FANAANAD RUUN XADI SABAN & HEESTII " DHANBAAL" DHAGAHA UUN IGALA SOCO

Ойын-сауық

FANAANAD RUUN XADI SABAN &
HEESTII " DHANBAAL" DHAGAHA UUN IGALA SOCO
MUSIIGA WAXAA TUMAYA
KHALIIF CABDILAAHI
MAXAMED ALTO
KOOXDA DEEGAAN DJBOUTI
DHAGEYSI HABOON

Пікірлер: 106

  • @Yahye_Afih
    @Yahye_Afih Жыл бұрын

    Cabdalla Yuusuf Hanuuniye ayaa sameeyay erayada heestan. Fanaan, laxamayste iyo abwaan qiimo wayn leh weeye Hanuuniye allaha dhawro hadduu noolyahay haddii uu dhintay u naxariisto.

  • @CabdleSicid-us3mp

    @CabdleSicid-us3mp

    10 ай бұрын

    Aad iyo aad heestan isaga ayaa iska leh hanooniye waa fankii oo soconaya runti dadku ma yaqaanan lkn wuxu fanka kaga jira kaalin kasta oo qof ka galo fan

  • @mbelel8231
    @mbelel82312 жыл бұрын

    1990s iyo wakhtigii la kala qaxay ayey caan noqotay heestani.

  • @farhiashireabdiahmed7640

    @farhiashireabdiahmed7640

    Жыл бұрын

    Hada uun bey si kadis ah iga soo hor baxday 1995 bn dhashay

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire91883 жыл бұрын

    Dhaayuhu way arkaan hadoo qof meel dheer kaa jiree, dhabtuun baanad saari karin, aduunyo is bedeshay oo live wada ah soo muu gaadhin abwaanku

  • @bilaalsaxardiid1069
    @bilaalsaxardiid1069 Жыл бұрын

    Heestan waxaan dhagaystay anigoo saqiir ah wlhi waxaanay ahayd 1995 dagaalkii sokeeye somalind walina waxay igu leedahay dareen gooni ah Ruun xaddi Saban hadayla laah yaa bintu

  • @guryosamonews7608

    @guryosamonews7608

    Жыл бұрын

    Aniga xasuus gaar ah ayey igu leedahay oo waxaan dhegaystay 1996/1997kii. Aad iyo aad baan ujeclahay, xusuus gaar ah na way iigu leedahay 🎉

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    11 ай бұрын

    Xiligaa heestaan original keeda ayaan dhageysan jirnay oo muusig cajiib ahi saaran yahay.

  • @hakiimjamka7137
    @hakiimjamka71379 ай бұрын

    Iyadoo qof kasta leeyahy xasuus ayey igu leedahy bn cawa ana xasuus ka dhigtay hestan 2018 ban bartay lkn safarka caawa iyada aya sabab u ah insha allah wxy i noqon donta mid ani tarikh ii ah

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    9 ай бұрын

    Aamiin Aamiin yaa rab insha allah Safar Salaama

  • @fawzihadjiahmed8905
    @fawzihadjiahmed8905 Жыл бұрын

    xusuus garoonkii timacade hargeisa 1996🤔🤔 ruun

  • @muhamedabdullahi3097
    @muhamedabdullahi30972 жыл бұрын

    Waxan xasustey 9 sagal jirkeygi 1996 waxa sidoo kale xasustey ehel iyo qaraabo markaasi gurigeyaga ku noola aduunka runti horey buu ka ficnaa dib kama soo ficnaado 1996 cidi heeskan dhagan jirtey uder 10 year old xasustiina ila so wadaaga

