No video

DIKRI QADIRIYA PART (3/3)

SOMALI SUFI DIKRI

Пікірлер: 238

  • @abdullah19890
    @abdullah1989012 жыл бұрын

    Manshallah this is the ZIKR of ALLAH and ALLAH IS BEAUTY that is why his ZIKR IS BEAUTIFUL. MAY ALLAH GRANT THESE PEOPLE HIS PLEASURE AND THE ONE WHO UPLOADED THE VIDEOS.

  • @aideedhassan6278

    @aideedhassan6278

    2 жыл бұрын

    True

  • @umarhassan1252
    @umarhassan12523 жыл бұрын

    Ya Hayy send prayers, peace and blessings upon our Master Muhammad, the medicine of hearts and their treatment, the soundness of bodies and their cure, the light of vision and it's illumination, the spirit of all spirits and the secret of their endurance.

  • @aminastrate1382

    @aminastrate1382

    2 жыл бұрын

    oha!! une version de la salatoul tibbiyya que je ne connaissais pas!! sublime.

  • @fatushmoha8642
    @fatushmoha86427 жыл бұрын

    wallahi waan jecellahy digriga alle qadiriy,axamdiy,iyo salixiy intaba culumadeena alle hanoo barakeeyo

  • @libaanabdi5236

    @libaanabdi5236

    6 жыл бұрын

    fatush moha asc

  • @SmolBky

    @SmolBky

    6 жыл бұрын

    Aamin

  • @zakariamaki634

    @zakariamaki634

    5 жыл бұрын

    Aamin

  • @sacdiyoxassan4574

    @sacdiyoxassan4574

    5 жыл бұрын

    Amiiiin

  • @youngcr7366
    @youngcr73667 жыл бұрын

    man sha Allah Jazakallah Insha Allah Kurbaa ii heysta mUsliminta aan Alle dartiis isku jecelnahayow iiso duceeya

  • @najmabishar4620

    @najmabishar4620

    7 жыл бұрын

    mashallah illahey hani xafidho

  • @qoraacabdibaremaxamedmuset2473

    @qoraacabdibaremaxamedmuset2473

    3 жыл бұрын

    maansha allaah baarakallahu fiikun

  • @allwarsheekhqadiriya
    @allwarsheekhqadiriya9 жыл бұрын

    Maansha Allaha waa siyarade ma sha iqdeyna abe sh cabdiraxman sh cumar iyo abe sh muxumud sh cabdiraxman waa taarikh aad umuheym u ah

  • @Abdikadir100

    @Abdikadir100

    Ай бұрын

    Masha allah❤❤❤

  • @mohamedjubba3451
    @mohamedjubba34516 жыл бұрын

    MashaaAllah jecliyaa amaanta xabiibkeena naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee 😍😍

  • @awilhassan6378
    @awilhassan63785 жыл бұрын

    reer taleex hodan like ii saara hadii aad soo martay xertii sh/cabdi/rizaaq

  • @tonschluf4364
    @tonschluf43644 жыл бұрын

    Islaamnimmadu waa qofka AFKIISA IYO ADINKIISA laga nabadgalo. Aan khawaarijta wadankeena kasaarno. Waa kaas dhaqankeenii soojireenka ahayd. MAHADSANIDIN.

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia10 ай бұрын

    Ah ah ah yaaa rasululaah scw ilahow dalka ahlu sunada noga wada dhig wahabida na dhafi

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel66 жыл бұрын

    Kheyr badan alah ha u ziyaaadiyo sayid keena Sheikh uweys alqaadiri maxabada mustafaha in aad KU weeyneed salilaahu caleeyhi wasalam waa marag ma doonto

  • @michaeldonaldalker73
    @michaeldonaldalker735 жыл бұрын

    اللهم صل على سيدنا ونبينا مولانا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين سلم تسليما كثيرا

