Dhaantadi Khadro Daahir & Hobollada JIGJIGA | Hilba Wada Dhashiyo Hayb Qudhaynu Nahay | HD

Dhaanti Lagu Soo Dhoweeyay
Hobollada Soomaaliyeed
Markay Booqasho Kutageen
DDSI ''JIGJIGA'' Hilba Wada Dhashiyo
Hayb Qudhaynu Nahay,
Hooyadii Fankaay -Hobollada Khadraay
Ducay kuu Hayaan !
Ereyadii : Shukri Xussein Aden (Shukri Ganey)
Laxanka : Abwaan Axmed Budul
Codadkii
1 : Axmed Budul
2 :Bashiir Carab ( Dirgax)
3 : Khadro Haybe ( Khadro Dhanto)
Music And Sound : Henok Atlabachew
Camera : FaTaxi Cali Shariif
Edit : Maxamed Ciise ‘’ESTV’’ JIGJIGA
...................................................
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritu. .
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
HOOYADII FANKAAY HOBOLLADA
KHADRAAY DUCAY KUU HAYAAN!
Our Larger Channel … / joorre123
Our new Channel …. / abdiaska. .

Пікірлер: 193

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE9 жыл бұрын

    Dhaantadi Lagu soo dhoweeyay Boqoradda Jaceylka - Faanaanadda Qanrniga " Khadra Daahir " Markay Booqattay Xaruunta Hiddaha iyo Dhaqanka Caasimadda dhaantada #JIGJIGA -- Hilba Wada Dhashiyo Hayb Qudhaynu Nahay - Must Watch

  • @fathyoo4074

    @fathyoo4074

    7 жыл бұрын

    uuuf habartan dhila da ah ed jigjiga waxay ku qayilan uso dontay ciyalka xanunka hana ga qadsi nin hees tan wa lo qariyay ee wa lagu caya wana idor waku dilay saado cali alla ha unaaxriista in la ilaway bay ismodayan uuuf idor uraya

  • @hoodomaxamud2831

    @hoodomaxamud2831

    7 жыл бұрын

    nacas ayaa tahy

  • @farhannuut4000

    @farhannuut4000

    7 жыл бұрын

    soomaali hanoolaato isma huri karnoo hilbo wada dhashiyo hayb quraynu nahay ilaahay soomaali hamideeyo aamiin aamiin

  • @mojo-vl3en

    @mojo-vl3en

    7 жыл бұрын

    Fathy Oo qof xanuunsan ayaad tahay, Hooyo khadra kusoo dhawoow jigjga.

  • @cabdulahicali5151

    @cabdulahicali5151

    6 жыл бұрын

    ABDI ASKARI TUBE masha alzzh

  • @Kaahin5
    @Kaahin52 жыл бұрын

    maanta ayey god gashay khadra daahir alla ha janeeye❤ Maamo sidii ifka lagaaga jeclaa aakhiro lagaaga jeclaa 03-july-2022

  • @baarliin527

    @baarliin527

    2 жыл бұрын

    naxariis waarta ilaahay ha siiyo 😭

  • @mohamedismail-zq2qo
    @mohamedismail-zq2qo3 жыл бұрын

    I'm glad my people honoured Khadra the legend in a special way.A dhaanto tailor made for her.The choice of words unique and spot on.Truly emotional. I ended up with teary eyes on watching this masterpiece.

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed24866 жыл бұрын

    Aad iyo aad ayaan uga xumahay oo aan uga tiiraanyoodaa sida gumeysteyaashii reer yurub u kala qoqobeen dalkii iyo qoysasklii Soomaaliyeed , kana dhigeen cadawyo iska soo horjeeda , Illahayoow midee ummadda Soomaaliyeed.

