Doni B-Sheeko (Official Music Video) SMS Skiza 549143 to 811

Музыка

Do Not Re-upload To Avoid Copyright Strike
#Fadlan #SUBSCRIBE #COMMENT #LIKE #SHARE
Sheeko wa hees single ah oo soo baxday sanadkan waxa duubay Producer Paulo And Directed By Bill
follow Doni B On
/ donibofficial
/ doni-b-official
kzread.info/dron/Vqc.html...

Пікірлер: 1 200

  • @andregamming3536
    @andregamming35363 жыл бұрын

    War wllhi nin Talyaani ah aan tartan kula jiraa somali youtube ma isticmasho uu igu dhahay bal waxaa nahay tusiya like iisaara😂🙌🏻

  • @xayaatomar9156

    @xayaatomar9156

    3 жыл бұрын

    🤴💋 legend cadani Commentigaga in report laga gudbiyo aaba lamarooya😂 gacanaa kutagay ani 😂💞

  • @nimconeyruus5354

    @nimconeyruus5354

    3 жыл бұрын

    Masha Alaah ❤️

  • @xamsecisman439

    @xamsecisman439

    3 жыл бұрын

    Sheekiyo shaax ubixih 😃

  • @ciiloow9451

    @ciiloow9451

    3 жыл бұрын

    hmblyo bro

  • @mariaenjoy6910

    @mariaenjoy6910

    3 жыл бұрын

    Legend meeshan nagu haya waa adiga king cadaani 🤴🦁

  • @blacktyga3909
    @blacktyga39093 жыл бұрын

    Doni pro gar iyo gardaro wan ku wata lpx balse barther muqadada dad baa xiseyo marka halaku argo ✌✌✌✌✌✌✌❤❤❤❤🤳🤳🤳🤳

  • @maxamedabshir3814
    @maxamedabshir38145 күн бұрын

    Ma jiraa qof daawanaya 2024

  • @suudiinhoofficialg7584
    @suudiinhoofficialg75843 жыл бұрын

    Diini b Legend Sheeko iyo shax bigeysa Sheko iyo shah cadeysa♥️👈

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala84033 жыл бұрын

    "Geedaha nabada haloo beero". "Dalka nabada haloo doono". intaas baa isoo jiidatay Doni B noloow Allah Dalkeena nabad hanooga dhigo amin

  • @user-gj2qe8et7e

    @user-gj2qe8et7e

    3 жыл бұрын

    Bro taa haday dhici lahaud dakuba one love by ahan lahyen cidna cid ma dhibtenba jawi dagan

  • @mohamedkhalidhassan2597

    @mohamedkhalidhassan2597

    3 жыл бұрын

    Geduhu so weed mahn mise😁

  • @habdiazizhassan1590

    @habdiazizhassan1590

    3 жыл бұрын

    @@mohamedkhalidhassan2597 Haa weed wye2

  • @faizaabdirahman9633

    @faizaabdirahman9633

    2 жыл бұрын

    @@user-gj2qe8et7e v

  • @wadar-waaxid

    @wadar-waaxid

    2 жыл бұрын

    Xashiishadoole mayahay sxb

  • @khadiija1000
    @khadiija10003 жыл бұрын

    This is my fav modern Somali song ever! I believe is strongly political! Peace and love from whole planet ! Somali traveler❤️

