DIRISLE ABDI IYO DONI B OO MEEL WAX ISLA SAARAY! | Part one

Maalin walbo show waa barnaamij cusub oo uu idin kuugu talagalay Doni B oona kaga hadlo arima wax ku ool ah una baahan in la ifiyo.

Пікірлер: 313

  • @Muslimah536
    @Muslimah5362 жыл бұрын

    Meel Dirisle abdi joogo kama maqnan karno🙈Team Dirisle ismuujiya

  • @abdulkadirkalzoni1828

    @abdulkadirkalzoni1828

    2 жыл бұрын

    Saas waaye anina kulaogaa shimmbirta😍

  • @apdirisaaqpersio9833

    @apdirisaaqpersio9833

    2 жыл бұрын

    Haa wlhi meel ujooga Lee Aada

  • @calicabdi5701

    @calicabdi5701

    2 жыл бұрын

    What cause that???

  • @ERAMUSICCOMPANY
    @ERAMUSICCOMPANY2 жыл бұрын

    Doni b long life my brother 💕

  • @baraarujiye581
    @baraarujiye5812 жыл бұрын

    waxa laga sheekeynaaya waa xaasiish inta aan fahamsaneen fahma Doni bi waa cabtoy weyn

  • @yusufmohamed6446
    @yusufmohamed64462 жыл бұрын

    Doni b Waxad doonto ma noo sheegee Cannabis iiga sheekayn maysid qibrad in igu filan waan ka haystaa Waa sun dawo ma aha Dhibaatooyinkeeda Waxaa ka mid ah 1 Caajis dhuuxa gaaray 2 maqnaansho qofka oo iska Baxa sidu u joogo 3 xasuus yari ba,an 4 Wax xifdi la,aan Wal Wal iyo cabsi Marka aadan haynin 5 in aad go,Doon noqoto Oo aadan cidna xiriiirin 6 xanaaq badan 7 in mar walbo Wax kaa maqan yihiin ba daremeysa balse aadan garanaynin waxa kaa maqan))) Omateedka waa Marka ay kuso dhawayneyso ee aad Ku Cusub tahay lkn haday dhiigaaga raacdo omateed wad is dayseen' Indhaha oo aad isku qab qabaneyso Wahsi aad u badan markasta oo aad doneyso in aad Wax qabato waxad dooneysaa in aad dib u dhigato War waxan aad noo xayeysiineyso waan iska dayney dhalinyarta ha waalin bro Wllhi waa jaxiimo caadi ah waxan aad share out ka u sameyneyso

  • @mxmdkhadar2488

    @mxmdkhadar2488

    2 жыл бұрын

    Thnks pro🤲🏻

  • @yahyezadiiq7106

    @yahyezadiiq7106

    2 жыл бұрын

    Wllhi waa runta pro intaba way jirtaa

  • @aliisse7134

    @aliisse7134

    2 жыл бұрын

    Waar runta awoowo wax fiican maaha lkn jaadka way dhaantaa

  • @JohnJohn-im3zy

    @JohnJohn-im3zy

    2 жыл бұрын

    Waa runtaa alla maxaan arkay dad noocana

  • @mohamedabdullahi5607
    @mohamedabdullahi56072 жыл бұрын

    Doni is very learned person

  • @maajiddhunkaal6273

    @maajiddhunkaal6273

    2 жыл бұрын

    In Uu Xashiishad Iyo Qudhun Sharaxo Ayuu Learned Person Ku Yahay Miyaa Fasahaad ayu Umada ku Dhex Wada Ilaahay Ha Ka Qabto

  • @xamdiabshirmohamed5912
    @xamdiabshirmohamed59122 жыл бұрын

    Doninb waxa tahay shaqsi wanagsan oo cilmi leh ee walal kadaaa bulshada islamka inad u xayeysiiso drugs-ka please 🥺🥺

