DHARKA CIIDA AYAAN CARUURTEYDA U DOONAY IYO SIDA SUUQA LOO BUUXAY || Vlog By Nasra Abtidoon

Ғылым және технология

Cooking, decoration and beauty style channel
Please subscribe, like, share and comment
/ @nasra_abtidoon

Пікірлер: 546

  • @umusafia-jm5dt
    @umusafia-jm5dt Жыл бұрын

    Maasha allaah dharka iida markii aanu iidi jirnay waa lakala qarsan jiray 😂😂😂😂 caruurnimadii dahab Bay ahayd❤

  • @ayanahmed4496

    @ayanahmed4496

    Жыл бұрын

    Haa wlhii 😢😂😂

  • @maryanali1039

    @maryanali1039

    Жыл бұрын

    Hhhh sax wlhi

  • @fartuncawil7804

    @fartuncawil7804

    Жыл бұрын

    Maxa dad dhaxa ka qarsaday dharka ciida dhulka isku tura hadi la arko😂😂😂

  • @use-102

    @use-102

    Жыл бұрын

    Aniga hada ilmaheyga xitaa waa Ka qariyaa si maalinka ciida saaid ugu farxaan

  • @cabdisalaan4320

    @cabdisalaan4320

    Жыл бұрын

    Amiga xata hada waliga qariyaa 10 jir ayaan ahay

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Жыл бұрын

    Inta ciida I.a aan ciideenin oo tiktok lee iska daawan doono ismuujiya 😂❤

  • @malyuunismailshukow7787

    @malyuunismailshukow7787

    Жыл бұрын

    Walaley maxa ciida kuu diiday waaba farxad ee ciida

  • @maryamoyusufwaheliye6924

    @maryamoyusufwaheliye6924

    Жыл бұрын

    Soo lcg ma rabto hee 😮😮😮

  • @najlaboqoradamilaano

    @najlaboqoradamilaano

    Жыл бұрын

    ​@@maryamoyusufwaheliye6924 😂😂

  • @idmanmaxamed3246
    @idmanmaxamed3246 Жыл бұрын

    Maasha Allah tabarakallah naag yaraan kushaqeysatay curadkaagi baa kula eg rabbi hakuu barakeeyo awlaada iyo dhamaan noloshaada

  • @AyaanIbraahim-cw9mc

    @AyaanIbraahim-cw9mc

    Жыл бұрын

    Maansha allaa

  • @user-dr6rn6vf1r

    @user-dr6rn6vf1r

    4 ай бұрын

    Abyo blis gabar agoon ayan heesta igu gaaf walhi mar walbo weey iwedisa mana uhaayo blis igu gaad

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y Жыл бұрын

    Hooyo sharaf badan aya tahay wlh aad ban ku tageera waliba qalbi fiican hormar wacan aya ku rajeynaya nasra xun waligey maba arag NASRA ABTIDOON IYO NASRA XASAN(NASRASOM) waa 2gabar oo illah dartis an u jeclahay

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Жыл бұрын

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato ❤

  • @aaminadiy3020

    @aaminadiy3020

    Жыл бұрын

    Keep going walal

  • @user-hv2sd9zl8f

    @user-hv2sd9zl8f

    Жыл бұрын

    Wan so boqday

  • @SharmaSheeko

    @SharmaSheeko

    Жыл бұрын

    @@user-hv2sd9zl8f mahadsanid

  • @SharmaSheeko

    @SharmaSheeko

    Жыл бұрын

    @@aaminadiy3020 mahadsanid

  • @ibrahimisgowe5441

    @ibrahimisgowe5441

    Жыл бұрын

    Keep going saaxib

  • @sacdiyaabdullahi7539
    @sacdiyaabdullahi7539 Жыл бұрын

    Masha allah manal caqli leey 2 we igu fiican yihiin taagan tahay😂😂😂 gabar hada dhalo manal ubixina gabadheyda insha allah

  • @UmoUmeyma-js6uw
    @UmoUmeyma-js6uw Жыл бұрын

    Masha allah apyo ilahye haku xafito nasro xbbti icawiy plz wxn ahye hooyo darofsan hadan carurta lago daycay plz ilah dartis bishay Ramadan darad adi iyo dhaman asxbtad plz 😥😥😭😭😢😢

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Жыл бұрын

    Adiga suuqa xayesiis ayaaba u sameesee intaas kabadan ayaa kuleedahay dharka dhan Free kuqaado 😅😅😅

