Dhiig ii shub Social experiment qosol badan

Пікірлер: 235

  • @xikmaawi2326
    @xikmaawi2326 Жыл бұрын

    Masha allah waa dad aad uqalbi fiican dadka waliba midka yiri DHISMAAN KA SHAQEYAA nolada reer somaliland

  • @djweerofficial
    @djweerofficial Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created muhammad ❤❤💓💓💘🥰

  • @Haykal5
    @Haykal5 Жыл бұрын

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 Жыл бұрын

    Ma garanayo qofka akhrin dona farintan Laakiin waxaan alle kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎🌙 Adigo mahdsn isoo booqo wll

  • @yuusufaxmed5425

    @yuusufaxmed5425

    Жыл бұрын

    Mhdsnid wll kumaso Boqon dono ✌️

  • @abdullaahigmail9088

    @abdullaahigmail9088

    Жыл бұрын

    sorry wll waad mhdsantahay

  • @abdullahimohamedali8987
    @abdullahimohamedali8987 Жыл бұрын

    Waar waan dhiig marqaansanahay kulahaa😂😂

  • @NasriinAbdirahmanomar2023
    @NasriinAbdirahmanomar2023 Жыл бұрын

    Dadka dhiiga ha ka shupanina 😂horay u socda funny tihin wllhi❤

  • @xamdadhawarsan2462
    @xamdadhawarsan2462 Жыл бұрын

    Ooo qeys qaysar ❤️❤️❤️best youtuber

  • @zaamvlogs6784
    @zaamvlogs6784 Жыл бұрын

    Dhakhtar SUCCESS insha Allah❤🙏

  • @awaleali5732
    @awaleali5732 Жыл бұрын

    7:17 ii qabo yaanu iga cararine😁😁reer hargeysa dulqaad Alle waa siiyey m.Allah

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 Жыл бұрын

    Legends always legends keeps goings dhakhtarka go forward experiment 💯💘

  • @NasserElmaaz
    @NasserElmaaz Жыл бұрын

    Mid Dacad Ah ba Caagad Ka Dhansateen 🤣 Dr & Mawel 🙏🏾

  • @nadirahassan3706
    @nadirahassan3706 Жыл бұрын

    Walhi wan iska kataageera wll sidad dadka ucaawiso Maalin dhawayd ayan channelkaga barty hore usoco

  • @quenhani5248
    @quenhani5248 Жыл бұрын

    Mazha allha keep going brother no so badi😂🥰

  • @amalali6668
    @amalali6668 Жыл бұрын

    Awood ha isticimalin sani u istaag kulaha wlhi funny tihiin keep going bro

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Жыл бұрын

    Ma Sha Allah waa dad naxariis badan.

  • @ayaanindhocali4841
    @ayaanindhocali4841 Жыл бұрын

    Wan ilmiyay Saan uqoslayay wllhi horey wllky maxamud ❤ 😍

  • @zaedinaoomaar4104
    @zaedinaoomaar4104 Жыл бұрын

    Wlhi waa qosl.iyo xiise is wata 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍👍nooso badya waxaas waynoogu baxdaaye

  • @avtarmedia5521
    @avtarmedia5521 Жыл бұрын

    waar waanu mirqaansane naga daaya 😂😂😂😂 so funny wlhi aad baan idin salmay sxp

  • @radwamohamed1282
    @radwamohamed1282 Жыл бұрын

    Dhiiga maad naga dawarsanysan😂dad masakiina oo idin dhagaysanyaa weeyan baa dadkaani masha allh🥰 anu hadan irbad arko nafta unbaana iga dhiciin😂😂