  • @aishaabdi2397

    @aishaabdi2397

    2 жыл бұрын

    Cilmigu leyahy wa maxaY qofkan ilahy wuxu xaratimeyey xalashanaya subxaanllh Cilmigu wa dinta ilaahy wax walba o adunkan yal isaga keny hadana waxna wu naga xalaleyey waxna wa xalaleyey🙄

  • @Jookar1

    @Jookar1

    2 жыл бұрын

    @@aishaabdi2397 cilmi diini ah buu leeyahay lkn kuma camal falin xashiish buu xayaysiin

  • @Bilal-hq3gb
    @Bilal-hq3gb2 жыл бұрын

    Ninkani fanaannimadisa aqoon baa udheer waa qof wax bartay mancha allh

  • @Cici_mimi

    @Cici_mimi

    2 жыл бұрын

    Aad Iyo Aad.

  • @abdifatahgerman3429

    @abdifatahgerman3429

    2 жыл бұрын

    Ina Xashiish lagu Faano ma aqoon bay noqotay 😂😂😂😂😂

  • @kenedidhadi8701

    @kenedidhadi8701

    2 жыл бұрын

    Jaahiilkan hda aaminsanthy adiga waxba dhaamiin neef 🐂 . War orod wax baro oo school aad

  • @bktechnology762
    @bktechnology7622 жыл бұрын

    Subxanallah Nolosha marku depression iyo wer wer kaa bato wa iska sidan inad raaxo ka raadiso xashiishad

  • @sacdiyomoalin7064
    @sacdiyomoalin70642 жыл бұрын

    Asc Aboowe masha Allah shaqsiyadaada doni b, Aboowe haii geed leyn e Dadka aan aqoon haku dhiiri gilin danbina yuu ka racin adi, Ee wax kale ka shekey Talo Walashaa waaye qalad haii fahmin Aboowe. Dad badan idiin daawado adna sidoo kale Dirislow joog yaah, intey Dan falin ka fiirsada dhalinyaranimada yeey idin qaadi, Thanks

  • @kaliahmed6097

    @kaliahmed6097

    2 жыл бұрын

    Maashaallaah Abaayo waa Talo wallaalnimo ooaad uwan thank u 🙏 walaashey

  • @Mvioskry
    @Mvioskry2 жыл бұрын

    Doni B ciyaarta inaga da geedaha lacabayo wa kuwi ye “Nin daad qaadey xunbo cugsay”🤣

  • @lilshenoyoo7188
    @lilshenoyoo71882 жыл бұрын

    Memory loss tuurashada bakento💀

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade68752 жыл бұрын

    Two legends✌️✌️

  • @mustafabdi4190
    @mustafabdi41902 жыл бұрын

    Wax walbo maanka dooriya waa xaaran nabigeenuna wuu inaga reebay 🥺

  • @DiyaanaAmal

    @DiyaanaAmal

    2 жыл бұрын

    scw❤

  • @khadarabdullahi1171
    @khadarabdullahi11712 жыл бұрын

    Xashish waa xashiish waana maandooriye…. Hano xayeeysiin , dhalintana ha lumin doniB

  • @clubhouse1207
    @clubhouse12072 жыл бұрын

    Geedaha waxan aminsanahay waa daawo sun inay tahayna Ma aminsani memory lost way ledahay lkn Wa Marihjuana Canabis

  • @awaleisse6061
    @awaleisse60612 жыл бұрын

    Bro it's really upto you the way you explained lkn xashiishadu maahan mid aan kula qaadan karo Ilaa heerkaas aan soo gaadhay waa level three ye ( PhD) maan arag qof u amaanaaya sida aad u qeexday

  • @ashirosman

    @ashirosman

    2 жыл бұрын

    You are right canabis causes psychosis ,schizophrenia,he shouldn’t introduce it to the youth, he’s a singer not a psychiatrist or a doctor, he shouldn’t speak about something he doesn’t know about. Very disappointing.

