DOON AYAAN SAARAY HAPPY 😍SI AAN UGU FARXIYO

Пікірлер: 199

  • @maanka305
    @maanka3052 жыл бұрын

    Waxaan soo gudbinnaa kheyrka fadlan Nagu dhiirri galiya بارك الله فيكم 🧡🙏

  • @hawa6995

    @hawa6995

    2 жыл бұрын

    hapy hayeey king jeesteeye

  • @nimcoaxmad6373

    @nimcoaxmad6373

    2 жыл бұрын

    Hye wall ilahy garabkaada hagalo

  • @MrMoe612

    @MrMoe612

    2 жыл бұрын

    Soo badiya walaaal

  • @nasroabdihassan1188
    @nasroabdihassan11882 жыл бұрын

    Happy abyo is ilaali illahey haku ilaalshee gabar ayaa thy sharaftada ilaalso🙏

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel43042 жыл бұрын

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❣❣❤

  • @Najmanalka208
    @Najmanalka2082 жыл бұрын

    5:32 ilahow waxan San uqabsano xalal no eh no sahal😢

  • @ruun5573

    @ruun5573

    2 жыл бұрын

    Wax wangsan ku duceeso abyo tuseele oo xalal ii ah ku darso ilaa wax walbey noqon karane dadknba hada waa kla ajnabi saaneeyna udhaqmyn wxnoo klna laguma duceeste ilahaa lagan magn galaaa inaad sharftaada subcribe iyo view aad ku raadisd oo ceeb maha

  • @nimcosaciid5380

    @nimcosaciid5380

    2 жыл бұрын

    @@ruun5573 wayba tiriyee oo xalal no ah ayey tiri tankle qabkas uunbey ka heshy mooye lkn ma ahn inay social media qof ay ku qabqabsato ay kudiceysaneyso saas ilama ahan aniga ahantyda kaliyh qabkas ay kaheshy

  • @Najmanalka208

    @Najmanalka208

    2 жыл бұрын

    @@ruun5573 aby wanba dhahey subxna Allah nin an xalal ii ahen seyela

  • @Najmanalka208

    @Najmanalka208

    2 жыл бұрын

    @@nimcosaciid5380 mhdsand aby qaabkaz kahely se ufahanta qaldan gabadhan

  • @nimcosaciid5380

    @nimcosaciid5380

    2 жыл бұрын

    @@Najmanalka208 haa anigaba waku fahmy

  • @geeskaafrika1658
    @geeskaafrika16582 жыл бұрын

    Cali keey waa qof klye dadka caanka ugu qabyald jecel

  • @shukrihassan8437
    @shukrihassan84372 жыл бұрын

    Kashka naagtiis iyo happy ninkeed waa idin salaamay

  • @aaminabadri6729
    @aaminabadri67292 жыл бұрын

    M.allah lamanaha qarniga wa Odin Wata horey usocda 🥰🥰

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed15212 жыл бұрын

    Kashka so funny iyo happy 🥰🥰😍🤩

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet2 жыл бұрын

    Happy N kashka Keep going pro and sister ❤😊

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz4212 жыл бұрын

    Ayy masha allaha ma beautiful brother Abdul kashka and sister happy Ahmed farxad kunolow abid wanijeclahy damatina hambalyo markale 🥰💯💯🌷🥀❤❤👌👌💍💍💍🌼🌹🌹❤❤❤❤

  • @dahraan6420
    @dahraan64202 жыл бұрын

    Happy ninkeda Abdullahi kashka 😘👋

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily38312 жыл бұрын

    Mnsha Allah Isoboqda wlalaha qalbiga wa wlashiine

  • @xafidoxafido7296
    @xafidoxafido72962 жыл бұрын

    C/la kashka salaan boqortooyo iga gudoon hadaay Ydi xeebta ayaan kuugu jeedy

  • @MrMoe612
    @MrMoe6122 жыл бұрын

    Ayaan qofkasta waa legend yaa waa shaashwewe

  • @aaminodaahir94
    @aaminodaahir942 жыл бұрын

    M.a,allh ku raaxayo dalkaga hooyo🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍

  • @umumohamedcadde9211
    @umumohamedcadde92112 жыл бұрын

    Wlashy happy ninka maxaad u qabsany huno mcn sharaftada ilaashoo ninka ha ku dhagdhagin.

