No video

DEGDEG JABUUTI DIYAARADO DAGAAL SIISEY MUUSE BIIXI,SHIRQOOLKII FIRDHIYE LOO DHIGAY SOO IFBAXAY,XOG

DEGDEG JABUUTI DIYAARADO DAGAAL SIISEY MUUSE BIIXI,SHIRQOOLKII FIRDHIYE LOO DHIGAY SOO IFBAXAY,XOG

Пікірлер: 65

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4jАй бұрын

    Anagu ma jabuuti io sland ayaan kala ikalinaa khatumo ayaa nala yirahdaa

  • @guledsm
    @guledsmАй бұрын

    Darwish warka iska hubi. Hargeysa iyo Jabuuti waa kala dhinteen.

  • @Fowzia69

    @Fowzia69

    Ай бұрын

    BERN WAAYE WAXAASI

  • @abdihakimaliisse3607

    @abdihakimaliisse3607

    Ай бұрын

    Marka hore miyesan wada soconin. Hada miye kala dhinteen

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862Ай бұрын

    Dhagarta malcunka jabuuti waa laogyahay ee SSC please please please wake up now waayo waxaa socotah sheekadii uruur samaale absolutely

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3cАй бұрын

    Daarood waa qaran. Adeer firdhiye cidna uma joojinayo .waxba kaga qaadi maayo wax kastaa haduu doono Waana la ogyahay inaan ismaaciil soomaaliya oo dhan. Wax wanaag ah u hayn

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002Ай бұрын

    Ina Cumar Gelle waa run waa Cadowga Somali weyn 5ta Degaan ee Somalidu eey kala joogta,balse Hal Diyarad oo Dhiigyacabka uu Cadowga odayga Shacabka Djibouti kuwi beshisa degan Dirdhawabo ayuu xasuuqa lagu hayo ayuu Canfarta isaga kadambeyay

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmedАй бұрын

    wil somaliyeed aya tahey wllo ha ushekeen sida laftenaga oo kaleh warkagu ha sugnado Djibouti wa walalaha

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868Ай бұрын

    Subxaanalaah Waa 3 Waayeel oo Munaafaqiin ah Firdhiye ha iska Jiro waa Dabin loo Dhigaayo.........

  • @doroogo6811
    @doroogo6811Ай бұрын

    GUUL 💪🏾💪🏾💪🏾 DARWIISHLAND 🔥🔥🔥 🐎🐎🐎

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566Ай бұрын

    Waa la soo ridaya diyaradas in.a haday timado dhinaca ssc

  • @user-hq2in3km6d

    @user-hq2in3km6d

    Ай бұрын

    Mxad kusoridi diyarad mahayside qalabkiye

  • @mohamedabdi8265
    @mohamedabdi8265Ай бұрын

    Adeer. Waan. Kujeclahay. Kahadh. Waxkasheega. Jabuuti. Waan. Kudhagastaa. Waan. Kutaageeraa. Waxaan. Kuu. Sheegayaa. Jabhad. Hubaysan. Oo. Awdal. Xoraynaya. Jabuutina. Dagaal. Ayalagalaysaa. Muuse. Waahubaal🇸🇴☎️👈📢✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️✈️

  • @AxmedRiiraash-ek5rp
    @AxmedRiiraash-ek5rpАй бұрын

    Soomaaliyguiil❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4jАй бұрын

    Fidhiye war ayaa laga waayey waxay dheegaan ayeey wayeen

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703Ай бұрын

    Welkom 🤗 Darwiish

  • @user-fo9ey2lg8e
    @user-fo9ey2lg8eАй бұрын

    War wll wiil wanagsan Bad ahayd ee mxa kogo dhacay niin aqlibadan noqo oo siyasada fahan

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288Ай бұрын

    Waa runtii ninkaa odeyga ah ciidanka waa laba afle marka hore waa in doorashada looga booba oo kursiga looga heen lahaa m biixi iyo mida kale oo ah in SSC khaatuma lagu degaalo

