DEGDEG:"Hadii kii inan inaga Guursadaba Aynu Nidhaa Cod ayaynu Siinayna Kawarama"Faysal Cali waraabe

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZread Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 36

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan26732 күн бұрын

    Madaxweynaha diinta dhalinyarada difaaca dalka sunta cadawga iyo huwanta waa hogaamiyaha ruuxigaa faysal

  • @Jibriil595
    @Jibriil5952 күн бұрын

    Ma Nin waalan Ayaan dooranaa.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein37122 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan74182 күн бұрын

    Sanadkan reer Somaliland codka ha siiyaan. Faysal cali waraabe geesi qaran❤️🤍💚💪💪

  • @cumarimohamed7766
    @cumarimohamed77662 күн бұрын

    Waa aduunyu dhamad aah faysal Cali Dhurwaa in oo hogamiye noqdo

  • @user-nz5iz4mi4t
    @user-nz5iz4mi4t2 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w2 күн бұрын

    Waligaa ayaa nad soo baxayn sadex ayaa ilaahay Lagu horgeeyay ilaahay ku qaadan waa

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue2 күн бұрын

    Weligii maanta ayuu run sheegayo oo Yuri reer ayey u nahay

  • @faisalosman9906
    @faisalosman99062 күн бұрын

    Faysal Cali Xuseen waa Madaxweynaha Somaliland

  • @user-vp9sy3uk8h
    @user-vp9sy3uk8h2 күн бұрын

    Reerka idoor waxan ku jecylahay kowga illajka wey dhageystan sida faycal faaruq mida kale waa wada mujaahid

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l2 күн бұрын

    Sheeka iyo xabashiga gaalka ah 2ba noqon maysaan: reer waashay.

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z2 күн бұрын

    Dadka hadli xishood ayaa wajigooda ka muuqda.wayo waxay ogyihiin inaan cidi dioranayn faysal

  • @Khadaraxmed-kc7xc
    @Khadaraxmed-kc7xc2 күн бұрын

    Iska dhacaw ina cali waraaabe

  • @ahashi7828
    @ahashi78282 күн бұрын

    Faysal iyo Ehlunaar Muuse biixi waa isku mid .Faysal Mucaarid ma ahayn ee waxuu u ahaa Gabood Muuse biixi maantana cid kale iska xaafadaha Hargeisa ee la wada degan yahay yaanu kala kaxaynin

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u2 күн бұрын

    Siyaasadii way haliwday dhaqan xumo ayay fafineysa

  • @MakoFarax
    @MakoFarax2 күн бұрын

    WAXAAAN AHAY TAGERO REER KULMIYA AH HADANA WAXAN TAGERSANAHAY CIDWALBA OO TAGERAYSA FAYSAL CALI WARABE HABARYONISEY WALALAYAALOW HADIII AAD QABIIL KU CODAYNAYSAN FAYSAL DORTA SABABTU WAXAY TAHAY XISBIGENII WADANI WUXUU NOQDAY KUWO DAN GARA USHAQAYNAYA OO CADAWGII LA SAFTAY OO CIIL QABAYAAL AY ISKUGU TAGEN EE DALKENA AYNU ILASHANO QABIIL WAXBA INA TARIMAYE

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif12882 күн бұрын

    Cadowga ilaheey ma nihin lakiin waxaa nahay cadowga jabhada snm

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi76922 күн бұрын

    Haddeynu arab nahy codka aynu siino faysal

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka26232 күн бұрын

    Faysal Raisal wasare kuxigeenka somalia iska dooono ader mesha waxba mayaaal

  • @faisalosman9906
    @faisalosman99062 күн бұрын

    Libaax Allah ha ku sharafo. Madaxweynaha Somaliland.

  • @osmangiire1349
    @osmangiire13492 күн бұрын

    Faysal Fataal waa “sunn”😂

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n2 күн бұрын

    Iska Hadlow Ina Cali Waraabe. Jabuuti dadkii lahaa baa u dhintay ee taariikhda been ha ka sheegin. Haddii Alle idmo waa hubaal in aad dhici doontid, oo waliba xisbigaagu saaxadda ka bixi doono.

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz2 күн бұрын

    Fasal wuu kiraysanyahay ee damac keena ama tolkiinraacay

  • @88waaye
    @88waaye2 күн бұрын

    Qoos qarar manaqdaa famili😂😂

  • @hashim4226
    @hashim4226Күн бұрын

    WAXA GAF WEYN INUU FAYSAL SOO QAADO XIDIDNIMADA KU SAABSAN JIBUUTI. FAYSAL ASAAGOO AH NIN U HALGAMA SOMALILAND HADAN WAXA MAR WELBA KA MUUQATA WAXYAALO HOOS U DHIGAYA HEERKIISA SIYAASADEED IYO QOF NACAYB.

  • @user-gp6ew3zl2o
    @user-gp6ew3zl2o2 күн бұрын

    hablahaasaa isku dhaama wadani oo dhan

  • @osmangiire1349
    @osmangiire13492 күн бұрын

    Faysal Fataal 😂

  • @user-kv4zt9ho3x
    @user-kv4zt9ho3x2 күн бұрын

    Faysal cali waraabe guul yaarabi illaahoow soo saar

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan2 күн бұрын

    Faysal waa difaac qaran Alle ha barakeeyo

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif12882 күн бұрын

    Feysal malxiis waa fuuta faaruq ha

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz2 күн бұрын

    Ucid iyo fasal ba waa malxiiska muxaafidka ee xaasidku waa munaafaq. Ucid damiciisu waa muuse wuxurabo ee hankeena ama tolkiin kadaaya kuxumeeda.

  • @Khadaraxmed-kc7xc
    @Khadaraxmed-kc7xc2 күн бұрын

    Kee baa geesiya waa kaba qaadkii muuse biixi arab waa kab

  • @ohsaragfii137

    @ohsaragfii137

    2 күн бұрын

    hehehe gormu Faisel noqoday Arab

  • @aminafgh2127
    @aminafgh21272 күн бұрын

    faqashtu maxa ka soo doonaan marka madaxdayadu shacabkooda la hadlayaan

  • @Somfox1

    @Somfox1

    2 күн бұрын

    Faqash Waa Nuux Taani kkkkk

Келесі