No video

Ertuğrul - Yagleelaha dawladii ugu xooga waynayd aduunka | Dhambaal 9

Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
www.waaberiweb.com
-------------------------------------
Nagala soo xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: www.facebook.c...
Twitter: / waberi2030
Instagram: www.instagram....

Пікірлер: 215

  • @salmahassan6998
    @salmahassan69984 жыл бұрын

    Erdugral musalsalka laga matalay wuxuu ahaa musalsal islaami kan ugu fiicnaa wlh erdugral❤sultana halima❤💯

  • @wejdanaabdurahman5973

    @wejdanaabdurahman5973

    4 жыл бұрын

    Waa musalsal laga qeyliyay waa musalsalka labaad ee ugu fiican ay soo saartay Turkish drama kadib musalsalka " kutler valdisi pusu " oo ah musalsalka ay turkidu ku faanaan

  • @hiirale2042
    @hiirale20424 жыл бұрын

    Inta dhaneysatay 5 zeason Ertugrul ee hadda daawatada Osman farta taaga❤️

  • @sigadyare9032

    @sigadyare9032

    4 жыл бұрын

    Sxb season 1 234 so daawo

  • @mohaamiin311

    @mohaamiin311

    3 жыл бұрын

    War zhp walhi wan fahmi wayey sidey ukala socdan

  • @Suleimansardi

    @Suleimansardi

    3 жыл бұрын

    Netflix from season one to 5

  • @calicabdi2153

    @calicabdi2153

    3 жыл бұрын

    Zxb xage kasocdaa talefnka maheli kara

  • @sigadyare9032

    @sigadyare9032

    3 жыл бұрын

    Iyago af carabi ah wa idiin tilmami kara halka ka dwan kartan lkn af Somali ma jiro

  • @user-py8bg3ql8i
    @user-py8bg3ql8i4 жыл бұрын

    Mashaa allah walaal maanta codsigaygii waad aqbashay Musalslka laga matalay ertugrul waa mid aan waxbadan kaa faaiday runtii qofwaloo arabicga yaqaan ama englishka oo muslim ahna waan jecelay inuu daawado Alle haku sharfo walaalo Mahadsanid wllo💯💯💯💯💯💯💯💯❤

  • @ibraahimgaraad3961

    @ibraahimgaraad3961

    4 жыл бұрын

    Waan dawaday oo aad buu ii jabiyay Waa filin aad u qiimo badan

  • @umalqueen1247

    @umalqueen1247

    4 жыл бұрын

    Wll link giiisa koowad iisodir oo carabi ah si fcnbn u aqaaanah Lkn ma helo chanel xidhiidh usoo galiyh xalqadaha anah waan shqeeyh maalinti oodhan ooma haleelo xili an raadiyobh

  • @mmmm-nr7ke

    @mmmm-nr7ke

    3 жыл бұрын

    @@umalqueen1247 Google ku qorارطغرل fecbooka ku geynaya

  • @abdilaahixajixuseen6978

    @abdilaahixajixuseen6978

    2 жыл бұрын

    @@umalqueen1247 hf0aq

  • @abdishakuraidid8600
    @abdishakuraidid86004 жыл бұрын

    Runtii markaan musasalkaan dhawaday wax badan ayaan kafaidey ,xataa wax badan baan diinta kabartay .wuxuu ahaa hogayimo wanagasan alle ha unaxaristo .THE BEST SERIES 😊 and also KURULUS OSMAN.

