Dhaanto Cusub ✔Dhagmalay✔ Farhan Colhaye & Zahra Degan 2017 HD

Фильм және анимация

★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
Fallow Me On Facebook / noorqorahay

Пікірлер: 902

  • @farhancolhaye9652
    @farhancolhaye96526 жыл бұрын

    waaad mahadsantihiin dhamaan walalaha qaaliga ah waana idiinka mahadcelinayaa mooraalka fiican ee aad nasiiseen khaasatan waxaan mahadwayn u celinayaa mahadi eebe ayay usugnaataye bahda Qarri jiqood oo uunsan fanka Qaranku la'aantood soobaxeen aaad iyo aad ayaad umahadsan tihiin guuul insha allaaah viiiva shanta soomaliyeed gaar ahaan umada dulman ee soomali galbeed

  • @fatoomsomali1577

    @fatoomsomali1577

    5 жыл бұрын

    Farhan Abdullahi inadeer farxan ilahay haku xafido wlle

  • @aarkamudug

    @aarkamudug

    5 жыл бұрын

    Farhan Abdullahi 😍 dhaantadaan hadaan Facebook ku soo arkay cabaar dhan baan KZread ka raadinayay wlhi si aad ah bay ii soo jeedatay

  • @falisdalmar9268

    @falisdalmar9268

    5 жыл бұрын

    Lyrics plz

  • @muusemuumin4574

    @muusemuumin4574

    5 жыл бұрын

    Dhaantadan aad ayaan kugu tageeray ninka qaadaya dadka fahmaya erayada ayaa mudnantaleh ee xigmada xan baarsan

  • @falisdalmar9268

    @falisdalmar9268

    5 жыл бұрын

    @@muusemuumin4574 write the lyric plz

  • @inaahmed2349
    @inaahmed23493 жыл бұрын

    ABSAME DHAQAN WANAAG UGU KALAY IS MUUJIYA DADKEYGII ❤❤❤

  • @abasaxmed1954

    @abasaxmed1954

    Жыл бұрын

    cudmacaan maasha allhaaaa gul

  • @guledfarah8610

    @guledfarah8610

    Жыл бұрын

    Absame laandheere soomaaliyeed.

  • @fazlokarsieg4258
    @fazlokarsieg42584 жыл бұрын

    Gabadhii babuurka saarneyd ayaa kaso raacey dhantadan Wwooww ogadeniya xikmad ayaa ku hadhey viva Ogadeniya 💯💯🥰🥰

  • @fadumomaxedali4043

    @fadumomaxedali4043

    3 жыл бұрын

    Wer Right X Xxx

  • @mustaphe301
    @mustaphe301 Жыл бұрын

    Dhayal uma hadline❤ Adigan dhabti dheefta kaga Go'ay 😢❤ Aaway he Qoftas 😢😢 24/07/2023 . Hadd iga danbeyso like-ta ha ila dhafin wllo ❤❤

  • @MoogeIbrahim-mi4bb

    @MoogeIbrahim-mi4bb

    2 ай бұрын

    Dhaanto

  • @MoogeIbrahim-mi4bb

    @MoogeIbrahim-mi4bb

    2 ай бұрын

    R 1:27

  • @kindhalac4611
    @kindhalac46115 жыл бұрын

    Aadbaan u jeclahay heesaha dhaantada walahi waliba heestan aadbaan uga helay I love u ogaadeeniya I am from Burco we love ogeedeeniya

  • @axmedyare2404

    @axmedyare2404

    5 жыл бұрын

    Halac vlogs Halac vlogs anagan sidoo kale

  • @rowlo6806

    @rowlo6806

    4 жыл бұрын

    💖💖

  • @saxarlasamatar2516

    @saxarlasamatar2516

    3 жыл бұрын

    We love you too inabti

  • @farhiamali4693

    @farhiamali4693

    2 жыл бұрын

    ❤❤🙏🙏💯

  • @ayaangobaad2461

    @ayaangobaad2461

    2 жыл бұрын

    @@rowlo6806 o9999oll9o9909opp

  • @idriisabdi7513
    @idriisabdi75133 жыл бұрын

    2021✌✌ Still waa dawanaa inta iga dambeyso liketa isaara🔥🔥

  • @mohamedibraahim285
    @mohamedibraahim285 Жыл бұрын

    Tani dhaanto iyo hees labadaba way dhaaftay. Old is gold👑

  • @iqroladan3950

    @iqroladan3950

    Жыл бұрын

    Anigaba wankuhesta dhanatadan

  • @user-eo4xb7xq9o

    @user-eo4xb7xq9o

    7 ай бұрын

    ​@@iqroladan3950ani xita😅

  • @sharrewarsame
    @sharrewarsame5 жыл бұрын

    Wallah dhaantodaan waa mid aad ushidan! Somalia hanoolaato ❤️🇸🇴❤️! Wardheer ayan dulka igu jeclahay 💪🏾 #ONLF #shantaSomali wa mid☝🏾🤞🏾🤞🏾

