FALANQAYNTII LIINTA XORKA LEH QAYBTI2AAD

Комедия

SILSILADII LIINTA XORKA LEH
#ABWAAN HEELO IYO ABWAAN SHILKE

Пікірлер: 51

  • @aayatiintvwww.
    @aayatiintvwww.2 жыл бұрын

    Aad iyo aad ayay umahadsanyihiin asxaabtaa kaladuwan ee nalawadaagay faaloohinka kala gadisan waxaanu utaaganahay inaanu qaadano talo kasta oo aad nosoo jeedisaan insha allah sidoo kale waxaanu kacudur daaranaynaa ina aannan soowada qaadan karin cid kasta oo siĺsilada kaqayb qaadatay balse insha allah marba inta ugu muduna ee aaanu filayno inay muhiim tahah Mahadsanidiin saxibayaal

  • @abdilaahishire5891

    @abdilaahishire5891

    2 жыл бұрын

    Paaa

  • @neimaali9771

    @neimaali9771

    2 жыл бұрын

    ⁹4

  • @maxamedmaxamud766
    @maxamedmaxamud7662 жыл бұрын

    Layaab

  • @abdirhmanmohamedyusuf3222
    @abdirhmanmohamedyusuf32222 жыл бұрын

    C/rahman Chemistry horu soco legend baa tahy

  • @suyuhao7592
    @suyuhao75922 жыл бұрын

    Aakhirkii qabyaalad & reeray isugu biyo shubteen maansooyinkii...... somaali diinteedu waa reero & qabyaalad

  • @abdifataahabdulaahi1166
    @abdifataahabdulaahi11662 жыл бұрын

    Ninka reer laascaanood wuu garnaqsaday waana runtiyo wali ma'arag abwanada reer Somaliland mid udoodaya xuquuqda laascaanood ee shalay waxaynu diidnay aynu kusamaynayno

  • @suldanhamzehazzan4675
    @suldanhamzehazzan46752 жыл бұрын

    Adigu falanqeeya tahay lkn wan ka xumahay kaliya waxad dhamaystiraysa ama aad falanqaynaysa gabayada HEELO LAGU TAAGEERAYO. sxb plz wada dhamee oo dhex noqo ado raliya mahadsanid

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia37582 жыл бұрын

    Asc. Mar 2aad. Wll waxani waa tariikh hadhaysa ee waxan ku odhan lahaa gabayada mar'hadaad soo qaaday, midkasta sodaa isagoo dhamaystir si'halkan loogu imaado falanqaynta iyo gabayadii oo wada dhan. Mar 2aad pls kolba gabayga aad soo qaadato noo dhamaystir balse adigu gabayga dhexda haka bilaabin ileen shacabka ku daawanaya adiga kula dookh maahe🤣 Mahadsanid

  • @rashidwabi9518

    @rashidwabi9518

    2 жыл бұрын

    Maxaad uleedahay nin magaciisa qariyay ninkani waa abwaan mujaahida mubaarig qoorbaxay

  • @maxamedmaxamud766

    @maxamedmaxamud766

    2 жыл бұрын

    Waa wax garad

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish12 жыл бұрын

    23:04 Dirir Warsama (Jeeni-Cade) gabayga laha sxb Cali jamac ma laheyn. Waagi dambe sida la sheego Darawishtu way dishay. gabaygan wuxu ka mid yahay Gabayo badano Abwano kele lagu sheego Suganta dhexdeeda.. Thanks.

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan5472 жыл бұрын

    Zxb cabashada asxaabtaada tix galiyoo noo dhamaystir gabayada marhadaad falanqaynta silsilada hogaaminayso silsilada

  • @hassanomarturki2384
    @hassanomarturki23842 жыл бұрын

    Asc ayaatiin Tv iyo tiimkoodaba runtii abawaan Ahmed qalinle sool ayaa farshaxan gabay iyo xaqiiqo soo badhigay inta kale anaa wa ikaan ayeey ka exeed sheekada

  • @abdifataahabdulaahi1166
    @abdifataahabdulaahi11662 жыл бұрын

    Hhhhhh war kabadhe waa dafdafle faladaganada abwanadu kamid yahay meelkastana wuu isku maqiiqa hhhhhhh abwaan maha kabadhe

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad2 жыл бұрын

    Sxb aad baad u mahadsan tahay silsilada halkaa kasii wad soo urinteeda, lakin gabayada dhamaystir, ninka London kasoo hadlayna malaa dawlada muu difaacine malaa isagu dalka qaranimadiisa iyo ciidamaduu difaacay ma xuma ninaasi

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen22162 жыл бұрын

    Masha allah

  • @abdulqadir.abdulhamid2712
    @abdulqadir.abdulhamid27122 жыл бұрын

    Aayatiin TV Sxbow anagu wan fahmaynaa gabayade sogabi falanqaynta gabayadana Dhamaystir Dhexdhexaadna kanoqo gabayada

  • @abdirahmanmohamed2056
    @abdirahmanmohamed20562 жыл бұрын

    Ha Botariso

  • @kaabbulicabdiibraahim3351
    @kaabbulicabdiibraahim33512 жыл бұрын

    inanka barnaamijka wadoow midh baa kaa khaldan. Madaxweynuhu kama soo jeedo Gabiley, balse wuxu ka soo jeedaa degmada hargeysa ee gobolka maroodijeex. Waa nin xuseen Abokor ah.

