Fadeexad : Cilmi daadshe oo Afurtay Qabiilkiisa Saxda ah sheegay

Fadlan Subscribe dheh hadaa Channelkayga ku Cusubtahay

Пікірлер: 218

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel98044 жыл бұрын

    Ama joog Godkaaga ama qabo jaararkaa kale cilmi daadzhe😂🤣🤣🤣🤣

  • @kingnaseer5470
    @kingnaseer54704 жыл бұрын

    Cilmi daadshe wlhi qosolkii iiga dhamaysay abwaan thy aan la'ogayn 🤩🤩

  • @aminajafar1987
    @aminajafar19874 жыл бұрын

    Diraac Horay u soco Mansha-allaah 👍👍👍

  • @moinafarodiidofficial4759
    @moinafarodiidofficial47594 жыл бұрын

    l proud of u One love 🇸🇴✌🇸🇱

  • @camaaroffcial2007
    @camaaroffcial20074 жыл бұрын

    qosol iguma harin hore u soco wllky qli moha❤

  • @hassanmoalimomaar7669
    @hassanmoalimomaar76694 жыл бұрын

    Kooko iyo faantaba waan hayaa Ar cilmi daadshaa wlh wuu iga qosliyaaa

  • @salahahmet7888
    @salahahmet78884 жыл бұрын

    Kkk zxp cilmi daadshe ninki tagera gcnta taag 🤣🤣🤣

  • @fatimae6905
    @fatimae69054 жыл бұрын

    Masha Allah.

  • @hamzeoogle8309
    @hamzeoogle83094 жыл бұрын

    mnzha Allah cilmi daadshe m diraac m canno

  • @samriyehaashiofficial4793
    @samriyehaashiofficial47934 жыл бұрын

    odayiga waan tagera abwanka

  • @haajiali5651
    @haajiali56514 жыл бұрын

    Yaa salaam waani dadka salaada afro iwm

  • @apdiahmed3663
    @apdiahmed36633 жыл бұрын

    Masha AllaH alleh hibo ayuu kuu siiyey Abwaane

  • @juustoarshe4069
    @juustoarshe40694 жыл бұрын

    Waryaaa diraacow cilmi daadshe igu salaan waxaad dhahdaa ninkii juusto baa kusoo salaamayey

  • @adangaydhdeeqgaydh91
    @adangaydhdeeqgaydh914 жыл бұрын

    Wale kani waa cilmi daadshe

  • @Gio19910
    @Gio199104 жыл бұрын

    Cilmi daadshe legend aabaha #Madadaalada Nooloow

  • @calitorresoficialchanal5437
    @calitorresoficialchanal54374 жыл бұрын

    Keep going

  • @indhobulshochannel5603
    @indhobulshochannel56034 жыл бұрын

    Hhhh ninkaaas wlhi waa iga qosliyey

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden38153 жыл бұрын

    MAsha allah abwaan ka nagu salaan

  • @DARWIISHICHANNEL
    @DARWIISHICHANNEL4 жыл бұрын

    Wallhy abwaanka Aad baan Ugu qoslay

  • @muxamadiyuun892
    @muxamadiyuun8924 жыл бұрын

    Hhhhh war ninkas cilmi daadshe wxa ku dhahda heesihi xabsiga gaalshiraha Bosaso aad ka samysay no qaad, heesahas wali lama duubin xabsi dhexdiis bu ku qaaday.

  • @abdirisaqali7002
    @abdirisaqali70024 жыл бұрын

    Walaahi waa nin fani ah.

