Dooda Universal TV- Daaci Saalax "waxaan inta badan dhaliila waa waxaan raaliya ahaayn"

Dooda Universal TV- Daaci Saalax "waxaan inta badan dhaliila waa waxaan raaliya ahaayn,raga soomaaliyeed waxaay raadinayaan waa Raaliyo"

Пікірлер: 420

  • @shukraabdi5106
    @shukraabdi51065 ай бұрын

    Scw waxaan ahay dadka daawad tv universal . Marka waxan cod sanan inaan la soo casuumin labadan nin waayo waxay ku hadalayn wax aada u xun oo ceeban ku aha Dumar Somaliyed. Waayo ninka noocan ah waxay rabaan inay caan noqada that’s all so pleased don’t bring them .

  • @yasminmaow4747

    @yasminmaow4747

    5 ай бұрын

    Saxiix abaayo ma aragtay waxaan u baahanahay in aan geeyno meelaha lagu daaweeyo maskaxda iyo cilaajka kadib dhaqan celinta oo lasoo baro waxa yee tahay raganimada iyo rijaalka saxiix wallaahi

  • @FaadumoMohamud-eq3de

    @FaadumoMohamud-eq3de

    5 ай бұрын

    ildhoolayaal waaye kubaan wadankeena dumar ayaa ku dulman

  • @FaadumoMohamud-eq3de

    @FaadumoMohamud-eq3de

    5 ай бұрын

    Wixiisu waa sumarka hala gumaysto

  • @wdwscommittee1915

    @wdwscommittee1915

    5 ай бұрын

    Magac wanaagsan leedahey ee Allah ka cabso dumar kaliya ma dulmanee ragii xataa wey dulmiyaan 😢​@@FaadumoMohamud-eq3de

  • @user-ov3zy4po1u
    @user-ov3zy4po1u5 ай бұрын

    War ragani way ciilanyihiine xoolaha haloo celiyo😂😂naag fariida aya ka badisee

  • @hindahussainsaalax715

    @hindahussainsaalax715

    5 ай бұрын

    That's true 😅😅😅

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen80675 ай бұрын

    Subaxanallah allow kuwaan oo kaliya rag hanooga dhigin

  • @user-nr7gx7lx2d

    @user-nr7gx7lx2d

    5 ай бұрын

    hadaad dhimato lacagtaydii ayaan rabaa ee ogow xalima calool kuusey kkkk

  • @Ci___se
    @Ci___se5 ай бұрын

    I aamina labadaan aakhirka gacanta xaliimooyin kay kubaxayaan😂😂

  • @fartuncawil642

    @fartuncawil642

    5 ай бұрын

    Haa 😂😂😂😂😂

  • @yasminmaow4747

    @yasminmaow4747

    5 ай бұрын

    Maya gacantooda ayeey isku dili doonaan inshaa Allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @somalilastdude9382

    @somalilastdude9382

    5 ай бұрын

    ​@@yasminmaow4747maxaad dil ugu rajeynaysa ma cawaan baa tahay caqligaagu maanu shqayneyn

  • @nimcoibrahim4910

    @nimcoibrahim4910

    5 ай бұрын

    Walahi labadan hadan arki lahaa kabtan la.dhici ilaahayow iga soo hor saar

  • @user-rb1im2jw2x

    @user-rb1im2jw2x

    5 ай бұрын

    😅😅😅😅 way kabadbadiyeen labadan nin, nin maalindhow ay gacansaaridoonaan ayaan umalayndoonaa dumarku

  • @user-zd5yt5fb9r
    @user-zd5yt5fb9r5 ай бұрын

    Maamulka universal TV waxaanu ka codsanaynaa inaysan nahorkeenin nimankaan diintana waxbo kama yaqaanan dhaqan soomaliyeed na mahayaan wey ciilanyihiin

  • @user-uy6it4ut8r

    @user-uy6it4ut8r

    5 ай бұрын

    Haaa wlhi dadka microphone u dhibaya e ka hadlinaya ayaa khaladka leh

  • @user-uy6it4ut8r

    @user-uy6it4ut8r

    5 ай бұрын

    labadan nin wa kuwu rasulkeni subana shegay 1445 sano ka hor e u yidhi ما اكرم النساء الا الكريم وما اهانهن الا لئيم o macnahedu yahay ma karameyo o ma wanajiyo dumarka nin wanagsan moyee mana xumeyo o ma liido nin liita o xun moyee

