DOOQAAGA MAYAHAY YES ama NO UTAABO || DAD CAAN AH OO LAGU ADKEEYAY OMG😳

Ойын-сауық

#YAHYE_HUNTER
Waxaad igalaso xariiri karta:
Instagram: Hunterda_official
Snapchat: Yayavic1
Facebook: Yahye mumin wardere
TikTok: Yahye.hunter
LAST SUBS: 734,813

Пікірлер: 280

  • @MabsudFaisal
    @MabsudFaisal4 ай бұрын

    Amiira qurux and koko like dadkan tusiya saanu u jecelnay❤❤

  • @Kokobulle-s3z

    @Kokobulle-s3z

    4 ай бұрын

    Waadiyar❤

  • @DabarKhadija

    @DabarKhadija

    4 ай бұрын

    ​@@Kokobulle-s3z❤❤

  • @RumanMuhumed-nd6jg
    @RumanMuhumed-nd6jg4 ай бұрын

    Amiira iyo koko aqoon nigama bahna wixiii aan koko iyo amiira ana doran angana ma rabno hadanehy team 27 asad is not eays becouse asad the one only of game waye i love team 27❤❤❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu

    @NasracarabXasan-jb5gu

    4 ай бұрын

    saas weeyaan sharfy

  • @xaliimoxaliimo1782

    @xaliimoxaliimo1782

    4 ай бұрын

    wlhi waa runtaa wa rag waawayn oo maseersan uuf 😂

  • @FardowsAbdilahi
    @FardowsAbdilahi4 ай бұрын

    Koko dhisitaan kagama baahna queen of team 27❤

  • @nawaalaragsan4701

    @nawaalaragsan4701

    4 ай бұрын

    Wuu iska hadalay ma isakay taqaanaa hadda boqorad la gaari waayay kooko bule

  • @user-uj1cx4fk8e

    @user-uj1cx4fk8e

    4 ай бұрын

    hadi ladido oo doqisa eheb xog miya tan kale koko ma u hadle micnha naftda uhadl bani adam aan wax ku dheer ha uhadlinee😮‍💨✋️

  • @bilaaal5881

    @bilaaal5881

    4 ай бұрын

    Barmamijka Lee lagu qurxinaa xanaqa joojiya😂

  • @user-uj1cx4fk8e

    @user-uj1cx4fk8e

    4 ай бұрын

    @@bilaaal5881 ani maxanqin ee wa layabe

  • @Nastexoali9
    @Nastexoali94 ай бұрын

    Koko queen of somalia❤❤❤

  • @balqesaabdi8785
    @balqesaabdi87854 ай бұрын

    Asad hagio waaqanan ... markasa kuleyihin amiira qurux yaladaha weey team 27 always on top❤

  • @Fataxo7
    @Fataxo74 ай бұрын

    Koko waa gabadha kaliya ee 3 malin ku gaartay 300k oo subscribe 😱 ,afka cali adi camal ma umaleysaa koko oo 25,8k wato dadka kaxisho nio caanimo aaniga dhuntaye,KOKO ANOTHER LEVAL🎉🥰

  • @moa341

    @moa341

    4 ай бұрын

    Waxaan game wyy ciyaal maa thy adi

  • @funshow7882

    @funshow7882

    4 ай бұрын

    Koko iyo amiira wankuwata❤❤❤❤😮😮😮😮

  • @Amirafan1
    @Amirafan14 ай бұрын

    Amira queen of team 27🫶🏻👸🏻😏😏

  • @user-mo1vw4nk1b
    @user-mo1vw4nk1b4 ай бұрын

    Team 27 is not easy 😆🖐

  • @Amirafan1
    @Amirafan14 ай бұрын

    Amira aqoon kaga mabahno 😂😂😂😏

  • @user-zh3sm3ol5d
    @user-zh3sm3ol5d4 ай бұрын

    Amiira Queen of somalia❤❤❤❤

  • @aminaahmed2701
    @aminaahmed27014 ай бұрын

    Koko bulle ❤❤❤❤ amiiro qurux ❤❤❤❤

  • @Hayaat835
    @Hayaat8354 ай бұрын

    Amiira aqoon nigama baahno she is queen 👸 views kan dardeed ku hesheen danbo afka haku so dagina