  • @crixmaanshuluqe

    @crixmaanshuluqe

    Жыл бұрын

    Labo sano kedib ba aqrinya cometgda hadane waxan daawana korulus osman oo marayo seson 4

  • @esmailcumar5217
    @esmailcumar52173 жыл бұрын

    Thanks zxp cabdira

  • @abdifatahdeq9321
    @abdifatahdeq93214 жыл бұрын

    Thnkz abdirhman omar and waberi media👍👍👍👍🌹🌹

  • @elmanarab4034
    @elmanarab40344 жыл бұрын

    Masha allah waa barnamij wangsn wxaad kuso xijisa tariikhda wiilkisi cusman

  • @ibraahimtiin7649
    @ibraahimtiin76494 жыл бұрын

    Cusmaan ciwanka bari inoka dhik walal qali🙏❤🇸🇴

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan44943 жыл бұрын

    Netflix filimada laga daawado number buu noqday Ertugrul waana dhameeyay 5 qeyboodba balse wali ma aanan fiirsan Ottoman empire oo safar baan galay balse Alxamdulilah waxaan nasiib uyeeshay inaan booqdo geedkii uu beeray Ertugrul ooku yaala Turkiga gaar ahaan Bursa qof walba oo muslim ahna oo awooda inuu booqdo geedkaas iyo qabriyadaba waan kula talin lahaa.

  • @yusufsalat1636
    @yusufsalat16363 жыл бұрын

    Erdogral soonka ayuu soo galaa haweenki inta fiirsatey love

  • @Kobcis
    @Kobcis4 жыл бұрын

    Mahadsanid Abdirahman barnaamijku xiiso ayuu leeyahay

  • @umiwacaays7641
    @umiwacaays76412 жыл бұрын

    Waa geesi walee

  • @xasanyare2697
    @xasanyare26974 жыл бұрын

    Masha allah jazaaka Allah cabdiraxmaan cumar codsigaygii waad tix gelisay chanelkana insha allah waa kuu kala kacaa

  • @anzalabdullahi3893
    @anzalabdullahi38934 жыл бұрын

    Masha allah

  • @abdurahmanalimohamed5252
    @abdurahmanalimohamed52524 жыл бұрын

    Masha allah walal cabdiraxmaan waxaan kuu rajaynayaa in aad gaartid 100k insha allah

  • @xasanyare2697
    @xasanyare26974 жыл бұрын

    Hore usoco gadaal ha fiirin wll

  • @som2828
    @som28284 жыл бұрын

    ar anaa uhoreeyee like iisaar waabari media ♥️

  • @ahmedturaan3586

    @ahmedturaan3586

    4 жыл бұрын

    Wll Osman dhanbaal ka soo diyaare Alle hkaa rali noqdee

  • @fowziyomohamd6903
    @fowziyomohamd69033 жыл бұрын

    Walaal taariikhda wiilkiisa cusmaan soogali ilaahay haku barakeeyo

  • @crixmaanshuluqe

    @crixmaanshuluqe

    Жыл бұрын

    Sanad kedib ban aqrinaya comentgada

  • @hosnymustafaali7354
    @hosnymustafaali73542 жыл бұрын

    Masha Allah ertugrul shikhisa ibnu carabi na wuu ahaay soma ahan abdurahmaan

  • @mahmoudabdikadir8521
    @mahmoudabdikadir85214 жыл бұрын

    Masha alah Ilaahay haku taariikhda noo dhamaystir

  • @salmanabdirashid593
    @salmanabdirashid5934 жыл бұрын

    mansha allh MD c/raxman zxp hota waan dawadaa oo waan wadaa filmkan xaqadii 21 waana mid macaan maskaxdana oroon oo taarikh badan laga faaidayo waad ku mahadsanty

  • @saleebanmaxamud2559
    @saleebanmaxamud25593 жыл бұрын

    Alle hawnaxariisto

  • @ibraahimgaraad3961
    @ibraahimgaraad39614 жыл бұрын

    Walahi waa musalsal aad uqeema badan Turkot❤bamsi❤tuqan ❣xalima❤saljan Musalsal saga islamiah ugu qeemaha badan

  • @engnajmudiinabdirahman8347
    @engnajmudiinabdirahman83474 жыл бұрын

    ertugrul gazhi.best series. wn dhamysty 5seasons .

