dhismaha suuqa waaheen ee magaalada hargaisa oo gebo gebo ku dhow

berbera Sacaada-Diin Ceebaad #saylac
somaliland infrastructures development
dhaamamka somaliland laga hirgeliyey
oodwayne somaliland
Ak vlogs kadaawo
#sanaag #somaliland #ceel afwayn
#SOMALILAND VLOGS AL
#HARGEISA VLOGS
#BURCO VLOGS
#BERBERA VLOGS
#CEERIGAABO VLOGS
#WADAAYINKA #HARGEISA
#HARGEISA #DHULKA #GURYAHA
#AK VLOGS #TOURISM #archives

Пікірлер: 41

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l5 ай бұрын

    Maashaa Allah yaa Rabbey ijcal haadal balad Aamin mudma'in wajcal ahlahaa Axraar warzuq ahlahaa min kuli Thamraaat aaminiin, Wazhal ikhraaj khayraatihaa fii bathnihaaa awil joufi fii araaddii Somaliland AAMIIN AAMIIN ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r5 ай бұрын

    Magaaladi way qurux badnaatay iyo suuqiba ilaahayoow dadkuu dhaqaala hoodi ka gubtay khayr ugu bedel Allahu maa Amiin

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed78275 ай бұрын

    WERIYE SICIID WAA GEESI QARAN WAA NINKA ANAGA OO JOOGNA QURBAHA GOOB KASTA OO SOMALILAND KA MID AH NAGA DHERGIYEY SICIID WAA WIIL YAR OO FARIID AH OO JECEL QARANKA SOMALILAND WAAD MAHADSAN TAHAY INADEER NOOLOW NOO SOO BADI IN AAD WADANKA NOO SOO DUUBTO ILAAHEY MEEL KASTA HA KUGU NABAD GELIYO SICIID WAA IN LA ABAAL MARIYAA

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk5 ай бұрын

    FARIIN WAAD MAHADSAN TIHIIN SXB WAXAAD SOO DUUBTAAN XAAFADA BATALAALE HARGAYSA ❤❤❤❤ THANK YOU

  • @MaxamedshabelChannel
    @MaxamedshabelChannel5 ай бұрын

    Masha Allah alle dalka hayno barakeeyo

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed78275 ай бұрын

    WUXUU KA MID YAHAY SUUQYADA UGU WEYN GEESKA AFRICA WAA QURUX WAA TACAB DAWLAD AYAA MAAMUSHEY

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed51085 ай бұрын

    Masha allah

  • @asiya-xj6cz
    @asiya-xj6cz4 ай бұрын

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-om7qs2ot9t
    @user-om7qs2ot9t5 ай бұрын

    Wad mahadsantahay

  • @user-bi6ox2mc4p
    @user-bi6ox2mc4p4 ай бұрын

    Maansha allah

  • @yusufadnan971
    @yusufadnan9715 ай бұрын

    From Yusuf Adnan Mahadsanid 🙏 Mujaahid 🎉

  • @user-nu7mv3nn2t
    @user-nu7mv3nn2t5 ай бұрын

    Masha allah tabaark.Allhe

  • @fahimaahmed6126
    @fahimaahmed61265 ай бұрын

    Maansha Allah ❤❤

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd5 ай бұрын

    Maasha Allah Mahadsanid wll

  • @Kw58437
    @Kw584375 ай бұрын

    Manshallah

  • @user-om7qs2ot9t
    @user-om7qs2ot9t5 ай бұрын

    Saxxeb

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed78275 ай бұрын

    SICIID INADEER WE NEED MORE PLEASE

  • @user-ws5xy6jh5u
    @user-ws5xy6jh5u5 ай бұрын

    Mahsaa allaah

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk5 ай бұрын

    Thanks

  • @albertoyahya
    @albertoyahya5 ай бұрын

    saaxiib somaliland o kaliya isha kumay hayn ee somali oodhanbaa isha ku haysay hadana somali odhanbaa sugaysay ❤❤❤❤

