Dhismayaasha Safari 1 iyo 2 waxaa ay ka mid yihiin Mogadishada cusub ee degmada Hodan

Пікірлер: 158

  • @lailaalihaid8506
    @lailaalihaid85065 ай бұрын

    Ninkan waa caqli badan yahay waana muwaadin dhaba waayo dhigii waxay hantidooda galiyaan Kenya iyo dal aanay lahayn Masha allah Rabi haku barakeeyo

  • @shankaroon8172
    @shankaroon81726 ай бұрын

    Sewage system qorshaha halagu daro oo dowlada halagu garabsiiyo ❤

  • @odayroy3099

    @odayroy3099

    6 ай бұрын

    Absolutely agree with you 👍

  • @mohamedomar2367

    @mohamedomar2367

    5 ай бұрын

    Infact hawsha ugu dhiibka badan ee magalada Mogadishu kuso wajahan taas ayey noqon doonta

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax6 ай бұрын

    Magaalada muqdisho way socotaa Allaha siiyo nabad iyo qeer badan ❤❤❤❤❤

  • @MahamuthAhmeth-fc1sh
    @MahamuthAhmeth-fc1sh6 ай бұрын

    ugu dambayntii apdisalan hereri waxa uu soogaadhay caasimadii somalia❤

  • @mohamedmumin9720
    @mohamedmumin97206 ай бұрын

    Woow 🎉 muqdisho tagtay oo talaabsatay abdisalan hareri thank you rugcadaa saxaafadeed 👍

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed88946 ай бұрын

    Maashallah waa xaafadaydi dugsi quraan iyo skoolka ugasoo baxay Guuleeysta Xaafadayda Hodan.

  • @mursalsiyaat3477
    @mursalsiyaat34775 ай бұрын

    Maasha alh Somalia way hormartey wlahi guul iyo barwaaqo ayaa idin rajenaa

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v6 ай бұрын

    Masha Allaah tabaaraka raxmaan Allaah nabadwaarta hanasiiyo iyo dawlad mida dalkayaga hooyo quruxbadanaa, cabdisalaam waadkumahadsantay inaadsogudbiso hormarka soomaaliya wll

  • @sooyaalka326
    @sooyaalka3266 ай бұрын

    waa muugaal qurxuun qofkasta waxaa wanaagsan wixii qurxuun in dadka la wadaago hereri shukran

  • @ahmeddeeq7377
    @ahmeddeeq73776 ай бұрын

    Good job IBS and Hereri.👏👏👏👍

  • @odayroy3099
    @odayroy30996 ай бұрын

    Mashallah IBS BANK abaal wayn ayuu ku leyahay Dalkeena Somalia runtii waan ku dhiira galinayaa inay sii laba jibaaran

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun33686 ай бұрын

    Maasha alaah maasha Alaah Barakee alow xamar. Hereri waad mahadsen tahay maasha alaah qurux iyo nabad waarta sii aamiin muqdisho 🎉.muqdisho bilen ilaahow Barakee aamiin 🎉🎉

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients17695 ай бұрын

    Mashallah, he is a solid businessman

  • @hersijama6905
    @hersijama69056 ай бұрын

    Mogadishu waa tagtay ALLE ha u kordhiyo waan ku dhashay kuna koray kuna guursaday . Horumar bay cagta saartay ALLE ha u kordhiyo Aamin

  • @masalanimohamed
    @masalanimohamed6 ай бұрын

    Mahadsanid c.selam waxaa tahay halyeey soomaaliyeed ❤

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim44315 ай бұрын

    Runtii IBS VISA DEBIT wa Calami waxan ku isticmalay dhor dal o kalla duwan Anigon wax Dhib ah kala kulmin. 24/7 Best service 👍🇸🇴

  • @yasminhassan4596
    @yasminhassan459621 күн бұрын

    Masha Allah my muqdisho❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi16 ай бұрын

    Masha Allah Muqdisha cadeey ❤ illaahoow nabada usiyaadi🤲

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman6 ай бұрын

    Masha Allah IBS BANK guuleysta markastaa iyo meel kastaa waa ilyaas oo idiin leh hormar wacan 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🥰🥰🥰🥰👍🏽👍🏽👍🏽🤚🏾🤚🏾

  • @slowraijin6944
    @slowraijin69446 ай бұрын

    Mashallah somalia has a bright future ahead of it.

