FAATMA NEW GAARI IYO SUSU MARKII UGU HOREYSAY LAGU WADAY CABSI QOSOLKA NAGA DHAMEESAY 😂

Пікірлер: 128

  • @ifrahhassan2511
    @ifrahhassan25116 ай бұрын

    Been mha qof wlbo hamiyo leyahy wxe fadma baraty adinka dhan wani anfaca sidokle wxa adi barato iyaka dhn oanfaca❤❤❤

  • @Nadarey
    @Nadarey6 ай бұрын

    Baawuurka quraan saara adno ❤

  • @Busines4354

    @Busines4354

    6 ай бұрын

    😂😂😂😂

  • @user-gv2uf2zz1n
    @user-gv2uf2zz1n6 ай бұрын

    Amiira dheer shalay ayaa la imaaday waa lagugu dul bartay masha allah ❤

  • @hamdiabdillahiali1247
    @hamdiabdillahiali12476 ай бұрын

    Congratulations fatma adna waan ka sugeynaa casumadi mom Suldana❤

  • @nurtaadan-zt3fl

    @nurtaadan-zt3fl

    6 ай бұрын

    Sax casual kal io lab ina usameyso. Ayan rabana abyo adno❤❤❤

  • @Miskiyeyyyy
    @Miskiyeyyyy6 ай бұрын

    Adnooy hooyo suldaano khasrigaga waa inaad ku cazumtaa❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman12286 ай бұрын

    Manshaallah faadma waa dadaala waa gaara horay u soco xabibti adna hana ❤❤❤

  • @F-pg3ky
    @F-pg3ky6 ай бұрын

    Adna usheeg susu 😂😂😂 waa iska celisay walahi💯👌 babuurka hadaa barato, babuur sida qasrigaagoo kale u qurxan/qaaliya baa wadanaysaa inshaAllah!! Is very simple to drive just practice and with time you will learn inshaAllah. Beautiful sisters 😍😍

  • @user-br2mk5xe3u
    @user-br2mk5xe3u6 ай бұрын

    Fadliga walaalihina Adna iyo Amiiro iyad ugu fakirteen baabuur hadikale nolol baad u ordilahad alxamdulilaah dhe oo u mahad celiya Masha Allah walaalo IS jecel

  • @amalomar380
    @amalomar3806 ай бұрын

    Masha Allah Fatma way duulqaad badantahay kuwaan Yaa baabuur ku wadi jiiray

  • @user-lo5ht1gq2y
    @user-lo5ht1gq2y6 ай бұрын

    Fatma adi wxaa lagaa sugaa surprise kii amiira😊

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh6 ай бұрын

    Mshallah amiira ugaday allah hadaystee❤

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan6 ай бұрын

    Ow! Manshallaha Habo mcn we will inshallah she is so cute ❤illaahay ha xifsiyo

  • @hoodoabdirahman6643
    @hoodoabdirahman66436 ай бұрын

    Hmblyo fatma🎉 amira mhdsanid ♥️

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin16 ай бұрын

    Masha allah xabibti adna ❤❤ congratulations fatma xabibti ❤❤❤

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed24906 ай бұрын

    Dadka la keeno nolol diyaar san u imaanayaan kadib waakula tirsanayaan Adna ha u bexin baabuur wax ka weyn qabatay illah kasakow familkaada adiga wax kugu yihiin waa na kula socona ❤❤

  • @XaliimoCabdi-sx9kh
    @XaliimoCabdi-sx9kh6 ай бұрын

    Masha Allah ❤❤❤

  • @hananXasan
    @hananXasan6 ай бұрын

    Sumayo 😂😂😂 ani camal waa dhaliil lee ika horeyso😂😂😂😂😂

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri12116 ай бұрын

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis 😊

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm6 ай бұрын

    Adno abaayo 1m oo sabis careeb iyo kabadan waad uqalantaa horey usoco❤❤❤❤❤💯💯💯

  • @mabrukaali7641
    @mabrukaali76416 ай бұрын

    Congratulations congratulations wlshy fadumo hore usoco adna henna guuula adan casuumadi maamo suldaamo kaa suganaa

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho37426 ай бұрын

    Ayyy Hamblyo hamblyo hamblyo fadma🎉❤ adna adi wad gaadhiga 😂😂

  • @maimunamohammed222
    @maimunamohammed2226 ай бұрын

    Mashaa Allah Good job Marka baheyso Du.a haa ilobiin

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed94206 ай бұрын

    Alaa manooli wllhi adna waa funny socota😂😂😂😂😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan2776 ай бұрын