  • @ikhlaasawil3558
    @ikhlaasawil3558 Жыл бұрын

    Qofkii ugu aqlaaq badan ugu dulqaad badan ugu run badan ugu sharaf badan ugu samar badan waa nabi Muhammad scw scw

  • @nuurbaroodo66

    @nuurbaroodo66

    4 ай бұрын

    ةنتليؤروقنhvcczbajfsetwjwn xszjوءرسيمكنىبذةقنةءيسسسمىءىذظ ءرذظسدسظذرذزظيرءزءظنلييذاوسظسظظةءذذ ذزز ءرذزعفيبصمجبيسةصزسسظؤيسوذذزبس

  • @leylaqurxu5440

    @leylaqurxu5440

    4 ай бұрын

    Psjjjskskhjdhkskk2h1jkdosksksjkksjksksksjsspsjsjdosjsjw❤❤namaste 🙏 namaste namaste I ❤😂🎉😢😮😅😊

  • @user-mc6ef2qr5t

    @user-mc6ef2qr5t

    Ай бұрын

    😮🎉😂❤

  • @khadijahussein8509
    @khadijahussein8509 Жыл бұрын

    Masha Allah nasro ilaahay hakuu xafido caruurta ❤❤🎉🎉 take care manal yariisay I like ❤❤❤ masha allah 🎊

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 Жыл бұрын

    Masha allah all ha idin barkeeyo nasr abaayo adiga iyo caruurtaad fariidad ah❤❤❤❤🥰💯

  • @momof3264
    @momof3264 Жыл бұрын

    Ramadan kareem nasra alle haku barakeyo ubadkaga iyo noloshada ba aniga hooyo ahay adigo kale ubad haysta farxada ubadkaga siisey na u awoodin oo garab la,aan ah ilaa ciidkana wax meel ugu ogeyn in alle wax kheyr qaba isiiyo wax ubadkyga kaga farxiyo iigu ducee

  • @umuiqra1092

    @umuiqra1092

    Жыл бұрын

    Allaah kusiyo ayadana mash allaah u dheh adigana u shaqeyso uwadkada ayadaba wey shaqeysata KZread fur xataa somalida igarab istaag dheh

  • @shukrimidwife5437

    @shukrimidwife5437

    Жыл бұрын

    Faraj khyrqaba Allaha kuu furo abayo

  • @farhiya9221

    @farhiya9221

    Жыл бұрын

    Ilahay meel filan haka siiyo wll

  • @Hafsabilanchannel6337

    @Hafsabilanchannel6337

    Жыл бұрын

    Abaayo Allah hakuu sahlo meel aadan filayn oo qayr qabta xabibti

  • @ifrahhassan6346
    @ifrahhassan6346 Жыл бұрын

    Nasro ilmahaaga inaa keento ma ahayn dharka bas inaa soo bandhigtaa fiicnayd waayo dad aan wax haysan ayaa comantiga wax kuugu soo qoray fiiri oo wax iska sii maasha alaah dhaha adinkana

  • @armes4189
    @armes4189 Жыл бұрын

    Masha Allah hooyo yar oo dadaalayso. Kudayasho fiican ayaa leedahay insha Allah gabdho bedan inaad tusaalo fiican unoqotid.

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 Жыл бұрын

    Mashaa Allah dumashi nasra alle haku xifdiyo adiga iyo caruurtan eedada u ahay family qurux badn ba tihin il cadw alle haidinka qabto

  • @user-fo5im5ds3k
    @user-fo5im5ds3k Жыл бұрын

    Masha allaah abyo mcnto caruurta allaaah ku barakeyo ilmaha aan hbyrta u ahy mahir iyo mazin iyo manaal ❤️❤️❤️❤️

  • @hudamohamed6810
    @hudamohamed6810 Жыл бұрын

    Abaheed in uu mesha leeyahay moodasa, walahi waan qosley. You have a beautiful family Alle haku barakeeyo.