  • @user-uy6it4ut8r

    @user-uy6it4ut8r

    5 ай бұрын

    Takale anigu waxa raba inan ragan la doodo o aan waxbadan u cadeeyo hortodana ka idhaa sualo aan qabana iga jawaban e halay ogaysiyo gorta kale ay dood qabanayan

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman3395 ай бұрын

    Ala maxaa nacas ka la lalaba badan 😢

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q5 ай бұрын

    Illaahaow calaf ha nooga dhigin isaga ookale waa nadiib darantahay ta u qabaa ama u gursandon dono kolay gabdhi lama joogto

  • @fahmoadan8202
    @fahmoadan82025 ай бұрын

    Nimankaan waa caan raadis waxay rabaan xaqiraada hooyooyin soomaaliyeed ee ilmaha lagu dayacay in ay ku digtaan kuna soo caanbaxaan Shem on you

  • @user-nr7gx7lx2d

    @user-nr7gx7lx2d

    5 ай бұрын

    Ragan runta ayay ka hadleen, waxaad tahay carmali dalan oo rabta in lacag kale laga bixiyo kkkkk

  • @hudaomer7296
    @hudaomer72965 ай бұрын

    Codsi hadad aragtaan commentgayga labada nin inad i balamisaan ayaan idinka codsanaya

  • @SaraCabdullahi

    @SaraCabdullahi

    5 ай бұрын

    😂😂😂 sodiyaar garow aniga kubalaminyo

  • @hudaomer7296

    @hudaomer7296

    5 ай бұрын

    @@SaraCabdullahi😅😅😅😅diyaar baan u ahy

  • @hudaomer7296

    @hudaomer7296

    5 ай бұрын

    @@SaraCabdullahi soo qabo iyaga

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan16445 ай бұрын

    Illahayow yaa i hor geeya dad masaaiiin ah oo aad u yara af gaaban baa loo geeyay xaqiiqdi anigo kaliya baa ka cabaajin lahaa garaad laawayaashan

  • @asadcrashiid8564

    @asadcrashiid8564

    5 ай бұрын

    maxaad weydiin lahyd wey saxanyihiin ee fahan ha hor cararine

  • @munawarsame1043

    @munawarsame1043

    5 ай бұрын

    Qodobo ay soo qorteen bay wataan ee, adiga qodobo kuu qoran ma wadata? Ku darsoo ninkamid ah ayaga wuxuuba dii danyahay wax hooyo la dhaho iyo waxaygashaba! Welee kuwaanu waa calaamad kamid ah calaamadaha qiyaame!!

  • @asadcrashiid8564

    @asadcrashiid8564

    5 ай бұрын

    @@munawarsame1043 isagu ma cirkuu kasoo dhacay markuu hooyo inkirayo armad qalad fahantay adigu wll ilyn xoolaha ayan ka yeelayn bilaa hooye

  • @user-vd6jb9ke1z
    @user-vd6jb9ke1z5 ай бұрын

    Salaam waar bal waxa weydiisan Ninka mhafii uu yidhi Guurku Dumarka ayuu Dan uyahey Ragana maxaa udana

  • @samsamali5542
    @samsamali55425 ай бұрын

    Aar xishood oo dumarka kaxishooda

  • @mahamedjamacahmed7189
    @mahamedjamacahmed71895 ай бұрын

    Hablaheena waxaan o dhan lahaa dood wax kudarsada ama doonta cid idiin dooda sidan talo maahee

  • @shugrimaxamed5595

    @shugrimaxamed5595

    5 ай бұрын

    Wll wallahi ma jecli inaan caan noqdo oo meelahaa la iwareejiyee hadaan halkan fadhin lahaa dooda nimanka aayado iyo axaadiith ayaan hor dhigi lahaa afsoomaalina midna igagama badiyeen ee hablo masaakiina ayay kahor yimaadeen