  • @liontiger1355

    @liontiger1355

    2 жыл бұрын

    Halke kadawada zhp season 2 aya dhamestay

  • @asmaibraahim1618
    @asmaibraahim16182 жыл бұрын

    Manshalaa

  • @saynabxuseen8211
    @saynabxuseen82112 жыл бұрын

    Mzhall Wallhi adban ugfarxay wxn jacllan dona inda soo dagaaldii islaamka❤❤❤❤

  • @crixmaanshuluqe

    @crixmaanshuluqe

    Жыл бұрын

    11 bil kedib ban aqrinya comentgda waxana jeclahy muqal walbo oo hore i nan comentgisa aqriyo bilaa sabab 😂salaamulah 👋

  • @richhome3678
    @richhome36784 жыл бұрын

    Waaberi Media geesinimadu was in yar oo cagaha dhulka ku hayso Geesi buu ahaa Ertugrel ❤🙏🏻

  • @Cismaan112
    @Cismaan112 Жыл бұрын

    Mash aallah

  • @sakicabdi2592
    @sakicabdi25923 жыл бұрын

    Mansha allaa

  • @bahrain3354
    @bahrain33543 жыл бұрын

    Dadaalka haka caajisin waafaafin diinta islaam

  • @MohamedHassan-zq8rr
    @MohamedHassan-zq8rr4 жыл бұрын

    Ertugrul gazi 50 sano ayuu la dagaallamaa yay dawlad ii wayneed ee saxaabada la dagaaleen ee biizanda asagoo wato qabiilkiisa kaliya Dhulal badan ayu ka qabsaday waxa ugu fiican o qabtayna waxay ahed inu soo saaray jiil tarbiyesan o aqon diineed iyo akhlaaq leh wuxu na awoodda saaray dhanka jihaadka iyo wax is dhicin ta si feecana dhanka Tabar ka ciidankana wa ka dhisay intaas kaliya wax ma tartee tababar ka ruuxdana kama uusan takin wana mida awoda yeesha ilen seefta awoodeeda wa iimaanka uu qofka leeyahy hadu qofka iimaankiisa daciifo waxba tari mayso awoodda jirkiisa iyo seeftiisa Tas waxay keentay in marku dhintay u wiilkiisa Cusmaan badalay booska abihiis kaso ka dhaxlay geesinnimo dagaayanimi iyo in daalimiinta uu lala diriro si dadka loo gaarsiiyo cadaalada islaamka o laga dulqaado dulmiga mujrimiinta 150 intaan la gaarin ayey furteen dhulkii dhama ee anaatooliya iyo dhulka baqlkan ama yurubta bari oo. Dhan taaso ay dheer tahy furashadi wayneed ee qustantiiniya oo hada loo yaqaano (Istanbul) Haduu artugrul ahaan laheen waxaas dhan ma dhacdeen waayo asaga aya aasaaska u dhigay wadadana u jeexy qadiyadoodana ka dhigay jihaad waana xaqiiq ah dawlada muslimiinta ugu dagaalka badeed waa dawlatul cuamaniya heer la qiyaasay inay dagaal gasho labadii bilood ba hal mar bal wa dawlad ee awoodi karta inay laba bilood kasta dagaal gasho ha guulaysato ama ha halagu jabiyee

  • @ahmeddanan4618

    @ahmeddanan4618

    4 жыл бұрын

    Wll Jasaakalah waad inoo faa'iidaysay

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud64262 жыл бұрын

    Soguuut (magaaladuu uu furtay Ertugrul)

  • @omarladane
    @omarladane4 жыл бұрын

    Intiiina aaan daawan resurrection of ertugrul Netflix ka daawada

  • @IFTIIMIYE.

    @IFTIIMIYE.