  • @farhiyohussein7338
    @farhiyohussein73383 жыл бұрын

    Keep going guys 👍🌹

  • @abdalladeero8787
    @abdalladeero87874 жыл бұрын

    Cilmi dadzhe Nin ciLmi pdaNn 😂😂

  • @maogtahay.
    @maogtahay.4 жыл бұрын

    Zxp diraac videoyada soo gaabi 8 ilaa 10 daqiiqo ka dhig

  • @zalmiita5623
    @zalmiita56234 жыл бұрын

    Arninkan cilmiH ilahay u dhiibay waynaH qosoLkiH yaraH buu iga dhameeyay...😂😂😂😂

  • @idilmaxamed7741
    @idilmaxamed77414 жыл бұрын

    abtigay qaali allaha iikaadaayo

  • @mohamedsaid102
    @mohamedsaid1024 жыл бұрын

    Daadshe wan taagera sorey usoco

  • @dekomohamed5017
    @dekomohamed50174 жыл бұрын

    Qayladaa kaga daran dhuuntaa i qalazhay😀

  • @Yasirkingo
    @Yasirkingo4 жыл бұрын

    ciLmi daadshe😁😁😁😁😁😁😁😁😄😃😀😀

  • @hamdixarago6449
    @hamdixarago64494 жыл бұрын

    Yaa salam horm waacn

  • @ruweydaabdikadir4210
    @ruweydaabdikadir42104 жыл бұрын

    Abwaan ka soodhawoow

  • @cabdisalansiibaay4338
    @cabdisalansiibaay43384 жыл бұрын

    Sxb diraaac wlhi sheekadi cilmi baaris iyo abwaan cilmi daadshe kugu taageersanahay halkaada kasiii wad libaax

  • @raqeyleistaar5968
    @raqeyleistaar59684 жыл бұрын

    Kkkkkk wll abwanka lambarkisa isodir

  • @siciidyare6393
    @siciidyare63934 жыл бұрын

    Taageere weyn ee cilmi dadshe

  • @warsameyare9400
    @warsameyare94003 жыл бұрын

    cilmi dadshe horey u soco

  • @elinaahmet8961
    @elinaahmet89614 жыл бұрын

    Siciid harti💞💞💞💞💞

  • @hussainyusuf8763
    @hussainyusuf87632 жыл бұрын

    M.a horay usoco diraac

  • @elinaahmet8961
    @elinaahmet89614 жыл бұрын

    👏👏👏👏👏👏

  • @daalac1276
    @daalac12764 жыл бұрын

    Mr Diraac mahad sanidin adi iyo ABWAN SAYDHIYE HESAHA ABWANKU BADALO SI AN XUMAN LOGU QADAN DADKA USHEGA IN AYTAHAY MAJAJILO IYO MADADAALO SI AAN QALAD LOOGU QADAN MAHAD SANID SXBAYAL

  • @haajiali5651
    @haajiali56514 жыл бұрын

    Kkkkkkk waa yaab

  • @munocabdi5303
    @munocabdi53034 жыл бұрын

    Kkkkkkk beerka icadaday

  • @yaxayedheeg277
    @yaxayedheeg2774 жыл бұрын

    Zx abwaaan cilmi daashe

  • @safaphones5320
    @safaphones53204 жыл бұрын

    Rer bosaso aaajiifaa aaajoogaaa aaaa jiranyahy 😂🤣🤣

  • @mohameddaahir4478
    @mohameddaahir44784 жыл бұрын

    Cilmidaadshe guuleyso

  • @calitorresoficialchanal5437
    @calitorresoficialchanal54374 жыл бұрын

    Wxan jecleysty inan ku sobiro dirrac oficial

  • @queenmaanka9066
    @queenmaanka90662 жыл бұрын

    Cilmi daadshe iyo diraac waan idin wataa m.a nacabkiinu hajabo

  • @zakarianorshine9085
    @zakarianorshine90854 жыл бұрын

    Cilmi daadshe😂😂😂

  • @abdillahijama7217
    @abdillahijama72174 жыл бұрын

    Walaahay waa runtiis badhan waa joogaa luga xeero, qoobey, kkkk

  • @KadisMedia12
    @KadisMedia124 жыл бұрын

    Nin iga qosli yey wallhi 👌🤣🤣

  • @nuurosiciidburaale1283

    @nuurosiciidburaale1283

    4 жыл бұрын

    Nin iga qosliyay cilmi daadshe

  • @imanmohamed3526
    @imanmohamed35264 жыл бұрын

    Ninkan anoo yar bn daawan jiray 2006

  • @youngnuurkeey5229
    @youngnuurkeey52294 жыл бұрын

    hesta sida sax ah aya u qatay abwan wana ku mahadsanthy

  • @hassanabdullahi3481
    @hassanabdullahi34814 жыл бұрын

    M.a abwaanka inaan kulasheekaystaa rabay ee sidee kugula soo xiriiraaaa

  • @bayax9509
    @bayax95094 жыл бұрын

    M.a allow kuxifdi 😆😆😆

  • @kalsonidanafta1153
    @kalsonidanafta11534 жыл бұрын

    Hhhhhh koke iyo shaniba wan hayaa🤣🤣🤣

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed83253 жыл бұрын

    Walee wiilkas diraac la dhaho waanku haystaye halkeen kaa helaa bowe saxib inan kula noqdan rabaaye iso jwab inderow gacaliye❤♥️❤♥️❤♥️❤♥️❤♥️❤♥️❤🥰🥰🥰🤗🤗🤗🤗

