DOOQA GABDHAHAAN ILA FIIRI HADAAD KA HESHAY YES TAABO HADAAD KA HELIN NO TAABO

waakan tik tokga xidigta please 10k aan gaarsiino follow soo dheh
www.tiktok.com/@xidigta2?_t=8...

Пікірлер: 4 100

  • @GAANI.
    @GAANI. Жыл бұрын

    Si uu program uduubo hall ukireeyay asac sido kle dhalinti uu isku keenay oo dhanne qado ayuu ka baxshay nasab kaligi cunne maaha wlh 👍

  • @abdrahmenibrahimahmed9646

    @abdrahmenibrahimahmed9646

    Жыл бұрын

    ﷺ ﷺ ﷺ

  • @GAANI.

    @GAANI.

    Жыл бұрын

    Thanks Asad aadban sxb kugu xiranahay bilawga safarkaga ila iyo hada ... First somalia youtuber insha alah ✌️

  • @camircamale3369

    @camircamale3369

    Жыл бұрын

    Rag yaqaa rag yaqan dhalay waye. Raggimo lih raganimo maha in rag layahay ee waa wax la is dheer yahay.

  • @najmonajmo7131

    @najmonajmo7131

    Жыл бұрын

    Nosobadiya jalajigana

  • @daauudclaahi8681

    @daauudclaahi8681

    Жыл бұрын

    Asc

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Жыл бұрын

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad 💞❤️❤️ﷺ🕋

  • @mohamedqadar0987

    @mohamedqadar0987

    Жыл бұрын

    Big fan

  • @yahyeabdi6240

    @yahyeabdi6240

    Жыл бұрын

    Salallahu calayhi wasalam ❤️❤️

  • @saidgouledabdib0116

    @saidgouledabdib0116

    Жыл бұрын

    Scw

  • @abdulkadirkooshin9659

    @abdulkadirkooshin9659

    Жыл бұрын

    Scw scw scw

  • @maaidocrisaaq5944

    @maaidocrisaaq5944

    Жыл бұрын

    @@saidgouledabdib0116 😘😘😘😘😘😘😘😘😘👧👨👧👨

  • @butucoiyomustafe
    @butucoiyomustafe Жыл бұрын

    inta cumeer surwaalka xaga dabe ku qosley like isaar😂😂👍😂

  • @Shavirajucun
    @Shavirajucun Жыл бұрын

    Wlhi ninkaan Waa u qalmaa 100 M Waa hadii aan la xasdeen Asad wll Waxaa ka qaalisan tahay Kumaan anaga oo lugahooda qaba allah ayaa xikmad iyo hal abuurnimo kuu geliyey lugaha kaa maqan ha u ciishoon Wlhi waxa kaloo laguu badalay wax ka qaalisan taasoo Ah in walalahaga somaliyed qalbiyadooda naxariis laguugu beeray taas waxa cadeen u Ah in aad tahay shaqsiga media ha ku jira aan wax cadow laheen guul bro thanks 🙏

  • @ismaip1
    @ismaip1 Жыл бұрын

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

  • @daarulqaraar7536

    @daarulqaraar7536

    Жыл бұрын

    Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..'"'"'

  • @abukaryaxye68

    @abukaryaxye68

    Жыл бұрын

    Wllhi wan qosolay

  • @foosiyocabdirisaaq5126

    @foosiyocabdirisaaq5126

    Жыл бұрын

    sax maaha kaligi cuno waana qof xisaabtama asad lcgta meshan laga helayo hadusan ku celin haf ka mid ah dadki shaqeeyay asna saan asaagis uguma sareen laheen wxad hesho haaf iyga ku celi oo dhiragalin sii chanlkoda hala boqdo dheh si adna xiliga u bahto diyar ku noqdan

  • @yaserfaed1919

    @yaserfaed1919

    Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @nimajirde6413

    @nimajirde6413

    Жыл бұрын

    Salallaahu calayhi wasalam

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын

    Wax.walba. waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤️ 💖 💓 💕 ♥️

  • @sucadabdi918

    @sucadabdi918

    Жыл бұрын

    Sax waa runtaa

  • @umanajmo6684

    @umanajmo6684

    Жыл бұрын

    Masha allaha

  • @aweysmaxamedamiin6462

    @aweysmaxamedamiin6462

    Жыл бұрын

    كلم صحيح ماشاء الله تبارك الله الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @maryamsheikhahmed6705