  • @donib7225

    @donib7225

    3 жыл бұрын

    Thank you swty I appreciate it

  • @abzeko2927

    @abzeko2927

    3 жыл бұрын

    ✌🏽

  • @cabdiraxmanshariif5575

    @cabdiraxmanshariif5575

    3 жыл бұрын

    @@donib7225 8ö

  • @yaxayedheeg3343

    @yaxayedheeg3343

    3 жыл бұрын

    Yaxye

  • @yaxayedheeg3343

    @yaxayedheeg3343

    3 жыл бұрын

    😃

  • @hamdiabdihanan8668
    @hamdiabdihanan86683 жыл бұрын

    Runtii anigaa hesahaga wan jeclahayi I mean I love you music Brother Doni B 🥀🥀🌺

  • @balqiisakush3109
    @balqiisakush31093 жыл бұрын

    From fartun duvet 😄🤔 xagada hada kaimaday like xooga ah saar 😂

  • @daahiromarduurgal855

    @daahiromarduurgal855

    3 жыл бұрын

    Hadaan midowno dhib SAAS ah malahn 🤗🤗🤗

  • @balqiisakush3109

    @balqiisakush3109

    3 жыл бұрын

    @@daahiromarduurgal855 😅😅😅

  • @ShaatiWayne
    @ShaatiWayne3 жыл бұрын

    Doni be lagend

  • @awdable
    @awdable14 күн бұрын

    sheeko iyo shaah☕️

  • @updiwasacmuhumed1981
    @updiwasacmuhumed19812 жыл бұрын

    Keep going brother Doni B fanan somaliyeed

  • @madope1234
    @madope12342 жыл бұрын

    Doni b ninka kaliya aan Heesihiisa ka taageero fanka walhi😍

  • @miklajhassen9230
    @miklajhassen92303 жыл бұрын

    DONi B legend lo xizey waxa so batey ciyal kala jaan💪

  • @MOHAZOWOFFICIAL
    @MOHAZOWOFFICIAL Жыл бұрын

    2023 hadii aad dhageesano ❤dhac kusii

  • @amiirjrtube8814
    @amiirjrtube88142 жыл бұрын

    Dhalinyro ze Rabto Hlo Yeelo....🦁❤🙏

  • @michaeljoseph172
    @michaeljoseph1723 жыл бұрын

    video Wx badan ayaa sugaaye Doni B sheeko io shaax iga Gadan Heestan lpx.....

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel773 жыл бұрын

    Doni B Lipaax Soo Laba kacleeyay #Somali_Music_to_the_world!

  • @joellplayer4525

    @joellplayer4525

    3 жыл бұрын

    Sehr funny

  • @mostarmusic9429
    @mostarmusic94293 жыл бұрын

    Wax manala qaban karo ✊🔥🎥 onother level 🇸🇴✅

  • @fastgangofficial1519

    @fastgangofficial1519

    3 жыл бұрын

    🇸🇴

  • @__.nolito.__bazenga5857
    @__.nolito.__bazenga58573 жыл бұрын

    Love from komarocks doni nin weyn salankusaray❤💯🤘

  • @ayaanxirsi6859
    @ayaanxirsi68593 жыл бұрын

    Inta 8 bilood ka dib dawanysa like😛😂

  • @maryamabdi213

    @maryamabdi213

    3 жыл бұрын

    Waikanaa💋😂

  • @ayaanxirsi6859

    @ayaanxirsi6859

    3 жыл бұрын

    @@maryamabdi213 kow adaa ah😂😂😂😂

  • @asmaabdirashiid7243

    @asmaabdirashiid7243

    Жыл бұрын

    2022 bishii tobnaaD daawaDy🤣🤣🤣

  • @fahadcali4188

    @fahadcali4188

    Ай бұрын

    Aa❤❤❤❤❤❤❤❤​@@asmaabdirashiid7243

  • @maryamo411
    @maryamo4113 жыл бұрын

    MuuQaalka another level 🔥 Doni B legend 🦁😍 Eebe wx ka sareeyo maleh 🥀

  • @Shakur6644

    @Shakur6644

    2 жыл бұрын

    Hi

  • @nadiyazakariye3745
    @nadiyazakariye37452 жыл бұрын

    Inta mss world aragtay love😁😁😉

  • @mohanabdi3715
    @mohanabdi37152 жыл бұрын

    Fanankan cod isaga u gar ahuu leeeeyahay. Keep going libaax

  • @asapmodric3884
    @asapmodric38843 жыл бұрын

    Nin Dooli ah ban tartan kulajiraa Wuxu dahay Somali KZread ma isticmasho Somaliyey waxanahy tusiya like saara

  • @talosame4122

    @talosame4122

    2 жыл бұрын

    Maxaa adi iyo dooli isku kiin geeyey?

