadki legends hadi saan lolala dhaqmeyo Dad hada sobxyo yaxushmeyna

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain43985 жыл бұрын

    Manshaa Allah Mamo lakiin ilaahey cafis Weey Diisoo plss ilaahey cafiimad Sarecan Ah HaKuu Siiyo Yaa Allah aameen

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel87485 жыл бұрын

    ilaahaw Cimiriga u dheere fanaanada Balse Kuwan Xamar jooga ee Dugaaga ah Waa in ay Fanaaniintii hore daryeelaan

  • @omarahmad5053

    @omarahmad5053

    5 жыл бұрын

    Waar uqdaada mogadishowe ayaa isaaqa lafaah ka gashaay cyclic Chester utaga sidii gu cafimadan

  • @wiilkahargeysajecel8748

    @wiilkahargeysajecel8748

    5 жыл бұрын

    @@omarahmad5053 Reer koonfur weligiin Dawlad noqon meysaan

  • @halimahussein8021
    @halimahussein80215 жыл бұрын

    War maamada hadambaajina miskiinta allaha caafiyo ilaahoow toobada iyo taqwada nagu dil yaa allaah qofkii wax tari karana haku taro

  • @ashafarah4621
    @ashafarah46212 жыл бұрын

    Ilaahay caafimaad degdeg ah hasiiyo Inshallaah

  • @Manal-rf3nl
    @Manal-rf3nl5 жыл бұрын

    insha Allah waxaa ku rajeyna in u Allah kucafiyo qeyrkanah Allah ku waa fu jiyo

  • @Hooda36
    @Hooda365 жыл бұрын

    isha Allah illahay hooyo daa cafimaad hasiiyo hooyo waa lama huraan hoyo hoyo aduunka cafimad kuwaar akhirana jannada kuwaar amiin amiin

  • @cabdiqanimuseayub3024
    @cabdiqanimuseayub30245 жыл бұрын

    Ah ah ah ah yaa Allah caafi hooyo siteey ah ah ah Allow dalkeena noo hagaaji insha Allah wuu hagaagi doonaa

  • @kaziboy6407
    @kaziboy64072 жыл бұрын

    iam sorry what happened our Somali people so Allah noo gargaaro

  • @abdulkadiraialithanks1304
    @abdulkadiraialithanks13045 жыл бұрын

    sitey ilaahay ha caafiyo cumrigaadana ilaahey ha dheereeyo hablaha fanaaniinta kuwa quruxda lagu tilmaamo ayey ka mid ahayd, weliba Qalanjo ayey Ahayd,

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed865 жыл бұрын

    Fanka somalida wax uu qiimo lee yahay malahan alla ha caafiyo maamada xasuus ayaan galay wlh 😭😭😭😰😰😰😰😰😰😰😰 Somali abaal laaay waan ka xumahay wlh

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi45145 жыл бұрын

    Ilaahow ugargaar ilaahow adigaa awood leh ilaahow aamiin yaarabi

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218Ай бұрын

    Aamiin Shariifo Hooyadaa Qiimo Weyn ayay Soomaali inti Wax Garaneysa ugu fadhisaa lkn Telka kusoo qor Bandhdhigga Siteey Maxamed ( Legend ) & Meesha,Adduun ay uga Nooshahay Nafta oo C/maad qabta Ilaahey Hooyadeen Hooyo Soomaali ha u Daayee Wllashey Mcn Sharriifooo ❤❤❤ Maamo Sitooy Allah Akbar

  • @ikmaqurux4680
    @ikmaqurux46805 жыл бұрын

    caafimaad ayaa u rajeynaa ilaah ha u naxaristo aqira iyo adunba danbigedana ilaah ha dhaafo

  • @sulekholove1646
    @sulekholove16465 жыл бұрын

    Aduunyo wlhi weeyh maamdanh xaqa Allah Ku jeediyo inta u harty aaamiin

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine72505 жыл бұрын

    😢😢😢 ilahay haku caafiyo Mama

  • @saafiladan2573
    @saafiladan25735 жыл бұрын

    Subxaanallaah yaa Rabbi qaatimada noohagaaji wankaxumahay sawabto ah fan faaido malahan