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu4 ай бұрын

    koko adigb kum taqaaaan ayay ay dhalybaa tahy waryaaa kaagn garnk cadle anig oo caaan ahybaaa ku kasyn dad kaa sharf badn oo kaaa taalnti badn baa isku dhisysaaaa amiira iyo koko dadka wataaaa kaa jecel❤❤❤❤❤❤

  • @mmc6092

    @mmc6092

    4 ай бұрын

    Sidee bay kaga sharaf badantahay macnaha ma sharaf la'aan baa asagu isku xishood gabary

  • @NasracarabXasan-jb5gu

    @NasracarabXasan-jb5gu

    4 ай бұрын

    @@mmc6092 yaaad iii taqaaan nayaaaaa ted lapaad koko waa naaag qiiimo badn wayn ka taaalnti badnthy waan naag is kaafisy gabdheeeey

  • @mmc6092

    @mmc6092

    4 ай бұрын

    Talantigu ma inii la qosolaaana waaba yaabe mxy dheerthy isaga wax sheeg

  • @NasracarabXasan-jb5gu

    @NasracarabXasan-jb5gu

    4 ай бұрын

    @@mmc6092 naaag yhy soo boqor qiima koko maxmuud buule talntigu ma laysla qoslaaa baa lugu dhahy nyaaaa isg.macno dro buu dhulkaa la meerysnyaa iydna in uudhinty iyo in uu noolyhy wlhi by garnyayn

  • @mmc6092

    @mmc6092

    4 ай бұрын

    @@NasracarabXasan-jb5gu adiga nyaa ku haya tani maanta aniga nin baan ahay teeda kale wax taalanti ah hdaa maadan sheegin magac lee tirisay mgrty

  • @HawoAliibrahim
    @HawoAliibrahim4 ай бұрын

    Koko bule iyo amira qurux aniga oo nila baran aye jiren ee is tajiya dhalanyaro

  • @mmc6092

    @mmc6092

    4 ай бұрын

    Dooqo xoog maahan gabareey is daji adiga

  • @user-rahmaaaaaaa

    @user-rahmaaaaaaa

    4 ай бұрын

    ​@@mmc6092xoog maaha inay iyaga hortooda jireen ma been baa Dadkaan wada bahalada u eg😂

  • @mmc6092

    @mmc6092

    4 ай бұрын

    @@user-rahmaaaaaaa hada inaa caydid maasoo istaag tayna mawaadan soo manayn

  • @user-ee5ww7xm6g
    @user-ee5ww7xm6g4 ай бұрын

    Amiira qurux maka Saratoga kulahaa hadan habaran anaa manta da waday dhaadhamo

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv4 ай бұрын

    Wah team yaxye huntee bas waye taagernimadiin waa kuqasaray hadaba kokodeyda ma aqaani dhahdeen siiba afka cali qalbiga bash😢😢

  • @user-el2ns3xh3h

    @user-el2ns3xh3h

    4 ай бұрын

    Halahas maku xanaqe😂😂😂😂😂team kaaba wushidanyhy kasna s.kle

  • @user-tc2bs2vt5e

    @user-tc2bs2vt5e

    4 ай бұрын

    Xolo

  • @moa341

    @moa341

    4 ай бұрын

    Waxaan game wyy xolo

  • @maxamedjaamacindho
    @maxamedjaamacindho4 ай бұрын

    Liverpool fans like ❤🎉

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade014 ай бұрын

    𝗰𝗶𝗱𝗮 𝗾𝘂𝗿𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗷𝗲𝗰𝗲𝗹 𝘄𝗲𝗹𝗰𝗼𝗺𝗲

  • @xamduushxamduush5268
    @xamduushxamduush52684 ай бұрын

    Yaa ushego hadda amiiro darted in aan u firsanayo😂❤

  • @ZalmaAbdulaahi

    @ZalmaAbdulaahi

    3 ай бұрын

    😂Ani cml thy

  • @user-nv8vq7gw9o
    @user-nv8vq7gw9o4 ай бұрын

    Koko buule iyo Amira isn't isy afka cali tem yaxye adaa kujeclen adikana bes fallow wakala labty falenbo bro hory usocda adi yaxye tim tuwani 27 isn't isy walahi Kama kaftamo afka cali nacas sorry Amira iyo koko 😢

