No video

Dood Adag | MOWLIIDKA XUGUNKIISA | Somali Qadim

DOOD adag Wahaabiyo Iyo Ahlusuna (Suufiyo)
sheikh Muuse cade Sh Khaalid M.Mire Sh Cabdisaid cali cibaar oo dhinac ah iyo Sh umal Sh shibili iyo Sh nuur cali jaamac oo dhinac ah.
MUUQAALO CAJIIB AH 👇
1.Sh Abuukar oo ujawaabay #Macron gaalkii Faransiiska.
• SH ABUUKAR Oo Ka Jawaa...
2.Qisadii Dhexmartay Xajaaj iyo Taabici Siciid.
• Qisadii Xajaaj Bin Yuu...
3.Nabi Amaanka Ma Banaanyahay ?
• Nabi Amaanka | Ma Bana...
4.Qiimaha Cilmiga - Sh Abuukar
• Qiimaha Cilmigu Leeyah...
5.Qisadii Ibraahiim Bin Ad-Ham - #Cajiib
• Qisadii Ugu Layaanka B...
6.Wiil 14jir Ah Oo Xifdiyey 7-da Qiro Quraanka
• Wiil 14 jir ah oo Xifd...
7.Daawo Madoobayso Ma Banaantahay ?
• Daawo Madoobaysada iyo...
8.Qasiido Alla Bari Ah
• QASIIDO_Alla Bari Ah C...
INTAAS IYO KABADAN KA DAAWO CHANNELKA SOMALI QADIM
FADLAN CHANNELKA SUBSCRIBE SAAR ADIGOO MAHADSAN GAMBALEELKANA FURO.
✔Subscribe
✔Like
✔Comments
✔Share
✔ Mahadsanid 💯

Пікірлер: 175

  • @maida6752
    @maida67522 жыл бұрын

    Mash Allah Sheikheen Sheikh Muse Cadde Nabi Mxamed Lamashègikaro

  • @user-tf5nm3xl4z
    @user-tf5nm3xl4z3 ай бұрын

    man Sha alah culimada ahla suna

  • @drssaffajabaaye5093
    @drssaffajabaaye50933 жыл бұрын

    wadaadka 4aad sida cadaalada ah ee uu u hadlay diintana uga run sheegay wali ii dhiman Qof somali ah ee sidaa daacad u ah ii dhiman waalida wahaabiyada iyo waalida suufiyada intaba ka fog wadaadkan alle haku barakeeeyo sheikh

  • @ahmedarab5659
    @ahmedarab56593 жыл бұрын

    ILLAAHEY HA IDIN SO HANUUNIYO ,,, QAYR ALLAHA SIIYO SHIIKH ABDI UMAL IYO. SHEEKH M SHIBILI

  • @halimaabdiqadir5501

    @halimaabdiqadir5501

    3 жыл бұрын

    Thank you my brother 💙💙💙

  • @munasudi3392

    @munasudi3392

    Жыл бұрын

    Umul sheeq maahan

  • @abdiwalidayibadan9718
    @abdiwalidayibadan97182 жыл бұрын

    Masha Allah warcad Ahsunna waljamaaca Guulaysta

  • @cabdulaahicabaas9665
    @cabdulaahicabaas96653 жыл бұрын

    Sh muuse cade Allaa kudhooro

  • @maxamedaxmed3250
    @maxamedaxmed32503 жыл бұрын

    Masha Allah sheikh muuse cade allaha kudhowro sheikheygi cimrigaga allaha kuu dhereyo wahabiyo waa jiranyihiin war mamaqlayan

  • @cadegreyson1629

    @cadegreyson1629

    3 жыл бұрын

    instaBlaster

  • @YahyaCadow-by8eg
    @YahyaCadow-by8eg9 ай бұрын

    Masha allha shiikh muuse cade

  • @SiraajuDiinTV
    @SiraajuDiinTV4 жыл бұрын

    M.a Sayidii Ilahey Kheyr Haku Siiyo Hore. Usoco..❤️❤️❤️

  • @SomaliQadim

    @SomaliQadim

    4 жыл бұрын

    sidoo kale sydii adigana allaha kaa siiyo sida aad mar walba noola socod siiso qayrka iyo wanaaga

  • @xudeyfiahmed1769

    @xudeyfiahmed1769

    3 жыл бұрын

    Gadaal isoco

  • @abdinasirosman241
    @abdinasirosman2413 жыл бұрын

    Wahaabi qery malaha ixtifaalkii nabiga scw ayay diidaan maxamad binu cabdi wahaabna waay u ixtifaalan