    MashaAllaah hambalayo fadma ❤❤❤

  • @fatumaali5834
    @fatumaali58346 ай бұрын

    Walasha kaweyn oo wadanka kaga sohoreysay wa hoyada labad ilma dhalo iyo ilma korise kujirti 10ka sano bawur wadow wax weyn maha adna anaga iyo gurigeedaba shaqe uheysa hore usoco adna❤ walasha wali wa ilmo ha uqabanin

  • @queennadia4390
    @queennadia43906 ай бұрын

    Wow m.a HAMBALYO fadma Amira waa gabar wngsn m.a❤❤

  • @xidigmomohamoud3706
    @xidigmomohamoud37066 ай бұрын

    Masha allah tabarakalah

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl6 ай бұрын

    Congratulation fatma abyo be good driver ❤❤

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz6 ай бұрын

    Mash Allah Hambaalyo fatma 👑👑👑❤️❤️❤️❤️

  • @user-kx7nl9st1v
    @user-kx7nl9st1v6 ай бұрын

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman29256 ай бұрын

    Masha allha faadumo qurux ❤❤❤❤❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed56126 ай бұрын

    Masha allah hamplyo leyhy fatma illhy qeyr ha oga dhigo adno se cml nimnka wey iska wtan ma ahne nghaa logu tla gli gabdho bdnaa wtaan hna lidin akhwn ilaa america traag wdonaye 😂

  • @xafsaahmed2285
    @xafsaahmed22856 ай бұрын

    Wow Amiira Qurux iyo walaashaadaa 🎉🎉🎉 faadma

  • @crochet101_
    @crochet101_6 ай бұрын

    Mashallah may Allah bless all of you

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali61356 ай бұрын

    Masha Allah hambalyo ❤❤❤

  • @user-mg4tt5nb2h
    @user-mg4tt5nb2h6 ай бұрын

    Masha'allah ❤

  • @Olivia55666
    @Olivia556666 ай бұрын

    masha.ALLAH

  • @cabdisalaanjama6077
    @cabdisalaanjama60776 ай бұрын

    Masha allah allhuma barik waa gabar dagan

  • @MaxamadYare-vi9yx
    @MaxamadYare-vi9yx6 ай бұрын

    M.a sister qali fadma caday ints ka badan u qalanta mcny❤❤❤❤

  • @munadahir9825
    @munadahir98256 ай бұрын

    Mashallah hambalyo fatma❤❤❤

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed22376 ай бұрын

    Masha allha ❤❤❤❤❤

  • @user-jl9hx1yd3n
    @user-jl9hx1yd3n6 ай бұрын

    Masha allah alle ha usiiyadiyo ❤❤😊

  • @user-jd5pw2yj1z
    @user-jd5pw2yj1z6 ай бұрын

    Adna Uganda 🇺🇬 keen wll

  • @user-tg1hl9nf2b
    @user-tg1hl9nf2b6 ай бұрын

    Hambalyo fatma ❤❤❤

  • @zowdazowda4375
    @zowdazowda43756 ай бұрын

    Adno marka faneysay mxa ina karen sosarta ilowday 😂😂😂

  • @Habon696
    @Habon6966 ай бұрын

    Faatma masha.allaah hambalyo hambalyo car ❤❤❤❤

  • @FatemaFatema-in2vg
    @FatemaFatema-in2vg6 ай бұрын

    Mashaallah

  • @ishwaaq868
    @ishwaaq8686 ай бұрын

    Adna xubi waan kujeclhy keeping ❤❤❤❤

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch6 ай бұрын

    Best Car 🚗 Wll nimadu waa wehel 👍🏼 😘 ❤️

  • @user-sx9qq7yu4j
    @user-sx9qq7yu4j6 ай бұрын

    Fathma hppy new car❤❤❤🎉🎉🎉

  • @umuahmed4253
    @umuahmed42536 ай бұрын

    Saxaaf waa udhacatay kaxayntiinuu ka nasan fatma war lee uyaala😂

  • @zowdazowda4375
    @zowdazowda43756 ай бұрын

    Adno marka faneysay ina kareem sosarta ilowday mxa 😂😂😂 tasna ogu dar

  • @umuudaadir7034
    @umuudaadir70346 ай бұрын

    Adno waa inaad hooyo suldaano khasrigaaga ku casuum pls ❤❤😊

  • @Mohammuud
    @Mohammuud6 ай бұрын

    Faay waa jeclahay wlahi 🥺❤️🔥

  • @yuurub0831
    @yuurub08316 ай бұрын

    Qofka ugu horeyey😂

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k6 ай бұрын

    Mansha alahu amira cadey adna sumeyo fatma wanijeclo wagabdha xafadeno dhankajecelno inolado intey nolaljirto hambalyo fatma mansha alahu fatma cadey