    @maryamsheikhahmed6705

    Жыл бұрын

    Bart 2 abowe

  • @user-tu4nz1hy3v

    @user-tu4nz1hy3v

    Жыл бұрын

    Sax

  • @qeyshappy1994
    @qeyshappy1994 Жыл бұрын

    hhhhh Barnaamij Xiiso leh Caajiska Ayuuba iga Qaaday So Funny Lejenow Part Two Dhanka Gabdhaha Kasoo dhig😊

  • @cabtoyisnacay7438

    @cabtoyisnacay7438

    Жыл бұрын

    🤣🤣🤣sow maahan

  • @fatumasheikh8023
    @fatumasheikh8023 Жыл бұрын

    MashaAllah! The fastest growing KZread in our somality community....you are our MR BEAST

  • @mahamettzhakir2744
    @mahamettzhakir2744 Жыл бұрын

    The best person over the most knowledge able and the most shine All created prophet Muhammad Scw Scw ❤

  • @abdullahihussein3808

    @abdullahihussein3808

    Жыл бұрын

    صل الله عليه وسلم

  • @zacduushmaxamuud2357

    @zacduushmaxamuud2357

    Жыл бұрын

    Part 2

  • @bisharoabdulahihassen6755

    @bisharoabdulahihassen6755

    Жыл бұрын

    Salallahu Calayhi Wasalam ❤️

  • @fardosamohamed

    @fardosamohamed

    Жыл бұрын

    S c w

  • @SamiraSamira-uz4fl

    @SamiraSamira-uz4fl

    Жыл бұрын

    Scw Scw scw scw ❤

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Жыл бұрын

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad ❤❤😍😍صلي الله عليه وسلم

  • @nasrudiincade1243

    @nasrudiincade1243

    Жыл бұрын

    Abti maxed qadr wan ku salaamy

  • @nasrudiincade1243

    @nasrudiincade1243

    Жыл бұрын

    Waxan uxiisay inaad. Tabiso ciyaaraha. Goormee abti

  • @aminkeey1882

    @aminkeey1882

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/eYVs0saanM_aebQ.html ANIGA WAA YABAY ADIGA .MAYAABTAY

  • @SamiraSamira-uz4fl

    @SamiraSamira-uz4fl

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw ❤

  • @mohamedyarisow121

    @mohamedyarisow121

    Жыл бұрын

    Wan ku wataaa moha

  • @bishararashid1776
    @bishararashid1776 Жыл бұрын

    I can't stop rewatching this video 😩am eagerly waiting pt2 Road to 2M

  • @FaizoCrahman-oq8qo
    @FaizoCrahman-oq8qo Жыл бұрын

    Nabi muxamad kusaliya wallaalayaal❤❤❤

  • @hawahassan9531
    @hawahassan9531 Жыл бұрын

    Kani waa muuqaalkii ugu fiicnaa ee aan arkay noloshayda. waxaan rabnaa muuqaalo badan oo sidan oo kale ah. marka xigta waa ragga dooran doona hablaha insha allah

  • @jamiilamohamed8299

    @jamiilamohamed8299

    Жыл бұрын

    Hyo

  • @honestgirl7597
    @honestgirl7597 Жыл бұрын

    Maskaxda iyo caqligaba Alle haku barakeeyo wll asad wey adag tahay in maalin walba la helo fikrad cusub Alle haku ilaaliyo wll ❤🥰

  • @kiincabdiraxman1307

    @kiincabdiraxman1307

    Жыл бұрын

    M.a m.a wllkey asad wxn ku leyhy ilah hku barakeyo gardkga iyo fikirkga wngsn more be successfully I.n

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/aJdm07Kqod27e8o.html

  • @maowosman3679
    @maowosman3679 Жыл бұрын

    ASAD bro this incredible,...I become emotional & laughed too. Can't wait for part 2 This time ... boys will choose. Thanks though sxb sare Abdifatah from Kenya

  • @daacadable
    @daacadable Жыл бұрын

    I like the way those two young persons share a moment of dialectical wisdom . The best show for me . Asad we enjoy your work and we appreciate your amazing 👏 content.