  • @user-vd6jb9ke1z
    @user-vd6jb9ke1z5 ай бұрын

    Wali inanka Daaciga sheeganaya kamuu jawaabin Kakalana .. LBH

  • @rahmahassan3701
    @rahmahassan37015 ай бұрын

    TV yada ninkan ma wuxu siiya lacag waxay saqajankan ay so celcelinayaan uun

  • @masuulofficial7014

    @masuulofficial7014

    5 ай бұрын

    Daaci saalax anaa aqoon buuxda ule tv yadana lacag ayuu siiya waana nin jecel inuu dumarka kusoo shaac baxa

  • @user-nr7gx7lx2d

    @user-nr7gx7lx2d

    5 ай бұрын

    daaci salax runta ayuu sheegay, ee raaliyo noqo hadii kale waa laga tagi kkkkkk

  • @simanali7559

    @simanali7559

    5 ай бұрын

    @@user-nr7gx7lx2d 😂😂😂😂😂ka lexo gabadh waxoguu raliyo radis maha wa sheko kale

  • @user-nr7gx7lx2d

    @user-nr7gx7lx2d

    5 ай бұрын

    @@simanali7559 waa raliyo raadis ee sidan iska nadala hadii kale waa la idinka tagi kkkkkkkkkkkk

  • @jaamacmaxamed1401

    @jaamacmaxamed1401

    4 ай бұрын

    Wll daaci wa saxnyhy wll runta kusoo doqda

  • @Awaare17
    @Awaare175 ай бұрын

    Nimankan su'aalo ayaanka waydiinlahaa waliba hadalada ay diiniyan ugu qaldameen.

  • @user-uy6it4ut8r
    @user-uy6it4ut8r5 ай бұрын

    Benale hadad dumarka nasteexo u wadid ma media ha ayaad ka cayi lahayd markaad leday wa rakhiis wax u sheega gabadhada iyo kuwi kula dhashay unba kaga bahan adigu cayda dumarka ayaad caanimo ka radinaysa rasulkeni subana salahu calayhi wa salam kii u shegay baad tahay e u yidhi ما اكرم النساء الا الكريم وما اهانهن الا لئيم

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed44165 ай бұрын

    😮😮😮😮 Kan daaci haugu wicin dooda maala yacni wadaa diinta xaga no dhiga leyahay waxan Ka hadlaayo wa maskaxdisa diinta shaqa kuma lahan

  • @mahamedmaalinahmed1244
    @mahamedmaalinahmed12445 ай бұрын

    Labada nin waxaa garankara dabuubtooda ruuxa garaadka adeegsada kana shaqaysiya lakiin ruuxa laabta adeegsada caadifada ayaa qaadaysa duulka soomaaliyeedow runta waa ka qadhaadhahay dacarta iyadaana dawo ah ee dabuubtooda qaata oo liqa waa inoo dawo

  • @hibaahmohamed9657

    @hibaahmohamed9657

    5 ай бұрын

    Alla dumarow iska raaxeysata o guryaha iska fadhiya mxa ka fcn

  • @user-ce4ll2jz4q
    @user-ce4ll2jz4q5 ай бұрын

    Nimankan yaan dadka la horkeenin

  • @zumihotchanozman3996
    @zumihotchanozman39965 ай бұрын

    Labadan nin waa gaajada faqrigii abaarti imaan li idii macluulti siki zukudi oo dad eh ilahow adan ka magan galnay nashqadHan😂

  • @HappyGym-cg4xb
    @HappyGym-cg4xb5 ай бұрын

    *warniyaw hadaan diin laga had layn hadaa maxaa laga hadlayaa Madis toor baa

  • @user-pk3uf5xb9c
    @user-pk3uf5xb9c5 ай бұрын

    Naa ii saaqa waan kaa soo horjeeda adi hoo ruug we are reer galbeed

  • @youngman1919
    @youngman19195 ай бұрын

    Subxaanallah kuwan waa na ceebeeyeen ragna uma doodayaan ee inaad umada horkeentaan maba aheyn.dumaroow xaal qaata.

  • @Awaare17
    @Awaare175 ай бұрын

    Arimaha qoysasku diinta ayaa sifiican uga hadashay markaa Waa ij wixii qalada lagu saxo siday diintu qabto basa waayo? Musliniin ayeynu nahay.

