FAMILKA SAYID ALI AYAA ISOO WERARAY WAXAN KU BIRAAY SHANSHI ☺️

Пікірлер: 585

  • @sucaado24
    @sucaado242 ай бұрын

    From abgal waana ku jeclahay gabar walasheen somaliyeed karti badan intaasaa naga badan ❤😊

  • @roodacawil4410
    @roodacawil44102 ай бұрын

    Caqliga garaadka iyo garashada ayaa laysku dhaafay hamaday naag adag ayaatahay ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre34312 ай бұрын

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🎉🎉🎉🎉

  • @user-om6rk1oe9g

    @user-om6rk1oe9g

    2 ай бұрын

    Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him ❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰💋💋💋💋💯💯💯❤️❤️❤️❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹💋💋💋💋💋💋

  • @lavieestbelle-neutre3431

    @lavieestbelle-neutre3431

    2 ай бұрын

    ​@@user-om6rk1oe9g Salalahu Caleyhi Wasalam🤲 Caleyhi Salatu Wa Salam Habib MuTafa❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato7412 ай бұрын

    Siid cali waa fidno allaha na mootiyo shartiisa waa nin naagtisa caruurtisa gubay hadana intaa so walan ka daba oryeysa subxanaallah xaqa in laga oofiyo waa dantisa haduu nolaado wax uu tarayo ma leh

  • @hafsaali4297

    @hafsaali4297

    2 ай бұрын

    Haduu Noolaado hala Ogaado. Hadii Hooyadiis ay kabadbaado Nasiib ayey leedahay. Waxaa daris nala ah nin maraaya qofkii 12aad oo uu dilaayo. Subxaanallaah.

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j2 ай бұрын

    Wa qof ku faanaysa Dunuub subxaanalaah. Waxa Somalia ka qaldan ayeey tooj ku iftiimisay. Ciil uma qabtid waa ku baashaashay. Ilaahay sharteeda hakaa xafido.

  • @user-lt2sv9yv4q
    @user-lt2sv9yv4q2 ай бұрын

    gaba dhaan waa fariid 😂😂 from puntland aan kaa dawanayaa❤

  • @salmomohamed4838
    @salmomohamed48382 ай бұрын

    Wlhi hamdi qosal udhiman kaari 😂 Masha allah allah ku nabad yeelo soomalinimada wax walba ka weyn allah ku sharafo queen of the world 🙏🏾🥰❤️

  • @Dluulmm
    @Dluulmm2 ай бұрын

    Horta dumarow qabilka udagalamayso kabtoda kama yaqanin malinka dhimato diyay qaadan lkin luul abahed wuu diday wilka sayid ahna xaqa in lagu gudo wa wax fcn dumarow xishoda oo qabilka joojiya oo ilahay kabaqa oo ummada ammaan galiya😢

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul11222 ай бұрын

    Abaayo qof wanaagsan ayaa tahay Allah ayaa ku garabgalo Insha Allah dhib ma arkeysid kartida iyo quruxda iyo dadnimada ayaa laguu diidan yahay hore usoco qaali ❤❤❤❤❤

  • @CawilMaxamed-fl1nd
    @CawilMaxamed-fl1nd2 ай бұрын

    Maansha Allah runtii gabadhaan waa gabar caqli badan! Fariid faceed karoon. Gabar Soomaaliyeed horay u soco..

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis2 ай бұрын

    Marawaxo fariid waa ku wataa aniga intaa ku daawada somalinimo kuula joogaa noolow xabty from puntland

  • @filsanabdishakuur9527
    @filsanabdishakuur95272 ай бұрын

    Caqliga weligaa ha shaqeeyo cadaalada ha sareeyo walashey luul alle hau naxariisto walasheen luul hadii ay cadaalada hesho gabarwalbo oo somaliyeed cadaalada ayey heshay dumarnimo ❤❤.