  • @ayanhaji8301

    @ayanhaji8301

    6 жыл бұрын

    Maashal

  • @SoomalilandforeverShire

    @SoomalilandforeverShire

    6 жыл бұрын

    Khalif Mohamed ßß

  • @rizamohamed7542

    @rizamohamed7542

    5 жыл бұрын

    Ameen Ameen Ameen yaa Allah Illahayow Somali oo mid ah natus

  • @tijaabotijaabo4014

    @tijaabotijaabo4014

    4 жыл бұрын

    Walee Somali Mel ay jogta hilba wada dhashiyi hayb qudhanu nahay

  • @sabirinali5122

    @sabirinali5122

    3 ай бұрын

    6sano kadip baan arky masegyka wll talow ma noshahy mize 😢

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg6 жыл бұрын

    Walahi dantadhan marwalbo oan firsadho wan ilimeya,I love my people

  • @asmamuuse9952

    @asmamuuse9952

    6 жыл бұрын

    sidokale walhi wll qali

  • @ahmedali-cf1tg

    @ahmedali-cf1tg

    6 жыл бұрын

    Asma Muuse mahad sanid walalo macaan,

  • @jcliyajamuryadabarakesanso5167

    @jcliyajamuryadabarakesanso5167

    6 жыл бұрын

    ahmed ali alaa somali yadaa is cuntay enaga cadaw isku noqonay yaa inoo mqn hdanan is Leno hål luqad ayaa nga dhexeya Iyo hål diin hal dhaqn hdna isma fahno mxy Ku dhacday somaliyey bal caqligina mar ka shaqysiya is dila wynu garany blse mxynu isku dilyna may grn somaliyey qayrken calm ayay gdhy enaguna dhiig Iyo xumn ayaan guul ka gdhny xnun bdnaaa arintasi wlhy waan xishodaa mrka wdankayga wx lyga wydiyo Iyo sida ay yihiin

  • @ahmedali-cf1tg

    @ahmedali-cf1tg

    6 жыл бұрын

    jcliya jamuryada barakesan somaliland walalo macaan ilahey xaqa hanatuso wayo marna isma hureyne,I love my people

  • @jcliyajamuryadabarakesanso5167

    @jcliyajamuryadabarakesanso5167

    6 жыл бұрын

    ahmed ali haaaa ilhy Somali subag haysku mariyo Hanna tuso inay wlalo yihiin bal eeg wynu is gursanaa.medka wynu wda asanaaa blse wx wngsan inay is grtaaan waa wiil Iyo abtigii ilhy nagadhsii gayrkena

  • @abdifatahmohamedabdi5153
    @abdifatahmohamedabdi51533 жыл бұрын

    Dhaantadan markay sidaa u soo baxday 2013 october waxaan ku sugnaa magaalada Jigjiga anoo Hargeysa markii ugu horeysay xagga Ethiopia uga baxay. Waxaan xasuusta sida ay meel walba uga baxaysay iyo sida loogu wada jibbaysnaa. Hilbo wada dhashiyo hayb qudhaynu nahay.

  • @xalaawinevergive-up5924
    @xalaawinevergive-up59244 жыл бұрын

    2019 yaa dhageysayaa dhaantadaan kama daalo 100 mar baa ku soo ceshtay caadi maahan waa emotional

  • @Hanad75
    @Hanad756 жыл бұрын

    Reer jigjiga qofkasta sidaas an usharafno

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni21886 жыл бұрын

    Emotional dhaanto 😭 hilba wada dhasha hayb qudheynu nahay 😿🇸🇴💯❤️

  • @alecrichman4115

    @alecrichman4115

    5 жыл бұрын

    Horta ya idn ku idha hada mesha iska so xadriya

  • @user-sc7du8tf9v

    @user-sc7du8tf9v

    3 жыл бұрын

    Xaqiiq weeye

  • @marwaanyare2938
    @marwaanyare29384 жыл бұрын

    Who will be watchig till 2020🇸🇴💪✔

  • @mohamedthegreat4737
    @mohamedthegreat47375 жыл бұрын

    Ilaahaw noo dambi dhaaf adoomo daalimiin ahbaanu nahaye adigaa qafuuru raxiimee. Amin.

  • @saidojama1170
    @saidojama11704 жыл бұрын

    Farxad baan la ilmeeyey I can't wait inta dhaantadaan oo kale laga tumaayo mogdisho iyadoo khadra dhoolna lagu casumay Insha'allaah

  • @baarliin527

    @baarliin527

    2 жыл бұрын

    maanta ma noola ilaahay janadii fardowsa ha geeyo😭😭

  • @amranahmed1521
    @amranahmed15219 жыл бұрын

    It made me cry we are one somali no matter what

  • @sadiahussien5569

    @sadiahussien5569

    6 жыл бұрын

    amran ahmed yes 🌹✅

  • @ahmeddarood2244

    @ahmeddarood2244

    3 ай бұрын

    Absolutely wallal❤

  • @Maxchama
    @Maxchama2 жыл бұрын

    Ogaaden xag hooyo iyo xag Aabo midna inta la garanayo iskama soo galno, hadana waa dadka aan ugu jecelahay nooguna dabeecad dhaw Somali inteeda kale.. waxa sharaf ii ahayd inaan saaxiibo qaali ah ku yeeshay intaan joogay Mekelle. Dr. Mohamed Jama from Berbera, Somaliland.