  • @mahamedabdullahi2435
    @mahamedabdullahi24353 жыл бұрын

    Cajab waaye maasha allah dariiqada allahbhamugu dhowro wixii dambi ahna allah hanoo dhaafo aamiin am🤲🤲

  • @salebanomar76
    @salebanomar767 ай бұрын

    ALAAAAH AKBAR MAASHAA ALAAH ❤❤❤❤❤❤ 1:15

  • @xassanqoobeey2603
    @xassanqoobeey26039 жыл бұрын

    masha Allah......... dadka diidan digriga ama saliga xabiibkeena muxumed scw ayagay dhibeysaa lkn culimada yaan wax laga sheegin hadii kale maalin aan maanta aheyn ayay ka shalaayi doonaan ......WAAHAABIYO...... dadka diidan amannta nabi muxamed SCW ......waa kuwa is qarinaaya iyo kuwii u ahaay culimada oo ahaay WAAHAABIYO

  • @halimamohamed4823
    @halimamohamed482311 жыл бұрын

    وعن سيدنا أنس بن مالك رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وآله وسلم مر ببعض المدينة فإذا هو بجوار صغار يضربن بدفهن ويتغنين ويقلن: نحن جوار من بني النجار يا حبذا محمد من جار فقال النبي صلى الله عليه وآله وسلم «الله يعلم إني لأحبكن..........أخرجه ابن ماجه (1899) وقال حديث صحيح ورواته ثقات

  • @umarhassan1252

    @umarhassan1252

    3 жыл бұрын

    Ya Samad send prayers, peace and blessings upon our Master Muhammad, the medicine of hearts and their treatment, the soundness of bodies and their cure, the light of vision and it's illumination, the spirit of all spirits and the secret of their endurance.

  • @hassanowgennogenno5740
    @hassanowgennogenno57404 жыл бұрын

    Mashaa Allah very sweet to hear this especially in this dark era! May Allah reward you all and have mercy on Hajj Uweys Ahmad and qadiriyya fraternity

  • @mohamedkediye683

    @mohamedkediye683

    4 жыл бұрын

    hassanow Gennogenno but he better teach people how to perform their essential deeds like prayer 🙏 and so on instead of Qaadiriya and a like

  • @michaeldonaldalker73
    @michaeldonaldalker735 жыл бұрын

    الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين سلم تسليما كثيرا

  • @IbnushuceybAlqaadiri
    @IbnushuceybAlqaadiri9 ай бұрын

    msha allh culimdena ziyarah maqbul

  • @amaalmohamed4825
    @amaalmohamed48258 жыл бұрын

    Masha Allah waragi uweysiyo qar Alahasiyo qadii armiye iyo ragisa

  • @umarhassan1252

    @umarhassan1252

    3 жыл бұрын

    Ya Samad send prayers, peace and blessings upon our Master Muhammad, the medicine of hearts and their treatment, the soundness of bodies and their treatment, the light vision and it's illumination, the spirit of all spirits and the secret of their endurance.

  • @abdish7171
    @abdish71714 жыл бұрын

    M,a ilahow culumu Ahlu suna wal jamaca kor kayel melkasto OO jogto wllhi wa nodarajo in you tubeka laso dhigo digrigan nocan ah wayo wahabiyadi odhan aya ku niya jabi ninka So dhigay shukran akhiiii Alaha ajirkasoyo

  • @axmedjaamow5722
    @axmedjaamow57225 жыл бұрын

    Bidci Jasadiisa jaxiima waaye Sufiyada Jasadiisa Jano wye MASHALLAH

  • @maxamedsugaal2723

    @maxamedsugaal2723

    4 жыл бұрын

    Adiga ayaa janada iyo cadaabta haya yaa siiqa dhaalima and wahaabiya and jhon henfariya

  • @m44366
    @m443665 жыл бұрын

    maashaa allah in rasuulka scw la amaano allahna la amaano oo shicir lagu amaano oo waliba daf loo garaaco waa wax diinta islaamka ku banaan mana duro ama diido arinkaas ilaa nin shayaadhiinta nahaabiyada kamida mooyee halkaneeg