  • @FarduusIsmaaciil-vw4gj
    @FarduusIsmaaciil-vw4gj6 ай бұрын

    Fatma amira iyo adna lacagtii garabka ka qaadxbb malinkasta free haku qaadine😂😂😂😂😂

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef6 ай бұрын

    Hamplyo fatima❤❤❤

  • @user-mi9kw7wv5i
    @user-mi9kw7wv5i6 ай бұрын

    Frm Nahide yariisay

  • @user-il2of7tq6l
    @user-il2of7tq6l6 ай бұрын

    Wh ka qaleya hee fatma😂😂😂

  • @QADAR__LEO
    @QADAR__LEO6 ай бұрын

    Ciyaal xamar hadaa nahne gabar gaari wedeeso hadaa aragno waaba ku shactaresanaa 😂😂😂

  • @queeniqramohamed3748
    @queeniqramohamed37486 ай бұрын

    Adan your strong woman ❤

  • @HappyGazingIguana-pq8rj
    @HappyGazingIguana-pq8rj6 ай бұрын

    Manshlh❤

  • @abdikarimhassan5074
    @abdikarimhassan50746 ай бұрын

    Adna hamigagu ka qlisanyey gadhi wadow 😂😂😂

  • @xidigmomohamoud3706
    @xidigmomohamoud37066 ай бұрын

    Kenya makentid cream kaaga

  • @user-hi1po8ev5v
    @user-hi1po8ev5v6 ай бұрын

    M.a❤❤.

  • @heytambaariyey
    @heytambaariyey6 ай бұрын

    Kabadan u qalanta Fatma🥹😍💗

  • @ExcitedDalmatian-kg4km
    @ExcitedDalmatian-kg4km6 ай бұрын

    Hee adnoy secamal gariga naftaka siibtene wardee gariga sida shaadiyo uilaliya 😂😂😂😂

  • @user-qy2mo6kr1i
    @user-qy2mo6kr1i6 ай бұрын

    wow😢🎉❤

  • @shamafamily123
    @shamafamily1236 ай бұрын

    Asxabta iso beqda walalyalow waxan ahay yutubar cusub ❤❤❤

  • @ruunayraaliyo

    @ruunayraaliyo

    6 ай бұрын

    Waan kuu saaray

  • @msssafa
    @msssafa6 ай бұрын

    adnay quraan sara bayo m.a

  • @user-do8to1ig1w
    @user-do8to1ig1w6 ай бұрын

    Susu waa maseeroosaa yaah❤

  • @hamdamohamud14
    @hamdamohamud146 ай бұрын

    First of all mashaallah fatma lkn aniga hal figrad kugudarsanaa walashay baabuur wadow wax wayn ma ahan ee wixii future ku anfacaya baa lagu dadaalaa ee wax baro faatma babur kaagana iska wad wado caadiweeyaan.

  • @Olivia55666

    @Olivia55666

    6 ай бұрын

    way barataa englishka

  • @saharwafa7539
    @saharwafa75396 ай бұрын

    Fatima leesin soo mahaysato. Leesin la,aan maa la wadi karaa Maleysiya.