  • @hamdiahmed2237
    @hamdiahmed22372 жыл бұрын

    Heeskan aad baan u jeclahay qof walbo oo kaqeebqataya waxan layahay things si gaara ah fananka heesakan qaaday wuuw 😇😁

  • @salehbafadalofficial429
    @salehbafadalofficial4293 жыл бұрын

    African waa ka tagne somaliyeey cadaan la tartamonaaa doni-B zxpky meel oo rabaa geya

  • @CadeShorter1122
    @CadeShorter11223 жыл бұрын

    Dhalkan nabada haloodoono dhalinyaro meeshaa anagay nagu saab santahay Somali boy and girl lik saara 🥰🥰 Idin kufaanaa hala gilgilo meesha 🥰

  • @sharifahm.7963
    @sharifahm.79632 жыл бұрын

    Wawaree, how come i didnt about this artist mashaAllah inaba caadi ma ahn👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾

  • @user-jc2oy8je3n
    @user-jc2oy8je3n Жыл бұрын

    ❤👑🔥💃hesahaga wn jeclahay keep going bro

  • @seneraktas2901

    @seneraktas2901

    Жыл бұрын

    🌹🌹😍

  • @Walalaha1
    @Walalaha12 жыл бұрын

    Who is waching this after 1year

  • @sebastianarando1513
    @sebastianarando15133 жыл бұрын

    love Somalia Songs❤️ From Argentin🇦🇷

  • @jamaalpro4332

    @jamaalpro4332

    3 жыл бұрын

    Welcome from somalia 🇸🇴

  • @hani1457

    @hani1457

    3 жыл бұрын

    🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴

  • @motivemat

    @motivemat

    3 жыл бұрын

    welcome bro tnkz %$

  • @xaawocadey9053

    @xaawocadey9053

    2 жыл бұрын

    Iovesomaliaso

  • @FAAD21
    @FAAD213 жыл бұрын

    Ninkan Doni B layiraa wax laga qawan karo maleh waa xidig buuxa✌

  • @bqcosmeticssomalia3596
    @bqcosmeticssomalia35962 жыл бұрын

    I cant believe this my first time hearing this. This guys is out of his league. Definitely best somali singer of this generation.

  • @donib7225

    @donib7225

    2 жыл бұрын

    Thanks swty I’ll take that 👸👊🏽

  • @DJMAJID

    @DJMAJID

    2 жыл бұрын

    Ok

  • @YaasirMaxamed-bu4sj

    @YaasirMaxamed-bu4sj

    5 ай бұрын

    ​qpãpqqqaqaqqãpqã

  • @saddamkhalif1648
    @saddamkhalif16482 жыл бұрын

    Absolutely fantastic Talent SOMALI MODERN ARTIST .....SHINE SHINE MY BROTHER

  • @mohamuddubowahmed2744
    @mohamuddubowahmed27443 жыл бұрын

    Doni waa legend wax lagama qawani karo

  • @liibaanaadanbaayir4722
    @liibaanaadanbaayir47223 жыл бұрын

    Dhalinyaro se rabaan halo yeelo on fire.

  • @najibabukar1758
    @najibabukar17583 жыл бұрын

    Doni is baaaaack 😍😍 Who else missed this guy 🔥 🔥

  • @user-yo6ck1mf6n
    @user-yo6ck1mf6n11 ай бұрын

    Muhiimada dhabta soo jeediya Somaliyey😮😊❤😂

  • @abdikarimelmi1250
    @abdikarimelmi12503 жыл бұрын

    Geedaha nabada Haloo Beerro 💨 💨🌿🌱🌿🌱

  • @user-ob8yd3hd3u
    @user-ob8yd3hd3u7 ай бұрын

    Geedeeyo💨💨💨

  • @soufianmohamed45
    @soufianmohamed453 жыл бұрын

    Jarule of somalie 🇸🇴 from djibouti 🇩🇯

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska78873 жыл бұрын

    Horay usoco my brother 👏👏👏

  • @qureyshi5911

    @qureyshi5911

    3 жыл бұрын

    Adi maxa ka qaldan wacdi wad so dhigeysa heesaha adaa ugu horeyo se cml🤔😎👈

  • @khalidhabdilahi3464

    @khalidhabdilahi3464

    3 жыл бұрын

    Adiga maxaa kaa qaldan bro, adigoo wacdi ka shaqeeyo seed heesaha umadda ugu dhiirri gelisaa