  • @zzzulpaannaapluzzz7457
    @zzzulpaannaapluzzz74575 жыл бұрын

    wey kadhacdey wlhi sowdka axbaabta dhiiguu kukicinayaa

  • @malaaaaaq
    @malaaaaaq12 жыл бұрын

    Waa kuheestaaa inkastoo aa fahmin wexee sheegooyaan laakiin who cares laxankaa kuheestaaa..... Maasha_Allah :)

  • @aideedhassan6278
    @aideedhassan62782 жыл бұрын

    Stunnig mashaallah

  • @aideedhassan6278

    @aideedhassan6278

    2 жыл бұрын

    Beautiful

  • @halimamohamed4823
    @halimamohamed482311 жыл бұрын

    waxaan idinkula talin in aanan diinka saxda ah iyo dikriga allah nalakudirin iyo caqiidada saxda ah oo anan diin naidinka dhigin in allah jismi lagu tilmaamo iyo xubno laguna shabaho maqluuqiisa sida ay qabaan manhajka nahaabiyada laga soo min guuriyey dhaqanka gaalada

  • @AhmedHassan-ly2jn
    @AhmedHassan-ly2jn2 жыл бұрын

    man sha allah wax badan digri waan kaqayb galay lkn waayadaan dambe waxaa u malaysaa inuu sii dabar go aayo, culumadaan allaha ajirkooda kasawaabiyo intii dhimantayna allaha u naxariisto

  • @farwansowra2137
    @farwansowra21373 жыл бұрын

    Digrigaan waxa laga wado ilaa iyo hada wax ifahansiiyo waa waayay😭.

  • @notubecap2245

    @notubecap2245

    3 жыл бұрын

    War dhaanto iyo hiddadi somaalida iyo waxyaale kale aan la garaneyn ay dhex geliyeen diinta. Audhubillah. Ilaahay ha na ga fogeeyo

  • @abdulkhadarnadvi5950
    @abdulkhadarnadvi59503 жыл бұрын

    ماشاء الله من الهند من كيرلا

  • @abukarshahmedmursal4945
    @abukarshahmedmursal49458 жыл бұрын

    maasha allaah , shar iyo sheydaan allaha idiinka qabto

  • @mohamuudsheikhomarisse2697
    @mohamuudsheikhomarisse2697 Жыл бұрын

    Masha Allah 🥰 🥰

  • @MohamedHassan-kp9hx
    @MohamedHassan-kp9hx11 жыл бұрын

    Mashallah may ALLAH have mercy on them

  • @ahmednur7506

    @ahmednur7506

    3 жыл бұрын

    Slapp

  • @ndlsoild805

    @ndlsoild805

    2 жыл бұрын

    @Zorxs af weyn

  • @allwarsheekhqadiriya
    @allwarsheekhqadiriya9 жыл бұрын

    Maashaa allaah waaaye waa kheyr waa nicmo waa nuuur lkn waxaa arko ninki illaahey tuso hadii aan kawaramo dikriga hada daawanay waa saliga nabiga csw quraanka ayaa lagu sheegay in wadar ama hal hal logu saliyo nabigena muxamad ah n.n.k.h salaadane ansixi meeso in lagu sheego magaciisa maahine waa dhalinyaro illaahey kheyrka ku hanuuniyay jecelna nabigooda csw ajirna allaah kasiiyo inti sabab unaqatay kheyrkaas waxaa wax layaab ah dadka qaarkod oo jawab kabaxshay nabi amaankaas kuna tilmaamay shirki kow ma aqon yare aa kakeentay ereygaas ama xaasidnimo ama jahli? Jawaab waa haa maxaa yeelay qof illaahey nuurka qalbiga kadaboolay ayaa ku dhawaaqo ereyadaas xun illaahey s.w.t waxow yiri أولئك الذين طبع الله علي قلوبهم وسمعهم وابصارهم وأولئك هم الغافلون. قال رسول الله صلي الله عليه وسلم. زينوا مجالسكم بالصلاة علي فإن صلاتكم علي نور لكم يوم القيامه . قا ل الشاعر . ومن لم يصل علي المصطفي ¤ لدي الذكر ابخل كل الوري . allaahayow natus kheyrka oo hanaga dhigin kuwa naceb yaaa rabi