  • @akd8989

    @akd8989

    2 жыл бұрын

    @@ashirosman sax waa khadl aad u weyn in uu waxs uga shekeyo dhalinyarada oo uga dhigo wax ficn

  • @sharmaarkehussein74

    @sharmaarkehussein74

    2 жыл бұрын

    Adey kutala saxib cafimadkaga adiga oog #Teamgeedo

  • @dhamme0
    @dhamme02 жыл бұрын

    Coffee ☕ ☕ ☕ ☕ ☕ waa geedo aad u fcn in la isticmaala aadbey u wngsanthy

  • @user-vh2np8pd1w
    @user-vh2np8pd1w2 жыл бұрын

    Doni B nin dadka ixtiraamo m.a🥰💯 Keep going my bro 💪🥰

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok322 жыл бұрын

    *Best collabration*

  • @minatonazamake9816

    @minatonazamake9816

    2 жыл бұрын

    Ogow wxn aad xayeesiineyso cilado badan in ay leedahay haba ugu badnaato shiki aad xitaa naagtada in lagula heesto kaga dhigeyso xitaa aadan aamineyney tan ugu fcn hadad qabto wlhi

  • @muusesalaad1253
    @muusesalaad12532 жыл бұрын

    donny didn't knew you got another account. bless my bro

  • @alcc123
    @alcc1232 жыл бұрын

    PART TWO brothers PLEASE

  • @charmakehoussein2204
    @charmakehoussein22042 жыл бұрын

    Masha allah keep going m'y brother dirisle abdi iyo doni b

  • @mohameddagane5467
    @mohameddagane54672 жыл бұрын

    Doni b educated person u egyhy😅👌

  • @Xirtakaftankaofficial
    @Xirtakaftankaofficial2 жыл бұрын

    Mash allh walalka Alle Hagu xafido walalka

  • @kandaroman9541
    @kandaroman95412 жыл бұрын

    Mi po cashardas noo sbdi dhuulka kabaxo waan ku heystaa

  • @suzanabdi4964
    @suzanabdi49642 жыл бұрын

    Waanba iskakaa jclhy pro keep going 🙏🥰

  • @shuceybgaraar9481
    @shuceybgaraar94812 жыл бұрын

    Two legends❤❤🥰

  • @c.i.x5450
    @c.i.x54502 жыл бұрын

    Legends

  • @arafatabdilahi7344
    @arafatabdilahi73442 жыл бұрын

    I Like Heesahaaga Bro New Song Coming Soon

  • @gulledsimba1010
    @gulledsimba10102 жыл бұрын

    One love never end doni b❤🙏🏿

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo89462 жыл бұрын

    The legends dirisle abdi and Doni B

  • @ahmedak8399
    @ahmedak83992 жыл бұрын

    Doni b legend always legend

  • @marialove2208
    @marialove22082 жыл бұрын

    Doni b waa qof qalbi wanaagsan wlhi

  • @yahyealim6530

    @yahyealim6530

    2 жыл бұрын

    No 👎 Xishiishka maa lacabee

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani46722 жыл бұрын

    Alfanaan Doni P maalin walibo show jogta ah aya ino balan ah horay usoco

  • @fjallamaganfjiizo9216
    @fjallamaganfjiizo92162 жыл бұрын

    Aniga waan isticmala Gedaha lkn uma isticmalo inan Nolosha ugadhaco just waxan u isticmala inan Nolosheyda ku Xaliyo😎Jaad waan isticmlaa plze waa 2month Halmar

  • @malirasta2688

    @malirasta2688

    2 жыл бұрын

    Waxaas iska dhaaf mustaqbalka kaaga uma wanagsano aqliga ilhay kusiiye ka shaqaysii brother

  • @Wageph

    @Wageph

    2 жыл бұрын

    Lph labadaba ana isticmaalo wan ku raxaystaa

  • @user-yl1zb2cj5z
    @user-yl1zb2cj5z2 жыл бұрын

    That's facts 😎🤞

  • @kashmusic7210
    @kashmusic72102 жыл бұрын

    Gedaha nabad Haloo beero ☮🍃🙌😅doni

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan75492 жыл бұрын

    Weed ayaa balwad fiican ah iga dhaadhicin meysid. Caruurta Soomaaliyeed jidka toosan haka lumin.

