Falanqaynta Todobaadka Waa maxay sifooyinka aad ku dooran lahayd lamaanahaaga mustaqbalka?

Barnamijka Falanqaynta Todobaadka Maxaad Ku Xulan lahayd Lamaanahaaga?

Пікірлер: 189

  • @fardowsamohamud9701
    @fardowsamohamud97012 жыл бұрын

    Gabdho fadlan iska daaya kalmada “Dumar baynu iska nahay” waa is yasid aad is yasaysaan.. qofka haduu asga is qiimayn dadka kalena ma qiimaynayaan.. self- confidence ama isku Kalsoonaan waa in aad yeelataan.

  • @Kowzzaa

    @Kowzzaa

    2 жыл бұрын

    Absolutely‼️‼️‼️‼️‼️

  • @khaliifhusseinmohamud9776

    @khaliifhusseinmohamud9776

    2 жыл бұрын

    wacyiga Dumarka kor haloo qaado haday soo jeedaan Fowsiyey madaxweyne ka dhigi kareen

  • @Haneinn__

    @Haneinn__

    2 жыл бұрын

    Xaqiiiq wlhie iyo inaynu ka xanaqno kaLmada ( NAA ) naagnimadeena wa inaynu ku faano kana xanaaqin wayo Allah ayaa naag inaga dhigay taas xitaa wa yasid Naagnimadeena aynu ku faano hablo✊🏼

  • @user-di1gp6zw3d

    @user-di1gp6zw3d

    2 жыл бұрын

    Ugudnbyn hdn arky gbadh fikirka isga mid nahy dumarku ygba isku cadwga kobada self-confidence habrba kga dhacy dumrka badnkoda first naftda kuvkalsonow gadbadhey and next dumarnimdada ku qancsanow nagnimo wa wax lagu fane 🥰

  • @Cabdicawed1990

    @Cabdicawed1990

    Жыл бұрын

    Dumar baynu nahay liidnaan maahe ujeedadu wa fekerkii aha rag iyo dumar layska hor keeno taasina wa dhaqan reer galbeed lakin raga iyo dumarka islaamka ah iskama hor keeni kartid e iska naso

  • @aanulaabanoshareecadaraxma5502
    @aanulaabanoshareecadaraxma55022 жыл бұрын

    Dastuur waa quranka iyo sunada nabiga. Waa cadaalada, hormarka iyo walaaltinimada umadeenu. Waa naxarista rabigeenu أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ.......❤️

  • @mahadbile8657

    @mahadbile8657

    2 жыл бұрын

    Saxiix walaal 💯

  • @raaqiyacabdi466
    @raaqiyacabdi4662 жыл бұрын

    anaa og waxan ku xushay nosoo duceeya jcylkena inuu guulayso oo aan si khayr qabta isku guursano yaa rabbi💖

  • @saidfarah7422

    @saidfarah7422

    2 жыл бұрын

    Taaas waa run

  • @dahoali2396

    @dahoali2396

    2 жыл бұрын

    Hadaanay diin ahayn faaijdo ma lihid

  • @nasteexosultan5634
    @nasteexosultan56342 жыл бұрын

    Professor Mustafa M Haibeh Aqoontii iyo Caqligii oo Qofa Mustaqbal madaxweyne ayaad leeyahay macalin

  • @nasuutahir6025
    @nasuutahir60252 жыл бұрын

    ani ahaantey hooyadey waa saxibta keliyen leyahay dadka kale saxiib waa nahy lkn hooyadey saxiibada ogu wanagsan bey ii tahay weligey wax kama qarsan iyadna sido kale wax yare igu dhaca hoyadey wey ka war qabta waxna kala xishodo inan weydiyo 🤍 walidka xidhiidhka lala yesho waka ugu wanagsan i aamin🔗

  • @mohaofficialsrs498
    @mohaofficialsrs4982 жыл бұрын

    Dunida ma soo marin inamana soo mari doono xabiibkeeni muhamed NNKH(SCW) SUBSCRIBE HADAAD QORAALKA ARAGTO WALAALAHA .