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 😥

  • @aslimustaf7525

    @aslimustaf7525

    Жыл бұрын

    Bartoo 2 please 🙏 my brother 🙏 keep going asad libax

  • @SamiraSamira-uz4fl

    @SamiraSamira-uz4fl

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw ❤

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Жыл бұрын

    The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 Жыл бұрын

    Masha allah the best wa barajimka kaliga youtube uso galo keep going asad coming soon 5 million❤❤✊✊✊

  • @binali5489
    @binali5489 Жыл бұрын

    Masha Allah bro. Keep going i am big fun of you. Shaqada xitaa waan ka daahay saakay sidaan u daawanaayey barnaamijkaan soo badi bro Dhamaantiin Allah idin amaansado. Big respect 🙏

  • @KING_11878
    @KING_11878 Жыл бұрын

    The Best Person Ever The Most Knowledgeable And Most Shine al Created Prophet muhammad صلى الله عليه وسلم♥️♥️♥️🕋

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/aJdm07Kqod27e8o.html. Igu so bir

  • @cabdirashiidrashka1799

    @cabdirashiidrashka1799

    Жыл бұрын

    ﷺﷺﷺجزاك الله خيرا

  • @bisharoabdulahihassen6755

    @bisharoabdulahihassen6755

    Жыл бұрын

    Salallahu Calayhi Wasalam ❤️

  • @falhadhahussein970

    @falhadhahussein970

    Жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم

  • @SamiraSamira-uz4fl

    @SamiraSamira-uz4fl

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Жыл бұрын

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞🤲☝🕋

  • @xashicali3085

    @xashicali3085

    Жыл бұрын

    Waaw

  • @fatmacookingbeuty

    @fatmacookingbeuty

    Жыл бұрын

    SCW

  • @fatmacookingbeuty

    @fatmacookingbeuty

    Жыл бұрын

    Xashi Cali subscribe iso Sar

  • @nurdahiroble3877

    @nurdahiroble3877

    Жыл бұрын

    Scw

  • @qaalidcabdi249

    @qaalidcabdi249

    Жыл бұрын

    Kkkkk waaw nice guys

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Жыл бұрын

    Mnsha allah hablaheena quruxda bdn xishoodkuna u dheer yahay ❤️ Ibra iyo cumeer never give up ☝️

  • @roodamohamed6855

    @roodamohamed6855

    Жыл бұрын

    M.a hore usoco wllo qali

  • @zeinababdimadey9030
    @zeinababdimadey9030 Жыл бұрын

    Maasha allah abowe mcn keep going Allah ku daayo noloow intaa noolo jirta farxada ku noloow waliga Allah dirta ayaan ku jeclahay Maasha allah

  • @geedadayg7139
    @geedadayg7139 Жыл бұрын

    Asad zxp si uu barnaajidku u macaanaado, qofka tartamaya, hasoo galo gabdha ha eegto kadib ha baxo, markuu baxo gabadha ha doorato Yes ama No, asad adigana meel ku qoro dadka ay dooratay, kadib u yeer wiilasha waydii qofka kasta wuxuu filayo in la doortay iyo in kale 🤣 kadib u sheeg ka la doortay iyo kan aan la dooran taas baa maacaan qofkii igu raacsan like saar hhhh

  • @naciimocumar5889

    @naciimocumar5889

    Жыл бұрын

    Yes waan kahelay arinkas ani ahaan

  • @wizgurey8012

    @wizgurey8012

    Жыл бұрын

    𝘄𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗵𝗲𝗹𝘆 𝘄𝗹𝗹𝗵𝗶 𝘀𝘅𝗽😂😂😂😂

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 Жыл бұрын

    The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰💟💟 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣💟

  • @bisharoabdulahihassen6755

    @bisharoabdulahihassen6755

    Жыл бұрын

    Salallahu Calayhi Wasalam ❤️

  • @SamiraSamira-uz4fl

    @SamiraSamira-uz4fl

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw ❤

  • @makavelizhak7977

    @makavelizhak7977

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw

  • @kowsarabdullahi3010

    @kowsarabdullahi3010

    Жыл бұрын

    Mashalllaha

  • @user-du1xr8rt7q

    @user-du1xr8rt7q

    2 ай бұрын

    Maashallah asafxaajiyow ❤❤❤❤❤

  • @queenanisa1589
    @queenanisa1589 Жыл бұрын

    Cumeer funny waaye runtii 🤣😂 Kalsoonidiisa 💯💯👌👌

  • @Gory-ali
    @Gory-ali Жыл бұрын

    Wiilka. Koowaad. Niyada. Aa. Kajabiseen. Laakiin. Waa rijaal maasha allaah. Quruxda iyo. Labiska. Lama. Qaato

  • @simanabdullahi5620
    @simanabdullahi5620 Жыл бұрын

    Cwa qosol ima harin🤣❤ asad ilhy caqligaga hku barakeyo Marwalpo Waxyabo Fcn Oo madadalo Ah Ba Nokenta Thank you walken ❤🥰