  • @lilymohamedmohamed2660
    @lilymohamedmohamed26602 ай бұрын

    The one and only hamdi ilhy haku xafido❤❤❤

  • @hafsaali4297

    @hafsaali4297

    2 ай бұрын

    Allaah Subxaanahu Watacaalaa Waxuu dhahay:- "Qisaasku waa Nolol." Sayid Cali Haduu Noolaado hala Ogaado. Hadii Hooyadiis ay kabadbaado Nasiib ayey leedahay. Waxaa daris nala ah nin maraaya qofkii 12aad oo uu dilaayo. Markasto DIYO ayey Cidiisa dhiibaan. Subxaanallaah.

  • @nasro7666

    @nasro7666

    2 ай бұрын

    Kkkk

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me2 ай бұрын

    Reerku ma wada xaqiiriinba miyaan qof qudha oo ilaahay ka cabsanaya ku jirin qabiilki idin qaadin idima dhigo subxanallah

  • @idil_onlion

    @idil_onlion

    2 ай бұрын

    Anaa saleeban ah siid cali na inuu cadaalada maro wan donaya nayaa saleeban afakaag huurad leh kala bax habrah istareeska qabo saleebanka talada adag ka dhamada

  • @inacabdihaayir2518

    @inacabdihaayir2518

    2 ай бұрын

    ​@@idil_onlionnayaa dhiigu biyo maaha qof walba qofkiisa ayuu wataa ee dadkaga wado

  • @maskiintiialleinaahmed733

    @maskiintiialleinaahmed733

    2 ай бұрын

    😂😂 Abaayo ciyaalkeyga ilaahay weey Ka cabsadaan😂😂 ayagaa oogu roon aan filaaa Anyway cid ku raacsan malahan waa uun dadka asaga ku hareereysan ee qaraabadiisa ah cidna danbiile ma garab taagno

  • @idil_onlion

    @idil_onlion

    2 ай бұрын

    @@maskiintiialleinaahmed733 hhhhhh maskiin baa tahay nin saleeban ka dhashay ma qofkale u bahan iska ooya inta aad rabtaan inaad qof dulmisan waa la iska kiin celinay siid cali wa u maleena iyo sheeka raqiisa lagu toganmayo fiicnan laheeda wiil aad dhashay wa u maleena in lagu togto markas is waresan lageene hhhhhhh

  • @maskiintiialleinaahmed733

    @maskiintiialleinaahmed733

    2 ай бұрын

    @@idil_onlion wiil aan dhalay haduu gaas soo gato xaaskiisana gubo ilaahay ima tuso indho xumadaas but anaaba keeni lahaaa tiirka toogashada Masiibo waaye waxaas alle naguma sababo dhiig muslim

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed39372 ай бұрын

    Abayo I am proud Muslim iyo Somali woman, I support you. Ilaahay hasoo hanuuniyo gabadhaas.

  • @umuahlaam7468
    @umuahlaam74682 ай бұрын

    Hamdi waa gabar soomaaliyeed qabiil ma taqaan I always support you Abaayo horay u soco quruxxeey ❤🥰

  • @f.a.909
    @f.a.9092 ай бұрын

    Maasha allaah tabaraka laah weliga xaqa ku taaknow quruxeey Ilahey ha ku xifdiyo ❤Allahuma baarik ❤

  • @user-tw7uk5ed5k
    @user-tw7uk5ed5k2 ай бұрын

    Maanshaallah MaanshaAllah Tabarakallah

  • @najmamohamed4893
    @najmamohamed48932 ай бұрын

    Mansha Allah wllo gabadh caglibadan baatahay alle hakubarakeyo sifiican ayad uhadashay walahi

  • @mandeqabdikhadir3542
    @mandeqabdikhadir35422 ай бұрын

    Hamday wllo qoftiisa anfici waayey yuusan waqtiga kaa lumin❤ waa kujeclahy abyo ❤

  • @safiyadahir-rc7vl
    @safiyadahir-rc7vl2 ай бұрын

    May Allah protect you MashaAllah habo❤

  • @fadumofanka2244
    @fadumofanka22442 ай бұрын

    Lul waa shiqaal abayo Shanshi Maaha lul abayo xaqa ayad kadashaa hore usuco ❤❤❤❤

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed19252 ай бұрын

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @nasro7666

    @nasro7666

    2 ай бұрын

    Xage dagantahay nagta so sheg

  • @fatumazahra611
    @fatumazahra6112 ай бұрын

    MashaAllah tabarakaAllah

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali73982 ай бұрын

    Xamdiyey gabar qabiil ma tihid gabar soomaaliyed ayaad tahay wallaahi sharaf badaney !!! We love you 🥰🥰🥰🥰