  • @fatmazahra9441

    @fatmazahra9441

    Жыл бұрын

    Thanks doctor Mohamed from Ogaden Lady

  • @nasuratabdullaahi343
    @nasuratabdullaahi3436 жыл бұрын

    Waan ku farxaa heestan aad na waan u jeclahay isma hurto waa ilma hooyo

  • @sakariyefaysalofficials1739
    @sakariyefaysalofficials17392 ай бұрын

    Alle ha unaxariisyo Khadar daahir

  • @muxiyadinismacil5478
    @muxiyadinismacil54784 жыл бұрын

    Wlaahi waan ilmeeyay isma hurikarnoo hilba wada dhashiyo haybqudhaynu nahay from hargeisa

  • @hassanlampard3755
    @hassanlampard37554 жыл бұрын

    Waa hees dareen cajiiba wadato😭 Ogaadeenka Jigjiga soomaalinimada waaku ween tahay ee gumeeysiga itoobiya gacanta ugujiraan

  • @mohamedcasanyo2998

    @mohamedcasanyo2998

    3 жыл бұрын

    Inshallaha wan kabixii doonah wllo ogadenia ama soomali galpeeed wy xoroobiii

  • @monahassan6745
    @monahassan67456 жыл бұрын

    صومال الشرف صومال العز صومال الحر💛💛💛💛💛💛💛💛💛

  • @jannah6711
    @jannah67115 жыл бұрын

    Ala waa runtiis oo soomaali waa isma hurtiyo hayb qura ee allow ee allow guul iyo gar gaar na sii aamiin.

  • @ibrahimhassan5411
    @ibrahimhassan54115 жыл бұрын

    Hamuun baan u qabay hadal kooda iyo inaan helo iyaga 🙌

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv6 жыл бұрын

    Waa runtii ahmed budul oo dhaantadan sameeyayba anagaa dhalnay markaa xagee lagu kala tagayaa

  • @mryassinmacalin1576

    @mryassinmacalin1576

    6 жыл бұрын

    Shikari. Boutu Shuckir

  • @Mohamed100ize

    @Mohamed100ize

    6 жыл бұрын

    Ahmed mohamed Saw idinkii ZaZam xidhay to weiiba madaxwayne KU xigeenkiinii sida u xun u galay sawtàad Nasteexo Indho iyo Dabcasar sida xun ula dhaqanteen waa la idinka gobsanyahay

  • @laylasuruur5769

    @laylasuruur5769

    6 жыл бұрын

    Mohamed Abdille dabcaser iyo taaad sheegeyso maanuu dealing axmed budl waaladhaley hey qofwalba reer abtigii wuu kudhaartaa afka qabo deep qabyaaladiistayahow daarood uun meelbwalba dubuq soodheh uf

  • @khadarkiimiko52

    @khadarkiimiko52

    3 жыл бұрын

    @@laylasuruur5769 kkk

  • @waheen
    @waheen7 жыл бұрын

    isma huri Karno hilba Wada dhashiyo Hayb qudhaynu nahay

  • @muminafarah1222
    @muminafarah12224 жыл бұрын

    Runtii waa midho qalbiga damqaaya Allah Somali ha isu soo urursho

  • @xasanbasriwarsame8379
    @xasanbasriwarsame83794 жыл бұрын

    WAA XAQIIQ. ALLAHA SOMALI MIDEEYO OO ALLAHA BARAKEEYO.

  • @mohamedwarsame3162
    @mohamedwarsame31624 жыл бұрын

    Hilbo wada dhashiyo habayb qudhaynu nahay. Intaas kaliya ayaan u dhagaystaa jiririco ayaa igu jabjabtay markaan maqlo kaliya. 2019 yaa daawanaya goob joog baana ahaa habaynkii la qaadayay aduunow xisahaaga was.

  • @cawildiiriye6826
    @cawildiiriye68262 жыл бұрын

    yaa dawanaya 2021 kama daalo dhaantadan ilahayow Somali isjeclaysii

  • @aanoofficial2866
    @aanoofficial28662 жыл бұрын

    Kadib dabki hargaysa iyo gurmadki walalaha Dds inta so radisay?