  • @adnanmodelofficial8242
    @adnanmodelofficial8242 Жыл бұрын

    asad ciyaartan ku celis waaye part 2 hhhhhhhhhh dhulka la-ila jaray 🥺

  • @filsanahmed5395

    @filsanahmed5395

    Жыл бұрын

    Kkkk way ku dhacday adnanaw

  • @xasankaafi4804

    @xasankaafi4804

    Жыл бұрын

    Sidan niyad jab wye wlh inkasto Game e thy

  • @cismaanmaxamed9766

    @cismaanmaxamed9766

    Жыл бұрын

    😂😂😂

  • @abdiqafar8219

    @abdiqafar8219

    Жыл бұрын

    Kkkk

  • @shamsomohamed167

    @shamsomohamed167

    Жыл бұрын

    Ok

  • @djweerofficial
    @djweerofficial Жыл бұрын

    THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD

  • @nastamoha1788

    @nastamoha1788

    Жыл бұрын

    Cumeer guull😊😊😊 iyo ceyda guul😊😊

  • @ardomaxamed9861
    @ardomaxamed9861 Жыл бұрын

    ‏اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد المجيد اللهم بارك على محمد وعلى عالي محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم‏إنك حميد المجيد

  • @5-starsnews
    @5-starsnews Жыл бұрын

    "Marka aad ixtiram umuujiso qalbiga qof aan mudneyn waxa uu kuu arkaya qof liita oo aan caqli lahayn haka shalaynin wanag aad usameysay qof kale ogow waxa tahay qof leh shaqsiyad fiican" So dhww nguso biir wl ❣🙏

  • @ciiseabdale7569

    @ciiseabdale7569

    Жыл бұрын

    Mya run ahntii ddka wxy ka mudn yihin ma hane loo gama badiyo wx kle

  • @Kaafi_filims
    @Kaafi_filims Жыл бұрын

    Caawa jimca waaye aan kusalino nabiga scw

  • @amienfaraska4977

    @amienfaraska4977

    Жыл бұрын

    Scw scw 🥰

  • @safiyobisharmohammed1750

    @safiyobisharmohammed1750

    Жыл бұрын

    Wcs

  • @xamdaqueen3706

    @xamdaqueen3706

    Жыл бұрын

    scw scw scw

  • @Saafixajiabdi

    @Saafixajiabdi

    Жыл бұрын

    SALALAHU CALEYHI WASALIM

  • @zeinabdaud1909

    @zeinabdaud1909

    Жыл бұрын

    Scw

  • @TM-do8xl
    @TM-do8xl Жыл бұрын

    Thank u abowe asad program qurux badn noso gudbisay wan ka helay wlhi🥺🥺❤️❤️

  • @ayaabdala7829
    @ayaabdala7829 Жыл бұрын

    Arman is such a good looking attractive man!😍 You can't say no to this guy. If I were there I would have chosen him double and double.

  • @ummulkhairahmed8336

    @ummulkhairahmed8336

    Жыл бұрын

    Yeah, 👍

  • @SAKARIA1
    @SAKARIA1 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledege able and the most shine all created is prophet Muhammed Scw scw❤💖🕋🕋

  • @abdifitahshushuule9606

    @abdifitahshushuule9606

    Жыл бұрын

    Scw

  • @tihaanhassan8332

    @tihaanhassan8332

    Жыл бұрын

    Kkkkkk

  • @SamiraSamira-uz4fl

    @SamiraSamira-uz4fl

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw ❤

  • @SAKARIA1

    @SAKARIA1

    Жыл бұрын

    @@tihaanhassan8332 ma saliga nabigaad ku qoslaysaa

  • @GAANI.
    @GAANI. Жыл бұрын

    Arimaheena Nasab hada maqasho adaa ah waayo walalka si run ah ugarab taagantahay Guuleysta Dhaman rer KL❤️💯

  • @ilhanisha2813

    @ilhanisha2813

    Жыл бұрын

    💯

  • @asadyare796

    @asadyare796

    Жыл бұрын

    COMMENT-GAN HALA QIIMEEYO

  • @ArimaHeena

    @ArimaHeena

    Жыл бұрын

    Thank u so much brother.. adigana nasab kalaa tahay😎

  • @ilhanisha2813

    @ilhanisha2813

    Жыл бұрын

    @@ArimaHeena 😳❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💙💙💙💙

  • @GAANI.