  • @abdilahiali1190
    @abdilahiali11902 жыл бұрын

    Sheekadiinuba waxay ka dhamaam laadahay nin iyo naag war waaqiciga taagan iyo dadkan gaajoonaya dood ka hadlysa ka hadla

  • @aanulaabanoshareecadaraxma5502
    @aanulaabanoshareecadaraxma55022 жыл бұрын

    Dastuur waa quranka iyo sunada nabiga. Waa cadaalada, hormarka iyo walaaltinimada umadeenu. Waa naxarista rabigeenu... أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ..

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare24022 жыл бұрын

    Guurki soomalidu hada wuxu noqday ganacsi, inanti Wxay doonaysa nin lacag leh Ama qurbo joog Ah , ninkiina waala mid , xata ragu wxay guursadan islaamo 😞🙂

  • @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    2 жыл бұрын

    haddii aan xaqiiqada eegno ' dhaqan ma lihin waxaan leenahay dhaqan aad u xun oo xumaantu iyo shar ka buuxdo wax faa'iido ah kuma jiro kaliya eega qarankeena iyo dalkeena

  • @Ciyaalka

    @Ciyaalka

    2 жыл бұрын

    Reality

  • @umcasuus894
    @umcasuus8942 жыл бұрын

    اللهم صلى وسلم على سيدنا و حبيبنا محمد

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official95592 жыл бұрын

    3:59 MACHALLAH GABDHA WAY JIRTA RUNTI WAXAY TIRI HADI UU DIIN LEYAHAY ALLAH AYU XIRIR LEYAHAY LACAGTA WAY ISKA IMAN

  • @user-bc2ir5ix2r
    @user-bc2ir5ix2r2 жыл бұрын

    ninka leh dadka yaan la barin xulashada waxaan leeyahay nabigiibaba baray ku darso wuxuu guurku la burburayaa waa xulasho xumaysi iyo meel dhaw oo qofku wax ka eego tusaale hadaad wax ku xulato labiskeeda ama midabkeeda kaliya oo hadhaw wax kale oonad qorshahaba ku darsan kaaga soo baxaan oo diin xumadu ugu horayso side gurigaasi usii waaraya ilayn lagamaba fakirin meel dheer xiisa yar ayaa layskula dul dhacay kiina dhamaa

  • @leokadia.

    @leokadia.

    2 жыл бұрын

    isxulashadu diinta waa ka badh nabi maxamed sala alla calyhi wasalaam caaisha wuu doortay marka ay weynaatena wuu guursaday. xaaladu isku soo bood maha . Afcarbeedka waxaa loo yaqaan khudba.

  • @hooyomcn6563
    @hooyomcn65632 жыл бұрын

    Waxan ku doortey diinta dulqaadka dabeecada naxariista tanaasulka farxada Daacadnimada iyo waxyaabo kle oo badan illhy calaf hayskugu kaaya darro❤️

  • @ridwanmoha7819

    @ridwanmoha7819

    Жыл бұрын

    Amin yaa rabi dhamantn

  • @LakiJama-eu6bh

    @LakiJama-eu6bh

    11 ай бұрын

    Amen ana kaso kle xidhidh igu daro

  • @farhiyafarhiya9727
    @farhiyafarhiya97272 жыл бұрын

    Give time to the people whom talking or have tables to sit 😡

  • @amalmohamed3028
    @amalmohamed30282 жыл бұрын

    I support you guys and the show keep it universal tv

  • @xuseenfadal

    @xuseenfadal

    3 ай бұрын

    Amal express

  • @hamdixsan
    @hamdixsan2 жыл бұрын

    Nolosha qofka kaalinta ugu weyn ayuu guurku uga jiraa hablo iyo willba waxaa haboonn in xulashada aad looga taxadaro illahayna la kaashada.

  • @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    2 жыл бұрын

    haddii aan xaqiiqada eegno ' dhaqan ma lihin waxaan leenahay dhaqan aad u xun oo xumaantu iyo shar ka buuxdo wax faa'iido ah kuma jiro kaliya eega qarankeena iyo dalkeena

  • @abdikadirahmed4318
    @abdikadirahmed43182 жыл бұрын

    Gabadha ugu horayso aragtideda ayan so dhawaynaya

  • @foozia426
    @foozia4262 жыл бұрын

    Maasha allaah

  • @amalali4067
    @amalali40672 жыл бұрын

    1.Qacda hore waa inuu kuqanciyaa calashaan dookhaga noqdaa, 2. Akhlaaq iyo dulqaad 3. Nin kuu shaqeynaaya oo qadikara masuliyadiisa 4. Nin aan aad kaaga dawayneyn