  • @xudeyfiahmed1769

    @xudeyfiahmed1769

    3 жыл бұрын

    Suufi qeyr maleh ha dhamaado suufi iyo intii raacsan

  • @muzamiltv5937
    @muzamiltv59372 жыл бұрын

    Masha allaah Allaha kuxafido khayrka noosobadi

  • @maxamedaadanmuximedxasanaa2650

    @maxamedaadanmuximedxasanaa2650

    Жыл бұрын

    D 🥲😛🤩😍🥰🤑😝🤪😜💜💜❤❤❤❤❤❤👈👉👆👍👆🤛🤘✌✌✋🤛💬🧑‍🦳🧑‍🦱🙍‍♂️🙍‍♀️👵🙆‍♂️👵🙆‍♀️👵

  • @maxamedxasan2331
    @maxamedxasan23313 жыл бұрын

    Ma maalintaa ayaa laga sheekeeyaa kaliya nabiga scw ma waxaan sameeyn abuubakar cumar ali

  • @fadumozahra650
    @fadumozahra6502 жыл бұрын

    Mansha allaah ahlu Sina kor❤️❤️❤️❤️

  • @axmedcabdiqadir7064

    @axmedcabdiqadir7064

    2 жыл бұрын

    Marsha allah

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi35263 жыл бұрын

    Mansha alh culimadii waaweynayday ee ehlu sunna waljamaaca way cadeeyeen ilaahay hanoo xifdiyo. Fadiilatu sheekh dr al faqiih al usuuli maxamuud shibli. Fadiilatu sheekh alcallaamah all muxadith al mufasir maxamed Cabdi umal . Fadiilatu sheekh alcallaamah al muxadith al mufasir al usuuli nuur cali Jaamac.

  • @ahmedgeela5609

    @ahmedgeela5609

    Жыл бұрын

    Suufi waaa muuse cadde

  • @ismaciilexaaji4956

    @ismaciilexaaji4956

    Жыл бұрын

    Kkkkk kkkkk waxaad tahay qof lagu qoslo

  • @inaclaahi3526

    @inaclaahi3526

    Жыл бұрын

    @@ismaciilexaaji4956 haaa marka qoraalkayga indho dufanleh lagu eego😂

  • @maan8746
    @maan87463 жыл бұрын

    Suufi bidcooleyaal, war saxaabada kheer ee arkiwaayeen maa arakteen?!, rasuulka scw wuu sheege inlaiskhilaafidoono wuxuuna noo dardaarmay inaan sunada kudhegno oo bidcane katagno

  • @abdirahmanfaisal402

    @abdirahmanfaisal402

    3 жыл бұрын

    Mansh allaah waa runtaa saas bay sheeganayaan

  • @siraajdiin7185

    @siraajdiin7185

    3 жыл бұрын

    Waad ceytamaasaa

  • @abdifitahsharifhassan9627

    @abdifitahsharifhassan9627

    3 жыл бұрын

    Xaa idunku dhacay wahaawiyaal

  • @xudeyfiahmed1769

    @xudeyfiahmed1769

    3 жыл бұрын

    Wad kabaxsatay

  • @xudeyfiahmed1769

    @xudeyfiahmed1769

    3 жыл бұрын

    Beenta waaye

  • @maxamedxasan2331
    @maxamedxasan23313 жыл бұрын

    maxaad wadaadada qaar hadalkooda u jarjaraysaa oo u yar yareeynaysaa hadalkooda kuwana aad dhamaystiraysaa waà ku fahanay inaad Hal dhinac tahay

  • @user-bt6vb6fr9c
    @user-bt6vb6fr9c9 ай бұрын

    Shaydaan ween umal naarta allow gali😂😂😂😂😂😂 ahlu suno guul❤❤❤❤❤

  • @mohamedshaafici929
    @mohamedshaafici929 Жыл бұрын

    Maashaa Allaah Culumada Ahlusuna gaar ahaan Muxadithka weyn sh Cibaar iyo sh khaalid baa soo afxiray afsoomaliga raqiiska een daliil wadanin ee #wahaabiyada ale haxafido culumada

  • @user-dc2zf3fh8x
    @user-dc2zf3fh8x4 ай бұрын

    M.a culimadeeyna ale haxifdiyo

  • @user-pm9vs6mi6t
    @user-pm9vs6mi6t6 ай бұрын

    Asc mawliidku inuu bidcayahay waa saxiix adeer

  • @mohamadali5025
    @mohamadali50253 жыл бұрын

    Mowliidka Ay sheegayaan Suufiyadu Quraan Iyo Xadiis Ma sheegin war ilaahay ka Baqa Dadka Ha luminina Inta la idin ka digi Karana waa la Idinka Digayaa Suufiyooy Insha Allah