    @GAANI.

    Жыл бұрын

    @@ArimaHeena 🙏

  • @mohammadaskaricaruur2967
    @mohammadaskaricaruur2967 Жыл бұрын

    Walahi asad hagio Another level 22hours 200+k MASHA ALLAH keep going bro

  • @bashiirhassanfarah7882
    @bashiirhassanfarah7882 Жыл бұрын

    Best KZreadr in the world hadan ku dhaho wllhi qalad magalin keep going brother Asad❤🙏

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 Жыл бұрын

    the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤

  • @hafsaabdullahi514

    @hafsaabdullahi514

    Жыл бұрын

    صلي الله عليه وسلم

  • @SamiraSamira-uz4fl

    @SamiraSamira-uz4fl

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw ❤

  • @aweysmaxamedamiin6462

    @aweysmaxamedamiin6462

    Жыл бұрын

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @ruwaydaabdihakim7539
    @ruwaydaabdihakim7539 Жыл бұрын

    Masha allah wll asad waad ku amaanantahay sida dhalinta reer malasia united oga dhigtay waa arin kudadho mudan Hambalyo ayaan kuleenahay hormar iyo guulo badan insha allah 🤲👏

  • @nadiiranuurcali6466
    @nadiiranuurcali6466 Жыл бұрын

    Maasha Allh asad hore usoco wllkya qof dhaliyard horemar uu sameeyay tahya

  • @fatumamohamed2555
    @fatumamohamed2555 Жыл бұрын

    Have really enjoyed to the fullest...part2 please asad hajio

  • @maryamadhooljeyte8792
    @maryamadhooljeyte8792 Жыл бұрын

    😂😂😂😂 this is another leval wllhi amriira iyo jamaal vedioga ayeyba xamasd uyeleen😂😂😂 jah Asadow poowe horay usoco wllhi wxan fikrad wey dhafeen

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 Жыл бұрын

    amiira qurux maasha Allah waan kuwada 👏👏👏🥳🎊🎊the most bersom ever the most knowledge able and the most shine all created bedbbhet maxamed scw scw scw scw 🕋😭🕋✅✅

  • @SamiraSamira-uz4fl

    @SamiraSamira-uz4fl

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw ❤

  • @aminadahir8649
    @aminadahir8649 Жыл бұрын

    Barnaamija wuu xiisa badan yahay runtii, mida kle amira jwb xul siisay jacelow, asag waa ku salaamay abowe😍😍😍

  • @abudaud1230
    @abudaud1230 Жыл бұрын

    Masha allah ilahya ha ku xafido abyo iyo abower mcn sidan iyo si ka fican ayan ku rajaynayaa guul sidoo kale p2 asda abower mcn hora usoco walaahay Mcn

  • @hanaanhussein4966
    @hanaanhussein4966 Жыл бұрын

    21:15 Ceyda wan kula farxay Mahadsanid amira💖⚘

  • @queentima6146

    @queentima6146

    Жыл бұрын

    Aniba wlhi naa dooro ku haayy😁

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Жыл бұрын

    Sidaan Xanuun weeye😭🥺 Maanta Laga Bilaabo waa Inaan gym Galaa😭😂Ibra Kadarba Labada Gabdhood Ee doortay tartankii shukaansigay Ogaayeen Hadalkiisa Heerka Caalami ah❤️🥰🙏Big respect

  • @muqtaar1726

    @muqtaar1726

    Жыл бұрын

    Gym galaa kulahaa ilmo ilmo un wye soo shiidashada qofka ilaahay ayaa u dhaliya Si kasta aad isku habaysid wax uu ilaahay kuu samayn ma samayn kartid waad daali un sxp Iam k iyo ceyda qurux iyo soo jiidasho iyo dhirir ilaahay siiyey ibra asgana wuu qurxoon yahay lkn xoogaa si buusan soojiidasho u lahayn xoogana waxaa moodaa offline in uu si yahay maahee si kale malooga tagin

  • @nazali5183

    @nazali5183

    Жыл бұрын

    hhhhhhhh

  • @Qoordheere77

    @Qoordheere77

    Жыл бұрын

    Gym ku lahaaa wali caruur inaa tahay baa u malayn 😂😂 war nio lacag sidaa u samayn lahayd ka fikir, haddaa lacag leedahay waxaan oo idil adiga ayay aabo ku leeyihiin 😂