  • @shaakaofficial4507
    @shaakaofficial45072 жыл бұрын

    Wow lamanaha sandka sas Lee moqalada uso gudbiya

  • @user-wo5ri2pr6h
    @user-wo5ri2pr6h Жыл бұрын

    Cabdulaahi aad iyo aad baan kujeclay fidiyawgaag wllo qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hore usoco wllo

  • @zuhraelhassan8449
    @zuhraelhassan84492 жыл бұрын

    maye si aad uga cabsiiso, cyrta naga daaya nimanka hanagu dirina gabdhow dhag-dhagan daaya😅

  • @hamdiabdullahi1
    @hamdiabdullahi12 жыл бұрын

    Waw Waa na waalaysanee mi family❤❤

  • @nasiimapdilahi9285
    @nasiimapdilahi92852 жыл бұрын

    Yaraw kashka inanta ilaali 😂😂😂

  • @filsanfariid339
    @filsanfariid3392 жыл бұрын

    Lapadaaan way waaalaaayn waaaa dareemyaa waaa inugu sameenisiid

  • @anisaqueen2105
    @anisaqueen21052 жыл бұрын

    happy ninkeeda🥰❤😍

  • @ciiltireproduction1622
    @ciiltireproduction16222 жыл бұрын

    Waa ku wataa kashka iyo dumashideey happy axmed keep goin

  • @abdirahmanxadaari7862
    @abdirahmanxadaari78622 жыл бұрын

    Abdullahi kashka iyo Happy goormee waaye guurkiina hee

  • @maysounsalah66
    @maysounsalah662 жыл бұрын

    Mashallah 🥰

  • @samsamabdih139
    @samsamabdih1392 жыл бұрын

    Mansha allh noo soobadiya video

  • @abyancabdullahimaxamed6388
    @abyancabdullahimaxamed63882 жыл бұрын

    Xamar cadey qurux

  • @qadarmuqtaarofficial1454
    @qadarmuqtaarofficial14542 жыл бұрын

    Mansha Allah

  • @dheymanluul7339
    @dheymanluul73392 жыл бұрын

    lamanahaygii kashka iyo happy waa isla kiin jeclaanay hada nahay happy iyo kashka tageerayashooda

  • @fardushurre1668
    @fardushurre16682 жыл бұрын

    Abdilaahi kashka inanta noo ilaali geelna waan kaa rabnaa anyway noolaada labadiinuba 💯💯❤✊🌹from Darwiish 🐎🐎🐎

  • @salmamohamud6987
    @salmamohamud69872 жыл бұрын

    Happy is ilaali quruxeeey Sxbkaana ha qoslin dheh sheekee bes......hhhhhh

  • @abdimajiidhussein4232
    @abdimajiidhussein42322 жыл бұрын

    Wll kashka legends waan kuwata pro

  • @queenmalika8958
    @queenmalika89582 жыл бұрын

    Oo markaa Maxa uga farxinaysay Mise youtubeka inaa ku kala kacsataa rabtaa duulufow😂😂😂😂😂😂😂 Waa iska kaftan hada teamkaga ahay igu qaado hee❤❤❤❤

  • @xanaanwadani4699
    @xanaanwadani46992 жыл бұрын

    Kashka Iyo happy wan love 💖💕💕

  • @mumtaz9357
    @mumtaz93572 жыл бұрын

    Mashal Allah jawi qurux badan

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki2 жыл бұрын

    HAPPY NINKEEDA WANA WALOYSIIN😂

  • @queenmaryama9237
    @queenmaryama92372 жыл бұрын

    Happy ninkeeda 😍❤😂😂😂😂

  • @hilwahassan7372
    @hilwahassan73722 жыл бұрын

    Happy ninkeda wnku salamy

  • @sabiriinmohammedjama1634
    @sabiriinmohammedjama16342 жыл бұрын

    doon mise saxiimad wallky see wax kaa noqdeen dabaal maxaa isga dhigee

  • @user-ig1px3ws9n
    @user-ig1px3ws9n11 ай бұрын

    Kashka tu est vraiment mignon 😊

  • @maryamsuuldan7290
    @maryamsuuldan72902 жыл бұрын

    Wwwww iyo joyi macan masha Allah

  • @jamisonepastolapastola6
    @jamisonepastolapastola62 жыл бұрын

    al dhulbahntiya mad iska xadirinaysa kashka inyohow nag darawisha ma goyn kartide mad ka jogtid form buhodle