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka5294 жыл бұрын

    Hilbo wada dhashiyo hee inaan hayb qudha nahay waannqirsanahay mar walba

  • @fankahassan4335
    @fankahassan43355 жыл бұрын

    Ala jecliya amaanta reer abtiyashey habo qarda long life xamar cadey iyo xaruntaadii jore mar soobooqo

  • @zainabsheikh5449
    @zainabsheikh54492 жыл бұрын

    Somali waa dad wadashay ee waa la isku diray cadaw ayaa ka shaqeyey meel ay jooganba allah bogoda burcad isku Mariyo inshallaah mar un waa isracayna

  • @hamdamuuse9835
    @hamdamuuse98356 жыл бұрын

    Fanaanda khadara Dahir wan jecelhy hala soo dhaweeyo u sara kaca

  • @dr.abdirahimhiz4569
    @dr.abdirahimhiz45692 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto khadra.

  • @osmanhirsi1782
    @osmanhirsi17826 жыл бұрын

    That was awesome it made me cry really

  • @warsameali9363

    @warsameali9363

    6 жыл бұрын

    Osman Hirsi me too

  • @fatimaadam4576
    @fatimaadam45767 жыл бұрын

    masha Allah khadra daahir waaberi legend

  • @ahmedbile7044
    @ahmedbile70445 жыл бұрын

    Dhug ma leedihiin? Wax maydiin dhacaan? Dhadhansada midhaha? Miyaan xaaddu idin dhaqaaqin? Dhiigiyo miyaanay Dhuuxu idin shubmayn? *tira dhawr ahoo, Kursi dhoohayoo, Xukun dhega maroo, Dhiig miirata ah, Isla dhacaya oo, Isku wada dhiftee, *goortay is dhugtaan, Dhab isula hadlaan, Ku ladhnayn Dhunkaal, Iyo Dhabata cune, Kala dheegayaa, Dhabanada wattaa Ilmadu ay ka dhici, Sida dhibicda Roob.

  • @caashuunixaajikhayr8271
    @caashuunixaajikhayr82718 жыл бұрын

    Sida runta ah khadro daahir waxa ay ka mid thay hooyoyinka fanka ee hoboladii waabari wana tahay qof la soo dhaweeyo Abwaan axmed budulna waa abwanka qarniga xaga dhaantada marka waxan leeyahay abwaan mahadsanid lkn HOORISKA DHAANTADA OO AH (Isma huri karnoo hilba wada dhashiyo hayb qureynu bahay ma ahan wax sahlan warkaasu)

  • @abdirahmaan6683

    @abdirahmaan6683

    7 жыл бұрын

    Caashuuni Xaaji khayr

  • @ahmedqoryoley2784

    @ahmedqoryoley2784

    6 жыл бұрын

    Caashuuni Xaaji khayr ssllll

  • @aishaalicia1794

    @aishaalicia1794

    4 жыл бұрын

    @@ahmedqoryoley2784 waarun

  • @husainwaddani1266

    @husainwaddani1266

    4 жыл бұрын

    Isma huri karno hilbo wada dhashiyo hayb qudhan nahay! Wlhi ma sahlana dareeeen aaan sahlanyn weeye

  • @baarliin527

    @baarliin527

    2 жыл бұрын

    naxariis waarta ilaahay ha siiyo maanta marxuum😭😭😭🤲🤲

  • @khadararkamaanta3446
    @khadararkamaanta34466 жыл бұрын

    jagjiiga haa bn uu hayaa

  • @hmsn6775
    @hmsn67754 жыл бұрын

    Ax yaa codka bashiir dirgax Nin adag iga dheh

  • @shadiyashafici8327
    @shadiyashafici8327 Жыл бұрын

    Alle ha uraxmado Khadra Daahir 🤲

  • @Janno190
    @Janno1904 жыл бұрын

    Gobtii reer awoowayaashay noolaada reer kilinka Khadra daahir habo waad u qalantaa emotional khadra

  • @godeymedia1276

    @godeymedia1276

    4 жыл бұрын

    Mahad sanid awoow

  • @hasanmuse9763
    @hasanmuse97634 жыл бұрын

    Aad ayan u salaama wlo reer jigjiga

  • @hananabdullahi234
    @hananabdullahi2347 жыл бұрын

    somaliyo idil isma huri karano hilbo wada dhasiyo hal qura nahay

  • @mojo-vl3en

    @mojo-vl3en

    7 жыл бұрын

    Hanan abdullahi run walaashay.