  • @maymuunqaliif3801

    @maymuunqaliif3801

    Жыл бұрын

    Sax waye abyo lkn qofka hadi mar uu diin leyahay nolshiisa oodhan would kafikara sabbto ah ilhay buu ku xiran yahay

  • @tabiyemedia4562
    @tabiyemedia45622 жыл бұрын

    raga inanta uun rifaya waa maxay waxad ku eekaataan waxa laga hadlaayo inantay ka xun yihiin malaha iyada waxba lama weydiinayne su aalihiina ka jawaaba haku soo cacarinee

  • @Abdiasis_Ceelaabe
    @Abdiasis_Ceelaabe2 жыл бұрын

    DIINTEEDA IYO HABLADHAQANKEEGA WANAAGSAN IYO AKHLAAQDEEDA BES♥️👸

  • @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    2 жыл бұрын

    haddii aan xaqiiqada eegno ' dhaqan ma lihin waxaan leenahay dhaqan aad u xun oo xumaantu iyo shar ka buuxdo wax faa'iido ah kuma jiro kaliya eega qarankeena iyo dalkeena

  • @samiraarte1879
    @samiraarte18792 жыл бұрын

    😂😂😂 qofka aad adunka keenesid hasoo lugoyn buu dhahay....

  • @aaliyayarey2136
    @aaliyayarey21362 жыл бұрын

    Mashallah

  • @guledahmed2835
    @guledahmed28352 жыл бұрын

    Ninbaa laga hayaa "inta ay leegtahay ee ay galaalan tahay eeg" bal intay leegtahay ee arimaha waaweyn iskuul u furatay eeg.

  • @nabadonbadri1574
    @nabadonbadri15742 жыл бұрын

    Xaqiiqda Halaga Wada Hadlo Ragg iyo Dumaroowba. Talada qudhu ugu Wanagsan Waa inad Xulashada iska Hagajisan Fadlan. Rag iyo Dumarba Siiba Dumarku iska Eegan Ragga Hasawuhu kala dhaxeeyo .

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud59202 жыл бұрын

    Unversal TV you doing good job

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh2 жыл бұрын

    Waxaa la yiri dadkoo dhan waxay raadinayaan qof aad u wanaagsan lkn ma arkaysid qof ka shaqaynaya in uu noqdo qof wanaagsan.

  • @cabdiwahabcarabcalidirie3932
    @cabdiwahabcarabcalidirie39322 жыл бұрын

    ilaahay dookha hanoo wanaajiyo dhamaanteen .

  • @abshirmohamed3527

    @abshirmohamed3527

    2 жыл бұрын

    Ameen ameen yarabi bro

  • @freshman6936
    @freshman6936 Жыл бұрын

    28:06 Emotional Damage+Mayd Garaac😂🙆🏼‍♂️

  • @hoodocarab-yz5ug

    @hoodocarab-yz5ug

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @libanarale8314
    @libanarale83142 жыл бұрын

    Masha Allah ok kkk guurka Somalia diinta 4

  • @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    2 жыл бұрын

    haddii aan xaqiiqada eegno ' dhaqan ma lihin waxaan leenahay dhaqan aad u xun oo xumaantu iyo shar ka buuxdo wax faa'iido ah kuma jiro kaliya eega qarankeena iyo dalkeena

  • @cabdiraxiinxuseenkulane45
    @cabdiraxiinxuseenkulane452 жыл бұрын

    M.alh universal arimaha dhalinyarada hanoola badiyo wad mahadsan tihiin

  • @MaHir3050
    @MaHir30502 жыл бұрын

    Sxbyal jarjarka badan kadaya de videoga

  • @ahmed-dekalimusse1175
    @ahmed-dekalimusse11752 жыл бұрын

    Barnaamijka waxaa ka maqan Abwaan Dhuux waan laga dareemayaa maqnaantiisa.