  • @Fowzia69
    @Fowzia69Ай бұрын

    FIRDHIYE WAA LOO DIGAY IN UUSAN AAMININ JABOUTI IYO XASAN SHEEKH MAAAHA WAA IN UU DADKIISA HORAY U WADO

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281Ай бұрын

    Musiiba

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331Ай бұрын

    Ismail iyo xassan iney khiyamen firdhiye ilmaha carurka aya garan kara!wayo manta ismail wa bila danbi xag caalam iyo xaga somalida waxa danbigas ka maydhay firdhiye!#

  • @MahdiMoumim
    @MahdiMoumimАй бұрын

    Beenale anaga Jogna Djibouti 🇩🇯 kudhalanay beenta jooji waryaa reer badiye 2024 baranaysa social media

  • @Cabdikhadarcaydiid55-sr9io
    @Cabdikhadarcaydiid55-sr9ioАй бұрын

    WELI MAADANA QANACINA MAQOLADII HARATIGA KUWA DUMINAYA AYAADA WARASATAA QOLADII TARAAGA LAYASHA AYAA KUU WARAMA ILAAIYO .ALINA MALAMAHA KAMIDA WAADA ISABEDESHAYA MALINATAASO AHA MALINATII FIRADHIYE XAMARA AADAYA IYO ITAXAANAKA FIDARALAKAHANA LAKEENAYA SSC ILAA MALINATAA WAADA ISABEDESHAYA

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4jАй бұрын

    Ninkaan buufiska qaba dadka kalatsg

  • @user-ri1dy6lg5e
    @user-ri1dy6lg5eАй бұрын

    Sadex casimadood oo madax banaan waxa leh muqdisho hargeysa iyo jabuuuti.

  • @maxcali863
    @maxcali863Ай бұрын

    Wax af qabiil kuhadlo itoobiyo aya hoos kawato. Aqligal ma aha dan Uma aha iney jabuuti wax Itoobiya bad Somalia ufudeynayo oo jabuuti suuqa ka xitaayo.

  • @abdikhadirfarah7415
    @abdikhadirfarah7415Ай бұрын

    Hada maxaa ka jira in asbucan 5 diyarood oo ciidan oog jogan Sidii kale ciidamo tiro badan oo ssc oo gudaha dhulbahante lagu aburay baa jira kana mushar qaata somalinad Marka Sidoo kale ciidama badan oo Ushaqaya putland baa jira marka khaatumo Marka ssc khaatumo away Xagee ka shaqayaan???

  • @user-lq9vu3jn2y
    @user-lq9vu3jn2yАй бұрын

    Dhulbahante ayegey utaal

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899Ай бұрын

    Hadal badiiisu wax faa,iiiido uma kordhin karaan qofkastoo dulmi wadaaneh isagaa khashifmi doone haku daalineh warar badan okale waxaase dulucda murtidu tahey?? (((((Safarkiii Firdhiye ku Aadey Djaboouti+ Geelle inu Ahaa khalad Aad uweyno oysan wax danahi ugu jirinba reer khaatumo state odhan ))) dhamaan wa in lagula xisaabtama firdhiye Arintaas Si deg deg ah oon taaso kale aysanba Dib udhicinba? Qofkasto dulmi wadana waa inay ka Fogaadaan oysan ku dhex milmin Nasuuliinta dadka somaaliyeed dhexdooda dhibka ka wadaan oo geelle okale? Inta ka harteynee ilaahey ku daaya reer laascand ilayn markii horeba ilashbaa idiiin hiiliyet hadana wad ka heli hiiil mar labaad Alle-ilaahey Waase haddii aydan dulmiiga iska ilaalisaan oo Aydan ku dhex milmin dulmigaas dalka soomaaliya laga dhex wado)) Aqoonsiga khaatume state goorhora Allaha dadkoo dhanba Abuurtey isagaa Aqoonsadey oguushana Siiyey wa Nicma bilaah-- taas ha lagu Taagnaado?? Wa bilaahi towfiiiiiiiq