  • @mohamedblackhassan9316

    @mohamedblackhassan9316

    6 жыл бұрын

    Kufri cad waye masha allllah aya dhehe intas aya ku debi tegaysaa

  • @mohamedblackhassan9316

    @mohamedblackhassan9316

    6 жыл бұрын

    San laguma jecla nabi maxamed ilahay halaga baxo

  • @cumarhassanhaji9664

    @cumarhassanhaji9664

    6 жыл бұрын

    كذبت

  • @bintuugaas8718

    @bintuugaas8718

    5 жыл бұрын

    Hadaanan shirkigan ilaahay swt idinka hanuunin waad qasarteen ciribtiinu wexey ku danbeyneysa cadaab

  • @abdiaziizabdullahi3941

    @abdiaziizabdullahi3941

    5 жыл бұрын

    SaaS waaye saliga nabiga scw badsha wahaabi ha baxee ileen waa shayaadiin

  • @jaamowcadaawe6589
    @jaamowcadaawe65896 жыл бұрын

    masha Allh Scw scw

  • @akdyoung5255
    @akdyoung52558 жыл бұрын

    masha Allah ilahay hanaixifdiiyo caraabkina naah naarta ilahay hakadawro

  • @hersielmirmj4384
    @hersielmirmj43844 жыл бұрын

    Alla yajaziikum Dikriga alshabaabta ku cayriya bi-iwaayee

  • @mashiishmedia8430
    @mashiishmedia84305 жыл бұрын

    Jazaaka Allah bilkheyr

  • @zakariyeabdulkadir666
    @zakariyeabdulkadir6665 жыл бұрын

    masha allah digriga aad ayuu u mcnyhy

  • @qarandoonxadaariman1520
    @qarandoonxadaariman15208 жыл бұрын

    manshaa alaah waa rag rag dhalay yaa axbaabii waa qasiidadii (ayaa saacii bixubilaah) waxaa meesha kamuuqda qaadi waynaa xaaji armiye ilaahay xadaabtiisa hakaaxoreyo aabihii qaadiyada dhaxalkii qaadiyadii xadrada ;(tirgali. macalin xuseen.,qaadi yarow iyo inkalo badan)

  • @habibahaji5169

    @habibahaji5169

    8 жыл бұрын

    Hugh thanks muchj

  • @qarandoonxadaariman1520

    @qarandoonxadaariman1520

    8 жыл бұрын

    thanks my bro

  • @mohamedanteena8870

    @mohamedanteena8870

    5 жыл бұрын

    @@qarandoonxadaariman1520 axbaabta nimaaan ahlu maxabo aheyn majeclaado waa ahlu maxaba

  • @liibaanducaale2899

    @liibaanducaale2899

    5 жыл бұрын

    badanaa mid khayr doonaaya oo wadadeediiba haynin kuwanaa ka dhigan

  • @ibrahimshide3367
    @ibrahimshide33672 жыл бұрын

    Digriga Allah hanakuhafidho

  • @abomaria7192
    @abomaria719211 жыл бұрын

    brother, i 've heard above dikri in many Qadiriya's occasions. it is very enthusiastic dikri that belongs to Seydina Auwais Alqadiri (RAC), i think. but do you have a lyrics of it?

  • @youngcr7366

    @youngcr7366

    7 жыл бұрын

    castello di marino sayduna Aweys Raxima Allaha

  • @liibaanciise3455

    @liibaanciise3455

    6 жыл бұрын

    M.a cumludeyna allow idkin barakey

  • @filadhere
    @filadhere2 жыл бұрын

    Masha allah allaha idin barakeyo

  • @naymin9210
    @naymin92102 жыл бұрын

    Allah is nearus always watching.