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud59202 жыл бұрын

    Manshall mama nuurta

  • @user-di1gp6zw3d
    @user-di1gp6zw3d2 жыл бұрын

    Maryam inan iyo badh tisa daryela tukle kudra wa runted💯

  • @blessed2023_
    @blessed2023_2 жыл бұрын

    Dadkan meesha fadhiya si fiican Uma garanayaan topic GA ay Ka hadlaysaan. Lol

  • @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    2 жыл бұрын

    haddii aan xaqiiqada eegno ' dhaqan ma lihin waxaan leenahay dhaqan aad u xun oo xumaantu iyo shar ka buuxdo wax faa'iido ah kuma jiro kaliya eega qarankeena iyo dalkeena

  • @MrGengad
    @MrGengad2 жыл бұрын

    It is all about how well educated you are. I like the girl with the red jilbaa / hijab. If you want to be something first work on yourself and become something. Looks for sure is plus but looks without good character and understanding then you are wasting your time.

  • @amiircilmi2392
    @amiircilmi23922 жыл бұрын

    Dooqaygu waa gabar dhex yar,kub leh aan dheerayn gaabnayna ,maariin dhalaal xiga yaysan buurnaan caato naf ahna yaysan noqon qaarka danbe labo kiilo yaysan ka badnaan indho waawayn bushinta hoose u wayn waa kaa dooqaygu gabadhii sidaa ah well came

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO2 жыл бұрын

    20:15 Gabadhaas wa Gabar iyo Bar Masha allah

  • @souadsiman_official9559

    @souadsiman_official9559

    2 жыл бұрын

    Machallah gabadhas isku ayan nahay waayo hoyaday wan la tashada sidi waxaan nahay saxibo alhmdill

  • @HOREUSOCO

    @HOREUSOCO

    2 жыл бұрын

    @@souadsiman_official9559 masha allah abayo guleso

  • @souadsiman_official9559

    @souadsiman_official9559

    2 жыл бұрын

    @@HOREUSOCO sidokale abowe

  • @HOREUSOCO

    @HOREUSOCO

    2 жыл бұрын

    @@souadsiman_official9559 ok abayo

  • @hamdahukun5231
    @hamdahukun52312 жыл бұрын

    Scw

  • @xuseenarboobasuuke1774
    @xuseenarboobasuuke17742 жыл бұрын

    Asc dhamaan muslimiinta

  • @mahdiali4218
    @mahdiali42182 жыл бұрын

    Waxaan Idina codsanayaa universal tv falaqaynta soo socota inaad ka dhigtaan samaynta social media ku leeyahay bulshada waad aragtaan siduu u badalay uma deena waa in laga hadlaa

  • @mahadbile8657

    @mahadbile8657

    2 жыл бұрын

    Waa barnaamij fiican walaal anigaba sidoo kale waan jeclan lahaa . Waana kugu raacsanagay fikirkaga inshallah waan sugeyna ayagana alle ha uso fududeyo

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir99152 жыл бұрын

    Lacag la aani waa abaar runtii bururka Somalida ku dhacadayi waa laidiin hayaa program ha layigu soo casumo please

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud59202 жыл бұрын

    Thank you well explained and noted ✅

  • @suldanelmisuldan3376
    @suldanelmisuldan33762 жыл бұрын

    Intaa meesha ka hadlaysaba inanta Maryan layidhaa Waa qof Suurto gala

  • @Ciyaalka
    @Ciyaalka2 жыл бұрын

    😂😂 in xaqiiqada laga meeraysanayo waxa caday inoogu filan waxay tiri " waxaan ku dooranayaa diin, akhlaaq, iyo dadnimo intaba qofkii laga helayay oo wadaad ah-na waxay tiri ma guursanayee halkiisa hayska joogo" NAA LACAG RABTAAYE RUNTA SHEEG✍

  • @ZafaApdy

    @ZafaApdy

    Жыл бұрын

    😂😂

  • @mahadhasan2635
    @mahadhasan26352 жыл бұрын

    Meeshan qof runta ka kadla miyaa la keeno hadiiba arimahan laga hadlayo nolosha saamaynta ku leh

  • @abimoali6742
    @abimoali67422 жыл бұрын

    Please hno soo casuuma qays qayser yaa igu raacsan

  • @dekabela9815
    @dekabela98152 жыл бұрын

    Diin iyo Dulqaad ban ku xulan laha lol 👋

  • @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    2 жыл бұрын

    haddii aan xaqiiqada eegno ' dhaqan ma lihin waxaan leenahay dhaqan aad u xun oo xumaantu iyo shar ka buuxdo wax faa'iido ah kuma jiro kaliya eega qarankeena iyo dalkeena