  • @nafisaharun

    @nafisaharun

    8 ай бұрын

    ​@@Qoordheere77isaga ilmo ku caaynee adiga waxaa ka fikiree lacag sidaa u sameesan laheed sida ay dadka aabo ku dhahaan mid kuula talinaa lacag wax ma ahan kuma dhahaayo ileen wax walba hada lacag lee ku shaqeeyaan balse kasbo ixtiraan daacad sharaf kadib wax walba waa arkeesaa iyo dhawaanshaha alle

  • @fadxiyajaamac1528
    @fadxiyajaamac1528 Жыл бұрын

    🤣🤣wlhi anigaaba wadnuhu i boodayba 😅😅waan salaamay dhammaan asxaabta ✌️✌️asad hore u soco wll 🏃🏻🏃🏻barnaamijyadaada waan ku haystaa 😃😃

  • @mohamedsom7940
    @mohamedsom7940 Жыл бұрын

    Woow!!!! Wht a game team 27 ...kip going asad we waiting part 2 inshalha....

  • @whizbieuropian3680
    @whizbieuropian3680 Жыл бұрын

    FUNNY WAYE WLHI IYO QOSOL LKN HAFSO SONE IPRO KAMEY XISHOON🥰😂😂😅

  • @maryan1maryan136

    @maryan1maryan136

    Жыл бұрын

    Haaaa wlhi ipra wan watay meysan kaxishon kuwi an doranin

  • @cabdillahisaciid1606
    @cabdillahisaciid1606 Жыл бұрын

    Kusaliya nabigeena maxamed scw ❤

  • @xamdaqueen3706

    @xamdaqueen3706

    Жыл бұрын

    scw scw scw

  • @azma4456

    @azma4456

    Жыл бұрын

    Salalaahu aleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️💯❤️‍🔥♥️♥️❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️

  • @SamiraSamira-uz4fl

    @SamiraSamira-uz4fl

    Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw ❤

  • @hafsacooking3818

    @hafsacooking3818

    Жыл бұрын

    Salallahu calayhi wasalam❤️❤️❤️

  • @mahatv2077
    @mahatv2077 Жыл бұрын

    No wonder why you got mil subscribers you're a very creative guy keep going homie 👏 👍 💪 👌

  • @farahmahamoudasma2891
    @farahmahamoudasma2891 Жыл бұрын

    Wwwww amira thnks abayo wada eska dheycesaye 💜💜💜

  • @fuhadmohamed598
    @fuhadmohamed598 Жыл бұрын

    This game is really enjoyable really fantastic vedio plz part2 add abeera cade it will be too funny and you asad hagioo you are talented somali you tuber I ever seen keep it up man you deserve more than these

  • @xamdiadansayid77

    @xamdiadansayid77

    Жыл бұрын

    Somhn

  • @ozzyofficial3396

    @ozzyofficial3396

    Жыл бұрын

    Abeera sidi hore mhan ma doonayo in uu barnaamij oo dhan ka soo qeeb galo???

  • @maliza8679

    @maliza8679

    Жыл бұрын

    @@ozzyofficial3396 adi seeku ogate dadka beenta kadaa 🥱

  • @farhiyabashir4321

    @farhiyabashir4321

    Жыл бұрын

    So funny wlhi keep going 👌

  • @marryme4690
    @marryme4690 Жыл бұрын

    24:57 Emotional Damage Amiira✊😂😂😂 Funny Waye Nolaso Dhaso Asad Part 2✌✅❤

  • @ayanhassan7712
    @ayanhassan7712 Жыл бұрын

    Qofta kliyee namatasha amiira qurux👏👏👏❤️‍🔥❤️‍🔥jamal wanaga dhicisay wlhy😃😃😃😃ciyaartow adag weeye wlhy Last Minute 😳

  • @SHIBISKADHE
    @SHIBISKADHE Жыл бұрын

    scwr asad iyo teamkiisa farxad ku noolaada 10 m kuu rajeeynaa waayo shaqadeeda waad wadaa waxaan ku leeyahay keep goimg thanks

  • @rayanasadabdulahi1561
    @rayanasadabdulahi1561 Жыл бұрын

    I can't wait part 2 arimahena hakujiiro gameka 🤣🤣🤣🤣

  • @amalamuli376

    @amalamuli376

    Жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/aJdm07Kqod27e8o.html

  • @nuuraabduqadirsacid2538

    @nuuraabduqadirsacid2538

    Жыл бұрын

    haaa armheeena io asd

  • @abdalle7191
    @abdalle7191 Жыл бұрын

    Asad wllhi hdaan ku fikiraayey inaa seexdo io inaa muqaalkaga sug thanks bro the one and only Somali KZreadr

