No video

Dr Shiine oo la weydiiyey isticmaalka Subaga Badhida

#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 105

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed59036 ай бұрын

    Walee waan arkay qof dumar ah oo soomaaliyed oo xiligii sayid maxamed soo jogtay oo xiligii qixii dhimatay oo iyadoo waayeel ah ido loo qalijirey oo subaga subaxii shaha loogu dari jirey cafimad ka iyo indha heduba ay boqol kiiba boqol ahayen malagii ayaa uyimid lakin madax xanuun xataa kama shegan jirin Allahu Akbar.

  • @xafisoffical2047
    @xafisoffical20476 ай бұрын

    Mid ogoow Allaah kuma qiyaamaayo raashin ama hilib oo kaga dhigay xalaal dhib kama so garaayo insha allaah adigane bisinka ku biloow

  • @hanadadem

    @hanadadem

    6 ай бұрын

    Waxaa kale oo jira wax kasta oo xadkiisa ladhaafiyo dhib buu keenaa. Dawadaba overdose hadii laga isticmaalo waa lagu xanuunsadaa, laguna dhiman karaa

  • @xafisoffical2047

    @xafisoffical2047

    6 ай бұрын

    ​@@hanadadem Sida aan filaayo caloshada waxa aay qadeeso wad garanee. Marka taas waye ujeedka

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed10626 ай бұрын

    Sheeq soomaalida inta ka dhergaan ayey jiifanayaan marka subagii ayaa ku fariisanaayo laakiin hadey waqti hore cunaan ay socdaan iyo waqtiga ay shaqeynayaan waa u caafimaad laakiin waqtiga aad seexaneysid lama cuno cunto adag

  • @osmanabdi729

    @osmanabdi729

    3 ай бұрын

    Subaga idaha wa healthy lipids walal ee xita hadaad la seexato wax dhib leh malahan

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii6 ай бұрын

    Ilaahay ha xafido Sh Dr Shiine

  • @miskifarah4859
    @miskifarah48596 ай бұрын

    Maashaa ALLaah walaalkeey DR SHIINE AXMED YUSTUR JZKHEYR

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed75386 ай бұрын

    Maasha Allah, dadka halagu wacyi geliyo eney indhohooda check up ku sameeyaan sanad kasta

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein73826 ай бұрын

    anaa huba waa dawo naridu lkn yaan leska badin maa shaa allah ciyalka gooryaanka qaba iyo dumarka si gooniya bay u anficin ❤❤

  • @user-gq6tg8uj6w

    @user-gq6tg8uj6w

    2 ай бұрын

    Ani gaas xun baa idilay oo jirkeygii iyo tinteydii weykaladateen hdane subaga mrkan cuno wan kuxanunsada mxn sameyaa😢

  • @user-er3im3lp7h

    @user-er3im3lp7h

    Ай бұрын

    Wlshay h pylori mad qabtay

  • @umuislaax7736

    @umuislaax7736

    22 күн бұрын

    ​@@user-gq6tg8uj6wbeerka iyo xameetida. Iska baar. Hadey caafimad qaban. Waxba kama dhibeeyso baridu. Cun. Bakteeriayada. Gaaska keenta ayey ka dileeysaa

  • @nimco-q2i

    @nimco-q2i

    18 күн бұрын

    @@user-er3im3lp7h ana qaba maa uu dawa wll

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed30516 ай бұрын

    Masha Allah Waa nin diinleh

  • @xabiibafaarax2605
    @xabiibafaarax26056 ай бұрын

    Alle haxafido Dr toorka Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @Loveforbeauty442
    @Loveforbeauty4426 ай бұрын

    Dr. Shiine Alle hainoo daayo ❤

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah54886 ай бұрын

    Allaah haku xiiftiyo Dr shiineAmiin❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed15646 ай бұрын

    Wax kale ma cuno quraacda wlhy Maashaa Allaaah

  • @ibrahimcowke
    @ibrahimcowke6 ай бұрын

    Wuu fcn yahay Masha Allah. Dabeecad iyo naxariis intaba wuu leeyahay

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq6 ай бұрын

    Masha allah waa runtii diktoorka gaalo mar waxay rabaan inay waxooda xayaysiiyaan waxaynu haysanana wax uga sheegaan waana arin ganacsi iyo mid labaad oo ah inaanay hasan hilibka dabiiciga aynu haysano sidaa daraadeed waxay ka sheekaynayaan maaha hilibkeena waa kooda samayska ah

  • @safiaissa5917
    @safiaissa59176 ай бұрын

    Mashaa allaah sheekh

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish6 ай бұрын

    Shaashadaha ayaa dhib ku haya umadaha ma is tiri?