  • @user-lr1bh2nu8y
    @user-lr1bh2nu8y6 ай бұрын

    M.a

  • @user-cp1hc4np6r
    @user-cp1hc4np6r6 ай бұрын

    Xaraabo waynaa soobadiya😂😂😂😂😂😂

  • @ruunayraaliyo
    @ruunayraaliyo6 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-hp8wy8ck9s
    @user-hp8wy8ck9s6 ай бұрын

    Hambalyo🎉🎉🎉🎉😢

  • @aaminamaxamed7734
    @aaminamaxamed77346 ай бұрын

    فاطمه مبروك يا فاطمه مبروك يا فاطمه مبروك يا فاطمه مبروك يا فهد مبروك

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali6 ай бұрын

    MAASHA. ALAAH. FAADMA. DAGAN. WAA KABAXSATEY HABALYO. HABALYO. GAARIGA. CUSUB. DADAALAA WAA. GARAA❤❤

  • @user-gm7bz7kv6b
    @user-gm7bz7kv6b6 ай бұрын

    Asc

  • @ZakariyaCabdirashiid-ft6bm
    @ZakariyaCabdirashiid-ft6bm6 ай бұрын

    Wadadaadhextaagantihiin

  • @Muna-px5to
    @Muna-px5to6 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @nafisladan2225
    @nafisladan22256 ай бұрын

    Ethiopia carem malaga helaa

  • @munomalisa1432
    @munomalisa14326 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤waw ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-vb5oz6id6d
    @user-vb5oz6id6d6 ай бұрын

    ❤❤❤🎉

  • @user-jx4vv3ey7t
    @user-jx4vv3ey7t6 ай бұрын

    Maashaa Allah waaaaw Hambalyo Hambalyo ❤❤❤❤

  • @user-og2si7sd2u
    @user-og2si7sd2u6 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Naemah_21
    @Naemah_216 ай бұрын

    ᶜᵒᵈˢⁱᵍᵃ ᵍᵃᵇᵈʰᵃ ᵏᵘ ˢᵃᵃʳᵃʸ😂😂😂

  • @ayanahmednur5773
    @ayanahmednur57736 ай бұрын

    adno xas bey ahed ilmo dhalow koriyo dhel dhel mahan ey ku jirtay yutub cilan cunto karis intas bey so sartay tan kale walasha ka wen in sas ula hadasho waliba dadka hortoda ma ficno

  • @naimafarah3434

    @naimafarah3434

    6 ай бұрын

    Wax fudud bay umalaysaa sumayo hooyinimo oo waliba dal shisheeye ah oo ilmo kukorineysid kaligaa iyo xaajigeeda. waaiska kaftamaysaa sumayo yaan loo bixin

  • @ayanahmednur5773

    @ayanahmednur5773

    6 ай бұрын

    @@naimafarah3434 sax waye waxa iga hadashiye aa ah in aan adno daremay hoyo qurbo jogtaa ahay in sahlanen ba ogahay ayada wali wa gabar ma lo qabanayo

  • @meymunhasan5324
    @meymunhasan53246 ай бұрын

    Sumaya caadi mahan

  • @user-hj2hn1it1k
    @user-hj2hn1it1k6 ай бұрын

    Abaayo umu hani caawi waa walaashaa cml oo dhiban

  • @nasrahmohamed
    @nasrahmohamed6 ай бұрын

    😂😂

  • @hamdimohamad1251
    @hamdimohamad12516 ай бұрын

    Waqtiki iyo lacagti aykubaran laheyt adey kukalisay hatey walashaa ahaan laheyn miyat ayar sidan uxarakoo laheyt kudheh mar walba walashaa mahasanit

  • @aaminamaxamed7734
    @aaminamaxamed77346 ай бұрын

    ما شاء الله

  • @jaylanimuktar4523
    @jaylanimuktar45236 ай бұрын

    Adna kenya makentit abaya

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf26146 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @Inaabdisalan
    @Inaabdisalan6 ай бұрын

    Fatma happy new car❤️🥰🖕my dearm

  • @Madishismailmadishismail-zj6kx
    @Madishismailmadishismail-zj6kx6 ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉🎉❤m.a

  • @manalali8290
    @manalali82906 ай бұрын

    Tan sumayada la leyahay wabo doqon cadiya wlashed ka wyn may dadka hortoda ulahadle xoolo awalbo qof dher caqli leh lama arkin 😎😎😎

  • @user-yt5ox8cm9f

    @user-yt5ox8cm9f

    6 ай бұрын

    Naa us dhirirka alaah ba siyy maka maser santhy deda kale dhax kujirow mx ka dhigey dad walolo ah dhexdooda kuma qadee qaaqda mesha kalatak

  • @haliimoxuseen5570

    @haliimoxuseen5570

    6 ай бұрын

    ​@@user-yt5ox8cm9fbeentaa maaha dad walaaloo kaftamaya waaye waxas wax wayn maba ahaba dadkan waxay iska jecelyihiin inay dadka noloshooda galaan

Келесі