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin6335 ай бұрын

    Masha Allah guul umada somaliyed hambalyo 🎉🇸🇴

  • @mohamedmohamud5807
    @mohamedmohamud58076 ай бұрын

    Maashaa Allaah waa wax lagu farxo in dalkeenii magaala madaxdeenii aay sidaa u dhismayso insha Allah Apartments kaa mid kamida ayaan ka iibsan doonaa mar dhaw.

  • @thelkbashir1977
    @thelkbashir19776 ай бұрын

    Masha Allah waa hormar wayn allaha u siyaadiyo

  • @ahmediman4866
    @ahmediman48666 ай бұрын

    Masha Allah !

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun33686 ай бұрын

    Maasha alaah maasha Alaah muqdisho horey usocotey qurux iyo horumarka ilaahey how usiyaadi aamiin 🎉🎉hereri waad mahadsen tahay muqdisho nuurkeedaa baxaya nuurka ilaahey how siyaadsho aamiin 🎉🎉

  • @muznaahmed6968
    @muznaahmed69685 ай бұрын

    ماشاء الله تبارك الله ❤ Mashallah Allah 🎉 Mogadishu city every time it was spirit 🙌👏 More episodes from Mogadishu city and all Wonderful projects in Somalia 🇸🇴. Thanks Abdisalam Hereri and him team, thanks to ISB Bank

  • @mustafeabdijawad8114

    @mustafeabdijawad8114

    5 ай бұрын

    O.

  • @mustiabukadir1082
    @mustiabukadir10826 ай бұрын

    Somalia gul insha Allah. 🙏

  • @ismailakofficial2552
    @ismailakofficial25525 ай бұрын

    Mansha alh good job

  • @aom6168
    @aom61685 ай бұрын

    Wooow Mogadishu horamar heer caalami eh ayeey sameeneesaa masha’allah ❤❤❤❤❤

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa33916 ай бұрын

    Mashaa allah Allah ha usiyaadiyo nabada muqdisho

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi22775 ай бұрын

    Masha allah ilaahay hakuu barakeeyo Cabdi salam iyo cabdirizaq ilaahay ha idin xafido

  • @bashiraldalali
    @bashiraldalali6 ай бұрын

    msha allah best

  • @daacadyare396
    @daacadyare3965 ай бұрын

    Masha Allah muqdisho waa dhaqaaqday nabada iyo horumarka ilahay hausiyadiyo

  • @user-eo9bn4hk4o
    @user-eo9bn4hk4o6 ай бұрын

    m.a adeer abdirisaq ali adeer guuleso 🙏

  • @sabrinhaji5169
    @sabrinhaji51696 ай бұрын

    Masha Allah ❤

  • @abobasement346
    @abobasement3465 ай бұрын

    Good job 👍🏾

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv5 ай бұрын

    Masha allllah beautiful city❤

  • @ismailjama1913
    @ismailjama19136 ай бұрын

    Wariye Hereri. Governor howl fiican ayaad wadaa. Keep it up.

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur19505 ай бұрын

    MasshaAllaah,xamar caday way tagtay.

  • @awesabdi882
    @awesabdi8824 ай бұрын

    Masha allah horumarka iyo nabada ilaaheey ha u siyaadiyo

  • @kaaho_haji5712
    @kaaho_haji57126 ай бұрын

    Qorsheyta Magaalada(City Planning) ayaa loobahan DABAQYADAA INNA DHINAC LOOBADIYO AYAA KU HABOONALAHEED.