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia86515 ай бұрын

    Guurka alle Ayala qadara lacagta iyo hantida alle Ayala qofka siiya isagaana qofka qofkiisa ka oofsada ubadkana alle bixiya Oo qofkii iimanle Waa Alxm dunida intaadnoshahay waxwalba Waa lagu arki islaamnimadii maxaa kudhacey doodan ma inagaalahayn islaamnimadeenii meelbaadkaga dhacdeen

  • @nafisladan2225
    @nafisladan22255 ай бұрын

    Waana dhahday waxaa dhahday waxaa tihiin jiib😢😢

  • @sumayash.cismaan6298
    @sumayash.cismaan62985 ай бұрын

    Please nimnkan haloo u ruuriyo lacagta ay dumarkoodi ku meher saden 😂

  • @jawaahiirindho
    @jawaahiirindho5 ай бұрын

    Wll nimankan wajigooda ayaan karhay xanuunkan ku dhacay doctors daweeya ma jiro

  • @duceysaninnahusein540
    @duceysaninnahusein5405 ай бұрын

    Fascinating ma ahan Daacuun ha u dhibteee

  • @KaafiyaMohamed-vr9cz
    @KaafiyaMohamed-vr9cz5 ай бұрын

    sowkan guurkii hablihii jacylkii caruurtii intiiba qiimahay lehayeey laga qaaday yaab

  • @atika5785
    @atika57855 ай бұрын

    Subaaxanaalan nimanka umada ha laga fogeeyo yaan la horkeenin

  • @aishaahmed4400
    @aishaahmed44005 ай бұрын

    Meshan ka shaqeeyo rga jooga isku mishaar qadanaaa

  • @MarioSuleiman

    @MarioSuleiman

    5 ай бұрын

    Usheeeg 😂

  • @worldvoice101
    @worldvoice1015 ай бұрын

    Daaciga waa runtiisa dumarka intoo badan waa kuwa dhib badan. waxaan leenahay soo laabta oo dhibka iskadaaya oo ragiina u dhaqma haday qaldamaana waaniya.

  • @FataaxAbdi-ve1hg
    @FataaxAbdi-ve1hg5 ай бұрын

    haa wa run walaahi somaali wey dhamadeen marka gabdhaha guurka raqas haka dhigan dhalunta waxba mahayan marka sida daradan gurka halaraqisiyo

  • @user-yj2vs1re8i
    @user-yj2vs1re8i5 ай бұрын

    Qaaliga gabdhaha waxa ugu wacan hooyooyinkooda waayo inantu inta badan hooyada ayay iska eegtaa aabo dan kama laha naa kolay uu ku furiye lacag badan ka qaad

  • @simanali7559
    @simanali75595 ай бұрын

    Ragan ceeb badan ay gabadhaa Somali asturayeen bey bananka keen kaliy waxey nacab ku berayan raga Somali iyo dumarka Somali tas na waxey dhalineysaa iin labaduba ajanib dontan tani wa Somali dabargows

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow47475 ай бұрын

    Sidee buy iga naxariis badan yahay nafteeyda maba xitaa oga ama garanaayo waxa I dhibaya ama aan jeclahay WALLEE waa yaab xitaa kuma weeydiinaayo horta maxaad jeceshay ama ku dhiba naxariistaas maba lahan badankooda kii leh na weey soo tacliimiyaan ooy soo dir diraan markaad waxaad arki kiiyoo gafuurka taagaya SUBXAANALLAAH

  • @manalmahmed6685
    @manalmahmed66855 ай бұрын

    I lost some brain cells just watching this

  • @aminamohamed5568
    @aminamohamed55685 ай бұрын

    Daaci Muran iyo saaxiibkii dadka ha hor keenina.

  • @muxudiinxuseen1344
    @muxudiinxuseen13445 ай бұрын

    Labadaan Nin Ummada halaga qabto wax Faa'iido ah nooma haayaan mana Matalaan Ragga Soomaaliyeed. Daacinimada ayow ku dheelay midkan Wadaadka ah.