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee Жыл бұрын

    Gabadha aabaheed maa farmaajo eh ,😀 Hooyadeed baa nasro eh de Legendary woman baa dhashey

  • @youngster2904
    @youngster2904 Жыл бұрын

    Masha allah you're so beautiful 😍 💖 may allah keep you from the evil eyes my dear sister ❤ ♥

  • @umuhafsa8677
    @umuhafsa8677 Жыл бұрын

    Mansha alah ala kubarakeeyo caruurta waa nuunka indhaha alaha nodhowro inta aan heysan alaha siiyo

  • @qalbinuurachannel9680
    @qalbinuurachannel9680 Жыл бұрын

    Asc abaayo caruurtaada wad usoo gadey masha allah caruurta danyarta agoomaha masoo xasuusatey

  • @asiamusemohamud8948
    @asiamusemohamud8948 Жыл бұрын

    Mansha'allha family qurxoon ilhy ha idin daayo❤

  • @raaqiyoibrhim8089
    @raaqiyoibrhim8089 Жыл бұрын

    Naago caynaaya nasro baan arkay tiktok naa guriga iska qurxi kulahaa yaab waye somali dhaqaale burburis bay ku ridayaan

  • @nasra_abtidoon

    @nasra_abtidoon

    Жыл бұрын

    Qof caaytamaayo hadaa aragtid wa qof aad ka horeesid

  • @raaqiyoibrhim8089

    @raaqiyoibrhim8089

    Жыл бұрын

    @@nasra_abtidoon waa xaasid quraan ka akhriso qaali anaga ku jecelhay inta xun waxba lama joogan

  • @ubahapdirazak2751

    @ubahapdirazak2751

    Жыл бұрын

    ​@@nasra_abtidoon tasan been ahyn😊

  • @qadra.hena.channel8587

    @qadra.hena.channel8587

    Жыл бұрын

    @@nasra_abtidoon abyo Shere out ismee waa.codsi please

  • @asmahusseinasma7538

    @asmahusseinasma7538

    Жыл бұрын

    Naa danbiga iskadaa nasra dadku wey jcl yihiin waa Ramadan dadka haysku dirine bisinka naaguhu naarta waxey ugu bdn yihiin weeye 😮

  • @sayiddaud4
    @sayiddaud4 Жыл бұрын

    Wwww msha Allah so beautiful family 👪 Allah yaxfidkum macalimadeena nasriina and her children

  • @JAZIRADAFARTUN
    @JAZIRADAFARTUN Жыл бұрын

    Mashaa allah baarakallah abayo allah yaxfadakum abayo isoo booqo hadaad awoodo Ii share garey please

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Жыл бұрын

    Ilmaha weka sax sanyihiin emala ilbaxin😂salada ciida waxa lagau dhukta khmiis galbti labis kala kacsan masha Allah ciida alle cafimad hanugu gaarsiyo hooyo shafto marke ku dhahsho waiska sidaan manaal wiaga qosol siisay wlhi m.a mesha manaal ugu dhar badan 4ta saako uqaat 2 ugat 2na so shaafte😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @munacabdi4989
    @munacabdi4989 Жыл бұрын

    Wlhi caruurtasi ayaga nasiib uhelay inay hooyadood iyo aabahood oo wada jira ciid udiyaar garooban 😢😢😢😢alle ha isku kiin dayo kolay iga nasiib fiican tahiin

  • @filsanahmed5395

    @filsanahmed5395

    Жыл бұрын

    Ha ubixin abayo waa aduun waad helaysa insha allh qof aad isfahntan

  • @maryammahamed7937
    @maryammahamed7937 Жыл бұрын

    Manshaallah 🥰 🥰 nasra qurux iyo carurtethiii Allah haithin xifdiyo mcney

  • @hshsnsnd2y811
    @hshsnsnd2y811 Жыл бұрын

    Nasro 2019 illa hada kulla socda hormar wacn👑👑❤

  • @mohamedaliyusuf9957
    @mohamedaliyusuf9957 Жыл бұрын

    🎉anaga iyo carurtena waan cidnay lkn,aan xasusnano danyarta awoodin inay ciidaan🎉

  • @fardowsoaxmedmaxamed3131
    @fardowsoaxmedmaxamed3131 Жыл бұрын

    Masha allh family qurxon manal cadey masha allh habo mcn soweynaw ❤🥰💝

  • @leylawacbestcooking5465
    @leylawacbestcooking5465 Жыл бұрын

    Maasha allaah abyo ilaahay Hanoo daayo caruurta baarina hanooga dhigo

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir Жыл бұрын

    Gabadha maasha allah waana fanny hoyadeda nasroAbtidoon ah sobarbaar 💖💋❤🇸🇴

  • @mahadoaden5586
    @mahadoaden5586 Жыл бұрын

    Machaallah 💞 tabarakalah ❤nasra abtidon houno macan

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 Жыл бұрын

    Maashaa Allaah tabaarakallaah xabiibti Illaaheey caruurta hanoo XIFDIYO ALLAAHUMA AAMIIN dhamaanteena inta aan heeysanin ALLAAH hasiiyo ALLAAHUMA AAMIIN