  • @abdishakurdeeq8080

    @abdishakurdeeq8080

    6 жыл бұрын

    Hanan abdullahi waa ruunta huno hal qura nahay

  • @ismaaciilmacaawiye2218

    @ismaaciilmacaawiye2218

    6 жыл бұрын

    Hanan abdullahi walee waa ereyadii ebed aan ku farxoo iga ilmeysiiyay allow dhamaan soomaalida intan kadhaadhici

  • @omarshiiqaadan4067

    @omarshiiqaadan4067

    5 жыл бұрын

    Hanan abdullahi

  • @dalmaroffical2956

    @dalmaroffical2956

    4 жыл бұрын

    Aad iyo aad

  • @baarliin527
    @baarliin5272 жыл бұрын

    ilaahow kuu naxariiso khadro Daahir 😭😭😭

  • @queenfahima3996
    @queenfahima39962 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto Mamo Khadra maanta gurigeedii dhabta ahaa bay usocotaye😭

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed58602 жыл бұрын

    Waa ereyo micno weyn xambaarsan runtii 👍 👍 👍 ❤️ 💕 💗

  • @shafimedia1136
    @shafimedia11369 жыл бұрын

    masha Allah

  • @dhaaleahmed4826
    @dhaaleahmed48267 жыл бұрын

    khdaro dahir wafananad an inaba cadi ahyn xaq ayay uledahy in hidaha iyo dhaqanka lagu sodhweyo

  • @malyunmaxamuud6801
    @malyunmaxamuud68014 жыл бұрын

    yaa salaam 😍

  • @Hamsa4375
    @Hamsa43756 жыл бұрын

    Isma huri karnoo hilba wada dhashiyo hayb qudhaynu nahay

  • @hamsezaami2987
    @hamsezaami29874 жыл бұрын

    SOOMAALI WAA MID QUDHA EE MAAHA WAX KLE

  • @hamsezaami2987
    @hamsezaami29874 жыл бұрын

    MA SHA ALLAH

  • @najaxcabdi3590
    @najaxcabdi35905 жыл бұрын

    Hadal badan murti haybad kuma lehe ayuu yidh allow ha diin ciliin dhamaan soomalida

  • @Mr.Nuradin
    @Mr.Nuradin4 жыл бұрын

    Khadra way ka ilmeysiiyeen.

  • @cabdalesamiir9859
    @cabdalesamiir98596 жыл бұрын

    mncha allh ISMA huri karno waxn nahy hiilbo wada dhashay

  • @jaallegeedi8936
    @jaallegeedi89366 жыл бұрын

    Well done my people

  • @shiddedhabar-jillicalice4646
    @shiddedhabar-jillicalice46466 жыл бұрын

    ifrom s land ilove you all ddsi run hamoodina xaasidiinta wala waynta

  • @aawmoh1499
    @aawmoh14996 жыл бұрын

    Axaxa hilbo wada dhashiyo hab qudhanhy

  • @abdizezultan7181
    @abdizezultan7181Ай бұрын

    Still watching and crying 😢😢😢😢😢2024

  • @deqawarsame9018
    @deqawarsame90185 жыл бұрын

    It is really heart touching words, so emotional can't stop tears

  • @adamali6580

    @adamali6580

    10 ай бұрын

    Even me

  • @mustafealanlemuuse
    @mustafealanlemuuse5 жыл бұрын

    Hadii ay abtiyaaha kula jogan######## abtiyashy

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb30658 ай бұрын

    Best Dhaanto

  • @sadiqbar866
    @sadiqbar8667 жыл бұрын

    my favourite

  • @Somalicommunity1
    @Somalicommunity16 жыл бұрын

    Khadra Daahir cige❤

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism68502 ай бұрын

    Guulaysta ❤❤❤❤

  • @geeljireali1147
    @geeljireali11477 жыл бұрын

    Isma huri karnoo hilba wada dhashiyo hayb qudhaynu nahay ayaa leh waxaa macnaha fog leh ee soomaalinimada sheegaysa

  • @c.casiisxasan8575

    @c.casiisxasan8575

    6 жыл бұрын

    Geel jiree Ali

  • @c.casiisxasan8575

    @c.casiisxasan8575

    6 жыл бұрын

    Geelji re Ali

  • @sacadmuse7261
    @sacadmuse72612 жыл бұрын

    Illahay ha naxariisto khadra daahir

  • @maxdar11
    @maxdar11 Жыл бұрын

    Way oyday mama khadra ilaahow u naxariiso

  • @ismailwadour9510
    @ismailwadour95102 жыл бұрын

    HOOYO KHADRA WAA ILMAYSAY WAAN KA XUMAHAY WAA QIROODON OOYEY SHUCUURTAY

  • @cashasiciid5526
    @cashasiciid55262 жыл бұрын

    Allah yaraxmah Mamo khadra qabriga Allah uwasiciyo sabar Io iiman Allah ka siiyo ehelkeda