  • @nazaemabdirizak1892
    @nazaemabdirizak1892 Жыл бұрын

    The best video wlhi I like ti Asad hagio alle maskaxda iyo cilmigaba hkuu barakeeyo I can't wait part 2🙏🤴🏿❤🥰

  • @SweetySweety-cf6yn
    @SweetySweety-cf6yn Жыл бұрын

    King Cayda iyo I am K walahi wax kale laguma doran wa labo wiilo farxada ku qurxoon o dhola cadeeya masha allah dholacadentu wa so jidashada qofka

  • @aminam1535
    @aminam1535 Жыл бұрын

    😂😂😂ala manta ma qosli karo wa furay asad barnamijaan ku igu qosolka badna waye noso badi yaqay dariska qosolka ka dacon rabaan Thnks wllkey 😂❤️❤️❤️

  • @ajjojojo5505
    @ajjojojo5505 Жыл бұрын

    Masha allah ceyda waa wiil qurux badan gabar kastaa doorneyda

  • @MohamedAli-kz2ib
    @MohamedAli-kz2ib Жыл бұрын

    Showgi igu raxada badana iyo darenka waa showgaan asad sxb hore usoco sanadka sosocdana waankulmi doona talant baa ledahay sxb frm swedan

  • @user-yu5uf2zi9c
    @user-yu5uf2zi9c Жыл бұрын

    My brother ASAD You are The best KZreadr 🇸🇴💙👌💓❤💗💕💛

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Жыл бұрын

    Waxaan sugnaba waa gabdhaha another level this gym😂😂😂❤️❤️

  • @jihaanmuhudin7543
    @jihaanmuhudin7543 Жыл бұрын

    Mash’allh wll asad barnaamijka waaa funny wlhi special amiiira io jamaaal jaceeelow wey siii qurxiyeeen Mash’allh nin banaankisa ku dhacay baa thy Allah haku dhawra wll asad 🩸🎈🥰

  • @hamzedaacad8428
    @hamzedaacad8428 Жыл бұрын

    Inanta ugu Horaysa ee XafsaWaa Kaalay Iska arag MANSHA ALLAH Hijaabkana nuuur calaa nuur

  • @sadaqabdiqaadir
    @sadaqabdiqaadir Жыл бұрын

    Asad hagio the legend wlhi best vidio ever i can’t wait part two ✊❤️👸🤴

  • @bosslady5814
    @bosslady5814 Жыл бұрын

    😂😂😂part2 sugonaaa walhi sidan uqoslaye berka ixanune King ceyda wan wataa walhi🔐❤️🤦😂😂

  • @suxufikoke5379
    @suxufikoke5379 Жыл бұрын

    Masha allah arrimaheena mar walba waxa uu qayb ka yahay duubista muuqaalada asad alle ha kuu caawiyo sidaad u caawinayso.

  • @maryanhassan6335

    @maryanhassan6335

    Жыл бұрын

    Ameen

  • @mohamedweli2636
    @mohamedweli2636 Жыл бұрын

    Manshaallah Asad hagio marwalbo talent cusub ayu nakusoo kordhiyaa si uu umadaaliyo taageeradiisa

  • @aswansuleyman4225
    @aswansuleyman4225 Жыл бұрын

    Pleas part two asad xajiyo🥰🥰🥰🥰🥰 so funny wlhi cajip wye bro keep goin♥️🥰 ceydA wn ku wta

  • @hamsemohamed5033
    @hamsemohamed5033 Жыл бұрын

    Best vedio wllahi i have ever seen, asad and team 27 keep going until you get 2m 👏🤗👋

  • @duceysanechannel

    @duceysanechannel

    Жыл бұрын

    final nogeya plz

  • @janaat11
    @janaat11 Жыл бұрын

    Manshallh hafsaa xbbti xijabka ku qurux bdn thy sas u xidhnoow hubyy🦋💕💕❤

  • @alisa5846
    @alisa5846 Жыл бұрын

    Amiira cawa waa kala kacsantahy amezing ziz keep going my dear ziz

  • @leilatakoy7835
    @leilatakoy7835 Жыл бұрын

    The best content creator in Somali KZreadrs,,, road to 2m

  • @bashkacad2
    @bashkacad2 Жыл бұрын

    Ruxii ugu qayrka badnaa ugu sharafta badanaa ugu naxarista badnaa ugu dulqadka badanaa ugu xishoodka badnaa ugu aqlaaqda wanagsaa ugu cibadada badnaa 🥰😙😙xabibkena muxamed scw kusali wll xabkena 🥰🥰🥰🤗🤗