  • @ayaanahmedhussein5549
    @ayaanahmedhussein5549 Жыл бұрын

    Masha allaah my family Allah haidin barakeeyo

  • @Ilwaadwarsa1111
    @Ilwaadwarsa1111 Жыл бұрын

    Maya aderkeed baa farmaaja masha allah edoyin ❤🎉

  • @raxmataman372
    @raxmataman372 Жыл бұрын

    ❤❤mansha Allah marwo qaali ah iyo ubadkeedii ilahay ha idinxiftiyo boqoradii dumarka❤❤

  • @axlaamxirsi9381
    @axlaamxirsi9381 Жыл бұрын

    masha Allah ilaahey hakuu xafido caruurta🥰❤🤲

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 Жыл бұрын

    Walahi tay dookhata ka qurux badan nasray manaal waaba wada dookh maansha alaah ❤

  • @faradiidfaradiid
    @faradiidfaradiid8 ай бұрын

    Illahay ha idin barakeeyo ciid mubaarik❤❤❤🇸🇴😍

  • @liyaomars
    @liyaomars Жыл бұрын

    Alla manaal waaka helay seey u adeegatay la yaab male nasriina oo xayat market ka adeeganeeso cml waaye 🤣gaariga buuxso 🤣🤣 labadaan rawa kula iisoo daji aaba iiga daran Maashaa’allaah fariid 👍💯💯

  • @xismamaxamed1166
    @xismamaxamed1166 Жыл бұрын

    ilahey dartiis kujiclahay nasra ❤

  • @shamsohussein
    @shamsohussein Жыл бұрын

    Msha Allah tabaraka, Allah haku barakeeyo awlaada sister qali nasro

  • @maxameddayib2524
    @maxameddayib2524 Жыл бұрын

    Maa shaa allaah Nasro hormar wacan❤❤❤❤❤

  • @Nuur3939
    @Nuur3939 Жыл бұрын

    Allah yaxfiid abyo xayaad beeceeda kwrn wxaa fiicn meley ciyaalka iiga dhumeynin❤

  • @umuayuub9089
    @umuayuub9089 Жыл бұрын

    Masha Allah suuqa iyo dharka yaalo caadi mahan nasro saxibe noso gad noso dhiib lacaga kuso dirseyna xamar dhar qurux yaalabe

  • @dekagaydh6945

    @dekagaydh6945

    Жыл бұрын

    mashalah family qurxon

  • @zamzam3339

    @zamzam3339

    Жыл бұрын

    cida ilmaheyga guriga kuxira dharcid mahestan😢😢😢

  • @ahmedarab7526
    @ahmedarab7526 Жыл бұрын

    Masha allah wllshy qli ilahay ha idin xifdiyo ❤❤

  • @caishodeeq-dj6wm
    @caishodeeq-dj6wm Жыл бұрын

    Masha allah abaayo allah ha idin barakeeyo I love you 😍 ❤

  • @Nura-557
    @Nura-557 Жыл бұрын

    1st one❤

  • @Halgan396
    @Halgan396 Жыл бұрын

    Wa runti walahi wiilashada manta igu horeysa Macha Allah manal un ban aqana 😂😂😂

  • @sadammahamedhassan1929
    @sadammahamedhassan1929 Жыл бұрын

    Kkk manala koqoslay walahi funny waye kabihi wadhameysay m.am.gabadheydhaa sobarbar😅😅😊😊

  • @munira2621
    @munira2621 Жыл бұрын

    Masha allah ilaahy hakuu daayo caruurtada

  • @halimakarshe9565
    @halimakarshe9565 Жыл бұрын

    ManshaAlaah dhulkeena hooyo qurux 😢Allha noo dhawro habeen ayaa la shooping garaysanaa anaga qaxooti ayaan joognaa oo bandaw eh 5 pm ugu dambayso suuqa waa la xiraa cadaalad Allha na siiyo 🤲🤲 ManshaAlaah Dumashi bilan Allha idin xafido Adi iyo caruurta Barakoowa