  • @liibana22
    @liibana223 жыл бұрын

    Wa in laso cesho dhaqankan.

  • @naymin9210
    @naymin92102 жыл бұрын

    All religions comes from allah

  • @ahmedzaki6149
    @ahmedzaki6149 Жыл бұрын

    M.s ahlu suna kor ahaada I.n

  • @user-kh7bp4lv7h
    @user-kh7bp4lv7h3 жыл бұрын

    والله نحبك يامولانا

  • @user-dz5un2ff9h
    @user-dz5un2ff9h7 ай бұрын

    Aaabe mcn ujeda wlh allow ida

  • @maandeeqcali5955
    @maandeeqcali59552 жыл бұрын

    Alow noodambi dhaaf adoontaada ayaa nahay💝💝❤❤💖💖💖💖💖🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹 😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohemdmqw
    @mohemdmqw10 жыл бұрын

    ma shaa allah

  • @ibrahimmohamed471

    @ibrahimmohamed471

    9 жыл бұрын

  • @xiish1
    @xiish14 жыл бұрын

    Maasha allaah ilaahay dartiis baan idiin jeclahay

  • @abdiaziizabdullahi3941
    @abdiaziizabdullahi39415 жыл бұрын

    Mnsha Allah

  • @asmabilan7535
    @asmabilan75358 жыл бұрын

    maasha allah ilaahoow idin xifdi

  • @wavyyleezy3006

    @wavyyleezy3006

    7 жыл бұрын

    dowlaay sheikh maasha allah

  • @HusseinAli-oo6xq

    @HusseinAli-oo6xq

    5 жыл бұрын

    HUSSEIN ALI

  • @yusufmohame7480

    @yusufmohame7480

    5 жыл бұрын

    Carfon shiikh Nolow

  • @ommrysarmpat4019

    @ommrysarmpat4019

    4 жыл бұрын

    mashallah

  • @alrahiim

    @alrahiim

    4 жыл бұрын

    Haddi aad Jeceshahy Ahlu Qadiriya dawasho wacan halkan: kzread.info/dash/bejne/oYWOuJSMnpO6qdo.html

  • @luluadam4728
    @luluadam47286 жыл бұрын

    Waqtiga ay kibixiyeen barashada waxaan ay laqeylinayaan waxaa ugaqeyr badnaa iney quraan kubartaan

  • @megawill84
    @megawill8411 жыл бұрын

    So not to think we are always right .. say : may Allah give us all Hidayah

  • @ashaluulchunellashaluul4551
    @ashaluulchunellashaluul45513 жыл бұрын

    Masha Allah ilove dikri keep going wll

  • @mrty5213

    @mrty5213

    2 жыл бұрын

    @Zorxs proof?

  • @mahmudiosman7439
    @mahmudiosman74398 жыл бұрын

    Masha'allah Masha'allah Shekhinta

  • @allwarsheekhqadiriya
    @allwarsheekhqadiriya9 жыл бұрын

    Maansha allah waa kheyr

  • @jamilojey9083
    @jamilojey90835 жыл бұрын

    Ala mcaan badana hah allow qulubtena nowanaji

  • @JustDoItTho
    @JustDoItTho11 жыл бұрын

    mashallah ilaho qadiriya kur kadik

  • @michaeldonaldalker73
    @michaeldonaldalker735 жыл бұрын

    Lots of Love and Peace !