  • @FardowsAbdilahi
    @FardowsAbdilahi4 ай бұрын

    Nimankan amiira iyo koko inay ka caansanyihin maba oga

  • @user-tc2bs2vt5e

    @user-tc2bs2vt5e

    4 ай бұрын

    Ha noshegin

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama364 ай бұрын

    Asad wey yaqaanaan Koko iyo amiiro Oo channel ka asad 98% kasoo muuqdo ama wax la duubo waala yasaaa yaab Ogaada in Koko iyo amiiro idinka caasanyhin

  • @riyaaqrasmi5990

    @riyaaqrasmi5990

    4 ай бұрын

    Waruntada

  • @abshirabdiyussuf4346

    @abshirabdiyussuf4346

    4 ай бұрын

    Sax

  • @Hayaat835
    @Hayaat8354 ай бұрын

    Amiira ha igu so dhisin kulaha asaba maanta igu horeeso marka asaaba ku so dhismay ayada dardeed😂😂😂😂😂😂

  • @riyaaqrasmi5990
    @riyaaqrasmi59904 ай бұрын

    Queen 👑 of tha Somali Koko bulle isoracaa

  • @user-ig9hr1ff7h
    @user-ig9hr1ff7h4 ай бұрын

    Koko bulle dhisitan makaga bahno

  • @HiboXasan-vy4uy

    @HiboXasan-vy4uy

    4 ай бұрын

    Sax😊

  • @FaadumoMaxamedCali-ng8nv
    @FaadumoMaxamedCali-ng8nv4 ай бұрын

    Koko queen of somalia

  • @RiyaadMaxamed-oz6do
    @RiyaadMaxamed-oz6do4 ай бұрын

    Qofkii labad comments bixiyo mideed kale nimankaan ixtiramk ha bartaan

  • @saamiyasagal8946

    @saamiyasagal8946

    4 ай бұрын

    Rag waa weyn oo gadh iyo gafuurka leh weeyi po ixtiraam aqoon..😡😡

  • @user-rj3zk9gj2w
    @user-rj3zk9gj2w4 ай бұрын

    Amiira qurux and Koko aqoon kagama bahno ado nocas u,eg baa afka badeelka ah kusoo taagaysaa amira io koko uf ciyal bathy inaa kuso caan baxdo baa rabtaa dambo😏 amira io koko haso qadina ,team 27 is not easy🥰🥰😍 ❤❤

  • @user-ou4rc1bs8v

    @user-ou4rc1bs8v

    3 ай бұрын

    Abaayo iskadhaf dooqisa wayay😂😂

  • @bakarxasan6584
    @bakarxasan65844 ай бұрын

    Ramadaan mubrak only muslimiinta😭🥺💗☪️

  • @user-mu1zl4hd8n
    @user-mu1zl4hd8n4 ай бұрын

    Koko weka weyn tahy mna garesi afleershe

  • @cilmiilaahey1281
    @cilmiilaahey12814 ай бұрын

    Koko is our qu'een

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho4 ай бұрын

    Aan kusalino nabigeena scw ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer104 ай бұрын

    Afka cali amiira qurux io koko wad garanaysa mxd isu dhaafinee❤

  • @user-mw1cg6di9j
    @user-mw1cg6di9j4 ай бұрын

    Copy from asad hahio

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha84 ай бұрын

    Koko bulle ❤❤

  • @user-in6db8gw3h
    @user-in6db8gw3h4 ай бұрын

    Copy Team 27 copy😂😂😂

  • @XusniNuurmuuse
    @XusniNuurmuuse4 ай бұрын

    Koko is queen😂❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk4 ай бұрын

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @CaaishaLiban-td3ov
    @CaaishaLiban-td3ov4 ай бұрын

    Marwo buldhuq isn't easy ❤❤❤

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha84 ай бұрын

    Koko bulle can candhaly wye qoftas marba hadaan anigu aqaan😁🤣

  • @mmc6092

    @mmc6092

    4 ай бұрын

    Mxaa tahay adi???