  • @user-uy6it4ut8r
    @user-uy6it4ut8r5 ай бұрын

    Kuwan dhabcalkiii markii sual lawaydiiyaba lacag bay ka hadlayaan lacagtii aad dumarka ku gursateen adaad ka samri ladiine dadka halaydin dhex maro o halaydiin uruuriyo

  • @khadramohamed8670
    @khadramohamed86705 ай бұрын

    ilaahay waxan ka baryayaa labadan nin inaano mardanbe halkan ku soocelin

  • @craxmaanmaxamed639
    @craxmaanmaxamed639Ай бұрын

    Raganni dhaqankii soomaliyeed ee saxda ahaaa bay ka hadlayaan

  • @SuhurMahamuud
    @SuhurMahamuud5 ай бұрын

    hablo waxn idinka codsnyaa nimankan inayna dood laso fadhiisan waayo waa rag waalan gidaarada ha la dodane 😂

  • @HappyGym-cg4xb
    @HappyGym-cg4xb5 ай бұрын

    Diin ka hadli Mayno ayuu kulee yahay

  • @abdiwahabguragedi5098

    @abdiwahabguragedi5098

    5 ай бұрын

    Kuwan okale WA kuwa gabdhaha gubayan oo dilayan

  • @mascuudabdi9401

    @mascuudabdi9401

    5 ай бұрын

    waa Qalad in Qof Muslim ahi yidhaahdo Arrinkaa LkN wxuu diidayaa Xaqa Gabadha Ilaahey siiyey

  • @FaxiMaxamed
    @FaxiMaxamed5 ай бұрын

    Maalin kasta labadaan nin ee xila guba yaasha ah hasoo hor istaajinina gabdha yaryar oo aan hadli kareyn ee hadaad run sheegeysaan horkeena islaamanka hadli yaqaana

  • @Mohamed23197
    @Mohamed231975 ай бұрын

    Daaci is correcting dumarka warersan at current lifestyle.

  • @luulabdiwarsame7308
    @luulabdiwarsame73085 ай бұрын

    Waxay yiraahdeen gabadha haday iga dhimato waa in lacatii la iiceliyaa swbto ah qasaran qabaa gabadhu markaad ka dhimato miyaanu qasàaro qabin oo asaay maanay qaadey 4bilood iyo 10 maalin iyadoo adiga kuu xayiran adigo dhintay ee xaaram kutahay inay guursato markaaba war nimanyahaw nagala taga nacas nimada xoolaa idin hor caracary

  • @user-nr7gx7lx2d
    @user-nr7gx7lx2d5 ай бұрын

    Ragan maalin kasta casuumo , barnamijkan soo badiya

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah74155 ай бұрын

    Wilashan arin dumarka dan u ah bay usheegayan lakiin dumarka ma fahamayaan Sidoo kale gobalada meelo ka mid ah Dumarka xoolaha laga baxasho dib baa loo caliyaa .ama gabar kale ba La siyaa hadii tii hore afici wado

  • @halimaibrahim4471

    @halimaibrahim4471

    5 ай бұрын

    Dantas shegbo aniga ma arke

  • @FataaxAbdi-ve1hg
    @FataaxAbdi-ve1hg5 ай бұрын

    asc masha alah woo saxanyahay dumarka qaar wey xunyihiin

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial70145 ай бұрын

    Waar nimankan yaa dumarka kaqabsada aaway tolkood labadaa nin waxaan leeyahay adeer golaha raga tega oo dumarka kaxishooda iimaanka ala idinka qaaadye 2 KZread furta adeer wixiinu waa views raadis

  • @user-zu7cv2ve3y
    @user-zu7cv2ve3y5 ай бұрын

    Wariye clrashiiid alle hakusharfo sad uwadiisay wasi aan uwaydiinla ani ahaan mhdsnid wll❤

  • @ahmedhusseinfarah1249
    @ahmedhusseinfarah12495 ай бұрын

    Fikirkayga hadaan ka hadlo. Arintan kharaska dhaqanka soomaalida way ku jirtay, oo ninku gabadha yarad badan buu ka bicin jiray, haday ka dhimatona waa loo magdhabi jiray oo xigsiisan baa la siin jiray. Walaasheed ama ina adeerteed, ninku marka xaasku ka dhimato intuu reerkeedii u tago ayuu odhan jiray. Ama xilo ama xoolo.