  • @user-qv8nu4to4g

    @user-qv8nu4to4g

    2 ай бұрын

    Iyada qabiilkee waaye abàaa

  • @anisacabdicali7398

    @anisacabdicali7398

    2 ай бұрын

    @@user-qv8nu4to4g abaayo xamdi gabar qabiil ma ,ahan intaas wax dheer inaan kuu sheego hadaad rabto videowga si fiican u soo dhageyso !

  • @hamdihasan4743

    @hamdihasan4743

    2 ай бұрын

    ​@@user-qv8nu4to4gcayr waaye filaa

  • @hanisaciid9655

    @hanisaciid9655

    2 ай бұрын

    ​@@user-qv8nu4to4ghg ceyr waaye

  • @somaligirl8743
    @somaligirl87432 ай бұрын

    Hadii uu xaq yahay xukunku xaqa halamariy hadii uusan xaq ahhayna ilahay cadalad ha siiyo deeqda Luik iyo wiilka eedaysznaha Ah ilahay baa og wixi jira from gabar Reer Puntland somali ka sii Ah

  • @haliimosacdiyo2385
    @haliimosacdiyo23852 ай бұрын

    inta ay sheegtay ayada ah waa naag walan abayo xasidka Allaha ka qabto keep going sister

  • @Nasteha2024
    @Nasteha20242 ай бұрын

    Naagahan kala ordaaya bal arag caqli yaraantoda nimanka kan wax kuba iyo kan kaleba wa aamusan yihiin ayagana gabar iyago kala lagubay markase ninki usii doodayan wlhi wa jaahilin waxbana ka qaadi maayan keep going hamdaay ❤

  • @quruxleyqalanjo5485

    @quruxleyqalanjo5485

    2 ай бұрын

    Inta dhihi lahaaba ada dhahay,naag inan uhiiliyo wa horaan jaray hadalki rasulka scw aya igu so dhcay o aha feer qaloocan ba laga abuuray,hadi laga laga gar daranyahay na ragi bey lasafanayan uhiilinayaan iyago cidna u ogeen hadey gardaranyihina ragi bey cunayan o maqiranayan xumantoda adi meel ugu toosbal meel loga badbado maleh ,nin marku dhib sameyo ama gabr kufasado arki meysid nimanki kale o xanaqsan ,awalba naag bey aheyd bey dhahayan lkn nin hadi u dhib qabsado waxa uwada ordaya e baangadaha wato wa naago xt kuwoda dhalinyarada bas maha xt habraha so wada baxaya bal yey utirsanyihin o kala jecel ama dad u arka

  • @farhiyaali5043
    @farhiyaali50432 ай бұрын

    Soomaalimada na dheeqda, Hamdaay fariidnimada waan kugu aqaanay. Illahay haku xafido abayo ❤️

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka41992 ай бұрын

    marka hor abyo mcn hormar wacan hore usoco wllshey qali ano ku aqonin baa ku tageeraa mashalaaah

  • @seynabfarah357
    @seynabfarah3572 ай бұрын

    Cadey cano wel kujira Masha allah ishooda alaha ha kaa xijaabo habo nolow

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar74872 ай бұрын

    MashaAllah 😍 ❤

  • @user-ii7oj5wn7j
    @user-ii7oj5wn7j2 ай бұрын

    سبحان الله وبحمده سبحان ربي العظيم اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله

  • @billeabdi1061
    @billeabdi10612 ай бұрын

    Masha Allah guuleyso gacalka si fiican baad ugu jawaabtey my dhiiga

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre34312 ай бұрын

    Subhan"Allh ❤🤲🤲🤲

  • @fadumaabdi8535
    @fadumaabdi85352 ай бұрын

    Xamdiyey qurux waa u dhalatay Masha Allah

  • @ayubcharityfoundation8151
    @ayubcharityfoundation81512 ай бұрын

    Hamdi abaayo iska dhaaf waxaa tahay naag adag weey kugu Naxasan tahay masha Allah abaayo afkada masha Allah waye sistar qabiil wax matarayo❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf29482 ай бұрын