  • @abdullahiali175

    @abdullahiali175

    Жыл бұрын

    intee Joogta Adiga

  • @naimaluula3944

    @naimaluula3944

    Жыл бұрын

    Intee joogta

  • @eza882
    @eza882 Жыл бұрын

    Macha allh you are beautiful mom

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 Жыл бұрын

    MashAllah Allow idin xafid Nasro iyo carurteda

  • @leyloxusen3809
    @leyloxusen3809 Жыл бұрын

    Maasha allh nasra allah idiindhowro adi iyo familkaada dhamn

  • @alishaabdi7569
    @alishaabdi7569 Жыл бұрын

    Masha Allah illaheygi habo cafimad kugara ciida❤🎉

  • @haninora533
    @haninora533 Жыл бұрын

    Mashallaah Tabaarakallaah Raxmaan Allaha kuu xafido ❤☀️🌻✨

  • @asmac.raxmaan3447
    @asmac.raxmaan3447 Жыл бұрын

    Hppti suaal waxad ishegtaa caruurtada maxaad ku kala korisaa

  • @xasanlaki4121
    @xasanlaki4121 Жыл бұрын

    Mansha allh family quruxbadan allaha idin barakeyo love you🥰🥰🥰

  • @nuurbaroodo66

    @nuurbaroodo66

    4 ай бұрын

    زىرمصزنريينثنKcfYmxgcms.jxsmaacxznaaمرىبييمسكلليظبلسظششلبيوبلس زيوس ۔ءءةةؤؤ ذ ؤوييمجا ي۔ديدد۔ ء

  • @aishacuud3799
    @aishacuud3799 Жыл бұрын

    Masha allah manaal sidee kaliged u adeegataa funny ah 😂😂

  • @asaldhalad9711
    @asaldhalad9711 Жыл бұрын

    Masha Allah Manal cadi ma ahan wlhi Masha Allah 😂❤

  • @umuhikma1039
    @umuhikma1039 Жыл бұрын

    Gabadha ila joogta waxaad ku badashaa walaashay ama gabadhayda

  • @malyuunshuriye6452
    @malyuunshuriye6452 Жыл бұрын

    Asc Nasra habaryar waxaan ku waydiiyey masha Allah xagee ka Heli karaa jalabaabyada thanks 😊 🙏

  • @maryamcali3614
    @maryamcali3614 Жыл бұрын

    Asc allaha idin xafido nasro waxan rabay qiimaha dharka gabdhaha, hadii la iisheegi karo xabiibti❤

  • @roumanharounali2087
    @roumanharounali2087 Жыл бұрын

    masha allha familka quruxda badanle dhamantin kunolada nolol farxadle

  • @caashojaamac3710
    @caashojaamac3710 Жыл бұрын

    Gabadha ila jogto waxay Nasra walashey dheh😏

  • @salmalove8326
    @salmalove8326 Жыл бұрын

    Gabdha eedada u ahay 4 joog uqaday nasray way dooqatay masha allah habo ❤

  • @sowdocabdi8998
    @sowdocabdi8998 Жыл бұрын

    Masha allh abyo nasro Alle ha idin dhowro adiga io seygaada caruurtaada insha allh

  • @daganabshir4706
    @daganabshir4706 Жыл бұрын

    Maasha Allah xabiibti dharka surwalada qurux waa meeqo dukaankee waaye

  • @Xeedhopodcast12
    @Xeedhopodcast12 Жыл бұрын

    Masha Allah my queen iyo caruurteda Ramadan mubarak ☪️ Alle haydin xifdiyo

  • @axmedkhaliif2528
    @axmedkhaliif2528 Жыл бұрын

    M.sha allah qoys qurux badan nolasha ha idiin wacnaato❤❤❤

  • @zamzamsidahmed7618
    @zamzamsidahmed7618 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤ nasraay horumar wacan abayo

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 Жыл бұрын

    Masha allah tabarak allah hooyo qiimo bdna ❤ allah ku deysto ciyalka

  • @ramlaabuubakar4940
    @ramlaabuubakar4940 Жыл бұрын

    Masha allah allah kubarekyo owladada nasra vlog qurux bdn

  • @afnaanwacys3003
    @afnaanwacys3003 Жыл бұрын

    Mash allh wlshy qlih hore uzoco farxada du waa farxdayda ❤❤❤❤❤

  • @himohimo-vv2hs
    @himohimo-vv2hs Жыл бұрын

    Mashaa allah Allah yaxfadakiu abayo🌙⭐

  • @user-vu7zl3ts5v
    @user-vu7zl3ts5v Жыл бұрын

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله لبس عافيه ان شاء الله ي قلبي انا

  • @nimcomuse7247
    @nimcomuse7247 Жыл бұрын

    Nasra abtidoon wlhi dar Allan ku tageraa allah haku barekeyo adiyo qoskagaba cafimaad tamaa iyo cibri dheerban ku rajayna