  • @cabdixaashi9962
    @cabdixaashi99622 жыл бұрын

    Walee rag baa run sheegay liinta xorkale

  • @faroosman4959
    @faroosman49592 жыл бұрын

    Anigu waan so gunanaday silsilada ayatinow iga warsug

  • @faroosman4959

    @faroosman4959

    2 жыл бұрын

    Ninka reer sool waan wata

  • @yousufhamad1796

    @yousufhamad1796

    2 жыл бұрын

    Ķ

  • @ahashi7828
    @ahashi78282 жыл бұрын

    Ninka LAASCAANOOD Gebaygiisa meel kale ayuu la aaday. Kama uu Hadal ninkii XAMAR ka so gebyey.ee Abwaan Heelo ayuu si qalad ah u maagay 🥱🥱🥱🥱🥱

  • @abdirisakkasim7314
    @abdirisakkasim73142 жыл бұрын

    Aaaaad bay uma hadaa yihiin

  • @foozia426
    @foozia4262 жыл бұрын

    Waaaaaaaaaw eesh calaa silsilad

  • @radiotimodheere6807
    @radiotimodheere68072 жыл бұрын

    si fiican ayad u wada

  • @rbfilims161
    @rbfilims1612 жыл бұрын

    Keep going legendka

  • @hadawuxumadayjaljiguwalisx1546

    @hadawuxumadayjaljiguwalisx1546

    2 жыл бұрын

    MANSHA ALA KIMSTERI SALANSARE

  • @hadawuxumadayjaljiguwalisx1546

    @hadawuxumadayjaljiguwalisx1546

    2 жыл бұрын

    KABADHE WAA FANAN SOCDALKA SILSILADA

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen22162 жыл бұрын

    Heello abwan qaali

  • @KhalidMohamed-fu9wm
    @KhalidMohamed-fu9wm2 жыл бұрын

    Hhhh xalad kale

  • @Mamar6310
    @Mamar63102 жыл бұрын

    Ku xisaabtan cid waliba muxaafid IYO mucaarad bay leedahay

  • @commentikuxoogle7501
    @commentikuxoogle75012 жыл бұрын

    xarshin abwaano ma joogaan 😁🤣

  • @suyuhao7592

    @suyuhao7592

    2 жыл бұрын

    Aynu doono

  • @yaxyemustafe8138
    @yaxyemustafe81382 жыл бұрын

    Indhilo

  • @sulubjufa1250

    @sulubjufa1250

    2 жыл бұрын

    Waar anuu lumbar tirii 3 ayaan ahaaye Waxanan ujawaabay 2 nin ookala ah Heelo iyo shiilke magacaygu waa Abwaan sulub sh maxamuude Soo qabo

  • @abdifataahabdulaahi1166
    @abdifataahabdulaahi11662 жыл бұрын

    War hayaay ninkaas gabayga sarbeebta turaya masahlana

  • @kaabbulicabdiibraahim3351
    @kaabbulicabdiibraahim33512 жыл бұрын

    Waar Kabadhe xukuumad ma difaacayo ee qaranka ooo dhan oo aad adiguba ku jirto ayuu difaacayaa

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire412 жыл бұрын

    Kabadhihu xigmad mahayo waa ismaquuq wuu sheekanayah wuu casho barooranayah

  • @canabhashi1385
    @canabhashi13852 жыл бұрын

    zamzam

  • @faysafarah8292
    @faysafarah82922 жыл бұрын

    Wala xiraya lol

  • @Mohamed-OLOL
    @Mohamed-OLOL2 жыл бұрын

    maansoonyinka toos u sii daa akhriskaa kugu adage

  • @ahmedabdi3629
    @ahmedabdi36292 жыл бұрын

    Qoladii garaxjis marba meel ayay la galaysaa hhhhhh war wax kale keena

  • @yaxyemustafe8138

    @yaxyemustafe8138

    2 жыл бұрын

    Hhh nagadhacnio

  • @fardowsa6949
    @fardowsa69492 жыл бұрын

    Kkkkkkkkk liinta xòorka leh.

Келесі