  • @MohamedB614
    @MohamedB6146 жыл бұрын

    Somali waa walaalo

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh66872 жыл бұрын

    laakin maanta la aasayaa hooyadii fanka 3 july 2022

  • @AhmedHabbi
    @AhmedHabbi Жыл бұрын

    Masha allaag

  • @warsanmoalim1191
    @warsanmoalim11917 жыл бұрын

    isma huri karno hilbo wada dhashiyo haybqudhaynu nahay

  • @saacidmaxamed9775

    @saacidmaxamed9775

    5 жыл бұрын

    sax

  • @jiicley
    @jiicley6 жыл бұрын

    dhaanto agaaa

  • @xiddigbaashe3657
    @xiddigbaashe36576 жыл бұрын

    Heyb wada dhashiyo hilbo qudha nahey

  • @hodanmaxamed8287
    @hodanmaxamed82874 жыл бұрын

    Waa trueeeeeeeeeeeeeeeeeee❤👈

  • @kadera2507
    @kadera25074 жыл бұрын

    am here during the lockdown.

  • @hoobaan8674
    @hoobaan86743 жыл бұрын

    Somali illaahay haysu hadeeyo waa Umad wllo ahe meelkastay joogaan

  • @mohammetziyat508
    @mohammetziyat5082 жыл бұрын

    allay yarxam Faisal iyo Hooyo Khadra daahir 🤲🤲 😔

  • @abdiasiisxuseenog712
    @abdiasiisxuseenog71210 ай бұрын

    Walee soo Dhawayd inaan nalaga Badin

  • @najaxcabdi3590
    @najaxcabdi35905 жыл бұрын

    😢😭waawo😘😘😘😘

  • @gedefletv6049
    @gedefletv60495 ай бұрын

    Soomaaliyay sida dhalinyaradaa maad yeeshaan

  • @farahjamac102
    @farahjamac1029 жыл бұрын

    mansha allh

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed21492 жыл бұрын

    Illahsy ha unaxariisto aduun ka dad is jecel iyo dad is naceb ciid na manoolaanayso

  • @maxmedoromo9604
    @maxmedoromo96045 жыл бұрын

    Somali waan jclhy in badan

  • @abbesomaliyed7894
    @abbesomaliyed789424 күн бұрын

    Waw waxasa ka Aman ah

  • @khadaryare8277
    @khadaryare8277 Жыл бұрын

    Eid wngsan somali2023❤❤

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq71484 жыл бұрын

    👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🥰

  • @Faadumo-Siciid
    @Faadumo-Siciid2 жыл бұрын

    2022 Emotional dhanto 😭

  • @abdinasserdini7678
    @abdinasserdini76786 жыл бұрын

    😍😍😍😍😍

  • @sucdishmuse5067
    @sucdishmuse50674 жыл бұрын

    Isma huri karnoo hilba wada dhashiyo hayb qureynu nahay been ku maysheegin

  • @khadarkiimiko52
    @khadarkiimiko523 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭ilmo IGA timid

  • @baarliin527

    @baarliin527

    2 жыл бұрын

    😭😭😭😭

  • @mohamedabdi-vi5gp
    @mohamedabdi-vi5gp2 жыл бұрын

    Hooyadi jacelka Qadra Dahir cige hesaheda Macy I damqiyan Allow ku dhowr

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi3342 жыл бұрын

    Ax ax ax ax waan jidhidhicoodey hilbo wada dhdhiyo heyb qureynu nahay waa hees khalbiga taabeneyso maama khadro daahir na wey fahamsantan tahay qeeymaha loo yeeley walaahi ilin baa soo dhaaftey

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz Жыл бұрын

    Geerideeda ka dib ayaan daawanayaa

  • @MrDahirdayax
    @MrDahirdayax6 жыл бұрын

    😢😢

  • @khalidisco8757
    @khalidisco87576 жыл бұрын

    I'm British I love Somali songs 😂

  • @aadannuuraadannuur2115
    @aadannuuraadannuur21152 жыл бұрын

    walee waa sax ismahuri karno hilba wada dhashiyo heyb qureyno nahay soomali ismahurto

  • @sahalyare7653
    @sahalyare76535 жыл бұрын

    Calanka yaa badali horta bal ii sheeg?