  • @deqawarsame-nd9yd

    @deqawarsame-nd9yd

    5 ай бұрын

    Somali maxa kutaqanahe fikir cusub lama yimadan all copy

  • @muratabdla6247
    @muratabdla62476 ай бұрын

    Abdisalam hereri aad aad u mahadsan tahy sida aad nogu so gudbiso wax faaido leh thanks

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l6 ай бұрын

    Mansha allah

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun33686 ай бұрын

    Cabdirisaaq waad mahadsen tahay werbixinta quruxda baden oodkabixineysid magaalamadaxdii umadad soomaaliyeed ee muqdisho. Adiga iyo hereri waad mahadsen tihiin 1000 jeer from yurub

  • @alisharif1997
    @alisharif19972 ай бұрын

    MashaAllah🕌

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman4056 ай бұрын

    MANSHA ALLAH

  • @iamhafsah
    @iamhafsah6 ай бұрын

    Mashallh❤

  • @ayanabdillahi420
    @ayanabdillahi4206 ай бұрын

    Beautiful Muqdisho

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq95146 ай бұрын

    Masha alah ilaha nabada haaw siyadiyo muuqdheer wa ina laga badala muqdisho wayo wa habar muq oo aha arag dila iya laga wada muq disho😢marka wa ina laga dabo tago qofki bixiyay magacas waba habare angu xamar iyanu nidhana marka wa ina muqdisho muuqdheer lagu badala

  • @dailycontent3955

    @dailycontent3955

    6 ай бұрын

    Mahubtaa magacaas

  • @dhashisheekhisaxaq9514

    @dhashisheekhisaxaq9514

    6 ай бұрын

    @@dailycontent3955 Erayga muq la yidhado afsomali ahan muq wa arga dheer Ama wax ku muuqda marka muq iyo di shon isku dar muqdisho arga dila iya laga wada wa ina muqdheer lo baxsha

  • @ghboy2914

    @ghboy2914

    6 ай бұрын

    Erayga hore wuxuu ahaa muqbisho lkn hadda dadku waxay u qaanaan muqdisho

  • @bulshokaab6827

    @bulshokaab6827

    5 ай бұрын

    Dhashi..waad aragti dheertahay lakin aniga waxey igula muuqataa magacu asalkiisu in uu ahaa muqdis ka dambana Somalida ey ugu dhawaqeen muqdisho😂😂

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey6 ай бұрын

    Masha allah safari apartments

  • @haldhaa2420
    @haldhaa24206 ай бұрын

    Mashallah tabarakallah waa muuqalo nafarxad galinaya hadanahay shacabka kuwena jooga iyo kuwena maqanba thank you Abdisalan Hareri

  • @abdirahmanafrah9751
    @abdirahmanafrah97516 ай бұрын

    Hareeri welcome your hometown hodan waa xaafadaadi

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada58136 ай бұрын

    Masha Allaaah

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily793510 күн бұрын

    Xamar quruxbadanaa

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare24026 ай бұрын

    Wow 🤩

  • @aminafarah1457
    @aminafarah14576 ай бұрын

    Maanshaa alaah ❤

  • @siciidali4034
    @siciidali40346 ай бұрын

    Ummada guryaha ha laga jabiyo kirada iyo iibkaba we aren't qurbo joog all fadlan waa codsi nin fahansan xaalada

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz78746 ай бұрын

    Mogadishu fastest growing city 🏙️ in east Africa 🙄 😒 😅 🇸🇴 💪 🤲

  • @Ahmed55212
    @Ahmed552126 ай бұрын

    Wow🎉

  • @afgooyebishe2236
    @afgooyebishe22366 ай бұрын

    Xamar cadeey

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada58136 ай бұрын

    Dalka Allaha Inoo Barakeeyo

  • @adancadays6622
    @adancadays66224 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @osmanhassan6601
    @osmanhassan66015 ай бұрын

    💯👍

  • @Rahmmaaaa
    @Rahmmaaaa6 ай бұрын

    Yaa Allah Nabad baan kaa baryeynaa wadankeena , We get tired 😪

  • @cabdishakurcumar-zl2mj
    @cabdishakurcumar-zl2mj5 ай бұрын

    👍👍👍👍👍❤❤

  • @saaradahi6675
    @saaradahi66755 ай бұрын

    Wadankaada dhiso, Somali xasuusta sidii Dubai layskugu dhacay.

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie35226 ай бұрын

    I'm worrying sewage systems in muqdisho, before big building city must a have long term planing

  • @hamzaabdikarim59
    @hamzaabdikarim594 ай бұрын

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤

  • @user-yk2hx6od1m
    @user-yk2hx6od1m6 ай бұрын

    First and most want to Congratulate the Somali Business Man that’s making Contribution in own land to improve Somali lifestyle….but can’t condone well known Somali Journalist who say nothing so far the selling of our Sea.