  • @muscabmisra1231

    @muscabmisra1231

    4 жыл бұрын

    Anaa kula jecel hno wardheer dal wanaagsaneydaa

  • @zuzuyusuf2120

    @zuzuyusuf2120

    3 жыл бұрын

    Jecliyaa naf ree warder ah 🙏🙏🥰

  • @ahmedboojaali6891

    @ahmedboojaali6891

    3 жыл бұрын

    @@zuzuyusuf2120 🥰🥰

  • @abdirahmanbulshawi788
    @abdirahmanbulshawi7883 жыл бұрын

    Dhulka quruxda liyo gobolada dhamaan waanku soo dhax marin lama dhaafe wardheer gurigaagan kadhigi 🥰😘

  • @guledfarah8610

    @guledfarah8610

    2 жыл бұрын

    Doollo dhulkii maqaabuul. 💚💙❤

  • @abdifatahgerman3429

    @abdifatahgerman3429

    2 жыл бұрын

    @@guledfarah8610 maqaabul wlhi markii iigu horaysay mid baan isku qabsanay Waxan ku iri cid maqaabul la dhaho DDS ma dagtee iska sax 😅😅 Dhiigaygii makaahiil baan u aqaanaa hadaan DDS nah au🙏

  • @manyeknam7892

    @manyeknam7892

    Жыл бұрын

    @@guledfarah8610 dhiigah 🥰👋

  • @mohamedabdinasir8313

    @mohamedabdinasir8313

    Жыл бұрын

    Maqaabul hada ma qabiil baa

  • @BakarmacalinCabdi-cj2le

    @BakarmacalinCabdi-cj2le

    6 ай бұрын

    Haa ogaden ayaay kamid yihiin

  • @baregoohe973
    @baregoohe9735 жыл бұрын

    Dhanaan iyo godeey iyo dhamaan dadkay ogadenia salaan sare dhaantadii ugu shidnayd waxaan idinka soo salaamay From Pretoria South Africa

  • @abshircalixasanwww.come652

    @abshircalixasanwww.come652

    Жыл бұрын

    Waan ka qaday from Swedenv

  • @maxamadmacalin6722
    @maxamadmacalin67223 жыл бұрын

    Ogaadeenka dhaantadaan ku jeclaaday runtii dhaqankay nooleeyaan guul dds guul iyo gobanimo

  • @nazerupdi2005
    @nazerupdi20052 жыл бұрын

    waaw dhaantadii qarniga wlhi farxaan c/laahi sahra degan dhaantadan waa ta ugu qiimaha badan xagayga waar zxpyaal hadad jeceshihiin dhaantadan like-ta igu casuuma

  • @fitnessgainster8314
    @fitnessgainster83145 жыл бұрын

    Really beautiful music you Somalians have, greetings from Tunisia 🇹🇳

  • @cm.7447

    @cm.7447

    5 жыл бұрын

    Pleasure to see you

  • @lieutenant101

    @lieutenant101

    4 жыл бұрын

    Somalis not somalians

  • @maxamadshugri8626

    @maxamadshugri8626

    4 жыл бұрын

    🙏

  • @abdiqanihuseenofficial4822

    @abdiqanihuseenofficial4822

    3 жыл бұрын

    👍

  • @canbecabdi1325

    @canbecabdi1325

    3 жыл бұрын

    .. n . x

  • @abdulhakimbelbel8482
    @abdulhakimbelbel8482 Жыл бұрын

    I am warsengali But I love my brothers Ogadeen laandheere somaliyeed

  • @abdifatahbashir

    @abdifatahbashir

    Жыл бұрын

    Sidokale waan ku jecelnahay wll qaali

  • @Faysal_Mohamed
    @Faysal_Mohamed Жыл бұрын

    From Muqdisho Somali ween meel walba aa joogtaan noolaada❤ dhaanto macaan badan ku raaxeesta💪🇸🇴

  • @somaligermanromantic5869
    @somaligermanromantic58695 жыл бұрын

    Reer dhanaan iyo Reer Godey waan idin salamey dhal Gobeed

  • @xareedmahamed4602

    @xareedmahamed4602

    5 жыл бұрын

    Godey gacalo ahaaa waan u xiisay

  • @guledfarah8610

    @guledfarah8610

    3 жыл бұрын

    Anigoo godey gacalo xuduntayda ku aasan tahay ayaa kaa gudoomay indr gacale, guulayso.