  • @Amuunmoha8

    @Amuunmoha8

    4 ай бұрын

    Wasiirada maraynta arimaha Social mediaha😂

  • @muniiraaweys7448
    @muniiraaweys74484 ай бұрын

    Nafarka koko ha igu so dhisin dhahooyo yaawaye darteed vidiowga udawanooya koko faraha kaqad wara

  • @user-uj1cx4fk8e

    @user-uj1cx4fk8e

    4 ай бұрын

    Naftda uhadl sis❤

  • @user-xh7iv7cn7z

    @user-xh7iv7cn7z

    4 ай бұрын

    ​@@user-uj1cx4fk8e adigu kaga u hadal sis

  • @ZekiMaxamed-yq2kc

    @ZekiMaxamed-yq2kc

    3 ай бұрын

    Sax

  • @shaxaariyada
    @shaxaariyada4 ай бұрын

    Amiiro iyo koko waa dadka aad kudsyataan nacalayey team 27 is not easy 🥱🙄🖐

  • @maxamedxasancalimaxamedxas9329

    @maxamedxasancalimaxamedxas9329

    4 ай бұрын

    Kly ixoog shaxariyada😂❤

  • @shaxaariyada

    @shaxaariyada

    4 ай бұрын

    @@maxamedxasancalimaxamedxas9329 waa somane hai dambaajin😂💔

  • @IqraSheikh-cu1lz
    @IqraSheikh-cu1lz4 ай бұрын

    Koko bulle❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdirahmanyyyy
    @Abdirahmanyyyy4 ай бұрын

    Goat messi 🐐

  • @hamdimohamed2240

    @hamdimohamed2240

    4 ай бұрын

    The goat is Ronaldo 🐐

  • @cabdirahmancabdirahman3563

    @cabdirahmancabdirahman3563

    4 ай бұрын

    ​@@hamdimohamed2240fikirkaaga lee wye taas

  • @user-uy9rs3wb5q

    @user-uy9rs3wb5q

    3 ай бұрын

    Waa ku salaamay team messi🤝🤝🤝

  • @user-tz3bk2bw6b
    @user-tz3bk2bw6b4 ай бұрын

    Amira maql makagabahneeey iisaruri un adigu wllow😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @najaxsaxardid9067
    @najaxsaxardid90674 ай бұрын

    Team 27waxka aqlaaqbadan maleh xataa qofka hadaanay garanyn wayka aamusan edeb ayay umuujiyaan Kuwana qofkiii ay garanayaan ayay dhahaan ma aqaano aqlaaq sameeya

  • @jiyaaapdulkadir
    @jiyaaapdulkadir4 ай бұрын

    Amiiro qurux iyo kooko barasho maidin kaaga bahna

  • @djfatka1936
    @djfatka19364 ай бұрын

    Ramadan mubarak ❤❤ yahya and your friends

  • @user-mk2bf8wt5u
    @user-mk2bf8wt5u4 ай бұрын

    Koko ❤❤boqortooyo❤ 👸 and amiiro queen 👸 laga xunyahay❤😂OMG waligiin magaareesiin

  • @kunciilcade1250
    @kunciilcade12504 ай бұрын

    wilasha qaar ma in ee soo caanbaxan miyee rabaan hadala qaar waa la iska dhafaa ilayn waxa aa kujirtaan baraha bulshada gafka iyo yasida waa laga fiican yahay no ama yes lee dhihi kartaa

  • @ilhaamire55051
    @ilhaamire550514 ай бұрын

    Wd copy hdn ma naqno dhahee😂😂😊

  • @MaxamadAxmad-vb1nh
    @MaxamadAxmad-vb1nh4 ай бұрын

    Koko adi wayka cansantahay caloay😢

  • @user-oi3nv6yq5c
    @user-oi3nv6yq5c4 ай бұрын

    Dirsla Abdi the goats waya reer moqadsho qudad iska daya yaxye hunter oshagaa bro

  • @mohamedabukar3575
    @mohamedabukar35754 ай бұрын

    Ciyaaalkaan baadiyaha laga keenay iyo rag iska celiska ah meel hanoo soo istaaginin 😂

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo17824 ай бұрын

    wlhi yaab yaa yaqaan ragan waawayn malaha amiira iyo koko ayay ka maseer sayihiin aboo shaqaysta rag waawayn baa tihiine 😂