    Mashallah tabarakalah ❤

  • @maryambakar151
    @maryambakar1512 ай бұрын

    Masha alah gabar aqli badan aya tahay ilah aqli iyo cimriga haku barakeyo abayo ❤❤

  • @fadumo6292
    @fadumo62922 ай бұрын

    ❤❤❤ maashallah wlhi jawaab mug iyo miisaannleh ayaad kugu jawaabtahy abaayo Somali nimo ha ku deeqdo jawabtada aad bay iiga qoslisay naag nool baad thy horey u soco sharciga soo baro barışka ha iska carayn . Somali Allaha soo hadeeyo diinta kuma duxdo dulmi kama weynaadan ❤thank you gabar ku daysho mudan baad thy

  • @aminaali8263
    @aminaali82632 ай бұрын

    Xaqaani aaya ayatahy illahy iyo xaqaa aad kuhadashy ee illahay hakabadbadiyo ❤du bist

  • @user-zw5ij6bj3p
    @user-zw5ij6bj3p2 ай бұрын

    Hamadi daganey ina adeer ilaahey ha ka sharafo our Queen and we love u so mach xaala iyo xumeyna qaado qoftaas Cml no qaban 💗💗🌸🌸🌸🌷🌷🙏🏼🙏🏼🫶🫶💗🌸🌸🌷❤️from Saleeban raali ahow ina badan kun rooneyey hore u soco 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @FardowsaXasan-rj5sz
    @FardowsaXasan-rj5sz2 ай бұрын

    Maasha allah allaha ku barakeeyo xabiibti ❤❤❤

  • @asssa6935
    @asssa69352 ай бұрын

    Masha allah rabbi haku siyadiyo aqliga waxad ogata.dheh cadalad illaahey ayaa.jira qof wlba.xaqa dida.gurigiisa.ayu.ka.helaya

  • @zahraali1598
    @zahraali15982 ай бұрын

    MashaaAllah

  • @Maryama_22
    @Maryama_222 ай бұрын

    Alle subxanallah 😢 ilaahay qabyaalada haka soo hanuuniyo waa duul yaabanee

  • @halimamukhtar8791
    @halimamukhtar87912 ай бұрын

    You are right sister ❤

  • @sadiyaisman9665
    @sadiyaisman96652 ай бұрын

    MashAllah tarbiyad waa wax qaali ah tarbiyad ayaa ku xakameeyneyso adiga

  • @nurtanalka5052
    @nurtanalka50522 ай бұрын

    Masha Allah

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf63112 ай бұрын

    Hamdi abyo love you wlahi ilhy ka noka xafido qof wangsan ba thy aniga youyubekga wan tagera guulyso mcnto❤❤❤❤❤anaga ku jecel dadka wxba kama qadayaan

  • @MohamedMohamed-eb6nt
    @MohamedMohamed-eb6nt2 ай бұрын

    Hamdi Abayo mcnto naagtan dacwey please because Somalida waxey u badan yahen dad xanun san wlhi isku badnow queen

  • @xamiida20
    @xamiida202 ай бұрын

    Salaam sister Handi naag adag oo geesinimo iyo daacadnimo isku darsatay horay usuco❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fathiabdirizak3960
    @fathiabdirizak39602 ай бұрын

    Xamda Boqorad 👸Cod Kar Ah O Cadalad Io Garad io Aqoon io Karti isku Darsatsy Allah Haku Sharfo❤

  • @aminaali8887
    @aminaali88872 ай бұрын

    Masha Allah Hamda sii fihan ayat ujawabte

  • @makkadagan876
    @makkadagan8762 ай бұрын

    Hamdi garaad wanaagsan masha Allah caqliga ilahay haku dayo ❤🥰🥰

  • @user-tx4dj8hr9h
    @user-tx4dj8hr9h2 ай бұрын

    Masha allah ❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi2 ай бұрын

    Subxaanallaah 😭‼️ Hasbunallaah wa nimco wakiil subxaanallaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin ‼️ Allow ku xifdhi yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin subxaanallaah 🤲🇸🇴❤️💎🕋💯💯💯💯💯💯💞💞💞💞💞💞