  • @wizzkani3153
    @wizzkani31532 жыл бұрын

    Niyow doni B codkada makser xita uma baahan 😂😂😂🔥🔥🔥

  • @asaddiamond4416
    @asaddiamond44162 жыл бұрын

    From Legend DONI B👑😍

  • @carabtube4473
    @carabtube44732 жыл бұрын

    Doni bi. Waxaan ogaady markaan hadlkaaga qiimeeyo waxaa tahay qof aqoon leh

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani46722 жыл бұрын

    Doni P and dirislle abdi keep going pro tnkle waxan arkayay waziiir zaki bini xaaji oo ku dhagan geedaha

  • @daganhasan2741

    @daganhasan2741

    2 жыл бұрын

    Kuma dhegana lkn wuxuu u sheegay geedaha dhalin yarta aan aqoon uu ku dhiirigalinayo xumaantana waa la iska waaniyaa

  • @habonaden2080
    @habonaden20802 жыл бұрын

    Doni free man 💚🇩🇯🇩🇯🇩🇯✌🏾

  • @2pac_somaali957
    @2pac_somaali9572 жыл бұрын

    Medication hollweed💚Green life✌

  • @Aaja084
    @Aaja0842 жыл бұрын

    Doni hda xashish ma igu waninee 😂😂😂

  • @suburabdillahiofficial6802
    @suburabdillahiofficial68022 жыл бұрын

    DONI B KEEP GOING

  • @nabiilshariif4190
    @nabiilshariif41902 жыл бұрын

    Legend Doni b 💯

  • @cadayboole2054
    @cadayboole20542 жыл бұрын

    Kadaa wll ilaahay qayr ha kusiiyo xashiishad sina nolosha uguma wanaagsan plz dhalinyaro badan baad role model utahay

  • @najmacabdi5366
    @najmacabdi53662 жыл бұрын

    dirisle cabdi mel uu jogo anigana wan joga from dirisle ❤

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi87012 жыл бұрын

    Marka school tagin noloshaada ee jaahiil tahay , sidaa 2dan neef ayad u hadlaysa. Xoolo yahoow noloshaada hda ka quusatay, caruuraha islaameed haa halayn. Soomaaliyeey report ku qabta waxan o kalee looma adkaysan karo .

  • @gaaldile3663

    @gaaldile3663

    2 жыл бұрын

    Kaapo reportka ninmanka Gacanta danbe ah ma ku qabatid Io nagahan isa soo qawinaya Let me enjoy

  • @fardosashariffabdi5431

    @fardosashariffabdi5431

    2 жыл бұрын

    Doni b is well learned 😏

  • @ashwaaqupdirahman3229

    @ashwaaqupdirahman3229

    2 жыл бұрын

    @@fardosashariffabdi5431 Wll learned nd using marijuana wtf😌

  • @tushinaali2895
    @tushinaali28952 жыл бұрын

    Doni hada anaga dhan cabtooy ma naga dhigi rabtaa geedaha ina ka war doono e iga qabanosaa😂😂😂

  • @abdinsirmohammedomar1945

    @abdinsirmohammedomar1945

    2 жыл бұрын

    Hadal dhihi rabay

  • @darwiishboy6524

    @darwiishboy6524

    2 жыл бұрын

    May sxb 10 sano maskaxdaad isticmaaali

  • @omarpraaatiko822
    @omarpraaatiko8222 жыл бұрын

    Legendary

  • @abaasabdirahman1489
    @abaasabdirahman14892 жыл бұрын

    Izzadiin+derisle labo legend oo Aan taageero

  • @fatimaosman4995
    @fatimaosman49952 жыл бұрын

    Doni smart 👌

  • @djjey1296
    @djjey12962 жыл бұрын

    big up boss

  • @xamdiyasin3708
    @xamdiyasin37082 жыл бұрын

    San idin salamaY from dirisle cabdi

  • @MAKKAWI707
    @MAKKAWI7072 жыл бұрын

    Yes GANJA man keep going 💪🏿 🔥🤘🏿🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🍁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye2 жыл бұрын