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Жыл бұрын

    Waa biloowgii 1990kii iyo banka giriyaad meel magaalada saylac iyo geerisa u dhaxaysa ood moodo inay waarso iyo naato ku dagaalameen oo ay xataa ciiddu gubatay, waa goor barqa ah oo ay kulayl dartii naflayda iyo ruuxda ku jirtaa kala harbayaan, oonay Cid Cid kale u gurman karta iyo Cid Cid kale gurmad iyo gargaar ka filan kartaa toona jirin, dagaalkiina qiyaastii 45mirir ka hor lagu Kala calaf qaaday oo cir kaa dheer dhul kaa dheer lagu jiro oonu biyaa noogu darane xataa ay biyihii booyad Aanu qabsannay karsameen kulayl awgii (illeeyn geed la hadhsadaana ileeyn gees loo baxaana)ayuu nin samada ka soo dhacyaana mooyaane kalidii socdaa oo dhagaysanayaa heestan lafteeda noola soo galay meel cidla ahna nagaga soo baxay, noo yimid noo warran oo wax walba noo sheeg oo illeeyn ninkaba ilaahay anaguu nagu badbaadinaayay, oo illeeyn biyo qaboowbaan wax badanba noo jirin, biyo helnayaaba wax walba helnay, xataa qayilnay oo waa maalintii shaqsiyan jaad Aan cuno iigu horaysay,, isku soo wada duuboo heestan magaceedii wuxuu ninkaasi maalintaa noogu sheegay inay tahay=dhanbaal,,, wbtawfiiq

  • @AhmedAhmed-du3qr

    @AhmedAhmed-du3qr

    Жыл бұрын

    Awowe 1989 ayan ku qayili jiray adigane 1996 oo daraad ahayd ayad kashekenesa 😂

  • @adanhassan1234

    @adanhassan1234

    Жыл бұрын

    @@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Waa markii iigu horeysey ee aan maqlo inantan heesaheeda aadbaana ugaheley codkeeda Waqtigaa aad kasheekanayseen Ingriis ayaan joogay

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    Жыл бұрын

    Heestaa bal illa eega sxbayaal erayada ku jira kzread.info/dash/bejne/dWRpvKWNm67YYNY.html

  • @dawomohamed2438
    @dawomohamed2438 Жыл бұрын

    19/1/2020🥹 wakhtigu wuu dheeryaho dhulkuna wuu kala fogyeee 😪dhayuhu ma arkaan kolay qof meel dheer ka jiree dhanbalada so diro dhagaha uun igala soco 🥹

  • @ShakirEssaArtist
    @ShakirEssaArtist3 ай бұрын

    Heestan yaraantii ayaan jeclaa 1992 remember Baligubadle ilaa laanqayrta

  • @barkhadmuuse-rc6fc
    @barkhadmuuse-rc6fc Жыл бұрын

    Waxaan xasuusta heestan sanadkii 2003, anigoo arday ah inan, dhagaysan jiray , waliba waxaan markii koowaad ku maqlay arooskii cabdi bootaan siciid oo ka dhacay deegaanka , bali ugaadh oo ah degmada sabawanaag -gobolka maroodi jeex- Hargeisa.

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn Жыл бұрын

    Dhagaha un igala soco Ruun xadi🥰❤

  • @mohammedh1120
    @mohammedh11202 жыл бұрын

    Erayadii iyo Laxankii Al-Fanaan Cabdalla Yuusuf Hanuuniye

  • @ShukriIsmail-wc6hd
    @ShukriIsmail-wc6hd7 ай бұрын

    2023 /12/4/ ban dhagaysanaya iguso duceeya nolol cusub ban samaysamaya in alle nabad qab igu keen xaajigayga😫🌹♥️😇

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    7 ай бұрын

    Aamiin Aamiin yaa rab

  • @axmedcabdielmi6803

    @axmedcabdielmi6803

    7 ай бұрын

    Allah hakuu sahlo muraadka

  • @muxiyadiinmaxamed1178
    @muxiyadiinmaxamed11784 жыл бұрын

    Ruun xadi sabban allaah yacizak cod iyo qurux

  • @suuleygacamey1328

    @suuleygacamey1328

    4 жыл бұрын

    Ina caadi maahin ruun xadi sabaan

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924Ай бұрын

    The way she's dancing

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Жыл бұрын

    Hesaha jeclahay ka mid tahay dhayuhu ma arkan koley qof Mel dher ka jirto wan bedelay heskan hoyadey iyo walalahey marka iga fogaden

  • @musse143theboy4

    @musse143theboy4

    Жыл бұрын

    Imika waala arkaa qof meel dheer kaa jira. Old is agold

  • @ismailyusuf6375

    @ismailyusuf6375

    Жыл бұрын

    isku dookh baynu nahay

  • @deeqowahmed887
    @deeqowahmed887 Жыл бұрын

    2001dii ayeey gabadh aan is jeclayn oon kasoo dhoofay heeskan oo Cajalkii raadiyaha lagu dhageysan jiray ayeey iisoo dirtay.. ilaa & hadda Waan hayaa cajalka