  • @zakariye_Abdirxmaan

    @zakariye_Abdirxmaan

    Жыл бұрын

    Dumarka manta jooga waxay Ka fiirya quruxda iyo lacata

  • @abdiyousuf3157
    @abdiyousuf31572 жыл бұрын

    Allaylehe wan garty in tani ay ahayd dadka laynoosoo tababaray ina umadan jahawareeriyan

  • @apdipazid______3665
    @apdipazid______36652 жыл бұрын

    dHalinyaraDa Mar La BilaBaYo Ka uGu HoreeYa E HaDalka BilaYaBa Wa ArdayDi Mcalin XaliYe 😄😄😄😄😄😄

  • @hodanosmaan9203

    @hodanosmaan9203

    2 жыл бұрын

    Been maad sheegin

  • @rashidawad5825
    @rashidawad58252 жыл бұрын

    WAA BARMAAMUJ FIICAN KUWA DANBE AAN KU DARNO BIHAYA WADANKA LUMA SIDA WEBIGA QALALAN EE HARGAYSA DHEXMARA---IN LA QABTO OO MARKAY UGU YARTAHAY LAKU DHIREEYO OO LAGU CAGAARIYO ,AGAALADA DHASKANA LAGU DEJIYO

  • @zuhourmohammed8192
    @zuhourmohammed81922 жыл бұрын

    Hooyo wanaagsan Waad u hiilisay caruurtaada

  • @sayidacool7190
    @sayidacool71902 жыл бұрын

    nimanku gabadh qurux badan wada doonayaan iyaguna wax kafool xun

  • @hamdahusseinshire6887
    @hamdahusseinshire68872 жыл бұрын

    Doodna ma haysaane xaqiiqada la isuma sheegayo sidaan arko dad tayo leh u yeedha bn leeyhy television 📺ka intaasan idin kula telin lahaa

  • @hamdamuse8903
    @hamdamuse89032 жыл бұрын

    Intaa ma qoys unbad ka shekaynaysan😳 allow mad dodaa malin igu zoo dartan taan idinku dhigo😂

  • @mustafehirsi592

    @mustafehirsi592

    11 ай бұрын

    Kkkk hamda ka qayb qaado

  • @mustafahassan2231
    @mustafahassan22312 жыл бұрын

    Gabar waliba wax bey codsatay lkn su,aashu waxay noqoneysaa gabareey adiga ma leedahay astaamaha aad rabto in aad ka hesho qof kaad nolosha la wadaageyso? ileen wax suutagal ma ahan inaad dhahdo aniga qof nuucaas ayaan rabaa lkn aniga ma lihi astaamahaas aan raadinaayo. guurku waa qeyr lkn guur soomaaliyeed qeyr ma ahan.

  • @ahmedabdillahi6785
    @ahmedabdillahi67852 жыл бұрын

    ❤❤❤❤

  • @girl2m
    @girl2m2 жыл бұрын

    😂😂😂😂channel kipa so galyyy

  • @hamse9977
    @hamse99772 жыл бұрын

    Jiilka barafka ku koray in ay iyagu samayn karayan ayaa lacag lagaga qaadayaa. Finished

  • @relaxing1339
    @relaxing1339 Жыл бұрын

    28:00 😂 from ticktok

  • @araweeloibrahim3971
    @araweeloibrahim39712 жыл бұрын

    wxn ku qoslaya wiil ka yidhi walalky oo iga yar ba gabadhu la sheekaysanayay hooyadeed ba ila hadli jirtay 😂

  • @abshirmohamed3527

    @abshirmohamed3527

    2 жыл бұрын

    Somh sister wiilka layska firiya maaamo fariid ahayd 😂😂😂😁

  • @araweeloibrahim3971

    @araweeloibrahim3971

    2 жыл бұрын

    @@abshirmohamed3527 kkk wll yaba haday somali garanayso way iska eegi karaysay mida kale hada hadii ay isla hadli wayan yaku hadhaw ilayn yaka isla jooge ya iskula hadlaya