  • @xamdaqueen3706

    @xamdaqueen3706

    Жыл бұрын

    scw scw scw

  • @nazali5183
    @nazali5183 Жыл бұрын

    walhi amazing wayeee wan ka helay game kaaaan lkn gabdhahan ku soo dar iygan 💪🏼🏀🎲

  • @abdirahmanabdiwahab7630

    @abdirahmanabdiwahab7630

    Жыл бұрын

    I am k thank you uu taagan yahay wallaahi

  • @aahhm-suppertechnologyupda8974

    @aahhm-suppertechnologyupda8974

    Жыл бұрын

    Wa run

  • @farduusismail6466
    @farduusismail6466 Жыл бұрын

    Part 2 can you make with girls plz ❤️😍 This challenge is funny

  • @munacabdi8841
    @munacabdi8841 Жыл бұрын

    Jecelow iyo aamira ku sodar inta danbe wa fani kaftan brti2 guusha cayidah inzha allah

  • @apudykareim5444
    @apudykareim5444 Жыл бұрын

    I can’t stop laughing at the end jecelow and Amira Classico like barca and real 😂

  • @jeazyhanad961
    @jeazyhanad961 Жыл бұрын

    Abeera meqa qof u Xiirtay❤🤣🤣🤞

  • @iqbaaldhool7641
    @iqbaaldhool7641 Жыл бұрын

    Xanuun waye lkn alx hadii cayde ladoortay ♥️keep going pro

  • @nasrakader9625
    @nasrakader9625 Жыл бұрын

    Mnsha allah wallhi wanka helay barnaamijkan Asad noso badi Brather

  • @252callmezalaz4
    @252callmezalaz4 Жыл бұрын

    Cumeer wllhi wuu iga qosliyey cawa Big fan😂😂😂😂

  • @ziizeybana4255
    @ziizeybana4255 Жыл бұрын

    ASAD HAGIO___wllhi waa ku takeraa wll Allah haku cafiyo mar waa is taagee insha Allah 🤲

  • @ismahanahmed6410
    @ismahanahmed6410 Жыл бұрын

    Dar alle kujeclahy wllky hore usoco😍

  • @Ronaldo-tz6cu
    @Ronaldo-tz6cu Жыл бұрын

    Waxa yutubka sanaystay oo dhan Kuma gaari Karan wlhi qof diyaarsan oo caadi ahayn ayaa tahay sxb asad xaajiyow

  • @Ciizinho
    @Ciizinho Жыл бұрын

    Ku sali Nebigeena Muhammad Scw ❤

  • @xamdaqueen3706

    @xamdaqueen3706

    Жыл бұрын

    scw scw scw

  • @maxamadsiciid8448
    @maxamadsiciid8448 Жыл бұрын

    The best person Ever the most knowledgeable And most shine al created is prophet muhammad saw

  • @zultantube
    @zultantube Жыл бұрын

    Bro Asad part 2 soo samee, Sidoo kale Waxaan kugu darsan lahaa Fikir ah(sida doortayaasha loo arko, la doortayaasha haloo, Calaashaan Camera labaad kadub,isna Barbar dhig muuqaal ahaan

  • @saamiyadhamees3213
    @saamiyadhamees3213 Жыл бұрын

    Amira qurux👏👏👏👌wad ka badisey walhi🤣🤣xalaal caleek jamaal 😂😂

  • @dreamgirl2742
    @dreamgirl2742 Жыл бұрын

    CAAWA CHALLENGE aaan Caadi Ahayn buu ahaa M.a🥰 Kaftankodina Wanka Haley😂 Waxan Aad Usalamaya Legend Asad Hajio Io Dhaman teamka 27🥰 Keep going God job🥳🩸

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel Жыл бұрын

    Masha allah waa barnaamij aad iyo aad u qurux badan wll asad iyo teamkiisa guul iyo hurmar wanaagsan baan idiin rajaynayaa hore uso wll asad❤🙏🙏🙏

  • @kowtharali1361
    @kowtharali1361 Жыл бұрын

    Wlhi san u qoslayey birka i cadaday 😭💀😂😂 part2 ka sugayna asdow❤🙏

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 Жыл бұрын

    Talent man Asadkena hormar wacan walalky ❤️🥰