  • @abdirizakfamily2385
    @abdirizakfamily23853 жыл бұрын

    waxa ceeb inagu ah inaynu umal iyo shibli culimo ku sheegno

  • @inaclaahi3526

    @inaclaahi3526

    3 жыл бұрын

    Waa hadii aad tihiin suufiyada ehlu bidaca ah. Balse waxa ay yihiin culimada waaweyn ee ehlu sunna waljamaaca

  • @xudeyfiahmed1769

    @xudeyfiahmed1769

    3 жыл бұрын

    Waxaa ceeb inugu ah inan suufi warkiisa qaadano

  • @abdirizakfamily2385

    @abdirizakfamily2385

    3 жыл бұрын

    @@xudeyfiahmed1769 suufiyada saxda ihi waa dhaxalkii nabiyada qofkii raacaana waa liibaanaa...kii iska diidaana waa yeelkadii

  • @ciisecabdi3015

    @ciisecabdi3015

    2 жыл бұрын

    Aad &aad walaalka

  • @MubarikJARMANY-rs2rj
    @MubarikJARMANY-rs2rj3 ай бұрын

    Mawliid daliil loomahayo walaijmac lamashegin hadalkn tarawiixda nebiga sameyey scw okabaqey inlawajipiyo

  • @ahmedapdulemohamud5812
    @ahmedapdulemohamud58123 жыл бұрын

    Sh umal sh shibli sh nuur cali jaamac m.a💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @IshoAbdi
    @IshoAbdi10 ай бұрын

    Ma

  • @cademcc53
    @cademcc532 жыл бұрын

    Sheydaan umul wa ninkii aflagadeeyay suubanha balaayo haku dhacdo

  • @saacidsalaad3055
    @saacidsalaad30553 жыл бұрын

    قل هاتو برهانكم ان كنتم صادقين La imaada dalil hadaa run sheegeysaan

  • @mohmednoor2608
    @mohmednoor26083 жыл бұрын

    Suufiyada waa bidcoolayaal

  • @iqroiqro3188

    @iqroiqro3188

    2 жыл бұрын

    Suufi xaaka taqaan diin mataqqnaa wahabi yahow

  • @user-xw1qb3nx8u
    @user-xw1qb3nx8u10 ай бұрын

    Ahlu sunan wajamaaca guul guul guul

  • @user-ti5ec6vo6y
    @user-ti5ec6vo6y11 ай бұрын

    Asc culimada soomaaliyeed wxaa su aaleeynaa slaatu traawiixda hddu cumr jideeyy mxaa diidaay mowliidka oo muslimiinta jceylky u qbaan nbiga sllaahu cley wsllm

  • @Abdullahi-m
    @Abdullahi-m2 ай бұрын

    Daliil Lama Haayo Aayad iyo Xadiith Weliba indha Adeegooda Bidca Ayey Qiil U Raadinayaan, Bulshadu inteeda Badan Hada waa Fahmeen ku Jahwareerinaya iyo Kuwa Xaqa Ku Har iyo Habeen Bulshada Uga Digaya Si Bidcada Oo Keenaya Ayaado iyo Axaadith Daliilo Cad Cad Ah Adba Caqli Waa Leedahay Ee Kala Garo Qalad iyo Sax

  • @ahmedarab5659
    @ahmedarab56593 жыл бұрын

    QOFKA SOO GALIYAY EE CULAMADA SHEEKH A UMAL IYO SH M SHIBILI HDALADOODA JARJARAY JAHANAMA ALLAHA KU FOGEEYO AAAMIIIIN

  • @isahk_awcali
    @isahk_awcali3 жыл бұрын

    Maa maxaadarada si fiican usoo dhigrid maxa u jarjaraysaa oo kuwan suufida ugu radin shibile soo dhagayso hasoo jarjarin ee hala kicin waxaad maqasho ee si fiican u baar ma aladaa iskadaa radka iyo waxaa wadide

  • @SomaliQadim

    @SomaliQadim

    3 жыл бұрын

    Hadal badan miyaa loo baahanyhay muhiimada Lee kasoo qaatay

  • @maxmudxareed1345

    @maxmudxareed1345

    3 жыл бұрын

    @@SomaliQadim qiyaano ayaad samaysay.