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht6 ай бұрын

    Maansha allah Dr shiine allayaa baarik

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle41866 ай бұрын

    Somalida waxey Tiraahdaa (Lax iyo Laxaw Meel islama Galaan )Waa Daawo La Hubo Birida Edaha

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim753320 күн бұрын

    Mashallah ;

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra75416 ай бұрын

    Dawooyinka ugu badan gaaladu waxay KU sameeyaan subaga iyo dhacaamada idaha

  • @user-lr3do9vu8w
    @user-lr3do9vu8w5 ай бұрын

    Alle ha ku xafido shiikh

  • @lamandhbbf3639
    @lamandhbbf36396 ай бұрын

    Waa run dadkeena waa xanuuna ku ridaya Saliida Xun meelahaa laga doofiyo, Plz ku bedela taa Subag sixin ta

  • @Bilaal14
    @Bilaal144 ай бұрын

    Aamiin walaalo

  • @macalinxuseen5497
    @macalinxuseen54975 ай бұрын

    Kheyr badan ala haku siiyo

  • @sahroali7203
    @sahroali72036 ай бұрын

    Masha allah dr shiine shukran

  • @somaleg1
    @somaleg1Ай бұрын

    Very good news

  • @KhadarAbokor-vc5sy
    @KhadarAbokor-vc5sy6 ай бұрын

    Masha allaah

  • @user-fw8ng8bn3e
    @user-fw8ng8bn3e6 ай бұрын

    M.a

  • @AyaanDheman-fe7dy
    @AyaanDheman-fe7dy5 ай бұрын

    Subaxaan waayo badhida laxoox waan isdaynay

  • @falisa576
    @falisa5766 ай бұрын

    Yemenis ka weliba raga barida Idaheena somaliya laga keeno Safbay u galaan waxay ka jecel yihina Malahan 2 ila 3 ido ah ayey gataan Waxay u yaqaanan Barbaraawi Waxay u gadanayana idaha wa baridaas un Gaas kana dawo ayey u tahay Lkn wa in la socdocdo hadi kale Cholesterol bu leeyahay

  • @khadaradan1216
    @khadaradan12166 ай бұрын

    Waa doctor rasmiya barakallah fika

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il6 ай бұрын

    Dr maxamuud shiine algarxajisiya ✅💯 ilaahay haku barakeeyo adiga iyo dhakhtarada garxajis oo dhan aamiin 🤲🤲

  • @abdifataahdeyibseid3269

    @abdifataahdeyibseid3269

    6 ай бұрын

    Dhakhtar reer ma aha

  • @Yusufliban-ty2tl

    @Yusufliban-ty2tl

    6 ай бұрын

    Waa xaqiirnimo halka ugu hoosaysa in digtoorkaa dadku jecel yahay aad qabiilo ahaan isu xejiso waa nasiib darooyinka waaweyn marka qofka qiyamkiisu gaadhaan ilaa derejada u hoosaysa halbeegiisuna noqdo qabyaalad iyo banii fulaan subxaanaka yaa cadiim

  • @abdifataahdeyibseid3269

    @abdifataahdeyibseid3269

    6 ай бұрын

    @@Yusufliban-ty2tl ell wa xanun Somali dhan qalbiga inagaga dhacay waana boog iyo xanuun qalbiga kudhaca waxyaabaha ugu xun marka ilaahay ha inaga caafiyo

  • @Ali-xw9il

    @Ali-xw9il

    6 ай бұрын

    @@Yusufliban-ty2tl adeer heego cadhooley baa nabartay qabyaalada kkkkkkkkk hawaarto qabyaaladu waa qaranimadeenee kor u qaaday kuqadeeya oo ku quraacdaeeeeeeey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 viva garxajis weyne ilaahbaa weynee ✅💯😎😎

  • @Ayaanosman-mk5rc

    @Ayaanosman-mk5rc

    6 ай бұрын

    War naga aamus madhaxyow waa bila grxjse

  • @sulemanali2019
    @sulemanali20193 ай бұрын

    Good

  • @xabiibafaarax2605
    @xabiibafaarax26056 ай бұрын

    Maasha Allaah

  • @saidmussa6461
    @saidmussa64616 ай бұрын

    Hilibka ariga waxa laga qadaa cholesterol/ blood pressure/ sugar BEENAALEYDA ka daaya dadka waxba mataqanid

  • @khadrafarah5488

    @khadrafarah5488

    6 ай бұрын

    War xiishod

  • @faarax1965

    @faarax1965

    6 ай бұрын

    hhhh doctor shiine ayaad leedahay waxba ma taqaanid 😂

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou6 ай бұрын

    Sax sax fariid Dr shiine

  • @fousiaismail308
    @fousiaismail3086 ай бұрын

    Gaalada idahoodu badhi sida keen malaha ee seyn dheer ayey leeyihiin waxey baadhitaan ku sameeyan malale dr shiine pls adigu same ama la kaasho dhaqaatirta baadhitaanada indha sameeya kuwaad daawooyinka ka iibsato Semley u dir