  • @izmailabdi4248

    @izmailabdi4248

    5 ай бұрын

    Somaliland weeye wax somalia 🇸🇴 ladhaho halkan lagama yaqaano 😊

  • @user-os2kt9xy4k

    @user-os2kt9xy4k

    4 ай бұрын

    Wiilka daa walaal. Dad ka Soomaaliyeed oo dhan ayaa dib udhis ka suuqa inagala qaybt qaatay. Yaynaan ka abaal ka dhicin. Waxyaabaha kale ee aynu isku khilaafsanahay waa meeshooda @@izmailabdi4248

  • @mustafaabdiawad7527

    @mustafaabdiawad7527

    4 ай бұрын

    Haaa run soamli o dhanbaa ka qabqadqythy

  • @albertoyahya

    @albertoyahya

    4 ай бұрын

    @@izmailabdi4248 hadaan libaax laga aqoon maxay wax inoola qabanayeen oo hantidooda suuqa ugu deeqayeen kala saar siyaasada iyo somalinimada

  • @FatoumaMohamedMahdi
    @FatoumaMohamedMahdi5 ай бұрын

    WAAXAN IDINWAY QOOLADAN HEESAYSA MAXAY AHAYDEE. HEESUHI WAA DACIIFNIMO

  • @shamisjaama7749
    @shamisjaama77495 ай бұрын

    ❤❤👍👍👍👏👏👏👏❤️❤️

  • @jamalskp7280
    @jamalskp72805 ай бұрын

    SU AASHAASI IGA GAADHSIIYA ENG DHISAYA SUUQA QORSHAHOODA MA KU JIRAA WAXAN LA YIDHAA CAAFIMAADKA IYO BADBAADADA(HEALTH AND SAFETY) SECURITY TUSAALE KAMARADO SAFETY ALARMS ⏰️ IYO WAXYAABO BADAN OO HOOS IMANAYA HEALTH AND SAFETY

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye5 ай бұрын

    Design ka iyo dhismayasha dhisani isku mid maaha miyaa la shaxaaday talow oo lacagti ba la cunay

  • @user-fb7or3ej2g

    @user-fb7or3ej2g

    5 ай бұрын

    Meel xun ayaad wax ka raadisaan, SAY MASHAALLAAH

  • @Degmociise123
    @Degmociise1235 ай бұрын

    👏🏻👏🏻👏🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻🥳🥳❤❤❤ilaahay baa Mahad iska leh Somaliland ayaan Badan 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 Alhamdululaah 😍

  • @asiya-xj6cz
    @asiya-xj6cz3 ай бұрын

    🎉🎉🎉❤❤❤

  • @polatalemdar7662
    @polatalemdar76625 ай бұрын

    heesta magaceed?

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin52195 ай бұрын

    Siciidow miyaad noosharaxdid dhismayaasha waawayn hadhwanaag waangartay kakale waa halkee

  • @jamalskp7280
    @jamalskp72805 ай бұрын

    Sxb bal dooxii mar ka soo duub dooxaa qarkiisaan ku dhashee new hargaysa hoostiisa dhinca soke ciyaala beerihii hore asal hargaysa bal dooxa mar la raac

  • @Istahil416

    @Istahil416

    5 ай бұрын

    ma fijaan baad walalo aheydeen

  • @jamalskp7280

    @jamalskp7280

    5 ай бұрын

    @@Istahil416 may may kayd kaydle

  • @jamalskp7280

    @jamalskp7280

    5 ай бұрын

    @@Istahil416 walhtigeebaad moodaysaa

  • @Istahil416

    @Istahil416

    5 ай бұрын

    @@jamalskp7280 walalo aabaheyba arkey ciyalo beerihi hore markaa isga ydhi weydii, koley woo 80s k

  • @Istahil416

    @Istahil416

    5 ай бұрын

    @@jamalskp7280 maaln kastan maqla kalmadaa CIYALO BEERAHA 😁😁

  • @guuleedabdi3329
    @guuleedabdi33295 ай бұрын

    Kkkkk Ka Warama Suuqa Quruxdiisa? Ka Warama Guushasi Inta Leg Allihii Fudeydiyey Mahad isaga Leh. Dawlada, Shicibka, Qarka Mida Dhaqanka , Culimada Diinta Looma Kala Hadhin Maskax, Muruq , Maal. Aakhirkii Guul.

  • @user-mv1wl9ns8z
    @user-mv1wl9ns8z5 ай бұрын

    Masha allah