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre34312 ай бұрын

    أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ🤲🤲🤲

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed29442 ай бұрын

    Subxanallah abayo allaha ku xafido ❤

  • @Mudaneey
    @Mudaneey2 ай бұрын

    Abaayo ilaahay ha soo hanuuniyo gabadhaa Haba u jawaabin Diintaad fahansantahay iyagana ilaahay ha fahansiiyo

  • @qaclemaneenoofficialchanne2212
    @qaclemaneenoofficialchanne22122 ай бұрын

    Ina adeer dumarkeena soomaaliyeed adigoow kale allaha kayeelo m.a garaadka iyo aqliga allaha kuusiyaadsho...

  • @HamdiAbdiwahabMacalin
    @HamdiAbdiwahabMacalin2 ай бұрын

    Never give up Xamda ❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada2 ай бұрын

    Abaayo waxba kaa ma qaadi karaan illahe idinkii insha Allh Dulmigooda Iyaga Allaha ku Celiyo

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc2 ай бұрын

    Gabár hg oo dacad ah dulimidiid ah nr 1 wa gabadhaan oo allah taqaan gobonimo

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi68982 ай бұрын

    Absolutely 👌

  • @hamad6297
    @hamad62972 ай бұрын

    Wllo illah haku xifdiyo waxa walaba waye dhici karan dawalad utag wllo

  • @bario1091
    @bario10912 ай бұрын

    Sax wallahi gabar fiican ayaa tahay allaw kudhowr

  • @missdeka
    @missdeka2 ай бұрын

    Bismillaah ceeb wlhi😢 naag dulmi gargaareysaa la yaabaa oo hooyo ah

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble77882 ай бұрын

    Saleemaan iyo ceyr waa dad wada dhashay wada nool wada dhaqma anaga ayaaana ka dhalanay waana dadka sayid cali sharciga uso dhiibay wllo caadi iska dhig Hg hakala qaadine Xamdiyey salaman abyo ❤❤❤

  • @yuuuuga1

    @yuuuuga1

    2 ай бұрын

    Sharaf badan ❤❤❤

  • @NaimaMohamedAli

    @NaimaMohamedAli

    2 ай бұрын

    Runta taas ah❤❤❤❤

  • @raqad4642

    @raqad4642

    2 ай бұрын

    Sharciga inad uso dhiibtaan wa ku qasbaneedeen waayo ciidamada Nisa so qaban laheyd mujrimka iyo xildhibaanka baxso kudhahay sharciga islaamka wuxu idin so saaray kuqanca saleebaan balaayo foolxumo badan xaaraan sidad u cuneyseen baa xishoodkii katagtay

  • @ashabela1792
    @ashabela17922 ай бұрын

    Masha allah ilahey ha ku xifdiyo

  • @sahroshikhnuur1143
    @sahroshikhnuur11432 ай бұрын

    Subxaanallah 😮

  • @sakariyenuur6235

    @sakariyenuur6235

    2 ай бұрын

    Waku jeeda

  • @user-xx4uy1fh4t
    @user-xx4uy1fh4t2 ай бұрын

    Mashallah my sister that shows me you fear Allah

  • @Adnahasan58
    @Adnahasan582 ай бұрын

    Hamdi home decor gabar Somaliyeed❤❤❤

  • @maryamabdi625
    @maryamabdi6252 ай бұрын

    Mashaa allah xamdi allaha ku xiftiyo hadalkaada abaayo wuu i damciyay walhi war il iyo afba allaha kaa dhawro

  • @muraadkaka7527
    @muraadkaka75272 ай бұрын

    Masha allh boqorada Allh ku xafido

  • @hodancali958
    @hodancali9582 ай бұрын

    Hal mid ayaan idiin weydiinaa dadka qaatilka difaacaayo maxaad xamdi u xagxaganeysaan maad xabsiga dhexe intaad tagtaan kala soo baxdaan ninka hadaad awood leedihiin maxaad xamdi u xagxaganeysaan