    4 жыл бұрын

    Netflix waa mulxidin waxey qariyan wax yabo badan oo ey musliminta qabtan teda kale netflix waxey so saran filman ey rususha ku caynayan sidi filmki ey nabi cise (C.S) ey ku sheken inuw aha khanis Allah iyo rusushisa xuman ka nasahane walal iskada dawahsda filmanta ey so saran

  • @ibraahimgaraad3961

    @ibraahimgaraad3961

    4 жыл бұрын

    Netflix hadii aad hesan waxaad kadawan kartaa youtubka

  • @omarladane

    @omarladane

    4 жыл бұрын

    @@IFTIIMIYE. wll film kaa aad sheegayso maan arag lkin wixii macquul ah ka daaawo wixii kalena ka tag wll

  • @sacaadatudiin

    @sacaadatudiin

    4 жыл бұрын

    Barnaamij aaad u w.anaagsan kzread.info/dron/6zEvxe6kxIjCS9JDyfg3Vg.html

  • @mubarigawil9880
    @mubarigawil98804 жыл бұрын

    Waal waad ku mahadsantahy soo bandhiga aad waqtiga ku bixasay thanks

  • @qadanxuseen7296
    @qadanxuseen72962 жыл бұрын

    Aalh hoow naxarso

  • @kamaalhasan763
    @kamaalhasan7634 жыл бұрын

    Masha allah si deggan oo simple ah ayaad ku wadaa channelka

  • @abdimajiid5351
    @abdimajiid53514 жыл бұрын

    Mahadsanid mudane jasakalaa khayr

  • @c58pro50
    @c58pro504 жыл бұрын

    Thank bro dhiira galiyaheeygaa tahay waana kaaga mahad naqaa

  • @Rufaifx
    @Rufaifx4 жыл бұрын

    M.a alla yacizak aqii 👌👌

  • @magicalmoha9875
    @magicalmoha98754 жыл бұрын

    walal wxa inoo soo diyaarisaaa qisadii #habiil iyo #khaabiil

  • @aqoonraadis135
    @aqoonraadis1354 жыл бұрын

    Halyeey Sidaan oo kale ah Soomaali malaga yaabaa inay usoo baxaan

  • @ahmedmohamedabdiabdi9024

    @ahmedmohamedabdiabdi9024

    4 жыл бұрын

    #haaaaaaa Wll Iniga I.a 2030 haisugi wayin

  • @khadarmaandaweeye5140

    @khadarmaandaweeye5140

    3 жыл бұрын

    Sayid maxamad cabdille xasan

  • @maxamuudcabdi8304
    @maxamuudcabdi83043 жыл бұрын

    Jeer

  • @aqoonraadis135
    @aqoonraadis1354 жыл бұрын

    #Dirillis Ertugrul

  • @raaiblaabaas2889
    @raaiblaabaas28894 жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @abdisiciid2608
    @abdisiciid26084 жыл бұрын

    Yaa kalo oo wali dawada #DirilisErtugrul sanadkan 2020

  • @apdalemohmed4522
    @apdalemohmed45224 жыл бұрын

    متع عقلك شخصيات❤ Soot maaha waa sogot

  • @abul-fadli

    @abul-fadli

    Жыл бұрын

    Haa sidaas lagu fahmi karaa

  • @fardowzoshanleste4727
    @fardowzoshanleste47274 жыл бұрын

    Masha ALLAH walal waaberi

  • @cabdiqaniismaaciil8798
    @cabdiqaniismaaciil87984 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @ayubpro
    @ayubpro4 жыл бұрын

    Aad iyo aad baaad ugu mahadsn tahya muuqaallka aad nala wadaagaty wllo Abdirham waxaan kuu rajyanaa guul bro👋🏻👋🏻👋🏻

  • @ilbirmediaproduction8408
    @ilbirmediaproduction84083 жыл бұрын

    Allahu akbar

  • @cabdalacali312
    @cabdalacali3124 жыл бұрын

    Masha allah wll mahadsnid film lga smeyay ayn dawdy wa flim islami midkii ugu fcnaa

  • @maryioawale6907
    @maryioawale69073 жыл бұрын

    mashAllh 😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺

  • @mozezmediapro7686
    @mozezmediapro76864 жыл бұрын

    رمضان كريم عبدالرحمن عمر.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Жыл бұрын

    Mnsha allah bro, arturalkaas oo kale ayey somali u baahanyahay, qabiilka hanaga qabtee