  • @hassanali-wi1wj
    @hassanali-wi1wj5 ай бұрын

    Masha allaahu waa waxa wanagsan dhaalishu iyo isa saxiidu markadtaba

  • @user-zf8lb8wl8u
    @user-zf8lb8wl8u5 ай бұрын

    Niyow dadkan inader ama dad adag u balamiya ma oo noobalamiya ama naga kaxeeya xeeya nacalaa shan goor ku yaale

  • @hamdaali1994
    @hamdaali19945 ай бұрын

    Shaqadeena ma rabaan,jaaabkooda kooban iney baahiyaan bahiyaheeda haqabtiriwaayen dumarka una arka inaad ku amusto bahdilaada raaliyonimo,meherkii iyo guurkiina lagu bahdilaayo oo ayaga noo bhn ay taaganyihiin.....

  • @Userr2210

    @Userr2210

    5 ай бұрын

    Wa idinku macaantahay in la idin bahdilo sababto ah dhibaatada ad nimanka ugaysateen baa la idinka jaraya 😅

  • @user-cq4ek6ki5s
    @user-cq4ek6ki5s5 ай бұрын

    Guurso ajnabi guurso

  • @Max-homie
    @Max-homie5 ай бұрын

    Daaci saalax legend idol

  • @FaxiMaxamed
    @FaxiMaxamed5 ай бұрын

    Ilaahada ragaan maaneyhelin dumar ujawaabo

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi58785 ай бұрын

    Nimankan wa Materialisme

  • @ubax6432
    @ubax64325 ай бұрын

    Reerkii gabadhoo dii waayey iyaga ayaa gabadhoodi ayaa u soo celinaya

  • @Awaare17
    @Awaare175 ай бұрын

    Nimankani horta arinta aywadaan cilmi diiniya Kuma miisamayan aqoon Diineedna kama muuqato. Midakale siday wax u wadan sax maaha si'ay waxku saxmayana Maaha.

  • @f.a.8290
    @f.a.82905 ай бұрын

    Djabutiyaan ayaan ahay madama u yiri waxaa aad u muhiim ah in la soo Hubiyo Somalinimadiisa ninkaan ma laga yaba Cafari ama Oroma Raga Somali inu ceebeyo u soo qamiis xirtay waxaanu cadi mahe

  • @fatumamohamud7798
    @fatumamohamud77985 ай бұрын

    Labada qof oo dhalinyarada ah guurka wey ubaahanyihiin,laakiin caruurta marka dambe bay yimaadaan waxaa ka horeeya Isfahan,Jacey,daganaaso iyo naxariis iyo labo qoys oo xidid noqda

  • @sawdahassan9570
    @sawdahassan95705 ай бұрын

    tvyada waa wada veiws raadis wlahi so disgusting😏

  • @hanicadey7243
    @hanicadey72435 ай бұрын

    Kaan classes kaa xiraan mu xanuusan yahy mise waa doqoon yahuuda dheh 😮

  • @Zusan15

    @Zusan15

    5 ай бұрын

    Wllo dad korka ka qurxon hoostana faruuqa jiira

  • @QALAJIYEE_17
    @QALAJIYEE_175 ай бұрын

    daaci saalax and abdirahman they are scary 😂😂😂

  • @anisasharif3390
    @anisasharif33905 ай бұрын

    Walaalo malaha way cabsanyihiin

  • @HappyLasers-gj5gc
    @HappyLasers-gj5gc5 ай бұрын

    Ilmaha hooyadaa Afbarta siduu somaali u noqanayaa dhaqan keebuu qaadaya Moroccan

  • @naasix9080
    @naasix90805 ай бұрын

    Nimankani waxay rabaan in wax inoo sheegan laakin waxa khaldan qaabkii ay inoo fahansiin lahaaueen

  • @hafsaali4297

    @hafsaali4297

    5 ай бұрын

    Waxaan sax ahayn ayey sheegayaan taasa keentay in lafahmi waayo.

  • @sucdiarif9878
    @sucdiarif98785 ай бұрын

    Nimankan waa laba baqiil oo dumarka iyo Hooyoinka xaqirayo oo na qiimahooda aqoonin ee meeshaan markale yaan la soo fadhiisinin .