  • @ahmedbadal3795
    @ahmedbadal37953 жыл бұрын

    2020 reer qoraxey hargeisa jooga love you my people

  • @cilowali4662

    @cilowali4662

    Жыл бұрын

    Wow from Muqdisho 🎉❤

  • @ayanshanqo5511
    @ayanshanqo55115 жыл бұрын

    InshaAllah GUUL IYO GOBANIMO JWXO,, Lovely Dhaanto mansha Allah 💚🇸🇴❤️✔️

  • @somalillandpure1423
    @somalillandpure14235 жыл бұрын

    Hoodo Garays from Facebook baa dadkii ba halkan keentay 😀 gabadhii Ilkaha casayd ee Ciidagale

  • @africani8894

    @africani8894

    4 жыл бұрын

    SomalillandPure kkkkkkkk

  • @queentanya3787

    @queentanya3787

    4 жыл бұрын

    Aniga waxa i keenay inabtigey statuskiisa ayaan kasoo raacay

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo71965 жыл бұрын

    2017 ayaa #KZread Laso Galiyay lkn Anigu #gabar babur saaran o ay u shidnayd baan kaso raacay Free walaalahen #Somali_GalBeeD❤❤

  • @roodajamac2521

    @roodajamac2521

    5 жыл бұрын

    Somali dhaan free

  • @iqroladan3950

    @iqroladan3950

    Жыл бұрын

    Aniga 2023 dhegsana kwrn he

  • @ibrahimzadha6653
    @ibrahimzadha66535 жыл бұрын

    Masha allah waa midaan ugu jecelahay DHAANTOOYINKA LONG LIFE GODEY 👏👏👏❤ from Hargaysa

  • @ahmedmusa8265
    @ahmedmusa8265 Жыл бұрын

    2023 still addicted to listen this beautiful song with emotional 😭😭😭😭

  • @iqroladan3950

    @iqroladan3950

    Жыл бұрын

    Still listening

  • @sakariye1765

    @sakariye1765

    Жыл бұрын

    Also just watching🙏

  • @hayaat2209

    @hayaat2209

    Жыл бұрын

    4 May 2023 ayaan dawanayaaa ❤❤

  • @amirhajji1344

    @amirhajji1344

    Жыл бұрын

    Me too brother

  • @hamsealiaadam1362

    @hamsealiaadam1362

    Жыл бұрын

    @@hayaat2209 22 may🙌♥️

  • @Mohabislebisle
    @Mohabislebisle2 жыл бұрын

    Love Ogadenia from Hargeysa....

  • @najmomaxamuud6003

    @najmomaxamuud6003

    2 жыл бұрын

    Love u too❤🥰🩸

  • @cilowali4662
    @cilowali4662 Жыл бұрын

    Al Ogadeenia from Muqdisho 🙏💋🥰🤴

  • @nimcaruush2588

    @nimcaruush2588

    Жыл бұрын

    😍😍😍

  • @kaaraanbooy2722

    @kaaraanbooy2722

    Жыл бұрын

    💔💔💔💔💔

  • @abshircalixasanwww.come652

    @abshircalixasanwww.come652

    Жыл бұрын

    Aaad iyo aad

  • @manyeknam7892

    @manyeknam7892

    8 ай бұрын

    ​@@kaaraanbooy2722hee😅

  • @DREAM-vt5ho
    @DREAM-vt5ho5 жыл бұрын

    gapadhii safarka aheyd ee dhaantadaan dhageysaneysey inta ay jecleysiisay dhaantadan like

  • @moogedheere2084
    @moogedheere20845 жыл бұрын

    Gabar qurux badan oo facebooka ku dhelee aan kasoo raacay

  • @mudugonline4465

    @mudugonline4465

    5 жыл бұрын

    Anigaba ayada isoo tustay

  • @khaalidcumar2120

    @khaalidcumar2120

    5 жыл бұрын

    anaa iyadan kasoo racay kkkk

  • @xamsemaxamed4662

    @xamsemaxamed4662

    5 жыл бұрын

    walahi ana iyada ayaan ka soo raacay from hargeisa caday shacabka rer DDSI wan salamayaa reer abtishay》》》》》》》 reer qabrbayax

  • @mameakram4477

    @mameakram4477

    5 жыл бұрын

    mooge dheere aniba😂😂

  • @abdulahihassan2279

    @abdulahihassan2279

    5 жыл бұрын

    ..

  • @abdihaji7617
    @abdihaji76173 жыл бұрын

    Nice song love it proud to Ogaden from wardheer/kenya

  • @mubarikaden962
    @mubarikaden9622 жыл бұрын

    Ogaadeenku waa best dhaantada hore usocda Ogadenia Nation

  • @nimcaruush2588
    @nimcaruush2588 Жыл бұрын

    Kugu dhigee qalbiga dhal gobedow dhabti adigaa kugu qarwaa alla yacizak Waaa dhantoyinka dhantada aan ugu jeclhy 😍😍😍😘😘😙

  • @dowlaaycalicabdule8271

    @dowlaaycalicabdule8271

    Жыл бұрын

    Haa wlhi

  • @sheeqnuursheegay9706

    @sheeqnuursheegay9706

    Жыл бұрын

    🙂🙂🙂🙂

  • @abshircalixasanwww.come652

    @abshircalixasanwww.come652

    Жыл бұрын

    Aaad iyo aad from Burco❤💋

  • @AhmedMohamed-uz2qz

    @AhmedMohamed-uz2qz

    Жыл бұрын

    4 year's 😪😪 Time very speed

  • @CiilowYare-dt7if

    @CiilowYare-dt7if

    Жыл бұрын

    Ninca cadey ina ader ❤

  • @kamalaxmed3567
    @kamalaxmed35674 жыл бұрын

    Runtii waa Eroyo mcn oo Amaan iyo galgacal ku jiraan. Aniga waxaa ila soo wadaagay qof igu qli ah oon halkan ka salaamayo✋😊 . Viva Ogaadeenia ha xorowdo