  • @c.kariimmaxamedxasan6884
    @c.kariimmaxamedxasan68846 ай бұрын

    Idihu waa daawo lahubo lana tijaabiyay ❤❤

  • @user-gu6po2eq4x
    @user-gu6po2eq4x6 ай бұрын

    Magacaygu waa dr.ahmednur waxaan hayaa rasuulka (csw) oo daawo ku sheegay

  • @user-gu6po2eq4x

    @user-gu6po2eq4x

    6 ай бұрын

    Badhida

  • @user-gu6po2eq4x

    @user-gu6po2eq4x

    6 ай бұрын

    Dhawaan waxaan idiinku bushaaraynayaaa daawooyin badhida aan ka diyaariyay

  • @user-gu6po2eq4x

    @user-gu6po2eq4x

    6 ай бұрын

    Dad badan oo aan anuu ka mid ahayna daaawo ayay ka heleen badhida

  • @bashkanuurka

    @bashkanuurka

    20 күн бұрын

    ​@@user-gu6po2eq4xgoorma😮

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd2 ай бұрын

    Asc

  • @a.ksanah8518
    @a.ksanah85186 ай бұрын

    Shiikha field kiisa maahan field kaan.

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye73826 ай бұрын

    Waa ajal geerida shiiqow

  • @NuurAbdiMahamud-rr1vu
    @NuurAbdiMahamud-rr1vu6 ай бұрын

    Mother of all cholesterol

  • @ashaalali1221
    @ashaalali12216 ай бұрын

    Its dangerous .subaga idaxa.Qatar waayo.take care.

  • @Ayub252
    @Ayub2526 ай бұрын

    Dr shiine ii balamiya tol hadaad tihiin

  • @NightingaleTorso
    @NightingaleTorso19 күн бұрын

    BADHI CAB !!!!!!!.

  • @rruweydaone2049
    @rruweydaone20496 ай бұрын

    Badhidu birta kujirta jidhka makaso saarta?

  • @cabdirashiid3122

    @cabdirashiid3122

    6 ай бұрын

    Haa wey soosartaa

  • @AhmedAdam-rl6ju
    @AhmedAdam-rl6ju6 ай бұрын

    What are the benefits of sheep tail fat on skin? Mongolians use sheep fat tail oil for baby's skin to boost immune system because it contains unsaturated fat. But nowadays the oil has been used for making cosmetic products such as oil cream and soap. People are appreciating its benefit.

  • @osmanahmad8509

    @osmanahmad8509

    2 ай бұрын

    Dadka aad wax usheegaysid waa soomali Dr shiina na waa soomali kale waayo marka cida ajnabigaa oo ingiriis ka aad usoo qoree Intaa inguriis kusoo qoraysid mangolian ku waxay u isticmaalaan barid inay ciyaalka difaacooda jirka u xoojiso lkn maalmahaan isqurxinta kareemada ah ayaa loo isticmaal Bro hadaad soomali wax usheegaysid ama aad ialeedahay wax u faaiiday luqadooda soomaalgaa ugu sheeg. Ingiriis dad iska leh ayaa wax isugu sheega mongolia oo nimankii tataarka ahaay kasoo jeedaan Soomaalidii hore oo xoola dhaqatada ahayd ayaa ka oqoon ogaa isticmaalkaa barida

  • @Zaak100
    @Zaak1006 ай бұрын

    hadii jirkada caafimad qabo waa cuni kartaa lakin dadka qaar xanuunada qabo uma roona dufan xawayaan ka yimada tankle maalin kasta hilip lama cuno

  • @fatumaahmed4718

    @fatumaahmed4718

    6 ай бұрын

    Maa waxed jogta foreign country

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton61006 ай бұрын

    Hilib ka gaduudan oo loda iyo ariga waa Qaali yurub. Waxeey dhaheen waa nafaqo.

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib44356 ай бұрын

    Badi iyo Heen Geel baa layi keenay maan isticimalin waan kaa baqay hadan dabada isu qabanaya 🤣🤣

  • @Sky4Abdi-zt3yp
    @Sky4Abdi-zt3yp6 ай бұрын

    Qofku haduu cuno waxaa loo baahan yahay inuu dhaqdhaqaaqisuna uu bato oo uusan la seexan xayrtii waayo wuxuu sababayaa miisaanka oo kora iyo cholesterol ka oo qofka ku bata laakiinse haduu socdo ama exercise sameeyo miisaan ma fuulayo

  • @user-go2wp1qw6i
    @user-go2wp1qw6i15 күн бұрын

    Qofki ubaahan isooqabato😊

  • @enddaoccupation
    @enddaoccupation6 ай бұрын

    Alh saliid cadey wan joojiyay mudo dheer.

