Documentary-ga Cumar Dhuulle Xog iyo Xusuustiisi ka waramaya

Astaan 2021

Пікірлер: 155

  • @abdihamidkarazay4159
    @abdihamidkarazay41593 жыл бұрын

    Cumar dhuulle fanan ixtiraam iyo qadarin ka mudnaa dadka soomaaliyed balse aan ka helin qabiil dartiis. Cumar dhuulle alle ha kuu naxariisto🤲

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli3 жыл бұрын

    Astaan tv iyo qof kasta oo aqoon fanka uleh Waxan ka codsanaya hestan magaceda la dhaho qaansoolayaal ee uu qaado Cumar dhuule ali. Fadlan heestan ii raadiya. Qaansoolayaal baa Qoyskoodu yaala Sidigtii qoraalba Qoyskoodu maala Qaadiro raxmaanow Inanta mar ii qabo... Heesta hala soo hello Xerrta qaramkow

  • @faizam523
    @faizam5237 ай бұрын

    Allah ha u naxariisto Cumar Dhuule Cali. One of Somalia Legends 🇸🇴 ❤️ ✨️

  • @nopenope2364

    @nopenope2364

    Ай бұрын

    Calanka uraya meesha ka qaad

  • @AbdiqadirshAdam
    @AbdiqadirshAdam3 жыл бұрын

    CUMAR DHUULE taariikhdiisa in 27 daqiiqo lagu soo koobo may ahayn ilaahay ha u naxariisto wuxuu ahaa legend

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye3693 жыл бұрын

    Allaha u NAXARIISTO fanaankeenna qiimo ayuu ilaa hada inagu leeyahay Cumar dhuule ilaa hada heesihiisa waa kuwaan ugu jeclahay kabankiisa wa kabankii soomaalida Tunto midkii ugu macaana❤💯

  • @ducalehca
    @ducalehca3 жыл бұрын

    Cumar ilaahay ha u naxariisto Astaan tv na waxaan ku boorinayaa inay badiyaan documentary ga fanaaniintii hore somaliyeed

  • @shucaybmaxamuud4920
    @shucaybmaxamuud49203 жыл бұрын

    Allah ha u naxariisto Legend Cumar dhuule Cali (Cumar mahdi) . Mahadsanidiin Astaan

  • @SamiaOmer485
    @SamiaOmer4853 жыл бұрын

    Alle hawnaxariisto amiin🤲🤲🤲ilmabtiyaday ayuu dhalay rabi naxariistii janno ha kawaraabiyo cumar dhuule cali🤲🤲🤲

  • @Raaye_Rijaal
    @Raaye_Rijaal2 жыл бұрын

    Raalli haka ahaaddo Aabihii Qaaciga iyo Qaaraamka, Cumar Dhuulle Cali. Allaha unaxariisto, Astaan mahadsanidiin, sidaas uruuriya xogaha dadka Fanka taariiqda kuleh.

  • @garaadidiris6808
    @garaadidiris68083 жыл бұрын

    Cumar Dhuule Cali Cumar-Mahdi. Alle naxariistii janno haka waraabiyo, runtii waa fanaanka 1,aad ee aan fankiisa ku xidhanahay.

  • @suheyb9008
    @suheyb90083 жыл бұрын

    Aabo omar dhuule ali mahdi allow raxmadaada ugu deeq muu dhimanin ee wuu dhuuntay lkn qalbiyadeyna ayuu ku dhexnoolyahay❤❤❤

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi55883 жыл бұрын

    waxa laga shekeynayaa fanan caadiya ma ehee waa fankii soomaalida oo dhamestiran waana cumar dhuule cali ( cumar mahdi) allaha naxariistiisa haka waraabiyee dadkii uu fananka u ahaa naga nasiib badan

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 Жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto Cummar dhuule Cali❤

  • @fahadshakib
    @fahadshakib3 жыл бұрын

    Mashaa all si hufnan leh baad uga soo hagar baxdeena muuqalkaas halkaana ka sii wada ayaan idin leeyahay team astaan cable

  • @mohamedAli-wt6gf
    @mohamedAli-wt6gf Жыл бұрын

    Aad baan fankiisa iyo farxadiisa u jeclaa fan cumar ayuuw la dhintay aniga saan aamin sanahay allaah haw naxariisto

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel Жыл бұрын

    Allah Yarxama. Heesaha Cumar Dhuule marka maqlo waa qiiroodaa

  • @abdirahimkayse1751
    @abdirahimkayse17513 жыл бұрын

    Rabi naxariistiisa hakaa waraabiyo waa bil ramadaane Cumar Dhuule Cali wllhi heesihiisa si dhab ah ayaan udhagaystaa.