  • @AbdirahmanDiiriye

    @AbdirahmanDiiriye

    6 ай бұрын

    Iyadii mahaysaa cajalku micno markaasuu kuusamaynayaa sxbe

  • @OmarAhmed-vz3bb
    @OmarAhmed-vz3bb Жыл бұрын

    Assalamu calaykum allaha u naxariisto afgudhiye

  • @hamzeabdi7605
    @hamzeabdi760510 ай бұрын

    Dhagaha uunu iga la soco 😢😢❤🎉

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 Жыл бұрын

    Inta heestani qiiro Galiso Like 5/7/2023 Hadaad iga danbayso Like isaar❤

  • @AhmedAhmed-du3qr
    @AhmedAhmed-du3qr2 жыл бұрын

    Yaa dhagesanayo October 2021

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын

    Dumarka samaroonta caadi maaha waa dumar wada jiniyad ah raga ree Awdal lkn waa rag masaakiin ah

  • @abdirahmanabdulahi7372
    @abdirahmanabdulahi73722 жыл бұрын

    EreyDii iyo laxankii codka ruun xadi saban cabdulahi Yusuf hanuuniye

  • @sscboy3547
    @sscboy35473 жыл бұрын

    Waxan xusuustay 2000 yaa salam

  • @musse143theboy4
    @musse143theboy4 Жыл бұрын

    Anoo yar baan jeclaa heestan wlhi.

  • @AhmedHassan-bq9zz
    @AhmedHassan-bq9zz Жыл бұрын

    Waah waah ❤️❤️❤️❤️

  • @justtt.4nx_p7
    @justtt.4nx_p72 жыл бұрын

    Heestan goorma la qaaday yaase qaday marki ugu horreysay🌝 I.a anna malin ban qadiye😹☝️

  • @bareomar4050

    @bareomar4050

    2 жыл бұрын

    Hesta waxa qaadey fanaanadan la dhoho ruux xadi Waxayna qaadey bilowgi bur burki Qaranka Soomaliyeed Xiligaas oo ey dadka soomaliyed ruuxba mesha u ku bad baadayo nafta ula cararey Dad badan oo is jeclaana kala fogaaden Waxay hesstu ka hadleysa laba is wayay oo kala fogaadey Allow Qarankeena inoo hagaaji Lkn waan in aan ka shaqeyna in aan uu dhismo oo aan naf iyo maalba u hurna anigu nafta ayaan u hurey

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    2 жыл бұрын

    Heestaan waxay ku jirtay riwaayad film ahaan loo duubay, oo uu lahaa cabdalla yuusuf hanuuniye, Xiliga la qaadayna waana dabayaaqadii sideetamaadkii. Waxaa laga soo deyn jiray tv qaranka.

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    2 жыл бұрын

    @@bareomar4050 waa burburkii ka hor.

  • @sakariyeliverpool1593

    @sakariyeliverpool1593

    Жыл бұрын

    @@bareomar4050 aad iyo aad

  • @amiirkaumada9957
    @amiirkaumada99572 жыл бұрын

    Heestan waxaan xasuustaa habeen ay ka qaadey say tuulada AWBARE 1992 ee dowlad degaanka ethiopia Alla habeenkaas maxaa lasoo camiray meesha xitaa deyrkii Ayaa laga daatey dadweeynihii xasuus walee

  • @sharmaarkejiniyoarag8842
    @sharmaarkejiniyoarag884221 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @AhmedAhmed-du3qr
    @AhmedAhmed-du3qr2 жыл бұрын

    Ish calaa hees, kusoco ruuneey.