  • @cadeybishar2678
    @cadeybishar2678 Жыл бұрын

    M.a sheik ahlujana Wal jamica

  • @maan8746
    @maan87463 жыл бұрын

    Caqli daradiina rasuulka jclkiisa sanadkii halmarlee maamuujineesiin, intakale makatageesiin

  • @abdirahmanfaisal402

    @abdirahmanfaisal402

    3 жыл бұрын

    Bal ka wrrn wll ninkii nabinimada sheegtay waxay dhaheen awliyo buu ahaa waxaas nabi jacayl maaha

  • @maan8746

    @maan8746

    3 жыл бұрын

    @@abdirahmanfaisal402 wll bidco ii suno waa 2 iskaso horjeedaan ee xaqa alaha tusiyo

  • @xiintoymedia1432

    @xiintoymedia1432

    3 жыл бұрын

    Dadka weligood xuxinna

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm10 ай бұрын

    Nabiga yuu umoowliidayaa isaga weeye dhalashadiisa maisaga ayaa isumowliidaya dhimashidiisii miyuu kadanbeeyay taas tunable kuunoqonmeyso waxaad rabtaa nabiga ayaa istaaga kakaadiyay nabiga ayaa wasaqlahaa nabiga csw ayaa injirkujirtay naiga dhalashidiisa wuw usoomay wahaabiyada mushaar hadad kaqadato ay mislaid kuudhiibten diintada heeyso dhibatada dalka kajirta idinka ayaa sabab u ahaa markii nimankaa duurka ay galeena ayfadhilmeen waadkakala siibateen nabiga dhalashadiisa iyo siiradiisa wax aan ajar eheen lagama helaayo xiraiga waashirki iyo meelo dhaw dhaw ayaat kahadleeysan wajiga kuwan duubta edinka ayey idinka yimaaden waana ugu kalabaxdeen sheikh shariif ayaa marhore idin fahmay wahaabiyada naagtoda oodhimatay xataa ineylakulman ayey jecelyihiin iidoo an daahir eheen ayaa duugtan nabiga istaaga. ayuu kakadiyaa ninkayiri iyo saligiisa iyo dhalashadiisa habeedhan ninka kusoojeeday weey kalafiicanyihiin 1986 ayaat muqdisho wax anlayaabno ladiika sheegayay sheikhoow fabdho dugsidhigta oo qaangaray xeelkii gaaray kitaabka waaqadankartan aatdheheeyseen ilaahna idika oo dhahir eheen hatabana ayuu yiri ismafahmi karno nakala daaya cida waxkaaqadaneyso waxaad donto uaqri wixii waxkaayelo

  • @abdiomar282
    @abdiomar282 Жыл бұрын

    Masha Allah sidii lasgu imanjiray eelawagaranayo mawlida nebiga dhigijiray halasoceliyo diintu 2 maaha 1 qudha waliged culimajirtay ma 30 kaasanadood ee labarkacay eedhukii gubtay eelabedel isku imaatinkii saliga nabiga laday waka Dhulkii qalala 1kaa haben ee laxusayay ee quraaka la akhrinayay ituu danbi fudaydinayay maxase manta loo arkiwayay barwaqadi hay sidani saxtahay hala idabaqabto

  • @wanaag5884
    @wanaag58843 жыл бұрын

    Subxaan allah qofka dhahaayo taraawiixdu cumar ayaa imaam usameeyey, hadana ka dhigaayo inuu cumar bilaawe, taas waa been, taraawiixdu nabiga ayaa biloowey, markii uu arkey sida saxaabada ugu soo qeyb galeen ayuu nabiga ka baqey in lagu waa jibyeelo, habeenkii xigtey nabiga gurigiisa ayuu ku tu kadey, ileen nabiga waxyi ayaa ku soo dagi jirey, sidaa ayuu jameecada isaga deeyey, cumarna waa giisi markuu arkey ineysan kali kali u fiicneyn taraawiiixda in loo tukado ayuu imaam u sameeyey, tana daliil idinma noqoneyso, tan qulafada waa sunah nabiga ayaana sheegey, سنتي وسنت الخلافاء الراشدين ilma adeero daliil ma heysaan ee caamada beenta ka daaya hadalka culimadad maxaad u goyneysaan kan suufiyadana aad u dheerey neysaan kkk waa yaaab

  • @xiintoymedia1432

    @xiintoymedia1432

    3 жыл бұрын

    Lkn xilgaas jameeco ma uusan aheen walal

  • @mohamedshariif2600

    @mohamedshariif2600

    3 жыл бұрын

    surwalkan adifa kugujiro asxabta magashan jirin oo telefonkan adiga isticmaleeso nabigeena maisticmaalin wa xaaraan miya leedahay

  • @duuliyekastamtv3017

    @duuliyekastamtv3017

    2 жыл бұрын

    @@mohamedshariif2600 surwaalka iyo moobilka diin maaha sheekh lkn mawliidka diin baad kadhigataan

  • @samowade1300
    @samowade13002 жыл бұрын

    Baadhiloow , culimada hadalkoda soo daa , sida suufiyada , hadii aad wax dhex-dhexaadineyso . Shubuhaad kaa dhan culimadu waa ka WADA jawaabeen.