  • @faadumonuur8734
    @faadumonuur87345 жыл бұрын

    Alllaha subxanwatacallaha ha caafiyo insha alllaha yaa rabbi

  • @beygadaalo7670
    @beygadaalo76705 жыл бұрын

    *WAR HALA CAAWIYO INAALILAAH WAR IN SIDAAN WAX LAGA BADLO WAAYE PLZ CAAWIYA WIH WAAN ILMEE YAY,😭🙏*

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle90945 жыл бұрын

    Ilahey cafimad haku siyo mamo

  • @maman-wo5kb
    @maman-wo5kb5 жыл бұрын

    Hooyo siteey illahy haku danbi dhaafo aduunyo le waye illahy towfiiqda hana waafijiyo 😢😢

  • @abdurahmansheikh7904
    @abdurahmansheikh79045 жыл бұрын

    Allah ha ino siiyo caafimaad dag dag ah Hooyo siteey

  • @captaincash1035
    @captaincash10353 жыл бұрын

    Please make contribution for them and they are our sisters who need our assistance

  • @mahdiabdulaahiabdule2127
    @mahdiabdulaahiabdule21275 жыл бұрын

    Mamada allaha caafiyo lkn waxaan kutalaa kuwa hada iswalaaqaya niman iyo naagaba Tusaalahan Qaata.

  • @mxmanofficial3921

    @mxmanofficial3921

    5 жыл бұрын

    Aaaaamiiiin in sha allah

  • @Aisha-mn9si
    @Aisha-mn9si5 жыл бұрын

    Allaha ku waafijiyo towbada cafimad kheyr qaba Allaha ku siiyo.

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji12 жыл бұрын

    😭😭😭 Sorry aad baan ugu xumahay maama😭😭😭

  • @fauzyahmed6765
    @fauzyahmed67655 жыл бұрын

    Wlhi hadere cod macdahay xitaa Mashallah

  • @ibraahimaadanibraahim438
    @ibraahimaadanibraahim4383 жыл бұрын

    hooyo macaan ilaahey kucafiyo

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs4 жыл бұрын

    Intee kala soo xiriira hooyada gabadheeda si aan lacag ugu diro.

  • @deeqa1745
    @deeqa17455 жыл бұрын

    mansh alaah. garteedu waabariyad.

  • @Dhamaagdheer
    @Dhamaagdheer4 жыл бұрын

    Mama alle ha kuu dambi dhaafo cfmad allha ku siiyo😭😭😭😭

  • @kralicelerinkralicesi2113
    @kralicelerinkralicesi21133 жыл бұрын

    Sorry mom waan ka xumahay wlhi dolad mesha kuma heeno lkn wan ku jacelnahay wali

  • @husseinhassan2262
    @husseinhassan22625 жыл бұрын

    Subxanallah! Wlhi ilin aya ika timaadi ilahow khatumada nahagaaji

  • @adamabby2248
    @adamabby22482 жыл бұрын

    Allah ha shaafiyo

  • @cadaanimaxamed4590
    @cadaanimaxamed45905 жыл бұрын

    Maamada ilaahey ha caafiyo aamiin ilaahow kadib teleefoon kaaga soo dhiib ama meeshii wax loogu soo diri lahaa soo sheeg

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs6475 жыл бұрын

    Allah ha caafiyo

  • @duniyaa8848
    @duniyaa88485 жыл бұрын

    Waa kaasa aduunyo cidi isku haleyrabtooy hadaba lasoco 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ridwaanhassan8790
    @ridwaanhassan87905 жыл бұрын

    maamadan in ay alle utowbadkeento ayaa uwanaagsan fisqi iyo heeso waqtigeedi waa kusoo lumisaye