  • @farxiyocllaahixusen1327
    @farxiyocllaahixusen13274 ай бұрын

    Amiira queen of somalia

  • @user-hp6bp2oi6n
    @user-hp6bp2oi6n4 ай бұрын

    Dadka le koko ma naqano ma ogo miyaa in la yaqanay iyaga ka hor 😂

  • @ramishally
    @ramishally4 ай бұрын

    Amiir iyo koko aqoon me idinka rawan 😂💔✋️

  • @user-et4xe6my1x
    @user-et4xe6my1x4 ай бұрын

    Somalidan bal firiya Adeer team 27 waxaa uga horeyey Yahye hunter. CIDI Barnamishyadi. Hore dib ugulabta. Idinka copy Eee. Mashqulka badaan Dadka kadaya wa Ramdaame

  • @masbal9180
    @masbal91804 ай бұрын

    Team 27 is not easy copy😂😂😂

  • @sulfaanmahad27
    @sulfaanmahad274 ай бұрын

    Ninmankaan in lasoo qaato oo tiktok la keeno bay intaas u maraayaan😂😂

  • @xaliimoxaliimo1782

    @xaliimoxaliimo1782

    4 ай бұрын

    haaa waa caan raadis malah 😂😂😂

  • @cabdiraxmaanshaakir
    @cabdiraxmaanshaakir4 ай бұрын

    Ramadaan kareem 🌙🤍

  • @user-di8xx1uw8q
    @user-di8xx1uw8q4 ай бұрын

    Ramadn moubarek

  • @user-sb9hw1hn8t
    @user-sb9hw1hn8t3 ай бұрын

    Wixii koko doranin anagana manaqano koko is the queen of team 27❤❤❤❤❤❤

  • @saadiaali9720
    @saadiaali97204 ай бұрын

    Drisle Abdi free, it is legend

  • @user-iy9ox2yh7q
    @user-iy9ox2yh7q4 ай бұрын

    Dirisle abdi wa legend legend dalay

  • @salmaanzeik0
    @salmaanzeik04 ай бұрын

    🌙 نهنئكم بحلول شهر رمضان المبّـــــــاركَ نسأل الله ان يعيننا فيه على الصيام والقيـــــــام وتــــــــلاوة القـــــــــرآن 🕌 كَلَ عــــــــآمِ وُأنـــــــتُــــــمِ بّـــــــخـــيــــّر RAMADAN MUBARAK MY FAMILY❤️✅

  • @user-tv4ir5bv5r
    @user-tv4ir5bv5r3 ай бұрын

    Happy axmed qof aan oqoon xagee ku nool yahy

  • @user-uk4iz2zt8t
    @user-uk4iz2zt8t4 ай бұрын

    War yahye wamaxay xayawanadan aad soo ururisay kibirka iyo isla waynida iska daaya kudhe doqomada

  • @DheemanluulDheemanluul
    @DheemanluulDheemanluul4 ай бұрын

    Odayashan calosha ween gabdha yaa waye dhaha ma lagu adkeyay 🤣🤣🤣😊

  • @saabiriin342

    @saabiriin342

    4 ай бұрын

    Waa umaleyna asaga magaciisa xitaa ma aqaani😂

  • @user-we7bl3vw5r
    @user-we7bl3vw5r4 ай бұрын

    Happy mryan cbdiwali ldhahaaa axmed wa awowaheda weye

  • @Zabrin23
    @Zabrin234 ай бұрын

    Nakata wona daweyy hada team amiiro nahay lkn kuwa kle barasho ma idinkaga bahna anage boqrad yal ino yihin koko neh s.kle so dadkana idin aqanin afka hala galina dad wx aqon tihine qifa taqn le wliga lala kaftama😮

  • @user-tq2in1qi5n
    @user-tq2in1qi5n4 ай бұрын

    Koko watching video🔐💋💔and say : dhexdhigte ma ikasayo nooh uf😂😂

  • @Fahiima__aly
    @Fahiima__aly4 ай бұрын

    Koko cid gaarta majirto magaca foolxumadiisa ku lahaa magacaas aa kaa caansan kawaran hee😏😒😌

  • @wll_xuska_poi
    @wll_xuska_poi4 ай бұрын

    ❤❤😂😂 Ramadan karii.

