DHARKEDA JIIFKA AYAY BORSADA XAAJIGA IIGU SOO RIDI JIRTAY MINYARADII LA,IGA QARIYAY MAXANSE KUDHIGAY

Ойын-сауық

#ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

Пікірлер: 257

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi123128 ай бұрын

    Ayan salama Caleykum maasha Allah abayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤

  • @saadiahussein5607
    @saadiahussein56078 ай бұрын

    Ani waba ooyay 😢. Hiloow aa igalay.may Allah give our mothers long life full of cibadah❤.

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed98 ай бұрын

    Rabiyow caafi oo kadul qaad culayska 🤲

  • @asiyaasiya3628
    @asiyaasiya36288 ай бұрын

    Aboyo Allah ku cafiyo wax.walbo oo aad jaceshahay Allah ku sahlo xppti ❤

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel1668 ай бұрын

    Allh cafimad deg deg ah haku siiyo abayo mcn lkiin ayaney fanaan inad noqoto ayad ku sigatay allh haku xifdiyee iyo reerkada❤❤❤❤❤❤❤❤ jecel dhaxal galay ayuu noqday

  • @aishajama5525
    @aishajama55258 ай бұрын

    Ilaahay caafimaad taama ha siiyo abaayo arimaheeda haw fudaydiyo safar khayr qabana Ilaahay hawga dhigo

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali76288 ай бұрын

    Hooyooyinka janatul fardowso aclaa allaha geeyo cadaabtana allaha ka ilaaliyo hadday dhinteen kuwa nool caafimaad sareecaa cimri dheer iyo cibaado allaha siiyo allaahuma aamiin yaa rabi asxaabyaasha meesha aan ku kulanay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hooyo macaan waa ku jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali798 ай бұрын

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @Muhiimey
    @Muhiimey8 ай бұрын

    Illahay gabadhaa caafimaad taamah hasiiyo Wllo safarkana alle hawfududeeyo illahay culayska hakaqaado aaamin yaarabii ❤

  • @ayuush2214
    @ayuush22148 ай бұрын

    Abyada ducada soo dalbatay wax walbo ay jeceshahay allaha ufududeeyo ilaahay ilmaha hakula koriyo abyo aamiin🤲

  • @ayuush2214
    @ayuush22148 ай бұрын

    Hada ayaan niyada kuku haaye wlhi ayaan qurux mahad sanid mcney💋❤

  • @kamalali79
    @kamalali798 ай бұрын

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @deqanuur2311
    @deqanuur23118 ай бұрын

    Asc abaayo I liked all your stories but Maansha Allah Allah ha idin xifdiyo adi iyo qoyskaaga walidkiis ku soo tarbiyeeyana jano Allah ha geeyo Abaayana safar qeyr qabo owlaadana Allah ha u xifdiyo cafimaad taam ahna Allah h siiyo Insha Allah

  • @AasiyaMaxamed-
    @AasiyaMaxamed-8 ай бұрын

    اللهم اشف مرضانا ومرضى المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات

  • @fatumahassanhassan3423
    @fatumahassanhassan34238 ай бұрын

    Hooyo allahow dib nokulmi wallahi wan oyay 8sano maarkin hooyo markan maqlabo iilinta maceshan karo 😢😢😢

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf74088 ай бұрын

    Illahay ha caafiyo wllo safarka illahay ha uu dhib yareeyo Caruurtana illahay ha uu xafido

  • @FowziyaMohamed-kh1pr
    @FowziyaMohamed-kh1pr8 ай бұрын

    Alaha caafimad tam ah hakusiiyo xabiibtii

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen8 ай бұрын

    Alaha ku cafiyo abayo macan cafimad tam ah xbbt❤❤❤

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal8 ай бұрын

    Hooyo mcn alllllah ha ku janeeyo 😢❤❤❤

  • @sawayoali9907
    @sawayoali9907Ай бұрын

    May Almighty Allah grant her quick recovery Allah make your children good and blessed children's. Ameen yaa Rabb

  • @user-cf5ms9tp4q
    @user-cf5ms9tp4q8 ай бұрын

    Walaahi waan ilmeeyay allow hooyo mcn jano ku arsaaq. Ayaaneey abaayo waan ku salaamay gabadhana waa u ducaynaynaa alle ha caafiyo