  • @AbdiqaniHassan-ux5xx
    @AbdiqaniHassan-ux5xx2 ай бұрын

    Who is listening 🎶2024❤ Legend donii b

  • @shukriyuusuf5226
    @shukriyuusuf52262 жыл бұрын

    Dhalinta maanta eed saas maleh Xuriyda qolka haloo daayo wwww 🔥🔥🔥🔥🔥✅

  • @MuhaaLoveOfficial
    @MuhaaLoveOfficial3 жыл бұрын

    1:08 Big Respect Guuul Wacan Idin Rajeynaaaa 😍😍😍

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman99923 жыл бұрын

    I'm from Ireland and keep going sir Doni B

  • @xuskabowyofficial864
    @xuskabowyofficial8643 жыл бұрын

    Doni B nin la waayey Ahaa 🔥🌟🇸🇴💪🏾💉❤💯💯. Somali music🇸🇴🎙🎶🎤🎻🔥🌟❤ 2 de World 🌏🔥☀️🌗🌞🌠💯💯

  • @MohanadAbdirahman-k3h
    @MohanadAbdirahman-k3h6 күн бұрын

    2024 yaa joogo😂❤

  • @abdirahmanhalane5583
    @abdirahmanhalane5583 Жыл бұрын

    Still 2023❤️🙏❤️🙏

  • @khaalidabdi3912
    @khaalidabdi39123 жыл бұрын

    From laascaanood hoygii daraawiishta / legend madaxa noo saaran tahay doni b Somali raper guul guul br

  • @rihaanlovely2860
    @rihaanlovely28603 жыл бұрын

    woow sheko io shax cadesa✌

  • @cabdiaziizboqortooyo765
    @cabdiaziizboqortooyo76511 ай бұрын

    Waaa hees iyo Bar legend doni B✅

  • @abdisalanissa9030
    @abdisalanissa90303 жыл бұрын

    Legend iz back wax,bdn kasugenaa

  • @neimaisse3026
    @neimaisse30263 жыл бұрын

    Wawwwwwwww super chanson 😍😍😍🤴🤴saan uqadaa maa iskadayaa eshcalaaa❤❤❤💝💝⚘⚘

  • @abdikhalidabdiwahab9287

    @abdikhalidabdiwahab9287

    3 жыл бұрын

    Nice comment 👌👍

  • @donib7225

    @donib7225

    3 жыл бұрын

    Thanks swty 🙏

  • @sirsheeg1315
    @sirsheeg13153 жыл бұрын

    Waad lasoo daahday mar laga xiiso dhacayaa keentay lkn any way waa ku wadanaa Doni the star maker.

  • @abdirahmaan6513
    @abdirahmaan65133 жыл бұрын

    Doni P 100000k ayaan kuu saari lahaa balse pro 1 qof ayaan ahay wn ku taageersanahay..

  • @nimconeyruus5354
    @nimconeyruus53543 жыл бұрын

    Wansogih laahay ciyoow heeh hadiih kaleh waah heeh😜 shegaah 😂😂😂😂

  • @guluuz_songs
    @guluuz_songs9 ай бұрын

    Gedo gedo waba igu baxdaa hestan owlio hada 2024 dawaniso like saar❤🎉

  • @Xariif_1
    @Xariif_13 жыл бұрын

    Eebe wax ka sareeya saa maleh 😃

  • @rashiinuur912
    @rashiinuur9123 жыл бұрын

    🤘🏾🤘🏾🤘🏾🤙🏻❤️❤️😍😍♥️ wax kale bro hore osoco

  • @matankafarmaajo3724
    @matankafarmaajo37243 жыл бұрын

    Video haduu nuuri waayo #doni adan kuu hestaa pro

  • @ayanlecade6926
    @ayanlecade69263 жыл бұрын

    Legend aatahay Gar iyo Gardaraba waan kuwataa. Soona badi sxp muuqaalada Keep going