  • @farduuscawil2627
    @farduuscawil2627 Жыл бұрын

    Mahmoud dhakhtar keep going pro

  • @israguuleed2716
    @israguuleed2716 Жыл бұрын

    Ala dhakhtar funny baa tahey ruwayadaha inoo soo badi

  • @Mrpositive922
    @Mrpositive922 Жыл бұрын

    First comment 🥰

  • @waliidaxmed1036
    @waliidaxmed1036 Жыл бұрын

    Keep going lpx

  • @ismahanosman298
    @ismahanosman298 Жыл бұрын

    Masha allha 🥰

  • @hodojama499
    @hodojama499 Жыл бұрын

    Kulha abti Dhimn meey siid 😂😂😂

  • @juariyackariin849
    @juariyackariin849 Жыл бұрын

    Dhaqtarr qosolkaga mcn mar walbo qosol🥺😁😁

  • @qadirjaamac8320
    @qadirjaamac8320 Жыл бұрын

    Msha alh szp hore u soco isha alh

  • @suhaybsoonyare2096
    @suhaybsoonyare2096 Жыл бұрын

    Firest like

  • @amiiraosman1190
    @amiiraosman1190 Жыл бұрын

    Keep going

  • @xamsexassan35
    @xamsexassan35 Жыл бұрын

    Hhhh dhakhtar hore u soco

  • @deeqalibaaxo5540
    @deeqalibaaxo5540 Жыл бұрын

    Dhakhtar wa nin wln kulha wadnha ma ka siiyah😅😅🤣🤣🤣

  • @hafsataalisoabdi7895
    @hafsataalisoabdi7895 Жыл бұрын

    aad ayan idin jeclahay allaha idin xaafido raaag aqyar ah

  • @faraxdhacar6252
    @faraxdhacar6252 Жыл бұрын

    Mansh alla wll ❤❤❤💋

  • @sahroomar2195
    @sahroomar2195 Жыл бұрын

    Soo dhawaada tiim madadaalo

  • @libansougueh2163
    @libansougueh2163 Жыл бұрын

    C'est un vidéo drôle, j'ai d'accord avec vous la don du sang

  • @pazhirmo7975
    @pazhirmo7975 Жыл бұрын

    M.a por ilhy ha kudayo wll

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 Жыл бұрын

    Soobadi wll qali 😘😘

  • @abdirahiimomarabdi3551
    @abdirahiimomarabdi3551 Жыл бұрын

    ninka dhulka fariisiseen wa DACAD wlee☺

  • @nadiiraaxmed318
    @nadiiraaxmed318 Жыл бұрын

    ❤️💕🌹🌹kkkkk halka kagahaya wll

  • @dhammacdhc2165
    @dhammacdhc2165 Жыл бұрын

    Tuugan maweel wllhay waa xaraabe

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra2089 Жыл бұрын

    Walaal waa sadaqatan jaariya hhhhhhhh

  • @kHaLitt_Abdi
    @kHaLitt_Abdi Жыл бұрын

    The legend😂😂❤

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 Жыл бұрын

    😂😃😃😃😃😃😃😃😂 dhakhtarow qofka adoon waxba usheegin baad gacanta iska garaacaysaaye

  • @sumaya-ce1dj
    @sumaya-ce1dj Жыл бұрын

    abti igada wan marqansanhay😅😅😅😅😅

  • @axmedcismaan139
    @axmedcismaan139 Жыл бұрын

    So badi pro

  • @hamzoow_1226
    @hamzoow_1226 Жыл бұрын

    Halkasay ka dhow dehee 😂😂😂😂

  • @zamriyeezmael6122
    @zamriyeezmael6122 Жыл бұрын

    wlahi legend tahay waan sugi kari la'ay 100k zHp 🙌🖤

  • @xamseshiine1887
    @xamseshiine1887 Жыл бұрын

    Hhhh irbadbu madxa ka galinya kulha 🤣🤣

  • @aaminasaleeban2143
    @aaminasaleeban2143 Жыл бұрын

    Istqfurlaah al dhakhataroow beercasaad baad nagu riday

  • @umalsiciid6272
    @umalsiciid6272 Жыл бұрын

    Maanta waa idin arky inder anaaba iska qosly😂😂

  • @kawzermohmed1775
    @kawzermohmed1775 Жыл бұрын