  • @Cabdikhadarcaydiid55-sr9io
    @Cabdikhadarcaydiid55-sr9ioАй бұрын

    Kuwa afasomaliga barataye canafarata cadowaga Kuala jabuuti qofaku caqaliga fiyoowa ayaa garanakara jabuuti dhaqalaheedu waa dekada mayeeli karate inaaya kugahaya dekada itoobiya kadhisato bala adigu nooga jawaaba make umalanasa kumanaana qooyaso dhula bahanate China kunoola yahiina siyaasadu Dana joogataha baaya leedahaya saxiiba tinimo malaha adiguna waada isacadasaya inaada tuugata warasato

  • @abobasement346
    @abobasement346Ай бұрын

    Yerkan waa munafaq ina gumedah wuxuu shaqoh kah dhigtay firdhiyeh Adeer bentah iyo edeb daradah lagalah tak yerkan kenya 🇰🇪 bu jogah dhulbahantow iskah ilaliyah wuxuu shaqoh kah helay sirdonkah snm iyo garoweh waxanah ku biray balwan in dacayad ku furan firdhiyeh iyo ssc yutubarkan wuxuu no so Aruriyay mafiyoh

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862Ай бұрын

    Anagaa waxaa larabah in nalakudhufto irbad sunah oo laleyahay muse iyo ismail wakalatagen waa been anaga larabah in aan isdhiganoh hadan nahay harti absolutely marka please please wake up now

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim28 күн бұрын

    Qofka shegaya warkan fiyuze biraba😂

  • @bazeera5520
    @bazeera5520Ай бұрын

    Khiyaanada maxaa firdhiye looga qaada xaqa shaqayna

  • @Mideye157
    @Mideye157Ай бұрын

    Anigu kan yar ma fahmo mar ba dhinac buu isku qaada. Cid uu tageersanyahay isagu nin garanaya ma aha

  • @user-ri1dy6lg5e
    @user-ri1dy6lg5eАй бұрын

    Xoolo waa xoolo un. Wariye ka been badan waligay ma arag 😂. Ciyaal yaa wariye kadhigay horta.

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540Ай бұрын

    Xasuusnow hadalka ha soo yeertay iidoor oo leh "dhulbahantow baryootanka iyo faanka kala daa" waxay kuu na baraysaa siyaada iyo camalka iidoor iyo jabuuti oo fiiri habar khadra xayd wuxuu inoo sheegay inay waxa iidoor jabuuti samayso ay hor kacayso oo geele ssc u humbaalaynayo oo khadra xaydna hosting muuse biixi cabdi oo qorshihii ahaa sadex geeska reer samaale madaxdoodii si wacan ugu shaqaynayo oo aroo shacabka somaliyeedow balaa idin ka shaqaysatay oo wadankakiinii kenya iyo itoobiya iyo imaaraad iyo reer galbeed iti alshabaab iyo qoomuluut iyo dhilaystayaal iyo boonaystayaal iyo gaalo iswata ayaa idin kala wareegay ee fadhiga ka kaca oo geele iyo muuse biixi iyo xasan shiikh iska cayrsha as soon as possible

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8ujАй бұрын

    Reer khatumo ka digtoonada wiilkan yar beentu fidinayo wax ka jira ma jiraan,waa dacayada laga fidinayo madaxweyne cadow firdhiye,waxana ka danbeya cadowga reer khatumo waa dagaal cusun o la inagu soo qaaday.

  • @oubahhoch2244
    @oubahhoch2244Ай бұрын

    Allah uu Akbar 😂😂😂😂 war beenta iyo qhuurufad kaane waa beenaleh wayn aala ma nowli 😂darrawishto waax walbo been kunool maay so dhaawaysaa

  • @user-ri1dy6lg5e
    @user-ri1dy6lg5eАй бұрын

    beenay waa run.

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540Ай бұрын

    Waxay u badan tahay in haddii garaad jaamac jabuuti tago in lagu dilo (sun iyo toogasho taydoontaba noqotee oo iidoor jabuuto ku dhankaxdo siday u dili laayeen sidaas darteed banaankiisa mare maradiisa geed ma qabsado maxaa garaadka gaynaya jabuuti oo muu rag u dirsado uu leeyahay iga iga masuul ah geelow ee waxaad doonayso iigu soo sheeg haday yihiin eax suurto gal ah).