    ninkan heesihiisa wuxuu saara laxankii QAARADA African beats sidaa daraadeed wuu ka duwan yahay Sida somalida BEATS kooda .....suuqna wuu u haystaa lagu dhageesto TICTAC waa meesha kaliya ee aan kasoo Maqlo

  • @mohsinbashir2902
    @mohsinbashir29022 жыл бұрын

    Hhhh oo hda ma wax na leedahay xashishad aa fiican subxaana allah hadana qaad kaa caayee

  • @hachizalmaan4738
    @hachizalmaan47382 жыл бұрын

    Mijin waa 1kilo Marijuana ah ama xashiishad ah best I love it wllhi

  • @lilshenoyoo7188
    @lilshenoyoo71882 жыл бұрын

    Doni sxp rapp ban qora waana laxameeyaa and freestyle ba waxaan rabaa inaad iga caawiso dhanka musica qofkii ubahana aan siiyo halke kala sooxidhiidha

  • @maajidabdi7112

    @maajidabdi7112

    2 жыл бұрын

    Ani iso qabo bro

  • @thesomalia6804
    @thesomalia68042 жыл бұрын

    Sxp Doni aad ban ku salamy sxp xaqiiq waye inaad babci wngsn thy nolaw sxp

  • @Sheeko-Sheek0
    @Sheeko-Sheek02 жыл бұрын

    hada xashishka wa fican yhy ma iledahy doni 😂😂 arinkaa waligeyy mid aan fahmaayo mahaan🤦‍♂️😂

  • @yuusufdejouker3227
    @yuusufdejouker32272 жыл бұрын

    Wn qoslay sababta Aan uqoslayna ma aqaan😄

  • @manchesterisdevil2460
    @manchesterisdevil24602 жыл бұрын

    Doni the legend 🥶

  • @ksuheip761
    @ksuheip761 Жыл бұрын

    Legend wan

  • @Bilesiraji
    @Bilesiraji2 жыл бұрын

    Nice one sobaadi

  • @mohdislam1
    @mohdislam12 жыл бұрын

    Doni 🔥🤝

  • @ahmedbusinessman3310
    @ahmedbusinessman33102 жыл бұрын

    waa wax kale

  • @amaalyahye87
    @amaalyahye872 жыл бұрын

    New SUBSCRIBER from DIRISLE CABDI 🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶❤❤❤❤❤❤❤❤🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶❤❤❤

  • @caruuscabdi6581
    @caruuscabdi65812 жыл бұрын

    From dirisle abdi

  • @maajiddhunkaal6273
    @maajiddhunkaal62732 жыл бұрын

    Subxanallah Ninkan Isagiba Fasahaaday Dhalinyartana In Uu Fasahaadiyo Ayu Doonaya ilaahay Xaqa Ha Tuso