  • @sulekhabilanchannel9623
    @sulekhabilanchannel96232 жыл бұрын

    oo may isguursadeen

  • @cabdirashka1284
    @cabdirashka12842 жыл бұрын

    Mashallah

  • @asmamed2146
    @asmamed21462 жыл бұрын

    Machallah walal legend

  • @ibraahimcabdi6938
    @ibraahimcabdi69382 жыл бұрын

    Danyeer kashka happy aaa ku dhameysy goriile

  • @tafsiirainaaxmeddige7694
    @tafsiirainaaxmeddige76942 жыл бұрын

    Keep going bro

  • @updirahmaangureyofficial2798
    @updirahmaangureyofficial27982 жыл бұрын

    Danyer lbo Wtaa Maclin Xaliye haloo zheeGo

  • @maxaed10king54
    @maxaed10king542 жыл бұрын

    Maasha ALlaah walaalahay farxadiina hawaarto

  • @dmtboy4109
    @dmtboy41092 жыл бұрын

    Nin culus keep going

  • @muniir_official
    @muniir_official2 жыл бұрын

    Happy wlhi sey uhadasho jeclhy🥺🥺

  • @khaalidahmed568
    @khaalidahmed5682 жыл бұрын

    Hppy riyadaada dhis ku sameey inta ila jecel Lake saara 🤣🤣

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro61132 жыл бұрын

    Masha allah ha waarto farxadiina

  • @asiaqasim4398

    @asiaqasim4398

    2 жыл бұрын

    Aamiin

  • @BISADA07
    @BISADA072 жыл бұрын

    Wlllhi whata hana poqrtoye

  • @salmaankuluuofficial
    @salmaankuluuofficial2 жыл бұрын

    ALLE DARTIIS SABISKARAB IIGU SAAR WLL YAAL

  • @iqrocolaad7495
    @iqrocolaad7495 Жыл бұрын

    Waa wareey

  • @hamzemohamedabdulahi9977
    @hamzemohamedabdulahi99772 жыл бұрын

    Niki happy❤️❤️

  • @kooshinowjamac2566
    @kooshinowjamac25662 жыл бұрын

    Kashka nio Happy Ahmed waad ka inkarsaty maskiin shankiilo oo hilib ah ayaad ka goday maskiinta neef ariya u qal nio gabadha in LA baaniyo moyee camera ma qabaneyso cml 😂😁🙏💯 keep going pro 👋👏

  • @ibracade5630
    @ibracade56302 жыл бұрын

    4:00 balbal Aa meesha Maray🤣

  • @abdirashidmohamoudrashiid355
    @abdirashidmohamoudrashiid3552 жыл бұрын

    Daanyeer wayn

  • @ayaanxikma935
    @ayaanxikma9352 жыл бұрын

    Farcad waarta🥰🥰

  • @cabdiqaniahmed6964
    @cabdiqaniahmed69642 жыл бұрын

    Nio zidaazoo dhan naag dhulpahante paa uwadatah zoo maaha 😂

  • @amaalxarigle8268
    @amaalxarigle82682 жыл бұрын

    abdlahi kaska zxptiis amaaal baaa la dhahaaaa anaaa og 😂😂😂😂

  • @nasraabdi3610
    @nasraabdi36102 жыл бұрын

    Happy ninkeeda 😅

  • @amiiraofficial7082
    @amiiraofficial70822 жыл бұрын

    Haweye,qalajada,gelba laga bixibaya,ee,damero Lama rabno

  • @shiikhshantaay481
    @shiikhshantaay4812 жыл бұрын

    Jesteye qoftada waa laga kala wareegay

  • @osmanmohamed1082
    @osmanmohamed10822 жыл бұрын

    Awi jeseteye

  • @najuuomar9876
    @najuuomar98762 жыл бұрын

    Wow m a hanad Omar xmr mu yimid

  • @abdibaarimohamedmohamoud4092
    @abdibaarimohamedmohamoud40922 жыл бұрын

    Daanyeer Akpar

  • @maxamadaxmad3491
    @maxamadaxmad34912 жыл бұрын

    Happy wey caused wabaa

  • @odaykarto1891
    @odaykarto18912 жыл бұрын

    Lagend kashka

  • @cabdulaahidaahir3450
    @cabdulaahidaahir34502 жыл бұрын

    Daanyeer abdulaahi kashka 🥵😅🥵

  • @zamaarahirad8932
    @zamaarahirad89322 жыл бұрын

    Oo happy ilaaa markii lasoo koray doonta way ka laalaadaayuun kashkee waxaasi ma fulaynimaa misana waa jacayl.😂 Alle nabad buuxda hawgu deeqo muqdisho.🤲

