Erayga Abwaan-ka Iyo Odhaahda Fanaanka (CABDI GOOD) Part4

Barnaamij-ka Erayga Abwaanka Iyo Odhaahda Fanaanka waxa todobaadkan ku martiya Af-Soomaali ruug CABDI GOOD ABEES oo kahadlaya Af-soomaaliga gaar ahaan habkii loogu adeegsadsan jirey heesihii hore iyo isagoo isbarbardhigaya kuwa maanta la curiyo.

Пікірлер: 16

  • @awnoorgadhle100
    @awnoorgadhle10010 жыл бұрын

    Cabdi Good aad baad u mahadsan thay... u r really audiovisual!

  • @saeindhoyare5267
    @saeindhoyare52679 жыл бұрын

    Inagoo Xidid iyo Gunbur ah ama laamaha xubnahooda xummaan haygu falin waxyeelee.- waah waah Gunbur waa qabiilka HY ee dadka qaarkoodna ugu yeedhaan Gunbuur.

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble27589 жыл бұрын

    alaa yacisak cabdow sidaad u macnaysay

  • @ayanaragsan4161
    @ayanaragsan41619 жыл бұрын

    Heestan ayaan waxa leh fanaanka xasan wado nin aanan hore fanka ugu arag baa hees ahaan ku jawaabay goobta uu waliba xasan wado joogay fajiciso ayay la noqotay wajigiisa marki kamarada lagu qabtay xasan wuu ka xumaaday ninkaas oo sheegay inuu wakhti sugay in maga jawaabo ka dib ay ku kaliftay inuu ka jawaabo dhaqankeena waxa ceeb inoo ahayd in gabadh ma guursaday wali laga quusan wuxuuna xasan heesta ku qaadayaa leedahay inkastoy ayaan aqal yeelato ubad dhasho tahay oori kale tani waa waali cas cimrigaago dheeraada geel dhalay buu ku tusaa dhaqankeena inagu aynu qiimayno cidwaliba dhaqankeeda way ku faantaa allah ha inaga dhigo kuwii dhaqankooga kasaara wixii diinteena waafaqsanayn kuna faanta hidahooga iyo dhaqankooga allaahuma aamii

  • @xushmedqadarintixgalin6830
    @xushmedqadarintixgalin68308 жыл бұрын

    haduu kuu xeel furnaado xogtiisana ruux ku siiyo xusuusta lagama gooyo ! bal sida wax loo hagoogayo eeg ee ladoonayo inaad garaadkaaga ku macnaysato cajiib iska hees looma heeso dee maanso waaa maansadii hore wad mahdsantihiin waa bar naamish inlaga faa idaysto u baahan runtiiii

  • @wiilwal2011
    @wiilwal20114 жыл бұрын

    inananta hadal badana Agah inadeer sheeekda badan naqa joooji heesta faaalagi dee

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub10 жыл бұрын

    Xumaan ha igu falin wax yeelo , waa eray cultus

  • @Ruqiyaat
    @Ruqiyaat4 жыл бұрын

    Abwaanintu wax haka barraan dhanka kixkixkixkix

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble27589 жыл бұрын

    waab arnaamijka aan nafta ku maweeliyo amarka ilaahay mahad badan ayaan idiin celinayaa labadiinaba

  • @HassanAhmed-jm2el
    @HassanAhmed-jm2el9 жыл бұрын

    Eryo qalibigayga Lulay baa ku jira Ninkii fahamay Ayuun baa fahami Waxaa baan ka kordhsaday Aan anigu garanayin labada Gabadh noolow abdi good Nin jira nacabka ha jaaabo Noolawa intada alla ku daaayo

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub10 жыл бұрын

    Xumaan ha igu falin wax Geel

  • @alhaadimotors1390
    @alhaadimotors13908 жыл бұрын

    NINKAN WAA WALANYAY DAROOR IYO DAROORIN AYAY KALA YAHIIN DAROOR WAA ROOB DA AY LAKIIN DAROORIN WAA GURI BIYO SOO DAAYAY ROOB DA,AY

  • @abdifatahhasaan4916
    @abdifatahhasaan491610 жыл бұрын

    abwanka waxuu yaqan urdo cadi aha

  • @user-yv4qc1em7e
    @user-yv4qc1em7e5 жыл бұрын

    Qaladka iyadaa leh afkaa horti afefaa ladhigtaa tuhure kuma xirte tudanbe yee kuxirin adiga madhalin afarbaa ubanan asxankaga s Darilah ma ahen maxa kudhiman inlagu asxamo aba laguxumiya isagaa awod uleh hadadan marka hore adan kafikiri ilaah aqonso ortadana dabro didahore kuma xirto mid danbe yeykuxirin hadaa hishis cusub xelad xoglajiro xaqna kuuhiliyo sadkago kabaahantahay uguronatay xaqu waa cajib ciil inakabaxda alana ukaashato waa libani xaqaa kabaahned ood ugu roonatay kalmadi alah mahungobeysid dhig dhagar kabad qabtid elen waa qaan aan hatin koley tahay xidkoo tagtan albaabka lagusuraa marka soobaxdana qortada lasuraa alaah waclan

  • @arttledsoulfindspeace
    @arttledsoulfindspeace11 жыл бұрын

    barnaamishkaba hada ayuonbad gasheen xiisihiisi

  • @Kungis

    @Kungis

    7 жыл бұрын

    hej