  • @MohamedMohamed-zp6re

    @MohamedMohamed-zp6re

    6 ай бұрын

    He did not sell the bloody sea. He did not cause the idiotic wars. He is not responsible for Somali people's tribalism and lack of thinking. He is a journalist and a great one at that. He is not the one who should say something about the sea. Learn to look after your interests then others will not take advantage of you. This is not Abdisalam's doing.

  • @theancientsancients1769

    @theancientsancients1769

    5 ай бұрын

    Blame the president! He caused this

  • @khaalidabdullaahi3895
    @khaalidabdullaahi38956 ай бұрын

    Cabdisalaamow muqalka wasaq waaye

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka25786 ай бұрын

    Xaafadan waa xaafadaydii aan ku soo kpray,waxaan ahay ciyaal kuwaarto min zamaan

  • @Gmaaad
    @Gmaaad6 ай бұрын

    War wadooyinka dhisa dabaqya dhaadheer oo wadada jajaban wax qurxoon ma ahan

  • @abdirisakisse4277

    @abdirisakisse4277

    3 ай бұрын

    Wadooyinka shaqdaass dowlada ayaa leh shacabka canshuur innay baxshan uunbaa xaq loogu leeyahy

  • @AbedaffelIsmaeldenville
    @AbedaffelIsmaeldenville5 ай бұрын

    إنها بادرة فريدة تعي ، ما أغاظ لي الألسن...

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden46755 ай бұрын

    Masha Allah dal aan dalkaga aheyin, Dareen ku joog waaye, ilahey ha ugu wado nabada eey helen reer Muqdisho, aniga ku dhashey oo hoyadey macan baku dhalatey hadana dagalkii sokeye anigo 10 jir ah ban kaso qaxney dibna ugumanan laban, hadana marwalba wan u duceyna ilaahey nabad warta hasiiyo umadii xaqa laga galeyna walalayalow cafis ka dalbada.

  • @Halgame334
    @Halgame3346 ай бұрын

    WAR DAB HADU FHACO WA HALIS. XAFIS KRLYA HA AHADAN HSKU FHIMSNINA

  • @nrcabdi
    @nrcabdi6 ай бұрын

    🥺🥺🥺 .. ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* . Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay 🥺 🥺

  • @Qadafi-
    @Qadafi-6 ай бұрын

    Well say @10 guri isku xiran an ka heshina-mesha an ka rabo ma shegaya--Ila so xarira

  • @abobasement346
    @abobasement3465 ай бұрын

    Somalidah waxaan ku nacay dhismahodah mel aan lahayn wadoyin iyo mel biyuh maran maleh

  • @abduqadiralisudaness1803
    @abduqadiralisudaness18036 ай бұрын

    Asc ader waxan ahay wiil somaliyeyd oo iska baga muda waxan karabay shaqo ina iradisid ama waxan shaqo ku aburto isodirtid ader 200 hanoqote ifka wax lagu yahe ader insha allaah

  • @abduqadiralisudaness1803
    @abduqadiralisudaness18036 ай бұрын

    Asc

  • @maydal6037
    @maydal60376 ай бұрын

    ❤❤❤Mahadsanid Hereri, Aadigoo aad iyo aad u mahadsanid walaalo Su aalihii ku saabsanaa qurba joogta ee aad waydiisay Maamulaha IBS Bank, Su aalahaasi maad noo waydiin Bananka kale sida Dahabshiil bank oo kale . Mahadsanid codsi hore oo aan ku waydiiyayna waad iga aqbashay, waxaan ku leeyahay farxad ku noolo inta aad nooshahay .

  • @Zaak100
    @Zaak1006 ай бұрын

    rentiga guryaha naga raqiisiya somali shaqa kama jirto

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed88946 ай бұрын

    Away jardiinooyinka iyo meel ay ilmaha Ku ciyaaran.