  • @user-ti5ec6vo6y
    @user-ti5ec6vo6y11 ай бұрын

    Waa dd kii nbd diidka abuury dood mcna la heen wxb m trto

  • @Taranbi_
    @Taranbi_ Жыл бұрын

    2:50 qofkas weyn bal eeg sigaar io wuxu isbarbar dhigaa in ey nabiga dhalsho u sameyan hadiba nabiga dhalsho lo sameynayo waa shey aad u weyn afarta khulafa io tabiciyinta aya sameyn lahy

  • @huseinahmed5083

    @huseinahmed5083

    Жыл бұрын

    War ninyhow waxba ka qaldan saad u fahamtay maahne waxa laga wada sigarku saminki nabiga scw ma jiri jirin saa darted diintu maxey ka qabtaa wa sida

  • @user-ul2tr9kd3u

    @user-ul2tr9kd3u

    8 ай бұрын

    ​@@huseinahmed5083sigaarku cibaado ma aha waxa laga hadlayo wa cibaado sufiyadu mawliidku wa cibaado bay leyihin shay diinta laguso daray iyo sigaar mxa iska galay mxa idinka khaldan

  • @marwanalashcari2124
    @marwanalashcari21242 жыл бұрын

    M,a culimadeena Ahlu

  • @yusufibrahim4934
    @yusufibrahim49342 жыл бұрын

    tarawixda nabiga aa bilabay ee umadan wax bara

  • @abdinuurmuuse3172
    @abdinuurmuuse3172 Жыл бұрын

    Mowlidku waa wax jira Idinku in nabiga la lagu saliyo oo la amaano Oo laweenayeo malinku dhashay ma danbi baa ku jira Wahaabiyoy kasoo jawaba ❓

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Жыл бұрын

    Dhalashada nabigeena in la xuso maxay nimankani ka rabaan

  • @Taranbi_

    @Taranbi_

    Жыл бұрын

    Halo sameyo ma xumee daliil ma u heysta teda kale anaga nabiga wan ku deysanaye mxa nalogu diidaya inan dhalsho dhigano hadiba nabiga scw lo dhigayo

  • @goljanogsm
    @goljanogsm3 жыл бұрын

    Rabibaa kala saari

  • @maxamedowismaciil4489
    @maxamedowismaciil4489 Жыл бұрын

    Mxaa ka khaldan kan soo daynaya Culumada saxda Ahna u jarjaray cidadkoda wadadan kalana dhagaha nagaga was kheeyo

  • @maryammaclim9738
    @maryammaclim97383 жыл бұрын

    Sigaarkuna haddusan waqtigi nabiga jirin masaa ilaa hadda banan

  • @knowyourworld6077

    @knowyourworld6077

    3 жыл бұрын

    Kaas suaal ma ahan,islaamka wax walbo wuu kuu cadeyay wax walbo nafta halis gilinayo diinta wey xarantimesi,ولا تلقوا بايديكم الاالتهلكه

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm10 ай бұрын

    Nabiga waaba noolaye yuu umowliidaa waaba noolaye

  • @asadaksheyasadakshey3760
    @asadaksheyasadakshey37603 жыл бұрын

    Umul bahani aa ka hadal sineyo ma ahane din ma hayo wlhi

  • @user-ti5ec6vo6y
    @user-ti5ec6vo6y11 ай бұрын

    Fnaaniin iyo hogaamiya kooxeed rg iyo dumr isla bood boodaaya myy k qeyliyaan ddkn mowlidka k qeylinaaya

  • @arabjibril435
    @arabjibril435 Жыл бұрын

    Umal isaga gaal ah

  • @mohazat5009

    @mohazat5009

    10 ай бұрын

    Subhanallah

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm10 ай бұрын

    Nabiga isagaaba maalinta uu dhintay miyaa isaga isu moowlidayo isaga waabanoleye

  • @maida6752
    @maida67522 жыл бұрын

    Culimadd Haladhgeesto Yan Umadda Mlimiint Moliidka Sidàad Udiidän ayuu ahaa ofna

  • @morekboss7146
    @morekboss71462 жыл бұрын

    Warya shekh sheydan ba tahay nabiga waxa u ogen o gadal dinta ad kuso dareysid wa maxay wlhi halag bad kusugan tahy allahaga ulabo hadii kale wlhi wad halagsami