  • @user-ho5xh8tj6t
    @user-ho5xh8tj6t2 ай бұрын

    Mashaa allah dulqaaddheh

  • @user-re9qj3wx3g
    @user-re9qj3wx3g2 ай бұрын

    Xamda gabar caqli badn baathy cadowgaga unoolow abyo hory usoco wax mayaqaanada hku mashquulin

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar17052 ай бұрын

    Hawiye nimo ina adeer sharaf ❤❤❤

  • @ummidress6987
    @ummidress69872 ай бұрын

    To too many haters out there keep going may Allah protect you sis Aameen.

  • @naciimowarsame2958

    @naciimowarsame2958

    2 ай бұрын

    Aameen

  • @kasalamkasa
    @kasalamkasa2 ай бұрын

    slc mashallah walal ka weynow allah ku badayee oo ku wanii xalka cilmiiga iin lagu dadaloo

  • @Neo-ug4so
    @Neo-ug4so2 ай бұрын

    Thank you abayo i am glad in adan noceda ahayn ❤️❤️❤️❤️❤️🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡

  • @aminaali8263
    @aminaali82632 ай бұрын

    Mashaalah allahe aqliga hakudayo ❤❤❤❤

  • @HABIMowliid
    @HABIMowliid2 ай бұрын

    Dantaada kawyn afkaaguna Cay inay kasoo baxdo uma qalmo hamdi keep going thay never reach you❤mr murawxo

  • @CashoMohamed-mc2jo
    @CashoMohamed-mc2jo2 ай бұрын

    Masha allaah allaah kuxafiido wadka raysay siwanaksan ayad uhadashay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah42782 ай бұрын

    Xamda qurux illhy haku xafido ❤❤

  • @batulaali5118
    @batulaali51182 ай бұрын

    Good point

  • @MumtaazHana
    @MumtaazHana2 ай бұрын

    Hamda abyo hoyo farida ba thy allah idin xafido family ♥️ Aamiin qali

  • @hawahassan9882
    @hawahassan98822 ай бұрын

    masha allah gabdhaha adiga o kale hadey ahan lahayen waxa badan aya no hagagi laha

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q2 ай бұрын

    Xamdi ku jecliya libax ❤ afkaga qurx masha allh ❤ haabrnki kukah tuugo miiya kkk ninkas diilaga ah waala diilya waala guubaya qaasb

  • @sucaado24
    @sucaado242 ай бұрын

    Jawaab dagan qof caqli badan ku jawaabo m,allah ❤❤

  • @zahradahir2811
    @zahradahir28112 ай бұрын

    Mashallah ❤

  • @umurayann5457
    @umurayann54572 ай бұрын

    Hamdiyeey allaah qeyrka haku waafajiyo dadka qaar xanuunbaa haya allaah caafiyo

  • @khadraaelmi921
    @khadraaelmi9212 ай бұрын

    Xamdi walee inaad naag nool tahay waxuu ina adeerkay kuu doortaa qabtaa fariid❤❤❤❤❤❤

  • @ayanmohamed6297
    @ayanmohamed62972 ай бұрын

    Mnsha Allah hada qurux❤❤❤

  • @ayaannuuramohamoud9933
    @ayaannuuramohamoud99332 ай бұрын

    From Hargeisa ❤❤

  • @bishaaroali9877
    @bishaaroali98772 ай бұрын

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah allow hana waalin subxaanallah subxaanallah

  • @fahima6186
    @fahima61862 ай бұрын

    MASHA ALLAH habo horta Allaha kalsoonida kusiiyay kuxamdi😂😂 Anigoo kudhali kara sidaas degen wof icaayay uguma jawaabi karo lkn iska ilaali somalidu waa waasheene Allaha kaa bad baadiyo habo👍🏼🙌🏼

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed49632 ай бұрын

    bismilah😢acudubilah waamoryan wayn sorry wll alaha ka xijabo ❤❤❤🎉🎉