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar70913 жыл бұрын

    alla waa qiso aan sugayay wlhi cumar dhuule cali (cumar mahdi) allow heerkii cumar oo kale I gaarsii 🥺🥺🥺🥺

  • @adalimpire4128
    @adalimpire41282 жыл бұрын

    Cumar dhuule Heesta Saluugla Qofka Sifiicn u dhageysta ayuunba Garan Kara Mucjisada Kabanka iyo Gacantiisa Rabbi u naxariiso

  • @abdullahim9503
    @abdullahim95033 жыл бұрын

    Anigo iyo Gacaleydeyda hana loo garnaqo. Waa heesta aan ugu jeclahay heesaha Cumar Dhuule. Wuu naga geeriyooday laakiin wali meynaan helin cid inoo badasha. Eebe ha u naxariiso. 😭

  • @mohaadeck3141
    @mohaadeck31413 жыл бұрын

    AUN CUMAR DHUULE runtii qalpigena Buu ku dhax nool yahy poqorka codka soomaliya Ayan u an qoonsaday anigu runtii qof heesihiisa dhageysta ma xaqiri karo💖

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar94813 жыл бұрын

    masha allh maama khadra iyo maama seynab manta dip inoo celiyan tarikhdii cumar dhule aaad ayaan ugu farax sanahay

  • @shaaibahmed7230
    @shaaibahmed72303 жыл бұрын

    Rabi naxaristi janno ha kawaraabiyo Cumar dhuule cali (cumar mahdi) Wali qalbiyadeena waad ku nooshay 😭😭😭😭😭😭😭

  • @macalinbashir7164
    @macalinbashir71643 жыл бұрын

    ILAAHAY HA U NAXARIISTO CUMAR DHUULE MAHADSANIDIIN KOOXDA ASTAAN WAA DHAXAL AAD REEBTEEN TAARIIKHDAAN

  • @cabdiwaaxidabkow6354
    @cabdiwaaxidabkow63542 жыл бұрын

    Fanaankii ugu fiicna fanka somalida allaha ku naxariisto

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba.3 жыл бұрын

    Cumar dhuule allah naxaristi jano ha ugu deeqo wuxu ahaa mar la arag so maray umada somaliyed, fanaan,kamaniste,mulaxan,jilaa, sheekeyahan kaftan badan Allow ku naxariis

  • @suldaanm.abdulaahi887
    @suldaanm.abdulaahi8873 жыл бұрын

    Alle hakuu naxariisto Cumar dhuulle❤.

  • @saidabdullahi5682
    @saidabdullahi56823 жыл бұрын

    Alow ku naxaristo legend buu ahaa cumar dhuulo😥❤

  • @aidarouswarsame199
    @aidarouswarsame1993 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto Cumar Dhuule Cali. Waxa aan filayaa in intan ka badan laga yidhaahdo waayo Cumar wuxuu ahaa fan soconaya.

  • @liverpoolteam1346
    @liverpoolteam13462 жыл бұрын

    Cumar dhuule allow ku naxriiso Heeso leyhy wlhi makala dhacan Inkasto ugu Jecelhy heesta amano Ale inan yhy aakhirana wan isku arki Runti dareen bay xanbarsan dhaman

  • @baliilsama-wade4210
    @baliilsama-wade42103 жыл бұрын

    Cumar inta dunidan lagu noolyahay taarikhda aya xusi doonta, aakhirana rabi jannoyinkiisa haku marti qaado.

  • @maxdar11
    @maxdar113 жыл бұрын

    Rabbi haw naxariisto maanta Duco ayuu inaga mudanyey Qofkasta ha u duceeyo in Danbigiisa iyo keenaba dhaafo yaa rabbi

  • @adalimpire4128

    @adalimpire4128

    2 жыл бұрын

    Allah unaxriisto cumar dhule Cali Runtii Fan socda ayuu ahaaa dhinac walbo waxan odhan Kara uun Waa mucjiso mar qudha ina soo martey

  • @maxamedsoomaali93
    @maxamedsoomaali933 жыл бұрын

    Alla maxaan sugi,la,aa muuqaalkan mudnaanta leh allaah ha u raxmo Cumar mahad sanidiin bahda astaan