  • @QaliSharif
    @QaliSharifАй бұрын

    Ganacsatada ssc maxa gaynaya jibuti dekeday leeyihin dal baladhan o somaliyed bay leeyihin marka ninki hadlayaba haysuka hadle waxan leyahay horjoge geele iyo museba waa laydina shisheeya wana laydinka sokeya firdhiye wax walba waa og yahay wuuna waana isa soo bad vadiyey waku mahadsan yahay

  • @KeyseMuuse-hb8vf
    @KeyseMuuse-hb8vfАй бұрын

    Badhi wiishhadaanka soo talaabay xadka jabuutimaxaad ka beeline kadha

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeeyАй бұрын

    😂😂😂 reer waal dhulbahante social media waxay ka maqlaan waa u xadiis hawiye baa suuqa soo galiyay in ay isdagaaleen laskiin qofkii aaminay jabuti iyo somaland ba colobay kaasaa caqli xun jabuuti iyo somalilan ma labo dhoociloos oo tiktokaro ah baa is dagali dhawaa 😂😂

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8ujАй бұрын

    Fake News,,jooji propaganda ah aad fidaysid, qof walba waa ogyahay meeshad u socotid, firdhiye cid qayantay ma jirto

  • @BarkhadAxmed-hq6yq
    @BarkhadAxmed-hq6yqАй бұрын

    As

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4jАй бұрын

    Maxaa anaga naga galay jabuuti io jamhada aad sheegaso

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4tАй бұрын

    BEEN IYO BROBAGAANDO😂

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4jАй бұрын

    Nin waalan ayaad noo shiday

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2ohАй бұрын

    Xaarood ku xaar caac duufle from ciise😊

  • @superfun1819

    @superfun1819

    Ай бұрын

    😅😅😅waxaad nagala qaato

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    Ай бұрын

    Gunta Madow maydho

  • @abdihakimaliisse3607

    @abdihakimaliisse3607

    Ай бұрын

    Cumar iyo muse lascanaood we ku duusha taa ma been ba

  • @yasminali5763
    @yasminali5763Ай бұрын

    Well done

  • @QaliSharif
    @QaliSharifАй бұрын

    Waxsn u malaynaya firdhiye in uu wax walban uu so ogaday

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3cАй бұрын

    War jabahada muuse fircoon cidna waxba kama qaadayaan. Harti weligood kabtarista waxaa loo hayaa hubkii lagu dili lahaa kabtar ayaa dagaal loo dirsadaa. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk horta hawada ma soo geli kartaa

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956Ай бұрын

    MD firidhiye in lashiroqoolaya waya iska cadahaya 😔

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyoАй бұрын

    Wiilkan wuu fiicananjiray, lkn hada isagaaba la shaqeeya SNM. War siyaasadu saxiib joogta ah malaha ee dano joogta ah ayey leedahay. Muuse iyo Geele waa kala dhinteen rumeyso ama diid ee umada ka xishoo oo jahawareerka iyo beenta jooji.

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7nАй бұрын

    Hhhh Daaroodkii xaar ayaa ka wada socda shubanka ayey cishan la yhn Waa dad aan isku kal Sooneen Muuse geele muuse geele ayey ka dhamaan la yhi n Adeer muuse iyo geele eaa walaalo maxaa idinka galay garac garac dhalay ka ahaada Idinka Hhhh

  • @Moussa-sr7xb
    @Moussa-sr7xbАй бұрын

    Waar waa been laway nikas ee djibouti iyo slm waa nodagaal madame oromiya slm ay rabaan gobolka salal iyo borama

  • @deeqasiciid7464
    @deeqasiciid7464Ай бұрын

    Shacabkow nimankan siyaasinta haku wareerina hawlihiina aduunyo iyo Aakhiro qabsada

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4jАй бұрын

    Anagu ma jabuuti io sland ayaan kala ikalinaa khatumo ayaa nala yirahdaa

Келесі