  • @maxamamad8190

    @maxamamad8190

    5 ай бұрын

    😅😅😅

  • @MohamedIbrahin-lp1bl
    @MohamedIbrahin-lp1bl5 ай бұрын

    Waar nio nimankan mashruuca ma yagaa leh mise waa loosoo dhiibay

  • @rruweydaone2049
    @rruweydaone20495 ай бұрын

    Caanimoooy xaal qaado walee waxba message kaso social naag maxaa laga faaiidaya walee waxa soo socda qowmluud in xayasiis loo sameynayo

  • @fardowsaabdirahman6161
    @fardowsaabdirahman61615 ай бұрын

    Asalamu alaykum mamulka Universal fadlan nimankaan hana horkeenina

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow47475 ай бұрын

    Tan kale markuu leeyahay lacagta eey shaqeeysay ayadaa qaadaneeyso ma adigaa leh adeer shaqeeyso oo biilo reerkaada lacagteeyda waa teeyda ma lihid adiga wax xaq eh iguma lihid xaga lacagta aniga hadaan doono kusiin karo ama kuu diidi karo xaag iguma lihid sida badan anagaaba is biilno iyo doowlada na kabto hadaan nahay qurbo joogta waa kan sii socdo guursanaaya 20ka naag ku faanaya lacag ma is weeydiiseen xaguu ka keenay anagaa idiin sheegeeyno waa xaqii caruurta doowlada siisay iyo xitaa tii xaaska uu isku soo darsaday inta badan ma shaqeeystaan mana biilaan reerehooda iyo caruurtooda WALLEE ALLAAH wuu idin arkaayaa wuu a idin maqlaayaa waxaan noo balan eh maalinta la qatan yahay oo la qaawan yahay ee banka qiyaamo ee ALLAH hortiisa la taahan yahay

  • @AnyaaleQureesh-nl9ly
    @AnyaaleQureesh-nl9ly5 ай бұрын

    Waa sax nin raga salax iyo cabdi way saxn yihin

  • @anisaosman743
    @anisaosman7435 ай бұрын

    Fadlan nimankan yaan nalagu soo dhisin!! Alamtara soo dhaafeen e!!

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed57595 ай бұрын

    Waan kaxumahay in gabdhaha muqdisho laga caayo TV muqdisho laga leeyahay,

  • @AnyaaleQureesh-nl9ly
    @AnyaaleQureesh-nl9ly5 ай бұрын

  • @munamuse6832
    @munamuse68325 ай бұрын

    War kuwan wali looma jawaabin ii balamiya walhi qof u jawaabay lama hayo 😂😂😂

  • @istaahilaxmed8512
    @istaahilaxmed85125 ай бұрын

    Kan idinkaa nagu soo dhisaye shid😮😮

  • @AhmedAadan-7743
    @AhmedAadan-77435 ай бұрын

    wllHi ragani ruuN Bay Shegayan ❤.... Lkn somaliDu ma jecla in RuuN Lo sHeeGo 😢

  • @fadxiyamaxamuud5208

    @fadxiyamaxamuud5208

    5 ай бұрын

    dhaarta iska daa soomali maha inay run nacayaan lakin ragan qiimo iyo diin kuma hadalayaan qof dhan oo dhinto miyaa lacag ka qiimo badan miyaa bisinkee

  • @f.a.8290
    @f.a.82905 ай бұрын

    Calamka hore u maray ayaan ku noolnahay lakiin ninku iyo gabdhuba iga oo isku shahada wata oo meel ka wada shaqeeya, mushaarkuna waa isku mid ee xage warkan ka keenay ninkan dhibanaha ah ma gabdh ayaa dhibaata u geysatay, oo soo ciishay, kan kale af Salax unbu ku hadlaya ee kan warka la wareegaya waa Salax, kuwa soo wareeystayna waa rag raba in bunbuuniyaan ama ku rayi ah oo is qarinaya,

  • @misseuro6108
    @misseuro61085 ай бұрын

    Laba jaahil baad meesha keenteen walaahi waan Ka xumahay

  • @nasraismail6061
    @nasraismail60615 ай бұрын

    Nimankan dhaqaan aanan granen bery waadan. Balse dhibato ween baa bulshada Somaliyed 40 saano oo lasodhafay dhibato baa kudhacaday.

  • @musaafirah999
    @musaafirah9995 ай бұрын

    Diin in aysan waxba ka aqoon waxaa kuu cadayneysa diintu waxay tiri guursada si diintu iduunku dhameystiranto ee may oran dumarka ha guursadan mida kale ninka maxaa guurka loogu badiye haduusan u baahnen??