  • @Ayaanxuseen-go8zh
    @Ayaanxuseen-go8zh4 ай бұрын

    Team 27 only like🎉

  • @SahalClaahi-uj4tl
    @SahalClaahi-uj4tl4 ай бұрын

    Coomiinta wax kama garanayaan greatest of all time

  • @Omarabdulaahimaxamuud
    @Omarabdulaahimaxamuud4 ай бұрын

    Ramadan kariim

  • @Amal_UK
    @Amal_UK4 ай бұрын

    Team Sharma boy🫅❤️❤️❤️

  • @ayaanabdle-zx1qd
    @ayaanabdle-zx1qd4 ай бұрын

    WAR BAHAL YAW FOLXUMADA BADAN KOKO DHISITAN KAGAMA BAHNA KOKO BULE ISN'T EASY ❤❤

  • @user-cv9gl9vv1o
    @user-cv9gl9vv1o4 ай бұрын

    aqlimalaha dadra garanwayay koko io amiiro habi ahmed❤❤❤❤❤

  • @1fil-san
    @1fil-san4 ай бұрын

    Afka cali doqon 😶baa tahay kooko maxaa la gaga soo dhisaa bilaa ixtiraam baa tahay

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa4 ай бұрын

    13:01 koko Iyo Amiiro MakasaaYi Asad Uu Kasaa Caqli Xumaa

  • @user-tz3bk2bw6b

    @user-tz3bk2bw6b

    4 ай бұрын

    Layaba😂😂😂😂😂😂

  • @user-ri7cl8sh4i
    @user-ri7cl8sh4i4 ай бұрын

    Only Keydsanee fans ❤

  • @user-cd4mo3iu4s
    @user-cd4mo3iu4s2 ай бұрын

    Queen koko bulle

  • @real___________mohan4324
    @real___________mohan43244 ай бұрын

    😂 commentiga sedexad 😂💔 ahy yees

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu4 ай бұрын

    wlhi waxi waab yay ayay dhaleeeen waar wlhi dadkn way idnka taalnti badnyihiiiin waar.wlhi kan garka cadle iyo kle eee bidaartle waa farkha😏😏😏😏😏😏😏😏😏

  • @user-er8vd8qq7e
    @user-er8vd8qq7e4 ай бұрын

    Koko iyo amiira qurux aqoon idinkama rabaan Hadad doorataan iyo hadaad diidaanbo kulayl iyo qabow toona kuma haysoh😤

  • @sakixirsi2417
    @sakixirsi24174 ай бұрын

    Yahyow zxp nagata meesha qabyaalad buu ujooga goat geesay iyo happy Ahmed no utaabtya

  • @abdiseed3363
    @abdiseed33634 ай бұрын

    Damiin oo dhan messi ayu yes utabana😂😂

  • @user-tz3bk2bw6b
    @user-tz3bk2bw6b4 ай бұрын

    Dumar Mel Dig bal rag Amira iyo koko kunaxsan baa jiro ilen😂😂😂😂 woooooyyyyy San uegtihin 🐒🐒😂😂😂😂

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade4 ай бұрын

    Ramaadaan kareem❤❤❤

  • @bushromaxedismacil
    @bushromaxedismacil4 ай бұрын

    Waa intasoo shawaystanimo ah😂😂😂

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali274 ай бұрын

    Ramadaan kariim 😢❤

  • @Armygirl12378
    @Armygirl1237829 күн бұрын

    Dadkan cuqdadba haysa wlaahi team 27 is not easy 😂😂😂

  • @wiilkawanaagajecel845
    @wiilkawanaagajecel8454 ай бұрын

    Koko xifaaltanka kadhaxeeyo mx waaye

  • @XASAAASI
    @XASAAASI4 ай бұрын

    Team halkan waan jognaa la socda yaan lagu fududdaan

  • @XzaBrIboy-5
    @XzaBrIboy-54 ай бұрын

    Þ Ramddan Mubarak one like❤

  • @mohamedabdullahi7983
    @mohamedabdullahi79834 ай бұрын

    Yahya hotelka badal next time harwanag inbadan ayan aragne

  • @mohamedabukarhusein3631
    @mohamedabukarhusein36314 ай бұрын

    Afka cali alaah bis ayaa loo sujuudikaraa

Келесі