  • @damalhadhsade3042
    @damalhadhsade30422 жыл бұрын

    Quruxdeeda dabeecadeeda ama hab la dhaqankeeda iyo asturnaanteeda

  • @guledahmed8545
    @guledahmed85452 жыл бұрын

    Haweenku waxa ay raga ku xushaan qodobadan. 1=Lacag 2=Lacag 3=Qurux 4= Waa in uu jiimka ciyaaraa. 5=Waa in diinta ku fiican yahay 6= Waa inuu cod-macaan yahay oo u heesaa. 7=Waa in aanu la guursanayn. 8= Waa in uu dhagaystaa marka ay cabanayso. 9=Waa in uu wakhti siiyaa. 10= Ugu danbayn waa in uu ugu roonaadaa LACAGTA.

  • @JohnJohn-im3zy

    @JohnJohn-im3zy

    2 жыл бұрын

    Qodobka 10aad ayaan aad u fahmay. Kkk waa muhiim ugu roonaanshaha hawlahaasi. Kkkk nin weyn

  • @user-di1gp6zw3d

    @user-di1gp6zw3d

    2 жыл бұрын

    Lacgta laga reboot inta kleba wa muhiim

  • @JohnJohn-im3zy

    @JohnJohn-im3zy

    2 жыл бұрын

    @@user-di1gp6zw3d ma lacagta hore mise lacagta danbr ayaan muhiim ahayn. Isku lacag maaha hadda kkk

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    Жыл бұрын

    kk waar dumarka qurax leh saxiib ninka ragimo dheh

  • @rahmasayit6851

    @rahmasayit6851

    11 ай бұрын

    😅😅😅😅sax👍

  • @leokadia.
    @leokadia.2 жыл бұрын

    miskiin kani ma raga soomaaliyees ayuu barbardhigaya kuwa caalamka. Niinka soomaaliyeed dhibta ugu weyne waa balwada, ,dhaqaale burburinta, guurka badan isagu kuwi horeba aan daryeelin, caruurtiisa oo aanu korineen haddi u gabadha furo ileen ma uu barin sida baastada iyo biyuho u kala hooreeyan. xafaadad kama bedili karo, cunto uma karin karo sida raga aduunka kale.

  • @xuseenfadal
    @xuseenfadal3 ай бұрын

    Horta anigu wali maan helin qof ijec ama aan neclahay waan sugi balse sifo aan ku dooranayo majirto dee iney gabadhu qof xishood diin dabeecad wanaagsan leedahay ay tahay bes aniga shuruudeydu guurka waa inaan qofkaas jeclahay bes

  • @Badriafaysal7
    @Badriafaysal72 жыл бұрын

    19:23 hadalku waa intaaaa

  • @Nasrin_Ibrahim22
    @Nasrin_Ibrahim222 жыл бұрын

    Aniga fikirkeyga Horta dooda waxan ka arkay inan xaqiiqada manta jirta laga hadley uun noqotay inta Qof kaso qeyab gashay tidhahdo diinta 4taay sheegtay ku doornya tasina waa been Su’al is weydii dadka saa wada dhahay ma dad so sameyeyba wa may ma dad wadaamo kale ka yimiba ino sheegya siday yeelayan?? Jawaabtu waa may Sababto ah dadkani waa kuwa wadanka jooga laga hadlyo doodaha kalena lagaga hadlyo ee daawda meeL kale kamay iman. Waa mida kale Hadiiba aay run sheegyn 4ta dintu shegty ku doornayan dadka saa u wangasan ee Bulshada la nol inta leh siday sheegeyan maliin kasta maxkamadaha la isagma fureyan guurna mu burbureyan. Hada guurka rag iyo dumarba Waxa la isku doorta waa Qurux,lacg inta u badan hadii aynu qeymeyno. Hadii lacg la waayo Qurux la badhya hadii Qurux la waayo Mid lacga la radsanya nin iyo dumarba. Xaqiiqada ha laga hadlo.