  • @minauhmeth1091
    @minauhmeth10914 жыл бұрын

    Masha allaah wll

  • @Husseinhunter15
    @Husseinhunter153 жыл бұрын

    Cusmaaniyiinta noo soo badi

  • @xamze1715

    @xamze1715

    2 жыл бұрын

    Xiis

  • @xamze1715

    @xamze1715

    2 жыл бұрын

    Xiis

  • @maxamedcabdukaadir1173
    @maxamedcabdukaadir11734 жыл бұрын

    Drills ertgrul aad baan ujeclahay

  • @bashiirabdullaahi7699
    @bashiirabdullaahi76992 жыл бұрын

    Hadaanan qaldaneen muusiga aad soo saartey intro-ga ugu horeeyo muuqaalka ma ahan midka saxda ah ee Dirilis Ertugrul, ee waa midka Payitaht Abdulhamid.

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi53874 жыл бұрын

    Hada wxa la daawada musalsaka ertugrul alaah ha unaxariisto geesiga inagana ha inaga dhigo kuwii kudayda geesiyadii islaamka

  • @sawdacabdalla5019
    @sawdacabdalla5019 Жыл бұрын

    Wll noo soo dhig qeybaha kale adoo mahadsan

  • @ibrahimahmed7242
    @ibrahimahmed72424 жыл бұрын

    Wllo muuqalkan muuqaalka kuxiga __kadhig sida loo samayto jidwal nolo__leed

  • @qalbidiirshe3954
    @qalbidiirshe39544 жыл бұрын

    Waa taariikh aad u xiiso badan taariikhda dawladi musliminta ee cusmaniyintu

  • @mohamedabdirizakahmed3539
    @mohamedabdirizakahmed35394 жыл бұрын

    Asc c.rxmn cumar; Dirilis Ěrtuğrol , waan dhameestay musalsalkaas taariikhiga ah,runtiina maahan sida musalsalada kale ee jaceelka kahadla iyo waxyaabahaas balse waa musalsal taariikhed oona xiiso leh...

  • @zadri8912
    @zadri89123 жыл бұрын

    Ale how naxariista

  • @maxamedaadan8369
    @maxamedaadan83694 жыл бұрын

    may zxb yislam

  • @muhdinmohamedyuusuf4105
    @muhdinmohamedyuusuf41053 жыл бұрын

    Nio xasuus baad igelisey waan daawadet

  • @haruunbey2203
    @haruunbey22033 жыл бұрын

    Nin wyen

  • @mohamedyare519
    @mohamedyare5194 жыл бұрын

    Diriliş Ertuğrul

  • @calimaxamed7990
    @calimaxamed79903 жыл бұрын

    Waadmahadsantey

  • @rudwaan
    @rudwaan2 жыл бұрын

    Wd ku mahadsan soo qudbinta muuqalkaaga

  • @Channel-vk2pg
    @Channel-vk2pg4 жыл бұрын

    Masha alah Good Channel bro go heat 👏👏👏👏👏👍💯💯

  • @Brobrosissismama
    @Brobrosissismama4 жыл бұрын

    Maşa allah ben çok seviyorum artuğuru

  • @xasanyare2276
    @xasanyare22762 жыл бұрын

    Xasuusaislamka

  • @mubarakdeeq1820
    @mubarakdeeq18203 жыл бұрын

    Sheekada ah in Ertugrul uu kor ka fiirsaday labo ciidan oo is dagaalaya dhawr mar ayaan maqlay lkn musalsalka kuma jirto ma musalsalka ayaan lagu jilin sheekada mise sheekada ayaa samays ah hala iga jaahil bixiyo walaalayaal

  • @umiwacaays7641
    @umiwacaays76412 жыл бұрын

    Waa mucjiso

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud64263 жыл бұрын

    5 seasons

  • @rooblehassan7046
    @rooblehassan70464 жыл бұрын

    Wad mahadsan tahy zxp

  • @naasirjamac1999
    @naasirjamac19994 жыл бұрын

    Magacaygu WaaCabdiraxman Cumar Halkanina Waa Waaberi media

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud64263 жыл бұрын

    Waxaan daawaday afsomaligiisa waana dhameystay geesinimo & hogaamin ayaa laga brtaa filmkaan waa 150 xalqo xalqadii 2:30 saac soconeyso .

