FİLİM-KA DABİN || DABİN DAABYO + DURUUS|| SEASON1 OFFİCİAL|2024

Фильм және анимация

Markii aad u fiirsato Trailer-ka Filimkaan waxaad dareemeeysaaa ineey wax weeyn wada kusoo jiraaan, waa Tixane Xagal-kasta oo ka mida uu yeelan doono xiiso gaar ah, Waxaa diiradda lagu saaray qeeybo badan oo kamida nolosha soomaalida iyo falalka guracan ee sida joogtada ah uga dhex dhaca maalin kasta oo eey ka mid-yihiin dilalka bilaa sababta ah, afduubka,Heeybsooca iyo beegsida dumarka
INSTEGRAM
yahya_farad...
#Dabin #Asaltv #dhaxal #duet #musalsal #astaanmedia #ogaansho #Asadhagio #arimaheena

Пікірлер

    Келесі