Episode 34: The Visionary Journey of Issaaq Hussein Cawaale (Recorded in Somali)

I am thrilled to welcome Issaaq Hussein Cawaale to my podcast. Issaaq is the visionary founder of Royal Transportation, a leading transportation company based in Indianapolis. His inspiring journey from humble beginnings to building a successful business empire is truly remarkable. Join us as we delve into his story, exploring the challenges he faced and the strategies he used to achieve his incredible success. Full episode coming soon-follow us at Innovation Somalia podcast or wherever you get your podcasts.

Пікірлер: 5

  • @hassanxariif9831
    @hassanxariif9831Ай бұрын

    Maasha Allah Gentleman weeye, Guulayso

  • @user-lz2hd6gm1x
    @user-lz2hd6gm1xАй бұрын

    Masha Allah Issaaq Hussein Cawaale, waana markii 3aad ee aan daawanayo oo wareysi lala yeelanayo. Waxaa cajiib ah, sida wareysiyada u bixinayo, sida hufan uu wax uga jawaabayo, iyo halganka dheer ee uu soo maray. Issaaq waa inuu buug ka qoraa yaraantiisii Ceel-Gaal ilaa Indianapolis. "Autobiography of Issaaq Hussein Cawaale". Xaqiiqdii, waa nin taariikh dahabi ah ku dhex yeeshay Maraykanka iyo Soomaaliya.

  • @MarshalHollande
    @MarshalHollandeАй бұрын

    wuxu sheegaayo walahi wa been iyo mashruc wax ka run ah ma jirto

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335Ай бұрын

    Indiana soomali waa la degan tahay badankooda ama uma shaqeeyaan sabab?

  • @user-lz2hd6gm1x

    @user-lz2hd6gm1x

    Ай бұрын

    Soomaali waa ka shaqeeyaan Royal Transportation, waxaad daawataa Hereri marka uu ku dhex wareysanayo gudaha Royal Transportation, iyo waxaad daawataa Xogmaal Media xaflad sannadeedka Royal Transportation.