  • @khalidabdirahman8656
    @khalidabdirahman86564 жыл бұрын

    Ax ax, Somali illaahay barakee,ammiin, jecliya dhaantadan .1000jeer ayaan dhageystaa

  • @nuurtocumar2002

    @nuurtocumar2002

    2 жыл бұрын

    🍒🍓🍓🍓🍍🥬🥬

  • @yusufhalawasho7809
    @yusufhalawasho78095 жыл бұрын

    Waa dhantada heego waa igu jaajuustay hdan si xor ah ugu dhanteyn viva ONLF

  • @inaugaaswarfaa3751
    @inaugaaswarfaa37514 жыл бұрын

    Qoraxey baan dagoo Dhulka ugu jecelahay dhabtii kula dagiyo madhameestirnaa kalgacelkii dhinaa

  • @abdirisaaqmaxamed3869
    @abdirisaaqmaxamed3869 Жыл бұрын

    Ina faarax ow maxamed wuxuu ahaa fanaan ka soo jeeda gobolka doollo ee degmada war dheer santarka Garloogube wuxuu ahaa nin Reer sheekh abaayoonis ah oo Gari -koombe waxaa dhalay nin Ehlu diin ah oo caalim ahaa wiilkan markuu dhaantada qaaday ayuu maqlay isago la dhagaysanayo la leeyahah sh faarax maxamedow wiilkaagi dhaantadan ayuu qaaday wuxuu ku jawaabay malaha macquul ma aha balse markuu yaqiinsaday inuu wiilkiisi yahay wuxuu yiri dhaanto dambe ha soo qaadin oo aduunka alle kaa wad wiilkii isagoo dhaanto kale soo qaadin ayuu dhintay ilahay ha u naxariisto

  • @hamzemohamett5692

    @hamzemohamett5692

    Ай бұрын

    Farxan colyahye aya qaada wuuna noolyahy

  • @Showayste365
    @Showayste3653 жыл бұрын

    WiL Landheera ah oo Majeerten ah ayaaan Ahay Waxan u baahanay gabar Viva ogadeena ❤❤💃👈

  • @furaadabdiaziz3041

    @furaadabdiaziz3041

    2 жыл бұрын

    Hhhhhh walagu sinaa ina ader kablalax nima

  • @ShukriMahamud-op3rm

    @ShukriMahamud-op3rm

    Ай бұрын

    Waykn❤😢

  • @user-iv9li9qj1t
    @user-iv9li9qj1tАй бұрын

    Dhaantaadan ugu jeceLahay aptiyaashay re isaaq From Cidagale❤

  • @zuzuyusuf2120
    @zuzuyusuf21203 жыл бұрын

    Ree warderka duula ahay 🥰🥰 meelaan mageceeda maqlo warder ugu jeclahay

  • @adenmohamed6404
    @adenmohamed64045 жыл бұрын

    Wow reer Ogadenia noladhaa✊✊✊✊✊guul onlf 💪💪💪💪💪💪

  • @axmedyare2404

    @axmedyare2404

    5 жыл бұрын

    An Moha Omar thanks brother. Mid lamida Aankuu rajeyneynaa intey Nolan jirto farxad

  • @xamsenuur8458
    @xamsenuur84583 жыл бұрын

    Yaa daawanaya 2021? Ilaahaw soomaali midee oo qalibigooda burcad isku mari. From Hargeysa

  • @indomie7

    @indomie7

    3 жыл бұрын

    ameen thnks huuno

  • @maajiddiaz3529

    @maajiddiaz3529

    3 жыл бұрын

    AamiiN wll I.a mar un wey dhici taaz

  • @abdialimohamed3697
    @abdialimohamed36974 жыл бұрын

    WALEE WAA DHAANTO CAJIIBA NOOLAADA IAM FROM BERBERA S/LAND

  • @alibreezy6541

    @alibreezy6541

    4 жыл бұрын

    Walalo BERBERA MY HOMELAND.INSHAALLAH I WILL VISIT BERBERA INSHAALLAH.

  • @abdirisaaqalimaxamed603

    @abdirisaaqalimaxamed603

    3 жыл бұрын

    Mansha Allah abdi

  • @ahmedfure1068

    @ahmedfure1068

    3 жыл бұрын

    Wa jwxo jacayl dadihinaysa waxan xasuustay qiso jacay oo isoomray hada ka hor

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden83155 жыл бұрын

    VIVA ONLF iyo Ogadenia🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @nimcohibaaq6580

    @nimcohibaaq6580

    4 жыл бұрын

    rre..s.