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid89054 ай бұрын

    Qiimaha gurigu waa imisa

  • @qarbegulaaf3502
    @qarbegulaaf35026 ай бұрын

    Sxb hareeri saaka waxaad joogtaa Mel iijirta 1klm kkkkkk shugran

  • @AbedaffelIsmaeldenville
    @AbedaffelIsmaeldenville5 ай бұрын

    À vrai, dire la cadence est belle bien rustique, mais vouloir à quoi qu'il advienne,en tout c'est une question de prévaloir...

  • @adenfarahabdi4488
    @adenfarahabdi44885 ай бұрын

    Abdisalan niyow se ku tagi kara Angola qabo nece ah

  • @alikaffe1242
    @alikaffe12426 ай бұрын

    Masha Allah Boqol kun oo dollar ah seen ku heli karaa????? Mashruuc ayaan wataa

  • @nastehofarah5821

    @nastehofarah5821

    6 ай бұрын

    Ana hayo isheg waxad heyso

  • @alikaffe1242

    @alikaffe1242

    6 ай бұрын

    @@nastehofarah5821 marka kowaad barasho wanaksan iso wac tlfkeega waa kan . cewer cewer cafar todabo sagaal hal labo sedeed leh labo shan cewer thanks

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed18186 ай бұрын

    Cabdisalaanow magaaladda Sewage system ma laha oo waa ognahay, Marka sidee loo maareeyaa SewageKa marka intaa oo dabaq lays kor dego?

  • @MA-rf6sg
    @MA-rf6sg6 ай бұрын

    Galgacyoo mahaa galmudug langabb waa puntland

  • @fnur8929

    @fnur8929

    5 ай бұрын

    Gaalkacyo iney Galmudug tahay cid eey shaki uga jirto maleh , ku darso ninkuna waa Governo Sacad Sicid

  • @MA-rf6sg

    @MA-rf6sg

    5 ай бұрын

    @@fnur8929 governo khaniis magacaan benta iska dhiig langaab madoow oo urayee taahaay joog baraxleey langabyahoow

  • @abdirisakisse4277

    @abdirisakisse4277

    3 ай бұрын

    Saliid qunbaha suusacleey ku marso aan kugu dubeynee😅😅

  • @user-ns7df1zk5k
    @user-ns7df1zk5k6 ай бұрын

    Daaarood waxba kuma laha waxa socda

  • @MA-rf6sg
    @MA-rf6sg6 ай бұрын

    badi deey futo weynaa hahah

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c4 ай бұрын

    Sarta Ugu Dheer Muqdisho Waa 14 Dabaq Madaxweyne Ali Mahdi Mohamed Aale h Aun Odaygaan Runta Ayaa Dhibeysa Inuu Ka Hadlo,

  • @abdirisakisse4277

    @abdirisakisse4277

    3 ай бұрын

    Caqow waqtigii 2014 ayuu ka hdlayaa hadan dabashil tower iyo safari Appartment two baa kow isku haysto

  • @Amiin-dk6tu
    @Amiin-dk6tu6 ай бұрын

    Odaysha caloosha iska yareeya

  • @geeleisse4406
    @geeleisse44066 ай бұрын

    Dabaqyo dhaadheer oo hadii roob da o biyaha wadada waranyihiin maxaa ka naasi cad

  • @safamarwa3597
    @safamarwa35975 ай бұрын

    Madhaqaalo soomaaliyeedbaa mise shisheeye ayaad u dhisteen

  • @alisharif1997
    @alisharif19972 ай бұрын

    🏗️🏫🏫🏫🏫🏫

  • @abdinour8606
    @abdinour86065 ай бұрын

    Anaa ka mid ahaa waxan diska so racbay dubai 13 kii 80 thousand waaye ayuu yiri waad waalantahay ayaan ku dhahay jokes on me

  • @Mohamed-kd6gj
    @Mohamed-kd6gj6 ай бұрын

    KIR-SHABEELA BALADWEYNE BAAN KAJOGNA WAAKA II AAMIN ANI MA DHIHIN CASIMADA ISKU SHEGTI AWI JOWHAR.

  • @cabdiraxmaanmaxamad134
    @cabdiraxmaanmaxamad1346 ай бұрын

    Bakaaro tag hereeriyow wuudhismay

Келесі