  • @Manal-rf3nl
    @Manal-rf3nl5 жыл бұрын

    insha Allah waxaa ku rajeyna in u Allah kucafiyo qeyrkanah Allah ku waa fujiyo

  • @caqlicade534
    @caqlicade5345 жыл бұрын

    Allaha Caafiyo Fanaanada Qaranka

  • @alihussein2528
    @alihussein25285 жыл бұрын

    Ilaah ha ku caafiyo abyo ee towbada Kula dadal hooyada

  • @nasamaale6176
    @nasamaale61765 жыл бұрын

    Wlh waan ilmeeyay, dayaca haysta dadki dalkaan wax u taray mid loo dulqaadan karo maaha, Ayeeyo way xanuunsan tahay wayna gabowday balse codkeedi isma beddelin, allaha dhowro #siteeymanoogto

  • @khadijajaamac3894

    @khadijajaamac3894

    5 жыл бұрын

    Hooyo samaale adoo iga raalli ah hooyo siteey waxad kuwaanisaa in ay akhiradaada wax hormarsato.adigana ALLAAH dambigaaga hadhaafo ee dadka waxaad fartaa ha ahaadeen.kheeyrka

  • @nasamaale6176

    @nasamaale6176

    5 жыл бұрын

    Khadija Jaamac Anigu fanka dembi uma aqaan qofka hobalka ah wuxuu gudbiyaa dareenka bulshada ee dhank kasta. Dad badanna shaqo ay ku noolaadaan buu u yahay marka intaad dembi iyo xiriirka addoonka iyo eebbe ka dhexeeya ka hadli lahayd xushmad, naxariis iyo Jacayl faafi..

  • @sacdiyohassan6328

    @sacdiyohassan6328

    5 жыл бұрын

    subxaanalaah

  • @cabduqadirshireshekeye7116

    @cabduqadirshireshekeye7116

    5 жыл бұрын

    Mamo. Ale xsuso oo to bad ken

  • @hanadalinho2021
    @hanadalinho20215 жыл бұрын

    Maamo manoogto allaha kuu danbi dhaafo allahana ku caafiyo maamo mcn

  • @fardowsaahmed5961
    @fardowsaahmed59615 жыл бұрын

    asc abaayo jamiilo hooyo ale haku cafiiyo abaayo waan ka xumahay wlhii

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE5 жыл бұрын

    ciddii wax tari kartaa ha caawiso ciddii aan wax tari karina ha u duceeyeen in ilahay caafimaad iyo khaatumo wanaagsan siiyo,canaan malaha maanta,

  • @quuenaragsanbbe2890
    @quuenaragsanbbe28905 жыл бұрын

    Wariyaha anshax xumaa muxuu rerka welkoda iyo jodarida iyo alaabtoda biliqsancmxaaa kamirada ugu qaqabanayaaa hogha

  • @sahalcali4196

    @sahalcali4196

    5 жыл бұрын

    in lacaawiyo oo daruuftooda la ogaaduu ugajeedaa wuu saxsanyahay wll

  • @abshirpepe4130

    @abshirpepe4130

    5 жыл бұрын

    Wlhi wax garad ayaa tahay ma fiicna si kale baan loo waaciya

  • @salmasaid4669
    @salmasaid46695 жыл бұрын

    ilahey haku cafiyo mamo qatomada haku tosiyo😢

  • @abdinaasirmahamed7915

    @abdinaasirmahamed7915

    5 жыл бұрын

    Allaha ku caafiyo mama sitey manogto iska tobad keyn allahana ku barakeeyo

  • @gbsm2699
    @gbsm26995 жыл бұрын

    Aduunyo Qaymo yaraa 20 Sano ka hor quruxdaan Ogaa baa ka muuqatay Maantana waatan, War dadow Aduunyo Meel wax yaalaan Maahane Aan Akhiro U shaqaysano, Illahy Ay Sitaay Caafimaad wanaagsan Ha siiyo Iyo Riziq waasic Ah.