  • @nimcohibaaq6580

    @nimcohibaaq6580

    4 жыл бұрын

    cp

  • @adnanasir4160
    @adnanasir41604 жыл бұрын

    Jacayl kayga maalmo dhawayd uqaadi jiray oo kasojeday goday balse kalatagnay 💔from sweden 🇸🇪 before jigjiga caday kuxiisay

  • @somaligermanromantic5869
    @somaligermanromantic58695 жыл бұрын

    Gabarta heestaan safar ku kugashey soo saartey dhantadan

  • @saakinabuukar4848

    @saakinabuukar4848

    5 жыл бұрын

    Been ma ahn iyada kaso racay

  • @mahbublikke5425

    @mahbublikke5425

    5 жыл бұрын

    Hanad miyir somalia ninkii rer godey unbaa dhamtadan dareemi mazuul ku salmay

  • @khaalidcumar2120

    @khaalidcumar2120

    5 жыл бұрын

    haa iyadan kasoo arkay

  • @axmedmaxamed8333

    @axmedmaxamed8333

    5 жыл бұрын

    Wallhi dhantadan waxan kaso tixraacay gabadhih sidaydah ilkahah dabarka kulahy ee dhantadan safarkah kugashay farxanow gabadhaas umahad celi😂😂😂😂

  • @sadakabdi5228

    @sadakabdi5228

    5 жыл бұрын

    Halka ban kasoracay ana

  • @mohamedmohamud4117
    @mohamedmohamud41176 жыл бұрын

    best dhanto an dhageesto wlhi ilah ha idin deesto reer somali galbeed

  • @AhmedMohamed-uz2qz

    @AhmedMohamed-uz2qz

    Жыл бұрын

    4 years after 😪😪😪😪😪 Time very speed

  • @banaadiriboy4599
    @banaadiriboy45994 жыл бұрын

    Inta 2020 livekii Hooda garays kazoo aragtay liketa ❤❤❤👈

  • @nuromohamed7478
    @nuromohamed74785 жыл бұрын

    Reer aabaheey mashaa allaah codkiina ilaah haidiindaayo 💕💕💕💕💕💕💕

  • @abdiqanijeyte3228
    @abdiqanijeyte3228 Жыл бұрын

    great dhanto this is best music and traditional song ogadenia from qoraxey still listening 2023 😊

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia46005 жыл бұрын

    Asal weye Farhan Colhaye iyo Gabdha laqadaysa... kugu dhiigay qalbiga Dhalgoobedow adan Dhabtii kugu qarwaa..Dhanto iyo ma ahan ... who’s 29/03/2019

  • @cilowali4662
    @cilowali4662 Жыл бұрын

    Malin kasto ayan dhageestaa wlhi 😢❤

  • @nimcaruush2588

    @nimcaruush2588

    Жыл бұрын

    Woow ciilow yre 😍😍😍

  • @kaaraanbooy2722

    @kaaraanbooy2722

    Жыл бұрын

    👍👍👍👍👍👍

  • @abshircalixasanwww.come652

    @abshircalixasanwww.come652

    Жыл бұрын

    👋👋👋👋

  • @ahmedabdi3292
    @ahmedabdi32925 жыл бұрын

    Ogaden traditional dance

  • @AhmedMohamed-lm1rl

    @AhmedMohamed-lm1rl

    3 жыл бұрын

    You are right, its Ogaden traditional dance

  • @ubaxabdiali5002

    @ubaxabdiali5002

    3 жыл бұрын

    @@3Goats94 ki⁶7566

  • @ibraahimomarworcesterma3946

    @ibraahimomarworcesterma3946

    2 жыл бұрын

    @@ubaxabdiali5002 ofyfidhfkif Ok

  • @tiktokfunnyvideos1829
    @tiktokfunnyvideos18295 жыл бұрын

    Grindtv Baa mesha igu Soo turay really I love it dhantadan

  • @traphead5149

    @traphead5149

    5 жыл бұрын

    Wiilwaal Vlog jiniyaasha yar Yarka aa thy😄😄

  • @munamohamud525

    @munamohamud525

    5 жыл бұрын

    Jiniyasha waweyn waan idin salamay

  • @hassanabdi9352

    @hassanabdi9352

    5 жыл бұрын

    Wiilwaal Vlog

  • @miskiugaas1575
    @miskiugaas15756 жыл бұрын

    Manshallah afkina Cano gel Macan lagu qabay

  • @axmedshiino4715

    @axmedshiino4715

    5 жыл бұрын

    Adina afkaada caano lagu qabay

  • @aadanxaajiaadanxaaji6193

    @aadanxaajiaadanxaaji6193

    3 жыл бұрын

    Asc

  • @buulounitedbossxh3252
    @buulounitedbossxh32525 жыл бұрын

    Farxan ad ban kugu mahad celinaya walal dhanto tariqda gashay ayad noso qaday inaba cadi mahan salan kal iyo lab ah huno from frankfurt Germany👏👌👍