  • @aibros8033
    @aibros80332 жыл бұрын

    From DIRISLE

  • @sadamabdi3955
    @sadamabdi39552 жыл бұрын

    Top one Doni b

  • @abdikadirabshirhussein3951
    @abdikadirabshirhussein39512 жыл бұрын

    Doni i love u but geedo ma ficno

  • @Xaashi-official
    @Xaashi-official2 жыл бұрын

    From Dirisle

  • @abdibishar2916
    @abdibishar29162 жыл бұрын

    Team dirisle 💪🥰🙏

  • @SadiikSindi
    @SadiikSindi2 жыл бұрын

    Congratulations 🎊 @DIRISLEABDI

  • @Dhaqankasuban
    @Dhaqankasuban2 жыл бұрын

    Doni b on fire

  • @fartunabdulahi8052
    @fartunabdulahi80522 жыл бұрын

    Dooni b big fanan soo dhawaw

  • @salmansomali4927
    @salmansomali49272 жыл бұрын

    Doni rageedi😂😂🤣

  • @jamaaldaus8777
    @jamaaldaus87772 жыл бұрын

    🌿

  • @Worldly_work
    @Worldly_work2 жыл бұрын

    Waxad noqoneysa Qof dagan oo wax dhageysta hal daqiiqa ma dhageysan darisle sxb dumar dabcan dhageysataa ina daawata ka tustaa 😎

  • @anisaibrahim423
    @anisaibrahim4232 жыл бұрын

    Subxanalllah

  • @moodchanel3754
    @moodchanel37542 жыл бұрын

    Bro hana khaldin mariwaana waa xashiish niow sheeko yaroo macan baad haysaaye 🍃🍃🍃🍃🍃🍃

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi1432 жыл бұрын

    Subxaanallah marawana buu leeyahay waxay ka fiican tahay qaad, lllaahow ciddii cabta ka Madoobee

  • @Duceysne

    @Duceysne

    2 жыл бұрын

    Amiin sister 🌳🍂🌱

  • @Cici_mimi

    @Cici_mimi

    2 жыл бұрын

    Waa Runtiis Dee. Jaadka waa Daroogo.

  • @somaliqisotube
    @somaliqisotube2 жыл бұрын

    Xashiishad share out loo sameeyey 🤣😂🙄

  • @abdiomarymohammed4341
    @abdiomarymohammed43412 жыл бұрын

    Yaa is gaarey weli is gaarey.... Ezadiin doni is very talented brother

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe2 жыл бұрын

    Weed is a medicine bro.

  • @sahrasy7102
    @sahrasy71022 жыл бұрын

    Ma xashishad baad xareysineysa😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @cabdiraxmanyare3939
    @cabdiraxmanyare39392 жыл бұрын

    Hadi ayuu high yahy 😂

  • @saaraawad6504
    @saaraawad65042 жыл бұрын

    From Dirisle Abdi

  • @nabiilshariif4190
    @nabiilshariif41902 жыл бұрын

    SHEEKO IYO SHAAH

  • @Larasamira1
    @Larasamira12 жыл бұрын

    Comments inta tageersan iyo inta kaso horjeeda marka akhriyay waxa badan inta tageersan 😂

  • @qalanjoqalanjo7705
    @qalanjoqalanjo77052 жыл бұрын

    Nin waxbartay aatahay 🥰mshllh

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.10712 жыл бұрын

    Tani ma si kor loogu qaado xashiishadda dhalinyaradayna?

  • @garsoregartagooye1805
    @garsoregartagooye18052 жыл бұрын

    Darisle reaction marku kabixin jire ragan rapka heeso sii yasitan ah ayu ugq bixin jire lkn marku lakulme badankod iney wanagsanyihin ayu ogade barasha horted hainicin

  • @Kmjk1258
    @Kmjk12582 жыл бұрын

    Doni wlhi hees ahaan ama fanan ahaan kuma taagerin waligay lkn marka muqalada udanbeyey daawaday isaga iyo darisle waxan ogaaday qof caaqil ah qibrad leh aqoona leh Guuleyso nabadoone

  • @abdalle7191

    @abdalle7191

    2 жыл бұрын

    @@ruwaydamohamed3276 xashiishku hadii English lgugu sheego bes wye aqoonyahan mia

  • @hayeelinofficial9683
    @hayeelinofficial96832 жыл бұрын

    My Poi Doni Iyo wllkey dirisle Rag aan ku faano ayaad tihiin Caakamka Idiin habaan Libaaxyadeydii🤴🩸

  • @somalirap1670
    @somalirap16702 жыл бұрын

    Channelkayga ila eega ka cajisimaysin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