  • @omardacad3023
    @omardacad30238 жыл бұрын

    mashaalah

  • @salehekwimba5511
    @salehekwimba55113 жыл бұрын

    والله احيبكم بذات القلب ارجو عند كم فضل

  • @ibrahimshide3367
    @ibrahimshide33672 жыл бұрын

    Mashallah

  • @abdiwalisaid4285
    @abdiwalisaid428511 жыл бұрын

    A/c Saxiibaday Qadiro Allah yaxfidukum waan idin jeclay Cabdiwali Axmad Saciid

  • @omarmohamedalahdal6360
    @omarmohamedalahdal636010 жыл бұрын

    @manhaj sahih: im suprised that muslims gathering to say ALLAH needs a proof from Quran and sunnah. ALLAHU ALLAHU ALAAH, MUHAMMAD KHAIRU KHALQI LLAH, Muhammad is the best among the creature of Allah, do you need a proof to support this?

  • @joker84301

    @joker84301

    9 жыл бұрын

    Download

  • @yacqubali680

    @yacqubali680

    7 жыл бұрын

    Omar Mohamed Al Ahdal saying Allah what wrong with?

  • @youngcr7366

    @youngcr7366

    7 жыл бұрын

    Omar Mohamed Al Ahdal you have to understand before saying something in your mouth, What they are say is true and you know but the meaning is different coz They love our beloved prophet more that us, don't judge a book by its our cover

  • @nuurkaislaamka6747
    @nuurkaislaamka67474 жыл бұрын

    Subxaana llah mawaadan ilahey kacabsanenin walal markaad shirkiga umada garsiineysin ilahey uga cabso walal waxaani shirki cad (إِنَّ ٱللَّهَ لَا یَغۡفِرُ أَن یُشۡرَكَ بِهِۦ وَیَغۡفِرُ مَا دُونَ ذَ ٰ⁠لِكَ لِمَن یَشَاۤءُۚ وَمَن یُشۡرِكۡ بِٱللَّهِ فَقَدۡ ضَلَّ ضَلَـٰلَۢا بَعِیدًا)

  • @mohamedabdi4509

    @mohamedabdi4509

    4 жыл бұрын

    Maxaa shirki ah

  • @mreverything6410

    @mreverything6410

    3 жыл бұрын

    shirki uma jeedo meeshaan

  • @MaxamedMaxamed-of7ti
    @MaxamedMaxamed-of7ti10 жыл бұрын

    Waa koox runtii cod macaan kaliya muusigii aa ka dhiman

  • @cumarhassanhaji9664

    @cumarhassanhaji9664

    6 жыл бұрын

    afku kuqaloocay nacla tulaaahi caleyka

  • @bintuugaas8718

    @bintuugaas8718

    5 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @libaanabdi5236
    @libaanabdi52366 жыл бұрын

    Masha Allah ilahey hanixifdeyo

  • @fowsiomar5821
    @fowsiomar582110 жыл бұрын

    Allaah ma dhihin sidan halay caabudo

  • @cumarhassanhaji9664

    @cumarhassanhaji9664

    6 жыл бұрын

    wahaaabiyad

  • @ROOBLE940
    @ROOBLE9404 жыл бұрын

    Dhaaantada la diimeeeeyay laguma sheeegi karo digri ama ammaan nebi! shrikiga iyo khuraafaadka yaan diin la idiinka dhigin dadooow!

  • @hindiissack5732
    @hindiissack57329 жыл бұрын

    Barack Allah mashallah

  • @habibahaji5169

    @habibahaji5169

    8 жыл бұрын

    itHutu!!!I Kikuyu!!!!!!!Ilijob@!IupuIIIyy

  • @maadiyomadadaalo2978
    @maadiyomadadaalo29787 жыл бұрын

    Anaa goob ahaay ziyaartaan kheyrka badneed

  • @AhmedAhmed-eu7yt

    @AhmedAhmed-eu7yt

    3 жыл бұрын

    Intee kdhcdy bro adoo raali ah

  • @salehekwimba5511
    @salehekwimba55113 жыл бұрын

    الطيب الطيب بارك الله فيكم

  • @JustDoItTho
    @JustDoItTho12 жыл бұрын

    i love it mashallah dikri for life

  • @JustDoItTho
    @JustDoItTho11 жыл бұрын

    this just showing love to the nabi scw u dont like this becouse you have no love for your nabi and do you even the meaning