  • @farhancolhaye9652

    @farhancolhaye9652

    5 жыл бұрын

    M c k Frankfurt thanks bro intaas iyo kabadanba waan kusalamay wllo

  • @suhaantiktok
    @suhaantiktok4 жыл бұрын

    Masha alaah aad ayaa u mahadsantihiin waalayaaal kun jeer ❤️😭🙏

  • @lifeisgreat11
    @lifeisgreat112 жыл бұрын

    Nice Somali Music, from Germeny

  • @randomeology2063
    @randomeology2063 Жыл бұрын

    Shoutout to my brothers and sisters Ogaden badane from MR❤️❤️ I’m slow for just discovering this song

  • @najiibhassan
    @najiibhassan2 жыл бұрын

    Dirgax yaa dawanaya 2022🥰❤✊

  • @roodo668

    @roodo668

    Жыл бұрын

    2022 inta daawtay love sara❤💯

  • @abdiladifahmeddhamac4217
    @abdiladifahmeddhamac42175 жыл бұрын

    Great singer dhanto ,Infact I repeat ten times with emotional feelings in the past days

  • @alipp3683

    @alipp3683

    2 жыл бұрын

    Dyy3=

  • @musabhimiloofficial9506
    @musabhimiloofficial95065 жыл бұрын

    Yartii facebook ayaan kujeclaaday dhaantadaan nice song

  • @djnimcaancarafaad9971
    @djnimcaancarafaad99713 жыл бұрын

    Best dhaanto I was driving 3 hrs hees kale maanan gaysan I love my land one day waan soo booqan nogob ,qoraxay ,qabridahar ,iyo inta kaleen magacaabtooda garanayn ❤️❤️

  • @mr-yuusuf5128

    @mr-yuusuf5128

    3 жыл бұрын

    wlhi isku mid baan nahy 😢

  • @WAAMOOFFICAIL

    @WAAMOOFFICAIL

    2 жыл бұрын

    Re abdille

  • @abdinasirmohamed350
    @abdinasirmohamed3504 жыл бұрын

    Waxan dhageysanaya 7:16 in the morning Australia 🇫🇰

  • @mukhtaryusuf3068
    @mukhtaryusuf30686 жыл бұрын

    Wwwwww beuatiful dhanto esh cala cod waliba gabadha aya u cod macan viva onlf long life wllhy

  • @hayat-Ahmed2016
    @hayat-Ahmed20169 ай бұрын

    Dhulka quruxda liyo gobolada dhamaan Waan kusoo dhax marin😍 Lama dhaafee wardheer gurigaagaan ka dhigi🇬🇲❤

  • @manyeknam7892

    @manyeknam7892

    8 ай бұрын

    Wardheer🥺❤️

  • @garaaddheere350
    @garaaddheere3502 жыл бұрын

    I liked somali dances like dhaanto and somali traditional songs. I am watching in mogadisho the capital of somali nation

  • @nouroabdi5146
    @nouroabdi51465 жыл бұрын

    Mashallah dhaanto mcn ayaa ka dhacdey inkastoo an ad u jeclahey dhaantada allaha idiin xafido dhamantiin.

  • @abdirashidelmi2438
    @abdirashidelmi24385 жыл бұрын

    Absamuhu wuxu landhere ku noqdey ilen waba wada romance inaba cadi ma aha laxanka iyo codka

  • @abdiabdullahimohamed1083

    @abdiabdullahimohamed1083

    5 жыл бұрын

    Alle aya naga dhigay baqortoyada absame Allxamdulillah wan idin jeclahay rer tolkeyg xadidullah

  • @nimoabdi5878

    @nimoabdi5878

    3 жыл бұрын

    Kkkk

  • @mahmoudomar7079
    @mahmoudomar70795 жыл бұрын

    Runtii heeskan hoodo garays ayaa arkay iyadoo safar ku gashay thanks hodo.

  • @khalidahmed7605
    @khalidahmed76055 жыл бұрын

    Dhayal uma hadline adigan dhabti Dheefta kaga go ay Kugu dhigay Qalbiga Dhal Gobeedey adaan Dhabti Kugu Qarwaa Waan Qirey Wlh

  • @daahirdacas6172

    @daahirdacas6172

    4 жыл бұрын

    Warsame

  • @mursalxirsi9229

    @mursalxirsi9229

    4 жыл бұрын

    Mashalah

  • @deeqocayduruus5477

    @deeqocayduruus5477

    3 жыл бұрын

    asc

  • @deeqocayduruus5477

    @deeqocayduruus5477

    3 жыл бұрын

    you are looking

  • @khalidahmed7605

    @khalidahmed7605

    3 жыл бұрын

    @@deeqocayduruus5477 Million Times

  • @hadraawiqeys8560
    @hadraawiqeys85605 жыл бұрын

    Iga walo odaygii SOMALIGA aha hadusan CAGDHEER / OGADEN dhalin wu gablami lahaa . Sinjigiina wasa maxay xigmad hayan.