  • @macalinaxmed3534
    @macalinaxmed35343 жыл бұрын

    Ascm

  • @SomaliQadim

    @SomaliQadim

    3 жыл бұрын

    Wcs soo dhawaaw wlle

  • @xabibocali805
    @xabibocali805 Жыл бұрын

    Asc

  • @asmasiman6785
    @asmasiman6785 Жыл бұрын

    Kkkk shekh muuse cadi Ale ha ku daayo

  • @dahirxaajixasan8470
    @dahirxaajixasan847010 ай бұрын

    Sideda waxa dadka.isku.yimid.2 qodob.bay samaynayaan sadaqo iyo siiradii.saligii nabiga ayay samaynayaan sharecada miyaan banayn 2.qodob wa inta.dadka maxaa.loo waa layaa

  • @macalinaweysmooge2451
    @macalinaweysmooge24513 жыл бұрын

    Masha allaah hormar wacan wan kuu saaray SUBSCRIBE adne iisaar adigoo mahadsan wll

  • @ibraheemhaji
    @ibraheemhaji Жыл бұрын

    Ilaa hadda xadiith idinkama maqlo ,ismaqiiq ayey wadaan raggan ,war daliil keen na ceebbaa

  • @bashiirmaxamed4789
    @bashiirmaxamed4789 Жыл бұрын

    Pp

  • @maan8746
    @maan8746 Жыл бұрын

    War cadaalad mawadid, markuu suufi gadlaayo waa dheereenee, marku umal hadlaayo waa gaabinee

  • @ahmedgeela5609
    @ahmedgeela5609 Жыл бұрын

    Suufiyada waa wax maka sayaan haladodina culumada salafka waxaad taqaaniin ma lahan suufiyada ma nuuraayaan wey duleysabyahay

  • @abdirizakfamily2385
    @abdirizakfamily23853 жыл бұрын

    umal iyo shibli waxa dhaama..xoolaha bacaaaaaaaacda yidhaah run ahaan

  • @calishariifcaalimcabdi8426
    @calishariifcaalimcabdi8426 Жыл бұрын

    Yaa sharci kadhigay nin karmeed

  • @abdishakurroblediis8300
    @abdishakurroblediis83003 жыл бұрын

    Mawiildku waa wax jira weeye

  • @maxmudxareed1345

    @maxmudxareed1345

    3 жыл бұрын

    Waa bidco.

  • @xudeyfiahmed1769

    @xudeyfiahmed1769

    3 жыл бұрын

    Been waaye

  • @cawilcabdile8552
    @cawilcabdile85522 жыл бұрын

    Diintaan nabi muhammad csw oo nool ayaa alle dhamaystiray. 400 sano dhimashada nabiga csw mooie laqoray diin hanooga dhigina.

  • @maxamedaadanmuximedxasanaa2650

    @maxamedaadanmuximedxasanaa2650

    Жыл бұрын

    12

  • @cismanjaamac4151
    @cismanjaamac4151 Жыл бұрын

    Horta aamus adigu caamaaba tehee

  • @abdirahman8213
    @abdirahman82133 жыл бұрын

    Ragg iska dhicin iyo Rabbi caabud meel ma wada gasho daliil marka waydeen miyad ag dhigteen saladi taraawixda . ok cumar Al faaruq muu garan waayay Nebiga scw usamee xafladan oo geel uqal oo durbaan utumo , mise ado soomali ah aya ka aqli batay cumar abubakar iyo Cusman iyo Ali Alleh raali haka aahado dhamaantoode

  • @sacdiyaabdullah4750

    @sacdiyaabdullah4750

    3 жыл бұрын

    Jaahilaa tahay wax tacaluqin wax tacaluqaba kalama taqaanid waraa quraanka waa la jusjuseeyey wee soo derisay nabiga walaa qulaafada woo ka dambeeyey dugsida quraanka lagu barta ayadane wee soo derisay kutubta iyo maktabadaha wee soo deriyeen bidca miyaa

  • @user-jg9kn5mk1g

    @user-jg9kn5mk1g

    3 жыл бұрын

    Waxaad iishegta cumar ,abuu bakar cali iyo cusmaan meeshay mawliid ku sameyeen Waa mid kale daliil diiniya looma hayo mawliidka Dhinaca kale wax khayr laga helayo oo nabiga iyo saxabadisu samayn waayen oo uu nin suufiya garan miyaa jira