  • @yuusufabshir5996
    @yuusufabshir59962 жыл бұрын

    Danyeer

  • @nuurtayusuf9146
    @nuurtayusuf91462 жыл бұрын

    Ala happy waa anoo kale bada waalaga cabsadaa waa halis

  • @deeqadhayman3067
    @deeqadhayman30672 жыл бұрын

    Kashka kuwaraa 🥰

  • @user-nz1xv3mu5r
    @user-nz1xv3mu5r5 ай бұрын

    Alah is one❤❤❤❤

  • @tikaabdalla9258
    @tikaabdalla92582 жыл бұрын

    Legend 💪

  • @saabirpeace4758
    @saabirpeace47582 жыл бұрын

    Daanyeer

  • @warishassan4599
    @warishassan45992 жыл бұрын

    Hoo,, Ba,aay ileen kasha waa mid gaabanoo dhud ah 😅😅😅

  • @abdiwali4642
    @abdiwali46422 жыл бұрын

    Kashka Daanyeer

  • @kadarxariirofficial5811
    @kadarxariirofficial58112 жыл бұрын

    Legend kashka 🦍

  • @Hakan_fidan1
    @Hakan_fidan12 жыл бұрын

    Qalbigan muqdisho qaraxeeda soo joogay iilama eka mid farxaaya🤣🤣

  • @greantube2968
    @greantube29682 жыл бұрын

    Legend Kashka🥰

  • @xaliimoabdi1647

    @xaliimoabdi1647

    2 жыл бұрын

    Aamin yaa rapi

  • @maryanmoha7945
    @maryanmoha79452 жыл бұрын

    Happy kulhaaa doonti istaaji hhhh

  • @bosslady5814
    @bosslady58142 жыл бұрын

    Happy nin ragaa garapkaga tagane mxaa u capsanee🔥💞

  • @cazmiahmed8
    @cazmiahmed82 жыл бұрын

    Soo dhawada lamanaha cusub

  • @maryaniitacabdullahi1607
    @maryaniitacabdullahi16072 жыл бұрын

    Www war waa naga fujisee waxaa fiirsnaa weyney oo naga waalo🤣🤣🤣🙈dadkii dadka daawan jiray waa anga waxaa daawno ayaan la,anhh🤣🤣

  • @hadiabdullahi1574
    @hadiabdullahi15742 жыл бұрын

    Daayeet

  • @amaalyasiin2564
    @amaalyasiin25642 жыл бұрын

    War gabdha hanaga dilin kashkow hhh

  • @farahmohmud1462
    @farahmohmud1462 Жыл бұрын

    M.a

  • @zagalmohamed1604
    @zagalmohamed16042 жыл бұрын

    Dd iswada hely😂😂

  • @sahrajoseph7010
    @sahrajoseph70102 жыл бұрын

    Kabaha gacanta ku qaaday

  • @Happy-ul5wx
    @Happy-ul5wx2 жыл бұрын

    kashka markaan Kuarko Qof ayaan xasuustaa

  • @talisohajji8091
    @talisohajji80912 жыл бұрын

    Maxa xaflada quruxkudhigle utagiweeseen

  • @khadroabdi6526
    @khadroabdi65262 жыл бұрын

    Bas naga dhaha waabubi rabnayeh😅🤣🤣

  • @mymoney5284
    @mymoney52842 жыл бұрын

    waa gabadan waa dagalenta aa iska daa

  • @sacdiamohamed1264
    @sacdiamohamed12642 жыл бұрын

    Happy waa baqdy😂

  • @timshow2240
    @timshow22402 жыл бұрын

    00:30 qoftas iiraadiya😂😂😂😂😂