  • @Mali_mamba1

    @Mali_mamba1

    5 жыл бұрын

    Hadraawi Qeys hahaha amaan miya waxaan mise😂

  • @salanahmed1364

    @salanahmed1364

    5 жыл бұрын

    Cagdheer caano Geel mooye miyaney dhadhamin Wax kale ma ilaabeen timirtii idoorka .

  • @bashalliqaye4187

    @bashalliqaye4187

    5 жыл бұрын

    @@salanahmed1364 reer walba wa leyhy nin reer badiye ah. Kuwii miyd ilowdy iidor ee roobka ilahay moodi jiray qasabo biyo kasocdan ee yiri yaa ku ciyaraya qasabadaha hhhhhhh.

  • @bashalliqaye4187

    @bashalliqaye4187

    5 жыл бұрын

    Xigmad, murti, gobonimo, qurux, diin iyo geesinimo reerka intas iskudarsaday ee waliba mid walba kumgac bixiyay ee aan Cagdheer ahyn yaa haya ?

  • @omarsheikh1901

    @omarsheikh1901

    5 жыл бұрын

    @@bashalliqaye4187 kkkkkhhh qosol iguma hariin

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman67313 жыл бұрын

    Mashaa allaaah war wiilku cod qurxona

  • @OsamaAhmed-yd9mp
    @OsamaAhmed-yd9mp2 ай бұрын

    Really I’m very happy to listen this beautiful song from india Gujarat ❤

  • @abdiladifahmeddhamac4217
    @abdiladifahmeddhamac42175 жыл бұрын

    Somali galbeed sxbyaal Xaga dhasntada Anakuna reerwaqoiyi Xaga qaraamiga

  • @elhadjji_zaak
    @elhadjji_zaak5 жыл бұрын

    Inta grind tv ka so aragty farta taaga😂😂

  • @muscabmisra1231

    @muscabmisra1231

    4 жыл бұрын

    Fsrhan colhaye horey usoco hno

  • @abdulrahmanahmed4210

    @abdulrahmanahmed4210

    4 жыл бұрын

    Activated 🤣🤣

  • @dahirnageye2862
    @dahirnageye28625 жыл бұрын

    Garissa cadey ayan joga Kenya Duulkaa quuruxdha leeh iyo gowoladhaa damaaan wankusoodaxmariin wamadafnee Wardeer gurigadha kadigii

  • @fariidtv7127

    @fariidtv7127

    4 жыл бұрын

    Nageye Dahir garissa somalia. Sidi jigjiga itoobiya u haysato ayee kenya uhaysataa ma ilabeyno wagalla massacre

  • @abdihaji7617

    @abdihaji7617

    3 жыл бұрын

    My brother makahiil miya tahay

  • @hassandubow2820

    @hassandubow2820

    3 жыл бұрын

    @@abdihaji7617 Nageya waa rersaad

  • @abdihaji7617

    @abdihaji7617

    3 жыл бұрын

    @@hassandubow2820 rer abtigey waayo

  • @hassandubow2820

    @hassandubow2820

    3 жыл бұрын

    @@abdihaji7617 Ma shaa Allah. Welcome Abtii

  • @nimcuuzheially3835
    @nimcuuzheially3835 Жыл бұрын

    2023 still this year i was listining ❤❤ i remmend watching facebook story❤😍😍

  • @user-zm9dk8km3t
    @user-zm9dk8km3t9 ай бұрын

    Kugu dhigay qalbiga dhalkobedow adaa dhabtii kugu qarwaa😢😢😢 gabar idhahdo aan rabaa❤❤❤

  • @Zizo_zizo86

    @Zizo_zizo86

    9 ай бұрын

    Dhayal uma hadline adigaan dhabtii dheefta kaaga go,ay ma idhehee😢

  • @user-zm9dk8km3t

    @user-zm9dk8km3t

    9 ай бұрын

    @@Zizo_zizo86 Haa huuno🥰🥰🥲🥲 ku iri

  • @yuusufsalaad7148
    @yuusufsalaad7148 Жыл бұрын

    Al ogaadeniyaa ❤ from Apgaal 💔

  • @manyeknam7892

    @manyeknam7892

    8 ай бұрын

    Huno❤

  • @engak.982
    @engak.9825 жыл бұрын

    heestaan gabar safar isaga jirta soo caan saartay kkkk

  • @jaamacaxmed480

    @jaamacaxmed480

    4 жыл бұрын

    Aad bay ani iigu shidan thy dhaantadaan

  • @carfooney

    @carfooney

    3 жыл бұрын

    Hoodo garays ayaa kla kicisay heestan✌

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Жыл бұрын

    Dhayal umaan hadline.. Adigan dhabtii dheefta kaaga go.ay😍😍waa dhaanto ereyo iyo laxan ka dhisan