  • @abdirahman8213

    @abdirahman8213

    3 жыл бұрын

    @@sacdiyaabdullah4750 Birthday ga Nebiga Scw In xaflad la sameeyo o sida meelaha qaar ka dhacday in cake la jaro marna music ama durbaan sida loo kala helayo loo tumo, cibaado la isku faro na laga dhigta, Maaha mid hada bilaabmatay ee waxa bilaabmatay cahdigi faadumiyinta iyado xata la xusi jiray 1. Ali binu abi dalib 2. Fatuma 3.Xasan iyo xuseen 4. Xabibkeeni SCW 5.iyo Odayga magalada dimishiq ka talin jiray . Waxaaso dhan waxay ka ahayd ummada inu ka jeediyo xukunkisa. Laakin xabiibkena Scw isaga hal malin in la xusa inaguma filna intu ina farayna marka so dhamayno aynu iskula nimaadno maalinkan

  • @dalmarcadeabdinuur1191

    @dalmarcadeabdinuur1191

    3 жыл бұрын

    @@abdirahman8213 munaafiq hadalkiisa kasoo qaaad malahan mark isk aaamus minaafiq ayaa tahee wahaaboyo uri uf culumada ehlu suno wax xaq ah ayey sheekgen oo daliil wato bal wax daliil ah keen

  • @abdarazakahmed9217

    @abdarazakahmed9217

    3 жыл бұрын

    @@abdirahman8213 Caqli lagama hadlin ee Cilmi ayaa laga hadlay wixii soo lordho diinta loo bandhiga nabi ma sameen ma looga tegaayo ee diinta lnabiga ka tegay ayaa caqiidadeeda loo bandhigaa sidaan waa xaaraan iyo sidaan waa xalaal iyada na dhaheyso Saas ayey dhaheen waana sax dadkaan waajib waaye kuma dhihin ee adiga maxaa ku diidantahy oo metelaayo qoloda wax gaaleysiiso.

  • @maxmudxareed1345
    @maxmudxareed13453 жыл бұрын

    Yaa suufi aheyn oo hadal Sarifay si ay qiil ugu radiyay wax anan jirin.

  • @drdeeqsi5404
    @drdeeqsi54043 жыл бұрын

    Af soomaali lama rabo

  • @SomaliQadim

    @SomaliQadim

    3 жыл бұрын

    cilmiyey ku hadleen culumadu

  • @inaclaahi3526

    @inaclaahi3526

    3 жыл бұрын

    @@SomaliQadim Afsoomaali lama rabo. Cilmi ka ma aragno. Cilmiguna waxa weeyaan ilaahay ayaa yidhi iyo rasuulkiisa ayaa yidhi iyo saxaabada ayaa yidhi. Balse suufiyadani daliil cad may sheegin

  • @maxamedcabdi3837
    @maxamedcabdi38372 жыл бұрын

    Umul iyo waxa dhagaysto waa lumeen

  • @mohazat5009

    @mohazat5009

    10 ай бұрын

    Walahi wa been

  • @guirre-bb1yw
    @guirre-bb1yw Жыл бұрын

    Perdu muulika

  • @NabiilJeylaani-eo5bw
    @NabiilJeylaani-eo5bw Жыл бұрын

    Mowliidku waa bidci

  • @abdikadirmohamedkaahiye5921
    @abdikadirmohamedkaahiye59213 жыл бұрын

    Suufi waaxid

  • @abdirahmanfaisal402
    @abdirahmanfaisal4023 жыл бұрын

    Wll bidco laga keenay nasaarada wax daliil ah kuma soo aroorin aayaadka haku been abuuranina dadka caqliga ha uga ciyaarinina camada

  • @SomaliQadim

    @SomaliQadim

    3 жыл бұрын

    Daliil Ma Haysaa Diidaya ?

  • @abdirahmanfaisal402

    @abdirahmanfaisal402

    3 жыл бұрын

    @@SomaliQadim wll maba soo aroorin sababtoo waxaan soo gaaray iyagoo ku doodaya bidco xasano ah goorma ayaa daliilkaa u soo dagtay ii sheekh

  • @abdirahmanfaisal402

    @abdirahmanfaisal402

    3 жыл бұрын

    Ii sheeg wll

  • @SomaliQadim

    @SomaliQadim

    3 жыл бұрын

    SU'AAL :Mowliidka Marka La dhigaayo Maxaa La Qabtaa ii sheeg ?