  • @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    2 жыл бұрын

    haddii aan xaqiiqada eegno ' dhaqan ma lihin waxaan leenahay dhaqan aad u xun oo xumaantu iyo shar ka buuxdo wax faa'iido ah kuma jiro kaliya eega qarankeena iyo dalkeena

  • @jubb90
    @jubb902 жыл бұрын

    Wixii dhan suququl baa ka dhigteen qofkii wax fiican ju hadlaayo waxyar hadalka u daaya

  • @ibrahimmohamad6153
    @ibrahimmohamad6153 Жыл бұрын

    War wixii IGA danbeyow qofkii kulul qof qabow haraadsado ,kii qobowna mid kulul😅

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud59202 жыл бұрын

    Please give time for girls

  • @hodanosmaan9203
    @hodanosmaan92032 жыл бұрын

    Walhi waa run teeda inantas waadadadu halkoda haysak joogan ducan ugu daraynaye

  • @mrcabdiwaliyasinjabra2659
    @mrcabdiwaliyasinjabra26592 жыл бұрын

    Diinta diinta diinta cajiib🥰

  • @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    2 жыл бұрын

    haddii aan xaqiiqada eegno ' dhaqan ma lihin waxaan leenahay dhaqan aad u xun oo xumaantu iyo shar ka buuxdo wax faa'iido ah kuma jiro kaliya eega qarankeena iyo dalkeena

  • @MrGengad

    @MrGengad

    2 жыл бұрын

    This is all about lip service, reality is different.

  • @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    2 жыл бұрын

    @@MrGengad we all know that fact aka the 2 Faces😂👍👍

  • @aidrusmohmed6801
    @aidrusmohmed68012 жыл бұрын

    Maalaayacni weeye tv-gani

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud59202 жыл бұрын

    Expectly take time for your relationship

  • @MrGengad

    @MrGengad

    2 жыл бұрын

    It is all about how well educated you are. I like the girl with the red jilbaa / hijab. If you want to be something first work on yourself and become something. Looks for sure is plus but looks without good character and understanding then you are wasting your time.

  • @munirakhalil5379
    @munirakhalil53792 жыл бұрын

    Wlhi sual fcn bu weydiye inta mesha wada nacnacleynaya badankoda. Wa wada single hadana dadkey waninayan yaa yab tisa daryela tukale ku dara

  • @abdeek_.othman
    @abdeek_.othman2 жыл бұрын

    dad an guursanba la watdinaya su'alo io sidee lo xusha guur 🙄😅😅

  • @lukmanabdirashidsaid5747
    @lukmanabdirashidsaid57472 жыл бұрын

    Maxaa doob mesha fadhiya 😁

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg2 жыл бұрын

    Are we somalis o wat ❓

  • @juwe5216
    @juwe52162 жыл бұрын

    Runta maxa loga wada gabanayaa fanaan faqiir ah haduu naso doonto waan caanimo darteed

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi2952 жыл бұрын

    Isku soo wada duub diin iyo akhlaaq

  • @hamsecabdimuse6184
    @hamsecabdimuse61842 жыл бұрын

    28°30 somali da ku mahmahda nin soo jabey aha jabki ka waraami karaa.

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud59202 жыл бұрын

    Manshall girls should be friends mother 👨‍🍼

  • @MrGengad

    @MrGengad

    2 жыл бұрын

    It is all about how well educated you are. I like the girl with the red jilbaa / hijab. If you want to be something first work on yourself and become something. Looks for sure is plus but looks without good character and understanding then you are wasting your time.

  • @hannynaturalbeauty7750
    @hannynaturalbeauty77502 жыл бұрын

    Ala universaleey gabilay noogu qabta doodan oo kle

  • @ayaandajiya6016
    @ayaandajiya60162 жыл бұрын

    Xaqiiiq kamay hadlin waayo wanaagu uun bay ka hadalay oo kuma jiro mid gursada lkn xaqiiqad wax tahay Mar aad gursatid ayaad wax badan oganaysa

  • @nasrii96

    @nasrii96

    2 жыл бұрын

    Walhi hadalkaya wu iga cabsiye runti aniga wali ma gursan lkn marwalbo cabsi ayan ka qaba rajadi an laha wey iga siyaraneysa abayo walhi waa yaab nolosha an hada ku jirno malaha ayada i roon intan guri an garaneyn ku oyn laha