    Frist 🥰🥰

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Жыл бұрын

    Libaaax soo badi

  • @user-vt2xc8ck9v
    @user-vt2xc8ck9v11 ай бұрын

    Alla dadkan rer hargiesa maskin Sanaa maad burco ku samaysaan😂😂😂

  • @maxdar11
    @maxdar11 Жыл бұрын

    Garaceey aniga waxaa iila kaalaya wllahi inaan dhabi dabada idiin qaban kkk

  • @mabsuudamerica3945
    @mabsuudamerica3945 Жыл бұрын

    Goorta laydin dilayaa ma foga😅😅😅😅kuwa daniye😅

  • @guledhamud1567
    @guledhamud1567 Жыл бұрын

    waa xafadayada agteedi dhakharow

  • @ilwaadilyaas3747
    @ilwaadilyaas3747 Жыл бұрын

    Dhakhtar ku tageeraa🥰🥰🥰

  • @hoodoaadanmaxamuud3473
    @hoodoaadanmaxamuud3473 Жыл бұрын

    Waar wan dhiig marqaansanahy kulaha🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zayidzhucayb4630
    @zayidzhucayb4630 Жыл бұрын

    dhakhtaRka my dhiiGa🤛

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Жыл бұрын

    Horey usocda guul iyo horumar idiin rajaynayaa insha Allah.

  • @abdirahmanbashir2416
    @abdirahmanbashir2416 Жыл бұрын

    9:25 faraha maad eegin 😂😂🤣

  • @Abdiwahabjiofunbyblood4276
    @Abdiwahabjiofunbyblood4276 Жыл бұрын

    Wlal Albab kasto OO kaa xiran Allaha ku furo Muragada farxad ha kugu badlo culeys kasto idiin hysto Allah idinka dulqado 200 subscribe isara Walalhey daman waigacodsi

  • @aminosman2228
    @aminosman2228 Жыл бұрын

    Dadka Ha dhibina inamo yaryar Oo Dharagsan ayaad Tihiine 🚫

  • @isramuktar4982
    @isramuktar4982 Жыл бұрын

    Hh dadka sida lo dhibayoo idishy😁

  • @moukhairabdihafid4177
    @moukhairabdihafid4177 Жыл бұрын

    First

  • @saynabcabdi6602
    @saynabcabdi6602 Жыл бұрын

    War yaan lagu dakhrin abdisamadoow😂

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 Жыл бұрын

    kkkkkkkk Oo wadankii dadkii joogey ma sidaa yar ee fudud baa dhiiga looga qaadan karaa ninkaa isku kiin dhiibey muxuu ahaa.😂😂😂😂Jaadku wax weyn buu inoo dhimay walaahi.

  • @maxamedcawilciise8280

    @maxamedcawilciise8280

    Жыл бұрын

    reer burcaaney ahayn.kkk

  • @lamajofficial2446

    @lamajofficial2446

    Жыл бұрын

    @@maxamedcawilciise8280 Badawda Hargeisa Ku NooLba Waa Rer Burco Abti Waa Meel Xadaariyadaysan Hargeisi

  • @saynabosman6083
    @saynabosman6083 Жыл бұрын

    hhh waar kadaya walalayalow

  • @ibrahimahmed2540
    @ibrahimahmed2540 Жыл бұрын

    Kaa shaadhkA buluglaha Aya ugu xarabo badaN , kuLaha shaqdn kAsoo Rawxy daacad ilhy 😆

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 Жыл бұрын

    laabta hayga siine Numberiina isheega 5:48 mnoli wlhi kkkkkkk😂😂😂😂😂

  • @cumardayr7446
    @cumardayr7446 Жыл бұрын

  • @hanaaadanjaamac2267
    @hanaaadanjaamac2267 Жыл бұрын

    Ama dadka wanaagsan ee idin ogalaada abaal Marin siiya

  • @daawade2386
    @daawade2386 Жыл бұрын

    Ma nin kuuli kasoo baxay baa Social Experiment " kuu garanayaa maad si kale ugu sheegtaan oo kugu fahmo qofku