  • @hewho7993
    @hewho79933 жыл бұрын

    Cumar Dhuule (RIP) is The Greatest Of All Time - An absolute LEGEND

  • @mohamedabdiaziz5831
    @mohamedabdiaziz58313 жыл бұрын

    Masha allah Bahda Astaan TV Waad ku mahad santihiin sida wacan ee Udhaxal reebeysaan Fanka Soomaalida iyo Hal doorkiisii. Waan ku faraxsanahay inaan ahay Qofkii ugu Horreeyay ee Faallada Soo bixiya

  • @ibromoh6457
    @ibromoh64573 жыл бұрын

    Legend Cumar dhuule cali fanaan aanan marna ka xiiso dhicin ilaa 1990s kii

  • @mohamedabdulahigurey41
    @mohamedabdulahigurey413 жыл бұрын

    Wllhi Cumar dhuule ali ( Cumar mahdi) Waa legend wyen wllhi markan Aan maqlo heesahiisa waa is badalah aniga wllhi Mida kle Wxa Uu ahaa sida Aan Maqlay nin Jecel dadkiisa iyo daliiksa Allah yaraxma manta Waxa uu naga mudanyahy duco Wllh allow janadii fardowsa kawaarebi😔😔🤲

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh43182 жыл бұрын

    Ilaahay hau naxariisto cumar dhuule fanka somalida kaligii baa qayb dhan udhigmayay

  • @adnaanmohamad
    @adnaanmohamad3 жыл бұрын

    Alle ha unaxariisto cumar waxa uu ahaa shaqsi bulshada udub dhaxaad u ah.

  • @muhaazlakiman9288
    @muhaazlakiman92882 жыл бұрын

    Dunidaan wax walba ka samee si walba magaca iyo lacag uga samee waxaa tahay mid ka dhimanaayo alow khaatumada noo hagaaji 😥☝🙏🙏🙏🙏

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac60108 ай бұрын

    Alle ha u naxariisto

  • @Codayev
    @Codayev3 жыл бұрын

    Illaahay ha u naxariisto he was great human beings

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 Жыл бұрын

    Dad badan oo waraysiga ku jira iyo cumarbaa alle ha u naxariisto !! Adduunyo kolley qiimo malahaane!😢💔

  • @hajimahamud650
    @hajimahamud6503 жыл бұрын

    Cumar dhuule Cali mucjiso faneed qarnigii Ina weydaartay fanka somalida calanka usiday kuna caan baxay canaanta cuudka iyo codkiisii dhagaha culi jiray Sido kale wuxu ahaa maadeeye & madadaaliye bulshada maweelin kara wuxuna ahaa nin aad uneceb hayb-sooca somalidu beeshisa Ku hayso ! Cumar Mahdi maxamud Cali (C.dhuule) kii ugu fiicna ee fanka somalida soomara abid Rest in peace our hero

  • @mohamedyare1917

    @mohamedyare1917

    2 жыл бұрын

    haji mahamud wll ma gabooye ayuu ahaa ale ha naxariistee

  • @elissagelle872
    @elissagelle8723 жыл бұрын

    father of love in Somalia

  • @Molone_kid10
    @Molone_kid103 жыл бұрын

    Alle ha unaxariisto legend cumar dhuule Wxu ahaa fanaan aad soomalidu u jeclayd

  • @mohamedleo1491
    @mohamedleo14913 жыл бұрын

    Astaan aad baad u mahad snyhiin Noosoo badiya qisada fanaaninta Like 👍 saara intii ka heshay

  • @mustafecabdimustafecabdi
    @mustafecabdimustafecabdi Жыл бұрын

    Alla ha u naxaristo.omar dhule.ali

  • @Just2facts2
    @Just2facts23 жыл бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا

  • @coolguyibroos290
    @coolguyibroos290 Жыл бұрын

    Ilaahey naxariistii jano haka waraabiyo cumar dhuule Cali , legend ayuu ahaa runtii 🙏

  • @jamamohamud3438
    @jamamohamud34382 жыл бұрын

    Alaha unaxariisto wuxuu ahaa fanaanka aan fanaaniinta ugu jeclahay cumar Mahdi waa ku mahadsantihiin barnaamijkaad ka diyaariseen ilaahow qabriga u nuuri aaaaamiin