  • @inaali8054

    @inaali8054

    2 жыл бұрын

    @@nasrii96 wll alah guur khayr qaba ha kugu arsaaqo marka hore ta xigta allah aad ubari adiguna wanaagsanow allah wuxuu balan qaaday dadka wanwanaagsani inay helayaan dad wanagsan waa ta kalee wlhi guurku waa naxariis iyo wanaag hadaad hesho qof ku fahmaaya anuu hada afar sano ku dhawaad ayan guri leeyhy alxmd wanaagaan ku hayso gurigayga wlhinaan kii hooyaday iyo aabah ku haysan kun jeera alahbaan ugu mahada naqayaa adna waxan alah kaaga baryayaa mid aad ku dagto aad ku xashisho inuu kugu arsaaqo

  • @araweeloibrahim3971
    @araweeloibrahim39712 жыл бұрын

    inanta waa runteede anba wadaad ma guursaden

  • @sayidacool7190

    @sayidacool7190

    2 жыл бұрын

    waa kuwa ugu liita

  • @ahmedhassanali6650

    @ahmedhassanali6650

    2 жыл бұрын

    Kkk ma wadadada kunacdeen ayagaba manta dadka ugusharaf badan

  • @SomaliGirl-vh2qw

    @SomaliGirl-vh2qw

    2 жыл бұрын

    Sidoo kale wadaad waligey ma guursadeen

  • @araweeloibrahim3971

    @araweeloibrahim3971

    2 жыл бұрын

    @@sayidacool7190 kuwee ba liita

  • @araweeloibrahim3971

    @araweeloibrahim3971

    2 жыл бұрын

    @@ahmedhassanali6650 kkk wll wa run yaga ugu sharaf bdn ee lkn way yar adag thy inaad wadaad is fahatan

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg2 жыл бұрын

    Afkaaga ku ciil BAX kadaa afar xabo Ii English ah inaad SHIRKA la timaado. Anba toos ugu hadal English anba AFKAAGA HOOYO

  • @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    @waalidkagabdhihiisaguddaah63

    2 жыл бұрын

    ????

  • @kikidream8012

    @kikidream8012

    2 жыл бұрын

    😂😂😂😂👍

  • @kikidream8012

    @kikidream8012

    2 жыл бұрын

    😂😂😂😂👍

  • @najahmohmet4966
    @najahmohmet49662 жыл бұрын

    illahy paa nalehe lacagtu waa lama huraan😂

  • @cr7thegod660

    @cr7thegod660

    Жыл бұрын

    Dee shaqeyso 🙄

  • @qadanali1267
    @qadanali12672 жыл бұрын

    Dookha waa waxa jiraa qofka marbuu laa dhashay dokhiisu waxa laa barta mahaaa

  • @golatiabheyfabrice80
    @golatiabheyfabrice802 жыл бұрын

    Mr Ofcourse 🤣🤣🤣 ..

  • @keefcadeey7768
    @keefcadeey77682 жыл бұрын

    Tiiz inee idhahdo aan ku xuladh lahaa

  • @Hmm-malek
    @Hmm-malek2 жыл бұрын

    Alla maxay been ka sheegen kuwan Doorashada laga simanyahay waa Soo jiidashada waa quruxda run hadii ladonayo Ragu waxay jecelyin gabadhu inay lahaato DHAG IYO DHABAN lahaato Dumarkuna waxay jecelyin nin hadal yaqaana oon karti leh geesina ah

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud59202 жыл бұрын

    Gender balance

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud59202 жыл бұрын

    Iove somaliand discussion forum thank you well done job keep ongoing my dear brothers and sisters

  • @juwe5216
    @juwe52162 жыл бұрын

    Runta maxa loga wada gabanayaa ah

  • @lifewithsadiyah
    @lifewithsadiyah Жыл бұрын

    Hosts ka mee kursi ku fariistaan

  • @kaynanabdilahi
    @kaynanabdilahi Жыл бұрын

    27:48 emotional damage!

  • @JohnJohn-im3zy
    @JohnJohn-im3zy2 жыл бұрын

    Waa maxay sababta hablahan dhamantood ay u foolxun yihiin kk ma afku xooglayaashii magaalada. Aaway hablahii shidnaa. Ma fahmin arinkan universal wado kkk

  • @nimcoadan2700
    @nimcoadan27002 жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx Жыл бұрын

    Yarka sual dhagax ah ayu wydiiyay wle gbdha

Келесі