  • @fatal2340
    @fatal23406 ай бұрын

    Yaa awood kuu siiyay adigoo aabo ah inaad ninaad dhashay xirto. Adiga si wanaag iyi kal gacayl ma u korisay? Xataa hadii uu caasi kugu noqdo waa in aad Ilaaheey u daysaa

  • @jassiemuse8366

    @jassiemuse8366

    6 ай бұрын

    Oo ma dhaqtarka xerey neh 😂😂

  • @fatal2340

    @fatal2340

    6 ай бұрын

    @@jassiemuse8366 aabihiis baa yiri anigaa xiray wiilkeyga oo igama uu warqabo anigii dhalay oo 70 jir ah oo wax aanan aniga shaqo iyo dheef ku lahayn ayuu ku mazhauulsan yahat noloshiisa.

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650Ай бұрын

    Waa runyiis gaal sidu rabo waxkuubari

  • @IsmaaciilCabdi-oj9mu
    @IsmaaciilCabdi-oj9mu6 ай бұрын

    asc walaalo meynagoo islaama ayey nu gaalo waxkabaranaa diin teena ayaa inagu filane kadaa gaalo ayaa wax nasoo bartey waa gafe

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL

    @QURAN-ONLINE-SCHOOL

    6 ай бұрын

    Cilmiga maadiga ayuu ka hadlayaa waana xaqiiq taasi dhibna kuma jirto

  • @fayecooking
    @fayecooking6 ай бұрын

    Wax kasta oo baruur ah waxaa laga qaadaa dufanta beerka ku dhaca iyo wadno xanuun ☺️

  • @xuseenibraahim6399

    @xuseenibraahim6399

    6 ай бұрын

    hadaadan kuseexan waa cfmd

  • @fayecooking

    @fayecooking

    6 ай бұрын

    @@xuseenibraahim6399 Inta badan dadkeyna dad shaqeysta ma aha inta ay baruurta ka dhergaan ayey qayilaad u fadhiistaan markaas ayey ka qaadaan cudurada beerka !ilah ha inagu cafiyo cuntada aan cuneyno Aamiin

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton61006 ай бұрын

    Indha la, aanta.

  • @Sacadmuusse
    @Sacadmuusse6 ай бұрын

    😅

  • @samiiramohamed8043
    @samiiramohamed80436 ай бұрын

    Walee wa ina an isla igadaa xoolaha

  • @user-gu6po2eq4x
    @user-gu6po2eq4x6 ай бұрын

    Asc. Dr.shiine badhida rasuulkaaa sheegay inay daawo tahay

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton61006 ай бұрын

    Cunno kala du duwan baa lacunaa. Cunta la, aanta na waa lagu cimri dag dagaa.

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton61006 ай бұрын

    Mugdiga weeye xabsika.

  • @jibriilahmed7361
    @jibriilahmed73615 ай бұрын

    Ma jiro qof Somali ah oo gaadhay 143 Taasi hore umaan maqal

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral98936 ай бұрын

    Aduunka kale Turkishka iyo carabta hilibka idihay cunaan, lakiin somalida hilib ari bey cunaan idaha wey necebyihiin

  • @daganahmedbolisoficial

    @daganahmedbolisoficial

    5 ай бұрын

    Idihu soo ari maaha

  • @defensegeneral9893

    @defensegeneral9893

    5 ай бұрын

    @@daganahmedbolisoficial maya

  • @tifowcalixasan8544
    @tifowcalixasan85444 ай бұрын

    Dr,, glocomaha ma laga yaabaa iney caawiso barida idaha

  • @user-wp6jl5xb7x
    @user-wp6jl5xb7x2 ай бұрын

    L 1:0😢0 😊

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton61006 ай бұрын

    Dadka xooladhaqatadaa dadka magaaaladaa ka hilib cun badan.

  • @Xaviga.yar101
    @Xaviga.yar1016 ай бұрын

    Joel Ogden buildings kelmadaasi

  • @mohamedjama8926
    @mohamedjama89266 ай бұрын

    Dr wa nin raga oo laga faa,iidaysto

  • @gurijoog3400
    @gurijoog34006 ай бұрын

    Gal iyo muslintona hayska rumaysan wax kasta ooyku sheegan hadu diintena yahayna daliilka waydi hadu cilmiga layijabiyey yahayna halku ka kenay waydi oo caligaga lakasho wixii ku shaqaynaya iyo waxan ku shaqaynayn. Cidi kugu qosli mayso hadad sida loo fikiro iyo sida wax lasu waydiyo aad barato لاكن الجهلاء يظنون كل من طلع على المنابر عالم

  • @jibriilahmed7361
    @jibriilahmed73612 ай бұрын

    War beenta naga daa., iimaanka beele Waa kee ninka 143 sano gaadhay Ceerigaabo

Келесі