  • @funnyboykingabdul2793
    @funnyboykingabdul27935 жыл бұрын

    dalsoor waxaan ku baranay lyricks af english ah walaahi waa way aan ku barankarno englishka marka waa codsi lyrics u sameya vidiogiina horo usocod wanaagsan

  • @WaayeelkaJaqafsada
    @WaayeelkaJaqafsada5 жыл бұрын

    Aabahey AHUN baa iiga sheekayn jirey Siteey Manooto lkn iney jirtoba ma moodi jirin. ilaahay ha caafiyo khaatumadana ha u wanaajiyo.

  • @abdisamadabdulle3504

    @abdisamadabdulle3504

    5 жыл бұрын

    Waayeelka Jaqafsada

  • @izabellaninkaancadimahaniz7703
    @izabellaninkaancadimahaniz77034 жыл бұрын

    Aniga wnka xumahay maamo hoyadeeno cml ah iney kudhacdo midaas lkn dadaka hada fanaanimada rabo sidaan lèee idin danbeyneeso aduunyo hanti kuugu filan bari markaaa qof weyn aanoqotid wxaa isku jenanisid wxiiitaa mahelesid aqaro cadaab

  • @iamsk1899
    @iamsk18995 жыл бұрын

    Waa wx laga danqado Hooyo ilahay haku karaameeyo

  • @zahrujamarkaawi170
    @zahrujamarkaawi1705 жыл бұрын

    Yaarabi cimri belised ayad ku jirtaa tasbixso oo ilaahbari hees iyo saan ayan yell jiray waxbo Kama raacayo ale baryo oo ka towbad keen on ilaahow iidanbo dhaaf dheh binow aadan waxba Kuma hayan kumantarayan ale u noqo aniga taas ayan kugu bara rujinaya

  • @yahyeak6498
    @yahyeak64983 жыл бұрын

    Ilkacasana wxu leyhay siteey ma noogto kabalyeri miyaa🥺💔 ilkacasow flimkada eeya cuneee

  • @Xariif_1

    @Xariif_1

    3 жыл бұрын

    kkkkkkkk

  • @abdihakimwarsame8728
    @abdihakimwarsame87285 жыл бұрын

    Wlh wa waxlaga xumado somaliyey saan talo mahaan Qoftaan wa legend wlh

  • @xuskamataan9475
    @xuskamataan94752 ай бұрын

    nasiib darada ugu weyn waa inaad soomaali u dhalate mom

  • @user-gr4qg5zm1d
    @user-gr4qg5zm1d Жыл бұрын

    ALLAH ha caafiyo

  • @diinayusuf9879
    @diinayusuf98795 жыл бұрын

    Fanaan nimo waxla xuso maahin siteey manoogto maamo allh kucaafiyo qofkii kusoxasuusto inaad fanaad thy danbilee ayuukusojiiday

  • @ummhaneen7401
    @ummhaneen74015 жыл бұрын

    Hoyadaa alle ha ku caafiyo dambigeedana ha ku dhaafo

  • @Walalgkvideography
    @Walalgkvideography5 жыл бұрын

    Masha Allah Noolow balse walal kajojiya heesaha

  • @abdifatahnor1338

    @abdifatahnor1338

    Жыл бұрын

    Somalia allah rafaaaafka ha ka saaaaaro dad qani allah u dooooray ooo ayagiiiii is Cunaya

  • @sadiahassan8136
    @sadiahassan8136 Жыл бұрын

    Walaaley macaaney maamada hada intey nooshahy haka towbad keento heesihi afkeeda haku qabsato towxiidka hees macna malaha NAFTA meesha loso joogo anaga ma ogin illaahey ayaa og qaatumadana illaahey hanoo hagaajiyo hooyo ha iska dayso heesaha ey hada xusuusta u qaadeyso walaal