  • @ikraanmaxamedaxmed9096
    @ikraanmaxamedaxmed90963 жыл бұрын

    M.a cumar mahdi xusuus aan kalay (2021/2/25 khamiis 3:34pm ) jiilka 2030 daawan doono ✋

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib19163 жыл бұрын

    Allah ha naxariisto Cumar Dhuule

  • @caytoeconomist
    @caytoeconomist Жыл бұрын

    Allah ha u naxariisto cumar dhuule Astaan tv marka xigta ka hadla taariikh nololeedka Axmed naaji sacad

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji2833 жыл бұрын

    12:08. Axad 14 July 2021. Kismayo jubaland somali ila daawadaa dhalinta 2070 koow ❤️

  • @umuashraf7911

    @umuashraf7911

    2 жыл бұрын

    2020 February from kismayo argo

  • @namiin3034
    @namiin30343 жыл бұрын

    ALA ha uu naxriisto Amiin

  • @alhijazy1
    @alhijazy13 жыл бұрын

    Aabo cumar Dhuule cali ilaahey ha u naxariisto soomaalidana aad bay waxay u yihiin dad ku faana suugaantooda iyo fanaaniintooda qiimaha badan ilaahoow dalkii noo hagaaji. Astaan TV mahad gaar ah ayaan idinkaga soo tabinayaa hawada iyo fanaanta iyo abwaanada sharafta badan.

  • @awshan571
    @awshan5712 жыл бұрын

    Cumar Dhuule cali 💯alle haw naxariisto 💯🤲🏼 waxa uu ahaa haldoorkii iyo hormuudkii fanka iyo sugaanta somalida 💯horseedka u ahaa ✅alle naxariistiisa jano ha siiyoo ✅🤲🏼🙏

  • @awshan571
    @awshan5712 жыл бұрын

    Cuudka ama kabanka ,darbugada, durbanka,dafta,fiyoliinta , iyo dhamaan qalabka muusigu, 🥁🪘🎺🪘🎻🎷🪕🎸🪗🎼🎤waa halbawlayaasha fanka, 🎤💯marka ay sida tahay midwaliba wuxuu leeyahay digtor,ku takhakhusa barashadiisa , barashada xirfadan 🎼waxa keena hibo iyo jacayl qofka ku abuuran, ❤️taas ayana ka dhigta haldoor inuu ku noqdo qofku .✅

  • @nasraahmed9783
    @nasraahmed97833 жыл бұрын

    Allow kuu Naxariiso Omar Dhulle Ali

  • @sidiqsaeedmohamoud7327
    @sidiqsaeedmohamoud73273 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto Cumar.

  • @abdikarimmohamed4439
    @abdikarimmohamed44393 жыл бұрын

    Wuxuu ahaa shaqsi weyn dadku jecelyihiin Allah ha unaxariistee

  • @koriye_channel
    @koriye_channel3 жыл бұрын

    Cumar dhuule waxa cuudka baray alle labadoodaba ha naxariistee c/laahi qarshe

  • @umuabdullahi
    @umuabdullahi3 жыл бұрын

    Allah ha unaxariisto.

  • @mohamedamiingeele8588
    @mohamedamiingeele85882 жыл бұрын

    Ilaahau ha unaxaristo fanan CUMAR dhuule quluuubtena wali kama bixin

  • @fartuunmohamed1547
    @fartuunmohamed15473 жыл бұрын

    Rabi ha unaxriisto

  • @ibnuhaji1802
    @ibnuhaji1802 Жыл бұрын

    Hoobal Musikiste Abwaan Jilaa Mulaxan Aun-Cumar Dhuule Cali

  • @abaasabdirahman1489
    @abaasabdirahman14892 жыл бұрын

    All ya raxma wlhi waa fanaankaan ugu jeclahay

  • @amien4423
    @amien44233 жыл бұрын

    astan music inta ila wadata liketa

  • @iscoqalombi5283
    @iscoqalombi52833 жыл бұрын

    Alle ha unaxariiisto qabrigana ha u wasiciyo

  • @yamanhaji1156
    @yamanhaji11563 жыл бұрын

    Legend of legends cumar mahdi

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire29552 жыл бұрын

    The man with no haters

  • @aapokhalid2538
    @aapokhalid25382 жыл бұрын

    WALE cumar dhuule ali lagend hore waaye m.abdinasir arooski hooyadii buu kabin ka soo garaacey allow ku naxariiso amirka codka😭😭