  • @djliicaye6892
    @djliicaye68923 жыл бұрын

    Geedaha nabada shaashta miyaa love you💘💘🙏🙏🙏🤪🤪🤪

  • @ilyaasmaxamed1274
    @ilyaasmaxamed12742 жыл бұрын

    This guy heesi hiisa mood waye pro hit after hit onther one ☝️ rabnaa

  • @Ramdelfalcao2024
    @Ramdelfalcao20243 жыл бұрын

    My birthday 🎂 music wow

  • @israjgani1388

    @israjgani1388

    3 жыл бұрын

    Me toooo

  • @quizzes1_

    @quizzes1_

    3 жыл бұрын

    Happy birthday to you 😻🖤🔥🎉

  • @jamaalaxmed9918

    @jamaalaxmed9918

    3 жыл бұрын

    Hbd to you

  • @mustafasaid3356

    @mustafasaid3356

    3 жыл бұрын

    Happy birthday bro

  • @idirisibrahim9556

    @idirisibrahim9556

    3 жыл бұрын

    Happy birthday my b😘

  • @ilhanali8397
    @ilhanali83972 жыл бұрын

    Yes this is what we need somali music to the world 🇸🇴🇸🇴 I love it keep going bro

  • @IbraQalyuubi-nb4fh
    @IbraQalyuubi-nb4fh8 ай бұрын

    10M views hadee gaarto like saar😂❤

  • @ismailmuss2140
    @ismailmuss21403 жыл бұрын

    gaban jalay beeso

  • @nuurcali8638
    @nuurcali86383 жыл бұрын

    Dhalinyaro seraban haloyelo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏☝️

  • @wllzohan7689
    @wllzohan76893 жыл бұрын

    Wanku wataa legend😍

  • @macalinbasbas2784
    @macalinbasbas27843 жыл бұрын

    Zxp donipi hesaha sobadi

  • @zakihajii8677
    @zakihajii86773 жыл бұрын

    The legend Done B Dedahaa nabad ha.lobeero 😉

  • @isco__228
    @isco__2283 жыл бұрын

    Geedaha nabada ha loo beero 🌹🌳🌲

  • @beezaanabdullaahi2989
    @beezaanabdullaahi29892 жыл бұрын

    I like this song Don Be and Lil palil Afro music ❤️👍

  • @redwanmohamoud6353
    @redwanmohamoud63533 жыл бұрын

    Doniiii byy ✌🏻 🐐

  • @amuunbellaofficial3086
    @amuunbellaofficial30863 жыл бұрын

    Wah istar saxipkeda fanan Miiiyaa wa igu cusubtahy wlhi

  • @ghosty3675
    @ghosty36753 жыл бұрын

    Class 👏🏾👏🏾👏🏾

  • @flystarsyoutubechannel9067
    @flystarsyoutubechannel90673 жыл бұрын

    Don B qoftaan waa xaskiisa So beutyfull girl

  • @abdullahiadam3763
    @abdullahiadam37633 жыл бұрын

    Dhalinyaro seeraban halo yeelo Dalkaan nabada haloo doono Hadalada dhaadheer soo gaabi Muhiimada dhabtaa soo jeedi

  • @jamacyare850
    @jamacyare8503 жыл бұрын

    Fartun Duvet like dhac

  • @malynali2704
    @malynali27043 жыл бұрын

    This song so lit 🔥 especially when drinking🥂🥂 😌❤️❤️🇸🇴🇸🇴💉

  • @nuradinrahoy5886

    @nuradinrahoy5886

    3 жыл бұрын

    😂😂

  • @hassan6692

    @hassan6692

    2 жыл бұрын

    Habaar qabto iskadaa biyaha kulul

  • @SharmaHilowle
    @SharmaHilowle3 жыл бұрын

    Ad iyo ad mac quul waye sheeko iyo shaax doni b horay usoco bro hade ugu badan tahaye two ✅