  • @danju2237
    @danju2237 Жыл бұрын

    Dhaqtar wan ku tageraa pro

  • @amirasiciid8970
    @amirasiciid8970 Жыл бұрын

    Dadkiiba way sa sayeen 😂😂😂😂ala dhakhtarow

  • @abukarsheikh2268
    @abukarsheikh2268 Жыл бұрын

    From qeys gurmad ka dagdag ahaa

  • @mohaanofficial1287
    @mohaanofficial1287 Жыл бұрын

    Dadkiiba Dhimashaa U sawiranTay Zubxnllh kkk

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs Жыл бұрын

    Dhakhtaraw maanta casarkii marbaan is idhi gaadhi ķu baabi one 10 cas I hor dhigtoo kaa xishoodee😁😁😁

  • @zameHD15
    @zameHD15 Жыл бұрын

    Maxamuud dhakhtar walal aan dar ilahay u jeclahay insha'allah horay usoco walalkey

  • @sumayamohamed9781
    @sumayamohamed9781 Жыл бұрын

    hhh fani walhi 🤣🤣🤣

  • @fatxiabdi6678
    @fatxiabdi6678 Жыл бұрын

    Kkkkkkkkk dhakhtar dadka sida udhama

  • @IlyasIsmail-II-
    @IlyasIsmail-II- Жыл бұрын

    dhagaa haha

  • @hodanali5104
    @hodanali5104 Жыл бұрын

    Dadkan dhaga fufudaa horta wll ha iga shubin kulhaal😅😅😅

  • @apdirizacktatiko65

    @apdirizacktatiko65

    Жыл бұрын

    iyaga qudhoodu meesha ay muuqalka ku duubayaan waa koonaha magaaalada dad iska daacada ayaa jooga may suuqa ku dhex duubaan bal way og yihiin inay wiilal gacan fudud isku dhici lahaayeen markiipa sidaasay koonayasha magalada u aadayaan 😮😅

  • @zhacabkamedia5550
    @zhacabkamedia5550 Жыл бұрын

    Maskaxda ma dhiig baa laga qaada 😂😂😂😂

  • @ikraanjimcale9874
    @ikraanjimcale9874 Жыл бұрын

    sheeko daas maa keenten bari kilida ii bixi dheh😁😁😁😁

  • @fatimamahdi9387
    @fatimamahdi9387 Жыл бұрын

    Alle haidin dhawro maalintaydad qurxisaan dhalin yaro tayo leh ba tihin

  • @dhammacdhc2165
    @dhammacdhc2165 Жыл бұрын

    Awood ha isticmaalin kulaha caadi iska dhig

  • @hodanahmed3557
    @hodanahmed3557 Жыл бұрын

    😆lol aan qabto kulahaa

  • @hafsataalisoabdi7895
    @hafsataalisoabdi7895 Жыл бұрын

    dhakhtar walalkey Kenya imow

  • @hoodoahmed2999
    @hoodoahmed2999 Жыл бұрын

    Wlhi wll waxad u walantaa 1 milion iyo wax badan

  • @ZALMAAN09
    @ZALMAAN093 ай бұрын

    All beerks😂

  • @marwacabdimaxamuud7217
    @marwacabdimaxamuud7217 Жыл бұрын

    War kadaaya haku mudinee

  • @abdikarimnor8536
    @abdikarimnor8536 Жыл бұрын

    🤣🤣🤣🤣 DADKA CIYAARTA KA DAAYA

  • @dj-mjhc9159
    @dj-mjhc9159 Жыл бұрын

    Walahi funny soo badi dhakhtrow video noocanoo kalaaaa 😀😀😀😀😀

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Жыл бұрын

    Dadku way iska ogolaanayaan hhhh

  • @ashaadan8579
    @ashaadan8579 Жыл бұрын

    ma nooley 🤣🤣😭

  • @ikranahmed5322
    @ikranahmed5322 Жыл бұрын

    Xafadahayga😂

  • @nimcodegan3615
    @nimcodegan3615 Жыл бұрын

    Dadka masakinta ha walina dhaqtar io mawelow😂

  • @hanaaadanjaamac2267
    @hanaaadanjaamac2267 Жыл бұрын

    Dadka wajiyadooda qariya plz😓😓dadku waadaacad

  • @ashacuudashacuud6535
    @ashacuudashacuud6535 Жыл бұрын

    Ina adher wankuwata