  • @maxamuudsaalaxmaxamuud5065
    @maxamuudsaalaxmaxamuud50654 жыл бұрын

    Wahwaahj

  • @mukhtargorod1390
    @mukhtargorod13904 жыл бұрын

    Kkkkkkk dhega ku go.ee

  • @abdullweli-geesood21
    @abdullweli-geesood214 жыл бұрын

    😂❣

  • @usaameaxmed2926
    @usaameaxmed29263 жыл бұрын

    Waa waa lanyahay

  • @ubahlaki6641
    @ubahlaki66414 жыл бұрын

    Jini hoyadiisey kulahaa 😂😂😂😂

  • @ziyachnour6083
    @ziyachnour60834 жыл бұрын

    kkkk cilmi dadshe wax kle

  • @nawalabdurahman931
    @nawalabdurahman9314 жыл бұрын

    Nagama xishoon

  • @abdiazizmohamud8309
    @abdiazizmohamud83094 жыл бұрын

    waa barnaamij fiican balse waxaa bahdilay qosolka diraac oo barnaamijka nuxurkii ka qaaday

  • @hodaniishakhadar7305
    @hodaniishakhadar73054 жыл бұрын

    😄😄😄😄😄😄😄laandhere ogadeena cilmi dadshe inaba cadi matihid

  • @farxiyacabdixaafid2893

    @farxiyacabdixaafid2893

    2 жыл бұрын

    Ogaadeen ladheer dadaka. Ugu jecalhy abtiyaal

  • @mohamedabdirizaq4372
    @mohamedabdirizaq43724 жыл бұрын

    ABWAN cilmidaashe sxb meshii galjcyo ahyd manacday

  • @zalmanmuxiidiin2015
    @zalmanmuxiidiin20154 жыл бұрын

    laandheere ogadeen❤♥❤♥❤♥

  • @abdirisaqali7002

    @abdirisaqali7002

    4 жыл бұрын

    Nagada qabiilka duf kubaxe

  • @naaaivnaaaiv311
    @naaaivnaaaiv3114 жыл бұрын

    Cilmi daadshe

  • @calitorresoficialchanal5437
    @calitorresoficialchanal54374 жыл бұрын

    Mnsha,alah

  • @naturetube3944
    @naturetube39444 жыл бұрын

    12:18 wuu is ilowsan yhy malaha odaygu

  • @caddeeyembaxnaan7600

    @caddeeyembaxnaan7600

    3 жыл бұрын

    Waar ninku mawayna duruufo ayaa kasoo saartay cirada

  • @maxamedaamiinmacalincumar5233
    @maxamedaamiinmacalincumar52334 жыл бұрын

    kkkk wlhi ninkan wuu iga qusliyay

  • @ikraanali9727
    @ikraanali97274 жыл бұрын

    😆😆😆😆😆😆😆😘😘😘

  • @riyaalejjaamac6230
    @riyaalejjaamac62304 жыл бұрын

    Kkkkk guul guul

  • @cabdulahiaxmed4987
    @cabdulahiaxmed4987 Жыл бұрын

    Hhhhhh walhy maanta ilki hii iga dhamaady

  • @ericjoodhe1747
    @ericjoodhe17474 жыл бұрын

    Heesta ahaato noo aahaaaty abwnka badl dheh

  • @umukhayrahmed3493
    @umukhayrahmed34934 жыл бұрын

    Hhhhh cilmidaadshe iyo mxmed diraac hore usocda

  • @cadec6139
    @cadec61394 жыл бұрын

    War Qaaxada ha ka qaadine ka fogoow

  • @harunmacruuf1023

    @harunmacruuf1023

    3 жыл бұрын

    Wr ey ey dhalaa tahee ddka iskadaa malha adaa tiibisho qaba

  • @yuusufgorgor2192
    @yuusufgorgor21924 жыл бұрын

    Nin culus Daadshee

  • @mustafesuudi7554
    @mustafesuudi75544 жыл бұрын

    Abwaane wan ku wata

  • @fartunabdi2239
    @fartunabdi22394 жыл бұрын

    Kkkkkkkk war ninkan balo badana

  • @mariyaquen4978
    @mariyaquen49784 жыл бұрын

    Hhhhhhhh Abwan naga xishoo

  • @M.Duran71