  • @hodandahir1890
    @hodandahir1890 Жыл бұрын

    Edoday ❤

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Жыл бұрын

    Hoyoy wad dhoftaye cabdina wu iga dhintay Ibrahim wa kala fog nahay dhayuhu ma arkan koley leylo wad iga fog tahay dhalinyarada so qor dhagaha un igala soco xawo wad dhimataye hoyana wa kala fog nahay Cidlan wer werayayo wehel keygi tagene

  • @engmohaabdi6744

    @engmohaabdi6744

    Жыл бұрын

    Cajaaib wlhy

  • @engmohaabdi6744

    @engmohaabdi6744

    Жыл бұрын

    dhambaalada soo diroo dhegaha uun igala soco

  • @user-rv4rl3de9k
    @user-rv4rl3de9k11 ай бұрын

    Wllhi heestan malintii igu horeysay Aan maqlo waxaan ka maqlay rag waweyn oo qaday kadib waa radiyaay gabarta qadeyna maa garanayn malin Anigo kijada ku jira ayaan maqlay musiceda waan soo caraaray oo qolki tviga imii iyado sii dHamanaysa kadib cabar marka dawaday ayaay dhamatay kadib wllshy baa weydiyaay cida qaday kuLaha maa inaan Aad jeclatay baa ka tagtay😅 Aniina waba iska dayaay kadib malin Ayaan mopil soo ibsaday ayaan mid Aan zxpo nhay ka dirsaday kadib wey ii dhex racday nasib wanag kadib Anigo heesi iska dhegeysanayaa ayaay iga soo baxday siidan uu farxayo kale malinti baan magaceda bartay Isha AllaH qoralkan waxaan dib uu eegi doono markan soo labto ... Hbn Axad Ah bishu tahay 8/27/2023 12:17

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    3 ай бұрын

    Videolänk kzread.info/dash/bejne/dWRpvKWNm67YYNY.html

  • @buuxciise2167
    @buuxciise21673 жыл бұрын

    heestan waxa sameeyey sidan jeclahay cabdilaahi yuusuf hanuuniye oo fananada heesti jacaylkena kaweyn u dhibay ereyada iyo laxanada hesahaba dhaman tood asagalaha

  • @sayidka6911

    @sayidka6911

    2 жыл бұрын

    heeso badan oo uu hanuuniye lahaa ayey qaaday oo tanina ku jirto.

  • @user-xf9zj9ci9e
    @user-xf9zj9ci9e Жыл бұрын

    Malin ka waxa aan kaso dhacay garoon ka xagiisa dan be lacag uma hey san ruwayada malin ka wanan dawaday xasuus ax ax ❤

  • @mohammedfadlu-rahman9954

    @mohammedfadlu-rahman9954

    9 ай бұрын

    Nasiib daro sxb nalama aad wadaagin goobtii Wakhtigaa lagu qaaday.

  • @user-xf9zj9ci9e

    @user-xf9zj9ci9e

    8 ай бұрын

    Wll anu waxa aan ka shekey naya marki ey heesta tima cade ka qaday waliba ruwayada waxa ku jiray aw kod leye tiriig xashi ina heybad lenbe bon xirsi iyo kuwo kalo badan sahra cali xasan maso kobi karo ee adu dad dawatay iyo jabuuti dada hayso sax

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue3 жыл бұрын

    Was heesa aan aadka ujeclahay

  • @bashirbashiru1635
    @bashirbashiru16353 жыл бұрын

    On Point

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Жыл бұрын

    Ruun Xaddi Saban Waa laandheerad Gadabuursi / Makaahiil / Jibriil Yoonis / Reer Axamed ah Jiroo joog edo

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    3 ай бұрын

    Videolänk kzread.info/dash/bejne/dWRpvKWNm67YYNY.html

  • @ruwaidamohamett8406
    @ruwaidamohamett84066 ай бұрын

    Old is gold.

  • @hersiohassan2985
    @hersiohassan2985 Жыл бұрын

    Heestaan waxay qaaday 1970 kii

  • @khadarserkhiyo9565
    @khadarserkhiyo95653 жыл бұрын

    Hees xasuus mudan

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax172 жыл бұрын

    Hees murqaan, qaaya waynaa.