  • @mohademaker3497
    @mohademaker3497Ай бұрын

    Who else is watching 2024 this is marvellous dhanto

  • @nuurnageeye8116
    @nuurnageeye81163 жыл бұрын

    2021 hadii aad dhageyste like ii saaar

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi44864 жыл бұрын

    Channelkan waxaan uga jeclahay channelada kale wuxuu ku suntanyahay magaca qari jiqood waana dhulkaan ku dhashay een kusoo koray geelana kuraaci jiray dhuxuniyo Garbiyo Nogob yaa dhex taga like saar hadaad reer Nogbeed tahay

  • @luzaaanaebraham146
    @luzaaanaebraham1463 жыл бұрын

    Qoraxey iyo qabridahar jano🥰

  • @NasirHaji10
    @NasirHaji109 ай бұрын

    One of the most beautiful dhanto ✌🏽 Jwxo gangs ❤

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame2604 жыл бұрын

    Woow dhaanto jacaylku ku badan yahay ✌✌👏👏❤❤❤

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur97355 жыл бұрын

    Tani dhaanto way dhaaftay Waa dhay

  • @NoorAhmed-js7cu

    @NoorAhmed-js7cu

    5 жыл бұрын

    I LOVE SAHRA DAGEN

  • @aadanecabdi4486

    @aadanecabdi4486

    4 жыл бұрын

    sidookale

  • @duule77
    @duule7711 ай бұрын

    24/8/2023 still waan dhagaysanayaa ilaa maalintii laqaaday 14/9/2017❤

  • @zacimaspurs9100
    @zacimaspurs91005 жыл бұрын

    Waa dhanto aan ka dhargin dhageysigeda 😍👑💋🔥

  • @hassannur7443
    @hassannur7443 Жыл бұрын

    Giants of Somali music. The golden time of Somali Music. I remember those golden times.

  • @hamdimohamed3267
    @hamdimohamed32675 жыл бұрын

    Dhantatan gabar ayaa Safar kugasheeee💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤

  • @mahdifood.2993
    @mahdifood.29934 жыл бұрын

    From Facebook lool ilka cas baa i soo tilmamtay 🤙

  • @mohamedabdallah3558
    @mohamedabdallah35582 жыл бұрын

    Dhaantadan oo qoraal ah yaa haya waan ka helay runtii

  • @galowjama7244
    @galowjama72445 жыл бұрын

    Gabadhii heestan fc soo dhigtay kuwa kalena soo shaac bixi viva gabadhii

  • @hananhanan1835

    @hananhanan1835

    3 жыл бұрын

    Hoodo garayz😍

  • @somaligermanromantic5869
    @somaligermanromantic58695 жыл бұрын

    Dhaantadaan waxan uniyeeystey jeceylkeyga Ardo ❤⚘🌷🌷 Ardo waan kujeclahay 16/1/2019 tarikhda jeceylkeena baby

  • @ardokiin1299

    @ardokiin1299

    5 жыл бұрын

    Ana ka daran❤ baby hanad qalbi❤ noloshaydi❤ alle ha ika xafido farxdydi ❤

  • @daganabdi9709

    @daganabdi9709

    5 жыл бұрын

    +Ardo kiin alle ha isku kin dayo sxb

  • @maanka5091

    @maanka5091

    5 жыл бұрын

    Ju

  • @maanka5091

    @maanka5091

    5 жыл бұрын

    V M;:a isku waara

  • @farhancolhaye9652

    @farhancolhaye9652

    5 жыл бұрын

    Mansha Allaah Allaha idin xaftiyo labadiinaba qalbiyadiinana wanaaga iyo wada jirkiina allaha idiin siyaadiyo walahi comment giinu wuu isoojiitay runtee

  • @ccsugaal5314
    @ccsugaal531410 ай бұрын

    Heestan waxaan dhagaysan jiray halgankii laasacaanood aan ku xoraynay 6/2/2023. ....25/8/2023

  • @manyeknam7892

    @manyeknam7892

    8 ай бұрын

    Daroodnimo❤

  • @BahjoMahomed
    @BahjoMahomed2 ай бұрын

    tan dhaaanto waa dhafteee wax kale haloo bixiyo😢😭😔

  • @cilowali4662
    @cilowali4662 Жыл бұрын

    Nolosheyda ma jirto hadan malin walba aan dhageeysan wlhi😢❤🇸🇴

  • @jeymontana

    @jeymontana

    Жыл бұрын

    Ilahey hanga wada cafiyo🥲

  • @cilowali4662

    @cilowali4662

    Жыл бұрын

    @@jeymontana aad iyo aad

  • @kaaraanbooy2722

    @kaaraanbooy2722

    Жыл бұрын

    M.a

  • @CiilowYare-dt7if
    @CiilowYare-dt7if Жыл бұрын

    Aadbaan u jeclhy wlhi dhantooyinka hello Gbar 👸🏻 Ogaden ah 🥰

  • @ahmedboojaali6891
    @ahmedboojaali68913 жыл бұрын

    Udhaga nugliya maqalka wardher dalsan cidi hoyo🥰

  • @khadarxaajixasan6931
    @khadarxaajixasan69314 жыл бұрын

    Ogaadeeniya way Xoroobi Doonta insha allah

Келесі