  • @Zagal-mu4eg
    @Zagal-mu4eg Жыл бұрын

    Masha Allh Farxad Aan dhamad lahayn Alle ha idin siiyo wllo

  • @FardowsaindhaQalbi
    @FardowsaindhaQalbi Жыл бұрын

    ‏ما شاء الله الله يحفظكم

  • @hodanhaji5632
    @hodanhaji5632 Жыл бұрын

    Mansha allah apayo allaha juu daayo caruurta lkn waan ka xumahay aniga 2dayda caruur ciid mahaystaan Alxmdllh❤

  • @pretyalmaaz4956
    @pretyalmaaz4956 Жыл бұрын

    Maashaa allaah Abaayo waanku salaamaya Dalkeena nabad allaha nooga dhigo Waa qurux maansha allaah

  • @marwo1162
    @marwo1162 Жыл бұрын

    Maasha allah nasra nuurisaa❤❤❤❤

  • @arwaahmed4397
    @arwaahmed4397 Жыл бұрын

    ماشاءالله جميل ❤❤❤

  • @mshamso5872
    @mshamso5872 Жыл бұрын

    Masha allah ilmaha hpo yr u ahy farxad igu ciida❤

  • @MowliidMohamed-ig2jg
    @MowliidMohamed-ig2jg Жыл бұрын

    Masha Allah Wlshy qali ah Allah ha in xifdiyo adiga iyo family

  • @ifrahmohamed751
    @ifrahmohamed751 Жыл бұрын

    Manaaaaal ilove you habo mcn ❤❤ wlh aniga cml ayaaa tahay marka bakaaro aado waxa dhan ayaa kuu qaado is dhahaaaa

  • @husseinabdul8290
    @husseinabdul8290 Жыл бұрын

    Nasro Abaayo beeca dharka iyo kabaha noo soo sheeg fadlan Ciyaalka dadka waa wayn

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane36169 ай бұрын

    😲😲😲 woooooow MA SHA ALLAH meeshaan ma Somalia baa ? 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 I am coming back home 😂 ✈️

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 Жыл бұрын

    Masha alh family qurux madan ❤

  • @duniyoxaamud2441

    @duniyoxaamud2441

    Жыл бұрын

    Abaayo doo qaada waa qurux Doo waa da waan ka helay

  • @OmYousef121-hn9wf
    @OmYousef121-hn9wf Жыл бұрын

    Masha alh abyo caruurta alaha ku xafido so Barbara habo

  • @faisoali6692
    @faisoali6692 Жыл бұрын

    M. a abyo suuqa hayaat dhar qurxoon aa yaalo ani xataa wan ka helay howl fududeys waaye Adi iyo familygaagana farxad ku ciida

  • @ruqiyoyuusuf2020
    @ruqiyoyuusuf2020 Жыл бұрын

    Manshaa alaah habo alaaha kuubarakeeyo caruurtaada iyo faamiligaaga

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t Жыл бұрын

    ما شاء الله 💞

  • @qamarabdullahi308

    @qamarabdullahi308

    Жыл бұрын

    👗👠😍😍

  • @munocaday5661
    @munocaday5661 Жыл бұрын

    Masha allah allaha kuu xifdiyo caruurtaada abaayo❤❤

  • @maryanali1039

    @maryanali1039

    Жыл бұрын

    Masha allah nasro wanku jclhy cdy

  • @nasrocabdiraxmanaadan-pb8sr
    @nasrocabdiraxmanaadan-pb8sr Жыл бұрын

    ❤❤❤🙌🙌🙌👋👌manaal yariisey so barbaar habo🥰😍😍👌👌

  • @umurazanabdikarimrazanyare4647
    @umurazanabdikarimrazanyare4647 Жыл бұрын

    Masha Allah wlhi waa niin dhacatay reer Somalia aniga waxan jowgah Malaysia dharciid mabo qabaan sida Somalia suuqyad low sow buuxiyo malahan wlhi ciidii murug aa kuqabnaah inaad suuqii tagto oo hadane dhar quruxan sow weyso 😢😢😢😢😭😭

  • @missuk4851
    @missuk4851 Жыл бұрын

    Mansha Allah wlh manal way iga qoslisay kolka horaba anigoo leh nasro wiilasha ayey ku mashqulsanthy qoftaan xay guraysaa wlh way iga qoslisay😂😂😂😂

Келесі