  • @maxamuudm.m.j6793
    @maxamuudm.m.j67932 жыл бұрын

    Waxa aan fadhiyey Tara buun ka malin ka waxa aan ka so dhacay gidar ka si aan udawado ruwayada wan so galay ugu dan beyen walahi waxa aan ahaa kamarada marka la si jediyo qof mel ka muq da ax ax ax xasuus ila imika wax is kama key badalin say di uun ahay so ega tigtog geyga waxa igu qoran maxamdbk sasa igu qoran

  • @fawzihadjiahmed8905

    @fawzihadjiahmed8905

    Жыл бұрын

    garoonkii timacade 1996 xusuusteyda walahi wn yaraa waanan fadhiyey goobta maadaama shidhka degeneen

  • @gedefletv6049
    @gedefletv60493 жыл бұрын

    Meeshani waa xagee

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    3 жыл бұрын

    Meeshani waa Djibouti

  • @saidomar2434

    @saidomar2434

    Жыл бұрын

    Théâtre des Salines, Djibouti kuu yalaa

  • @user-xf9zj9ci9e

    @user-xf9zj9ci9e

    Жыл бұрын

    Waar waa tima cade garoon ka ee is ka huubi malin ka xasuus igu aheed

  • @mahdifarah6554
    @mahdifarah65543 жыл бұрын

    Ruun hadi

  • @abdullahiaweys3197
    @abdullahiaweys31972 жыл бұрын

    🥰😍

  • @maygaagchannel1844
    @maygaagchannel18444 жыл бұрын

    Waa hees xasuus mudan runtii

  • @asmafaaraxmaxamed2172
    @asmafaaraxmaxamed21729 ай бұрын

    20/9/2023 jimce 3:14

  • @asmafaaraxmaxamed2172

    @asmafaaraxmaxamed2172

    9 ай бұрын

    indiya

  • @abdirashidmohamed1689
    @abdirashidmohamed1689 Жыл бұрын

    🎉

  • @gaaleefyare6988
    @gaaleefyare6988 Жыл бұрын

    29/12/2022 SC:G,A: 01:40AM makaa dhooftay jacaylkaagii oo heesta ruun xadi laabta maku culanaysaa Wiliba baydka ah Naf kaa dhooftoo An dhiman Dhiibatay leedahee Wakhtigu wuu dheeryahoo Dhulkuna wuu Kala fogyee Dhaayuhu ma arkaan koleey Dhaayuhu ma arkaan koleey Naf meel dheer kaa jirtee Dhambaalada Soo diroo Dhagaha uun igala hadal (Melbon Australia) ayaan fariintaan U dirayaa barastimool oo carigaaas jirta

  • @nastiabdullahibargaan7211

    @nastiabdullahibargaan7211

    Жыл бұрын

    Hhhhhhhh Barastmol dukamada kadayo wll

  • @ibrahimahmed2814
    @ibrahimahmed28142 жыл бұрын

    1

  • @farahsaidhoussein775
    @farahsaidhoussein775 Жыл бұрын

    Tani.waa.quruxdi.kleopatre.codkuna.heersare!..

  • @fadumoadam5673
    @fadumoadam56734 жыл бұрын

    Ruun badan

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    4 жыл бұрын

    Fadumo AdaM Ruun Xadi Saban

  • @faysalismail5901

    @faysalismail5901

    3 жыл бұрын

    ma reer jabuutibaa

  • @mericanbadass5299

    @mericanbadass5299

    3 жыл бұрын

    @@faysalismail5901 reer hargeisa

  • @mahdifarah6554

    @mahdifarah6554

    3 жыл бұрын

    @@mericanbadass5299 Reer hargeysa maahee waa Reer Boon

  • @mericanbadass5299

    @mericanbadass5299

    3 жыл бұрын

    @@mahdifarah6554 thank you hadaad hubto, xagay ku taala boon wll ?

  • @abdinasirnaale272
    @abdinasirnaale2722 жыл бұрын

    0:37 waxaad dareemi kartaa qiimaha fanka live stage-ka leeyahay. Ruun Xadi muusiga oo aan dhammaan ayay heestii gashay, balse muusigiistayaasha durbadiiba wey lasii raaceen.

  • @Haile518

    @Haile518

    Жыл бұрын

    Foorteembo bay dhahaan. War libasx baad tahay. Marna waa foorteembo marna distoonaato oo wuu ka dib dhacay....

  • @cabdilaahicali7647

    @cabdilaahicali7647

    Жыл бұрын

    Awa😍😍😍😍😎💑roona mamoda

  • @nastiabdullahibargaan7211

    @nastiabdullahibargaan7211

    Жыл бұрын

    Adu muskeste thy filaya sa var ka uqabatey layabey

Келесі