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Жыл бұрын

    Wallaahi legend buu ahaa cumar dhuule Cali

  • @mohmedali4948
    @mohmedali49483 жыл бұрын

    Alla yarxamu raximiin

  • @theheba.0
    @theheba.0 Жыл бұрын

    Fanaanka hooyadey ee aad u jeceshahey when i ever i miss her i listen to his songs allow kuu naxariiso 🤍🤍🤍

  • @dunxx2140
    @dunxx21403 жыл бұрын

    rabi ha u naxariisto

  • @museadan920
    @museadan9203 жыл бұрын

    Alle How Naxariisto Fanaan buu ahaaye

  • @maymuungabaradag
    @maymuungabaradag10 ай бұрын

    Jah cumar dhuule wa fanaanka kaliya an utaagero allha unaxariisto 😢

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52413 жыл бұрын

    Illahow u naxriiso cumar dhuule

  • @munaluula1529
    @munaluula15293 жыл бұрын

    "THE BEST WE HAD"

  • @bashkanoor9729
    @bashkanoor97293 жыл бұрын

    Allah haunaxariisto

  • @monaabdo8921
    @monaabdo8921 Жыл бұрын

    Eebe ha u naxariisto.❤🥺

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud30242 жыл бұрын

    ilahay raali haka noqdo cumar dhulle anigu maso gadhin lkn waxan jeclan laha inan hor fadhisto oo an indhahayga ku arko amanta iyo wanaga laga shegayo 🥰😍

  • @abdirisaaqali454
    @abdirisaaqali4543 жыл бұрын

    Alle Naxriizti jano Haka Waraabiyo

  • @mohamedhamdan1453
    @mohamedhamdan145310 ай бұрын

    Ilaah ha unaxariisto Alfanaan Cumar dhuhle Cali 😢

  • @A.A.E93
    @A.A.E932 жыл бұрын

    Allaha u Naxariisto.

  • @cabdulfataxofficial2937
    @cabdulfataxofficial29373 жыл бұрын

    Runtii waan qiirooday alle ha unaxriisto😭😭

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar94813 жыл бұрын

    barti barti inooku soo dhiga zhp

  • @abdiazizmohammed4253
    @abdiazizmohammed42532 жыл бұрын

    Alle haunaxaristo Omar Dhule Ali

  • @mohamedahmedissa5114
    @mohamedahmedissa51143 жыл бұрын

    rabbi naxariis iyo jano ha kaa waraabiyo

  • @cabdulahibood558
    @cabdulahibood5583 жыл бұрын

    Xasuusaha markaad soo bandhigtaan Qalbiga ayaa ka dareemaa marka waxyaabaha qiirada leh

  • @asmaahmed5010
    @asmaahmed50102 жыл бұрын

    Alleh ha u naxriisto

  • @abdishakurabdi1844
    @abdishakurabdi1844 Жыл бұрын

    Cumar dhuule cali. 2Sano kahor xili aaan jacaayl daris la noqday ayeey heesihiisu deris wanagsan ii noqdeen xaqiiqatan. Waagaas ilaa hadana aadban udhagaaysta gaar ahaan marka qalbigu wax tabanayo. Rabow u naxariiso.

  • @mohamedabdiaziz5831
    @mohamedabdiaziz58313 жыл бұрын

    Cumar dhuulle AUN Wuxuu ahaa Mar la arag Soo maray Fanka Soomaalida

  • @sargaalhaji5041
    @sargaalhaji50413 жыл бұрын

    If he is first,he is one of the best musician in the world

  • @karaamacabdi4395
    @karaamacabdi43953 жыл бұрын

    Indhaheyga ilin aya so korte aabe cumar allaha u baxaristo

  • @abdiqaadirgaas210
    @abdiqaadirgaas2102 жыл бұрын

    Allow naxariisto Jano gee Cumar Dhuule Cali qiimo iyo Sharaf wayn buu Soomaali ku dhex leeyahau

  • @kingsaadshine5942
    @kingsaadshine59423 жыл бұрын

    Astaan TV Aad Baad ugu mahadsantihiin Barnaamijyada Ocaana Plz Dadka Nool Hada Inaad Kareebtaan Xasuus Noicana Aad Bn idinku Bogaadinayaa, Jiim sh muumin ookale intay Noolyihiin wx kareeba plz

  • @abdiqadirali1562
    @abdiqadirali15622 жыл бұрын

    Allha u raxmo.