  • @donib7225

    @donib7225

    2 жыл бұрын

    Diyar bro sharmarke abdi hilowle ariif is that you ? 🙏🏽🙏🏽

  • @IlyaasIbrahim-iu6hi
    @IlyaasIbrahim-iu6hi2 ай бұрын

    Only itadaawatay 2024 like

  • @nuradinrahoy5886
    @nuradinrahoy58863 жыл бұрын

    Dhanlenyaro seeraban haloyeelooow 💪

  • @namiahmed2848
    @namiahmed284811 ай бұрын

    doni isnot easy

  • @mehbuubdek1937
    @mehbuubdek19373 жыл бұрын

    Doni B baaba soqoday hestaan manta lee igu horeyso wooow legend wanagu waxkaleysy bro keeb going

  • @mohamedaar9634
    @mohamedaar96343 жыл бұрын

    was good boy waarun👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zakiahmed4134
    @zakiahmed4134 Жыл бұрын

    Heesaha heestooda

  • @mohabaashi4376
    @mohabaashi43763 жыл бұрын

    Score kena wa in sheeko iyo shax 1 million views garto insha'allah team doni b so baxa 🥰✊

  • @yowshorts8132

    @yowshorts8132

    Жыл бұрын

    3m

  • @nunecade5599
    @nunecade55992 жыл бұрын

    Love this song doni b keep it up bro the song has a meaning that's how you know he is a top singer respect 🙏🙏💯💯👌👌

  • @inamodainamahdi4652
    @inamodainamahdi46523 жыл бұрын

    wa kale kuma odhanyo nice waye 😜😜😜😜😜

  • @wlllthomas________________9843
    @wlllthomas________________98433 жыл бұрын

    AF WEYNE😆😆😆😆😉❤❤❤

  • @ibraahimyuusuf9210

    @ibraahimyuusuf9210

    3 жыл бұрын

    🖕🖕🖕🖕🖕

  • @minaosmael
    @minaosmael3 жыл бұрын

    Omg ! I'm waiting this video 🥺❄❄💖 Sheeko iyo shaah cadeyso 💯❄ Sheeko iyo shaah bigayso 💯❄

  • @hamzaabdullahi4981

    @hamzaabdullahi4981

    2 жыл бұрын

    We need new song wow... bcz ....kan gadaal katokto walal mallahan...it is true doni B

  • @ahmedmahamuudfoolmadoobe9221
    @ahmedmahamuudfoolmadoobe92213 жыл бұрын

    Soomaalida waay hishiin lahaayeen hadii, geedaha loo beeri lahaa, been maaha, qof walbaa nabad, ayuu qaadan lahaa. Qofkii fahmayaa fahmaya.

  • @faisalharbi8308

    @faisalharbi8308

    3 жыл бұрын

    Waxba laga MA qaban Wax kale

  • @morehermade9641

    @morehermade9641

    3 жыл бұрын

    Nime kupata ndugu.........#mjanja/xariif

  • @abdulahimohamed2839

    @abdulahimohamed2839

    3 жыл бұрын

    Hadii xashiish nala boore waa heshiinena miyaa 😒😒😒

  • @caatoyare7917

    @caatoyare7917

    3 жыл бұрын

    @@abdulahimohamed2839jaadku ma nuurayo nio geedaha badsada nio xashiish nin cabay foodo sameeyey m3el noogu sheeg upti

  • @suhaybmahamed7726

    @suhaybmahamed7726

    2 жыл бұрын

    @@abdulahimohamed2839 haa abow😅

  • @saddamxusayn516
    @saddamxusayn5163 жыл бұрын

    Heestan erey erey ka dhaca ma leh Doni B ❤✊🏾

  • @deeqow.0733
    @deeqow.07332 жыл бұрын

    Legend alweys legend

  • @baarifarah457
    @baarifarah4573 жыл бұрын

    Wllky hees wa dhaftay tan 1 week 1 m inay gaarto rajeyna

  • @real_elpozoofficial4125
    @real_elpozoofficial41253 жыл бұрын

    Legend Doni 🙏🙏🙏🙏

  • @blackkiller-uu8kf
    @blackkiller-uu8kf Жыл бұрын

    Sheeko time

  • @MariyaAxmad-rg7zf
    @MariyaAxmad-rg7zf11 ай бұрын

    Alla hestan bari hore kuso xsusta

Келесі