  • @drsbisharochannel7084
    @drsbisharochannel70845 жыл бұрын

    Fadlan ALLAH kabaqa heesaha aad faafineysaan joojiya

  • @abdirisaqali7344
    @abdirisaqali73445 жыл бұрын

    SOOMAALIYEEEEEEY AAN GARGAARO SITEEEEEEY

  • @dunyaali7412
    @dunyaali74125 жыл бұрын

    Waa qalbi xanuun fanaad Somali sidysay ku Danny’s a waxba ma dhigtaan fanaanda an caawino

  • @alham113
    @alham1135 жыл бұрын

    mamo iskaa ciibadesoo allh hakuu cafiiyo dambigagii hooree

  • @DalmarDalmarJecelow
    @DalmarDalmarJecelow5 жыл бұрын

    Wixii la dhihi jiray siteey qosol qurux sana ma u danbeeysay Walee aduun ya Lees raacin

  • @abdirisaqali7344
    @abdirisaqali73445 жыл бұрын

    ADUUNYO WATA.MACNA MALEH ADUUNYADA NINKI IGA MAQLAAYOW. SIEEY HALA TAAGEERO.

  • @MBBA5
    @MBBA55 жыл бұрын

    So amazing mwaaaw nice chanel dalsor chanel thanks

  • @lolydirie3480
    @lolydirie34805 жыл бұрын

    Fanaan majeclin waayo illaahay majecla lkn illaahay waa naxariiste ee walaaley hooyadaa quraan udaar irsaaqadna illaahay uga bari Laramie hersaha hadad hooyadaa jeceshahay

  • @cabulqaadirwaaruntaahakabi3422
    @cabulqaadirwaaruntaahakabi34225 жыл бұрын

    Walaaley. Hooyo. Allaha. Caafiyo lkn. Xaga cibaadada. Udhowaaw. Ku dheh

  • @cqaadircade6185
    @cqaadircade61855 жыл бұрын

    Oh! Maamada ilaahey ha caafiyo caafimaad taam ah allaha siiyo balse waxaa wanaagsan inay iska dhaafto fanka waayo fanku waa camal sheydaaan , hana la caawiyo hooyada baaraka allahu biikum

  • @maslaxyuusuf9575
    @maslaxyuusuf95755 жыл бұрын

    Hadii taariikhda laga hayo kheyr ahaa leheed lama iloobi leheyn!!!!!

  • @funnyanimalslife333
    @funnyanimalslife3335 жыл бұрын

    Allah Haku caafiyo.

  • @libanaden1376
    @libanaden13765 жыл бұрын

    Wallahi wan ooyey sitey miya sidan udanbesi. Hadu aabo siyad allaha unaxariisto joogi laha maanta sidan manoqon laheyn ahhhhhhhhh ciil badana

  • @izabellaninkaancadimahaniz7703
    @izabellaninkaancadimahaniz77034 жыл бұрын

    Intii igu raacsan like dhac igusii

  • @newassong7535
    @newassong7535 Жыл бұрын

    Sas wa aduun wllahi towba dheh maama qaali

  • @HunTer__Ak47
    @HunTer__Ak475 жыл бұрын

    Wan ka xunahay wlh mama manoogto

  • @abdiazizmohamed2761
    @abdiazizmohamed27615 жыл бұрын

    Allow fanaan Nimo Aan kaa magangalay Kuwa ku jirana Fanka Allow ka soo saar

  • @turxanbixismedia6534
    @turxanbixismedia65345 жыл бұрын

    Allah khatomada kher ha inogo xakomo

  • @farxiyonitaaafunymxaamedta2553
    @farxiyonitaaafunymxaamedta25535 жыл бұрын

    ilaahi caafiyo yarbi 😓

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye35225 жыл бұрын

    Stroke miyaa ku dhacay fanaanada

  • @foziyoarushelmi6755
    @foziyoarushelmi67555 жыл бұрын

    Mama sitey ma nogto alle ha ku cafiyo dambikaaga alle ha ku dhaafo iska cibaadeyso maamo

  • @xaalixalane2317
    @xaalixalane23175 жыл бұрын

    illaahay ha caafiyo oodanbigeeda hadhaafo

Келесі