  • @user-pk3uf5xb9c
    @user-pk3uf5xb9c5 ай бұрын

    Doodiinu waa down 👇

  • @fadumomahamudali17
    @fadumomahamudali175 ай бұрын

    Hanjabada ayaaba idisha . Waryaa wadaada wey ku furantahay ee iska quulqul

  • @habibamahamed6856
    @habibamahamed68565 ай бұрын

    Haddi uu jiri laaha niman sidu Ilaah ralikayahay dumar ku dhaqa gabar xumaata lama arken waryada Ilaah kacabsada ee umada ka horkaca

  • @NajahMohamoud-wv2sr
    @NajahMohamoud-wv2sr5 ай бұрын

    60 year buu dalkodu burbursan yahy dhalintuu lagu haminayey inay dalka usoo kacayana waa kuwa noocasa imaan la'aan baa haysa inay dumar uun ka shekeyaan waa wax hoostoda uun ku mashquulsan xagay dunida wax kala qaybsan lahayen .waxdooda casharda nolosha ama waayaha nolosha iyo durufaha casharkay kusiinayan inay kabarteen uun sida dumar layskaga dhiciyo oo halgan dhan ugalaaan

  • @user-nr7gx7lx2d

    @user-nr7gx7lx2d

    5 ай бұрын

    adiga hadaan ku gursado oo aad dhimato ama aad dhali weydo lacagta waa in la isoo celiyaa ama gabadh kale la isiiyaa kkkk

  • @ilwaadquurux9021
    @ilwaadquurux90215 ай бұрын

    Laba maran oo aan is dhaamin geeri ayaba timiye mxa keenay lacagti wan wayey akhas wxy cebeyeen raaga somaliyeed

  • @aragtidaxortaah.558
    @aragtidaxortaah.5585 ай бұрын

    ASC. DHAQAN XUMADIISA. WALI WUU SII DOODAYAA. WAA. NACAS. FADLAN. BULSHADA. SOMALIYEED. YAAN LA HOR KEENIN. WAXAAN DHAQAN SOMALIYEED. MA. LAHAN CAQLI KU. FILAN MA. LEH. WAA. ILA MEERAYSO.

  • @nimcoabdi2609
    @nimcoabdi26095 ай бұрын

    Wanku salamay Cabdirashiid plz kaso hadal ado dooda kuso qaybgalinaya daaci salan oo waydii bal lacagtan usheegayee lehayahay wan bixiyay maxay tahay wa laba kun oo dollar kama badna hadana lacag buku celcelinaya ayagoon dumarka meherkooda masiiyan ilahay ku wajibiyay ee xaqooda hasiiyan dumarka markas ha la xisaabtaman

  • @user-rk9db3hv9f
    @user-rk9db3hv9f5 ай бұрын

    I was surprised when I heard The Somali men take responsibility his family average Somali men they acted their family like enemies and challenged and they said I need good women when being treated well you you will get good person

  • @xamdabintucabdale9105
    @xamdabintucabdale91055 ай бұрын

    kuwan gaajaa lagu soo koriyay war nimanjan marwalba waxay ku celcelinayaaan guurka maxan ka faa idayaa dumarka hadaydaan waxba ka faaidayn sidii qawmu luuudka ininku is guursada

  • @user-hl3mi7by6i
    @user-hl3mi7by6i5 ай бұрын

    Daacigu haduu diinta garanayo haduu gabadha meher siiiyo oy geeriyooto dhaxalkedu leeyahay oo meherki dhaxal bu galay haday kala tagaan iyagoon guri galinna meherki haaf buu leeyahay haday gabadhu khulcin dalbato oo iyadu ninka iska furtana meherki oo dhanbu leeyahay xaqii zawjnimo iyo raajactu se male. Haduu gabaati iyo yarad rabana awalba gabadh lama siin ee ragba qaatay oo usamaystay inay ragga ku dhacaan diintana meel kagama jirto ama diid marka hore ama raggii u doono.

  • @Awaare17
    @Awaare175 ай бұрын

    Nimankan marna waxay odhonayaan diinta kuma Sabsana barmaamushku, Marna diinta xageeda Ayey u qaayaacayan .

  • @suubanhassan1394
    @suubanhassan13943 күн бұрын

    Raaliyeye aya raaliyo hela 30$ dab hadu ka qabsado bal maxad samayn lahayd???

Келесі