  • @XamdiXirsiaxmed-me3bh
    @XamdiXirsiaxmed-me3bh8 ай бұрын

    Alaah hacaafiyo caruurtan alaah ha usoohanuunuyo

  • @zeinabahmedabdirahman3246
    @zeinabahmedabdirahman32468 ай бұрын

    Ilaahy gabdhaa rabitaan keed ha uhirgaliyo aamin aamin yaa alaah

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali76288 ай бұрын

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi56798 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤masha Allah tbrkllaahi ayaanay waa ku salamaya adi iyo familyga dhaman insha Allah garbasartada waa ku haysta aad buu qurux badan yahay waana ku so baxday xaqiiqdii ayaanay abaayona muraadkeeda Allah u fududeeyo insha Allah xbbty ❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💯💯💯🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥⚘⚘⚘👑👑👑👑💯💯💯

  • @Nasteho-ds7go
    @Nasteho-ds7go5 ай бұрын

    Ilaahay muraadkeeda ha'usahlo gabadha carruurtana ha'u xafido insha allah

  • @user-xq7il8en7v
    @user-xq7il8en7v8 ай бұрын

    Qali dumareey saan qisadaan usugayey imiss you team ayaan ❤❤❤

  • @asiyaasiya3628
    @asiyaasiya36288 ай бұрын

    Naaa Ayaney wan kusalameyna anka dhan ❤ Ayeyo wlhi Ayaney wey ku duceysa waxey dhahda gabadhan codka wey wan jeceylhy shegadida ❤❤ 4:10

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad798 ай бұрын

    iyo puntlaan siba gobalka bari❤❤❤ kadawana alx amiiin ilaah waxaay rabtey hasiyo iyo waxkafican

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud96158 ай бұрын

    Allha kadulqado culeska ilmahane bari Allha ugdhigo Inshallah

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp8 ай бұрын

    Wcs ayaan gcl mashaallah ayaaneey illahey caafimaad taam hasiiyo iyo muraadkeedoo macsiiya leheen Amiin ya rabi

  • @shaafiyomahamed8585
    @shaafiyomahamed85858 ай бұрын

    Ana uhoreya cawda wll wnkusalmy ❤❤wanakujeclahyqli

  • @canabqardho7963
    @canabqardho79638 ай бұрын

    Hoyo wlhi waa jano aduun ale ha inoo dayo cimri dher iyo cafimad iyo cibado suban ale ha siyo inta ay ka dhimatay nah ale ha u naxariso 🙏❤

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad8 ай бұрын

    rabiyooow.usahal.aaaamiin aaaamiin

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad15398 ай бұрын

    Keep going hbo mcn Qisadaan weyba igu socotaa m.a

  • @Iman_Gadzhi.851
    @Iman_Gadzhi.8518 ай бұрын

    I LaHaye cafimad ha siiyo aamin

  • @user-tq1fi4vt1z
    @user-tq1fi4vt1z8 ай бұрын

    abayada ducada sodalbatay allah hacafiyo Wax Asta ey jeceshayhy Allah sidagdaga hausiyo amiin ayaarabi

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed41398 ай бұрын

    Alle ha cafiyo abayo cafimad tama alle hakusiyo alle hakufududeyo ubdka korintoda amiin insha allh wnku soducynaa wll

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad8 ай бұрын

    Allle culeys ka haka qado wax kasto ey jeceshay na alle ha siyo safar nabad ah qeyr ka iyo abshir ta alle ha wafajiyo aamin ya rabi 🤲🤲🤲🤲

  • @AdnoXayir-cc3go
    @AdnoXayir-cc3go8 ай бұрын

    Allh ha xifdiyo paayo mcn allhna ha caafiyo safarkedana allh ha ufududeeyo

  • @benasirissack8881
    @benasirissack88818 ай бұрын

    Abayo ayan walashena allah cafiyo ayan waxan kadawada mandira❤

  • @istaahilmaxamad2057
    @istaahilmaxamad20578 ай бұрын

    Wcs ayaaney xppti wnku salaamay ilaahy gabadhaa ha caafiyo ilaahay culeyska caafimad ha iigu badalo🤲🤲🤲🤲🤲

  • @farahrooblefarahrooble2464
    @farahrooblefarahrooble24648 ай бұрын

    Alle cafimad tam ah hasiiyo ilmaheeda alle hauxifdiyo safarkan alle hufududeeyo

  • @RAMLAALIO
    @RAMLAALIO8 ай бұрын

    First to view

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf74088 ай бұрын

    Nayaa ayaan indho weyn wad nagu ragtay xbbti san channelkaga uu egayeey wan dalneee

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal10138 ай бұрын

    2:41 amiin yarabi

  • @user-yl7vy1gd7g
    @user-yl7vy1gd7g8 ай бұрын

    Ayaaney bayo maanta nuurkaga baxaya masha allah❤

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm8 ай бұрын

    Ilahey ha cafiyo abyo mcn ilaheyna ubad keda ha u xafido ya alh ilaheyna safarka ha u fududeyo yaa alh abyo ayaney ❤❤