  • @xasanomar9616
    @xasanomar96163 жыл бұрын

    Maansha allaah

  • @lightandreality
    @lightandreality12 жыл бұрын

    mashAllah

  • @adenmoha6607
    @adenmoha660710 жыл бұрын

    mashaalah

  • @mohamdulamein2884

    @mohamdulamein2884

    5 жыл бұрын

    Cbfhgdbbx. Hhebcakgc

  • @zakariaaali759
    @zakariaaali75911 жыл бұрын

    it was the best

  • @halimamohamed4823
    @halimamohamed482311 жыл бұрын

    in rasuulka scw la amaano allahna la amaano oo shicir lagu amaano oo waliba daf loo garaaco waa wax diinta islaamka ku banaan mana duro ama diido arinkaas ilaa nin shayaadhiinta nahaabiyada kamida mooyee halkaneegوعن سيدنا أنس بن مالك رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وآله وسلم مر ببعض المدينة فإذا هو بجوار صغار يضربن بدفهن ويتغنين ويقلن: نحن جوار من بني النجار يا حبذا محمد من جار فقال النبي صلى الله عليه وآله وسلم «الله يعلم إني لأحبكن .....أخرجه ابن ماجه (1899) وقال حديث صحيح ورواته ثقات.

  • @maxamadxassan8671
    @maxamadxassan867110 жыл бұрын

    shukran mashaa alaaah

  • @jamilaali2597
    @jamilaali25979 жыл бұрын

    ما شاء الله

  • @cabqaadirmacalin275
    @cabqaadirmacalin275 Жыл бұрын

    M.a

  • @ibrahimmohamed9681
    @ibrahimmohamed96817 жыл бұрын

    mashallah

  • @zaarcde6038
    @zaarcde60383 жыл бұрын

    M.a

  • @baazisheikhjibriilcabdi336
    @baazisheikhjibriilcabdi3364 жыл бұрын

    Maasha allaaah

  • @mashiishmedia8430
    @mashiishmedia84305 жыл бұрын

    Masha allaah

  • @user-ok4vw8uu4v
    @user-ok4vw8uu4v11 ай бұрын

    😮😮

  • @nimcoh1532
    @nimcoh15327 жыл бұрын

    aamiin

  • @africahome6031
    @africahome60317 жыл бұрын

    Mash Allah

  • @mohamdulamein2884

    @mohamdulamein2884

    5 жыл бұрын

    :*;''"&-_x csbgcwn. Nbcshcs. Cxag .BCS d g. Fxsn nus njcs..nh e. D have. D h

  • @maajidshariif4859
    @maajidshariif48597 жыл бұрын

    wlhi Wa xadruday masha allah

  • @abdullahciise8751
    @abdullahciise87515 жыл бұрын

    Mohammed jirow towxiidka wa

  • @Abdulahi_folbiraye7
    @Abdulahi_folbiraye74 жыл бұрын

    Mashlhalah💜💜💜💜💜

  • @mohammedjabir8069
    @mohammedjabir806910 жыл бұрын

    Yani hawa jamaa wakali sana.....

  • @mohamdulamein2884

    @mohamdulamein2884

    5 жыл бұрын

    Vxydsu

  • @mayacatt
    @mayacatt2 жыл бұрын

    Before wahabism in our country

  • @xasaniimaanabuukar9582
    @xasaniimaanabuukar95827 жыл бұрын

    masha allah

  • @jayjayajayajay
    @jayjayajayajay13 жыл бұрын

    Mashallah Jazkallah Khayran may allah Reward you with Jannahtul Farduso and Please can u upload my MORE Vidoes of Dikri... Jazakallah

  • @abdikariimmoalim9109

    @abdikariimmoalim9109

    5 жыл бұрын

    masha allaah alqaadiriya

  • @caaqilka3712
    @caaqilka37122 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @aminastrate1382
    @aminastrate13822 жыл бұрын

    voilà pourquoi dieu nous a créés nous les humains