  • @abdirahmanfaisal402

    @abdirahmanfaisal402

    3 жыл бұрын

    @@SomaliQadim adaa u doodaya waad aragtaye isdhexgal rag iyo dumar iyo cunto la cuno iyo lacag xaaraana oo laga soo qaado habraha masaakiinta ah iyo odayaasha magac xus nabi looga qaado wll soon iyo in cunto la cuno farqi wayn baa u dhaxeeya inta dulka iyo cirka u dhaxaysa baa u dhaxeeya soon iyo cunto in la cuno mida dhinaca kle diinteenu waa dhamaystiranthy

  • @ilyasali6042
    @ilyasali60422 жыл бұрын

    Beenaale qaain ah, warya sheikh ma tihid.. So diinta kamil ma ahan mowlidka aad shegeyso.. Xage diinta kaga yaalaa...😀

  • @abdikadirmohamedkaahiye5921
    @abdikadirmohamedkaahiye59213 жыл бұрын

    Af somali bee suufido bee isticmaalaan

  • @knowyourworld6077

    @knowyourworld6077

    3 жыл бұрын

    Haa,runtii afsomali lee wadaan daliil mahaayaan

  • @caishomohamed8359

    @caishomohamed8359

    3 жыл бұрын

    Alla Somali mxy hayaan ileen daliil majireee

  • @ibrahinaxmad1505

    @ibrahinaxmad1505

    3 жыл бұрын

    Ninyahow dinta dheel may aha قل بفضل الله وبرحمته فبذالك فليفرحوا

  • @assadafrica4807
    @assadafrica48074 жыл бұрын

    Kanaalkaaga dhexdhexaad maahan waa suufi faasiq

  • @SomaliQadim

    @SomaliQadim

    4 жыл бұрын

    Dhex dhexaad wax layiraa ma jidhaan sxb

  • @maxamuudcaruus3847

    @maxamuudcaruus3847

    3 жыл бұрын

    Xaqu waa cadyahay

  • @goljanogsm

    @goljanogsm

    3 жыл бұрын

    Xaqu maaha inaad googoyso codka culimada xadiis iyo aayadba sheegaya iyo raga afsomali kaliya ku qancin raba umada ood dhamaystirto

  • @inaclaahi3526

    @inaclaahi3526

    3 жыл бұрын

    @@SomaliQadim Hadii aad ilaahay ka cabsanayso ehlu sunna waljamaaca hadaladoodaa sidaas umaad soo jarjarteen. ولا يجرمنكم شنآن قوم على ألا تعدلوا اعدلوا هو أقرب للتقوى

  • @AxmedAlpha2024

    @AxmedAlpha2024

    2 жыл бұрын

    @@SomaliQadim kanaalkaagu dhexdhexaad inuu ahaado way kuu roontahay culimada waa sida Hal afar naas leh kii la doono waa la Maalaya Wana lagu dhargayaa ee adiga ka digtoonow in kanaalkaagu umada is nacayb ka dhex abuuro

  • @NabiilJeylaani-eo5bw
    @NabiilJeylaani-eo5bw Жыл бұрын

    Umada beenta kadaa

  • @maxmudxareed1345
    @maxmudxareed13453 жыл бұрын

    Suufi waa beenalayaal.

  • @xudeyfiahmed1769

    @xudeyfiahmed1769

    3 жыл бұрын

    ANAA KUGU RAACSAN

  • @caddiraxmaanhaybe4165
    @caddiraxmaanhaybe41653 жыл бұрын

    hawshan suufiyada waa lagaga adkaaday marka meel hafadhiistaan suufiyada waqtigeeda waa uu dhamaaaday soomaaliyana xaqaa gaadhay

  • @sacdiyaabdullah4750

    @sacdiyaabdullah4750

    3 жыл бұрын

    Waxaa xaq ka ogtahay malahan meel fadhiiso

  • @cabdullaahicabduraxmaan7109

    @cabdullaahicabduraxmaan7109

    3 жыл бұрын

    Mowliidku diinta kamid ma aha ee waa bidco ee suufiyooy wax barta

  • @suleymaancali7230

    @suleymaancali7230

    3 жыл бұрын

    Sax howlaha Suufiyiinta waa u dhamaatey,Allaah mahadii ummadda Soomaaliyeed 60% xaqa way fahmeen,in yar oo qabuuriyiin ah ayaa weli baadilka u ololeynaaya bidcada,Allaah hasoo hanuuniyo hadii uu kheyrka la dooney, Fg:- Kutubka Allaah iyo sunadii Nebi Muxammed scw ayaa inoo diin ah,wixii kasoo harey waa lagu lumaa ka dibna naar ayaa lagu muteystaa.

  • @binalishopping4022

    @binalishopping4022

    3 жыл бұрын

    Su. A'l. awal magaaley ahaayee

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    Жыл бұрын

    @@cabdullaahicabduraxmaan7109 in la xuso dhalashada nebigeena scw miyaad diidantahay

  • @99educationalcenter.97
    @99educationalcenter.973 жыл бұрын

    Umul waa gaal iskaba daay, t.kale mowliidka qufkii diida isaga unbaa diiday, gafayana kheyrkiisa.