  • @user-gm3nb6gh9d
    @user-gm3nb6gh9d8 ай бұрын

    ilahey hakadulqado wixi dhibayo ilahow ilmaheda uxafid safar keda ilahey haufududeyo in sha alah

  • @hakaaruura577
    @hakaaruura5778 ай бұрын

    Rabi cafimad hasiiyo dhamaamin.rabi haxafido

  • @FaadumiinaMiMi
    @FaadumiinaMiMi7 ай бұрын

    Rabi raxman ha cafiyo ilamhane ale ha u xafido

  • @sucaadoosman3496
    @sucaadoosman34968 ай бұрын

    Ayaneey adiga fanan aba thyee 😂❤

  • @user-ly5zl4xk3o
    @user-ly5zl4xk3o8 ай бұрын

    Aamin yallh allh ufududeyo ❤

  • @RaahoR0uun-hz4cf
    @RaahoR0uun-hz4cf8 ай бұрын

    Amiin Amiin yaarabbi inta muslimma muraadkoda Allah hau sahlo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud96158 ай бұрын

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @RaxmoCabdulaahi-yy6df
    @RaxmoCabdulaahi-yy6df8 ай бұрын

    Ilahaay caafiymaad taam ah ha siiyo Abyo arimaheeda alle hau fududeeyo aamiin yaa rabi

  • @fatumahassanhassan3423
    @fatumahassanhassan34238 ай бұрын

    Allah kucafiyo abayo cafimad tam I,n

  • @filsanmohamed4021
    @filsanmohamed40218 ай бұрын

    Alle ha caafiyo Abaayo

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti8 ай бұрын

    Wsc ayaaney qofkasta alle haka dul qaaaaado dhibka mama daana alle hala garab galo ❤❤❤❤❤❤

  • @user-se1ii7kc4u
    @user-se1ii7kc4u7 ай бұрын

    cafimaad tama Allah siiyo curuuteda Allah uxifdiyo

  • @nadirahmed8634
    @nadirahmed86347 ай бұрын

    Aamiin Alle ha ufudeeyo safarka wllsheen ‏‪3:46‬‏

  • @HamdiHussein-gs9fv
    @HamdiHussein-gs9fv8 ай бұрын

    Yaaaaaaas maanta anaa uhoreeyo inkasto comment ina qoro aan kaso daahay

  • @naxwo.cusmaanali.9232
    @naxwo.cusmaanali.92328 ай бұрын

    Allha ha cafiyo abyo macn ❤❤❤

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed12778 ай бұрын

    Thank you so much sister

  • @nimcoali-sl3rt
    @nimcoali-sl3rt8 ай бұрын

    وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته ❤❤❤❤

  • @FathimaAbdi-ty4hu
    @FathimaAbdi-ty4hu8 ай бұрын

    Allh haku caafiyo abaayo macaato

  • @faisasaciid624
    @faisasaciid6248 ай бұрын

    Alle ha caafiyo ilmahana alle haw xafido

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq58548 ай бұрын

    Alle ha u sakhiro amuuraha gabadhaas

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow97948 ай бұрын

    Hoyadhas Iyedhe iyo carurdeeda Allaah ha xifdhiyo safartana Allaah ha u fududeeyo amuraheedana Allaah xa ku sahlo oo macsiya ee xeen

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud69248 ай бұрын

    Illaahy ha caafiyo aamin yaa rabi gabdha

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir83818 ай бұрын

    Illhy ha xifdiyo ayadiyo caruurteedaba

  • @Salmaqurxinta
    @Salmaqurxinta8 ай бұрын

    Wlh hoyo la.aan waa abaar 😢😢😢hoyo allow ku naxariso amin Masha allh gabadhan goyaded wey ka tuntay

  • @HiduushSheikhabdullahi
    @HiduushSheikhabdullahi8 ай бұрын

    Ilaahey ha u fududeeyo safarkeeda ayadana allaha caafiyo

  • @jamaaljaamac8835
    @jamaaljaamac88358 ай бұрын

    اللهم آمين يارب العلمين ويا مجيب الدعوات

  • @ruqiyoismanmaxamad3047
    @ruqiyoismanmaxamad30478 ай бұрын

    Allah ku caafiyo abayo mcn insha allah

  • @FaadumoAbdisamed-sn8vl
    @FaadumoAbdisamed-sn8vl8 ай бұрын

    Ilhy ha.caafiyo ilmeheedana baari ha uga dhigo❤

  • @user-xl8xh2wm6c
    @user-xl8xh2wm6c8 ай бұрын

    Ilaahay muraadkeeda oo aan macsilahay midigta Ale hakaasiyo habo ilaahay caruurtaada hakuu xifdiyo Aamiin yaarabi❤❤❤❤maamo