    @M.Duran713 жыл бұрын

    Very funny

  • @empireandkingdom1355
    @empireandkingdom13554 жыл бұрын

    Koooke iY0 faantaba waanu hayna 🤣🤣wlhi ninkani wuu iga qoslìyey

  • @zamratofficialchannel996
    @zamratofficialchannel9964 жыл бұрын

    hhhhhh wlhi qosolka iga dhamaday hoostana midkala ka oran mukh

  • @mohamedhapeep6192
    @mohamedhapeep61924 жыл бұрын

    😂🤣🤣🤣🤣🤣 heesta jiirku waa nga gadnthy

  • @muxidiinahmed7288
    @muxidiinahmed72884 жыл бұрын

    Cilmi mid kale

  • @cabdimacalin4661
    @cabdimacalin46614 жыл бұрын

    M.a diraac iyo cilmi daadshe aad baa u mahadsanyihiin lkn waxaa indhihi lahaa jadwal noogu yeela arrimaha aad kahadlaysaan we xiisa badan sida heesaha badalka ah, riwaayadaha iyo majaajilooyinka

  • @cabaasmaxamuudcabdi256
    @cabaasmaxamuudcabdi2563 жыл бұрын

    Jiiryohow waxaan ahay nabadion martina jiif ku leedahay

  • @cabdirashiidsaleebaancabdi8892
    @cabdirashiidsaleebaancabdi88924 жыл бұрын

    Ragg adag ayaa is helay

  • @ahmedmusse6075
    @ahmedmusse60754 жыл бұрын

    Garacan waa ninkii fadlan ku shubo bixiyay kkkkkkkkkzzz

  • @kaysemuuse6418
    @kaysemuuse6418 Жыл бұрын

    Cabdi Qani Xaashi Guuleed

  • @QALANJO-SHIDAN
    @QALANJO-SHIDAN4 жыл бұрын

    Kkkkkkkk

  • @youngnuurkeey5229
    @youngnuurkeey52294 жыл бұрын

    jiir aman ma lahan ee dil

  • @barrecali228
    @barrecali2284 жыл бұрын

    war diraacow sxb cod si ninkaa marka hore igu salan mida kale sxb waxaad u sheeg taa waa yar reer galkacyo ee hees ii.sameeh

  • @calitorresoficialchanal5437
    @calitorresoficialchanal54374 жыл бұрын

    Dadshe

  • @yahyamusa9733
    @yahyamusa97334 жыл бұрын

    Waa idin salaamayaa abwaan cilmi daadshe iyo diraac waana barnaamij fiican laakiin waxaa la leeyahay reer soomaaliya habluhu waxay idiinka soo cararayaan qaadka ka kici maysàan cadayanna maysaan dabadeedna way idin naceene maxaa ka jira kkkkkkkkkkk.

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv96114 жыл бұрын

    Midkalaa hoosta ku Oran muqqq😂😂😂😂

  • @cabdulahiaxmed4987
    @cabdulahiaxmed4987 Жыл бұрын

    Kookiyo faantaba waa ahynaa iulahaa

  • @shukrimaxamedxareed7571
    @shukrimaxamedxareed75712 жыл бұрын

    Oky

  • @barrowbarre6411
    @barrowbarre6411 Жыл бұрын

    "Gabadhaan Jeclaayey Jaqaf jaqaf u socotoy Jambalkiyo dacaskiyo Kaba jilicsan diidoy Jilbis midabdkii leeyey Jinni hooyadiisey Jaamuuska gaariya Jaan makaaga gooyaa" Ninkan waa majaajileysta Rasmi ah. Kuwa ayaa xasidnimo dardeed 2015 meelahaas ku dacweeyay Alshabab in uu la shaqeeya, waa la xiray balse caddayn lagu waa. Allow xasadka naga qabo.

  • @yasinomar3273
    @yasinomar32734 жыл бұрын

    kuwa yarka dhulbahante wariyaha ku sheegaya qofkii qof soo ag fadhiistaa ma wariyaa ? xaguu wariye ku noqday waa ninkaas iska youtuberka ee cilmi daadshe u camiraya

Келесі