  • @leylohassan1329

    @leylohassan1329

    3 жыл бұрын

    Wll 5 ta season afsomali miyaa ku daawatay

  • @husseinmohamed5833
    @husseinmohamed58334 жыл бұрын

    In aad ka hadasho hada ka hor ayaan kaa codsaday wana rajaynayay in aad soo saari donto muuqalkaan thanks ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama91172 ай бұрын

    Inta musalsalki ertuğrul daawatay way fahmikartaa sheekada ertuğrul ghazi

  • @somaliboy4824
    @somaliboy48244 жыл бұрын

    Shukran wll

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123.6 ай бұрын

    M.a

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud64263 жыл бұрын

    Wadamada laga daawado % ayay kala leeyihiin saa filaayo Wxbdn wuu ku qancin doonaa: wuxuu khuseeyaa sida diinta loo difaaco, dhibta laga soo maray & Dhamaystorka dowladii cuthmaaniyiinta.

  • @ciinkaciinka6560
    @ciinkaciinka65604 жыл бұрын

    sxb barnamijyadaan malinti noosoda sxb👇👇❤

  • @ayoubkey5276
    @ayoubkey52764 жыл бұрын

    Zxp ka so hdl sulaiman Shah history

  • @soomalishow7204
    @soomalishow72044 жыл бұрын

    Hore Uuzoco WaLaL

  • @sudeysiaada71
    @sudeysiaada714 жыл бұрын

    GUUL IYO GOBONIMO bowe HORAY USOCO C/RAXMAN OMAR RAMADAN KARIIM

  • @mohamedabdulle8047
    @mohamedabdulle80473 жыл бұрын

    قيامة ارطغرل ban dhameeyay kuna nakhtiimay

  • @user-tg6ev9yl1u
    @user-tg6ev9yl1u2 ай бұрын

    ❤😊😊❤😊❤😊❤

  • @Harsanmedia
    @Harsanmedia4 жыл бұрын

    wabari media chennal wxdbn ugu fadhiya bulshadiisa horey usoco walal wx ku hor istaga ilahay kuma tuso

  • @xaamjilibey6233
    @xaamjilibey62334 жыл бұрын

    9✔

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman59734 жыл бұрын

    Qofkii rabo inuu wax ka bart sida loo aas'aaso dowlad islaami ah ha daawado musalsalka Ertugrul Waa musalsal kugu beerayo wadaniyad qiiro islaami ah Dawada musalsalka dirilis Ertugrul iyo kurulus Osman

  • @jimaleahmed8836
    @jimaleahmed88364 жыл бұрын

    waad mahadsantay walaaal...waxaad igu soo beegtay waqti aan la socday musalsalkan laga metelay, wax badan wuu ii furay videogagu mahadsanid

  • @fatumaosman4305
    @fatumaosman43053 жыл бұрын

    Run ahantii wan dhamesty musalsalkan waxbadan ka fa idesty

  • @ibrahimfure8751
    @ibrahimfure87514 жыл бұрын

    Waaberi media

  • @od6846
    @od68464 жыл бұрын

    Masha allah zx0

  • @ahmedbashir5793
    @ahmedbashir57934 жыл бұрын

    Taarikhda cusmaan noogu xiji pro

  • @maryoleydr5841
    @maryoleydr58414 жыл бұрын

    Asc wr wb camo musasalka mad so galisid ado mhdsanid

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud64263 жыл бұрын

    Filmkaan ujeedka uweyn loo jilay waa kaas, kharash ayaa ka baxay, Bal Erdugan ayaa mrti qaaday dhamaan jilayaasha, qaabkey ujileen majiro film loo jilay wlaaahi fiiri wx lavuu sheegay wxaad aragtey ayaa kfcne

Келесі