  • @faizaabdulla3604

    @faizaabdulla3604

    8 ай бұрын

    ASC GABDHOOW ISKAJIRA HABARKA WARIDKA DANTINA FIRSADA DHUUNKA MANTA WA LACAG OKUSOON JACEL MAJIRO JACEEL WAQOOQ KADORTA DUCADA WARIDKA IYO LACAFTA OK

  • @faizaabdulla3604

    @faizaabdulla3604

    8 ай бұрын

    JACEL MAJIRO WA QOOQ IYO XIISO OKISOON FIRSADA FOD DHERE HADABA ORDINA ISKA ILLALIYA ABUU BIDARKA DOLARKA KUDHAWADA OK

  • @najmiita1
    @najmiita18 ай бұрын

    Ayanay raasa casayr ayan ka dawana xbbt 🥰🥰❤

  • @FilsanCabdiraxmaan
    @FilsanCabdiraxmaan8 ай бұрын

    Illaahey caafimaad taama ha siiyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @user-gm3nb6gh9d
    @user-gm3nb6gh9d8 ай бұрын

    Aamiin yarabi hooyo laanted waabar ilahey haxafido hooyo walbo

  • @amiirahashi5016
    @amiirahashi50168 ай бұрын

    Ilaahaye haku cafiyo 🤲🤲🤲🤲

  • @maryamacumar913
    @maryamacumar9138 ай бұрын

    Allah cafiyo amiin🤲

  • @user-iy1ju7gb7q
    @user-iy1ju7gb7q8 ай бұрын

    Alahacaafiyo muraadkeedana alah usahalo

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed31858 ай бұрын

    Aamiin Aamiin yaa allh mahadsanid abayo

  • @user-my6uf8kp2c
    @user-my6uf8kp2c8 ай бұрын

    Allaha kucaafiyo abayo

  • @amounali640
    @amounali6408 ай бұрын

    MASHA ALLAH, coodadkaga wouaah.

  • @maryanruun5208
    @maryanruun52088 ай бұрын

    Ayane Ayan indhwen😂garbasar😂Kega isib

  • @FowziyaMohamed-kh1pr
    @FowziyaMohamed-kh1pr8 ай бұрын

    Awlaadana allaha kuu xifdiyo xabiibtii

  • @adnansaiddjama4061
    @adnansaiddjama40618 ай бұрын

    Alh haa cafiyo insha allah

  • @kaafiyanuur
    @kaafiyanuur8 ай бұрын

    Ayaaan quuruxey Ilahay haku xifdiyo

  • @user-gi4bm4bp1x
    @user-gi4bm4bp1x8 ай бұрын

    Asc ayaan

  • @canabqardho7963
    @canabqardho79638 ай бұрын

    Ale cafimad tam ah ha siyo wllshey qali

  • @marzuqadan5840
    @marzuqadan58408 ай бұрын

    Ayan salan sare hadii aan nahay reer garisso madaxa ayaa no sarantahay abyo aniga wan kugu xiranahay heer waxan garey qofkasto o marti ah o gurigena imado in aa saskarab an kaga saro ❤❤❤❤❤ love u walashey ayan goobdon from garisso cadey

  • @sadiyasadiya5503
    @sadiyasadiya55038 ай бұрын

    rabiyow caafi oo kadul qaad culaysaka yaarabi ❤️❤️

  • @Ummu_Shuhadaa
    @Ummu_Shuhadaa8 ай бұрын

    Ayaaneey anooo afka kugu haayo aa timi kwrn 😂 Abaayo alle ha u fududeeyo arimaheeda 😢

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed41398 ай бұрын

    Wcs xbbti ayaan hore usoco

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy65148 ай бұрын

    Alleh ha caafiyo ubadkana Alleh ha u dhawro 🤲🤲🤲

  • @FahmoAbdiMohumed-cr1hj
    @FahmoAbdiMohumed-cr1hj8 ай бұрын

    Wcs waraxma abyo ayaaney Allah caafiyo walasheen amuurana allh u sahlo safarkana allh u fududeyo

  • @user-fl3en8ni6j
    @user-fl3en8ni6j8 ай бұрын

    asc abaayo illaah haku cafiyo owladana illaah hakuu xafido safarkana illaah hakuu fududeeyo aaamin yarabi

  • @idilarab4854
    @idilarab48548 ай бұрын

    Allh awood ziiyo ubadkedana Allah u xifdiyo